Тёмный

KALSONIDA 

Hamda Home Decor
Подписаться 114 тыс.
Просмотров 49 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 393   
@redbatff7331
@redbatff7331 11 месяцев назад
Thank you our sister all your videos very educational much appreciated
@sucaado24
@sucaado24 2 года назад
Dad waxaa arkay dhahaayo heblaayo waa gaajo gurigeeda cuno ma taal lkn qofka saas dhahaayo isla asigaa saas eh wlhi waa xaqiiq aan arkay waa maseyr kalsoonidaro iyo inaa waxba leesla quurin xasad 😌🤩
@fartunwarsame8618
@fartunwarsame8618 2 года назад
maasha alaah sis you’re on a point I wish all the girls including me to stay healthy physically and mentally
@simancadey3235
@simancadey3235 Год назад
Amin amin amin amin amin
@hoorulain5527
@hoorulain5527 2 года назад
Mashaallah HAMDI me and u are the same.wallahi I love sharing my ideas to my family and friends.it gives me joy.Alhamdulillah
@fatmamursal1244
@fatmamursal1244 2 года назад
Abaayo aadban uga Faraxsanahy inaad mindset kaas aad leedahy oo Somalina nala tahy 💖 Keep it up sis ☺️
@nastehoomar5231
@nastehoomar5231 2 года назад
Abayo masha allah ilaheey aqliga iyo xikmada haku siyadsho kusoo dar ilmahena sidaa ubarno inee isku kalsonadaan oo dadkaaas cml noga noqon Insha allah
@kaligeedtashato3994
@kaligeedtashato3994 2 года назад
Saxiix✅🤣 kalsoni daro😕💔😔😭😭😭💔 ina is dila 10 Mara damcay 24 jira ahay😕😣
@wiiloguleed3267
@wiiloguleed3267 2 года назад
MashaAllah abayo horay usoco ha u joojin dadkaas ee waxaan kaa sugaynaa part 2 Kalsoonida kasoo hadal hooyo qurbaha joogta oo kalsooni leh Waa hooyo karti leg ❤️
@Soodhawowsamia
@Soodhawowsamia 2 года назад
Mashallah qodobo aad muhiim u ah ayaad taabatay walaashay, Khayr Allah haku siiyo! ❤️
@salmamuse9298
@salmamuse9298 Год назад
Waxyalaha nafta ku sabsan nosobadi Abyo dadka isla Hadla noso Gali byo ❤❤❤❤❤
@hamdiali7921
@hamdiali7921 Год назад
Masha allah wax bdn ayaan kabartay mahasanid
@istaahilmaxamed4641
@istaahilmaxamed4641 Год назад
Mansh allah
@bisharoxaayow1036
@bisharoxaayow1036 2 года назад
Sax kheyr alaha ku siiya waa jeclahay saa nolalashaada u qurxisey iyogurigaaga xasatka alaha ka xijaabo waa wada rati fadhiida mansha alha noloshaada quruda badan
@NiMciShGril
@NiMciShGril 9 месяцев назад
MashAllh
@Akp83366
@Akp83366 2 года назад
Masha Allah Run ayaad ka hadashay sida ay uga bixi karaan ka soo hadal guul Wacan Abaayo
@abdullahimohamed1923
@abdullahimohamed1923 Год назад
Mansha alah walashey cajib Aya tahay
@museruqiyo2437
@museruqiyo2437 2 года назад
Masha Allaaha jisakalaah qeer. Haa waa ruunta Waa kudaaleen.
