Тёмный

SUAALO IYO JAWABO. KALA KORINTA CARURTA PRT 2 

Hamda Home Decor
Подписаться 110 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 дек 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 106   
@simanmohamed3343
@simanmohamed3343 2 года назад
Asc gabdho abyo an taagerno waxy kamid tahy gabdhah somalida oo dhif iyo nadir ka ah ee kujira social media wax aad ubadn ayaan aniga ahaan kafaiday adinkana wan rajenaa sideydokle sida darted an tagerno group yada Facebook ins whs all Apps wax lagu wadago dhiga Ana wan dhiga in shaa aalh gabr wa iney gbar kle tagero aduun kan waa saxan saxan ku gud waxa bixisd maanta ayad bari heleysaa qaLi salama caleykum
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Wcwrsb abyo mcn Mahad sanid gabdho badan ineey garto ayaan rajeyna farintada
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 2 года назад
@@yuuuuga1 Dhakhtarka aad u tagtay abaayo ma dhaqtarka hoosta qaabilsan baa mise waa dhaqtarka kale cadiga ii soo jawab insha allah
@umusaalim5494
@umusaalim5494 2 года назад
Ana wan rabaa intee kala so xarira
@nawaalaxmad3252
@nawaalaxmad3252 2 года назад
Abaayo nimanka somalida ma ogola waxbarasho iyo shaqo ani ahaantaydi waxan gursaday sanadki labad ee jamacada cunug ayan dhaqso dhalay wuxu isku dayay inu iga rebo wax barashada balse qasab ayan ku dhamestay lkn muster ina diyariyo ayan jeclaay wuu idiiday waxa kaso wareegtay 6sano markan dhameyay lkn hada ayaan musterka bilaabi raba in sha allah iyo shaqo isoo duceya anikana waxbarashada love aan ku ahay
@samiiroqalanjo7553
@samiiroqalanjo7553 2 года назад
Insha allh abayo ilaahay hakula garab qabto riyadaadana ilaahay hakuu rumeeyo
@hawoyusuf490
@hawoyusuf490 2 года назад
Abaayo alle ha kuu fududeeyo insha allah adi ku celceli igu sheegee faidooyinka ay u leedahay ama idiin leedahay in aad waxbarato Wll ama aad shaqaysid
@nasrocabdi6180
@nasrocabdi6180 2 года назад
ABAYO ANI somaliya jogaaa 2 canuga hestaaa 4.5 ayay jirta gabdheyda wilkana 10 bilod mana jecli ilmo isku xiga alx alaha noo koriyo ubadka
@nastehonaswad9899
@nastehonaswad9899 2 года назад
Masha allah abyo ilhey haku barakeyo kala korinta Caruurta waaa caafimad anigba cutadkeyga waaa 2 sano iyo 5 bil hdna xaamilo ayan ahay in waqti bdn kala koriyo ayan rabaaaa insha allah ilhey ha ii fududeyo
@saidoabdi6330
@saidoabdi6330 2 года назад
As/c dumaashi waa runtaa aniga xitaa waxligey waxbo ma istacmaalin xajigaa ila shaqeeyey alxamdulilaah hada waxan heystaa afar wan nastey waxey jirtaa tan igu yar sadax iyo bar uma socdo hada waxbadan baa iska keey badaley awalana buuq hadan farxad baan ku noolahey afar qurx badan masha alaah xitaa waqti uma heli jirin xajiga Ana dhan daal ilmo badan oon nadaam laheyn waxaa dhaamo inyar oo tarbiyo leh thanks xabiibti
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Wcwrab dumahsi mashlaaah sas kugo ogahy waax fcn sameysay carurta iyo xajiga ilaah haku xafido qaali
@ayashabdi4612
@ayashabdi4612 2 года назад
Mashallah abayo aniga sadax isku xijiyay 6 jir 4 jir 2.bar jira farantiga kashtay maxey iku dhigtay hee ti dhered hada wan iska so bixiyay alxd 2 month wan nafisay wey fican tahay xajiga inu kula shaqeyo wana ku ku hanbalyena
@abshirocali1029
@abshirocali1029 Год назад
Mansha allah tabarakallah hampalyo byo mcn isku fikir iyo mabda banahay Alle ha ina garab galo
@nasroqaali5513
