Тёмный

Madaxweyne Xasan Sheekh Qaraxyadii Xamar ka dhaci jiray idinkaa ka hortaagan Khawaarijta. 

Somali National Television
Подписаться 730 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@ahmednur9383
@ahmednur9383 2 месяца назад
Wlhi wa Geesi illahow ku dhowr cadowga ka Qabo Amiin
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Месяц назад
Alahuma amiin
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d Месяц назад
​@@iskufilan1223bhhhhhhhhh yab waye geesnimada halka aad kasiinaysaan ayaan arkaa hoos kasii miyaad wadaan nin meeyd dhafiwaye ninka geesi kutilmaamay asaba inuu noolyahy inuu dhinty cid uu uxisaabsanyhy majirto
@HalimaFarah-g1k
@HalimaFarah-g1k Месяц назад
​@@user-jy2ey2bh9dmadaxweynihi ugu horeeyey oo qabuuro fagto waa siyad bare halyeeygaada
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d Месяц назад
@@HalimaFarah-g1k hhhhhhhhhhh yaab dheh kaasu waxwaa haleeyey lkn waxbadanow saxan gumeysina ma ogoleeyn ninka ragaa haba kudilo Labose yuusan ku ogolaan kow cadaw inuu ku hoos geeyo labo inuu dalka iyo dadkaba baabiyo lkn Kan waxba kama haayo kaasu sharafow lahaa eebay lkn Kan meelna kumashansaneysid teeda kale ninkaas isku qabiilmanihin lkn wa madaxwenihii umadii markaas nooleed
@malaboa591
@malaboa591 Месяц назад
Waa Runtiis Madaxweyne Hassan Sheekh dalxoreeye guuleeyso
@Wardhere77
@Wardhere77 2 месяца назад
Illaahey cadowga ha kaa qabto oo illaahey kii somalia is raacsiiya ha kaa dhigo insha allaah mudane❤❤❤❤
@user-us6vh8vk9n
@user-us6vh8vk9n 2 месяца назад
Masha allah allah guuleeyo ciidankeenna dalkana allah noo hagaajiyo
@nuraali5514
@nuraali5514 2 месяца назад
❤️Dalxoreeye🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽❤️
@yaasiincabdule1714
@yaasiincabdule1714 2 месяца назад
Inshaa alaah waan Guuleeysan doonaa hadaanu nahay ciidanka xooga dalka soomaaliyeed
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg Месяц назад
Mashalah Mashalah guul guul madaxwayeene cadawaga Somaliya haa dhaco
@truecomment3650
@truecomment3650 Месяц назад
Jazaakumulaahu khayran GUUULEESTA. Mudane madaxwayne Mahadsanid❤️💐
@sahruja5777
@sahruja5777 2 месяца назад
Maasha Allah madaxweyne ❤❤❤
@abdirashidnuur7343
@abdirashidnuur7343 2 месяца назад
Allah kugar gaaro mudane madaxweyne waan kaguleysan doona cadowka khawaarijta iyo wixi lasocdo kuwa muuqdo iyo qarsoon geeri da dhaawaca aqbala guul ayay noqoneysa maanta dhib tomorrow guul inshllh Yaa ALLAH na caawi adiga kaliya awood leh Yaa ALLAH Yaa ALLAH
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 2 месяца назад
Masha Allah hambalyo guul madaxweyne Hassan sheikh maxamuud 🇸🇴
@Time12345A
@Time12345A Месяц назад
💙🇸🇴💪🏽 In sha Allah Somalia will be back 🙏🏽
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Месяц назад
Madaxweyne Hassan sheekh mahamuud guuleyso Dalxureeye alaha ku xafido allaha ku dhowro Alaha ka qabto wixi dhibayo kuso wado xaasidka Allahuma amiin
@user-wb4zq1kw5b
@user-wb4zq1kw5b 2 месяца назад
Masha allh ilahow madax inoo hagaaji
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 Месяц назад
MD Hassan sh guul iyo
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq Месяц назад
GUUL GUUL SOMALIA ALLOW CADOWKA KA QABO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Kabtansuleimaan-kv1lz
@Kabtansuleimaan-kv1lz Месяц назад
Waa Run Madaxweyne Xamar Qaraxyadii Tiro beelka Ahaa Wayka ladantahay Maanta laakiin Waxbaa ku hoos duugan _ Ee orodoo Ciidan Adag dhis Oo Markay ugu yaryihiin 150,000 Dagaal yahan gaadhaya Ciidan Qorista hadda bilow haddii kalle 2 Sanee Soo Socda Xaalka Wadanku 🇸🇴 Sidan Masii Ahaan doono ileen Ciidaman Calool u Shaqaystayaasha Ah Markay baxaan Ciidan Adag Oo tiro leh OO Soomaaliyeed Majiree_oo Ururka Al-shabaab hor istaagaayee _Cadowga Ummadda Soomaaliyeed Maanta Wuu faro-badan yahay kansarka itoobiya haagu darnaatee
