Тёмный

Sheeko Gaaban----Sodoh Sariig Beeshay Part 1 

Goobe Video Production
Подписаться 237 тыс.
Просмотров 836 тыс.
50% 1

Sheeko gaaban oo ka turjumeysa dhibaatada Sodohyaasha qaarkood leeyihiin. Waxaa noo jilay Faadumo Shaxshaxleey, Ilhaan Xarago, Xanaan Shidane, Laki H. Wacays, C/Wahaab Booska iyo C/laahi Ceydiid.

Развлечения

Опубликовано:

 

2 июн 2017

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 507   
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 лет назад
Ilaahoow sodoh xun oo xin badn oo xishooneynin rabiyow ha isiinin Aniga iyo inti dumar wali guursanbo .ameen yaa rabbe Subxanallh nin reer xun ka dambeeyo ama gabar familkeedu xun yahaybo reer uma dhismo .ilaahey waalidiinta xaqa hatuso Ilove laki and mom shashaxleey 😘😘😘😘
@salmanura2059
@salmanura2059 7 лет назад
Asmo Curada cida Ameeen
@googlegmail3753
@googlegmail3753 7 лет назад
Asmo Curada cida . Alahummah Aamiin Ya Allah Ya Rabi Aamiin
@najmahassan411
@najmahassan411 7 лет назад
Asmo Curada cida lama ag dago maxayba kaa ogtahay hadey kaa fog tahay ducadada na hos ka aqriso illahay naga qabto shartooda 😂😂😂
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 лет назад
Najma Hassan warjiro. Moog ayaa tahay wlhi waligeey sodoh lama dagin hadane dhibkeeda alle ayaa ogaay wlhi anigoo aad u yar 19 yrs jiro waalid qurbo iijoobin ayaa inaa waashto ku sigtay alxmdullh wan ka baxay .lkn ogoow kuwa ayaa ayagoo gurigooda joogo laga amaan heleynin wlhi oo gurigaada inuu dumo rabo Waliba waxaa ugu daran islaamaha ilmahooda single mother ka ku soo koriyay .kuwaas lee ilaahey calaf idiin kuma daro gabdhow waa kuwa ugu xaasid san sodohyaasha migoo kuwa laqabo wali waliba ninkaa rabto aabahiis wali qabo raadsada Aniga alxmdullh wiil wan heystaa wan sugi la.ahay intuu and iiga guursanaayo asoo aad u yar waliba Islaan xun hadaa aragto gabar nimadeeda ayee sheydaamad aheyd 😂😂😂😂😂
@googlegmail3753
@googlegmail3753 7 лет назад
Hhhhhhhhhhh. Ilahaynan ka magan galay sodoh xaskeda so dhaftaa
@aminaabdullahi3853
@aminaabdullahi3853 7 лет назад
Alx aniga sodohdeyda wey ii fcnthy masha allah dhib kuma qabo gabdhaha somaliyed midaas cml.aa u rajeynaa
@fartuunfartuun2098
@fartuunfartuun2098 5 лет назад
Amina Abdullahi hhhh
@maahirhaajimohamoud9489
@maahirhaajimohamoud9489 7 лет назад
dahabka xitaa waalaga qaatay hadane kulahaa saacada xitaa biyaa kaa galaayaan gacan aan u taagay shaxsgaxley full xushmad baan kuu haayaa laki xaji wacays full taagero aan u ahay inta laki ila taageerta like ha igu qabato
@simantrueloveneverend4391
@simantrueloveneverend4391 7 лет назад
wlhy wan ilmeeyay markay laki dhulka farisatay iyadio xabad malawaxa sidata ax laki actara jirtaa tahay lakiin calol xanuun badan baa nagu riday nolow yaa igu racsan
@marioyaska5609
@marioyaska5609 7 лет назад
Siman Ogaden ana kula jecel laki abyo
@mohaa10
@mohaa10 7 лет назад
anika waan calool xumaaday xiil baa i qabay naag aan qawo guri hooyadee jookto mawa dajin laheen hadii aan laka ushmeenin wlhi sxbey
@aalishaali7106
