Тёмный

JANUARI MAXAA II QABSOMAY 

Ruumi Channel
Подписаться 79 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 174   
@fartunsufi6152
@fartunsufi6152 6 месяцев назад
Ama qurbo joog ama dalka joog waa in loodabaaldagaa ramadaanka iyo ciidaba waa sanadka kaliya ee farxada islaamka marka yaan laga dhigin ineey waajib kutahay dadka qurba joogta oo kaliya marxab yaaramadaan qeerkiisa kuwii kafaa ideestay Allaah hanaga dhigi🤲
@Faizaabd
@Faizaabd 6 месяцев назад
Somaliyaan joogaa biilkeyga waxaan ka jaro halka bil 50 dooran seefaa
@fardosomohamedfardoso6850
@fardosomohamedfardoso6850 6 месяцев назад
Gebdho ruumi wax fiican be idin so gelisa ee like 👍 yalaga baqilin please ❤
@RumanAhmed-hh1mb
@RumanAhmed-hh1mb 6 месяцев назад
Rumiyay ana waxa mel dhigto ilahay ha isiyo Amin😥
@suadnour4324
@suadnour4324 6 месяцев назад
Amiin wll
@RumanAhmed-hh1mb
@RumanAhmed-hh1mb 6 месяцев назад
@@suadnour4324 shukran xabibti jasakalah qeyr
@rawihassan8615
@rawihassan8615 5 месяцев назад
Amiin ya rabi
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 5 месяцев назад
Ammin yaarabi 💐
@IfraaxMohamudOzmanIfraax-sz3mi
@IfraaxMohamudOzmanIfraax-sz3mi 6 месяцев назад
Hal garam ayaan gaty Saad icananeysay ruumiyey waxd itahy qofan ku daydo mhd sanid abyo waxn ahy hooyo heysata 1ilmo waxn ahy dadka ku fatalo lacagta hada lakiin waxn noqday sabbneh aad adiga ledahy mrka kista meel juluq wan ku jeclahy mahd celintada kama daalo🎉🎉❤❤❤❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 6 месяцев назад
Lillahi baan kuu jeclahay❤ Jazaka Allah for all you share with our community❤
@user-rx7yu6tl2o
@user-rx7yu6tl2o 6 месяцев назад
ماشاء الله ماشاء الله يارب العالمين الله عليه ❤❤❤❤❤❤❤
@user-dq7ns8ws4j
@user-dq7ns8ws4j 6 месяцев назад
Manshaa Allah thank you so much sister
@nasab6929
@nasab6929 6 месяцев назад
Mashallah Rumi hooyo farida tahay walalo halka noga sii waad dhirigalinta thank yu❤
@canabeeyfruitplatter8859
@canabeeyfruitplatter8859 6 месяцев назад
MashaAllah tabaraka Allah 🎉❤
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 5 месяцев назад
Waa sax inaa buubuunino inta dalkii joogin oo farxad ladareen siiyo ciyaalka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hibomohamed8767
@hibomohamed8767 6 месяцев назад
Masha Allah allahuma baarik qali waa dadaashay well done keep going ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@fardosomohamedfardoso6850
@fardosomohamedfardoso6850 6 месяцев назад
Masha allaah allahuma barik udhaha ❤
@user-cv6gj6rt3g
@user-cv6gj6rt3g 6 месяцев назад
Mansha allaaah waxan kaa qaata dhiiri galin aad u fiican mahadsanid ruumiyeey
@naimaali2737
@naimaali2737 6 месяцев назад
Waxan ubahanhay 40 igu duceeya inu illahay isiiyo awlaad salaxa
@naimoahmed
@naimoahmed 6 месяцев назад
Alle ha kugu irsaaqo awlaad saalixiin ah Adna duceyso abayo 🥰
@abd434.
