Тёмный

NAAG AYAA ISOO CAAYSAY, KA XANAAQDAY NINKEEYGA MOHAMED! 

Aaramoow
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

#aaramoow

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 258   
@nadifoomar3772
@nadifoomar3772 28 дней назад
Marsha Alaah naciimo iyo maxamed dar ilaahay Ayaan idiin jeclahay maamo IL iyo Cowro Alaha Idina kahaayo
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Aamiin aad ayaad u mahadsan-tahay Allaha ku jeclaado!
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 27 дней назад
​@@aaramoowme too MashaAllah tabarakallah I always pray for this beautiful family may Allah protect them ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@amalismail7772
@amalismail7772 28 дней назад
masha allah ninkaaga mohamed wuu ka wanagsan yahy nimaka somalida intooda badan,waa hawlkar reerkiisa caawinaya oo shaqasanaya
@Brainwoke
@Brainwoke 28 дней назад
WAX FICAAN BAD SO BANDHIGTAY ,ha ilobiin sadaqo ka bixiya beerta wixi kaso baxa qurankay ku qoran tahay,hore u socda.
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Waajib waaye taas adigana waad ku mahadsan-tahay!
@somali_shorts-m
@somali_shorts-m 27 дней назад
Mansha allah abaayo mcn allaha idin xiftiyo walashay qali ❤❤❤
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 24 дня назад
Ma sha Allah Allah I din siyadiyo nimcada Allah
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 28 дней назад
Ilahey ha idin barakeyo aranka heshen
@FarhiyaAbdinasir-u6h
@FarhiyaAbdinasir-u6h 27 дней назад
Wll waa qof xanunsan qofka saa dhaha inta idin jecel baa kabadan wax faaido leh baad sobandhigtaan ani waa idin duceeya markan idin dawado sidaad isu kalmaynaysaan adiga iyo xaji Gaga iyo carurtada Allah haidin xiftiyo
@UmzakiUm
@UmzakiUm 24 дня назад
Maasha allah ku dayashaa mudan tihiin soomaali wax baa la cowryaa ma dhafaan ha u istaagina keep going ❤❤❤
@filsanaadan2761
@filsanaadan2761 26 дней назад
Maanta lee ku Arkay Abayo masha Alah
@nastheamohamed9528
@nastheamohamed9528 11 дней назад
Reer la caayo waad ka sharafbadantihiin abaayo Reer lagudaydo ayaad tihiin. Horay usocda
@qaalimohamed8901
@qaalimohamed8901 26 дней назад
🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾❤️❤️❤️❤️❤️✅🇸🇴
@luulabdi6273
@luulabdi6273 28 дней назад
Waa bocorhindi
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Haa waan hilmaamsanaa waa Bocor Hindi Mahadsanid walaal!
@hawohosh9198
@hawohosh9198 28 дней назад
Naagta ku caaysay maxaa gaaray tukulushkii timirta uf tiri miyaa allaha idin xafido
@YaaBiladam-e4d
@YaaBiladam-e4d 28 дней назад
Assalaamu calaykum waraxamatULLAH wabarakaatu macaan su aal iga gudoom how can I contact you directly about your channel and to benefit our children that don't understand af keeni hooyo WA LAA XAWLA WA LAA QUWATTA ILLAA BILLAH, I will speak with you in details IIN SHAA ALLAH
@ayanahmed-n5v
@ayanahmed-n5v 27 дней назад
❤❤😊😊❤❤ماشاءالله تبارك الرحمن
@AxadoJimale
@AxadoJimale 28 дней назад
Asc maama ii soo qor MBI
@rodahmohamed7946
@rodahmohamed7946 27 дней назад
Naciima hadaad aragto dad ku dhiba, micnaheeda waa waxaad tahay qof guuleystay , Cadow waxaa yeesha qof horumar leh , don’t worry we love you, ربنا يحميكم من كل مكروه وسوء، اللهم آمين.
@nurtaomar6698
@nurtaomar6698 28 дней назад
Looma jawaabo waa qaraarey 😂 Ha u bixin xaasidka .Keep goin mcnto
@AaminaMohamedAamina
@AaminaMohamedAamina 28 дней назад
Wallee Mahamed waa nin adag lagudaydo mudan Masha aaah
@abdijama1984
@abdijama1984 28 дней назад
Maashaa allaah allaah ha idiin barskeey aamiin aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤
@haliimoahmedmohamud7476
@haliimoahmedmohamud7476 28 дней назад
Bocor katitow ama bocor sawaxili
@اممحمد-ل6ج8ل
@اممحمد-ل6ج8ل 28 дней назад
ما شاء الله ما شاء الله Bocorka kuusa ayuu u ek yahay wuuna ka wayn yahay mumkin caradiina ah Caro caafimaad leh oo qawi ah ما شاء الله ما شاء الله Kuwa kaa maseersana ha u joojin , ee naagihiina ka fuqa gabadha iyo ninkeeda wanaagsan ee ilaah isu doorey ,wanaaga iyadaa ka keensataye ee nimankiina ka keesta.
