Тёмный

mamo garxajisa oo iibisay ilmahay dhashay baahi darteed kiiskii ugu adka maxkamada Dahir alasow 

Sagal media 24k
Подписаться 30 тыс.
Просмотров 41 тыс.
50% 1

Caato Officiall @Liibaan Jama @fahmo fiicaney @Gulledsimba @SOMÁLIA SUCESSADA @SULDAAN OFFICIAL @SADAAM OFFICIAL @SOCDAAL CHANNEL @Lamaane Official media @KABARAI CHANNEL @KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @MAAMA FRANKO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @fahiimo fiicaney @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil @xerta sheekha dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @QOORGAAB QAYBTII @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channe
@abdikadirroyel7889 @Illintir @LAAKAHA MEDIA PRO @Quruxda Qoyska2 @kabtan Ayuub @Aftahan Production @Dulmi Diid @Mohamed Buskut Official @waridaad TV @Zaki honest Official @Taar
@DulmiDiid @DalJireTv100 @shabellechannel9816 @HORUFADHITV @univsomalitv @nadaarashow9782 @Queen.Fatma. @Darwiish391 @illintir @QuruxdaQoyska2 @waridaadtv5645 @hamzehariir @MUDANETV @HornCableTV1 @warsamemedia96
‎@fatumaburaanburchannel2214
‎@Hodanonline #Italy #America #Austria #Amerika #netherland #Qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemiratesa #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhaagio #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden
#galmo #kufsi #wasmo #dagaal #qisoxanuunbadan #qarxis #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle#turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal#daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal#aroos #ruwaayad
#khadiijo ‪@MaxkamadaDahirAlasow‬

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 154   
@SureeyaSureeya-u6n
@SureeyaSureeya-u6n 3 месяца назад
Waa Su Aale Naagtaan Leh Ilmaha Midbaan Iibinayaa Sida Aan Sedexda Ugu Koriyo Ama U Nooladaan Waa Su Aale Naagtaan Ayada Mey,Is Iibiso Waa Su aal? Mida Kale Caruurtan Eey Mid Iibineeyso Ma Ayagana Dal,Badey In Siilkeeda Dhiibato Oo Ay Dhasho Waa Su Aale Ayada Mey Is Iibiso Waa Su aal?
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 2 месяца назад
Wayna dhalayaan hadhowna masruuf uma hayaan toloow kii ka dhalay mee caruurta waa yaabee 😂😢
@sbofficial3140
@sbofficial3140 2 месяца назад
Aasiya wey iibiyaan markii xaaladu ku xumaato .Ragii Soomaaliyeed masuuliyad xumo baa ku dhacdey.
@hodhare961
@hodhare961 2 месяца назад
Naagtan maskixiyan hala baadho waayo ma jirto hooyo odhan aysan mid baan iibinayaa bisinka. Gabdhow dhasha iska xidha intaad iibin lahaydeen saqiirada masaakiintaa.
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 3 месяца назад
iimaanka beel ilmo aad dhashay hadaadba ku hamidey inaad iibiso waad qasaartay
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 3 месяца назад
Walaal cadhada ayaa ka yeed siinaysa runtahaday tahay markay yaryaraayeen ayey iibin lahaayeen
@samowsamale3490
@samowsamale3490 3 месяца назад
@@ashaabdullahi4659naagtan baahiyi kama muuqato
@hawayassin7172
@hawayassin7172 3 месяца назад
Ma khasarin ee duruurf ba heysa,maxkamad qiimo badan Daahirna allah uga gargaaray social media , wbt . ,
@Mashallahxd
@Mashallahxd 2 месяца назад
Subxanalah lakin wa imandaro wayn ilahay wax uma wayn limo haday ibiso wa iyado dishauy oo kale wayo mataqana waxay kusamenayan cabsi waye​@@hawayassin7172
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 2 месяца назад
Duruuf kastoo hayso iney iibiso dee waa kiliyaha iyo beerka kala baxa 25 kun bay calaa reer gaalada ku siiyaan waa mashruuc somaliya ka socda, Subhannallah! Si kasto iney iibiso waa hooyo xun
@user-umuAli
@user-umuAli 3 месяца назад
Hooyadan cabtoy miyaa subxaana allaah ilmo aad adiga dhashay sidee ugadesaa hooyo maskaxdeda fadhiso hadalkaan kuma hadasho social media waalagu waashay karti iyo qurux ayee ka hadlesa caruurteyda iibinaa qof dhahesa subxaana allaah xaqa hooyo Alle haku tuso social media waxna kama baxaan caruurta mustaqbalka ha ugu dheelin ilmihii hoyadoda gadesay yaan ilmahaga lagu magacaabin subxaana allaah 😢
@maxamudcidhbo8862
@maxamudcidhbo8862 3 месяца назад
Baahi kasta oo dhacda suurtogal maha in hooyo ay iibiso ubaadkeeda
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 2 месяца назад
😂😂😂 allah maaxa mafia dhaaq barataye taan waa benaley Ilhaan ibinaya Hooyo somaliyeed noow noow noow tolkode see maxaye tidhi reer baan caaya lacag darteed ceebta ada silkaga dhigtaye ee koorso oo uu shaqayso 😂😂 nin wanagsan baahida loga faideysanaya haye 😂😂
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 месяца назад
Wajigaaga ayey ka muuqataa inaad been sheegayso.