@nasroqaali5513 2 года назад
Masha Allah tabarakalah jawabtada wa jawab qiima leh waye masha Allah wa waxyaabaha ugu badan ee dadkeena ogeyn waye waxe u maleyan ina qofka noloshiisa gacanta ku hayo lkn waxwalbo waa waxo illahay qoray alaxamdulilaah illahay kuwii qadarka Allah amino hanaga dhigo
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 2 года назад
Masha allah xabibati adigo kale an ahy xajigega isacido tabici an kudhalaa alxamdu lilahi intan hanin allah siyo yarab 🤲 jimca mubarak dhaman Tina 🥰
@user-kr9eq4bb6f
@user-kr9eq4bb6f 2 года назад
Masha allh alah yaxfadak xbti kutaageeraa
@munaali271
@munaali271 2 года назад
Masha allaah waxa itahay dhiri galin walashey
@umallkhayraadandagaaladaan8635
@umallkhayraadandagaaladaan8635 2 года назад
Masha allaah wllo dhiri galiya ficaan bad taaye wllo
@cawomaxamed7259
@cawomaxamed7259 2 года назад
Masha allh wllo qali ku so dhawow hargisa keep going noso badi baenamijyda ka hadlya kalsonida ❤️❤️🌹🌹
@MarwaMuxumed-ik2kw
@MarwaMuxumed-ik2kw 11 месяцев назад
Masha allh wllhi maalintan jalankaga so booqday ba noloshayda wax badan iska badalen jasakala ♥️
@zuzuali1507
@zuzuali1507 2 года назад
Masha Allah welcome to hargaysa wallo macaan
@umuduniyaamohamed8058
@umuduniyaamohamed8058 2 года назад
Masha alla walalo waa muhiim in ilmaha la kala koriya aniga hal ilman haysta waa 3 sano iyo 8 bilood alx hadan uur leeyahy waxay ikala waynayan 4 sano iyo 4 bilood waxbadan ban ka faiday inasha alla 4 years baan ku raja waynay inay iikala waynadan waa muhiim in ilaha la kala koriya hooyada abaha ilamaha intaba waa muhiim
@amrancabdi1673
@amrancabdi1673 2 года назад
Masha allha Xabbti allha Ku xafido
@yahyaahmedabikar2875
@yahyaahmedabikar2875 2 года назад
Manshalh wll ilahay ha ku xafido
@MYA738
@MYA738 2 года назад
Mahadsanid abaayo waan ubaahnaa taladaan
@hoodoabdilahi709
@hoodoabdilahi709 2 года назад
Wecome hargisa abaay qli wn ku jecelaane,🤩🤩🤩
@ayaan7334
@ayaan7334 2 года назад
Masha Allah abayo
@leylamuuse9455
@leylamuuse9455 2 года назад
Keep going my queen 👑
@faysasiciid847
@faysasiciid847 2 года назад
Masha allah wll waa run
@maryamamohamed7407
@maryamamohamed7407 2 года назад
Mashallah abayo intee ku dhalatay
@sumayaahmed6995
@sumayaahmed6995 2 года назад
huno macaan waan ka soo salamaya hargeisa ... keep going qaali aad ban ka faai day jazaakalah khayr ❣
@hamdamohamed1583
@hamdamohamed1583 2 года назад
Masha allah wllo hore u soco
@haniladanchannel5825
@haniladanchannel5825 2 года назад
Wlhi ilaahay aboodiisa macelinkartid waan dadaaleynaa allaah nalagarab galo yaa rabi ilaahayaw
@nimcoali5316
@nimcoali5316 2 года назад
Mash allah hamdi mawduuc muhiim ah waaye wlh
@nimoibrahim4688
@nimoibrahim4688 2 года назад
Plz let's gv her more subscribers and likes to appreciate the good work she is doing for us🙏🙏🙏🙏🙏
@umumaida6601
@umumaida6601 2 года назад
Masha allh abayo qali plz iisoo boqo yuotoobkeega ina shergareey plz walaalo
@xaliimaofficial4165
@xaliimaofficial4165 2 года назад
wcs walalo
@nasrisicid7313
@nasrisicid7313 2 года назад
Mash alh walshy qaali
@umuaymanmustafa8222
@umuaymanmustafa8222 2 года назад
Xamdi masha Allah khayr Allah haku siiyo xabibti hore usoco walaashaa from boorama
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Borame magaladi aqontaa mashlaaah abyo mcn
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 2 года назад
