Тёмный

LABO ERAY OO WAALIDKA IYO CARUURTA KALA GEEYA🍀 

Hamda Home Decor
Подписаться 112 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

LABO ERAY OO WAALID IYO CARUURTA KALA GEEYA MAXEEY YIHIIIN VIDEO SOO DAAWO. WAX BADAN INAAD KA FAAIDO WAA MACQUUL

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 216   
@umuabdullahiofficial1575
@umuabdullahiofficial1575 2 года назад
Mcnto noso badi video caruuta wan ku hesaanaa so wad qeyr allah ku siiyo😘
@Qurbajoog
@Qurbajoog 2 года назад
MashaAllah waxaas dhan inlasameyo waxay ubahantahay Hooyo iyo aabo xasiloon omg runta ayaa kahadashay Ilahay hanaga kuwa ilmahoodo hero unogdo adigana Allaha khair badan iyo abaal hakasiiyo. Love the passion. ❤️
@aishakeef
@aishakeef 2 года назад
Wallahi video ka run badan maan arag ilaa intaa arkaaye video ka hadlaaye ilmaha & waalidka💯
@zamzamwarsame382
@zamzamwarsame382 2 года назад
Mida ah ilmahaga marku xanaqo haka daba xanaqin wa run wayo wil yar ba I joga laba sana jira wuna kululyahay marku xanaqo mar mar wu idhiba marka ka daba xanaqo wu qay lina ama wuxu garaca darbiga marka u dajiyo aso xanaq san an sasabo tartiib ula hadlo wu is dajiya ilmaha masha allah waye ilah hano dhowro
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 года назад
MASHA ALLAH jizakalah walalayal 🌍🗻 INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 2 года назад
Codkaada sifiican umaqlaa masha Allah
@fatimamahad3579
@fatimamahad3579 2 года назад
عليه افضل الصلاة والسلام ❤ كلام طيب الصدقة ❤
@saadhassenahmed8751
@saadhassenahmed8751 2 года назад
Xamdi qurux shukran xbbty
@sumayaahmed6995
@sumayaahmed6995 2 года назад
maansha allah huno macaan alle ha ku sharfo waa tahay hooyo karti leh
@Ifraxhenna1
@Ifraxhenna1 2 года назад
Masha Allah xbbt wlh wax badan ayaan kaa faaiiday ilaahey ajar hakaa siiyo hooyo ayaan ahay wax badan oo iga qaldanaa ayaan kaa faaiiday hormar qurux badan ayaan ku rajeenaa 🥰🥰🥰🥰🥰🥰💖💖❤❤❤
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 2 года назад
Wsc Xabibti Maasha allha Tabarkalaah gadhahena qeer badan allha ku siiyo qeerka aad faratay gebdha Walalhaga waa Wanagasan waxan jecelahay gebdhah qeerka dadka faro Jaskalahu qeer Xabibti wanag waa lobahan yahay waxan amisanahay qofka Cayatamo Caafimad maqabo ee allha Caafimad tama allha siiyo waxn ❤❤❤❤❤❤❤❤💗💗💗💗👍👍👍
@faatmammm5604
@faatmammm5604 2 года назад
Masha allaah Hooyo mcn 😘alle haku xifdiyo insha allaah yaarabi adiga iyo familka iyo ciyalka 🤲🥰
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 2 года назад
Masha Allah abaayo jissaakalaah guuleeyso qaali
@fatmaqueen8393
@fatmaqueen8393 2 года назад
Hooyo qimo badan bad thay alle ilmaha haku daayo manta igu ka horeysa gabadh dadaleysa thay abayo horey usoco🥰
@sucadyusuf2712
@sucadyusuf2712 2 года назад
Wcs abyo mash Alha tabrka alha haa wey jiraan dhibatyinka dhirigalin tada wad ku mahdsthy thanks sister keep going
@shukrihassan7150
@shukrihassan7150 2 года назад
