Тёмный

KULANKA FIRDHIYE IYO GEELE, MAXAA LAGAA QARIYAY, IGAD OO KASHIFTAY ARIN XASAASI AH 

Aftahan Production
Подписаться 266 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 216   
@user-cz8su6xm5n
@user-cz8su6xm5n 12 дней назад
I am from djiboutii cisse tribe i love my brothers and sisters from scc. Wllo geele waa cansarka somaliyeed iska jiiraa. Anaga reer djiboutii caajoo iyo bilaa biyo buuu naguu xaakumeey. Yesterday he was kiliing scc and today he is Pretending, as long as scc avoid mafia teams geele you will succeed. In sha alah anaga reer djboutii dhowaan waan iska horeeyneyna
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 12 дней назад
Ma shaaAllah adbad u mahadsanthy walal idinkana illah ha naga dulqado ninka dhigyacanka ah e dicte taga ah
@user-cz8su6xm5n
@user-cz8su6xm5n 11 дней назад
@@abdullahiabdi1332 amiin wllo dhowaan his time is tikking
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 12 дней назад
ssc khaatumo guul iyo gobonimo daraawiista barakeysan ciidan iyo shacab iyo maamulba
@abdirashidshikh3205
@abdirashidshikh3205 12 дней назад
Waa siyaasi saqiiray. Firdhiye xilka qaadis halagu sameeyo
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz 12 дней назад
RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh ❤
@khadarali9655
@khadarali9655 12 дней назад
Masha Allah ❤️
@Gudbiye1
@Gudbiye1 12 дней назад
Maansha Allah 👍 Guul iyo gobonimo reer SSC guulaysta in shaa Allah amiin amiin amiin yaa rabi ♥️
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 12 дней назад
Firdhiye muxuu ka doney ciil walaal cil kii SSC dhameyey sow mAhan firdhiye waa doqon ee iska qabta yaan la sii dayn maxabista doqonka🥺🥺🥺
@cqaadirmaxamed3492
@cqaadirmaxamed3492 12 дней назад
Cidina sii dayn mayso go'aanka maxaabiista firdhiye kama godo ee warbaysan. Hayn. Jabuuti ha iska nasato walaan waxbaba lagaga qaadayn
@JsheEhehej
@JsheEhehej 12 дней назад
Waxuubah.iskadhigay.ismacil.jabuti.inuuh.yahay.madaxweynih.afrika.utalinayey.walah.aqon.umalah Rer.ssc.iyo.khatumabah Guul.iyo.gobaniman.idin.rajaynayah.rer.khatumah.inshah.alaah.wad. Guleysan.dontan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@JsheEhehej
@JsheEhehej 12 дней назад
Bah.yab.ismacil.nin.mal.iskah.marayah.buh.kudhagayah..manah.ogoh.waxa.kadabayah.firdhiyah Markah.isgoh.nabad.khabah.rabigay.hasosaroh.jabitih.firdhiyah Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 12 дней назад
​@@cqaadirmaxamed3492waar hadaydaan sii dayn dee idiinba ragbaa idiinka maqaan niinkastana gurigiisi uun baa laga tebayaaye dee inoo wada bal halkay ku dhamaato
@sahroali1196
@sahroali1196 12 дней назад
Inuu.aado.looma.baaheen Firdhiya.muxu.kadoonay
@amalhassan7383
@amalhassan7383 12 дней назад
Masha Allah guul ssck alhamdullilallah ❤❤❤❤❤❤❤
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 12 дней назад
War maxabiista cadowga soomali diidka dadkii ay xasuqdeen Aya haysta wlhi la sii dayn maayo taas Niyada haka saaran shurun shuur samale 😮😮😮😮😮
@snw9257
@snw9257 12 дней назад
Asc Cabdulaahi wadani waxkasta hakula heshiye fiirdhiye Illahay haka badbaadiyo dhagarta abriska isago nabad qaba Allah soocelyo
@AbdixamiidMaxamud
@AbdixamiidMaxamud 12 дней назад
GUUUL SSC Khaatumo 💪🦁🦁✌
@ashaabdi9314
@ashaabdi9314 12 дней назад
mahad sanid wll inaad wanag nalajeceshahay waan ognaay❤❤❤❤❤❤
@AbdiqaniAbdi-g7k
@AbdiqaniAbdi-g7k 11 дней назад
Mahadsanid Mr balwaan runtaadsheegtay waanuna kuguraacnay hadaanu nahay shacabka SSC KHAATUMO
@Man19699
@Man19699 12 дней назад
Firdhiye noolaanmaayo haduu gacan ku dhiiglayaashii dadkayaga xasuuqay ogolaado.Waa run,waxaa laga yaabaa inuu is leeyahay ilaahoow yaa maruun kaa saara meel baasta !!