@AbshiroYaasiin
@AbshiroYaasiin 2 месяца назад
Naanaga aamu qurux daadu waxba tari mayso hadaaba istiri beer kaaga iibiso
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 2 месяца назад
Quruxdee😂😂
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 2 месяца назад
Kkkkkkkk
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 2 месяца назад
Daahirow beenta jooji isaaq keliya caruurtooda ma dayacdo ee Ilaahay ka baq oo maxkamada beenta ah aakhiradaada u shaqayso
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 3 месяца назад
Hooyadu haday wax weydo way latuugsata ubadkeda lkn lacagta halkan laga ururiyo ayey dadkani wax walba ugu hadlayan oon hore loo arag
@Maria28832
@Maria28832 3 месяца назад
DAHIR HABRAHAAN YEEY KU WAALIN SOMALIA WAA SUN IS HUWAN EE QABIL KASTA DADKISA U JOOGE HA CAAWIYAN MARKA TAAS OGOW GABADHAN BAAHI KAMA MUUQATO HA SHAQEYSATO SHAQO BUUXDA BOOYAASO NOQO
@nimasahal8599
@nimasahal8599 2 месяца назад
NAA SOMALI MAXAMED OO DHAN BAA CARRUURTOODII DAYACDAY EE CAAACDA LA TAG DHIBKA NAAGAHA HSYSTA MIYAANAD ARAG???ISDEJI EAA LAAGA BAALAYO BADAN
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 2 месяца назад
Oroode adu ade muqdisho caruurta noo reeb😅😅😅😅😅😅
@samirasahra1747
@samirasahra1747 3 месяца назад
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 3 месяца назад
Indhaha say dhahdo irsaqad baa kasoo gashay daahir kuli may shaqaysdaan
@yasminahmed6195
@yasminahmed6195 3 месяца назад
Waarun miidhkamay qàdan siiday u qadata xamardeeg afmiiya
@Halgame334
@Halgame334 2 месяца назад
NAGTAN XAGEE LOO RARAYA CAJIIB
@nimasahal8599
@nimasahal8599 2 месяца назад
NIN BAA KU QABEE MA KA AWOOW KA AWOOW BAA KU QABAY?? GABADHU WAA XANUUNSAN DEE DHAKHTARKA GEEYA
@fardowsamohamud6100
@fardowsamohamud6100 3 месяца назад
Sidee ugu fakartay inaad iibiso ilmahaaga
@HaYahk-z5v
@HaYahk-z5v 3 месяца назад
Ooyaa ka iib sanaya wadnu ku staag max ku fakertay iibka caruurteeda
@samowsamale3490
@samowsamale3490 3 месяца назад
Naag baahiyi ka muuqato uma eko ee xoolo bilaasha ayay rabtaa waa riwaayad
@Rogerrobert1980
@Rogerrobert1980 3 месяца назад
32:08 32:08 32:08 allow na astur waar Alle ka yaaba sheeko walba banaanka lama keeno baahida umadana yaan laga dheel garayn ceeb weeye waxanoo kale xishooda ooo xishooda maye xayihi iyo xishood waa maxay ceebaha intani leeg ee loo bann baxay walaahi oo bilaahi saaaxi maaha dadkani waar waa lawaashay wax qabtay layihiin dadkani way dawakheen sidani sii maaha inalilah wa inaa ilayhi rajicuun
@Maria28832
@Maria28832 3 месяца назад
HOOYO DHAHEYSA CARUURTA IIBIN TAAS WAA QALAD SUUQA YAANYO KU GADO MAGALO WEYN DAG OO WALIDKA XAGE JOOGAAN YAA KA DHALAY CARUURTA