@aalishaali7106 7 лет назад
Siman Ogaden wllo wxaso waa ninkeda sababyo ah isga ka masula gabadhisa ixtarmkeduna isga uga hya xga rerkiisa oo dgex ah
@djsomali8951
@djsomali8951 7 лет назад
Siman Ogaden nagtii sodohdeed cisi weyda silican bay maraysaa xaqiiqah
@musamusa7515
@musamusa7515 7 лет назад
Siman Ogaden -
@axtvul6853
@axtvul6853 7 лет назад
aniga sodoh dey waa dhimatey illaahow gabdha heyga sodoh wanaagsan ku aadi aamiin
@sadiaigal9128
@sadiaigal9128 6 лет назад
Ayan Mohamed amiin amiin
@nawalqaran2291
@nawalqaran2291 4 года назад
Haday nolan lehedna waxalaga yabaa inay ku noqon lehed sida hoyo okle dadku mawada Zuma qali
@marioyaska5609
@marioyaska5609 7 лет назад
inta laki tageerta like isaara
@fatimaelmiali7298
@fatimaelmiali7298 6 лет назад
Like bilaash ah an hyaa yaa guranyo
@zahraqaali1521
@zahraqaali1521 6 лет назад
umu sufyaan
@waliyow7157
@waliyow7157 5 лет назад
She's so beautiful Mashallah
@yonisxasan1966
@yonisxasan1966 5 лет назад
@@zahraqaali1521 💖💖💖
@hamditime5267
@hamditime5267 7 лет назад
Waaaw Anika sodohdeyda waa dhimade ilahey haa unaxarido amiin yaa raabi gawadheda ilahey hagu hakajiyo sodoh ficaan insha Allah
@suaadaligargaduud4241
@suaadaligargaduud4241 7 лет назад
Habar jini gbr jini ahan jirtay sodohdan cml allaha naga haayo
@suubansaxarlasubansaxarla9877
@suubansaxarlasubansaxarla9877 7 лет назад
ma habar aan I dhalin baan cagaha u riixriixaa wadh wadh wey la wayday walaahi sheeko.maskiinsanaa inantu.naa iga tag dheh islaanta afka baaldi ku jiide
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 7 лет назад
waar sodohdu dahab jecelaa allow naga dhawr Hoy dumarow wax waad aragtaan
@faankakamaheloasalreerqard5583
Aaaax Ala Lakiyeey calooshaa i hurtay sidaad dhulka aad u fariisatay sidii qof maskiin ah iyo sodohdaa saad baari aad ugu tahay ood lugaha ugu riixeyso iyana ay xaasid nimadeeda dahabka kaaga furaneyso ninkaaga waaba calaan muu ka hadlo dhibkan reerku kugu hayaan aaax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hodansaciid8706
@hodansaciid8706 7 лет назад
Oo Sodoh sidaan oo kale aduunka ma joogtey, Allah ilahay ba ii naxaristey oo sodoh fiican ii siiyey alhamdulilah
@thefunfamily720
@thefunfamily720 7 лет назад
wooow wan kahela laki iyo shaxshaxley jilitan koda ilove
@hamdaruun4606
@hamdaruun4606 7 лет назад
ohooooooooooooo laki gbdhaan jeclaay alle mxn ku xiisney eebaay sheekooyinkaaga la qabsanwe number1 funskaaga ahaye ku jecliyaa
@queen-tj5yt
@queen-tj5yt 7 лет назад
maskiin laki haji wa sabar badan tahag wllhi alow sodoh sidaan ah haku adin inti gabadh wali gursan
@mariaabdiqadir6714
@mariaabdiqadir6714 5 лет назад
Amin alp
@adnaabdullahi9851
@adnaabdullahi9851 7 лет назад
Ramadan kareem like da igu deeqa hee
@caadimaahancaawaqotoqotody8887
laki xaaji nolow
@fyoozomar951
@fyoozomar951 5 лет назад
Bisinka
@naimaabdi3800
@naimaabdi3800 5 лет назад
Adna Abdullahi share raan. lplp
@ikranabdi3907
@ikranabdi3907 6 лет назад
Sodoh wa jacel la an jiiray oo ninkwyga hoydis ma noolo lkn ameybba kheyer iku jiirtaa