Masha allah xbbti nosoo badi dhiiragalinta waa run ubadka badanaa lama dhageysto
@juwaahmed7536
@juwaahmed7536 Год назад
Maashlh so badi casharada caruurta
@shukrimaxamed8337
@shukrimaxamed8337 2 года назад
Hadalkaga waa sax hooyoyinka sidada ookale hooyo wanagsan alle hakadhigo ialahay hakuxifdiyo
@fardowsamahamud272
@fardowsamahamud272 2 года назад
Masha allah caawa aad baad u quruxbadantahay 💕 way fiicnan laheed in aad i barto sida makeup u marsan lahaa longl life wlhi qalbiga ayan masha allah kadhahay alle hakubarakeeyo Teda kale mcny soo badi cashirada nuucaan oo kale ah waayo bulshadu waa habka ay hooyadu wax u tarbiyayso hurumar kawayn majiro in ilmo wax tarleh lasoo saaro teda kale hadii larabo illo si wanaagsan loo koriyo waa in qofku uu dhalaa wax uu korin karo 🌹
@fatushey8006
@fatushey8006 2 года назад
My role model abyo hore u soco❤️❤️❤️
@farxiyoabuukar9612
@farxiyoabuukar9612 2 года назад
Shukran abayo runta aya shegtay qeyr allah kusiyo
@fawzaimohammed6046
@fawzaimohammed6046 2 года назад
Maansha Allaah waa runta taas in badan oo naga mid ah waan sameeynaa❤
@FarxiyoyoucomeFarxiyoyoucome
@FarxiyoyoucomeFarxiyoyoucome 2 года назад
Qer alla ku siiyo amiin yaa rabi horu mar wac
@fadumaumar6368
@fadumaumar6368 2 года назад
Mashaallaah walaashey qaali guuleyso 🥰🥰🥰🥰
@irishaasiosmane4187
@irishaasiosmane4187 2 года назад
Mashaa alah wlhi wankuxisay hadana kufirsan waxba IGA dhimana waxbadan Ayan kafaiday alaha kujeclado
@aragsanabdi1016
@aragsanabdi1016 2 года назад
msha allh walalo love you dhiirigalin baad noo tahayna allh ku xifdiyo 💘 😻
@safiyosalaam9982
@safiyosalaam9982 2 года назад
Mashaa Allah walaal waasax
@hibaaqhibaaq8619
@hibaaqhibaaq8619 2 года назад
M.a ilaahay ha ku barakeeyo wll
@amaalxeydar5473
@amaalxeydar5473 2 года назад
Masha alaah 🥰 ♥ wlh waa runtaa hadaa ilmaha garab kooda taagan tahay cid walbo ayaa Dib uga daganeeso aadaa ugu mahad santahay abaayo
@sucdiabdiqadir3626
@sucdiabdiqadir3626 2 года назад
Masha allh waa runta walidka somaliyed ayaga ayaa caruurtoda dib udhiga
@saafiabdullhi3676
@saafiabdullhi3676 2 года назад
Masha Allah mahadsanid mcnto videoyadaada waan daawadaa wax badan ayaan ka faaiiday waana iska dhaafi doonaa insha allaah
@umubushra4380
@umubushra4380 2 года назад
Masha allah xbibti hoyo wangsan ayd tahy
@habibamohamud4996
@habibamohamud4996 2 года назад
Mashaa allah codkaaga waa fasiix mana gaabno abaayo
@fatimadahir528
@fatimadahir528 2 года назад
Manshalllaah waxaad tahay gabadha ugu fiican RU-vidrs intaan youtube ku arkayay dumarka somali
@nimasahal8599
@nimasahal8599 2 года назад
MASHALLAA ILAAHAY HA KU XAFIDO❤❤❤
@huriyohalanehassan9747
@huriyohalanehassan9747 2 года назад
Masha Allah baayo gear caqlibadan ay tahay illahey hakuxafido
@sahranuur196
@sahranuur196 2 года назад
Abaayo xamdi ilaahay dartiis baan ku jeclahy allah adigiyo family kagana haydinxifdiy, mowduuc aad u mihiima bad ka hadashy wlhi
