Тёмный

Jaalle Siyaad Oo Booqday Maraykan Ayaa Kula Hadlay New York Arday Soomaaliyeed 1977kii. 

Ahmed Hassan
Подписаться 18 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

Кино

Опубликовано:

 

25 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 151   
@mukhtarguled5605
@mukhtarguled5605 Месяц назад
Aniga ayaa ka mid ah dadkii Kacaanku wax soo baray oo jaamacadaha Maraykan shahaadooyin ka qaatay taas oo uu Kacaankii sababta aasaaska aqoontayda uu lahaa. Ilaahay ha u naxariisto Aabe Jaalle Maxamed Siyaad Barrre wuxuu ahaa Odey iyo Aabe Soomaaliyeed oo la fahmi waayey!
@user-qu7ez2np3w
@user-qu7ez2np3w 29 дней назад
Waa runtaa amba dadkii kacaanka soo gaadhay baan ahaa 1986 ayaan qatar waxbrasho u aaday waan xusuustaa oral test oo carabi ah baa layga qaaday waan gudbay xitaa maan ahayn ardaydii carabiga wax ku bartay sida jamaal cabdinasir iyo shiikh suufi ee afsoomaaliga ayaan ku bartay carabiga xiisad ahaan ayaan u qaadanjiray haddana waan bartay markaa xitaa ardaydii scholarship helijiray ee yurub iyo America aaday wacdaro ayey ka dhigeen caalamka weliba xisaabta aad bay maclimiinta ajnebiga iyo ardayda ajnebigu uga yaabeen waxay dhihijireen soomaalidu waa dad fahmad fiican
@mukhtarguled5605
@mukhtarguled5605 29 дней назад
@@user-qu7ez2np3w Saaxiib, Jaalle Maxamed Siyaad Barre Soomaaliya iyo Soomaali wuxuu taray Ilaahay baa u og. Odeyga abaalkiisa lama gudi karo. Waxaa jirtey maalin uu soo booqday Xaruntii Dhallinyarada Kacaanka ee Lafoole. Dhallinyaradii baa ka cabatay in cunto fiican aan loo karin ee caano boore iyo soor galley la siiyo. Soorta noo kariya buu dhahay markaas buu koob caano boore ah iyo saxan soor ah dhegta qabsaday oo uu dhulka fadhiistay isagoo dharkii ciidanka qaba. Markuu ka dhammaystay ee ka dhegey isagoo gacantiisa ku cunaya, buu "Alxamdu Lillaah" yiri...markaad buu dhahay barwaaqo iyo nimco baad ku jirtaan. Annagu berigaan dhallinyarada ahayn gumeysi ayaan u shaqayneynney waxan oo nimco ah maanu haysan...waar waddanka u shaqeeya. 1983 to 1984 ayey ahayd markii ceelsha biyaha ee u dhaxeeya Muqdisho iyo Lafoole la maal geliyey... Statistics ka uu ka hadllayo waxay ahayd my major halkan Maraykanka. Maansha Allaah odeyga ha loo duceeyo.
@seed3966
@seed3966 28 дней назад
Nasiib baad leedahay hadaay dowladii wax ku soo bartey 😮 hada soomalya tuulo tuulo ha u googo'do 😮😮😮
@maryammb7064
@maryammb7064 26 дней назад
​@@seed3966waa laga baxaa inshaa Allah qalbiga kheyr u sheeg danteena allaha ma garansiiyo 😢
@Tasniim1
@Tasniim1 Месяц назад
Allah yaa Raxma Codkar geesi wadani’ ayuu ahaa Jaalle Maxamed Siyaad Barre. Madaxweynihii umadda Somaliyeed.
