Тёмный

LONDON TAXI - MAXAA 3 SANO LOO BARTAA? 

Explore Somalia with Said Fadhaye
Подписаться 22 тыс.
Просмотров 70 тыс.
50% 1

SHUCAYB WAA WIIL SOMALI AH OO 3 SANO 'KNOWLEDGE' BARANAYAY SI UU TAKSI U WADO BAL DAAWO. #london #blackcab #blackTaxi #somali

Опубликовано:

 

31 мар 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 150   
@boqorabdirahman2443
@boqorabdirahman2443 3 месяца назад
1m subscribe ayaad u qalata haka niyad jabin wad Muqaalka 100% Codka 100% Iyo waraysiga intuba waa wax ku cusub somalida❤
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 месяца назад
Waan gaaraynaa iA guuleyso!
@Utuber387
@Utuber387 3 месяца назад
I will not recommend driving a London black cab. Because your life becomes all about working and chasing money. We only live a few years of our lives in this world, so it is better to spend the precious time praying at the mosque and with family and friends. Remember, no one will bury you the cash you built up. If you can limit the hours you work is okay, but the temptation to make extra will always be there.
@saeedofficial
@saeedofficial 3 месяца назад
I agree with you that mn chasing money you will ended up your life
@faizafaba7223
@faizafaba7223 3 месяца назад
I don't see why complain you are self imployer u can take anytime off so stop nonsense and work😅😅😅
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 3 месяца назад
Taxi drivers have freedom while employees haven't.
@DuraanAli
@DuraanAli 3 месяца назад
This is so fascinating and the quality of the video and camera is exceptional! Love it.
@ahmedsharif367
@ahmedsharif367 3 месяца назад
Absolutely
@the_right_path_1
@the_right_path_1 3 месяца назад
Istaadi.🫡
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 месяца назад
Thank you!
@faizafaba7223
@faizafaba7223 3 месяца назад
Living in London is all about working like slave then go holiday your off time so I don't see any problem it's win win 😅😅keep going work hard while u young then rest when u get older😅😅
@Mohamed-oz9op
@Mohamed-oz9op 3 месяца назад
This was amazing keep up the good work. Eid Mubarak
@kiinhasan4287
@kiinhasan4287 3 месяца назад
Masha Allah xog muhiim ah iyo muuqaal qurux badan ustaadi
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 месяца назад
Mahadsanid!
@sallucarab
@sallucarab 3 месяца назад
i love it the quality of the video so amazing.
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 3 месяца назад
Thanks information
@zahrusadxasan5757
@zahrusadxasan5757 3 месяца назад
goood quality wlhi keep going sxb
@iimanmohamud9200
@iimanmohamud9200 3 месяца назад
Masha allh 🎉
@nur4omar189
@nur4omar189 11 дней назад
Thank you 🙏 walal
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 3 месяца назад
Masha Allah guuleyso walal ❤❤
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 месяца назад
Thanks!
@ahmedsharif367
@ahmedsharif367 3 месяца назад
The production and camera quality of the video is very impressive
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 месяца назад
Thank you!
@shuaybrooy
@shuaybrooy 3 месяца назад
Thankz For Having Me sxb Cimamadada Lama Heysan Karo Dhabti Waa Muqal Tayo Leh
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 месяца назад
Thank you sxb!
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 3 месяца назад
Masha allah,tayada muuqaalkan waa wax kale.❤
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 месяца назад
Thanks!
@Naamir03
@Naamir03 3 месяца назад
Legit Man, Keep It Blood❤
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 месяца назад
Thanks!
@amalabdulla6049
@amalabdulla6049 3 месяца назад
You always provide us with useful and valuable information you are the best👏🏻
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 месяца назад
Thanks!
@TheAtemiles
@TheAtemiles 3 месяца назад
Amazing production quality
@timshow2240
@timshow2240 3 месяца назад
Thanks 🎉
@halimasadie9383
@halimasadie9383 3 месяца назад
Mashallah
@taatiko9307
@taatiko9307 3 месяца назад
wow amazing wlh Video Oo waqti laga liyay Thanks lph for shared like this vital information
@khaderhajji1237
@khaderhajji1237 3 месяца назад
The topic needs to be covered, and the video's quality is genuinely beautiful. Thank you Said for producing this video.
