Тёмный

LACAGTA HUBKA CULUS LAGU SOO GADAY XAGEE LAGA KEENAY & CABSIDA MUCAARADKA 

SYL Somali TV
Подписаться 36 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

LACAGTA HUBKA CULIS LAGU SOO GADAY XAGEE LAGA KEENAY & CABSIDA MUCAARADKA

Опубликовано:

 

24 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 64   
@Sofia-ji2zj
@Sofia-ji2zj 9 часов назад
Lacagta waxaa iska leh Soomaaliya waxaana noo taliya Xasan sheeq Intaas ma garan waysay Cadawgeena ha jabo❤❤❤❤❤
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 9 часов назад
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifacen manta waa malin teena wana dhifaceyna dadkeena iyo dalkeena manta waa malin teena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 9 часов назад
Waa sax siduu yeelay qasab maaha in la sheego guul soomaaliya cadawga gudaha iyo dibada Allah hanaga qabto
@mohacade8773
@mohacade8773 7 часов назад
Sxb inaga aya cadow isku ah maxan dad ka iska celinaa cadow geena 1aad wa qabyaalad hargeisa From somalia
@abduwahabahmedmahamed547
@abduwahabahmedmahamed547 6 часов назад
Waa farxad in ee somalia soo iibsato hub Guuul iyo goboniimo Somaliweyn ha Is raacdo
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 6 часов назад
WAA HOGAAMIYE IYO HALGAMAA DHAB AH MUDANE XASAN SH ALLA HA XAFIDO ADUUN IYO AAQIRABA
@nasroulusow4188
@nasroulusow4188 9 часов назад
Somalia 🇸🇴 guul Insha Allah 🇸🇴
@raghedanan3959
@raghedanan3959 9 часов назад
Fadlan Jooji Propagandada ku saabsan mucaaradka. Majirto Cid la Weeraraayo warkaas waa been. Hala taageero Dawlada Federaalka 👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴
@mrwadaniciilan8799
@mrwadaniciilan8799 9 часов назад
Saxaafada Somaliya ayaa sidan noqotey Sxb siraha qaranka waa qalad inaad bara bulshada keento aawry xeerkii qaban lahaa dadkan
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 9 часов назад
Guul waa ubaahanahay saanad milatari
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 9 часов назад
Waa arin aad u wanaagsan
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 9 часов назад
GUUL soomaaliya 💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
@MaymunaMukhtar
@MaymunaMukhtar 9 часов назад
Waad mahad santahay qery ayaan ale kaaga baryaa
@143-k1d
@143-k1d 9 часов назад
Masha-allah Guul Iyo Gobanimo Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed
@AlikhadarAli
@AlikhadarAli 8 часов назад
FARMAAJO WAA MAREEXAAN MIRINAAYO UNUKAA LEH
@AlikhadarAli
@AlikhadarAli 8 часов назад
TUUGAAN MUNAAFUQA EE QABIILESTAHA LACAGA IYO HANTIDA QARANKA UU BILILIQEEYSTAY BAAD RAAD GADASHA LOO RABAA MIYAA.....ADEER DOOFAAR MADHAAHIRMO EE TUUGAAN QABILESTE XASAN SHIIQ MISNA 80 JIRKA MADAQMAAYO......REER BAADIYO 91 SOO GALAY XAMAR ADINKA OO WADA BILILIQA DOON AH
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 7 часов назад
Waxaa u hanbalyeynayaa xasan shiiq madaxda soomaaliya oo looga bartay iney deyn qaataan ama xoolaha shacabka guul somaliya
@Diidii22665
@Diidii22665 8 часов назад
Xasan shiikh maxamuud waa xasan nasralaah
@143-k1d
@143-k1d 9 часов назад
arinta markee hub noqoto inta la keenay meesha laga keenay iyo lacagta laga bixiye, lama sheego waa qalad laakiin weriya yaalkiina waxaa doontiin aa iska sheegtiin sababtoo ah maba faham sanidii n sirta ciidanka
@CaliAxmed-l6v
@CaliAxmed-l6v 8 часов назад
Xasan sheikh waa libaax waaye walahi
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 9 часов назад
Guuul mudane xasan wow
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 7 часов назад
Somali wax marabaan anee bixiyaan lakiin faaido wee rabaan allah tuso xaqa umadeena somaliyeed
@NuuxAbuukar-kc7fd
@NuuxAbuukar-kc7fd 8 часов назад
Waa wax fcn hadii saad sheegee tyahay arinku lkn waa i la xafidaa hubkaas
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 7 часов назад
Aabe Xassan woo dedaaloyaa.
@bashirmohammed6756
@bashirmohammed6756 4 часа назад
Shabka in hubka laga qaado waa arin fiican
@mrwadaniciilan8799
@mrwadaniciilan8799 9 часов назад
Yaa Ka fiican in ciidanka ladhiso oo laqalabeeyo ma waxaas ayaa dhaliil Ka dhigeysaan
@qadarcabdi1772
@qadarcabdi1772 9 часов назад
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 7 часов назад
Benlow warkaga mar danbe ma dawanayno
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 6 часов назад
MASHALAAH WAA ARIN LAGU QANCI KARO
@aragsan5690
@aragsan5690 7 часов назад
Aloow nabadbaadi.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 5 часов назад