@aminaabdihakim4489
@aminaabdihakim4489 3 месяца назад
Suura badanaa tayari suuraa dartii ayaa luufuray 😂😂😂
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 месяца назад
NAAYE IMANKA LAAGA QAADA SIIDA NAAGTA UU QUURUX BADAN BAA BAHIIYE HEEYSE
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 2 месяца назад
Just a joking, not true, her physical appearance is good, so how can she persuade us this false story. I also surprise this man claiming to have authority to take money from her husband kkkkkk
@bashirraage436
@bashirraage436 3 месяца назад
Beenta maxad kaa faidaysa ilmaha lama ibin ee waxay tiri hadi leyga ibsanayo ayaan ibinaya wayo wakhtiga ii cilaay oo aduun maa haysto ayeey tiri ee wararka qara kaa fiirso
@sagalmedia24k
@sagalmedia24k 3 месяца назад
Haye bro sidaas ayaan mode
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 месяца назад
SUBXANALAH WAXAY KU HADLAYSO SOW AWLADEDU DAAWAN MAAYAN MUSTAQBALKA MIDBAAN IIBINLAHAA AAAAAAAAAAAAAA CIIL WALBO KU HAYA UBAD KAGA MADAXODA LOGA GUDBAA WANA LA CAD GOOSTA
@aminaissack1275
@aminaissack1275 2 месяца назад
Hooyo ilmaheeda iibisa lama arak . Intay ka xishoonayso nin lagu daro maxay uga xishoon wayday ilma ay dhashay ayaan iibinayaa Naagtu waa beenalay
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 месяца назад
NAJAX MUQDISHO HA LA DAJIYO
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 2 месяца назад
Soomaaliyow dhan ayaa carruurtood dayacdo oo yurub hooyo maahee nin caruurtiis gacanta ka qabto iskuul geeyo ma jiro
@FaisaAli-d7i
@FaisaAli-d7i 3 месяца назад
Tani iyadaaba hanjabaysa daahir dulqaadbatanaa😮😮😮😮
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 3 месяца назад
😂😂😂😂😂
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 3 месяца назад
Waa dhaqan laga yaqaan weliba intooda badan maxamed ciise inay dumarku koriyaan caruurtooda
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 2 месяца назад
Hoyo uwad keda gadaneyso majirte ciil umba haaya
@kkin7066
@kkin7066 2 месяца назад
Garxajis waa landheere cilan kasta waahay rabta iney ku so canbahdo😂
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 2 месяца назад
Ilmo abaarso miyaa tan yari markeey iibineeyso caruurteeda.
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 3 месяца назад
Gabadhi kululaa imikabay xanaqsan thy
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 2 месяца назад
Midakale naagaha idoorku umasabraan wakhtiga adag iyo seben abareedka hadiininku xanunsado amalacag waayo waykatagan waxaydhahankabaga uraaya waadiinfuluus
@hawayassin7172
@hawayassin7172 3 месяца назад
Daahir team ,allah ha idin cawiyo waad cawiseen ummadi somaali dhiban meel walba wbt.
