Тёмный

Jawaab iyo Fal Celin Shacabka Siisii Ee Masar | Maxay Nagu Maageen ? 

OGAANSHO
Подписаться 1 млн
Просмотров 65 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

7 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 764   
@gabarwcn1267
@gabarwcn1267 12 дней назад
Ana 5 sano jogay masar horta wa dad fican lkn aduunka war uma hayan nin wayn oo ganac Sade Ah ba I way diyay Somalia bad ma leedahay wan u sheegay xeebta afrika ugu dheer anaga leh marka bu yiri ma ledihin wabi sida niile oo kale Marka ba dhahay 2 wabi ba lenahay ninki yaab subxanallah ma ilaawo walahi
@abdiweliabdi1615
@abdiweliabdi1615 9 дней назад
masar wan joogay waa dad cun aan dadnimo laheen wadanka waa wadan fican lkn hadi wax yar is qaban kuma dhex badbaadi karin
@somalilander_army_girl_Bts
@somalilander_army_girl_Bts 6 дней назад
Carabi somali iyo qof madaw ma rabaan walal waxba ha iska gadin
@xasansalad7014
@xasansalad7014 15 часов назад
​@@abdiweliabdi1615wa runtaa wa tage waa wacalo isnace oo islaweyn ka kabate
@roodaAdan-gm5qw
@roodaAdan-gm5qw 12 дней назад
Horta soomali markey yeelato nidaam kaduwan kan hada jira wlhi enaga muslimiinta suniga oo dhan madax unoqonkarna Shaki la aan 😊 Ilaahow Namidee AAmin🤲
@haachannel8793
@haachannel8793 12 дней назад
Ha wlhi madaxdena cilmaniga ah ayaa naheysto kalix sisi wu kaaqli badanyhy wadankana wukadistay wuna lajiraa Israel iyo mareykan
@ahmedhersi9169
@ahmedhersi9169 12 дней назад
Maxaad madax u noqon meel walba Argagixiso ay dirteen baa fadhidee.
@AXMEDCABDIRAXMAN10
@AXMEDCABDIRAXMAN10 12 дней назад
Wxi midobaya ha midoban lkn s/land haku tashan and 👍
@Jezki11
@Jezki11 12 дней назад
​@@AXMEDCABDIRAXMAN10 adiga cunug yar tahay yaa kaala tashanaaya😅
@AXMEDCABDIRAXMAN10
@AXMEDCABDIRAXMAN10 12 дней назад
@@Jezki11 s/land inay qaraxland ku Birto qiyamaha ka dhaw😂😂
@cabdimaxamedxasan-iv3mf
@cabdimaxamedxasan-iv3mf 12 дней назад
Allow muslimiinta mideey amiin dheh walal
@user-le9lk5fw4y
@user-le9lk5fw4y 12 дней назад
Aamiin
@aminaabdi2192
@aminaabdi2192 12 дней назад
Aameen Aameen yaa rabbicalameen
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 12 дней назад
Amin
@user-it3om3zk4k
@user-it3om3zk4k 12 дней назад
Aamiin ❤
@Aliibrahimali249
@Aliibrahimali249 12 дней назад
Somalia allah ha mideeyo aamin
@Ibrahimcago
@Ibrahimcago 12 дней назад
caadi baad u karbashtay masarida ciida cuna 7 days karbash ah u qor cumarow😂🫡
@IstaahilAxmed-s5l
@IstaahilAxmed-s5l 12 дней назад
Haa wallhi waan qosly odayga weey ku kacday😂😂
@HamidaKhatun-nw2lp
@HamidaKhatun-nw2lp 12 дней назад
Omar inshar wil yar oo dhiig kulul kujiro somalida aan xagiisa lagamarin waye ciilka hadalkiisa wakadareemee mashaallah alow cimri dheer noo kaasii walalkay hurdadaa naga kicisay walhi ❤❤
@Adan974
@Adan974 12 дней назад
Waxaa sharafta Naga dilay madaxdaan daba dhilifyada ahee meel walba tuugsiga utagayo wax difaacna aan noosameynin
@Meraqueen-vb5hn
@Meraqueen-vb5hn 12 дней назад
💯 wallah that's why mar waliba nagu cayaan inan nahnay dad baahi udhimanayo. Cidwaliba ayaa naga aminsan taas
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 8 дней назад
War nio koleey Africa hadda wey bilowday, Burkina Faso 🇧🇫, Niger 🇳🇪, Iyo Mali 🇲🇱 intaba kuwa kalena koleey wey soo daba joogaan, lkn ka somali ahaan anaku ma dhawin waayoo anaka Sitoos ah nalooma gumeysan xanuunkana ma arkin, ta kale Wadamadaas 3dex xaaladood baa hortaagnaa, 1. Gumeyste kheyraadkoodi dhameeyay, 2. Madax daba dhilif ah iyo 3. Oo ah Ururo diinta ku qaraabta dalkana horumarka u diida lkn anaka intaa waxaa inoo dheer qabyaalada waana tan ugu daran uguna adag in laga takhaluso
@Amuna46
@Amuna46 11 дней назад
Wallahi ma garanayo ilaahay ka sakow hadii aanan omer inshar ku xidhnaan lahayn siday noloshaydu noqon lahayd, mana tirin inta meelood ama dhinac ee aad noloshayda iga caawisay, JASAKA'ALLAH ilaahay cimri dherer io caafimaad sareecana hakugu arsaaqo😊
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 12 дней назад
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@Maxamedibraahim-xv4nt
@Maxamedibraahim-xv4nt 12 дней назад
Mid ciraaqi ah ayaa mar iweydiiyey soomaaliya cunta ma leedahay,waa su’aashi iigu yaabka badneeed marka dadka dad noocaas ah ayaa ku jiraan indha xiran
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 12 дней назад
Hoouadaa adi meekudhasahay weedii asna 😂😂
@naam9190
@naam9190 12 дней назад
😂😂😂😂😂
@user-ev1uy7qd8v
@user-ev1uy7qd8v 12 дней назад
Waarun marka lawaydiyo carabta dalka adunka ugu faqirsan waxay dhahaan somaliya
@samirr546
@samirr546 12 дней назад
Miyaad la yaabteen sow baryo uun umaynaan gelin jaamacada carabta Ma Mar aan dawlada somalidu caawimo waydiisan baa jirta!!!