@seed3966
@seed3966 12 дней назад
Asc🫵🫵🫵. Wallaahi wan ka xumahay safarka Djibouti balse SSC waa dowlad xugumadii/ fulintii/ golaha shacabka/ firdhiye caado qaate maah 🦻allaah haka nabad geliyo kooxdaas maafiyada ah takale maxabiista danbiilayaasha horjogayasha ah arintodu waa sharci lasocda 🐀🦫🦝🦨🐀🦫🦝🦝🦫🐀🦡🦨🦫🐀🦡🦨🦝
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 12 дней назад
THANK YOU ABDULLAHI BLWAN FOR YOUR LATEST NEWS AND INFORMATION AND YOUR ANALYSIS OF THIS VERY DANGEROUS STATEMENT THAT WILL CREATE A GREAT DIVISION AMONG THE KHATUMO UNACCEPTABLE SSC TO REALISE THE POW WITH THE PERMISSION OF THE PARLIAMENT OF SSC AND ITS PEOPLE KHATUMO STATE WILL NEVER WILL BE PART OF SNM NOR HARGESIA ADMINISTRATION
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 12 дней назад
MD SSc khatumo mw.firdhiye Ismaciil horor WA kha,in
@ahmedjama3396
@ahmedjama3396 12 дней назад
Abdullahi Balwaan thanks so much my dear bro viva Somalia 🇸🇴 people together always
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 12 дней назад
Elay 70 jira o fadalan ku shubashadii la gashay jabuuti milaaa wax u ahstaaa xamar o xasan shiikh o aderkii ahi u dadka u so hogoogto ayuu modayaa
@abdallahassan9290
@abdallahassan9290 12 дней назад
Abdullahi sidaas aniga ilama,ah dadku waa isdilaa waana heshiiyaa,lkn SCC KHATUMO iyo Somaliland waxaa kadhexayn kara deris wanaag.waana laba maamul oo hoos taga dowlada fadaraalka sidaas inaad ufalan qayso ayaa fiicnaan lahayd
@cabdiqadiriya4718
@cabdiqadiriya4718 12 дней назад
Firdhiye wuu ku deg degay jabuuti ismaciil cumar geel oo mujrin iyo muuse biixi oo xasuuq ka gays tay lascanood iyo silaanyo oo la mid ah waa in dadka ssc la soc daan shirqoolada jabuuti ee isaaq u adeegida ah
@rnuura334
@rnuura334 11 дней назад
Aloow Wixii Shar Ah Kabadbaadi Madaxweynaha Firdhiye & Waftiga Lasocda oo Ismaaciil Cumar Geele Kuceli Sharkiisa Aamiiiiin Yaa Rabi
@Abdi-hx7zq
@Abdi-hx7zq 12 дней назад
Balwaan waa runtaa
@mariaali4935
@mariaali4935 12 дней назад
Firdhiye waa la casili mid kale baa la dooran oo dhiigii dadka aan ilaawin cadowga koowaad waa geele muse iyo xasan dhiiqo
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 12 дней назад
Mansha Allah walal qaali ah balwan
@nimosuleiman
@nimosuleiman 12 дней назад
Allah ha naga qabto sharkiisa odaygas
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj 12 дней назад
Salan sare suxufi balwan ❤❤❤❤
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 12 дней назад
Horota SSC khaatumo maaha waxa firidhiye iyo Eigada keligii taliyaha jabuuti idooro ku dari karaan taladuna firidhiye keliya kama godo ee raga baa ogoo godoka u galaya teeda kalena firidhiye wixii ku dhaca isgaa cagihiisa ku radasadeye keligii taliyaha jabuuti oo xasan dhiiqo warkiisa maqalaya oo dilaa ah dharaqabe ah🥹
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 11 дней назад
SSC needs to be very cautious in dealing with geelle. He wants to dominate Somali politics.