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 месяца назад
Thanks!
@plamchalit8945
@plamchalit8945 3 месяца назад
I want you to come visit Bangkok, Thailand.
@MAILMAFIA
@MAILMAFIA 3 месяца назад
Hey Mr. Said , I just watched your video about black cab taxis in London, and I really enjoyed it! However, I noticed you mentioned the weather being very bad because of the rain. I just wanted to share a different perspective. Rain is actually a vital part of our ecosystem, and without it, life wouldn't be sustainable. While it might inconvenience us at times, it's a blessing for many regions facing drought. So let's embrace the rain and be grateful for the gift of water it brings. Looking forward to more great content from you!"
@h.o.y.o
@h.o.y.o 3 месяца назад
Very eloquently said; please consider changing your username 😊
@Codllibaax
@Codllibaax 3 месяца назад
The vlog was broadcasted in Somali. Is it ilbaxnimo to comment in English.
@MAILMAFIA
@MAILMAFIA 3 месяца назад
@@Codllibaax I can't Wright somali bro but is speak very goed... But is about time I have learn how to Wright
@MAILMAFIA
@MAILMAFIA 3 месяца назад
@@h.o.y.o this user name is my online game
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin 3 месяца назад
Very professional video.
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 месяца назад
Thanks!
@dahirahmed6331
@dahirahmed6331 3 месяца назад
Mash Allah thank you walalkey, Please do more videos of black cap programs
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 месяца назад
Insha ALLAH!
@korodhsoaqoon
@korodhsoaqoon 3 месяца назад
Wow, Amazing ❤
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 месяца назад
Thanks!
@cabdirixmaan123
@cabdirixmaan123 3 месяца назад
Great ❤❤
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 месяца назад
Thanks!
@AbdishakurEk
@AbdishakurEk 3 месяца назад
Come to Ireland,dublin bro
@abdullahijama4744
@abdullahijama4744 3 месяца назад
mashaa allaah waxad siisay talo fincan
@user-pb8ms9pk2v
@user-pb8ms9pk2v 3 месяца назад
Adeer damiin ayaan ahay ma iska tirahdid dhakhtar waan awoodi wayay dhe sxb dhakhtar uk waa boqol ku sanadki
@khalidnuuradiin8559
@khalidnuuradiin8559 3 месяца назад
masheygey marka kadhac
@Jose-hb3ml
@Jose-hb3ml 3 месяца назад
this guy got better camera than universal tv fam 😆
@Izmail657
@Izmail657 2 месяца назад
Walalkeyow inan kula soo xiriro ayan rabaa arimo ayan ku wedin raby❤🙏
@ashrafaarofficial6820
@ashrafaarofficial6820 3 месяца назад
Good❤
@ashukri3160
@ashukri3160 3 месяца назад
Waad ku majadsan thy warbixinta balse Black Cab in la Barton weliba qof dhalinyar uu Barto middo 3 sano ah waxaa u arkaa lugooyo gacantaada ku doonatay, Sida uu walaalkeen sheegay Soomaalida waa reer guitar oo hal meel kuma eko Black Cabna waxaa keliya oo looga shaqeysan karaa London sidaa darted waxaa ka haboonwaqtiga ada geliso waxbarsho quality leg oo and.meel walba saga shaqeysan karto.
@foosiyafamily3414
@foosiyafamily3414 3 месяца назад
That is very good 👍 well done 👏 I love to be taxes driven 🇸🇴🇬🇧🙏🙏🙏 isoo boqoo 🙏🙏🙏🙏
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 месяца назад
Thanks!
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 3 месяца назад
Said fadheye the best Somali RU-vidr well done
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 месяца назад
Mahadsanid!