@sacdiyasiciid1922
@sacdiyasiciid1922 2 года назад
Abayo camer iska tosi sharafey❤
@ashaabdi4216
@ashaabdi4216 Месяц назад
MashAllah waa run taa
@queennajax2444
@queennajax2444 Год назад
My qurux😢
@nimaojama488
@nimaojama488 2 года назад
Mashallah sis Jazkumallah khaire. Totally agree with you 🤔
@tialaomar3270
@tialaomar3270 Год назад
صح كلامك والله
@Reema-xv3ds
@Reema-xv3ds 2 года назад
‏ما شاء الله صحيح جزاك الله خير👏🏾👏🏾❤️🥰
@ruweydaahmed7539
@ruweydaahmed7539 Год назад
M.a abyo mcn inoo soo badi sida nafta loo hormarsiiyo🥰🥰
@ummid732
@ummid732 11 месяцев назад
Mahadsanid huuno waa cajiib iyo waa wax layaabo. Aniga oo qurbaha ko korey waxaa laqabsani waaye dhaqamahaas inta badan bulshada somalida ku arko. Sabab bey u noqotey inaa ka fogaado bulshada soomaalida oo ajaanibta saaxiiba ka dhigto. Walaalayaal saas a iska badalno. Dad fara badan baa aqaana qurbaha ku korey oo somalida neceb dhaqamahaas daraadoodna dhex gelin
@asmamohamed5333
@asmamohamed5333 Год назад
Qali wlhy waxbadan ayaan ka fa iday wan kujclhy wyo wlshay o waxbadan isheegtay ayad thy alle haku siyadiyo farxadad iyo cimrigag qali badaney
@maryamcabdirisaaq4411
@maryamcabdirisaaq4411 2 года назад
Msha allh abyo qali wadku mahadsnthy codsigeeni aad noo tixgalisay part 2 kusoo dar mcnto kadibna sida kalsoonida naftada loo dhiso kaso hadal qaali allh haku xiftiyo❤❤❤
@MarwaMuxumed-ik2kw
@MarwaMuxumed-ik2kw Год назад
Hamda qurux wanaag thanks 😊 mcnto
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 2 года назад
Xamdi qurux 3days kahoraa kugusoo biiray wlhi vidow10mnth kahor ban like wada saray m.alah wall jiro from muqdisho magaldena lkn mcnto hdlkaga hawenka qurbuhu ubadanyhy
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Qalbi hawenka wadanki weli waa cafimaad qabaa dalkoda ayey jogaan. Rahmaad badan heysaan ayey heystaan walhi. Lkin waan idinko soo daraa barnamijyada gabal
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 2 года назад
@@yuuuuga1 alx intaan hesano lkn melo badana adinkaa lagudhamo nimca walba nusqaneey ledahay Hana ogado lee IGA ahed Ina mesha buuxno mhdsnid mcnto 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@rpqueen2829
@rpqueen2829 2 года назад
Masha allha beautiful talk 🤩 woww
@hodanabdillahimohamed4678
@hodanabdillahimohamed4678 Год назад
Mnsha allaah hore u soco xbbti waxa badan ayaan ka bartay
@nasrahamud6527
@nasrahamud6527 2 года назад
Horay uso xamdi xikmad msha alah
@relax-tc4vv
@relax-tc4vv 2 года назад
Hooyo yar oo hooyinimada ku cusubtahay ayaan ahay wlh waxa aan kaa faaido lama soo koobi karo ajarkeed allah ku siiyo
@maryanmustafe8295
@maryanmustafe8295 Год назад
Allahuma barik alle firfircoonida iyo kalsoonida ba kaama qaado❤️
@qamarcantoob2965
@qamarcantoob2965 Год назад
Mnsh allh allow kubarakeey🥰
@samirogalayr395
@samirogalayr395 2 года назад
Masha Allah abyo wankugucusbahay wankahelay keep going
@raxmacail
@raxmacail 2 года назад
MaanshaAllah xabiibti jazaakiAllahu khayran hore u soco
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 2 года назад
Masha allaah illahay haku barakeeyo
@nastexokhalid9439
@nastexokhalid9439 2 года назад
Xamdi wa run waxa ad so shegtay o dhan teda kale wax wanagsan Hadii an so gato ama an barto asxabteyda waxa jeclahay ina la wadago video gaga waxan ka faiday Thnks