@anwarhaji5605
@anwarhaji5605 12 дней назад
Waxa ka daran mid syrian ah baa beri i weydiyay biyo mahesatin Somalia mrkasan ku dhahay mya cocacoladan cabna kulaha qatara tihin mrkas 😅
@caawiye-gs5to
@caawiye-gs5to 12 дней назад
صلوا علي رسول الله،،، اللهم صل وسلم وبارك عليه
@bakaryususf1511
@bakaryususf1511 12 дней назад
masaarida wey maseer san yihiin dhulkas quruxda iyo muuqa badan ayey ka maseersan yihiin badaas weyn dhirtas buurahas wabiyadas macdantas iyo hawadas saafiga cimiladas mcn aan qabow iyo kuleel ehee eytahay dhax dhaxad ayey ka maseer sanyihiin xoolahas geela iyo adhiga loda xoolo walba sidoo kale kaluunka nuucyadiisa badan dhanka beerashada wx walba wuu noo baxaa dhanka giograpyga wxn dagnaa meel stratgy ah oo meesha ugu badan ee adka internetkamaro sooba xidhkaha qadka
@Mohamett_Qarni_joog
@Mohamett_Qarni_joog 12 дней назад
Cumar inshar waku slamay jaale
@ahmedabdullah1704
@ahmedabdullah1704 12 дней назад
Wanka qaday adeer
@Sharma_Boy1
@Sharma_Boy1 11 дней назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂​@@ahmedabdullah1704
@aliaothman5564
@aliaothman5564 12 дней назад
Ustaad Cumar isbuuc ka hor Muqdishaan kaala socday isbuucaanne dalka masar ayaan joogaa Alxamdulillah dadka aan la kulmay ee masaarida ah 1 qof oo hadal xun idhahay ma arag waa dad furfuran oo aad u jecel somalida Odayaasha waaweyn waaye malaha kuwa cunsuriyiinta ah Balse dhalinyarada aad beey ujecel yihiin somalida Arinta internet-kana waa xaqiiqo oo internet-koodu ma gaaro kan somalia 🇸🇴 xaqiiqatan sidoo kale unlimited wax ladhaho ma yaqaanaan oo somalia unbaa unlimited loogu tagaaa ilaahey dalkeena burburka ha inooga saaro Somalia oo horumartay caalamkaan cidi gaartaa la waayi lahaa Dhan waliba ilaahey baa inooga nimceeyay ( Hawo fresh ah, shacab masha allah ah, Qudaarta, IWM ). Masar kuleyl beey nagu dishay😢
@MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh
@MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh 12 дней назад
Khiyaaliste weeye😂
@Arma-s9f
@Arma-s9f 12 дней назад
Waxaaas Waxaa la Dhahaaa Mujaamalada Taliye aNaa Masar 4 SaNo ku NoooL isbuuc Dad laguma Qiimeyo WeLcome Xaqiiqada
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 12 дней назад
Adiga ma waxaad rabtay inoo horay kaa caayo. Waa waxeey aaminsan yihiin masaarida filmada badan beey soomaaliya ku ceeynayaan baa jiro xitaaa
@Arma-s9f
@Arma-s9f 12 дней назад
Xaqiiqada Masaarida Waxaa arkeysaaa Markaad La Tacaamusho teda kale Nolashyda ma arag Masar Meel ka xun Hadiii hal bill Masar hadii aad joogto hadaat nici waayso hadalkayga Hawa aaminin inaad Masar imaado waxaa kaaga Wanaagsan Inaad Israel ku noolaato
@aliaothman5564
@aliaothman5564 12 дней назад
​@@Arma-s9f Haye akhii
@shaafiabdi221
@shaafiabdi221 12 дней назад
Carab adaa leefleefi jirey awalba dhamaantood waa isku mid cunsuriyada xageeda
@user-yj6zm6jq5u
@user-yj6zm6jq5u 12 дней назад
waa sax waad asiibtay aniga yaa kunool dariskooda mayaqaanaan markaad usheegta wadankaaga jawaabtooda waxaaa waaya iisheeg ( laacibkaaga ) ciyaar yahankaaga .