@seed3966
@seed3966 12 дней назад
Asc 😮😮😮
@AbuAli-kx6nw
@AbuAli-kx6nw 12 дней назад
Firdhiye haduu sidaas ogolaaday naftisuu ubaqay lkn wax kasta oo geele keeno wan ognahay
@Man19699
@Man19699 12 дней назад
Sida muuqata Firdhiye mu,aamarad buu u dhigay ismaaciil daacuun
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n 12 дней назад
Warkan SL baa fidisay waxna kama jiraanbalwaanow sheeg hal sabab oo ismacil firdhiye ku waxyeellayn karo si uu SL ugu hiiliyo?
@gagaa7649
@gagaa7649 12 дней назад
Xaarmajo sheed is back
@abdisalamalasow
@abdisalamalasow 12 дней назад
Hslyeey walaalkay Abdullahi Balwaan
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 12 дней назад
Walaahay waan iri waxa firdhiye laga rabaa waa maxaabiista ....lkn suaashu waa goorma ayaa IGAD maxaabiis soomaaliyeed ka hadli jireen ama maxaabiis igad
@dekamumin5283
@dekamumin5283 12 дней назад
Firdhiyena isagoo maqan xilka halaga qaado
@user-lp3pk6kg1c
@user-lp3pk6kg1c 12 дней назад
Mansha allaal cabdulaahi balwan. Jir oojog
@user-cr4ix5pu1t
@user-cr4ix5pu1t 12 дней назад
Dhulbahante waxba la yeelan mayo midgaan Muuse Biixi
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 12 дней назад
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan madaxweyna ssc khaatumo abdiqadir aw cali fadhiya wu iska caliya shirki wu fashil may
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 12 дней назад
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan madaxweyna ssc khaatumo abdiqadir aw cali fadhiya wu iska caliya caloley ismail omar geel shirki wu fashil may wlkn abdulahi balwan please madaxweyna ssc khaatumo abdiqadir aw cali fadhiya guuleyso deg deg haku so baxo jabuti
@familytraditionalfoods
@familytraditionalfoods 12 дней назад
Waxaas wax namaryaa majiro khaatumo in ayku noqoto Somali diid waxaaka fudud in firdhiyo xilka kaxayuubino ayaa noogawacan ama nogaqaarbadan markuu imaadan xilka hanoodhigo ninqabow xilkayaga maqaadikaro ninkarkar ya ayaan ubahanahay firdhiye xilkahanoodhigo umaqalmo hadhogo waxaa dhicikarta in jiblasogeliyo jidkiisa halkaan wax walba geele kalasocdo marab no firdhiye waa ninqabow hanadhaafo xilkahadhigo wuunaceebeyey habaxo firdhiye Rajomaleh wuxuu kadoonay???
@gigachad9879
@gigachad9879 12 дней назад
Diqsi duul duul fuud kulul ayuu ku dacaa. Firdhiye waa loo yaabaa muusana berri ayuu Jabuti imaanayaa waa u dhammaatay firdhiye Hargeysaa laga dejinayaa laguna maxkamadeynaa Naw
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 12 дней назад
WALEE KII AAMINO ABU XAFAAYO & TEAMKIISA WAA DOQON, UMANA MALEYNAYO IN PRESIDENT FIRDHIYE GAME KAA LAGU DUL CIYAARI KARO. QALADKU BEYNA EHED INUU UTAGO DICTATOR ABU XAFAAYO NACALADI KORKIISA HA DHACDEE.
