Тёмный

Ma laga adkaan karaa dadkaan⁉️ 

Dr. Khadar Abdi
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 757
50% 1

Опубликовано:

 

8 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 24   
@FarxiyoAli-me2yb
@FarxiyoAli-me2yb 16 дней назад
Mahadsanid Dr khadar dadkan man fahansanen hada wan Kala Barty wax badan kafaiday wan dagay wan nastay alxm sbadal badan daremayaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 16 дней назад
Mansha Allah
@ifrahahmed3077
@ifrahahmed3077 17 дней назад
Thank you dr khadar
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 17 дней назад
You’re welcome thanks for watching
@RahmoHassanAli-e4h
@RahmoHassanAli-e4h 17 дней назад
Aniga xalkegu Waa wali waan kasoo cararay mudo 2 bil kudhow waxaan dareemayaa xoriyad Dr khadar wlhi wax badan ayaan kaa fa iiday jazaakallah Qurban Joga ilmana wey iijogan sida looga dhamadana wey adagtahay oo wey Iskakadaba warejinayaan dadkaas sunta ah dhiiri galin Ayana kaa helaa muuqaladada ❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 17 дней назад
@@RahmoHassanAli-e4h guuleyso walaal Illahey garabgaada ha galo
@RahmoHassanAli-e4h
@RahmoHassanAli-e4h 16 дней назад
@@Drkhadarabdi1 aaamiin aamin
@dekasaid9635
@dekasaid9635 17 дней назад
9 sagaal bilood ka hor baan guri ku wada nooleyn gabar aan family nahay oo narcissist ah wlhi intaan kala maqanahy nabad gelyo ayaan daremayaa in kastoo maalmo ka dib laga yaabo inaan dib u kulano kuma faraxsani waana ka sii welwelayaa la kulankeeda Dr Khadar thanks waxyaabo badan baan kaa faa'iday waxan rajeynayaa tookadan ineysan supply dambe iga helin naagtaas
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 16 дней назад
Walaal you’re in control taas ogoow cid wax kugu sameen karta majiro adigoon raali ka aheen
@DeeqoHassan-qj3vc
@DeeqoHassan-qj3vc 7 дней назад
Thanks Dr🫡
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 7 дней назад
Thanks for watching salut
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 16 дней назад
Dr waad mahadsantahay waxaad noo tahay bare aad qaali noogu ah
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 16 дней назад
Thank u sacdiya
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir 17 дней назад
Saas waaye Dr.khadar geed gey koraan ayaa laga daba koraa oo laga soo dajiyaa.. wax xishoodo ma ahan runtii. Thanks
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 17 дней назад
Aahey thanks Alpha
@user-uv4kt7gi9b
@user-uv4kt7gi9b 12 дней назад
Balan weeye dad badan inaan unka aaqaro ku daraa😂😂
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 12 дней назад
Thanks for watching
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 12 дней назад
Thanks for watching
@Hudadhemancaqli
@Hudadhemancaqli 17 дней назад
waar nin dadkasa ayaan dhawaan kala tagnay 6 sano ayuu neefta igu dhajiyay😢 wlhi nolol adag kadib waan soo faktay😅😅😂
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 17 дней назад
Mansha Allah guuleyso
@user-un8ch7yd1j
@user-un8ch7yd1j 17 дней назад
ASC Walahi runtaa waaye anaa ku sammeyay aniganah waxaan noqday qof dagan qofkaana waxaaw noqday qof xanaaq badan oo joojiyo xiriirkii dhan kkkk markaa waxaay noqonaayaan dad waalan oo so cad indhahaaga ugu aragtid Walahi Waa yaab lakiin yay ku hogaamin ee adiga hogaami waxaan ka wadaa shaxuurtaada ka ilaalso
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 17 дней назад
Waa runtaa markasta adiga naftaada hogami cidna fasax ha u siinin inee shacurtaada control gareyso salut
@amaalabdiraxmaan2979
@amaalabdiraxmaan2979 7 дней назад
Haday waalid kaa tahay kawaran
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 7 дней назад
Waxaan ka sameeyay video sida loola macaamilo waalidka narcissistic ah waxaad ka heli kartaa qebta playlistiga
Далее
معقول الدوبامين سبب مشاكلك  ؟
25:56
Narcissistiga dadka ay necebyihiin‼️
14:17
Просмотров 2,8 тыс.
7 DHAQAN QOFKA KA HORTAAGAN WUXUU RABO.
16:39
Просмотров 26 тыс.
Live Sh Abu dalxaa
54:14
Просмотров 206 тыс.