@abd434. 6 месяцев назад
Alle hakusiiyo always baari ah wll amiin
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 6 месяцев назад
Byo mcnto ilhy ha kugu arsaqo awlad salix oo matano matano ah ilhy adonkaga ba ahy hadera casr tukaday ilohow I aqbal ducada walshy uduceyo
@naimaali2737
@naimaali2737 6 месяцев назад
@@maryankeyf4017 amiin amiin wll jasakalahu khair
@naimaali2737
@naimaali2737 6 месяцев назад
@@abd434. amiin amiin
@user-we6vc5bb4k
@user-we6vc5bb4k 6 месяцев назад
Ruumi cadey masha allaah wax badanaa ifaideysay wana ku dhaqaqay qorshaha dhaqala arurinta dhamadka sanadkana wan kusoshegaa waxan sef gareyay insha allaah
@user-gh1hv5zf3f
@user-gh1hv5zf3f 6 месяцев назад
ماشاءالله تبارك الرحمن
@naimaos5286
@naimaos5286 6 месяцев назад
Maanshaa allaah tabarakallaah hambalyo hambalyo hambalyo
@hamdimohamed5842
@hamdimohamed5842 6 месяцев назад
Ku dadadal inaa dadka xoolhooda qadnin allah ku fududeeyo go aankana waa muhiiim ❤
@farhiyoabdiabdi5305
@farhiyoabdiabdi5305 6 месяцев назад
Alla rumiyee go aan waliyahy dhibkeyga waa dendinkugud aan ahay dahabna hakushegin 😢😢jazaakumu laah qeeyran🎉❤
@Sahrokeyf978
@Sahrokeyf978 6 месяцев назад
maasha allaah ruumi dhiiri galiso❤❤❤❤❤
@farxiyohusein1145
@farxiyohusein1145 6 месяцев назад
Maasha allaah abaayo
@user-ug5ke5ed3m
@user-ug5ke5ed3m 6 месяцев назад
Plz waan idin baryaayaa denta iiga duceeya inuu ilaahay iga madoobeeyo 40 qof ducadooda waa la aqbalaa
@aragsanahmed2142
@aragsanahmed2142 6 месяцев назад
Ilahay ha kaa madoobeeyo wll dadbadan baa kula qaba ilahay ha kaa madobeyo
@dahaboisse7895
@dahaboisse7895 6 месяцев назад
Masha allaah abayo allaahuma bariik❤
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 6 месяцев назад
Masha Allah❤
@farhiyafarah5659
@farhiyafarah5659 6 месяцев назад
MASHAALLAAH ALAHA KUU BARAKEEYO ABAAYO
@user-rj2pu4ip2g
@user-rj2pu4ip2g 6 месяцев назад
Masha Allah allahumma barik wallshy mcn ànigaa aniga ayn kuu tageraa waxan joogaa yurub ilmaha yaryr baan haysataa wax badan baan ka faiiday abaayo macn waa inoo muhiim ilmaha in taa tuuso ramadan kaa muu himada uu inoo leyayhy iyo ciidada hadiikale waxbaa Uma arkayaan waa inaan waynaaynaa ilmahayga waykuu sii xisabtamaan ramadanka iyo ciida alxmadullilaaah Abaayo waxbadan ban kaa faa idiy jazkallahu khayr
@hawahassan4841
@hawahassan4841 6 месяцев назад
Mashaa Allah!!
@faraxismaciil1460
@faraxismaciil1460 5 месяцев назад
Mansha Allah waad mahadsantay sida noola dadaalaysid qaali dumar❤
@idilabdiraxmaan5527
@idilabdiraxmaan5527 6 месяцев назад
Masha Allah ruumi wan sameyay bishan waxana jogaa mugdisho noo siwad dhiri galinta mahadsanid
@Ayaanahmed21
@Ayaanahmed21 6 месяцев назад
Masha Allah ruumiyey
@HalimaKulmiye-gr9xn
@HalimaKulmiye-gr9xn 6 месяцев назад
MANSHAA ALLAH abaayo ALLAHA ku barakeeyo . Dhiiragalinta ayaan kuku jeclahay
@kowsarmohamedisse4209
@kowsarmohamedisse4209 6 месяцев назад
Mnsha Allah 370
@nasramchannal
@nasramchannal 6 месяцев назад
Masha allh allh haku barkyo byo
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 5 месяцев назад
Masha Allah sister ❤❤
@umuarwa
@umuarwa 6 месяцев назад
Alla haku barakeeyo wlshyey❤