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 2 месяца назад
Nimanka Soomaaliyeed haddii la dhaho ilmihiina ku biisha hooyadood wey ka qaataane gabarta caawiya
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 2 месяца назад
Wll tolkaa kula noqo pbs kaaga illahay tol balaadhan ayuu kaa dhaliyay e waa ceeb in mediyaha aad kaga sheekayso pbs kaaga waa ceeb wayn iyadoo kugu yeelan doonto saamayn wayn walibana caruurtan aad sheegayso cadaab haku mutaysan aduunku sidiisa waa dhib u koog
@aminaissack1275
@aminaissack1275 2 месяца назад
Daahir ilaahay if iyo aakhiraba ha kuu naxariisto soomaali meel ayaad uga soo baxaday
@aminaissack1275
@aminaissack1275 2 месяца назад
Hooyo ilmaheeda iibisa lama arak . Intay ka xishoonayso nin lagu daro maxay uga xishoon wayday ilma ay dhashay ayaan iibinayaa Naagtu waa beenalay
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 2 месяца назад
Sheeko cusuuub allah maaxa riwayade kaa socota media Iyo somali 😅😅😅😅😅
@fardusmohamed9392
@fardusmohamed9392 2 месяца назад
Hooya ma aha tani hadabad leedahay midbrain iibinayaa yaahuu shadan baa ku shaqYsansya iimankii baa kaadaciifay orodoo naga horta balaayo ku iibisay
@susanhassan3524
@susanhassan3524 2 месяца назад
Subxaanalha fudaydkii isaaq miyaad la gashaay dahir
@ahmedmohamud787
@ahmedmohamud787 2 месяца назад
Maxkamada. Daahir. Calasow waan taageersanahay. Laakiin Waxeey NoQotay. Meel. Lagu. Tuugsado. Ma runbaa. Dadka eey. Leedahay. Dhiig. Joojin baan kuu. Sameynayaa. Toloow. Ma. Ceyr ayaa ka bilaabatay. Meeshaas Waa. Yaab
@karinaali63
@karinaali63 3 месяца назад
I don’t know if tell the truth she look good this girl
@samowsamale3490
@samowsamale3490 3 месяца назад
Af Somali maad soo qortid intaad English jajaban soo qoreysid
@sagalmedia24k
@sagalmedia24k 3 месяца назад
😂😂😂😂 ala beerka she look good this girl 😂
@Ahmedali78458
@Ahmedali78458 3 месяца назад
Luuqada aqoon ama cilmi maha waa wax lays ku fahmo communication waaye​@@samowsamale3490
@JamiilaCabdilaahi
@JamiilaCabdilaahi 2 месяца назад
Alle hasahlo gabadhan gabadh hawlyar uma eeke
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 месяца назад
Gabadha quruxdeeda waa gooni, waxaa dareen weyn ah iney leedahay inaan Caruurta mid Ka ah iibiyo ,! It's so shocking in this case.
@sagalmedia24k
@sagalmedia24k 2 месяца назад
@@dahirnurjama4293 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-DPzmgu3vz_8.htmlsi=3gtUblZcc0SFYKWe PART 2GEEDI IYADOO KUSO NOQOTAY DAAHIR SOO FIIRSO
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 месяца назад
Naay subo ceebta jooji isaaq
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 месяца назад
Baahi kaama muuqato
@Shukri-x1v
@Shukri-x1v 3 месяца назад
Iyadoo dumar beeyortee asikiganamasheqeeynqyowaxaasaxmaahan
@farahshuriye8443
@farahshuriye8443 3 месяца назад
Qodabada laguu jeediyey wax kadooro. Buuqa iskada.walaal
@AminaAjman-v3z
@AminaAjman-v3z 3 месяца назад
Waa beenteed sida ay egtahy iyo Dharka ay gashantahy ee qaliga Tuur oo ha dhigin
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 3 месяца назад
Ma duuf bay yeelan layd waa baahanay baqti looma cuno
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 2 месяца назад
@@ashaabdullahi4659😂😂😂😂😂😂
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 2 месяца назад
Sheeeko liidata musalsal
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 месяца назад
Naa ilaahay ka yaab oo beenta iska daa?