@umualma2451
@umualma2451 2 года назад
Mansha allah wllo qli inta ilmaha la dilo ayaa lagu dhaha maxad ka ooyi bal waba la dilaye maxa su.aasha lo waydinya waalidnimda wlhy tiro malah intay wax an xaqa uleyahay laygag doosiye man rabo in an anigun ilmahayga waalidnimdad xaqisa kaga doodsiyo ❤️🌹
@khadraali620
@khadraali620 2 года назад
Hamdi gabdhar aqli badaan Maashallah Allah ku zifido. Mar hore aa igu dambeeysay ad ayaad u caatiwtay qurux. Keep going walashay
@bilanadan4276
@bilanadan4276 2 года назад
Wlhi waa xaqiiq somali dadka hadalka iyo oohintaba way ku celiyan aniga waxaan aqaan gabar hooyadeed saaid u dhibaateesay markay hal erey so qaadana waxay dhihi jirtay maxa usheege sabab maxa o hadle subxanallah 😭😭shukran mcnto ❤️❤️🙏
@raxmarayaan9735
@raxmarayaan9735 2 года назад
Masha allh xbbti
@nasteexohqalinle186
@nasteexohqalinle186 2 года назад
Hooyoyinka qurbaha kunool waxaan kuala talinlahaa in at class yo qataan sida ilmaha lookoriyo anigo waxaan kafaiday Kalaas aan qaatay qabadhido market jirtay 1 sano maatana waa 10 yir waa gabdhar oo iskukalsoon oo cidwalbo ixtiraanto fikirkeeda ischoolka iyo cidwaloo Argta waayo hooyada Ayay waxwalba Kaabilaabtaan 3 daxtayda waliinna sidookaly markaa ilmaha dhibaato maqabaan Hooyinka habartaan sida ilmahloogakoriyo maskaxda waa muhiim .walaal 🙏 waxaan kufaraxsanahey in jirto Hooyo sida ado kala ah waayo hooyinku waxa ubahanyihiin inay waxkal faideestaan Karelia noqo Somaligaga waxaan daganahay Wadanka Canada 🇨🇦
@raxmacali5735
@raxmacali5735 2 года назад
M.alaaah wllo maama waxaanrabaaaa inaad kasoohadashid sida ay jadwelkusamaysankaraan maama waankuwarernay Hadiiaan.nhy gabdhaha dhalinyarada hooyooyinka uunbaad..latalisaaye kahadal gabdha waliba kuwa jacaylka Ladhibaneelagaga baxaywaliba kuwa Joonas soomaaliya iyosidii ay nafdooda uhormarilahaayeen waxaanladhibanahy sideee shaqooyin badan isuguqabanlahymaama..waankubaryayeeye iisoojawaab habomcn.....
@bellaupdull2787
@bellaupdull2787 2 года назад
Wcs 🌺 Mashallah
@alnasiixa5057
@alnasiixa5057 2 года назад
Mashaa Allaaah abaayo haa waan gumaqlaa waliba waan kaawiyey waa faseex
@ashoali5273
@ashoali5273 2 года назад
M. A tabbarakallah abyo my roll modalkyga ilhy haika dhaaaafo wxbdaaaa ka faiday
@zamirasadri8824
@zamirasadri8824 2 года назад
Waaw wankuxisay hamda warsame
@farxiyaabdullahi7971
@farxiyaabdullahi7971 2 года назад
Wan maqlnaa codkaga abayo safiican fasiix waye codkaga masha alah
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 2 года назад
Masha alah warunta abayo carurta an lahadalno an dhagesano wad ku faide
@shugrijaamac2656
@shugrijaamac2656 2 года назад
Masha.allaah
@cawomaxamed7259
@cawomaxamed7259 2 года назад
Masha allh jazkllh wlshy❤️❤️
@nimcohassan2784
@nimcohassan2784 2 года назад
Mashaalah allah.hakuxafido waah run waxaad leedahay
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 2 года назад