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 12 дней назад
Ilaahay Ummada islaamka ahi xaqqa haku mideeyo, Diinta hanafamsiiyo Xaqana hanawaafajiyo dhamanteen
@AbdirihmanAbdirisaaq
@AbdirihmanAbdirisaaq 12 дней назад
Soomalia dheh😊
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 12 дней назад
Inagu waxaynu u. Baahanahay. SiyaSiyiin garta qiimahooda. Oo. Ka kaaftooma. Carabta baryadooda
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 12 дней назад
Siyaasin ta somaliya markii ladoorto waxey marka u horeyso u safran wadamada carabta gaar ahaan khalijka. Wanisibdaro kuwa maanta carabta u daba fadhiya iney somaliya taageran
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 12 дней назад
@@hasanhersi7914 waayo maaha dad doonaya inay ku qancaan waxay haystaan. Waxaa u muuqda waxa carabtu haysato masuuliinteenu haday wadanka nabadiisa kashaqeeyaan waxaygaadhi lahaayeen meel sare
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 12 дней назад
@@hasanhersi7914 meelkasta oo nabad. Iyo cadaalad ka jirto dadku way ku ururaan dhaqaalana way kasameeyaan. Kiiniyasida soomaalidu uga sameeyaan dhaqaalaha ayaa tusaale inoogu filan
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 12 дней назад
@@SafaMarwa-ww8wc waa runta lkn madaxda somalida umajeedan qeyratka Allah nagu maneystey keliya waxey rabaan iney soo baryootaman oo ay dhahan ciidanka noo biila waa sharaf xumo iyo aqoondari.
@hudaali2574
@hudaali2574 12 дней назад
Somalia korontada,biyaha io Internet ka maba go aan biyuhu waa nadiif
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 12 дней назад
Wadama badan oo kuwa yurubiyan ka mid yihiin waa ka hormarsanahy
@Aliyare25
@Aliyare25 12 дней назад
Alhamdulilahi
@mjanaalechannel977
@mjanaalechannel977 12 дней назад
@@ayubmohamedhassan😂😂😂 niyaw been bad isku sheegaysaa
@amirabukar2913
@amirabukar2913 12 дней назад
@@mjanaalechannel977 Waa runtiis wlhi wadamo badanoo yurubaa jiro oo koronto laheen 😂😂
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 12 дней назад
hhhhh hadad adigu haysato 80% oo somaliya ma haystaan
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 12 дней назад
Waawareey waa ii kow Cumar inshar oo comment lagu karbaashaayo... soomaliya guul baan urajyn shukran omar walal😊
@user-vy7od2zz8k
@user-vy7od2zz8k 12 дней назад
Waa Bina aadam hadii la karbaashana.
@muhammadalamin7916
@muhammadalamin7916 12 дней назад
Yaa ku karbaashay, wax aan jirin baad iska odhanaysaa
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 12 дней назад
Wax waalan ee soomali oodhan ayuu daafacay
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 12 дней назад
Dhulkii fircoon ayaa inala. Doodaya soomaliyery😂😂😢
@Sooyalka
@Sooyalka 12 дней назад
"Bogan waxan ku soo gud-binaa sooyalka islamka" Nagala soco dhankan: thanks
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 11 дней назад
ALLOW somaaliya iyo somaalida noo dhowr,aamiin ❤❤❤
@farhiyahasan7259
@farhiyahasan7259 12 дней назад
Masha Allah jawaabtaada waan ku diirsaday Allow caqliga iyo balaaqada kuu siyaadi oo Isha Kaa ilaali
@hassanolad7129
@hassanolad7129 12 дней назад
Ustaadi Adiga afcarabi ugu sharax oo wax fahamsii anaga somali hanoogu shegonee
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 12 дней назад
Hhh somali baa kuxirin idinka ayuu wax idinfahansiinaya from Egypt
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 12 дней назад
Twitter oo qoral ahan ugu qoray intaasa kufilan, internet ee video ku daawadan ma heestaane😂
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 12 дней назад
Marja viidewka dadka kanaalka ku xiran Lee soo garaa😅😅 marka see ku garaa masaarida tas xal kakeen😊
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 11 дней назад
Wall cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤❤
@Livekudhiigle321
@Livekudhiigle321 12 дней назад
masarida aniga ayaa in badan la soo noolaa 1 waa dad aad u kaftan badan jecelna in ay ku guuleystaan dood kasta 2 waa dad aan aqoon badan lahayn iyaga oo waliba schoolada ka taga inta ay yihiin 15 jir 3 waa dad aduunkoodan u yaqaan masar 4 waa dad aad u foqoro ah
@UmmJacfar97
@UmmJacfar97 12 дней назад
120%
@SMOJohan
@SMOJohan 12 дней назад
Dad iyaguba liito aa ku yasaayo subxanallah markey fircoon isku jinsi yihiin..... Ogaansho mahadsanidiin sida aa noo difaacdaan☝️ ✊🇸🇴☝️
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 11 дней назад
Sxb fircoon laftirkiisa ma ahan ayada dhiigiiaa waa somaali, anagaa xakumi jirnay 😁
@XanuXanu-pu3yv
@XanuXanu-pu3yv 11 дней назад
@@hunnugumti3281. Saxiix
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 11 дней назад
JAWAAB WAAFI USTAAD 😊.