Masha alaah
@naimaapdirashiid7170
@naimaapdirashiid7170 2 года назад
Mahadsanid wll xamdi wll waxad ka soo hadashaa sidaad ku noqon kartid qof og'aan leh
@amalxasan7589
@amalxasan7589 2 года назад
waana ku tageraa zxp
@shorts-vm5mq
@shorts-vm5mq 2 года назад
Welcome hbbti hargeisa cadey waaaanu ilbxanay aduunkaaan LA jaanqadanay hamadaay😂😂❤❤❤
@dekarashd5642
@dekarashd5642 2 года назад
m.a abyo guleyso waligaa
@walaalahaisjecel5628
@walaalahaisjecel5628 2 года назад
Wcs walaashey guuleyso
@walaalahaisjecel5628
@walaalahaisjecel5628 2 года назад
Masha Allah walaashey waan booqanaya thank you
@caashomahad6136
@caashomahad6136 Год назад
Abayo ilahay hakudayo Lambarkaga see kubelikaraa wasaap
@maryamamohamed7407
@maryamamohamed7407 2 года назад
Anaa ka midka dad cirbada garabka ku dhibaatooday
@xaawocabdisalaan1671
@xaawocabdisalaan1671 2 года назад
Abaayo mogdisho walaku soo dhaweynaayaa
@nasrocabdi6180
@nasrocabdi6180 2 года назад
7 sana rer leyahay 2 canugan heestaaa alx
@hamdihassanfarah3085
@hamdihassanfarah3085 Год назад
Nasra masha Allah alle Haku barakeyo 1 sano ayaa iga horeysaa ani 6 sano 2 ilmo heystaa alxm
@isramohamed9467
@isramohamed9467 2 года назад
Hargeisa wan kugu soo dhawaynaynaa qali
@safiyoabdi1902
@safiyoabdi1902 2 года назад
Shugran kareenkii aad karisy.waan.kufaa.iiday cadaanteydi.dhunty.a.yaaii.sonoqoty waakuduceeye👌👌👏👏👏👸👸👸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲❤💝
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Mashlaaaah sbyo mcn Mahad sanid
@ramlahassan6980
@ramlahassan6980 2 года назад
Creme ka waa kee abyo somalia joga cadanteyda dhuntay
@hawoyusuf490
@hawoyusuf490 2 года назад
Msha allah abaayo xamdi waxaad tahay qof ku dayasho mudan o aad u fikir fiican allah yaxfadak ❤️aad ban kuga helay sida naxariiste leh e aad babyka ula hadashay iyo sida aad ugu mahad celisay mamo sharaf leh 🌹👌💯❤️
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Mahad sanid abyo mcn 🥰🥰🥰😍
@aayah5210
@aayah5210 2 года назад
Abayo shekada xajiga waa riski ani mabakukalsoni oo markasto atenshankayga wasojeda rafad darema aniga kininiga isleyahay amu ronyahay hadi waqtigisa la ilasho inkastoo dalbadan daremesid hurdo badan ubahanesid iyo xanaqxanaq yar
@aaminayooniz1554
@aaminayooniz1554 2 года назад
Waxan aqana gabdho 6 8 ila 10 carura dhalay oo siday u qurux badan yihiin iyo jidhkoda kuwo 1 dhalay ka qurux iyo karti badan
@shacnihussein6898
@shacnihussein6898 2 года назад
Maxa kasaaciday abaayo
@fatmahashi9575
@fatmahashi9575 2 года назад
Waa runtaa Amina yoonis muhiimada waa inaa naftaada ogaatid alxmdulilah aniga saas ah
@ruruutaj8641
@ruruutaj8641 2 года назад
Waa runtaa abayo . Dadka isku dulqad iyo cafimad ma’ahan. Aniga 4 ban isku xijiyay kan igu yarna waa 8 gacmaha ayaan katagtay. Allaha noofududeeyo. Gabdhoow cafimaadkina ka fakara oo dhala inaad korinkartid
@BLOXKETCHUM
@BLOXKETCHUM 2 года назад
Waqtiga waa latiriyaa
@munaxasandahabo7331
@munaxasandahabo7331 Год назад
Asc gabdhaha wadanka ayaa ubaahi badan wllo ina waxloo sheego hooyoyinka an waxbarasho helin iyagana usosamee barnaamijyo gaara
@jihaan8318
@jihaan8318 2 года назад
Gabdhaha uur qaadista ku adagtahay . Maxaa isticmaali karnaa nala wadaaga vitamins ama ❤️
@aliaamir6998
@aliaamir6998 2 года назад
Huuno waxan ka codsan laha cream indhaha hooostoda la Mariyo oo fcn hadad taqanid.