@kheirahussein4410
@kheirahussein4410 6 месяцев назад
Mashallah ❤
@fam3573
@fam3573 6 месяцев назад
Masha Allah anigaybaa maqli iyo sijayad baa iga dhiman
@ilhaanomar9230
@ilhaanomar9230 5 месяцев назад
Maasha allah allaha kubarakeeyo sis ❤
@nasracali1316
@nasracali1316 6 месяцев назад
Shaqada aaad heyso dadka aqliga lahaa kaaga duceynaayo ❤❤ waxaad tahay hoyo fican m.a ilahey cimri dheer oo cafimaad leh oo cibaado badan leh haku siiyo
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 6 месяцев назад
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis
@FardosoAxmed-oz2uz
@FardosoAxmed-oz2uz 6 месяцев назад
Waad mahad santana abaayo inashaa allaah den danbe maqaadan doono waan kafaa iidaysan doonaa taladaada mcnt❤❤❤❤❤❤❤
@Fatuush1156
@Fatuush1156 6 месяцев назад
Iskumida nahay dahab wa iyala masha allaha mana xirto gacmahaba icuncuna
@fadumaali4615
@fadumaali4615 6 месяцев назад
Ruumiyey hooyo lacak an u haayay baa igu bax day maxan wax dhigaa lakin deen ban iska ilaaliya Alla xamduli llah❤
@hindaahmed5879
@hindaahmed5879 6 месяцев назад
Mashalaah ❤❤
@deeqsansiyaad5469
@deeqsansiyaad5469 5 месяцев назад
Msha allh
@umua3483
@umua3483 6 месяцев назад
Masha alah wad kumahadsantahsy dhiri galintada abyo
@cookingwithnuurta8576
@cookingwithnuurta8576 5 месяцев назад
Masha Allah 💯❤
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 6 месяцев назад
Ramadnka nabad allah nagu garsiyo
@user-yd3ct9io2r
@user-yd3ct9io2r 6 месяцев назад
Manshalha ❤
@hersihersi2406
@hersihersi2406 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤.abaayo.wakuxiisay.ruumiyey.walahi.wana.baraarujisay.aniga.somaliya.jooga.muqdusho.cadey.wAXA.seefi.u.dhigata.50.doolara
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 6 месяцев назад
Masha allah abyo mahdsanid bishan ayan bilaway inan wax mel dhigo challenge ayan ku jiraa 2axan save 50$
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 6 месяцев назад
Masha allh adinka qurbaha joogo waa idin ku raacsanahay inaad ramadaanka sii marxabaysaan waayo caruurtii waa in lasii jeclaysiiyaa oo loo xiisa galiyaa si ay ugu xisaabtamaan oo ay ujeclaadaan wasyo gaalo ayey inta badan waqtigooda ku dhex qaataan lkn anaka africa ama carabta jooga caruurtii schoolk dugsi bulshadii ayey ramadanta kaba maqlayaan schoolada inta badan waa islamic marka usharax guriga usii adeeg si ay qaliga ugashtaan
@ruumichannel
@ruumichannel 6 месяцев назад
Sax walahi waa ogahy lakin bulshada nagu xirned dhib ayeey ka dhigen
@hamdimohamed-to5gi
@hamdimohamed-to5gi 6 месяцев назад
Ruuney abyo mcn bulshada kugu xeran qofba dabeecad ayuu lee wad ku mahadsan tahay horta saad u texgalisay asxabtada lkn ayaga dhan maqan cin kartid ilmahada bey.ada adku dhaxjurto aya dagaal kula jurtaa ayaga waxey u dabal dacan wax ey u arkan ciidahooda oona qalad ah balse anaga waxii muhiim inoo ah oo ramadanka kuso dhaweysaneyno waa inoo farxad aniga hoyadey markan yaray sonka marku so dhaw yahay waxey guriga u keni jirtay garaafada iyo digsiyo caana boore wax yaabahaas oo ey u baahantahay anagane farxad bey ino ahed ilaa hada aniga o reer leh oo jira 29sano o waxbo laga reebin 😂😂 soonka markuu soo dhawyahay farxad saaid ah aya i qabanee alaabadiii yaryareed oo u baahnaa anoo aad u faraxsan oo dii yaraanteyda ahed cml ayan sogataa ilmaheyga hada sidaas oo kale ayan rabaa farxafaas iney ka dhaxlaan imbaay qaali ❤❤❤