@naimaosman
@naimaosman 12 дней назад
Awalba anagu carab waji kamaana sugeyn waxay yihiina waa naqaanaa ee adaa carab isku dhadhinjiraye ku raaxeyso wajigooda dhabta ah
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 12 дней назад
Dee walaalo masaariyaa caraba yaakuyiri 😂😂
@ghst4487
@ghst4487 12 дней назад
​@@abu-ff8wsmasaarida waa carab. Waa umad 100 kiiba 98% xun oo mudan in dunida laga sifeeyo. Reer galbeedka iyo Israel shaqo fcn bee heeyaan. Weey ogaadeen carabtaan caqliga laheen in la duleesto ayee ku fiican yihiin
@user-ev1uy7qd8v
@user-ev1uy7qd8v 12 дней назад
​@@ghst4487israil iyo itobiya kalaqabsanaysa😅
@UmmJacfar97
@UmmJacfar97 12 дней назад
@@ghst4487100%!!!!!!!
@haachannel8793
@haachannel8793 12 дней назад
​@@ghst4487jahliga Alaha kasaaro America iyo Israel waxa dulka somaliaya lajaray miyeyna aheyn caagyahow ee ufadiyo xalane orod kuwaa wadanka kasaar kadib koment sobixi
@abdifataahomar7665
@abdifataahomar7665 12 дней назад
Cumaroow adoo carabta isku dhajinya mooyee adoo soomalinimo ka hadlaya laguma arko Anagu soomaliba nahy nio💪
@cigaalyare8114
@cigaalyare8114 12 дней назад
Adaba hada kadaran masaarida jaahilka ee laga hadlayo....goormu Omar inshaar cid gooniya isku dhejiyey...waxbu falanqeeya e
@user-fv9eg5rz5c
@user-fv9eg5rz5c 12 дней назад
Adiga argtida ayaa dhica ka rarana ninkaan somaali saafi ah weye
@HudaOmar-rl8ms
@HudaOmar-rl8ms 12 дней назад
Muslinnimaa naga badan niyoo Wllo wxn nahay muslimka xortaa ee aan ahayn qowmiga No more cunsuriyad . Please idinku karoonaada waixii jahiliin ah
@abdifataahomar7665
@abdifataahomar7665 12 дней назад
Haa cumar waxbuu falanqeeya waana ninka an ugu daawashada badanahy dadka wax soo gudbiya waana nin an wax badan ka faa,idnay lkn fikirka carabta haa waa run aadbu ugu jan jeedha carabina waligood hagar daamo mooye waxba namay tarin muslinimo aya naga dhexaysa mooye dad waxkle wadaaga ma nihin
@cigaalyare8114
@cigaalyare8114 12 дней назад
@@abdifataahomar7665 ada moodey walaal shucuubta carabta in wanaagsan iyo in wuxunba wey leedahy ee haku khaldin dowladaha keligood Taliska ee hysta maskaxdoodu ha furaato cuqdadana kasaar qoomiyad dhan lama nici karo
@Nuurmaanka
@Nuurmaanka 12 дней назад
Ustaad Carabta Adiga nagu so dhisaya EE Fadlan kadaa buunbunita
@AbuuDhaar
@AbuuDhaar 12 дней назад
😂😂😂😂
@mohamedsomali2229
@mohamedsomali2229 12 дней назад
Horta in somali hadaan nahy aduunk nayasaan waxaa sabab u ah xaalkeena iyo madaxdeeena tuugsi ayaan aduunka ku wareerinayay aniga 18 sano ka hor markaan qurbaha imid aad u xanaaqi jiry lkn muda kadib markaan la dhaqmy carab african European waxan soo taabty xaqiiqda oo ah inaan nahay dad bahdilan dad sanad kasta tuugsada dad aan akhlaaqiyaad lahayn dad nacalad ku dhacdy oo is neceb dad aan raja lahayn , waa run in nala yaso , Masar sida ay u dhisanyihin iyo dhaqaalaha ay hsytaan 200 sano ma gaareyno sidaas oo ay tahay khayraadka aan haysano kaluun xoolo beero ma haystaan , aniga waxaan qabaa somaliyeey runta aan isu sheegno aan ogaano xaqiiqda inaan nahay dadka aduunka ugu sharfta liita markaas ayeynu dalkeena u kaceynaa shaly ugu dnbeysy raisalwasarha somalia ciraaq ayuu tegay isagoo tuugsanya shacabka ciraaq hadaad argto waxay ku qoreen walahi waad muraara dilaaceysa wxy leeyihin hana tuugsan ina gumeedyahow orod oo dalkaaga dhiso anagba xaalka nagu xunyhye ciraaq oo dhaqale la aan hayso ayuu tuugsi lasoo aaday , madaxda somalida waa cadowga 1aad ee nabahdilay wadanka tuugsi iyo dheleysi ayay rabaan in ay kuwadaan
@sakariyesakariye9312
@sakariyesakariye9312 12 дней назад
dad baa dhahaya masar waa wlalaheena carab dhan waaa maangaaab marka laga soo tago carabtiii hore
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 12 дней назад
Carab dad maaha sayidka baa inoo sheegay
@MohamedJawahiri-un2do
@MohamedJawahiri-un2do 12 дней назад
Masar carab maaha waa dadka la carabeyay asalkooda wa faraaciin iyo Israel jinsigooda runta afka carabiga lagu qasbay
@fiymamuse3650
@fiymamuse3650 12 дней назад
MHA waa carab so qaxdey​@@MohamedJawahiri-un2do
@mariyacali6541
@mariyacali6541 12 дней назад
​@@MohamedJawahiri-un2dosomalida ayaa faracin ah asalka ah
@AbdullahiAli-hf3dw
@AbdullahiAli-hf3dw 12 дней назад
​@@Ahmedali-gw7xmmaxuu dhahay marka
@sakariyesakariye9312
@sakariyesakariye9312 12 дней назад
Intaaa waxaa dheeeer masar mlhn xitaaa bank nternational ah sida amal bank iyo xawaalo kala duwan
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 12 дней назад
Ilaahay Somali ha mideeyo Waan aragnaa sida inoo arko 🇸🇴✌🏻
@Dugsiiye2002
@Dugsiiye2002 11 дней назад
Waxaan aad ugu farxay jawaabta aad siisay juhalada masaarida ah ee faalooyinka xuxxun u soo qoray wadankeena Sooomaaaaliya , inkastoon dhammaadka faalaada arki waayey hadda waan kugu hambalyeynayaa sida fiican ee dareen wadaniyadi ku dheehan tahay.