@nasriinhaji3026
@nasriinhaji3026 7 лет назад
illahayow sodoh nuucana ha ibadin ya allah 😭😭😭
@anfacjimcaale4468
@anfacjimcaale4468 7 лет назад
Qatar wlhi laki wan Ku jeclahay wlalo thanks
@abdirahmanabdisamed7029
@abdirahmanabdisamed7029 6 лет назад
Cakuyo zodoh xun
@abdirahmanabdisamed7029
@abdirahmanabdisamed7029 6 лет назад
Zodoh da xun alle nama bdo
@idmanabdi6830
@idmanabdi6830 7 лет назад
Laki xaaji wacays my favorite Somali lady ❤️❤️❤️
@munoismail8386
@munoismail8386 7 лет назад
waan ka haysta sodohadaan oo kale lkn aniga waan jeclahay waayo wiilkeeda ayaan jeclahay.yacni xaajigayga marka alle ha iska cafiyo. gabdhii alle u siyiiyay sodoh fican ha iska dayicin
@fadumoaadan8403
@fadumoaadan8403 7 лет назад
allaah ilaahow dumarka inta dhibaan u gargaar aamiin yaa allaah
@hanyjj444
@hanyjj444 7 лет назад
Please take the music off when the people are speaking it's so unprofessional we need to hear what they are saying like saara so the director can see
@GoobeVideoProduction
@GoobeVideoProduction 7 лет назад
Hany Thanks for you feedback. It wasn't about the music on this video, but low voice. We are working on it on the coming videos. Thanks again!!!
@amaani143axmed2
@amaani143axmed2 7 лет назад
Ilahow sodohday iida isan ilahow hakadhigin amiin
@mayzunxaji6687
@mayzunxaji6687 6 лет назад
Subxanalah illh hanga amansado sadoh sidaa oo kalay ani lakin wo iga amansady wayo sodah dey aad aye u wangsanthy janda Allah hageyo gabnha somaliyed waxan u rajena sadoh wangsan wad mhdsatihin jilayasha shekad i love you walsheda lakii
@maryanruunxirsi405
@maryanruunxirsi405 4 года назад
Aniga sodohday waa dhimatay allaha u naxariisto gabdhahyga alla ma tuso tanoo kle
@xamdamaxamedaxmed5874
@xamdamaxamedaxmed5874 7 лет назад
Alx illaahaygii sodoh wanaagsan iyo say wanaagsan iyo reer wanaagsan siiyay ayaa mahadaa leh
@shafeecyare5075
@shafeecyare5075 2 года назад
Hambalyo abayo anigana mid kasi fican ilahay ha isiyo I.a
@hindiyoqaliif8626
@hindiyoqaliif8626 2 года назад
😂😂😂
@summaiyahadamomar3830
@summaiyahadamomar3830 7 лет назад
Adaan kuugu aroosinaa kulahaa Dahabka walee Sodoh Saanookale Hadeey jirto gabadheeda ayey kajarantahay
@jihaanhonest8136
@jihaanhonest8136 7 лет назад
Alle necbiyaaa #Sodoh xun allow ka magan wlh Lucky iga dulqaad badan wlh😢😢😢😢😢
@amalsuleman6142
@amalsuleman6142 6 лет назад
JihaaN HonesT heeeeee
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 7 лет назад
saan u sugayay qaybta kowaad wan dalay like isiiya inti ila sugaysay😁😁
@iglanahmed6440
@iglanahmed6440 6 лет назад
Sodoh fcn Oo kuweeda kuu furaysana wlh waajirtaa sodoh noocaana waajiraan ilaahay il iyo dhag hanaga dhigee
@abdirazaagmohamedali8315
@abdirazaagmohamedali8315 7 лет назад
sodoh i so martay iyo islantaan tanaa janaa wlhi blhi tlhi 😭😭😭
@maandeeqclaahi3364
@maandeeqclaahi3364 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 tan wax kasii daranaaaa bisinka wlhi waad rafaaday
@najmaahmed3177
@najmaahmed3177 6 лет назад