@ubahyusuf9629
@ubahyusuf9629 6 месяцев назад
Asc wr wb ruumey anigu deyn bixinayaa ii soo ducee hamiga iyo dhiiro galin cajiib ah in aan fakaro oo xisaabtamo bilaabay
@user-rf3so1js2t
@user-rf3so1js2t 6 месяцев назад
Insha Allah 2025 ❤❤❤
@abdimajidyusuf6038
@abdimajidyusuf6038 6 месяцев назад
M.a alah hakuu barakeyoo abayo anigaa iyo adigaa iskuu aqli nahay wlh
@Hii_im_Sagal_PKXD
@Hii_im_Sagal_PKXD 6 месяцев назад
Waw waaw
@user-kt2xe6yu8z
@user-kt2xe6yu8z 6 месяцев назад
Masha Allah $200
@SiraaloBashiir-hg9mg
@SiraaloBashiir-hg9mg 6 месяцев назад
Abyo mansha aalllh
@Farhia869
@Farhia869 6 месяцев назад
Masha Allah wa ka faiday Bishan aniga xita waxa meel dhigay 10.000 kr / 1000 euro camal ka badan aya meel dhigi karay lakiin waxa iiga wareeray adeega bishi madama ana aqoonin waxa nagu filaan wax badan muhiim eheen aan so gaday
@nasroxasan9856
@nasroxasan9856 6 месяцев назад
Masha allah ❤❤❤$250
@naimamohamed4604
@naimamohamed4604 6 месяцев назад
Masha allaha mahad sanid qali
@sadaisheekh3981
@sadaisheekh3981 6 месяцев назад
Tababusho🎉❤
@FatushAhmed-ec6lc
@FatushAhmed-ec6lc 6 месяцев назад
50 isodir abayo
@user-sl4jo7qi1p
@user-sl4jo7qi1p 6 месяцев назад
Masha Allah £570 aniga laakiin waan shaqeeyaa ok alx❤
@Aash179
@Aash179 6 месяцев назад
1000$ uu xaajigu shopping ii siiyey ban meel dhigtay biilka wixi kasoo haray sadaqo ban u bixiyey
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 6 месяцев назад
Mshllh farid ba thy
@Happ147
@Happ147 6 месяцев назад
Mashallah
@farxiyofaraxsanfarxiyofara1423
@farxiyofaraxsanfarxiyofara1423 4 месяца назад
M.a❤❤❤
@miskiqase7747
@miskiqase7747 6 месяцев назад
Mashallah
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c 6 месяцев назад
allh hakubarakeyo ee nimcadada qarso kugula talinlaa anigu
@nadiabeautychnnel
@nadiabeautychnnel 6 месяцев назад
Carurta waxyaro oven ka lagusameyo aya kufilan cibadad halabadiyo
@fartunahmed858
@fartunahmed858 6 месяцев назад
Masha allaah abaayo ani 100 dolar i hartay
@meecaadcali7054
@meecaadcali7054 6 месяцев назад
Alx 160 baan dhigtay bishan anoo qaxoonti jooga
@alexlucaz1132
@alexlucaz1132 6 месяцев назад
Masha Allah 500 Euro save
@user-sm6oc1vl5i
@user-sm6oc1vl5i 6 месяцев назад
Msha allh abyo ruumi wad nodadaashay wadna dhiiri gelisay lkn waxaa halkaan kujira dad adigu dacwo kuuqabo mida aanla yaabayba wadaa hablow isku xishoodo walaahi qofkii talo wanaagsan isiiya iyo qofkii icaawiya waxaan jecelahy midka talada isiiya waayo wixii lagusiiya weydha maani lkn talada weyku anfici abyo jassaakalla alle janno hakuugu bishaareyo inta aqliga usaxiibka ahi abaal beykuu hayaan hore usoco noso badi dhiiri gelinta sanadkan wixiika horeeyay wlaahi wax masefgareysa heynin lkn hada wanso jeestay teamka ayaanku jiraa ruumi bishaan ayuuto ayaan galay m.a
@asmaasma5194
@asmaasma5194 6 месяцев назад