@amaalxeydar5473
@amaalxeydar5473 2 года назад
9 sano ayaan reer leeyahay 5 caruura ayaan isku xijiyay alxamdu lilaah Kan ugu ween waa 8 jir tan ugu yarna waa 3 jir faraanti ayaan xirtay woona iishaqeeyay alx🤲💖👌
@igafilonoface4154
@igafilonoface4154 2 года назад
maku cayishay abayo?
@amaalxeydar5473
@amaalxeydar5473 2 года назад
May abaayo waxba iskama keey badalin
@igafilonoface4154
@igafilonoface4154 2 года назад
haa mahdsnd sis🥰
@rahmoibrahim5793
@rahmoibrahim5793 2 года назад
Abyo caadada mikugu dhacdaa
@igafilonoface4154
@igafilonoface4154 2 года назад
@@rahmoibrahim5793 aniga 2 sano ixiranyahay mana arag dhiig
@user-di3fr1bs3z
@user-di3fr1bs3z 8 месяцев назад
Abayo selokalkoriya ilasotali abyo
@fadumobashir1042
@fadumobashir1042 2 года назад
Abaa kasoo hadal ilmah sidee diinta loogo baraa qurbaha
@rahmoreys9511
@rahmoreys9511 2 года назад
Kuso dhawaw kismanyo
@sundusabdiomar3041
@sundusabdiomar3041 2 года назад
Snapkaga wanku daalay ika sojwb abyo
@bari_beauty3018
@bari_beauty3018 2 года назад
Asc abayo waxaan jeclaan lahaa inaad kasoohadasho caruurta hadalku karaago ama Autism ka ah adoo raali ah
@Motherof5kingdom
@Motherof5kingdom 2 года назад
Let me tell you abayo you are right lkn implant ga gacanta anuu igu jiraa wana the onlu 99 lahubo ilahay ba wax celiye lkn adga waxa ku shaqeeyay maaha inu gabar kale ushaqaynayo taxadarkaasna cid kasta ma taxadari karto marka dadka haku dirin waxay rabeen oo dan ugu jirto . Aniga stress kuma qabo lkn dhiga iguma dhaco hader dhib malaha ugxnta dhan maba samays mayso wana normal madama uu hormonal yahay . Marka wixi aad cilmi uleedhy ka hadal abayo thanks.
@ayaanbilan7078
@ayaanbilan7078 2 года назад
Fatima Dirie I agree with you abayo because dadka isku hormones ma ahan aniga IUD igu jiri jirtay 5 years mida ah dhiga waa igu dhici jiray every month waligayna wan isticmali jiray since 2016 ila 2019 3 years igu jirtay wan iska bixiyay wilkeyga 3 dhalay kadib wil kala kuxujiyay 2021 july Alxamdullah 4 boys hesta intas kujojiyay ilmo aniga iyo odaygeyga wan kuheshinay Alxamdullah hadana September isla IUD 10 years gashtay mida an hormones lahen and i don’t have any problems at all marka gabadh kasta waxba ushaqeya marka aniga waxan oranlaha abayadan waxa marka cilmi u ledahay kahadal madama aad public figure tahay
@nhjjcadey930
@nhjjcadey930 2 года назад
Ani xitaa mid gacanta sadexbil igu jirto dhiig dhan ikuma dhaco caadi miya
@Motherof5kingdom
@Motherof5kingdom 2 года назад
Saas waaye abayo. Haa dhiiga haduusan kugu dhicin ugxan dhan masamaysmayso wana side effect giisa dhibna malaha abayo anigana hader iguma dhaco
@nacimaneyruuz663
@nacimaneyruuz663 2 года назад
abayo wa runta aniga mida hormun la anta igu jirtay mardhawa iska bixiye weyna ishaqeusay
@Motherof5kingdom
@Motherof5kingdom 2 года назад
Aniga implantga igu jira somalia bana joga alx .
@hamdiadenhassan1131
@hamdiadenhassan1131 2 года назад
Copper coil is the best . No hormones very little side effect .