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 месяца назад
sifiican ayayi somqyiisayi inayi caruurta iibisay because she's a ridiculous bal waxayi nooloa waxayi xidha lugihiina inayi tuugkasta ukala dhigayi ayayi la imanayaan explains
@sagalmedia24k
@sagalmedia24k 2 месяца назад
Ma ila aragtay
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 3 месяца назад
Awladkasta hooyada dhashay ayaa haysta
@injalxajarialxajari3515
@injalxajarialxajari3515 2 месяца назад
Waa kuwaad diksyserb, dhacayseen hadanavu soo dhaaranaysaane Ma adigaa nolol u haya In cid kale noolaato na rabtaane Iyaduu damac kaa hayaa
@sagalmedia24k
@sagalmedia24k 2 месяца назад
😂😂😂😂
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 2 месяца назад
Waa ibliis ah siday isledahay yaahaynkara wofdumar ah oo habdhaqan keedusidasyahay
@sagalmedia24k
@sagalmedia24k 2 месяца назад
Yaab
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 месяца назад
Naayaa beenta jooji
@saynabsaleemaan1625
@saynabsaleemaan1625 2 месяца назад
Shurugaa kuraac ilmahaygaan gadayaa baahi darteed
@OsamaTh-g9v
@OsamaTh-g9v 2 месяца назад
Been ayey sheegaysa
@Degaliah
@Degaliah 3 месяца назад
Asxxab mirqaanbay u eektahay
@nimasahal8599
@nimasahal8599 2 месяца назад
NAAGAHAN EAA WAASHAN WAX KA WABDADA MA WAAYEN
@marwaanjowhar3572
@marwaanjowhar3572 2 месяца назад
Sorry wlhi
@falisnux6209
@falisnux6209 2 месяца назад
Isaaq imo qabo hadana Allah xaal og, eeQABIIL DHAN RAGIISA HA CAYN HADII CUQDAD AY KUGU JIRTO NOO SHEEG DAAHIR CALAWO AFLAGAADAD DAA
@OsmanTirike
@OsmanTirike 2 месяца назад
Daahiraw 🎉
@kiinsufian
@kiinsufian 2 месяца назад
ilahay ugargar
@AxmedcaliJaamac-z7n
@AxmedcaliJaamac-z7n 2 месяца назад
Samafale daahir gabadha tel iwaydii soomalinimo halagu caawiyo asc wixiiy ku yimada soomali dhax dhigo sadaqo how ururiyeen dadku Sako buu bixiyaa xoolo sulus ah baa Jira marxumka dhinta waxuu ka dhinto xolahisa sulus buu ku leyahay waa loo sadaqadeya barkado waqaf ah baa loo dhisaa suluska masajidada ayaa la geeyaa soomaliyay xolahas bixiya sadaqana naftina ula baxa asc hala caawiyo mamada
@adancubeyd6764
@adancubeyd6764 2 месяца назад
samafale daahir calasow iyo Queen soy soy aniga isoo qabta waxaan rabaa maxkamda inaan minbar kanoqdee waxaan joogaa sacuudiga
@umurowda6887
@umurowda6887 2 месяца назад
waa been waana naag la dayacay ma timado shaarac darxumo kama muuqato caruurteda iibiso ma sharaf bay leeday
@FaadumoFaarax-wc2gs
@FaadumoFaarax-wc2gs 2 месяца назад
Ala hoogeyyy ilmehda miyey ibisey nol matalo yurub wlhy 😭 ilhyow ilmaha ibadbaadi ani iyo wixi islamaa❤
@laylafaarax
@laylafaarax 2 месяца назад
Maadoo soomaali laan jooga ayaad leedahay ilmaan iibinayaa naa yaan adidiga caruuraha lagaa ilaalin Kadab goes ninku wuu xumaan karaa wuu ku Dhabi Karaa wuu ku dili karaa waad ka caban kartaa laakiin ilmahayga ayaan iibinayaa waadenbi weyn waa ceeb hadaanad caanimo karaadineyn ilaahay ka baq laakiin way jiraan rag sidaas markhaati ayaan ka away soomaali oo dhan ayuu ka buuxaa waana iiga markhaati soomaali oo dhan Ala ha soo hanuuniyo
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 2 месяца назад
Siday hooyo u iibinaysaa caruurteeda laakiin xataa tamaandho way u iibin kartaa waa ceeb inay haljan soo fadhiisato hooyooyin badan ayaa kula qaba kalidaa maaha raga doomaaliyeedna maduuaaha laakiin iska shaqayso wuxuun qabo qofna yuuna wax ku siin olaahay isku xidh waxaad soomaaliland ka wayday xamar ka helimayso markaa dhexda ha xidhato