@sakariyesakariye9312
@sakariyesakariye9312 12 дней назад
💯 💯 wllhi anagaaaa ka internet fcn fiilada feybarka bishii waa 400$ halka anaga bishiii uu yhy 68$ qiyaas bal adigu midaaaa
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 12 дней назад
Omarow fadlan carab jacylka naga dhaaf walhi carabta waa nacay waliba marka aan xaqiqadoda arkay
@mansuurfaaraxsalaad1532
@mansuurfaaraxsalaad1532 12 дней назад
Maxaa la jeclada marka
@faarax1965
@faarax1965 12 дней назад
adiga cunsuriyadda qowminimada ah iska dhaaf nio
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 12 дней назад
​@@mansuurfaaraxsalaad1532 mrbeast buu jecelyahay mindhaa 😂😂
@GANEEYOFFICIAL1
@GANEEYOFFICIAL1 12 дней назад
​@@abu-ff8ws😂😂😂
@mohamedjibril-gk4vr
@mohamedjibril-gk4vr 12 дней назад
Adnah gaalada jacaylkooda nac😂
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d 12 дней назад
Ayagaa gaajo gaajo dhashey ah caqligooda dhan waa iney sidii dameerada wax udaaqaan uf
@UmmJacfar97
@UmmJacfar97 12 дней назад
Balaayada qalka weyn
@HaajiBariis
@HaajiBariis 12 дней назад
Ku sali rasuulka Muxamed SCW
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 12 дней назад
Scw scw scw ❤️
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 12 дней назад
Scw scw scw ❤️
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 12 дней назад
Masaarida waa dad cawaan ah hadane faqri markaas beey hada dad kale wax ka sheegayaan. Imaaraadka iyo sacudi carabiya baa dhulkooda iyo magaalooyinkooda iibsanaayo. Baahi darteed heeyso masaarida waa beec dalkooda
@MiskiCaabi
@MiskiCaabi 12 дней назад
💯💯💯
@sakariyesakariye9312
@sakariyesakariye9312 12 дней назад
Hadda ma masar baa anaga nacynayaa qofka jaahilka ee masriga hadduu shaqo tago maalinkii waxa uu helayaaa 3.8$ Amma kan soomali ee aan wax baran uu heleyo maalinkiii 12$ qiyaas bal sida ay noo cayaaa
@Gathok-td6zv
@Gathok-td6zv 12 дней назад
Soomaali qabyaalad ayaa dhibtay😢
@cabdirashidcabdirashid89-wo1tp
@cabdirashidcabdirashid89-wo1tp 12 дней назад
Omar inshar ❤ Best youtuber for ever
@ismael_561
@ismael_561 12 дней назад
Horta Maanta ma Ogaatey in si walba ood isku Carabayso ay ayaga Kuu arkan nin madow afrikan ah ooo Somali ah. Carab faido male. Lkn waxa ayaga ka Xun Somalida is Carabaysa ee adigu ka kow thy
@muniiroali
@muniiroali 12 дней назад
Asalkiisa ayuu ka faana asoo Arsenal tageerayo jabkan Wala sugaynay inay Ku dhacdo Qofkii Soo joog laga waayo saana sugeeso
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 12 дней назад
​@@muniiroali maxay😂
@haachannel8793
@haachannel8793 12 дней назад
​@@muniiroali asiga ayaad cadhow uaragtaa lkn xalane wa saxibadiin
@ashwaaqsayd7846
@ashwaaqsayd7846 12 дней назад
Carab maxaad ka taqana waa qawm dhan waa 20 dawladood ismaba yaqaanan shaam iyo yaman waa dad fiican lkn khaliij iyo masar munafaqin ba maamusha somaliba munafiqin iyo wax bilaa faa.ido ah way leeyihin mideeda kale soomali maxaaba cadow lagu noqda iyagaba axmaro qaybi isku qorqoraysa oo dhexdoda cadow isku ah
@amirabukar2913
@amirabukar2913 12 дней назад
@@ashwaaqsayd7846 Carab dhan wax isma dhamaan,Yementaa sheegeyso waa kuwii kufsan jiray dumarka somaliyed ragane beeraha ku falan jiray somalida markey tahribeyso, dadkas waxba kalama fiicno wllo
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 12 дней назад
Waa duni Muslinkii la isku mash quuliyay😮 Oo yagu is cunsuriyaanayaan
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 12 дней назад
Mahadsenid walal qof karaamo leh ayaad tahay guuleyso
@user-yj6zm6jq5u
@user-yj6zm6jq5u 12 дней назад
cumaroow arinta oo mid lamid ah yaan arkay oo masar caaya lkn yiri waxaad mooda in aad somaliya kunooshahay waana ujawaabay wuuna masaxay mana ogalaada in wadankeeyga iyo dadkeeyga lacaaya .