@rahmamoha2857
@rahmamoha2857 2 года назад
Ganini miyaa mise cirbad
@Destinay4lyf
@Destinay4lyf 2 года назад
Is that the IUD? I’m interested in getting one very soon.
@hamdiadenhassan1131
@hamdiadenhassan1131 2 года назад
@@rahmamoha2857 macaanto Maya . Waxa weye coil ka yar ee makaanka la galiyo lakin waa bila hormones midka Copper coil ka la dhaho .
@hamdiadenhassan1131
@hamdiadenhassan1131 2 года назад
@@rahmamoha2857 yes sis copper IUD if it works for you I.e no heavy periods and pain is the best no hormones at all . It’s most effective contraception minus the hormone side effects .
@awoayan1131
@awoayan1131 2 года назад
Hadu ku shaqeyo wuu fcnyay sanad iyo todobo bil asago igu jira uur ku yeeshay ilaahay qadartis lkn sida kale dhib kuma arag
@user-di3fr1bs3z
@user-di3fr1bs3z 8 месяцев назад
Abyo maxa kukalakureya ilasotali
@umumohamed5686
@umumohamed5686 Год назад
Kismaayo ana kugu sugaayo nala socod sii un mrka soo bexeeso
@user-di3fr1bs3z
@user-di3fr1bs3z 8 месяцев назад
Abayo selokalkoriya ilasotali abyo 9:59
@umusidra3776
@umusidra3776 2 года назад
Hamdi camera camera 📷 weykaxishonesa wayo wa public lkn ana comment inkugushegayo gpdho kafaidheysta dhaqtarna asgan igudihin bn maskaxdheydha kahelay ani alxmdulilah dawo iyo cirbad laiskuduro waxan affected lahayn majirto marka xajiga latashta hada isku afgaratan markey bananka hala adho wixi ilamaha noqon laha ama condom haxirto hadu barnanka hey karin😜cfmad wayo wlhi balayo lacunayo mxa inso arkay ragabo waxbo macunane mxa dumarka iqabay horta naftina kafakara gpdha aniga hal bnhaya alxmdulilah intas ba ishaqeysay walalay 🙏
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Sax waaye jawabta waa dhibty mcnto
@arwaomar5330
@arwaomar5330 2 года назад
Waban iska fahmay inay sida aad shegtay ka wado xamdi walahi anigaba ano waxba isticmalin xita condom an isticmalin odeygayga aad u taxadiro bananka iskaga daadiya alx ilhay wuu na cawiyey waxa haysta ilmo laba sano iyo 6 bilod ah iyo ilmo 9 bilod ah sidas ayan ku wada wax dawo ma qato labadas kaliya ayan isleyahay ila shan sano danbe kori hadi ilhay ok gadhsiyo
@sowdomaxamed8478
@sowdomaxamed8478 Год назад
M.
@zahramohamud5641
@zahramohamud5641 2 года назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@farxiyomuxudiin8863
@farxiyomuxudiin8863 2 года назад
Abayo xamdi sethy xalada alx abayo muqdisho jogaa nambarkada uu bahanahay pleac ama xitaa snapkada
@saidhayle7014
@saidhayle7014 2 года назад
Xamdi2000 ku darso abayo
@jamilafaysal418
@jamilafaysal418 2 года назад
Jigjiga ma usoosocotid wll
@naimamohamed3207
@naimamohamed3207 2 года назад
Boosaaso nogu imow
Далее
LABO ERAY OO WAALIDKA IYO CARUURTA KALA GEEYA🍀
18:49
Schoolboy - Часть 2
00:12
Просмотров 3,2 млн
KALA KORINTA CARURTA
20:52
Просмотров 28 тыс.
WAXA KA MAQAAN SOMALIDA INTA BADAN.
18:18
Просмотров 9 тыс.
. NOLASHADA DADKAN KASAR??
11:02
Просмотров 31 тыс.
KALA KORINTA CARUURTA.... Naz Ahmed
12:53
Просмотров 9 тыс.
XANUNKA KU DHACA HOYADA UMUSHA. AMA UURKA ./
9:37
Просмотров 10 тыс.
BARNAMIJKA DHAQALAHA 😍🥰
20:19
Просмотров 61 тыс.
Dr Rooda Geelle & muhiimada kala korinta caruurta.
10:06
1886 - قصة نهاية دافئة!!
45:40
Просмотров 678 тыс.
Schoolboy - Часть 2
00:12
Просмотров 3,2 млн