@abdishakuraitong3396
@abdishakuraitong3396 29 дней назад
Waligis namaso marayo isago kale xasuustisa ayan wax kunahay ilahey qabriga ha unuriyo
@Tasniim1
@Tasniim1 29 дней назад
@@Yusufxasann maxay kaga faa’iidaysteen qabiiladan aad soo tirisay ee aad tiri wax gooniya ayay kuqabeen Dawladii dhexe ? Adeer gacaliye cuqdad baa kuhaysa aad uqabto kuwa aad nabayso. Dawladadii kacaanka cid walba waa kadhexmuuqatay saraakiil’ haday noqoto mashruuc iyo maal galin haday noqotana Hawiye iyo iidoor baa ugu badnaa. Anaga dadkii madaxda kamid ahaa ayaa nooga sheekeeyey. Kuwa aad leedahay iyagaa wax kuqabay waa kuwii wadaniyiinta ahaa ee Dalkooda jeclaa. Ee difaacayey. Hadalkaagani waa hadaladii iidoorka iyagaa marwalba dhaha qabiiladan baa wax kuqabay. Dawladii dhexe. Idinkaa wax kuqabay abaalkeediina waxaad kadhigteen inaad xabaasha uga dabatagtaan. Kalmad kasta oo idinka soo baxdana tiraahdaan cadaabta ayuu kujiraa sidaad idinku haysaan furayaasha naarta. oo aad dadka gelisaan.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 28 дней назад
​@@gulioahmed9971 Nacalada Afkaaga Ka soo baxayso kadibna kugu noqonayso Waa cuqubo Ku haysato Adigaa kasbaday Ilaahay adoonkiisa ma dulmiyo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 28 дней назад
​@@Yusufxasann Orod kaniinigi dhimirka qaado
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 29 дней назад
Hoggaamiye kaa dambeeya dalkii Soomaaliyeed ma soo marin gadaashaa jaale Siyaadiw! Alle naxariistii jannatul-Firdowsa ha kaa waraabiyo.
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 29 дней назад
Halyey kama dhamaado dadka, ee ha niyad jabin Madaxweyne xasan shiikh ayaa u soo baxay soomaali guul wacan
@Tasniim1
@Tasniim1 28 дней назад
Innaa lilaahi wa’innaa ilayhi raajicuun. Cadaaladda ayaad ka’fogtahay hadaad isbarbar dhigtay Ara’iis Maxamed Siyaad Barre iyo Xasan labac labac meela kuma roone.
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 28 дней назад
Siyaasadda & Madaxnimadu Waa Qori Isku Dhiib Midba Mid Buu Kala Wareegay Xilka Oo Mid Walba Wax Uun Waa Qabtay Ee Yaynaan Dhexdeenna Isku Mashquulin.
@Tasniim1
@Tasniim1 28 дней назад
@@ahmed.bakool Siyaasadu waa qori isu dhiib waanuna ognahay dadkuna kala wax qabad fiican adeer gacaliye taasi ma’been baa? Hadda tusaale bal Xasan wuxuu qabtay noo sheeg oo aanu ugu mahad naqno? Koley anigu garanmaayo ee Walaaloow ixasuusi hadaad adigu garanayso Mahadsanid.
@fadumocawil5258
@fadumocawil5258 26 дней назад
Maxamed siyaad waxuu ahaa geesi wadani dadka iyo dalka jecal yaa rabbi unaxariiso yaa rabbi unaxariiso yaa rabbi unaxariiso aamiin aamiin aamiin
@user-ri1mf3hc6u
@user-ri1mf3hc6u 29 дней назад
Ilaahey ha unaxariisto nin rag ah oo wadani ah buu ahaa oo la fahmiwaayay
@rashkaarow45
@rashkaarow45 21 день назад
Jaalle Siyaad . Hogaaniye dhab ah . Geesi , wadani , codkar , dal iyo dadyaqaan. Allaha u naxariista Jaalle Siyaad .
@payitforwardpower9910
@payitforwardpower9910 29 дней назад
May the heavens accept this lion. He was the greatest leader we ever had.
@user-hn8pk4ze1r
@user-hn8pk4ze1r Месяц назад
THIS IS A LION ONCE BORN AND NEVER AGAIN
@MohamedAAdam-en8rx
@MohamedAAdam-en8rx Месяц назад
Madaxwayne Maxamad Siyaad Bare Alle SWT ha u naxariisto AAMIIN
@abdifitahisse9395
@abdifitahisse9395 27 дней назад
After his reign we never get this like president yet. May god give you mercy Jalle Mohamed S. Barre.