@abdikadirhassan7124
@abdikadirhassan7124 12 дней назад
Waa kutageraa walhi mudane
@engalibashirofficial8133
@engalibashirofficial8133 12 дней назад
Ilaahay muslimiinta ha mideeyo walal hore u soco
@HudaOmar-rl8ms
@HudaOmar-rl8ms 12 дней назад
Alleylehe muuqaalkii darraad ku dami kan. Soomaliyey waxaan rajaynayaa inaa ka badbadan cunsurinimada❤
@haajimubko
@haajimubko 12 дней назад
Carab caabudkii weeynaay mr ogaansho waanku salaamay sxb
@user-nh8um9np9r
@user-nh8um9np9r 12 дней назад
ALLAAH oo kaliya ayaa lacaabudaa ee xishoo walaal waxkasta haku hadlinee
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 12 дней назад
😂😂😂 maxaa qadee marka
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 12 дней назад
Waxaa soo qoraysid ma iska hubisay mise waa kula soo kuftay un meesha, Cid aan ilahay ahayn malaha adaa caabuda, markaasaad mooday in dadku sidaadoo kale ay yihiin miyaa 😂
@BOQOLSOON-2
@BOQOLSOON-2 12 дней назад
illahey ka cabso nio Qof muslina waxaas ookale loo lama imaadee
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 12 дней назад
😂😂😂kadaa
@MaxaadhacayRunsheeg
@MaxaadhacayRunsheeg 12 дней назад
الله يحفظك ❤ استاذ عمر
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 12 дней назад
Omaroow waxwlba si dhexdhexad ah uga hadal Anigu runti waan kula yabaa marka aad ka hadleso carabta iyo marka aad ka hadleso wadamada kale isku si ugama hadasho Marwalba carbta u jerjertaa Muslim nimadu ha naga dhaxeeso
@wargeesmedia9971
@wargeesmedia9971 12 дней назад
Xaqiiqda way xanuun kulu shahy Carabta qof liita ayuu kuu arkaan Fikrada ay kuuhaystaan hadii uu kuu sheegayo ma khalad ayaa ku jaban Muslim waanahy Lkn mxy walalahood ucaawin waayeen bilooyinka dagaalka ku socdo
@abdisalaamtaatiko4372
@abdisalaamtaatiko4372 12 дней назад
Waxaa moday inuu ku qaato faafinta adonsiga maskaxeed ee arabta ku adonsanayso somalida
@abdiqaniaxmed1904
@abdiqaniaxmed1904 12 дней назад
masar carab maahan miya
@user-ev1uy7qd8v
@user-ev1uy7qd8v 12 дней назад
Wllo run bukashegayaa adunkay kunecebyihiin carabtoo dhan waka ay ka qaylyaan marka shidalka somaliya laso hadal qodo walhi horomar inad gadho maogola sis wuxu kuhadlayay wadigi arkayay madaxwayneheno ag tagan xaa ixtiramiwayay madaxwaynaha wll an is dhisno khayrad badan ban haysanaye
@Mufti-maal
@Mufti-maal 12 дней назад
Aado weyn sxb wixii muslimnimada ka baxsan yeeli mayno,sidookale marna ma qaadanayno san dulayn iyo bahdil soomaalida ma ahan qabiil carab ka mid ah ,dadka sheeganaya in isirkoodu carab yahay ha ogaadaan in magac xumo iyo dad adoon u ahaan jiray carab in umada soomaaliyeed loo arki doono kun mar ka fiirsada waxyaabaha aad meelaha kusoo qoreysan dhalinyaro
@cabdisamadcsamad1778
@cabdisamadcsamad1778 12 дней назад
Massar waa lagu yaacay 😂😊
@CabdinuuribdiyowBarre
@CabdinuuribdiyowBarre 12 дней назад
لشيخ عمر جزاك الله خيرا وبارك فيك
@maleshad1
@maleshad1 12 дней назад
Jazakallah kheir
@haredmedia1494
@haredmedia1494 12 дней назад
xuluul muuqaal inooga soo diyaari ustaad
@78781977
@78781977 6 дней назад
ASC Walsall Cumar waan dareensanahay qiiradaada lakin ogow madaxweynaha SOMALIA ayaa isagoo Siisi la tagaan tuugsanaayay kaalmo, لله يا محصنين شعبنا جوعان والله
@FuaadCabdi-ti7zq
@FuaadCabdi-ti7zq 12 дней назад
Masha allah cumar inshar mawduuc qiimo badan❤
@siyaasigaaasan
@siyaasigaaasan 12 дней назад
الله يا بارك
@JiiJiile-to9dw
@JiiJiile-to9dw 12 дней назад
@MaanDeeq-ys3ls
@MaanDeeq-ys3ls 12 дней назад
❤❤❤❤❤❤
@CabdiBani
@CabdiBani 9 дней назад
Asc waayaab maagida
@juuwaryele
@juuwaryele 12 дней назад
Wlhi shakhsiga soomaliga ah waad xur ah oo ilbax ah kan baadiyah fog jooga ah xaataa aqoonto leyihiin shucbata ilbaxnimida sheegta
@user-zm1vb2cb9g
@user-zm1vb2cb9g 12 дней назад
Asc walaalayaal khalad Uma arko Arab ama ajnabi inuu bahdilo inta dadkeeyga & dalkeeyga dhexdiisa la igu baxdilaayo.