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Mahadsanid walaal Alaha ku sharfo!
@فرححسن-ش8ق
@فرححسن-ش8ق 27 дней назад
nin reerkiisa dhaqanayo maxaa lagarabaa naciimo hooyadeed aa uduceysay masha Allah
@malyu07thraageh-ek3me
@malyu07thraageh-ek3me 28 дней назад
Family qurux badan masha allah❤🤴👸
@sahrodawo1369
@sahrodawo1369 28 дней назад
Masha allah alle ha idin barakeyo xasidka alle ha idinkaqabto waxan ma ibineysan mise wad cuneysan wll❤❤🎉🎉🎉
@fartunsufi6152
@fartunsufi6152 28 дней назад
Wallaahi waxaan layaabay dadka qaarkood tii ninkeeda wax uqabanin waala caaynaa tii ninkeeda wax uqatana waala caaynaa intee looga baxsanaa soomaaliyeey saan aan waxkabadalno qofkii wanaag ku araktiin dhaha maasha Allaah tii dhibana caawiye oo ucaqli celiya oo yaan laga waalin subxaana Allaah tan jaahilnimo kaweey ee waxkalaajira eeAllaah hanoosaqiro
@NastehoCadey-d6i
@NastehoCadey-d6i 28 дней назад
Abyo qudart magadiin miyaa mise waxaa u beerten inaa iska isticmaashan m a
@RuqiyoMuse-j9k
@RuqiyoMuse-j9k 28 дней назад
Masha Allah horay U socdaa insha Alla qeer. 😊
@AyanWarsame-j2m
@AyanWarsame-j2m 28 дней назад
Masha Allah tabarka llah Allah idan barkeyo sister ❤❤❤❤❤❤
@sidiabukar302
@sidiabukar302 27 дней назад
Mashaallah tabarakala Ale ha idiin barakeyo Bocor hindi aya uu aqana kan oranjig ah iyo bocor cade ama Bocor katitow. Mashaallah Xasuus aya lagelisen iyo beerihi afgooye baraakalahufik.
@umuabdirahman961
@umuabdirahman961 27 дней назад
ماشاء الله تبارك الله أللهم بارك
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 4 дня назад
ماشآءالله تبارك الله Allah idin barakeeyo so beautiful Maa shaallaah
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 28 дней назад
بسم الله الرحمن الرحيم ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم يحفظكم من كل شر يارب العالمين
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 28 дней назад
Naciimo wallaahi qosolkaa iga dhameysay qoftaan aad u soo jawaabtay ereyada aad isticmaashey markaan dhageystay in afsoomaali badan iga maqan yahay ama iga dhumay ayaan dareemay 🤣🤣🤣 Guuleyso abaayo ilxun iyo cadow alla idinma tuso dadka aan ugu jeclahay youtube ayaa tihiin 🥰🥰🥰
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Anisa walaal qaali jzaakaAllaah qeer Allaha ku xifdiyo!
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 28 дней назад
Beerta iyo dalaga in lasoo bandhigo oo dadka looga faa, iideysanayo ayaa wanagsan Masha allaah lkn in qalad loo fahmo maaha howshada wado
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb 27 дней назад
Mansha Allah naciima illahay ha idiin barakeyo insha Allahu beerta halkaas ka wada ❤❤❤
@fatimahaji7845
@fatimahaji7845 27 дней назад
Marsha Allah Isha baxarka hooray ogå soco
@luulabdi6273
@luulabdi6273 28 дней назад
Beerta Allaha barakeeyo❤
@farxiyamalin
@farxiyamalin 28 дней назад
Masha Allah tabaarakallah xbbti waxbadan aysan kaa faaiidnay ❤
@malyuunshuriye6452
@malyuunshuriye6452 27 дней назад
Masha Allah walash waa jeclahay beerta la aabuurto allaha idin galo 🎉
@ummuyusuf3706
@ummuyusuf3706 27 дней назад
MashaaAllah tabaarakaAllah baarakaallah ilaahey ha idin barakeeyo shar iyo xaasid Allah idinka qabto ❤
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 28 дней назад
Mashalaah tabarak allaha idin xafido
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb 27 дней назад
Mansha Allah tabarak Allah aamiin yaa Allah
@batulasmail8261
@batulasmail8261 27 дней назад
Qof ku soo cayey waxba lagama soo qaado.