@SuperExcuse
@SuperExcuse 3 месяца назад
Black cab 🚕 is very expensive 😅
@abdulaahiafcase5079
@abdulaahiafcase5079 3 месяца назад
Waxay ku tusinaysaa sida meesha aynu gaarnay burburka maskaxeed inuu dadkeenii ku dhacay in dareewalnimo taxi iyo dhakhtar caafimaad uu isku meeldhigo waxaa uga fiicnayd inuu yiraahdo anigaa shaqadaas jecel oo waxyaabahaaas uu sheegayaan ku jeclahay
@Givemeproofkid
@Givemeproofkid 3 месяца назад
Hal qalad aan idinka saxo. Walaalka wuxuu dhahay dhaqtarka wuxuu qaataa 40k balse sax ma ahan. Doctorska wexey qaataan 40k marka ay jaamacada ka baxaan balse marki aad bilaawdo takhasuska lacagta wexey gaaree 65k marka aad dhameesana 100k illaa iyo 130k
@hassanabdiwahidali8914
@hassanabdiwahidali8914 3 месяца назад
Wow anway this is a possible video 📹 from your channel 🤔
@QARANSUGE
@QARANSUGE 3 месяца назад
First Comment
@KalRespect
@KalRespect 3 месяца назад
var, horey waa la fadhiyay, horey lama ogale ma dhihinoo
@saiddiriye1984
@saiddiriye1984 3 месяца назад
Mashallah shaqoyinka provisional kfcn driver ama black cup sababto ah iyaga ayaa kushaqensana hada wadankaga xitaa tagto kulabato wana more respectful than other jobes
@user-fg7hd5zq2c
@user-fg7hd5zq2c 3 месяца назад
Ano kolay waxa ahey dhaminyara ila wakhtigay aqliyeysteen ila hada ku rajo weyne qurbaha so this video its better than suchlike more people that pretend some negative videos
@khalidosman4060
@khalidosman4060 3 месяца назад
Qualty video
@future22390
@future22390 3 месяца назад
Saidow wllkei wax yabaha kle ku cansan thy lagaga shaqeysto kuso dar . Thnks inta inka badan ku rajeyna 50k i.a
@mohamedmuuse9123
@mohamedmuuse9123 3 месяца назад
Good
@Maahirt
@Maahirt 3 месяца назад
Ma xumid lakiin waa ramadaan gaalada ayaa ixtiraamta muslimiinta ku xiran adigoo muslima see ugu baraarugi wayday in aad muqaalka ka dayso music ga xoola xalaala nirig xaaraana laguma darro muqaalada music ga ka daa khaasatan bisha ramadaan
@momedmed-fi1jj
@momedmed-fi1jj 3 месяца назад
Tagero from Djibouti
@moepra1521
@moepra1521 3 месяца назад
Sxb waxa iso jiidatay sida degan eed su,aalaha u waydiinayso❤
@mohammedhusseinabdi3852
@mohammedhusseinabdi3852 3 месяца назад
300£ ayeey sameyaan maalintii DR waa ka mushaar badanyihiin
@Hashi9910
@Hashi9910 3 месяца назад
Paid by black cup company but it is helpful info
@CabdikarimMohamudJimcale
@CabdikarimMohamudJimcale 3 месяца назад
Hosow sxbkiis ma ahanoo willkan
@awilabdirahmanjama
@awilabdirahmanjama 3 месяца назад
@SaidFadhaye Bro video gaan Dji osmo 3pocket maaku duubtay mise tool kale?
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 месяца назад
Waxaan ku duubay Sony ZV E1
@awilabdirahmanjama
@awilabdirahmanjama 3 месяца назад
@@SaidFadhaye_ ok sxb inaan kulaso xariiro ayaan rabaa oo talooyin dhanka tools ka ah aad isiisid,qalab cameroyin ayaan dalabkoda kuguda jira ee xagaan kaalaso xariira bro.
@mohamedsalad6299
@mohamedsalad6299 3 месяца назад
Line UK 🇬🇧 Mala helaa
@user-rw1wz5hj4c
@user-rw1wz5hj4c 3 месяца назад
Walalo UK sideen ku imankara
@Jiilkacfc
@Jiilkacfc 3 месяца назад
Saciid video walba soo sameeyso behind the scenes usoo sameey iyo qaabka uu duubtay. Tusale shot gaariga korkiisa maxaa ku duubtay?