@RidwaMohamed
@RidwaMohamed 12 дней назад
Mnsha alh runtad u sheegtay shukran walalkeen omar ❤
@danielpubg5769
@danielpubg5769 11 дней назад
Magaalada Boorama waxaanu ka wada shaqynaa geerash niman masaari ah, mid baa ukun samaystay dabaded midkale ba ka cunay ukunti dhagax moolbu u istaartay isagoo isleh madaxa ka jar buu aniga ilaahay ii bixiyay. Waa niman bakhyl ah oo sumuni aad isku diidaysan baahida haysa waan layaaba
@aliahmedsheikhdoon1129
@aliahmedsheikhdoon1129 12 дней назад
wax Badan ayaan kaa faidaa wll waad mahad santahay Allaha ku xifdiyo
@abdimalikali
@abdimalikali 12 дней назад
Allah akbar kusaliya nabiga scw
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 12 дней назад
Yaman ayaa ka daran Masar Walhi carab somali dad uma arkaan Fadlan carab jacylka naga dhaaf?
@abdinaasirmohamud943
@abdinaasirmohamud943 12 дней назад
Yamamiyiintu waa dad sharaf leh fadhiga kaaga kacaya hadaa soomali tahy
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 12 дней назад
Yemen oo noqotay wadanka aduunka ugu macluusha badan miyaa soomaaliya wax ka sheegeyso waa aduunyo aabaheed wastay
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 12 дней назад
@@abdinaasirmohamud943 sharaftooda ha haystaan dalka. Ugu xun ee. Soomaali u qaxday waa. Yeman. Oo markay kugu arkaan riyaalaad. Ku oranaya. Min ayna lak wantasoomaali
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 12 дней назад
@@abdinaasirmohamud943 markaasi waa marka ay dan ka arkaan Lakin dalkoda tag tvyadooda so daawo Walahi adaa haba?
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 12 дней назад
@@Ahmedali-gw7xm jasiirada soctra ayey awood naga hestaan?
@Fatma_932
@Fatma_932 12 дней назад
Somalidu waxay raban karaamo aanay lahayn in la siiyo aduunka manta qofki an is mujin cidna muujin mayso somalidiina rer hebel bay ku maqan yihin marka calamka kle mxy naga baranayan an ka ahayn dagaalada an malin walba iskula jirno taariikh kale ma lihin aan ahayn bari baa cid sadaqo siin jirnay carabta la haystayasha ah iyo rer galbeedkaas xun toona karaamo nooma hayaan waxa kaliya ay nagu aqoonsan karaana waa dawarsi
@yusufamiin76
@yusufamiin76 12 дней назад
Xaqiiqada ayaa sheegtay annaga ayaa dawarsano aduunka ugu markaa waxay naga arkaan ayay sheegayaan
@amirabukar2913
@amirabukar2913 12 дней назад
Waa runtaa abaayo
@mohamedjibril-gk4vr
@mohamedjibril-gk4vr 12 дней назад
Mahadsanid ustaad❤
@Ogsoor
@Ogsoor 12 дней назад
Thanks mudane omar❤❤❤
@user-yj6zm6jq5u
@user-yj6zm6jq5u 12 дней назад
heerka anaga yaa is gaarsiinay .
@bilanaxmed5794
@bilanaxmed5794 12 дней назад
Dadka masriga anaga ku dhex nool wana dad dantooda yaqaan wxba soo kordhin mayso wadan hebel iyo xaaladisa inay bartaan nabad bayna haystaan anaga wxkasta iyo xuduud kasta baranay wxan ka dhaxalnayna waad aragta
@hassannur4009
@hassannur4009 12 дней назад
Cumar ajar allaha kaa siiyo howsha aad wado.❤
@kingyaasin8580
@kingyaasin8580 12 дней назад
Sxb carabtan wax ixtiram oo noo hayan majiro ee naga dhaga dhaf cadowga oo ugu way somali waa carabta😂
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 12 дней назад
Carab ma ahee waa qabiil beerida aan dabargoayn
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 12 дней назад
Hadey carab eey ficanyihin waxeey gukaci lahaayen madaxododa dabaldhilifka u ah isreal😂😂
@user-yk3cj6uq7j
@user-yk3cj6uq7j 12 дней назад
Allaha ku xafido wll ❤
@AxmadSaadiq
@AxmadSaadiq 12 дней назад
Allow midee umada muslimiinta oo dhan
@Zbeeralpha
@Zbeeralpha 12 дней назад
SXP wa ku salamy mesha masar jaamacad ayaan ka dhigtaa ,marka u jedadeyda waa maadoyinka laqaato marka laga soo tago kuwa cilmiga baranesid Quseeyo sida waxay ugu hadlan wadanka dhaxdis iyo inta gobol iyo dagmoyin ay leeyin population waa sidii dad waxii labarilahaa la koobayy madoyinkan aa ku sheegayo oo masar ku saab san waa madoyinka ugu liidano sababto ah ilmaha masarida heer iskuul ila heer jamacad logyu celceliya. wadankygi hadu nabad iyo wax barasho la hubo taali laheed masaari iyo gobaladooda iyo inta dalag usoo godo ina xifdiyo ma dhacen anoo og in wadankeygi aan beero iyo dhaqaalo lo barbardhigin wadan kale afrika iska dhaafe salaam.......