@RuqiyaMaxamed-tf3sp
@RuqiyaMaxamed-tf3sp 28 дней назад
Bocor hindi
@saiidahassanmahamed8127
@saiidahassanmahamed8127 28 дней назад
Bocor hindi
@sunrise4459
@sunrise4459 28 дней назад
Bocor hindi
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 28 дней назад
Bocor hindi
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 28 дней назад
Bocor hindi
@hamdiahmad2116
@hamdiahmad2116 28 дней назад
Asc , qoyska reer Aaramow walaal , soomaali oo dhan ayaad rolmodel u tihiin , masha Allaah tabarakalaah Dadka inbaa xanuunsan oo wanaaga oo dhibaa Marka waxna ha u jawaabin sida Aadan ula mid noqon walaashey (kurtunkaas ku rugtaa geel kuul maxaas kakasaa ) Anagaa kaa faaiidna.
@shukri1395
@shukri1395 28 дней назад
Agree. Waa dad kudayasho mudan😊
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Aad ayaad u mahadsan-tahay walaal Hamdi!
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
@@shukri1395 mahadsanid!
@hamdiahmad2116
@hamdiahmad2116 27 дней назад
@@aaramoow ❤ adinkaa mudan dhamaan qoys reer Aaramow
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 28 дней назад
Maashaa Allah hore u socda tudadeed taada kaqab dadka dadka ku mashquulana tooday illaaween Alle hanaxafido xaqana saabid Allah nooga wada dhigo Aamiin Yaarabi ❤️
@marianshire9377
@marianshire9377 28 дней назад
Mashallah tabarakallah
@duvacandy5673
@duvacandy5673 27 дней назад
Bocor hindi waaye nacima Maashallah tabarakallah ilahey haidin barakeyo ❤
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Haa Sax waaye Bocor Hindi, laakiin wixii loo dhahay garan maayo HINDI
@baarleenbaarleen7829
@baarleenbaarleen7829 27 дней назад
Asc naciimo maashaa alaah micraaja yareey wey shaqayneey maashaa alaah ilmahana sidan ayaa uroon
@XamdaXasan-fe8dl
@XamdaXasan-fe8dl 28 дней назад
Mashallha wan kujeclhy sida ad isugu xidhthiin adiga iyo xajigaaga illhay hidin barkeeyo farxad iigu nolada nimcda ilahay hidin barkeeyo kuwo lagu farxo waatihine nolada❤❤❤❤❤❤❤
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Mahadsanid walaal!
@saadiaali2726
@saadiaali2726 28 дней назад
Masha allaah tabaaraka allaah ❤❤❤
@fadumahussein777
@fadumahussein777 28 дней назад
Abaayo ignoorgaree dadka xun xun yeey ku dambaajinin kasoo qaad wax aan jirin camalkaaga yey kaa naasuqinin Masha'Allaah tabarakallaah
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Haye abaayo mahadsanid!
@halimaabdi8955
@halimaabdi8955 28 дней назад
Maasha Allaah Tabarakalaah
@ifrahismaciil158
@ifrahismaciil158 28 дней назад
Maansha Allah sis dadka ha u bixin runti wax badan ayan ka bartay sis. Jatka eteenpäin Ilaahay iisha dad haydinka hayo. Sä oot ahkera ihminen❤
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Kiitos Ifrah!
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj 28 дней назад
Abayo nosoo gudbi anaga kufaraxsan oo indhaha kunuursaneyna MashAllah kudheheyna kuuna duceyna kir dheh manawiftada ninki kacararay kkkkkk
@taajirmohamed3355
@taajirmohamed3355 25 дней назад
MaashaAllaahu Tabaaraka
@aarboy2305
@aarboy2305 28 дней назад
خذ العفو وامر بالعرف واعرض عن الجاهلين.