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od Месяц назад
Allaha u naxariisto qabrigana Allaha u nuuro dowlad kama dambayn iyo soomaalinimo
@WabaxMedia
@WabaxMedia 28 дней назад
Waan Ilmeeyey Markaan Khud'bada dhagaystay 😢 Waxaad Dareemaysaa 77 Halkaan Maraynay Iyo Maanta 24 Halkaan Joogno Geesigii Soomaali garan Wayday Jaale Siyaad Eebbe Ha Unaxariisto Amiin
@felisabdi3794
@felisabdi3794 29 дней назад
Wallahi waa runtiis maskax aan diyaar saneyn waa mida maanta na heysato ee hogaan aan jiho iyo jaah midna laheyn, hadalkiisa iska hor imaanayo, oo aan wax qiimo ah laheyn, Illaahow kuu naxariiso aamiin, walee mid aan u qalmin ayaa na hogaaminaya
@xabiibkooshin7149
@xabiibkooshin7149 28 дней назад
, Aad iyo aad ayaan kuugu mahadcelinayaa inaad nala wadaagtay khudbaddii Jaale Maxamed Siyaad Barre, oo runtii si qoto dheer ii taabatay. Waxay dib ii xasuusisay qiimaha waddaniyadda iyo geesigii jaale siyaad uu lahaa. Mar labaad, waad ku mahadsan tahay wadaagiddaada qiimaha leh. Mahadsanid
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 27 дней назад
Codkar caqli badan oo wadani ah ayuu ahaa Alloow u naxariiso 🇸🇴❤️
@mohussle415
@mohussle415 29 дней назад
Awoowe naxariistii Jano Alle haka waraabiyo har iyo habeen inaa ku duceyno kama daalno
@ibnuhashim9930
@ibnuhashim9930 27 дней назад
Ilaahay ha unaxariisto, gadaashiisa biyo qaboob lama cabin, dhiig kulul mooyee.
@AbdirahmanKhalif-uq8yb
@AbdirahmanKhalif-uq8yb 26 дней назад
A man of vision. Allah ha u naxariisto jaale siyaad
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 Месяц назад
Allah yarxamu, he was the patriotic and honest President
@gulioahmed9971
@gulioahmed9971 29 дней назад
Hooyadaa iyo patriotic was..Eygii aan ku hoos noolaa 20 sanno anigs ha iiga waramin..Qof uu caayo mooyee, wax kale ma aqoon..New York 1904 baa la joogay.
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 29 дней назад
@@gulioahmed9971 how old are you
@qani2012
@qani2012 29 дней назад
Absolutely true
@Tasniim1
@Tasniim1 28 дней назад
Hooyo cayga waa dhaqankiina.muraara dilaaca markaad magaca MSB iyo cidii amaanaysa aragtaan . Maxaad hooyo ucaydaan iyo diinta horta? Wax kuu dhaama ma’heshay muuse dhiig yacab xabaalaha korkooda kaqamuunyeyste ayaa maanta madaxa kaaga taagane kawaran cuqdad yahay bugta.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 28 дней назад
​​@@gulioahmed9971 Akhlaakh laguma barin aqoona Aflagaada ayaa lagaa baray Kadibna waxaad noqotay xayraan noolasha ciriiri Ku noqotay oo duleeysan
@husseinaden7560
@husseinaden7560 28 дней назад
Ilaahay ha u naxariisto baabo siyaad,waxaad moodaa dadka uu ka hadlayo iyo waxa uu sheegayo hadayba na haysataa,33 sano ka dib meeshii baan taaganahay Ilaahay baa somali u maqan
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 Месяц назад
Mashallah waxuu ahaa geesiga somalida iyo afrika wuu caqli dheree aabe siyaad ilaahay ha unaxariisto
@gulioahmed9971
@gulioahmed9971 29 дней назад
Beenakeey
@dulmidiid8579
@dulmidiid8579 27 дней назад
Waa hogaamihii ugu qaymaha badnaa taariikhda soomaali soo mara
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 28 дней назад
Madexweyne Mahamed Siyaad Bare AUN Naxariiistiii Janno Alle Ha kuugu DeeQo. Madexweyne aaan Africa 🌍❤ Marin Gaadhsiiyey Dalka iyo Dadkaba Taariikh aaan La ilaawikarin 🎉 Aabihiii Horumarka Iyo Jahada Hor- Dalka iyo Kacaanka gaadhsiiyey Guulo waaweyn 🎉oo aann lasoo Koobi Karin Addduunka ka Yaabsiiyey❤ muddo kooban❤❤❤❤ Eeebbbe Naxariiistiii jannno Ha kuugu Deeeqo Yaa Rabi😂
@s.o.6544
@s.o.6544 Месяц назад
AUN M.S.Barre hadalkiisa yaa dhagaystee hee fiicnaa Somali Allaha soo hanuuniyo hana soo hadeeyo Insha Allahu.
@user-lz2hd6gm1x
@user-lz2hd6gm1x Месяц назад
Aarkii Afrika (Jaalle Siyaad) Allaha u naxariisto, wuxuu ahaa Waddani, Geesi, Nin dowladeed ku dhaata ciidda, calanka iyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Sadkayagii sokeeyow sadkii Rabi na siiyow siraadkii dalkeena samme wade Siyaadow samme ku waar...
