Тёмный

KULEEL AYAAN KU WAAG BARIISANAY KADIBNA ROOBKA AYAAN KU QABOOW-SANAY! 

Aaramoow
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 2,7 тыс.
50% 1

#aaramoow

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@AzizAli-jc7re
@AzizAli-jc7re 3 месяца назад
❤😊❤
@habibamursal3942
@habibamursal3942 2 месяца назад
Masha Allah waa xagee meeshan
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 3 месяца назад
Masha Allaah beautiful family keep going sister ❤❤❤🎉🎉
@mariamabdi7041
@mariamabdi7041 3 месяца назад
Salama calaykum wrb abaayo Naciima ManshaAllah waa nimco iyo naruuro indhaha iyo albiga uroon. Allah ha idin barkeeyo Amiin yaa rabi mahadsanid sidaad indhaha noogu raaxaysay ,jazakaAllahu khayran ❤❤❤
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 3 месяца назад
Wcs wr wb welcome back ❤❤
@ummuisra6271
@ummuisra6271 3 месяца назад
Masha ALLAHA naciima iyo familkeda wan idin salamay beraha wey qurux badan yihin dogan malin wallbo noso duub nacima meshina ALLAHA idin ku Aman sado wallashey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qajo9403
@qajo9403 3 месяца назад
Masha'allah Masha'allah Allaha idin siyaadiyo nimacda ❤❤❤❤🥰🥰🥰
@halimodm
@halimodm 3 месяца назад
😂😂 subxaana Allaah, abaayo isku mid ayaan nahay. Umadeena mashquul, aniga hada maba dareemin, hadaadan soo qaada laheen,komentiga qofkaas😂😂😂 hora u socda. ALLA ha,idinku dhoowro meeshiina.❤❤❤❤❤
@maryan3892
@maryan3892 2 месяца назад
Yurub ma laha miyaa air conditioner guryah waa maxay kuleelka bananka la fariisayo
@safiyanuura2954
@safiyanuura2954 3 месяца назад
Wcs wrwb masha allah tabarakallah naciima nuurka youtubekagan hada dhow bartay qurux masha allah. Allahuma baarik. Maryama quruxley so barbar habo/eedo❤️🌹❤️
@hyusuf2207
@hyusuf2207 3 месяца назад
Masha Allah gacmaha iyo caqliga Allah ka idiin barakeeyo aamiin ❤
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 3 месяца назад
Ha u bixin nicimo, dadka wax iskuma falayaasha ah waxey u firsadaan ,waxa an dadka arkikarin, ooaan qimo laheyn👍
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 3 месяца назад
Masha allaah maryama quruxley habaryar illaahey haku xafido love you 🥰 ❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 месяца назад
Manshaallah dooga cagarka qorxda roobka ku dau qurux badan alah idin barakeyo rer Aaramow waana salaaman tihin jumca wanagsan all family 😊
@ashoabdi7018
@ashoabdi7018 3 месяца назад
Allahamdullilahi waa niimcada Allah Mashallah
@faadumohussein4233
@faadumohussein4233 3 месяца назад
Maashaa allah walahi nacima marka arka Bertha waxa Kariya aan jeclahay waa beeraha
@Farhia_ali
@Farhia_ali 3 месяца назад
MAASHA. ALAAH ANAGA. HELSINKI. WAA. 26 ASTETA
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 3 месяца назад
Masha allha abayo naga raga iga dhaha qof waxa sheegi kadhan xbtii
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 3 месяца назад
Dad fikiray oo isku tashtay ayaa meeshaan u taliyay walaal Naima dhibicdi soo dhacdo ayaa laga faaiidestay , xamar canshuurta taalo waa zaaid guriga hadaad leedahay waa canshuur sanadle ah hadii aad iska kireeysayna waa canshuur magac maaliyad loo bixiyay marka umadaan si walbo ayaa wax looga qaaday .
@muslimohh1001
@muslimohh1001 3 месяца назад
Mansha Allah ❤
@AsmaAbees
@AsmaAbees 2 месяца назад
Masha allah
@Mona-ej3df
@Mona-ej3df 2 месяца назад
❤❤❤❤❤
@faadumohussein4233
@faadumohussein4233 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Xawa_A
@Xawa_A 3 месяца назад
Mashallah ilaahey idiin barakeeyo guriga iyo beerta! Meel aad u qurux badan ayaad ka iibsateen guriga Allahum barik! 2 sano ka hor ayaan channelada ku soo biiray carruurtayda waxay jecelyihiin inay dawadan carruurtaada iyo film aad dhigteen sanado ka hor oo nala dabaalo family aad soo galiseen markasta way daawadan filmkaas oo maxamed iska dhigayo abti africa kaa soo wacaya aad ayaan uga helnay filmkaas mashaa Allaah. Filinkaas xaqqiiqo jirto ayaad uga hadasheen.
@hanefa283
@hanefa283 3 месяца назад
Malagka soo saara
@saynabhassan5194
@saynabhassan5194 3 месяца назад
Mashalaah ❤
@RiyahMahamed
@RiyahMahamed 3 месяца назад
Wcs abayo masha Allah
@qaasimmahdi1079
@qaasimmahdi1079 3 месяца назад
Masha Allah
Далее
KHABOOW AYAAN KA KALA CARARNAY!
15:51
Просмотров 1,4 тыс.
SIDAAN AYAAN U KEEDSANAA TUFAAXA!
16:01
Просмотров 4,2 тыс.
Barno
00:22
Просмотров 720 тыс.
CANJEERO IYO DUQAD SIDAAN CAMAL TIJAABI MACAANKA!
13:01
NOLOSHU MACAAN BADANAA MARKAAD ISKU TASHATO!
26:01
Просмотров 7 тыс.
AROOS MIYIGII IIGU QURUXDA BADNAA AAN ARKO .
24:06
Просмотров 12 тыс.
Barno
00:22
Просмотров 720 тыс.