subxan hayso Marin aniga sodohday waa hooyo fiican ilahay cimriga ha u dhereye gabdhaha San haysatana waxan u rajaynayaa in ilahay u sakhiro
@aamino500maxamed3
@aamino500maxamed3 7 лет назад
sodohaa sixun iyo saxariir udhimo ilaahow sodoh xun wax haiigu darin aniga iyo gabdhaha kale aamiin
@aryuraalaguyiri4214
@aryuraalaguyiri4214 7 лет назад
illahayoow waa bil ramadane sodoh xun adaa kaa magan galay yaa Allah Allah ameen ameeen
@shugrixirsisiciid2845
@shugrixirsisiciid2845 5 лет назад
Ya allah sodoh xun ban ka magan galay
@razmi4568
@razmi4568 7 лет назад
subxanallaah tan oo kale waa jirtaa alle ayaa ka magan galnay
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 5 лет назад
Soubhanah Allah Allah sodoh rahinsanaaa garba hinnankeigou garboo hoo hoyoada hou hirtimansoo bal sida houladarmaisso garbadeidi souleiro wai kolgolileissa innidai LACKI jargadi gourriga hahai kouhabaissaa dahabgeiki Waga fourratai la hawla waa Quwwati Inna Lillah Wa inna allihou addimmi illahow sodoh houma Allah naga gabtoooooo soubhanah Allah Allah stadium garbadai hawaisinasaii ALLAH kougarbayeh roumaa Habartou LACKI miskinsannaa Allah kasofourtooooo Habartay immanka laaaaaaaa
@nashaadosman1531
@nashaadosman1531 7 лет назад
lasoo dhaqsada qeybta 2aad fadlan laki tageero buuxo ayaan u ahay masraxa wad shiday lakiyéy nooloow💚💚
@mariaabdiqadir6714
@mariaabdiqadir6714 5 лет назад
Inta laki xaaji jcl plz like
@amiiraomar8051
@amiiraomar8051 7 лет назад
bisinka waligay cmnti ma bixin lkn dhiiga aaaba igu karay sodoh saana sun lugu qas dheh kadabkeeda la goye ku fcnthy wlhi hooyo reer magal eheen o ila fahmen wax kaste wilkeda ilahay xita ima tuso ina gursadoba daaye sodoh wa la yabi jiray dadka caayo wan u doodi jiray waxa laha ma hooya wax dhibi karaysa illen saana way jirtay yaa kaafi ilahow naga najee 😢
@azmaabu6862
@azmaabu6862 5 лет назад
Cuniga naxayo kulaha😂😂😂
@faaiidoigalasocda3663
@faaiidoigalasocda3663 7 лет назад
laki qof jirta iga dheh😚😙
@idilyareey9910
@idilyareey9910 5 лет назад
Alla illahoow walhi wan ooyay malaki bay dhulka fariisisay islaantan wan ku nacay shaxshaxley 😭😭😭😭😭😭
@barwaqodhemanyartajwxo4949
@barwaqodhemanyartajwxo4949 7 лет назад
haday laki xaaji wacays ku jirto ba waa shidan yahay ila xad jecliya laki lkn xuseen shire ciyar jecl aya ka maqan laki iyo xussen shire aya isku so baxa jilitanka
@samracaydarus4508
@samracaydarus4508 7 лет назад
ar dadka war jeclaa intaan o dhan goorma ayey iga so hormareen
@marwoinibtuhamse6580
@marwoinibtuhamse6580 6 лет назад
rabiiyo sodoh sidan oo kale ah illahy ayaN ka magan galay amiin tani waaba mucujirsadiyo socotaba masiipo 😩😩😩😬😬😬😬
@waliyow7157
@waliyow7157 5 лет назад
I like Hanan & Laki Mashallah ❤❤❤
@dujaanaahmad7977
@dujaanaahmad7977 6 лет назад
Amin ya rabbin
@zainabzuzuoffcial3732
@zainabzuzuoffcial3732 7 лет назад
Ilaahow sodoh siidn cml igu shar tir
@yaabnemayabteen3930
@yaabnemayabteen3930 7 лет назад
laki 😍😙😍😙 wan ku tagera inolooow
@balqizayarey
@balqizayarey 7 лет назад