@gulioahmed9971
@gulioahmed9971 29 дней назад
Kii gaajada reerkiina ka saaray..Raganimada Alla kaa qaad
@batulasmail8261
@batulasmail8261 28 дней назад
​@@gulioahmed9971 Waxaad la gariirayso gaajaa Ku hayse ha cargaagtamine orodoo dhaqanso carsaanyahow
@aminamohamed7486
@aminamohamed7486 Месяц назад
Allaah ha u naxariisto Dawlad kama danbayn
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics Месяц назад
Jaalle Maxamed Siyaad Barre Ninka Dhaliilaayo Waa Nin Aan Talo Iyo Tigaad Midna Haynin.
@user-qu7ez2np3w
@user-qu7ez2np3w 29 дней назад
Sababta waxa weeye siyaad labba kooxood ayaa necbaa tuuga iyo dabadhilifka kuwii ayaa maanta fursad helay waa kuwaa kuwa neceb iyo kuwaa kuwo qabyaalad ku taageera waayo waxay xadaan ayey wax kasiiyaan
@saidabdi136
@saidabdi136 29 дней назад
Waxaa moodaa inuu Soomaalida maanta joogta la hadlayo Ilaahoow kuu naxariiso. Wuxuu ahaa madaxweyne daacadah oo weliba ilbax ahaa.
@muslix1147
@muslix1147 Месяц назад
Allaha u naxariisto Genius buu ahaa.❤
@zalmawadani
@zalmawadani 29 дней назад
Ilahay ha ku naxasiito Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤
@seed3966
@seed3966 28 дней назад
Asc allaah ha u naxariisto 😮😮😮
@Ahmed.buuhoodle
@Ahmed.buuhoodle 6 дней назад
Hogaamiye Aragti dheer ilahay Garad Sare ku Manaystay Allah ha u naxariisto.
@abdulkadirismailyusuf
@abdulkadirismailyusuf 27 дней назад
Waraysigu meshu ugu fiicnayd ayuu ku dhamaday Odayga anigu ma soo gaarin Lkn wuxuu ahaaa Nin Afka Somaliga Hodan ka ah wadanina wuu ahaa Lkn xogaa wuu xukun jeclaaa Taasina Kaligiis ma ahan ee Hogamiye walba ayaa sidaas ah wax yar ma ahane Allha uraxmado
@batulasmail8261
@batulasmail8261 28 дней назад
Allaha u naxriisto Wuxuu ahaa nin Dalka iyo Dadka u adeego Way adagtahay in dib loo helo asagoo kale
@farhansaed6705
@farhansaed6705 28 дней назад
Ilaahay ha ku naxariisto qabriga ha kuu waasiciyo jaale madaxweyne
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 24 дня назад
Jaalle Siyaad Jannatul Firdows Allaha kugu Casuumo, Waan kuu darsanay, hadaanahay Shacabkii Somaaliyeed, Dalkii iyo Dadkiiba Way kutabeen, hadii Qof Akhiro laga dooni karo,Siyaad Bare ayaan kadooni lahayn😢🤍💝🇸🇴❤️‍🩹👏Waxbarta aan burwaaqo gaarnee❤🇸🇴
@greenlighttransportllc2055
@greenlighttransportllc2055 Месяц назад
Mahamed siyaad barre illahay u naxariisto halyey,somali kaligeed iloobin,doonin,oo qabtay ,wax waa ka khaldameen ,laakiin,wax nin,somali,garsiin,ayuu dalka,gaarsiiyey,nasib,xumo,dagaal,soo keeyaadhacay,waxkasta waa burbureen,somali diina,waa Kala hajireen waxaana,abuurantay,mooryaan calafdoona aan somali waxba,uqabanay,inay,cayriyaan,mahana,❤
@greenlighttransportllc2055
@greenlighttransportllc2055 Месяц назад
Siyaad barre waa ninkii wax baray, aniga,oo reerkay,beer mini ahaa yeen faqriya,illa,heer,jamacadeed,anoo xataa,la qabiil,ahayn,illahay u naxariisto,iyo,danbiya,ee,kadhacay,ha udhafo,illah,noo,keen,siyaad,oo kale,oo wadani qabyaalad,aqoon.wax wax khaldayey,waxay,ahaayeen,mooryaan,qabiilkasta,leh,oo been ushagayey,dadkana ku dirayey,saga caruurtiisu waxay ahaayeen,dad wanagsan,waxna kama qaadan Somalia ,Lakin wadada lalayey,ma ficnayn,iyo sarakiisa,lalay,mafiicnayn.hawiinka iyo nimanka siman,waxay,ahayd,danbi,waxa madaxwayna khalday,dad waalay,oo talo khaldan,siiyey.ilahay khabriga,ha nuuro,Canada hageeyo.wadani wadani,geesi codkar, ayuu ahaa,somaludu ha dooceeyeen,.