@guwa1980
@guwa1980 3 месяца назад
There is no way a taxi driver earns more than a doctor. Brother you couldnt answer the question well, but tried to defend your choice whitch is allright. Anyway good luck…
@Lights.Upon.Lights114
@Lights.Upon.Lights114 3 месяца назад
Black Caps Taxi London £120 kun per year ee sameyan iyo ka badan
@AliMANur-iw5kr
@AliMANur-iw5kr 3 месяца назад
Probably he didn’t answer the way you wanted to. Moreover, logically you can’t say it is impossible a black cab driver earns more than a doctor.
@guwa1980
@guwa1980 3 месяца назад
@@Lights.Upon.Lights114 Haha are you mad. There is no way a blackcap driver makes 120k. They make average btwen 38k and 42k. Somaalida dhibka haysto aya ah waxay rabaan ayay isku dayaayan iin ay kaa dhadhiciyaan
@guwa1980
@guwa1980 3 месяца назад
@@AliMANur-iw5kr A doctor makes btwen £56k/ 83k yearly so yea doctor earns more than a blackcap driver. Thats a facts. End of story mate.
@Lights.Upon.Lights114
@Lights.Upon.Lights114 3 месяца назад
@@guwa1980 Sxbow aniga xog ogaal ayaan ahay lakin adiga waxa ii muuqata inaadan xog ogaal ahayn.... marka waxaan ogahay ayaan kuu sheegaayaa duqa caadi iska dhig
@gobonimodoon8601
@gobonimodoon8601 3 месяца назад
Waa jaahilnimada london heesato duni hormartay ayay soo marayan 1800
@mohameddalmar7061
@mohameddalmar7061 3 месяца назад
Ncasow hdu rabbi nimco kusiyay miyat ku casi neysa sorry blsee allah tobad widiso taso ah in at dhah day rob aya daya shaqa deyna ayan wadana wax maga galay malahan subxana laah allow inoo naxa riisoo😭😭😭😭
@c.m.g3802
@c.m.g3802 3 месяца назад
Asc Waan bogaadinayaa inankaas shaqadiisa ku faraxsan horey Usoco,sheikh mustafaa wuxuu yiri dadkeena laba xirafad bay yaqaanan waa darawalnimo iyo wax iibin ganacsi,yurub marka anaga un baa diracyada iska iibina markaa dadkeenoo dhan ma darawalin baan ka dhignaa runtii waa badan tahay xirfado badan adoo gurigaaga jooga shaqaysan kartid marka hala barto xirfado dhalinyaro 3 sano sayber cecurity baad ku baran kartaa sanadkiina ilaa 70.000 ugu yraan 40 kun pound waa samen kartaa
@zoonak6770
@zoonak6770 3 месяца назад
Dhalanyaro shaqo la'aanta alle hanaga saaro wadankena xaalkiisa wa ogtihiin😢
@ahmedosman5577
@ahmedosman5577 3 месяца назад
Bro ado mhadsan camero 📸 noce isticmasha
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 месяца назад
Sony zv - e1
@abwaansugun
@abwaansugun 3 месяца назад
Wallaahi 2.5 years hargaysaan kala barankari la ahay 4:44
@warzameapdinazir6101
@warzameapdinazir6101 3 месяца назад
Sxb london sidee lgu imn kea miyaa laysku dacwooda
@queenfarhiyachannel2870
@queenfarhiyachannel2870 3 месяца назад
Asc abowe iso qabaa
@masterburcoofficial
@masterburcoofficial 3 месяца назад
London gprs miya kaxun waxay xafadaha lagu bara qofka mel igey hadow kudhaho address ayow leyahay maxa intaso dhiba kugelina
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 3 месяца назад
Taxi 3 sano baro waa sheeko kale.