@axmedsuudi8915
@axmedsuudi8915 28 дней назад
Bocor hindi ayaa ladhahaa
@baismail7521
@baismail7521 28 дней назад
Masha Allah alle ha idin xafido tacabkana ha idiin barakeeyo amin
@IlhaamAdam-hv7yk
@IlhaamAdam-hv7yk 28 дней назад
Ilaahey ha idiin barakeeyo famil qurxoon Maashaa allaah❤❤❤
@BintuMusta
@BintuMusta 28 дней назад
Bocor hindi waaye
@BintuMusta
@BintuMusta 28 дней назад
Maashaa allah Maashaa allah tabaaraka llah
@hawohassan-lk9sh
@hawohassan-lk9sh 28 дней назад
Masha Allha
@malyuunshuriye6452
@malyuunshuriye6452 27 дней назад
Nimco bocor hindi
@saraw539
@saraw539 27 дней назад
Mansha Allah, Allah swt Shar oo dhaan ha idinka haayo. Allah swt ha idin xifdiyo. Aqirana jannatul fardows al acla bilaa xisaab ha idinku geeyo abaayo macaan Nacima quruxeey. Allahumma amiin.
@saynabmohammed9499
@saynabmohammed9499 27 дней назад
Maansha allaaah
@mulkihaji9454
@mulkihaji9454 28 дней назад
Masha Allaah tabarak beautiful family ❤️
@Abraar383
@Abraar383 28 дней назад
Baarakallh cideyda
@RejaAden
@RejaAden День назад
Maansha allaah walaahi waxbaa la Dinka faaiidaa maansha allaah maseer ayaa haayo ha u bixin inshallaah❤❤❤❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@UmzakiUm
@UmzakiUm 24 дня назад
ان الله وملائكته يصلون على النبي يا ايها الذين امنوا صلوا على النبي صل الله عليه وسلم
@Caaisha..
@Caaisha.. 28 дней назад
Bocor guduud
@umuhurayra7377
@umuhurayra7377 27 дней назад
Mansha Allah alle haydin barakeeyo horumarkiina kuwo kudayda alle hanaga so dhexsaaro. Waa nolol barwaaqo.
@zakiomar2790
@zakiomar2790 28 дней назад
Mashallah reer Arimoow waxaa tihiin dadka ugu Muhiimsan yutube .walaahi waxaad tihiin familje wanaagsan siiba Walaakeey Mohamed Arimoow siduu u caawiyo familkiisa mshallah. Qoys wanaagsan oo lagu dayadu ayaa tihiin. yurubna fahamsan sida loogu noolaado mashallah.Dadka Ilbaxa la sheego .mashallah dhamaan reer arimoow iLLAHAY HA IDIN XAFIDO WAAYO BULSHADA WAX FIICAN AYAAD U SOO GUDBISAAN.
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Shukran walaal Zaki Allaha ku xifdiyo!
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 28 дней назад
Maashaa allaah af iyo ilba alaha idinka qabto wada jirkiina ayaa dhibay ka soco alana ka tawakal
@Aragsan-o5f
@Aragsan-o5f 27 дней назад
masha allah reer quruxbadan baa tihiin allaha idin barakeeyo ❤❤❤❤❤
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Aamiin mahadsanid walaal!
@SacdiyaOsman-do7hm
@SacdiyaOsman-do7hm 28 дней назад
Mashaa allah ilaahay ha idiin barakeeyo waxaad haysataan oodhan aamiin aamiin yaarbii
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Shukran Sacdiya walaal!
@iftinfarah6010
@iftinfarah6010 28 дней назад
Masha Allah abaayo macaan waxaad tahiin reer aan ku faano somaali waxaay u baahan yahiin adiinkoo kale waxaad najecleeysiisay in aan beeraleey noqoono waxaan jooga London dalka ingariiska waxaan radinaayaa dhul beerad aan beerto horaay u sooco somaali feceed ka harto waxaan xuumaan ahaayn kama shaqeeyan 💕❤️💕❤️💕❤️💕🇸🇴🇬🇧
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Mahadsanid walaal Iftin, hadii aad heleeysid horay ugu soco ayaan ku leeyahay!
@AsmaFiican
@AsmaFiican 28 дней назад
Wcs wan dhawnahay qaali❤
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 27 дней назад
Wow wow MashaAllah tabarakallah
@FathimaFathima-rz6yl
@FathimaFathima-rz6yl 28 дней назад
Masha Allah abaayo nacimo Allah nii xafido adiga familkada walahi muqalada quruda badan wan jeclahy dada jiro oo dadka cadaw ku ah iska washtir Allah xaqa ha fahansiyo u mada kumashqusho qeerkod ❤❤❤❤
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Mahadsanid Fathima!
@FathimaFathima-rz6yl
@FathimaFathima-rz6yl 27 дней назад
@@aaramoow adiga mudan macanto ❤️❤️
@AsmaFiican
@AsmaFiican 28 дней назад
Abayo macaan waa dhiira galin mashlaaah walhi wan ka faaida muqaladaaada subixi waxa ugu horeeyo aan daawado waaye
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Asma Fiican Allaha fiyoobi iyo firfircooni hakugu irsaaqo, mahadsanid!