@ashamohamed689
@ashamohamed689 24 дня назад
Ilaahay waxa uu dhahay ninkii umadayda ku shukrin aniga igu shukriyo afsoomaaligaa aanu ku xoraymo comment ama aan ku caayayno ama aan ku habaarayno ogaada ninkii na baray in uu yahay Ilaahay qabri ha u waasiciyo amin yaa rabil caalameen
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 26 дней назад
Allow u naxariiso yaa manta u sheega in dalkii hassan guurguurte xaraashay gaaladana madaxa hoos ugu dhiga soomalina 100 calan samaysatay madaxweyne ka danbeeyay maanu arag marxuumkaa siyaad barre
@abdinurgure8134
@abdinurgure8134 17 дней назад
Allah ha unaxriisto maxamed siyaad barre Allah janatul fardowso haka waraabiyo
@ahmedabdirisaaq7567
@ahmedabdirisaaq7567 Месяц назад
Ilaaah ha unaxariisto walle dowlad kamadanbayn
@aminasalad7410
@aminasalad7410 Месяц назад
Madaxweyne maxamed siyad bare rabi janoyikisa tausaraysa ee janta fardowsa ha geeyo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 28 дней назад
Amiin
@Tasniim1
@Tasniim1 27 дней назад
Aamiin.
@hamdiaabdalla4772
@hamdiaabdalla4772 24 дня назад
Allaha unaxariisto Aabihii umada Somaliyed mudane Mohamed Ziyad Barre
@farahqasim1214
@farahqasim1214 Месяц назад
Allaah naxariista aakhira hasiiyo
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 28 дней назад
اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة ولا تجعله حفره من حفر النار واسكنه فسيح جناتك يارب العالمين امين امين امين.
@Tasniim1
@Tasniim1 27 дней назад
Aamiin yaa Rabi.
@muhuboabubakr-jg1kz
@muhuboabubakr-jg1kz 24 дня назад
Abaabo minimaada soomaaliyeed ilehe naxariisito ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ janafardose geeyryo
@hodanabdi3981
@hodanabdi3981 24 дня назад
Allaha u naxareesto Madaxweyne M S B👍👍👍 wadankiisa horumar iyo wadaninimo
@user-ej2rx2jv6m
@user-ej2rx2jv6m 29 дней назад
Mashaa allah waa codkar geesi ah wadaniyad u dheer tahay
@ashamohamed689
@ashamohamed689 24 дня назад
Ilaahayow jannatulfirdows aclaa ugu bishaaree yaa rabil caalameen
@mukhtarguled5605
@mukhtarguled5605 29 дней назад
Nebi Maxamed Scw, qaarbaa dhagax ku weeraray oo dhiiggiisa daadiyey. Ibnu Aadamka qaarkiis wanaag loogu taagi waa. Shiinnidu wakhti kuma lumiso inay dukhhsiga u sheegto malabku inuu ka wacanyahay Xaarka! Dad badan ayaan lagu qancin karin faraqa u dhexeeya wanaagga iyo xumaanta waana sababta Qur'anku u yidhi "Jaahil yaan lala hadal wakhtina lagu lumin!"