@faizaegail
@faizaegail 2 года назад
Asc abaayo jazakallah kheyr Wad ku mahadsan tahay sida no Dhiira kalinesid shukran ❤️
@farhiaabdi9796
@farhiaabdi9796 Год назад
Abayo waa ku tageraa
@kifaxyuusuf5201
@kifaxyuusuf5201 Год назад
Gabdha kliye ku xidhnayy misna tladeda qado wlshy Alle hku xfido aduun ,aakhiroba
@malyunisman3165
@malyunisman3165 2 года назад
Alaahuma baarik huuno
@jamilaali1942
@jamilaali1942 Год назад
Masha allah abyo mcn ilahey Haku xafido
@najaxaadan5190
@najaxaadan5190 2 года назад
Masha alah abyo ilahyee ku xifdo 💯❤️❤️
@umusumaya9350
@umusumaya9350 2 года назад
Jazaki Allahu khayran xbbt ka so hadal fahfahinta kalsonida
@taslinadid3307
@taslinadid3307 2 года назад
Qof RU-vid u baa yahay batahay wlh strong and smart lady 👍👍👍❤️❤️❤️
@faadumosalaad9996
@faadumosalaad9996 Год назад
Xamdi wllshy ruun ayaa kahadashay alle ku xifdiiyo amin
@asmahappy8896
@asmahappy8896 Год назад
illahow aamiin
@hodish128
@hodish128 Год назад
Hhhh 😀😀😀😀😂😂😂😂😂😂 wllhi isha karide
@ashaabdi4216
@ashaabdi4216 Месяц назад
MashAllah sister waa run
@samiiracabdishakuur4588
@samiiracabdishakuur4588 2 года назад
Hamda qaar Marka Alaabta Hadaa kahesho ood waydiiso Way kuwalayaa Meelkalay kusheegayaan
@muslimah6785
@muslimah6785 2 года назад
mahadsanid abaayo
@maryamsharif900
@maryamsharif900 2 года назад
Good advice maasha Allah
@idilciiro8156
@idilciiro8156 Год назад
Thnks manta waxa badan baan ka faiday ❤
@hoodoali6436
@hoodoali6436 2 года назад
Mansha alla xabibti good advice
@fardowsamohamedmuse2579
@fardowsamohamedmuse2579 2 года назад
Maasha Allah illaahey caqliga hakuu barakeeyo
@shuuriyeliibaan9268
@shuuriyeliibaan9268 2 года назад
Masha allah hore usoco guul iyo gobanimo wlashey qaali
@khaalidahmednur2067
@khaalidahmednur2067 Год назад
Mansha allah wll shay allah hakuxiftiyo waan kahelay wanadada xaqiiq baad kahadashay
@raaxoaxmad5914
@raaxoaxmad5914 Год назад
Masha allah abayo mahadsanid
@nestehamohame
@nestehamohame 2 года назад
Masha alaah wa ku wata xabibti anigo video comments ka bixeyey hadladaad wa cadyihiin from USA 🇺🇸 an ka dawanaya we love you 😍 much jizkumlahu qeyera
@umuabbashass2188
@umuabbashass2188 2 года назад
Waa kuu taageera ukhti . Hadal cajiib aad tirahdey gabdhaha hormarka gaarey iney caawiyaan gabdhaha caajiska haya oo aysan xaasidin . Guul aduunyo iyo akhiro kuu rajeeynayaa.
@faysasiciid847
@faysasiciid847 2 года назад
waa run wll thnks
@sacdiyoahmed3673
@sacdiyoahmed3673 2 года назад
Mansha alah marwo horay usoco😍
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 Год назад
Wlhi xamdi waaan kugu racsanahy inta aad manta ka dhawajisay dhiri galiso ❤❤❤❤
@vabem_x2060
@vabem_x2060 2 года назад
Mansha allah ilahay ha ku xafido
@fardowsomohamed910
@fardowsomohamed910 2 года назад
Masha allah abayo kaso hadal hormarka dumarka strong 💪women's
@sahraahmed8134
@sahraahmed8134 2 года назад
Abayo wax
@hodoharir4596
@hodoharir4596 2 года назад
Mashalah wlhi xbbti wax jiraa kahadshay alleh caqliga hakuu bareekayo
@XamdidaahirXasan-up2fx
@XamdidaahirXasan-up2fx 10 месяцев назад
Samiyeey wax.badan.aafaaiidnay
@safyaadamabi1360
@safyaadamabi1360 2 года назад
Keep going 💪 👍
@fardowsofardowso6540
@fardowsofardowso6540 2 года назад
Mansha allh shukran xabiibti
@SHAMSAMirre-iz9wi
@SHAMSAMirre-iz9wi Год назад