@AsmaFiican
@AsmaFiican 27 дней назад
@@aaramoow amiin amiin walashey macaan
@theboss3262
@theboss3262 28 дней назад
Asc walaasheey naciimo iyo caailadaada bocorka oo maalinta soorta ama canjeerada la qabo maraa lagu dari jiraywaxaa la dhahaa bocor hindi dheedheerka loo goyn jiray
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Haa sifiican ayaad iila fahantay, mahadsanid!
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 27 дней назад
Masha allha allha hadiin barkeyo naciimo waxa ladhaha qofka waxa dhiib ku hayo ayu dadka ku cayan marka areebo iyada aya ah areebo kkkkk
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
kkkkkk haa taasaa sax ah!
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 28 дней назад
Abaayo mcn naagta adiga kugu ceyneyso odeygaada ku caawinaayo Maasha Alah waa naag xun wallahi qaraareyso ee said Alxamdulilaah wallahi naagaha qaar ma heystaan wax caawiyo silic ayay ku nool yihiin ee ka duceysta naagtaas SubhanaAlah waa quurawaa Xaasid ah ah nin xaaskiisa Iyo ilmahiisa caawinaayo wallahi waan ku farxaa waayo Anigaba ma heysto waana idinku farxaa wanaagiina wlshay mcn anigana ii soo duceey mid qeyr qabo oo I caawiyo adinkana farxad ku noolaada for ever waligiin naagaha waa waxaan naarta ugu badan nahay waa xaasid nimada shame on her
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Adigana Alahha bari anagana waan kuusoo duceeyneeynaa!
@Adllah_B1
@Adllah_B1 28 дней назад
ما شاء الله ما شاء الله نعمه ومحمد الله يحفظكم ما شاء الله ما شاء الله الله يزيدكم النعمه اللي عندكم❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤ ما شاء الله ما شاء الله
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Shukran!
@shukri1395
@shukri1395 28 дней назад
I like this channel's content and Walalaay you are good remodel and showing healthy living and hard work❤
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Shukri Sharaf mahadsanid!
@fadumahussein777
@fadumahussein777 28 дней назад
Asc jir oo joog oo jinkaa ka roonow tii lagu daydo Allaha kaa dhigo Allaha ku xifdiyo
@yasminesalmo7772
@yasminesalmo7772 28 дней назад
Masha Allah tabarak laandheere walahi wax badan ayaa leydinka faaideysana reer aaramow
@mali-dy4yj
@mali-dy4yj 28 дней назад
Mansha Allah reer aaramow. Qof qaraarsan oo anan haysan nin saacido aa saas u hadlo. Allah ha idiin ziyaadsho nimcada aad haysataan farxad ku waara❤
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Aamiin shukran walaal!
@batulasmail8261
@batulasmail8261 27 дней назад
Kiimakada lagu kobciyo Dhirta waa laga yareeya
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Kiimiko anaga ma isticmaalno!
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb 27 дней назад
Waan idin wataa aad baan u jeclahay beerah cayayanka maxaa lagaga celiyaa wllo iga cuna
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Daawo organic lagu buufiya ayaa jirta!
@AsmaFiican
@AsmaFiican 28 дней назад
Bocorka xamar buuxe sida u sameenaso nogu faaide
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Haye
@KhadijaRobleh
@KhadijaRobleh 27 дней назад
Masha Allah ilahay ha idin barakiyo.
@shukri846
@shukri846 24 дня назад
Maansha allaah illaah Haku barkeyo beertada iyo caruurtada iyo xaajigag ilxaasida illaah hakaa hayo amiin🤲
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 28 дней назад
Maasha allah Allah ha idiin siyaadiyo nimcada aad heysataan Allah ha idinka dhigo reerkii ku wado noolaado nimcada Allah idin siiyey caafimaad ku cuna aamiin
@aaramoow
@aaramoow 27 дней назад
Aamiin mahadsanid walaal!
Далее
KHABOOW AYAAN KA KALA CARARNAY!
15:51
Просмотров 1,6 тыс.
SIDAAN AYAAN U KEEDSANAA TUFAAXA!
16:01
Просмотров 4,2 тыс.
FVG LTF
6:51
Просмотров 110
ISKU DARYEEL DAAWADAAN DHAMEYSTIRAN?!
18:03
Просмотров 67 тыс.