haye waaaan cusbahay halee spodhaweeyo inta ciyaaalka xafada ah hadiikle xnaaaq😕😕😕
@faatimaabdow8329
@faatimaabdow8329 7 лет назад
Drs Balqizah welc sister
@balqizayarey
@balqizayarey 7 лет назад
Faatima Abdow thnkz sharfy
@samiir2292
@samiir2292 7 лет назад
Drs Balqizah soo dhawow walashay
@balqizayarey
@balqizayarey 7 лет назад
samiir thanks bro u welcme
@nuurtonalka2983
@nuurtonalka2983 7 лет назад
Drs Balqizah wwA
@emraky8971
@emraky8971 6 лет назад
Nin nacasa Qaba Laki uff😏😏😏Abahe wase😏 naagtisa dhulka Fadhisatay uba wax sii Cuna😏say uu fadhisata kanxy😥😥😭😡
@miskimaanka449
@miskimaanka449 5 лет назад
AMRAN ABDULLAHI Farah haa wanacas
@zamzamhassan3000
@zamzamhassan3000 7 лет назад
subxaanallaah ilaahay qof xun wax nooguma daro
@shafeecyare5075
@shafeecyare5075 2 года назад
Amiin
@Fahmafaridabeauty
@Fahmafaridabeauty 5 лет назад
Inti film ku xiran aniga cml Asxaabta makeup isqurxinta jecel igu so yaaca please thanks ❤️🙏
@nastehohilowle9807
@nastehohilowle9807 7 лет назад
laki waa atrisho jiirto 😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😇😇😘😘😇😘
@-anaamna5616
@-anaamna5616 5 лет назад
Please please please part 3 please please please
@nawaliman1968
@nawaliman1968 7 лет назад
Ilhaan xarago kareyse caadi mahan
@najahxargo2996
@najahxargo2996 7 лет назад
😂😂iilow soodooh xuun ka magan gaalay yahu
@suleekhaosman6397
@suleekhaosman6397 7 лет назад
halkeedii baa dhigteen si khaasa baan u salamayaa Laki iyo Booska
@edebsanadan6273
@edebsanadan6273 7 лет назад
hada ayuuba isoo dhace imisa iga hor martay bisinka
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113 7 лет назад
ala qalbiga say umatalayso laki anaba is mooday balo sodoh xun inay sii dhimata Ka khayr roon
@fadximahamed1214
@fadximahamed1214 6 лет назад
Way sax santahay sodohdu . Naag aan dhalayn see la odhan
@maandeeq2246
@maandeeq2246 7 лет назад
subxanalaah laki waala bahdile wlh alla sabar badanaa yey sodoh allow haiigeeynin lug iyo labe kagoyne ileen kumadhaline alxdulilah taas cml ilahow hanatusin
@halathabit3517
@halathabit3517 7 лет назад
Aaaammiin
@jihaanhonest8136
@jihaanhonest8136 7 лет назад
Aaaaameeen
@ilhantozwarsame402
@ilhantozwarsame402 7 лет назад
Maandeeq Aynab laki weyba iga ohisay bisinkee😢😢😢
@aminaaxmed5057
@aminaaxmed5057 7 лет назад
Jihaan Honest
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 7 лет назад
best ruwayad aan fiirsado qooto qooto wexe eheedaaba yar tan hadii la arko really live wayay and really actors soo badiya waqti no xadida si loogu taxnaado
@habiboali3827
@habiboali3827 6 лет назад
What is the song called it sounds good they both sound good in the video
@ramadaanhaaji5850
@ramadaanhaaji5850 7 лет назад
like haligu deeqo
@queenofmarch9530
@queenofmarch9530 7 лет назад
sodoh tan kadarana wan aragnay illhey sharteda hanamotiyo sodoh nocan ah
@googlegmail3753
@googlegmail3753 7 лет назад
Insha Allah Aniga wiil aan dhalay oriidisa wale in aysan cishoteen. wayo anigaba majecli inla icileyo dhinac walbana wan ka dhisi lahaa Insha Allah.