@saacidcaafi1045
@saacidcaafi1045 Месяц назад
Allah u naxariisto
@saacidcaafi1045
@saacidcaafi1045 Месяц назад
Allah u naxariisto aabiyii u madah waxuu ahaa Hal yeey o geesi ah ayuu ahaa ,maxamed siyaad bare lama hilidoon qof lamid ah
@muruudi4961
@muruudi4961 27 дней назад
50 sano kahor buu horumarka ummada Somaaliyeed kashaqeeynayay, kana maanta joogana boobka ummada siduu u waday buu xataa xabalihii/qabriyadii qotay/faagtay. Walaahi ragu shaqo iskuma laha, Somaaalina 100 sano ayay dib u noqotay - ayaan daro!l
@sirhamza5644
@sirhamza5644 22 дня назад
Illaahoow qabriga kuunuuri halguri malaheen aduunka sharafbaan kulaheeyn lacqgla aan ayaan iskuulka ku Alderney caafimaad ka waa lacag la aan isbitaalada waa lacag la aan
@mohamedguled7923
@mohamedguled7923 23 дня назад
ASC allah yaraxmo jaale madaxwene maxamed siyaad bare qudbadani waxay aheed 1974
@user-zl7xo6nc2c
@user-zl7xo6nc2c Месяц назад
Mahadsanid Axmed Xasan
@fartunjama2269
@fartunjama2269 26 дней назад
Guul iyo gobemo Somali😭😭😭😭✊💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙we mis older Somalia.🤗👏
@user-cx6qw3tm4w
@user-cx6qw3tm4w 28 дней назад
Runlow Allow kuu naxariiso Walee Dal kaama danbeynin Waraabayaashii Uu ka ilaa linjiray dadka iyo dalka ayaa maanta Ilaa qubuurihii eey maraysaa
@ahmedabdirisaaq7567
@ahmedabdirisaaq7567 Месяц назад
Xabarasho caafimad lacag la. Aan ah nabad galyo iyo waxwalba ay day dowlad ahyd
@seed3966
@seed3966 28 дней назад
Asc yaa wadani waraabayaal dad iyo dhulba cuneey yaa ka dhanbeeyey ✅✅✅
@user-ep8ws5kt7l
@user-ep8ws5kt7l Месяц назад
ALLAH SWT HA U NAXARIISTO . AAMIIN YAA RABBI
@faisalsheikh5682
@faisalsheikh5682 26 дней назад
Waa 1974 5years kacaanka jiray Keliya
@mohamedmudey3674
@mohamedmudey3674 29 дней назад
Allah u naxriisto He is telling the truth
@ahmedabdulahi9868
@ahmedabdulahi9868 28 дней назад
Geesi buu ahaa warabayashaan qabiilka iimaanka kaqaday somalilantan amxaarka lagareebi layahay buu haayay
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 Месяц назад
ما شاء الله ❤
@abdunurabdule5179
@abdunurabdule5179 26 дней назад
I listened as entertainment and I liked
@mohamoudfarah197
@mohamoudfarah197 27 дней назад
Siyaad Bare malahjada reer boosaayo iyo badhan area ayuu ku hadlijiray ee ah naaniin.
@iftinemead1046
@iftinemead1046 24 дня назад
Allah ha ka naxaristo madayeney
@muussagal2719
@muussagal2719 29 дней назад
Walaahi wuxuulahaa himilo dheer geesi wadaniya qudbadahiisa ookale wali madaxweyne somaliyeed maodhan manaodhankaraan garasho deeda male ilaahhay haunaxariisto dabadii dalkii hoog
@Hw15243
@Hw15243 Месяц назад
That is great ❤❤❤❤ كان في زمن ❤🇸🇴❤🇸🇴❤
@jamalh6013
@jamalh6013 Месяц назад
Ninkan siyaad bare ,,dadka wax ka sheegaya iyaga somali maxay u qabteen . Alaha u naxariidto aarkii africa.
@ibrahimabdisalan8176
@ibrahimabdisalan8176 28 дней назад
Isaga.ookale.masoomarin.masoomaridono.waayo.isagoo.mootan.ayaa.lagu.beven.abuuranayaa.kuwii.burburyey.dowladnimada&qaranimada.ayey.ugafayan.alahhunaxristo.aamin
@AliAli-iw8tg
@AliAli-iw8tg 29 дней назад
AUN. Aamiin
@mustafaasalaam7488
@mustafaasalaam7488 27 дней назад
Waxa maanta taagan inuu ka hadlayaad moodaa
@Wonderer224
@Wonderer224 25 дней назад
Abdirisaaq = Abdirisaaq Xaaji Xuseen oo waagaa ahaa safiirka Soomaaliya u fadhiya qaraamada midoobey (UN).