@adanbile4237
@adanbile4237 12 дней назад
Soomaalidu wax walba waa ka wada hadlikartaa, Naxaabiista nabadgelyo dhacda ayaa ka horraysa, * balse in dib wax laysugu darsadaa waa ma dhacdo, Waa qoraxdoo Galbeed ka soo baxda. Darwiish
@abdimuse6945
@abdimuse6945 12 дней назад
Waa dhici kartaa laakiin Mayeelayaa xitaa haduu yeelo Wax maka soconayaan Waare somali buu wakiin Uga ahaa laakiun irir samale Wuxuu rabey buu fidhiye Ulayimi laakiin jabuuti Ma xukunto khaatumo Waxay kelifaysaa haday Sidaa isku dayaan kuli Maxaabista in lalaynayo
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 12 дней назад
Waa laga fushaday dantii laga lahaa doqon baa halkii lagu qatalin qoorta soo surane ma anaa mindiyo lay qarshaa la igu qali doono muxuu ka doonta markii horwmeba qalad bey ahayd inuu aadi
@Sahra-ye2hv
@Sahra-ye2hv 12 дней назад
Inla tagaa qalad ah
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 12 дней назад
Igad maxaa kagalay.maxaa biista laascanod firdhiyaha jabuuti in ay qatar tahay waa ogyahay halagu qasho firdhiyaha macaan jecel
@sudiissa5701
@sudiissa5701 12 дней назад
Firdhiye markii hore ba inuu tago Mahayen hassan geele muuse waa is xaala ogyihiin firdhiye shabaqa ayuu ku dhacay fudaad
@YamaniMaxamed-j9s
@YamaniMaxamed-j9s 12 дней назад
Jamaahiirta laasconood baa kuvilan cadow igad
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 12 дней назад
war neefkan waan badalaaynaa walaahay timacade iyo bidhaan iyo qaawdhan baa waalay firdhiye waa neef dib uhogaamin maayo ssc khaatumo haday run noqoto neefkan waxaa kabax basnu kukari waaynay
@Gmaaad
@Gmaaad 12 дней назад
Hadag dagin walal ninkan youtubkisa ayuu kukala kacsanayaa
@saramohamud314
@saramohamud314 12 дней назад
Waa habeen xalay ah oo tegey miyuu soo noqdaa khaatumo waa tagtay waa riyo laakiin aan rumoobeyin😂😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️
@FartunK
@FartunK 12 дней назад
firdhiye waa doqon marba hadii uu ismaciil cumar geele hoos fadhiyo
@user-ew5oo4sf4d
@user-ew5oo4sf4d 12 дней назад
c,balwaaaaan halgamaa sare guuuuuleyso idankaallaah.
@guuleedmaxamed1335
@guuleedmaxamed1335 12 дней назад
ASC, markii hore maxuu ka dooney
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 12 дней назад
sxb bal noosheeg aan ogaanee cabdilaahi balwaan
@faisaladan3102
@faisaladan3102 12 дней назад
waxkasta ay kula imadan waxaad ku tiraahdaa jamaherta ayaan lasoo tashanaa waxba ha balan qadin
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 11 дней назад
Firdhiye way ka waaleen.