Masha allah tabak allah xabibati sadaqada iyo qur anka wax wen alaga faida wana kudhaq maa oo ladaeyna iyo kimuslin allah bari oobarakowi Allah nogu dhigo yarab 🤲 🌹🌹🥰
@farhiahusien6744
@farhiahusien6744 2 года назад
MashaAllah Tabarakallah Hamdi good topic ayaad ka hadashay Allaha ku xifdiyo adiga iyo caruurtaada ❤❤❤👍👍👍
@safiyomuxudin240
@safiyomuxudin240 Год назад
Masha allah
@hooyoabdi3749
@hooyoabdi3749 2 года назад
Masha allah illaahey haku barakeeyo
@munaosman4272
@munaosman4272 2 года назад
Waa run abaayo wuu hoseyaa
@farxiyaabdullahi7971
@farxiyaabdullahi7971 2 года назад
Wad mahadsan tahay abayo wax badan aya ka faaiday ilaah kheer haku siiyo reerkaga alah haku barakeeyo xabibti hore usii soco dadaal 😍😍😍💝💝💝😘😘💖💖💖🌷🌷🌷🌷🌷🌷⚘⚘⚘⚘
@user-vs4iw1vo8s
@user-vs4iw1vo8s 9 месяцев назад
Masha allh abaayo waad kumahadsanthy
@ayanmohammed5583
@ayanmohammed5583 2 года назад
Qofta kaliya wax aan ka faido
@saaaafi3774
@saaaafi3774 2 года назад
Manshlah smart mom 😘😘😘
@aaminafaarax9052
@aaminafaarax9052 2 года назад
Mnsha alllah tabarakalah xpptih maanta kugu soo biiray😍❤😍
@ayanabdi3857
@ayanabdi3857 2 года назад
Wlhi ani gbdhan wnka faidey shukran apyo hal cunug hesta 6bilod ijirta ado kale ina noqda raba insh alh
@khadramohamedahmed2186
@khadramohamedahmed2186 2 года назад
Maasha allaah wllo mahadsanid jazakallaahu alf khayr.wll anigu si fiican ayaan kuu maqlaa
@laylayuusuf3677
@laylayuusuf3677 2 года назад
Maansha allaah. Waa ruuntaa
@amalo8798
@amalo8798 2 года назад
ManshAllah had iyo jer wax wacan ayad ka hadasha jazakulahu kher
@user-ml5bj9ng7c
@user-ml5bj9ng7c Год назад
allah hakaa abaal mayo wll
@muxsina5395
@muxsina5395 2 года назад
Masha allah quruxsan Jasakallah khyr
@sakiboy362
@sakiboy362 2 года назад
Masha allah sist wax badan inta igu dhaw wan kala Hadlay hadana share ban ku dhahay inti an karo wa arinka kaliya an kula dhaqmo walaladey iyo cunugeyga yar wa muhim qofkasta inu hela qof dhageysta mahadsanid Quranka ad nala wadagtay qali😍
@hibaqomar9043
@hibaqomar9043 2 года назад
Mansha Allah abaayo. Amiin ya rabi.
@fartunjama6879
@fartunjama6879 2 года назад
Salama caleykum Habo Allaah ku xafido Beautiful young mother Masha Allaah 💕♥️💕♥️💕♥️💕💕❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹
@Khadro8796
@Khadro8796 2 года назад
Masha allah abyo hamdi codkada ma gaabna vedio kasta wan dawadaa ee mobiladoda hoseya codkoda hadherestaan codka
@saafiabdullhi3676
@saafiabdullhi3676 2 года назад
Salallaahu caleyhi wasalam❤❤❤
@zabiyacadey-k2j
@zabiyacadey-k2j 2 года назад
Mashaallaah bella illaahey ha ku xafiido adiga iyo family illaahey ha iidin xafiido amiin❤️❤️💯💋💋🙏
@fatimamahad3579
@fatimamahad3579 2 года назад
Masha allah thanks hamda waku mahdsnthy dhirigelinta mamoyinka qabil faido maleh
@leylaalasow385
@leylaalasow385 2 года назад
Illaaahey haku sharfo qaali ❤️❤️❤️
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 2 года назад
Hamda qaali shukran mcneey Waa ok hadda codkaagu.