@user-dn8cd4os3p
@user-dn8cd4os3p Месяц назад
@hassanjaamac6848
@hassanjaamac6848 Месяц назад
The year was 1974 when he was OAU chairman
@muussagal2719
@muussagal2719 29 дней назад
Kuwii gumaysiga ushaqaynaayey kuwa juhalada ah kuwa xanuunka qabyaladu dulaysay fahmimayaan xigmada kujirta hadaladiisa iyo hiigsiga uu waday waxbarsho cafimaad biyo bilaasha ah lagama helo dawladaha hore umaray barwaaqo iyaan gaadhi lahayn hadii ladayn lahaa
@AbdirahmanabdillahiHassa-vq7yy
@AbdirahmanabdillahiHassa-vq7yy Месяц назад
Meeshad Mudattay Allaha ku geeeeyo AAMIIN AAMIIN. AAMIIN
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid 26 дней назад
Maalentey ninkan is gugu tagey Somalia, walaahi xita xininye ragga Somali ba xita racey 😂😂😂 Ya idiin so celinaya😂 Salut general
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 Месяц назад
Allow kuu naxariiso maxamed siyaad Barre libaax wallee libaax dhali wa'aa masna ubur dhal Geesi Hal door ahi buu ahaa maxaysa noogu taal heli waynay badalkiis
@macruufsheikh4449
@macruufsheikh4449 29 дней назад
Wllee ninkaan khabiir ayuu ahaa waxaa udaliil ah. Waxaad moodaa anuu ahada hadlayyo waxaa kaloo daliil u ah qodob kaste asagoon dhamayn ayuu midkale udaadaa waxaa lugu gartaa khafka cilmiga badan. Maxaayeelay cilmiga wuu isku wada tafanyahay
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 Месяц назад
ALLAH RAXMA
@abdullahijacelow6174
@abdullahijacelow6174 29 дней назад
Waqtigaa kuwii cagaha ku dhaganaa max/ siyaad ee uu sheegay barigaa ayaa maanta madaxda soomartay waayadan soomaalida ayaa maantana cagaha ku dhagan kuwa hada madaxda ah oo ku hadaaqaya soomaaliya waxaa iidhaama xabashi qurunleey soomaaliyey ka digtoonaada
@abdullahabdulkader3038
@abdullahabdulkader3038 11 дней назад
madaxweyne Maxamed Siyaad Barre allah unaxriisto kuwa hada jooga allah hanaclado madax laguma tilmaami karo walahi cafimaadken ayey dagaal kula jiraan kawaran maliin walbo hadii dalkaaga wax dhagtaada urooneen kaasoo gaaraaya walahi xasan sh sokor ayuu igu riday lakiin caakhiro ayaa kula xisaabtami doonaa
@adenhusseinmohamed2980
@adenhusseinmohamed2980 25 дней назад
Xagee la keentey qudbadaan cajiibkaa?
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Месяц назад
Ilaa hadaa la la'yahay soomaalidii midaysnayd ee loo dhiibay meeshay kudanbaysay
@mukhtarguled5605
@mukhtarguled5605 29 дней назад
Waddan hal nin ma dhiso. Haddaan caqlli leenahay nin 30 Sano ka hor dhintay wax lba kamaynnaan sheegnneen ee wuxuu khaldday baan sixi lahayn wuxuu fiicneeyeyna waan sii fiicnayn lahayn. Khaladkeenna Ilaahay ha ina garansiiyo. Aamiin!
@mukhtarguled5605
@mukhtarguled5605 29 дней назад
Qoraalka farta ah ee aad qoreyso waa dhaxalkiisii waanad ku caayeysaa...dib isugu noqo...u ducee.
@user-uw8gw4uu7i
@user-uw8gw4uu7i 26 дней назад
Hero 🥲 R I P ✝️
@omarnuh
@omarnuh 29 дней назад
Allah Yarhamahum ( Father of the Nation Patriot Alhaj Mohamed Siad Barre) & Maytaadkeeniiba 20sano wuxuu dhisayey waxa lagu Bur buriyey hal.Bil gudaheed Nabsigaynu kagalay wakaa ina geeyey " Ground O" Ex- Ciyaal KPP Omar Gasa. fr.23:10pm.28june.2024.Nl. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ce5uu7kw8m
@user-ce5uu7kw8m 26 дней назад
Ilaa iyo asaa madax eh maxaa yeelay maheyno madaxwyne wadani..... Allh unxriisto
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 29 дней назад
Hadalkiisa keliya ayaa ku deeqaya, waa hadal xikmadaysan, cilmiyaysan, runta ka hadlaya, ku dhiirigelinaya, ku jeclaysiinaya dalkaaga iyo dadkaaga
@Zakariyegurey58
@Zakariyegurey58 Месяц назад
Jaale Abdirizak yuku wada ma Raisulwazare Abdirizak Xaaji Huseen ba asaga safiir aha sidan filayo
@mahadociise25
@mahadociise25 Месяц назад
Ninkaan qabriga muu idinkaga jiriwaayay inaad socelisaan maad rabtaan kkk dadkii somaliyeed ooloodhiibayba waykalatageen calameyqaaten warkiisi wuutagey iskadhafa taarikh maleh inladhageysto hada
@drlegendpaddington48
@drlegendpaddington48 Месяц назад
way u ektahay in ay rabaan in laso celiyokkkkk waa la wareerey
@Tasniim1
@Tasniim1 Месяц назад
Haddii uusan taariikh lahayn ina siyaad yaa taariikh leh markaas? Ma’waxa Taariikh leh kuwii Dadka barakiciyey ee meeshii Dawladnimo iyo nidaam larabay inay dhisaan horayna loo socdo hubkii kulasoo jeestay shacabkii magaalada deganaa? Markii dambana iyagu iskula jeestay? Ilaa iyo maantana Sawladnimadda diidan ee qabuurahii fagaya ee lafihii dadka cashuuraya? Ee bariiskii ciidanka suuqa bakaaraha kukala gadatay ee diiratada ah.? Qofaan taariikh lahayn ayaa ka’muraara dilaaca marka lasoo qaato qof taariikh iyo wanaag ulahaa Dalka & Dadka.