@Muna39660
@Muna39660 3 года назад
Mashllh gabartaas ayaa nasiib leh oo wiilkaga oridiisa mustaqbalka noqoto
@amanahmed244
@amanahmed244 Год назад
Allah zawrt@@Muna39660 ppp
@fatimaq8980
@fatimaq8980 7 лет назад
allaw tano kale sodor ha iga dhigin.
@AhmedMohamed-ni7dh
@AhmedMohamed-ni7dh 4 года назад
Shax Shaxley (top)
@dhamays1845
@dhamays1845 5 лет назад
Ninkasta siduu gabadhiisa ka dhigo weeye laki wax runey jilaysa
@nadifomohamed7420
@nadifomohamed7420 7 лет назад
maxaa waaye sodoh sariig beeshayne illaahow sariigta ha naga qaadin 😐😐😐
@ibrahiimm8993
@ibrahiimm8993 5 лет назад
I love you and your family
@maxamadedbileabshir6330
@maxamadedbileabshir6330 5 лет назад
Asc asxabeey laki garoob miyaa iso raadsha plz wanka he lay walhi
@user-nw4mu8xg3q
@user-nw4mu8xg3q 5 лет назад
Ilhaan xarago jecliyaa
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 7 лет назад
kkkkkkkkkkkk caadimaha laki noo soo badi sheekooyinka thanks
@ayanjama8738
@ayanjama8738 7 лет назад
Kkkkkkk afkadhad Ha cabaina malabka Ha cunina
@karamatv2161
@karamatv2161 6 лет назад
dalha saleman a
@nimcomahamud2074
@nimcomahamud2074 7 лет назад
azxaapey part 2 Mayleedahy
@djsomali8951
@djsomali8951 7 лет назад
sodoh waa hooyo hooyo xun majirto ee wanaaga ka kasbada gabdhow sodohdiin imaanka alle idinka qaade sidii naag la idinla qabo hawla ficiltamina
@indhouroonabdi8979
@indhouroonabdi8979 7 лет назад
Saeed Ahmed #Gabdhah waa ku suugtay walahyy😂😂😂
@djsomali8951
@djsomali8951 7 лет назад
indho uroon abdi miyaaney ahayn dee baayo hhhhhhh sodoh diirato ha noqon
@sabiriinmohamud2656
@sabiriinmohamud2656 7 лет назад
Dj waa runtaa abowe hoyo xun ma jirto ee qofka jacaylka aya laga kasbadaa waa muhiim in la ixtiraamo lana jeclaado saygaaga hoyadiis lalama ficiltamo cagaha iyo madaxaba walaga dhunkadaa sida hoyaaa cml.