Shaqo fiican buu ku qabtay Birmade
@muhidinawow2849
@muhidinawow2849 4 часа назад
Hubka meeshad ka so.gadan.lahaayen.meey dalka lagu dhiso.wax ii cuntamayo ma aha.dhiiqo ayaa iga sheekeyneysa
@user-jk7kf5tg4k
@user-jk7kf5tg4k 9 часов назад
Guuul Guuul somaliya
@AlikhadarAli
@AlikhadarAli 8 часов назад
FARMAAJO WAA MARREXAAN MIRINAAYO UNUKAA LEH...XAMSIHII HINDA CULUSOOW MIYAA
@abdirisaqabdirisaqabdiaziz
@abdirisaqabdirisaqabdiaziz Час назад
Sheeko.iidheh.wariye.qaran.miyad.noqotay.waxaad.hubto.ayaa.lashegaa.xasan.cidea.ma.aamineyso.adiga.sumcada.warise.nImola.ilaasho
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 4 часа назад
Guuul
@AbdirisaqMahamud-lc4gw
@AbdirisaqMahamud-lc4gw 5 часов назад
Waa arin fcn hadeey sax tahay
@saaqsakaaro3982
@saaqsakaaro3982 9 часов назад
Mesha ma ciyaal bad u shekeysa dowlad waa nidaam nimaadkima lama so Marin bank dhexe lagu shubun warkaan waa mid La rabo dhibtii gasp gartey madaxweynaha qabuuro qodistii in sumacadisa wax xoga dib loguso celiyo
@luulsan
@luulsan 5 часов назад
❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏾💪🏾💪🏾💯💯💯
@shukrimohamed1205
@shukrimohamed1205 9 часов назад
Mashaa ALLAH
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 7 часов назад
Xasan tuug lacagta geebka ayuu ku ritey hubka mucawino ayaa loo keenay
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 7 часов назад
Xasan waa tuug ilahaw naga qabo
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 7 часов назад
Benlow tuugo ilahy baa idin arkaya waxba maqarsona
@ahmedmuktar1416
@ahmedmuktar1416 8 часов назад
Axadkaan qabyaalada badan been badanaa
@JalaqSane-db4wp
@JalaqSane-db4wp 7 часов назад
Bacaa ayadon dhul lagedin ayaa wax laQaban karaa marka iska aamus
@faduumonuurow
@faduumonuurow 6 часов назад
Waxaas maa ii sheegee ani😂😂😂😂
@sucaado7
@sucaado7 9 часов назад
Hub ka dhigista waa wax haboon dhib inow ka dhasho a daran
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 8 часов назад
Hada ciyaal miyaa u sheekeyn😂
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 8 часов назад
BEEN Diyaaradaha waxa bixisay tawlada talyaaniga waxa aad documentiga aad ka arki kartaa X ama wasaarada arimaha dibada talyaaniga .
@mulkij961
@mulkij961 4 часа назад
Farmajo maxa sas ula xisabtami weyseen oo canshurtiina danbilo ku gurtey dadkana layey jidadkana idinka xirtey xasan aad ka daba ordeysiin xasan wadanka wax kastow u qabtey hada aqli leedihiin dalxoreye la shaqeya ee ka hara
@HDheere-ju8em
@HDheere-ju8em 7 часов назад
Beenlow baad noqotay. Waad ka baxday xayndaabka wariyenimo
@AbdisalanshekowFiidse
@AbdisalanshekowFiidse 8 часов назад
War nagalatag beenta
@dr-mahad_rashiid_barre
@dr-mahad_rashiid_barre 7 часов назад
beenaale
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 9 часов назад
kkkkkkkkkkk
@Adoon-Alle490
@Adoon-Alle490 9 часов назад
Hubkaas waxaa iska leh beesha Abgaal 😯
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 9 часов назад
Maasha allah guul beesha abgaal❤❤❤
@Terza56
@Terza56 9 часов назад
Beenta dhaaf waxaad rabto ha noo sheegin
@AlikhadarAli
@AlikhadarAli 8 часов назад
TUUGAAN MUNAAFUQA EE QABIILESTAHA LACAGA IYO HANTIDA QARANKA UU BILILIQEEYSTAY BAAD RAAD GADASHA LOO RABAA MIYAA.....ADEER DOOFAAR MADHAAHIRMO EE TUUGAAN QABILESTE XASAN SHIIQ MISNA 80 JIRKA MADAQMAAYO......REER BAADIYO 91 SOO GALAY XAMAR ADINKA OO WADA BILILIQA DOON AH
@maxamadaxmadindoos7865
@maxamadaxmadindoos7865 2 часа назад
Dowladu waa iney ninkan jaajuuska ah qabato
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 7 часов назад
Xasan waa tuug ilahaw naga qabo
@AlikhadarAli
@AlikhadarAli 8 часов назад
TUUGAAN MUNAAFUQA EE QABIILESTAHA LACAGA IYO HANTIDA QARANKA UU BILILIQEEYSTAY BAAD RAAD GADASHA LOO RABAA MIYAA.....ADEER DOOFAAR MADHAAHIRMO EE TUUGAAN QABILESTE XASAN SHIIQ MISNA 80 JIRKA MADAQMAAYO......REER BAADIYO 91 SOO GALAY XAMAR ADINKA OO WADA BILILIQA DOON AH
@AlikhadarAli
@AlikhadarAli 8 часов назад
TUUGAAN MUNAAFUQA EE QABIILESTAHA LACAGA IYO HANTIDA QARANKA UU BILILIQEEYSTAY BAAD RAAD GADASHA LOO RABAA MIYAA.....ADEER DOOFAAR MADHAAHIRMO EE TUUGAAN QABILESTE XASAN SHIIQ MISNA 80 JIRKA MADAQMAAYO......REER BAADIYO 91 SOO GALAY XAMAR ADINKA OO WADA BILILIQA DOON AH
@maxamadaxmadindoos7865
@maxamadaxmadindoos7865 2 часа назад
Ninyohw beenaale
@ahmedanshur4705
@ahmedanshur4705 2 часа назад
War lagu qoslo
Далее
One-on-one with Liz Cheney | Cap Times Idea Fest 2024
1:02:56