Hhhhhh dayn baaba laygu leeyah hhhhhhhhhhwaa bilshii iigu horeysay ee nololshayda laygu yeelay dayn lkn lacagtaydii waa iisave
@user-rw9rf3bw8v
@user-rw9rf3bw8v 6 месяцев назад
Asc wllshy
@istaahiljama3699
@istaahiljama3699 6 месяцев назад
Masha allah Rumi dayn 1hal Euro la igumaleh alxamdulilaah wana nebca hay
@user-gh6mw2ib1g
@user-gh6mw2ib1g 9 дней назад
❤❤❤
@user-lv4wo6sp6w
@user-lv4wo6sp6w 6 месяцев назад
Ruumi ani waxaan uriryey $100 waxaan joogaa burco
@ubah_cx
@ubah_cx 6 месяцев назад
Kkkkkkk masha allah
@fahadjama9043
@fahadjama9043 6 месяцев назад
Mash allh mash allh allh hakuubarkeyo wllo ruumi waxaatahy qofka kaliyee aankudaydo ❤❤❤❤
@mariaali7281
@mariaali7281 6 месяцев назад
Cimrigey daiyn maqdab
@munamohamud1555
@munamohamud1555 6 месяцев назад
110😂😂😂 msha allh ruumi tala fcn baa nasiisay
@ju4965
@ju4965 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@ubah_cx
@ubah_cx 6 месяцев назад
Aniga ruum 2010 anigoo jooge 22yrs yurub wadenki tagey maalinta laga bilaamo naag fiidan noqdey
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 6 месяцев назад
😂😂😂my ruumi
@AlmaasUmualmaas
@AlmaasUmualmaas 6 месяцев назад
Ramadaanka iyo ciidaba waa in laweyneya qaasatan qurbaha si caruurta lo dareensiyo madama ay gurigi ku xiranyihiin
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@fardowsashariif7947
@fardowsashariif7947 6 месяцев назад
Shugran mcnto wax fcn badnoosogalisaa
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 6 месяцев назад
Good 👍 👍 👍 👍 👍 👍 👍
@sadaisheekh3981
@sadaisheekh3981 6 месяцев назад
🎉🎉🎉🎉
@user-cv6gj6rt3g
@user-cv6gj6rt3g 6 месяцев назад
Sug sug shaah so karsadee 😂
@aminasuudi6280
@aminasuudi6280 6 месяцев назад
Safer baan galayba waxan dhigto daaye kharashikii aduunka
@user-wr6ip3ti4s
@user-wr6ip3ti4s 6 месяцев назад
Wwww ruumi hablahan ruumi miyad la talin
@user-mw2bw9cp7y
@user-mw2bw9cp7y 6 месяцев назад
Wll ruumi wan ku tagara please labarkaga isheeg xbbiti wan ku bahanahy ❤😊😊😊
@user-xg3dk3tw3n
@user-xg3dk3tw3n 6 месяцев назад
Asc aniga gadaal ayaan ka imid wan idin salamay quruxey
@noorm.a.6531
@noorm.a.6531 6 месяцев назад
900€ ayaan dhigtay bishan alxamdulillah
@Happ147
@Happ147 6 месяцев назад
Mashallah qali ayuuto miyad gashey
@noorm.a.6531
@noorm.a.6531 6 месяцев назад
@@Happ147 May qaali wax kasta markaan dhiibo macal ayuutada ayay iso hadhay
@user-kt2xe6yu8z
@user-kt2xe6yu8z 6 месяцев назад
M,a
@fariidafaraxchannel7739
@fariidafaraxchannel7739 6 месяцев назад
Walal says hadhin qof marka uu dahabkiisa gadaayo ogow sabab laga marmaan ah buu u gadaa ani 80 grm ka badan an xaraashay hadana waa dhaqanahay alx majiro qof jecelel inuu dahabkiisa xaraasho
@ruumichannel
@ruumichannel 6 месяцев назад
Ok waan sharaxay inaad video dhameystiran ban u fahmay wll
@maryamamaryama-hp6ip
@maryamamaryama-hp6ip 6 месяцев назад
Somali jogaa 40 seefgareyay qali
Далее
1,500 TEAM DHAQALE WAR FARAX LEH
15:32
Просмотров 12 тыс.
DHAQALAHA IYO ISKU FILNANTA GABARTA SOMALIYED 🍑🧡
20:12
Naftada U Tasho😡 Nin Haka Dacwon Malin kaste
17:26
AQBARTA WALALKEYGA LAGA HELAY #my_rajo
12:22
Просмотров 15 тыс.
NOLASHA XAGEN KASO BILABAY MAXAN SO MARAY
13:09
Просмотров 14 тыс.