@user-qr1uk2jm8d
@user-qr1uk2jm8d 12 дней назад
Waad mahadsanatahay walaal cumar
@user-yj6zm6jq5u
@user-yj6zm6jq5u 12 дней назад
Hadalkaaga waa run lkn anaga dhulka aan iska qaadna .
@mustafecabdirashiid8094
@mustafecabdirashiid8094 12 дней назад
Adoo mahadsan zxp Gaagaabi muuqalada
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 12 дней назад
Noo dheeree dheh
@xasansalad7014
@xasansalad7014 15 часов назад
Anaga rabno muuqal dheer adu 2x kadhigo maxa kudhibaa mrka😅
@ashamohamed689
@ashamohamed689 12 дней назад
Man shaa Allah walaalkay ilaahay ha ku xifdiyo
@user-cz9ej3um5m
@user-cz9ej3um5m 12 дней назад
Thanks wll omar
@hamzaaboubakar8116
@hamzaaboubakar8116 12 дней назад
Nasab nasab dhalay baatahay Ustaad Insharow aduuntas uu SiiSii uu leeyahay bowe naga dhici ❤
@xamsetoni7352
@xamsetoni7352 12 дней назад
Somalida iyaguba waxy isu maleeyan iyo xaqiiqda is mlaha😂
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 8 дней назад
Waa sax.
@Cabdixakiimmuusecige7
@Cabdixakiimmuusecige7 12 дней назад
IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 12 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Cabdixakiimmuusecige7
@Cabdixakiimmuusecige7 12 дней назад
@@faliswarsame3327 Mahadsanid Walaal Allah Haku Sharfo
@TheOnlyAndOddPath
@TheOnlyAndOddPath 2 дня назад
8:37 savage atahy walal😂😂
@majray6357
@majray6357 11 дней назад
Qof Somali oo Masaarida iga yaqaan malaha kulahaa??? Dadaka Masar dagan ayaa kaa yaqaan especially ciyaalka iyagoo yar halkaa la geeyay oo ka wax soo bartay! Cumuuman Rabbii yajziika Khayra for your response to those ignorant people!
@abdirahmancamey4645
@abdirahmancamey4645 12 дней назад
Mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤
@user-if7mn4gw5f
@user-if7mn4gw5f 12 дней назад
Ogaansho waxan ka codsan Kilibkayada soo gaabi 10 daqiqo yanu ka badan sii wax lo fahmo hadalka dhaadheer micno kuma jiro
@MarashowAbdull
@MarashowAbdull 10 дней назад
Anaga rabnaa clipyadda dhadheer. Sorry
@ruunmoh
@ruunmoh 12 дней назад
Carabta dhan aaminsan in saxaro nahay masar kaligeed maahn
@abdirahmanirday9753
@abdirahmanirday9753 12 дней назад
Mahadsanid wll inaan dhulkeena jeclaano ayaa wcn
@adan053salah7
@adan053salah7 12 дней назад
Sualahii ugu yaabka badna ama ugu qaabta darnaa ee somaliya kusaabsan waxa iweeydiiyay Wa dad carab ah halka dadka kale ee German ama yurubiyaanka kale ah waxay kuweeydinayaan soalo xoga Caadi ah .wana waxan layaabay
@cabdoocismaansaalax8883
@cabdoocismaansaalax8883 12 дней назад
Waa juhalo qaylo wayn
@sakariyesakariye9312
@sakariyesakariye9312 12 дней назад
Switzerland 🇨🇭 🇨🇭 astaanta nabadda
@Ahmedabdilnasir
@Ahmedabdilnasir 12 дней назад
Red cross ❌ waa astaanta Kiristanka marka gaal bathy ban umalayn
@poom5180
@poom5180 12 дней назад
Saudi Arabia ayaan joogaa bilkasto 50 dollar ayaan kushubtaa internedka waana daciif saa id ah somaalia 20 dollar bishi kugu filan wowna kafiicanyahay kan saudiga
@user-fv9eg5rz5c
@user-fv9eg5rz5c 12 дней назад
Yaa rabi dhiba ayaa ku haysta 27 dollar ayaa bishadhan ayaa nagu filan
@sakariyesakariye9312
@sakariyesakariye9312 12 дней назад
Muxuuba. Waxbartaaaa nolosha ayuu ladaala dhacayaaaa
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 12 дней назад
Ilaa hadda ma fahmin Sbbta Dadka Kale Wxy kaa aaminsanyihin Wax ugasoo qaadaan
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 10 дней назад
Boos ugama banaano qalbigayga nacayb aan u qaado wll Muslim ah dalkuu rabo ha joogo ee Allaha ayagana garadsiiyo qiimaha wllnimo
@MascuudIsse-rw6td
@MascuudIsse-rw6td 12 дней назад
Salaada ilaali wll😢😢
@user-bm8xi6bo9t
@user-bm8xi6bo9t 12 дней назад
Hye bro thanka ❤🎉
Далее
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
Просмотров 69 тыс.
Wait for it 😇
00:45
Просмотров 6 млн
ВИРУСНЫЕ ВИДЕО / Бекон 😅
00:31
Просмотров 204 тыс.
Mawaaqif Geesi Nimo Leh , Hogaamiya yaal Afrikaan Ah .
14:01