@laylaxuseen-i7s
@laylaxuseen-i7s 10 дней назад
Way iska leedahay waan iibinayaa naag garxajisi caruur ma iibiso way ciyaaraysaa
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 2 месяца назад
Dumarku nimanka aan masuulka ahayn Yaanay guursan habluhu wax habartaan ninanka aan masuulka ahayn Yaanay guursan
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 2 месяца назад
Waar imikaaba biyo la helay gaajo ma jirto qof walbaaba wixii Uu cuni jiray uumbuu qof walba cunaa inantan hadlaysaa waa runteed waa dadka dakada barbara haysta weeyaan Waa reerka u taajirsan Cidna caruurta ha u dhiibin bari bay kuu shaqsynayaan Imkana korso ninka dhalay uimbaa ka masuula oo aakhirana la waydiinayaa laakiin caruur walba imika reer abtigoid ayaa korsada e caruurtaada ha daadin ragii soomaalyeed way baabeen
@fayruusshakiib8458
@fayruusshakiib8458 2 месяца назад
Fariid iney tahey waa naag cidagale ah ileyn maansho alaah❤❤❤❤❤❤❤❤
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 2 месяца назад
Caruur iib aa imanka laga qad dowoneey bahi kama muqato
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 месяца назад
Inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun Ciize muuse waa Tijaar wallhy Daahiroow keen public
@GareenMedia
@GareenMedia 3 месяца назад
War maxkamadi deeqsisanaa? Masha Allah, war allaha idin garab galo ayaan idin leeyahay howl fiican baad wadaane.
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 2 месяца назад
Maxkamadi dumarkina gajada lagaga faideysanaya 😂😂😂
@muunosaki
@muunosaki 2 месяца назад
Ceebtada ilahow astur ha aaminin kuwa beenta quuta
@HodanElmi-n4t
@HodanElmi-n4t 3 месяца назад
Naago cabtooy ah
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 месяца назад
G36 WAA REER ABTGAY CARUURAHOODA MADACAAN❤❤❤❤
@samowsamale3490
@samowsamale3490 3 месяца назад
Qof dayacan uma eka
@KhaliSala
@KhaliSala 3 месяца назад
Asc dahir wllo wadficiintahay hore usoco hindayan kasosalamaya
@umurowda6887
@umurowda6887 2 месяца назад
daahir beenaale kaste ayad inagu furtay sii
@fayruusshakiib8458
@fayruusshakiib8458 2 месяца назад
Daahir waa nasab anoo cidagale ah baa qiraaya❤❤❤❤
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 2 месяца назад
Waa ma dhacdo hooyo carruurteeda iibiso
@falisnux6209
@falisnux6209 2 месяца назад
SubhanaAllah, Allahu Aclam in ay waxas rin tahay Qofdhiban qoftan u ma eko TAN KALE HOOYO HADAH TAYAH KAC U SHAQEYSO KIBIRKA ISKA DHAF NAGMA U SHAQEYNAA KABAX.
@JamiilaCabdilaahi
@JamiilaCabdilaahi 2 месяца назад
Gabadhu maanay aamusaynba naagta nag hawl yar maaha
@amalquule84
@amalquule84 2 месяца назад
mashaalaa waada quruxa banana ilaahaya
@FatimaJama-d9m
@FatimaJama-d9m 2 месяца назад
Allaahu akbar hooyo Somali illahay ha cawiyo
@umurowda6887
@umurowda6887 2 месяца назад
may siiso aabahod intay iibinayso
@Rogerrobert1980
@Rogerrobert1980 3 месяца назад
31:52 32:08 daher hada game cusubaaad latimi waa sheeko kale
@shukrimuuse3998
@shukrimuuse3998 2 месяца назад
Balo iibi wuxu waaba cawaan 😢
@soodalxiis4296
@soodalxiis4296 2 месяца назад
Subxaanalaah
@amalquule84
@amalquule84 2 месяца назад
dadka wuuyaqaana daka oodhana
@AaminaMaxamed-b8k
@AaminaMaxamed-b8k 29 дней назад
Scw scw scw
@Sahro5096
@Sahro5096 3 месяца назад
Adeer.dahir.waankubahanahay.isooqabo.gabaryar.ayaan.ahay
Далее