@faadumonaahi9968
@faadumonaahi9968 2 года назад
masha allah hore u soco
@munaali271
@munaali271 2 года назад
Masha allaah mawduuc lobahna
@xaliimacraxmaan1138
@xaliimacraxmaan1138 2 года назад
Jaskumullahu qeyran jaza wallshey
@sadiadagen9718
@sadiadagen9718 2 года назад
Masha Allah Allah kubarakeyo abayo❤️❤️❤️
@farxiyofoos8755
@farxiyofoos8755 2 года назад
Maasha allaah😍😍😍
@mahakhalil6287
@mahakhalil6287 2 года назад
Masha allah walashay jasakala khayr
@bintisuleiman1678
@bintisuleiman1678 2 года назад
Masha allah ❤️
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 2 года назад
Jazaka Allaah kheer
@sukrahassan8562
@sukrahassan8562 2 года назад
Manshallah
@farhiaahmed5920
@farhiaahmed5920 2 года назад
Mansha Allah wallashay mahadsanid
@maryamcabdirisaaq4411
@maryamcabdirisaaq4411 2 года назад
Masha allh abyo si fican aan ku maqalnaa qali
@ummuabdullahi1181
@ummuabdullahi1181 2 года назад
Jazakalah kheyr
@umumohamed2399
@umumohamed2399 2 года назад
Mash allaah 🥰 horay usoco ❤️
@anigaadiga8305
@anigaadiga8305 2 года назад
Caruurta 1ila 5 sano ka so hadal
@fatxiaxmed2230
@fatxiaxmed2230 2 года назад
Allow aqliga kuu siyaadi abaayo ❤❤👌
@aminoginde7408
@aminoginde7408 2 года назад
Maasha allah abaayo Macnto illaahey ha ku xafido🥰🥰🥰🥰🥰😍
@cadnancad303
@cadnancad303 2 года назад
Mashallh wllshyi💯🌏
@amrancabdi1673
@amrancabdi1673 2 года назад
Masha allh xbbti waa lgu maqlaa hore usoco
@sagalmahamed8515
@sagalmahamed8515 2 года назад
Mahdsanid mcnto zhugran
@halimahussein2000
@halimahussein2000 2 года назад
maansha alaah waa runtaa sister
@saafiabdullhi3676
@saafiabdullhi3676 2 года назад
Abaayo labadaan eray mar walbo ayaan ku sameynaa ilamaha jazakallaah waa balan waan ka dhaafi doonaa waayo jaceyl iyo naxariis ayeey u baahanyihiin iyo in la dhageysto mahadsanid xbbti
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Haa abyo Mcn plz kaa daay qaali
@saafiabdullhi3676
@saafiabdullhi3676 2 года назад
@@yuuuuga1 waa balan mcnto
@Susana-iw8wy
@Susana-iw8wy 2 года назад
Manshalh ❤️❤️ Abayo wax fican kahadashay runta rabi aakugu jeceyl illhy carurta ha ino xifdiyo,,
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 2 года назад
Maasha Allaah jzklh kheyran abaayo waala maqlaa codkaaga horey usoco
@Atiish7502
@Atiish7502 2 года назад
Deeqo axmad setahy wali masar maajoogtaa
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 2 года назад
@@Atiish7502 abaayo aniga America ayaan joogaa
@Qurbajoog
@Qurbajoog 2 года назад
Amiin ❤️
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 2 года назад
Masha allah tabarak allah abyo 😍
Далее
BARNAMIJKA DHAQALAHA 😍🥰
20:19
Просмотров 61 тыс.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
Просмотров 87 млн
WAXA KA MAQAAN SOMALIDA INTA BADAN.
18:18
Просмотров 9 тыс.
XANUNKA KU DHACA HOYADA UMUSHA. AMA UURKA ./
9:37
Просмотров 10 тыс.
KALA KORINTA CARURTA
20:52
Просмотров 28 тыс.
. NOLASHADA DADKAN KASAR??
11:02
Просмотров 31 тыс.
SUAALO IYO JAWABO. KALA KORINTA CARURTA PRT 2
16:14
Просмотров 12 тыс.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
Просмотров 87 млн