masha Allah abayo dhiragaliso
@nimaomohamed8294
@nimaomohamed8294 2 года назад
mansha allah go forward gabdha qiimo badan baad th hadalo sax baad sheegtaa badnaa wllo
@kifaxyuusuf5201
@kifaxyuusuf5201 5 месяцев назад
Thank you hamdayy wll qodobadad ka hadashayba waa kuwo jira Lkn sidee loo sixi lahaa weeye jawbtu Kasoo hadl insha allah 😊
@nimcocali8414
@nimcocali8414 2 года назад
mahadsnid
@ilwadquxurilwadqurux184
@ilwadquxurilwadqurux184 2 года назад
Masha allah alle haku xiftiyo abyo
@Amiraahmed825
@Amiraahmed825 Год назад
Masha Allah abyo ilhy haku xafdo 🤲❤️
@kadrali2893
@kadrali2893 Год назад
Mashaa Allh qaali
@AyaanCilmi
@AyaanCilmi 10 месяцев назад
Asc wllo muddo ayaan kugu xidhanahay ilaahay haku barakeeyo daacidnamadaada aad nala jeceshahay wannaagga iyo horumarka Waanada naftaa ubaahan Waxaa layiri nin wax kusiiya waxbadan baad aragtaa nin wax kuu sheegana waxyarbaad aragtaa Good job
@nasriin32channel90
@nasriin32channel90 2 года назад
Masha alllha xabibti alllha ku xafida
@umuibrahim7079
@umuibrahim7079 2 года назад
Masha allaah Waa mowduuc Fiican Shukran
@iqromoxamuud7641
@iqromoxamuud7641 2 года назад
M.a abaaye mcn t
@nasranasiih5372
@nasranasiih5372 Год назад
M.a
@ciwadahashi6661
@ciwadahashi6661 Год назад
Mashalaha Alle haku barakeeyo sharafeeey 😍👸
@adnaomer3016
@adnaomer3016 Год назад
Waxan ku farxasanhye inan kuso biro mslh guushi iyo dhirigalintii oo qofa
@amalcali2134
@amalcali2134 2 года назад
Abaayo waaa kugu cusub waa kaheley muduuyada
@naimaanur.2228
@naimaanur.2228 2 года назад
Maansha alaah calayk alle haku xafido adoo miidhan yaa gabdhaha noo ga dhigo adoo kalena ale ha noo badiyo intaan wax aqoon wax u faaideya run ahaantii maantaan arkay chanelkaada aad buuna isoo jiitey waaana kula socin dooonaa insha alaah waan ku baahanahay run ahaanti
@sahrahassanali9340
@sahrahassanali9340 Год назад
Xaqiiqa wllhi❤
@UmuAyub-qd6yw
@UmuAyub-qd6yw 2 года назад
Masha allah abayo allahaa ku barakeyo mahadsanid abayo waa sax waxaad shegto dhan inta xun allaha cafiyo inta wanagsana allaha dhawro
@ubaxbille1889
@ubaxbille1889 Год назад
good sis🤩
@farxiyaismail4699
@farxiyaismail4699 2 года назад
Hore u soco wlo❤️❤️
@aliyahbeauty6547
@aliyahbeauty6547 Год назад
Thanks sis🤩
@munasharaf5602
@munasharaf5602 2 года назад
Mashlllh wllo gbdha geesiyda ah baan thy mshlllah
@faadumomxmedfaadumomxmed53
@faadumomxmedfaadumomxmed53 2 года назад
Maasha allaah mcnto
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 2 года назад
ماشاءالله تبارك الرحمن حبيبتي Thank u 🙏
@zuzuali1507
@zuzuali1507 2 года назад
Masha Allah waa wax fiican diyaar
@umuraaqib3313
@umuraaqib3313 2 года назад
Masha Allah 👍
@xamdimaxamuud1854
@xamdimaxamuud1854 Год назад
Mnsha allah
@umuibrahim7079
@umuibrahim7079 2 года назад
Waa fakar Fiican abayo
Далее
KALSONIDA PART 2
19:50
Просмотров 23 тыс.
KALA KORINTA CARURTA
20:52
Просмотров 29 тыс.
Обменялись песнями с POLI
00:18
Просмотров 956 тыс.
这位大哥以后恐怕都不敢再插队了吧…
00:16
BUUQA NOLASHA IYO. HADAF LA AANTA MAXA KENA .
16:52
Просмотров 28 тыс.
BARNAMIJKA DHAQALAHA 😍🥰
20:19
Просмотров 62 тыс.
HOOYO NAFTADA DARYEEL.
23:07
Просмотров 20 тыс.
CODGISI DADKA . HOYADA GULEYSAN KARTA PRT 2
25:03
Просмотров 43 тыс.
. CONTROLKA NAFTADA SIDE U HEYN KARTA . (DHIRIGALIN)
14:01
ISFAHANKA LAMAANAHA PART 1
14:03
Просмотров 65 тыс.