@alibarre3871
@alibarre3871 Месяц назад
Ninkani ma Alan Jaalle siyaad waa qof iska dhigaya Libaaxii geeska Afrika.
@user-tn5or9iw1c
@user-tn5or9iw1c 21 день назад
GUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO YEMEN 🇾🇪 HAWASH STATE CAFAR STATES JABUUTI STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GUUUUUUL MAKHIR STATE 🇾🇪 GUUUUUUL GOBANIMO PALESTINE 🇵🇸 GUUUL GUUUL GUUUL IYO PUNTLAND STATE GUUUL GUUUL IYO PUNTLAND GUUUUUUL PUNTLAND STATE 🇾🇪 ❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤SOMALIWEYN GUUUUUUL GUUUUUUL GOBANIMO AWDAL STATE OGADENIA STATE SOMALIWEYN 🇾🇪 HAWASH STATE CAFAR STATES JABUUTI STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL 🇾🇪 GARISSA STATE WAJEER STATEMOMBASASTATE GUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL 🇾🇪 GUUUUUUL GOBANIMO SSC KHATUMO STATE PUNTLAND STATE 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊NAMASTE WAA NABAD NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE ❤❤❤❤😂😂🎉😢🎉🎉😢😊😊😊😊😊😮😮GUNITED STATES OF AFRIKA STATES FROM EAST AND HORN OF AFRICA GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE GUUUL IYO GUUUUUUL AWDAL STATE SITTI STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO YEMEN 🇾🇪 HAWASH STATE 🇾🇪 GUUUUUUL GOBANIMO PALESTINE GUUUUUUL PUNTLAND STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO YEMEN GUUUUUUL 🇾🇪 GUUUUUUL 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤😂
@kayddaahr815
@kayddaahr815 27 дней назад
Sorry qoom bacda qoom 😢
@geelegaab
@geelegaab Месяц назад
Arki karahayaa niin Ma reer gadaa saas u hadla War bariyuu ku soo korsy
@aarkamudug4478
@aarkamudug4478 Месяц назад
Naaniin teer tolkeey waa lagu imtixaamay. Madaxwaynaha AUN gobolka Bari inuu ku soo koray ayaa macquul ah
@fourohio8091
@fourohio8091 29 дней назад
Xaguu ku danbeeyay kkkk
@daacadable
@daacadable 29 дней назад
The man who destroyed the best country of the African continent. He is the worst dictator in Africa and the most hated man in his own country. He destroyed the somali culture, religion and government. May Allah forgive his sins .
@bmohamed9169
@bmohamed9169 29 дней назад
Ilaahay kuuma naxariisto ilaahay cadaabkiisa salka hoose alaha kugu tuuro soomaali ninka halkaa dhigay. mulxid aan ilaahay jiritaankiisa aaminsaneen buh ahaa somali inuu gaaleeyo ayuu rabay ilaahay baa umada ka qabtay
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Месяц назад
Adiga Iyo Rabigaa. Wadaado badan aa la xasuuqay, dad badan aa la dilay, dad badan aa xabsiga lagu guray, communism aa qaadanay, marka Allah SubxaanAllah ee wax walbo ku xeran tahay
Далее
QVZ PREMYER LIGA
00:18
Просмотров 1,9 млн
Кто поймает рыбку?😱
0:33
Просмотров 1,5 млн