@halimofarah9577
@halimofarah9577 3 месяца назад
Balack cup walal dhalinyarada haku soo lug gooyn. 1. Wax aad 3 sano soo baranaysay oo ku eg London lee xitaa gobolada kale ka shaqayneen 2. Waqti lumis markii labaranaayo 3 sano oo waa wax aad u adag 3. Adiga somali baad tahay ilmahaada iyo familkaada hadii ay London anfici wayso waa qasaaro waxii aad baratay 4. London waa meel nolosheeda aad u qaali ah oo wixii aad shaqaysatay dib u cunaysa. Ee walaalayaaloow waxaad barataan sida beeraha loo abuura iyo jidadka iyo guryaha wadankii a aad wax u tartaanee Wiilasha soomaliyeed iyo nimanka soomaaliyeed caqli meel fog ka fakiro malahan xaalada hada taagan see uga baxaa Lacag lee larabaa War ubbertiina iska jooga
@liverpoolynwatraining3157
@liverpoolynwatraining3157 3 месяца назад
High quility vedio
@baylood.germany
@baylood.germany 3 месяца назад
Sedex sano markaan Taxi baranayo ma dhirbaa ii socota😅
@MatAmadesJrOfficial-og4uo
@MatAmadesJrOfficial-og4uo 3 месяца назад
One like team ✊🙏
@somaliirishmedia5895
@somaliirishmedia5895 3 месяца назад
2nd Comment lol 😂😂😂😂
@Gudin-iyo-Hangool
@Gudin-iyo-Hangool 3 месяца назад
UK wax barasho ayaa taal iyo aqoon laakiin wax lacag inaad ka faa'iido dalkan maaha wax fudud.
@farhanabukar3163
@farhanabukar3163 2 месяца назад
Waxbarasho
@saedm2359
@saedm2359 3 месяца назад
I'm confused it took you 3 years to learn this black cab 😂
@user-se1ey6iy8q
@user-se1ey6iy8q 3 месяца назад
What did you confused it,s hard work
@saedm2359
@saedm2359 3 месяца назад
@@user-se1ey6iy8q tell me exactly what's the hard work? This job no longer hard and doesn't require you to learn London map by heart. We have technology now using phone for navigation saxib
@adoontiialle5328
@adoontiialle5328 3 месяца назад
Waaa lagu baryaaa waa sax waa 3 sano aniga London degan
@martiiniofficial7894
@martiiniofficial7894 3 месяца назад
3rd 🤣
@arooryo7463
@arooryo7463 3 месяца назад
3sano waxaa lugu qaadaa bachelor degree ee soomaaalaay waxbarta aad barwaaqo gaartaane
@kaaraa-mardha1977
@kaaraa-mardha1977 3 месяца назад
Driver-ka waa xaqiiqada ka fog in uu isku metelo Doctor Vs Driver. Ninkaan waa kuwii jiiro Norway ee Muqdisho dhihi jiray Somalia waxbarasho ma taalo dibadaan aadaa. Ilaa maantana wax ma baran. Guuldaradiisuu ku qarinaa
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 3 месяца назад
Haduuba shaqaysanayo waa fiicanyahay sxb oo uu Lacag samaynayo kuwo badanbaan lacag samaynin
@bilealiali9258
@bilealiali9258 3 месяца назад
😂😂😂😂 maxaa la baranaa sadex sano
@CaafiTiens
@CaafiTiens 3 месяца назад
Jidadka, address 😅
@Zolaouais
@Zolaouais 3 месяца назад
😂😂
@azizmuktar5260
@azizmuktar5260 3 месяца назад
Tass Maß mixno Le germany Adress Lee gashan mesha rabtid ama tagyso
@hassanabdi9528
@hassanabdi9528 3 месяца назад
Taxi shaqo maaha ee iga wad. Xirfad hala barto. Waa iga talo
@kaaraa-mardha1977
@kaaraa-mardha1977 3 месяца назад
Laga yaabee in luqadiisu liidatay ama famamkiisu wanaagsanayn. Weligeey ma maqlin. Salaad iyo Caruur ayuu cudur daar ka dhiganaa
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 3 месяца назад
Isagaa jecel e u daa qofwaliba hoppy ayuu leeyahay iyo wax uu ku wanaagsanyahay.
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 3 месяца назад
Uber destroyed every things
@saedm2359
@saedm2359 3 месяца назад
Exactly my thoughts this used to be very lucrative job long time ago before technology of maps on phones
@biznezplus
@biznezplus 3 месяца назад
Sorry, videoga aad iyo aad ayuu u habeysan yahay, waadna ku mahadsantahay sida qiimaha leh ee aad noogu soo xushay clipka, waayo dadku fikradahooga wey kala duwan yihin sida aniga aan qabo fikrad ka gedisan dad badan eysan ahayn iska hadal. Mahadsanid!