@user-lq9vu3jn2y
@user-lq9vu3jn2y 12 дней назад
Kkkk dhulbahante meel fariisan maayeeh ha isdalin
@ershadodakat1273
@ershadodakat1273 12 дней назад
Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido ❤❤❤
@sulubabdullahi5383
@sulubabdullahi5383 12 дней назад
Rag baa udhintay iyo caruu fidhiyana waxkamabadalikaro haduu sanyahay cidi diibacaloolku jabtay
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 12 дней назад
Markii horeba inuu Jabuuti inuu tago ,ama la kulmp Xasan shiekh & Ismacil geele. Waa laguh dhibco badsaday Firdhiye
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 12 дней назад
Firdhiye safarkisa wa khalad siyasi mah xilka halagu tuuro SSC tasba ugu bakhyaa
@amiraomar6020
@amiraomar6020 12 дней назад
Maxa geeyey marka hore rufiyanka
@rnuura334
@rnuura334 11 дней назад
Taasi Waa Waxaan Dhaceyn Huuno Waxkale Kusheekee🤣🤣🤣
@saidahmed3524
@saidahmed3524 12 дней назад
All about means khaatumo is the part of somaliland state . Macnaha oo dhan waa khaatumo waa qeyb ka mida somaliland
@cabdoaadan4524
@cabdoaadan4524 12 дней назад
Kulanka urur goboledka igad aya mihim u ah e u la kulmay firdhiye
@yurub5288
@yurub5288 12 дней назад
No more faqash and qadad weyn 😮😮😮😮😮😮😮😮
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 12 дней назад
Plan B maxaa u ahaa firdhoye Jibouty
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 12 дней назад
Haddii uu yeelo ama ay dhageystan reer lascanod. Waa in la layo inta madaxda ah. La layo
@Umuthabitschannel
@Umuthabitschannel 12 дней назад
Odaygu gani waa maxishoode xalay muxuu lahaa
@daganebaraki8459
@daganebaraki8459 12 дней назад
Geli alahaa kaa qabto umada somaliyed
@mariaali4935
@mariaali4935 12 дней назад
Maxaabiistaas cid sii daynaysaa ma jirto
@yasminali5763
@yasminali5763 12 дней назад
Is not gonna happen in maxaabiista lasiidayo boqolal ayay dileen inuu firdhiye tago may ahayn lakiin it happen anwy balwaan amba darenkas waan qabay illahow kabadbaadi
@QaliSharif
@QaliSharif 11 дней назад
Way tageen firdhiye
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 12 дней назад
Taasi socon mayso
@ashkirismail6421
@ashkirismail6421 12 дней назад
Shimbir duul duul badan af shabeel bey gashaa madaxweyne firidoyow aad baat ufududahay arintaa wax kabada
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 12 дней назад
ssc khaatumo hogaamiye fiican oo geesiya waxay haysata oo madaxweyne kuxigeenka ssc khaatumo ee firdhiye wa laga maarbaya hadi u ciyaarta joojin waayo
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 12 дней назад
kkkkkkkk waxaasi madhacayaan adeer firdhiye waxaa masamaayn karo adeer isagaay utaal waxaadi walaahay baan waxaasi udhacaay oon loowada hadlaayn isaaqland sheekaay hayaan
@mrjamac
@mrjamac 12 дней назад
NIN ABEESO KORSADOOW ADAA U AAYI DOONA ISMACIIL BANBARWEYNE WAA DILAA QATAR AH HADANA SHIRQOOL BADAN SAGAARO SOW IMA BARATO WEYEE WARAABE BANBARQADHMUUNWEYNE
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 12 дней назад
Ssc waa iney firdhiye xilka laga qaadaa
@abdihassan3836
@abdihassan3836 12 дней назад
Sidee ayay IGAD iyo SSC u wada hadli karaan? IGAD in ay Dawlada Federalka Somalia la hadasho weeye.