@suubansaxarlasubansaxarla9877
@suubansaxarlasubansaxarla9877 7 лет назад
saasuunbaad ugu dhagantahee miyay biibeysaa gabadhu kkkkkk funny
@naimaliin1407
@naimaliin1407 7 лет назад
wlh waa sheeko cajiib ah
@ahmedshiishiile137
@ahmedshiishiile137 7 лет назад
laki xaaji wacays waan ku tagerah sist
@user-zm6qy1dw4u
@user-zm6qy1dw4u 5 лет назад
Masha Allah
@munacawil4815
@munacawil4815 7 лет назад
subxannallah allow qoftan oo kale ayaan kaa magan galnay sodoh xun
@nadifomohamed7420
@nadifomohamed7420 7 лет назад
Alxamdulillahi aniga sodoh ma arkin lkn waa jeclaan lahaa anigane ilaahow ha iga dhigin sodoh xun
@caishamaliindi4784
@caishamaliindi4784 7 лет назад
ilaaaaho sodoh xun ha ii geyn nin yasir Allh saaan oklaaa
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 7 лет назад
Alla naagta xaasidsanaa. Tiibo soomaali waaye wlhi
@hudachanel2495
@hudachanel2495 7 лет назад
aamiin
@MohammedMohammed-fs1mg
@MohammedMohammed-fs1mg 6 лет назад
mac macaankaagi ala ha guwo waxaad rabtaa in aat ka mantijiisisid
@frdossoso533
@frdossoso533 6 лет назад
Hhhhh wa sodoh ok wlhi waxa lo socdaba wa carur nagina wa inay wa jibkeda kaso baxda hhhhhh
@maryancadoow3151
@maryancadoow3151 7 лет назад
caadi mahan shaxshaxley
@nagtkenyiskaleh9456
@nagtkenyiskaleh9456 5 лет назад
Nin hoydis dhimty kuducenasanaH😂😂😂
@leylanuur8084
@leylanuur8084 7 лет назад
sodoh sidan iya ka daran waye walahi yaab
@zoyamukhtaar6399
@zoyamukhtaar6399 7 лет назад
Ax Ilahow Sodoh sidan oo kale Ayaan kaa magan galay Anba ma jecli Inaan Noqdo Qof aan wanaagsanayn hadii Allé igu simo Nolol
@ikraanmahmed6861
@ikraanmahmed6861 7 лет назад
asmo curada cida amiin xbbti
@saylicisaid3982
@saylicisaid3982 7 лет назад
Inaba caadi mahan horusocoda
@gabadhakufaantosomaalinima5708
ilaahay waaxa kaa baariya ina sodo san ah ina saadaa igu daaarin intaa aniga caml ahn allah kamaa dhiigo oo guuraasaanin wali allah ma bidoo sodo san ah
@nadarlove8962
@nadarlove8962 5 лет назад
illahow ani maskin ahaye sodoh fican igu adi
@mamasomalia4013
@mamasomalia4013 7 лет назад
allahu manajeyna sodoh xun ilaheeyow dad xun iyo xasid wax haigu dariin
@hamdixayaad6306
@hamdixayaad6306 5 лет назад
Ilahayow ada mhdleh oosdoh ijcl isiiyee wlhii waligen wxbo iskugumana iman somalia ayey jogtaa anenqurbaha wxn kuiri mrkey iargto way ooyee hoyoy wnku jclhy wxn ahy ima tirahdo ilhyow idaa dharka cadarada ayey somalia igaso dhibta wxn kuiri ilhyow idaa
Далее
Sheeko Gaaban----Sodoh Sariig Beeshay Part 2
27:20
Просмотров 774 тыс.
Sheeko Gaaban-----Ayuuto
57:44
Просмотров 525 тыс.
Sheeko Gaaban ------- Ma Dhaqde, mana dhige
28:48
Просмотров 1,2 млн
FILMKII | CALAFKII XUMAADAY PART 3
14:07
Просмотров 57 тыс.
New Film Somaali Fadeexadii Facebook  Dubia HD 20
42:12
Просмотров 963 тыс.
Ruwaayadii Duqdii waa lasoo doontay PART 5,
31:16
Просмотров 454 тыс.
Sheeko Gaaban---Col baan la ahee adna la coloow
30:10
LAAQIYA IYO FILM CUSUB | TUSAALE ADDUUN | Q1AAD
30:44
Просмотров 185 тыс.
Sheeko Gaaban lab dharii socunoow
25:46
Просмотров 510 тыс.
Впервые дал другу машину…
0:57
Просмотров 942 тыс.
Впервые дал другу машину…
0:57
Просмотров 942 тыс.
ДЕДУШКА ВЫ ГДЕ? 🤣🤣
0:59
Просмотров 2,8 млн