@abdisamadaliguled3259
@abdisamadaliguled3259 3 месяца назад
Germany 3 ayaa la barta wax weyn miyaa nooga dhigeysaan aar London aa
@bilealiali9258
@bilealiali9258 3 месяца назад
😂😂😂😂 Germany meqa lagu bartaa
@mohamedadan5842
@mohamedadan5842 3 месяца назад
So I don’t understand? The 3 years your learning who’s going to pay all the bills? You say that you can help your parents if the get sick help the family with other stuff. But he didn’t answer the question.. who will help you when you study for 3,4 ,6 years?
@Samawade25
@Samawade25 3 месяца назад
Dadka qaar ayagoo shaqo haysta ayaybartaan, waa sababta uu 3 sano ugu qaato,
@mohamedadan5842
@mohamedadan5842 3 месяца назад
@@Samawade25 still Brothe he can have learned lawyer in that time. Which is much easier and more professional and more money.
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 3 месяца назад
Do you think its easy to go uni for loyer. Black tax driver earn more then loyer some times
@abdilahimohamed866
@abdilahimohamed866 3 месяца назад
Wax tayo leh ayaad soo gudbisa walaalkay
@hodannuur4191
@hodannuur4191 3 месяца назад
Maskaxdaas quraan ku barta iyo diinta Islaamka. Ama Doctors noqda
@maslahabdirahman4053
@maslahabdirahman4053 3 месяца назад
Nin baa hasuusta yirii inteey faceeyga wax baranayeen anigana wadoyiinka London ayan baranayan
@ABDI-MALI
@ABDI-MALI 3 месяца назад
Black cab is dieing job, dont wast any time.
@ahmedjubba1193
@ahmedjubba1193 3 месяца назад
AI -ka codka ayu ku dheela saciidow
@hodannuur4191
@hodannuur4191 3 месяца назад
Am getting Uber 😂😂😂 Not black cab 😂😂 Why you wasting to memerize London Streets 😂😂😂 Everyone use GPS and Google maps. Save yourself 3 to 4 years spent studying the whole of London.
@user-te7hx3yq4w
@user-te7hx3yq4w 3 месяца назад
Nolaashaad ka dhacday adigoo dhalin yara ah oo ingiriis jooga oo wsxbarsho techinical ah heli kartid ayaad Darawalnimo ka dooraraday markaasaad dhilinyaradii sii niyad jibiney,ayaad dadnimo xumo ka gaartay inaad DR IYO DARAWAL TIRAAHDID WAA USKU LACAG WAXAANA FCN DARAWALNIMO,SHAME ON YOU, SHAME ON YOU,SHAME ON YOU
@khalidnuuradiin8559
@khalidnuuradiin8559 3 месяца назад
bro aniga techniek so bartay qasab na mahan in kushaqeyo waa shaqo aad uadag hadana darawal bus ubadashatay wanaa isku lacaga maxa marka techniek iyo culeys iskugudilaa teyda kale wadamamda yurub si easy wax walbo kumanaqoneysid qofki yurub wax badan joogey le fahmikaro adi mardhow soogashay filaa🤔😀
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 3 месяца назад
Xeerka wadanka ilaali oo suunka xidho waa wadan ay kajiraan xerar iyo qawanin udajisn ee harmonin wadanki xeer jajabka
Далее
LONDON: MAXAA LAGU ARKAY CUNTADA SOMALIDA?
8:55
Просмотров 80 тыс.
Kettim gul opkegani😋
00:37
Просмотров 914 тыс.
Наше обычное утро 💕
00:42
Просмотров 551 тыс.
Safarkayagii Laascaanood
12:48
Просмотров 26 тыс.
Doha Vlog: The best places to visit!
11:56
Просмотров 8 тыс.
Riwaayad Jabuutiyaan -Halkana Maad Joogtay ?
16:23
Просмотров 358 тыс.
Gabar iyo Wiil Daroogo iyo Dayan Magaalada Columbus
10:02
NOLOSHA & BARWAAQADDA DOOLOW, SOMALIA!
12:36
Просмотров 35 тыс.
Kettim gul opkegani😋
00:37
Просмотров 914 тыс.