@ismailmohamed3613
@ismailmohamed3613 12 дней назад
maxaa dhiboo ku jira hadii laga wada hadlo maxaabiista weligood miyaa la heynayaa
@JsheEhehej
@JsheEhehej 12 дней назад
Balwan.wad.mahad.tahay.hadalkah.adnosuh.gudbisey Marka.firdhiyah.kaligis.gon.magarikaryo.taladah.nah.waxa.iskalah Garadadah.iyo.shacabka.rer.ssc Firdhiyah.iskamah.lah.gonkah.ssc Ee.madaxweynah.buh.karkayah Taladah.iyo.gonkah.waxa.iskalah Garadadah.iyo.cinkah.iyo.sarakishah.bah.binkarah.amarkah.laguh. Daynayo.maxabistah.rer.somalilan Iyaganah.maxabistah.eyhayan.bey Sidaynayan.waxa.jabutih.iyo.igad Shaqoh.eykulayihin.majirtoh.labah. Belod.bah.kalah.hastah.maxabistah.iyanah.wadah.hadalkuh.ka.dhaxeyah.ee.kadhaxbaxoh.labadah.belod.ismacil.cumar.gelah.iyo.igadbah Wabilahi.tofiiq
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n 12 дней назад
Warkan SL baa fidisay waxna kama jiraan
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 12 дней назад
SNM magac beena ah ayaa umeel maray 32 oo intaas labaryayey, hada waa history waxaan sugeeynaa AWDAL STATE,
@zakihaile9736
@zakihaile9736 12 дней назад
Inaytaasi dhacdo meeshaad ku siisugi lahayd inaad raadsato baa wanaagsan couse somalilad dal aduunka ka jira ayey marlabaad noqonaysaa rest of somalia na Ethiopia iyo talyaani baa iyo Kenya baa qaybsanaaya midaa Aniga iga qor 💯 adoon cadifadoon soolna Somaliland wadahadal dhawaan dhacaya bay ugu solabanaysaa taa meel ku siiqoro hada
@art_lto2450
@art_lto2450 12 дней назад
​@@zakihaile9736 been maha zxb👐🇩🇯 wadan wayee somaliland
@DeeqaFarah-vr1kg
@DeeqaFarah-vr1kg 12 дней назад
Waxa kasto dhaca somalilnd waay jiraysa midninmo danbe madhacayso
@leban9958
@leban9958 12 дней назад
Munaafaqada haduu fahmi waayo isaga kudhibqaba
@saja9892
@saja9892 12 дней назад
Armuu sixir jiraa tuugadaani ilaahay kama baqaane
@MomoMomo-jl8gt
@MomoMomo-jl8gt 12 дней назад
dhulbahante waa garab istaagtay hadi e caqli heyihin
@user-cr4ix5pu1t
@user-cr4ix5pu1t 12 дней назад
Firdhiye hadduu u galo inangumeedkii Ciilka qabey waa in nolosha lagu gubaa
@aminamohamed1570
@aminamohamed1570 12 дней назад
Igad iyo jabuuti maxay bedeli karaan
@MohamedAliShiino
@MohamedAliShiino 12 дней назад
Waa la qalday firdhiye hadiba laga saxixay
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 12 дней назад
Firdhiye haduu rabo inuu gobanimada SSC inuu kala firdhiyo taas cid ka yeeleeyso ma jirto
@rashiidsiciidd290
@rashiidsiciidd290 11 дней назад
IGAAD WAA KHIYAANO WAXAY WADO KOLKAY SSC SII DEYSO MAXAABISTA DAGAAL BAY S/L QORSHAYSATAY IN AY KU QAADO SSC/KHAATUMO
@MahamedOmar-rw3tb
@MahamedOmar-rw3tb 11 дней назад
Somali.wayi.isdilijirtayi.waliged.wayina.heshin.jir.dayi..dab.dhig
@cabdoaadan4524
@cabdoaadan4524 12 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-hl5yg7sj8b
@user-hl5yg7sj8b 12 дней назад
BOHOL KASTA OO GEESKA AFRICA LAGA QODO FIRDHIYE AYAA Ku DHACAYA YAAB
@SalahWiizsalah
@SalahWiizsalah 11 дней назад
Iskadida dhexdhaxadinta geele sharqolka lodhigayo ssc
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 12 дней назад
Iska tuura kani faa'iido ma leh bedela sida ugu dhaqso badan
@luulaadan5727
@luulaadan5727 11 дней назад
Waa yab tanokale shikhow
Далее
КРЫЛЬЯ - ЗЕНИТ: все голы
01:00
Просмотров 70 тыс.
КРЫЛЬЯ - ЗЕНИТ: все голы
01:00
Просмотров 70 тыс.