@MohamedAli-ew7sy
@MohamedAli-ew7sy Месяц назад
Leeska ma dhisiy karo hadii aana la hubinin qufka qoriga luu dhiibayo maskaxiy ahaan iyo cafimad huusha ma yaro ilahey ha la garab galo
@cismaanguure927
@cismaanguure927 2 месяца назад
Dalxoreeye xasan sheikh bal eega halka uu maanta joogo ninka sidaa dalka u xoreeynaya iyo dadka isaga dacaayadda la dabataagan kee baa dadka iyo dalka u roon waa yaabe,
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Месяц назад
رئيس جمهريتنا المباركة شيخ حسن شيخ محمود حفظه الله ورعاه ❤😊
@gare12
@gare12 2 месяца назад
madaxweyne nooloow dalka iyo dadka kuu baahan ee joog inta dalkaan ka dagayo
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Месяц назад
Mashallah ❤️ guuleso mudane madaxweyn cidanka xooga dalka Somalia 🇸🇴 waxey ubahanyahin diragalin in cidank dufesyada lgu tago o niyada lodiso cidanka wa wilasheni iyo walalaheen e gesiyash ah walalyal tagera dowlada dowlad xun dowlad lan ayey danta iska dafa qabyalada iyo nacas nimada naqda wadaniyin inshallah madaxweyn hadow qabilkag aheyn qabilkega mar ayow naqa dona madaxweyn jamhuriyada Somalia 🇸🇴 adunk wad ujedin wax kasocdo urdad kakaca o midoba mucarad iyo muxafad si dalka lobadbadiyo 33sano kadib wili dagal aya ku jirna ma waxa rabtin in dalka iyo dadk lesku qato walalyal wadani nimo iyo jacel mujiya udimo somalinimo inta qabil udima laheed inshallah 😢 jinada galesin ❤Love Somalia 🇸🇴 hanolato 🇸🇴 ❤️
@khadrahassa321
@khadrahassa321 Месяц назад
Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️💯
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 2 месяца назад
Madax weynaheenoow haddii Saldhigyo Caasimadaha Maamulada Iyo Muqdisho kaliya Ciidan Kala Dambeyn Iyo isku tababar leh la helo Ambigu Hal Gacan ayuu Soo Gali lahaa Cid walbana waa looga Adkaan karaan Sida Dowladaha Qaran Wixii khilaafaadyo Soomaaliya ka dhex dhacayna Xal loo raadiyo lagana heshiiyo
@SarahA1217
@SarahA1217 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@MohamedAli-ew7sy
@MohamedAli-ew7sy Месяц назад
Masha Allah somali ,somaliy lee tuusi karo, muwadinka la sheego waa sidaas guul shacbka iyo dulada somaliyeed
@mahmoodashoor6948
@mahmoodashoor6948 Месяц назад
الله ينصرنا على الأعداء...الله يحفظك يا مدح وينه..
@user-ql8hg7cu5e
@user-ql8hg7cu5e 2 месяца назад
Guul mudane madaxwayne Dalxureye ❤ Kuwa wax kashegayo Wa ogyihiin Inta adgasho Ama adgudo In aysan garikarin Lakin hinas / maseer Iyo quurid way ba hayo E Allaha kuxifdiyo Ishaa macalin ahhe Il waxay aragto ilaalo kadhan baa layiri Midnimo islamnimo Walalnimo somalinimo Qarannimo Midnimo Aya inadeeqdo Wana garidonaa inshallah
@Qaali12
@Qaali12 2 месяца назад
Tariqda kuxusi donta muddane madaxwayne gulayso la’aantada gushan lama gaaren
@mohacadde8791
@mohacadde8791 2 месяца назад
Sxbyaal aniga waxn ahy nin majeertayn ah madaxwayne xasan iyo farmajo xaga shabaabka in lala dagaalo wxa ku fiicn xasan munaafaq 😂😂
@MohamedAli-ew7sy
@MohamedAli-ew7sy Месяц назад
Masha Allah maxaa fa hamstahaye inuu cadawga somaliyeed inuu hal yahaye marka siyasad laga soo tago, dadka dhan saas wax uma fahamsan
@kahiyestudio9798
@kahiyestudio9798 2 месяца назад
Wlh ninkaan waaa geezi allaha guleyo
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 2 месяца назад
Warsiirka gaashan dhiga iyo taliyahaba badal mw
@Arabduur
@Arabduur 2 месяца назад
Madaxwaynaha Calankaan Jini Yaa ugaliyay ?
@Aminaabdi-oo3jc
@Aminaabdi-oo3jc Месяц назад
Micnaha qaraxa nooso galiiya miya neh war naga amuus anyaax yahow 😊
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d Месяц назад
Nasiibdaro cilmi diiniyana garanmaayo cilmi aduuna garanmaayo muxuu madaxweene kuyahy 😂😂😂
@abduqaadirali6185
@abduqaadirali6185 2 месяца назад
Qaacin muu wiilkaaga furinta tago
@ahmednur9383
@ahmednur9383 2 месяца назад
Wuu la socda wiilkiisa dufkubax wiilkiisa wa wiilka Garka leh oo Qorayga wato daciif xun aad tahay Qabyalad dishay
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 месяца назад
wiilkiisa wuuba la socdaa bastar faqash aa tahay xaaraami ah, weli ma aragtay madaxweyne front line tagay aan aheyn dalxureeye? nacas baa tahay cuqdad dishay
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 месяца назад
qaacin waxaa ah ina adeer kaa xaarmaajo oo khawaarijta la shaqeynaaye qabyaaladana ee dilatay sida adigoo kale xaaraan ku dhashay bastar faqash ah
@Wardhere77
@Wardhere77 2 месяца назад
Wiilkiisu waa ka horeeyaa illaahey swt ha daayo insha allaah
@massiysomalimohamed2027
@massiysomalimohamed2027 2 месяца назад
QABYALAD IYO QURUNKA WAA LAGA FIICANYAHAY. MADAXWEYNE WAA IN LAGARAB ISTAGAA. WAA LIBAAX SOMALIYEED 🇸🇴
@hillowdiriye
@hillowdiriye Месяц назад
Waabeenaale askarta xasuuqa wiilkiisa ayaa qof Turki ah diley wuu diidey in ladili wuxuu Ku dhiibey malaayiin doolar
@aliismail1923
@aliismail1923 Месяц назад
kanow waadnadhibtaye cudur aan,la,aqoon allaha kugurido insha,allah
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d Месяц назад
Adna meeyd inaad qufto umada noolna barakiciso ayaad utaganthy kawaran umadan alle hana mootiyo kansarkaba adinkaa kadaran
@user-mo2cl3xr7o
@user-mo2cl3xr7o Месяц назад
Qorshahii farmajo uu dhalinyarada ku so xeri gili sameya oo eh in dhalinyarada lo balan qaada mushaar fara badan iyo darajo si loo helo kumunan dhalinyaro mida labad dowlad. Goboledyada hala dhaha so dirsada min 10 kun oo dhalinyara la idin so tawabaro kadib u celiya hana ku waregan magalonyinka e joogan atmis wabilahi towfiiq
@cumarxasancumar1976
@cumarxasancumar1976 2 месяца назад
War allaaha alle mayahay war hanoo balamin balaayada waryaa naga kaa qabta war muslim matahay raadiyo muqdisho warkaan nooma dhahna amnigeena ilaahaybaan uga mahad celaynaaa xasanaw waraabe hanoogu yeerin
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 месяца назад
aamus bastar faqash aa tahay haduu ku dhibaayo ha dhageysan chanel kaan ka bax nacalad yahee cuqdadeysan oo qabyaalada dishay xaraami faqash ah baa tahay
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 2 месяца назад
Xasanow. Dhul 12 hiktar ah ayaa meel ku ogahay
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg Месяц назад
Nin aabihii wax lahan jiray ayaa wax yeesho marka hore tan xigta yutuubar nimo wax lagu manoqdee weligaaba cabaad cabaad weeynoow
@AbdimalikMaxamed-pt6yw
@AbdimalikMaxamed-pt6yw 2 месяца назад
Isku xishoow waa qofkii dhahay askirigii ku qanac saneen 100 doller wuu ma hadsan yahay ha iska baxo adi meqaah qadataah yaa u shaqeysaah kanya amah somali barlaman 5k qadanaayo maxuu qabtaah waziir mequu qataah moriyan ayaa tihiin wax gor ogr la dho ma jiro black water will not serve in somali
@Arabduur
@Arabduur 2 месяца назад
Dee waagaa dalku dhqaale mahayzan, Waa 10sano ka hor
Далее
ПРОСТИ МЕНЯ, АСХАБ ТАМАЕВ
32:44
Просмотров 2,2 млн
SIRTA SHIRKII SHIINAHA (4439)
1:14:45
Просмотров 923