Тёмный
No video :(

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH XARIGA UU QOORTA ISAGA XIRAY, INTA UUSAN ISKU MARJIN, YAA KA FURAYA? 

Abdijaliil Show
Подписаться 88 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

FG: warbixintaan waxaa ay gaar u tahay Aragtida Qoraaga.
SOURCE: W/Q
Luqmaan-Xakiim Xuseen
luqmaanxakiimxuseen99@gmail.com
www.hiiraan.co...
MW XASAN SHEEKH XARIGA UU QOORTA ISAGA XIRAY, INTA UUSAN ISKU MARJIN, YAA KA FURAYA?
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and RU-vid
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond RU-vid!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 94   
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Месяц назад
Mahadsanid Wariye sare abdijaliil osman shaqo wacan ayaad noo heysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤ ❤❤❤❤ ❤❤❤❤ ❤❤❤❤ ❤❤❤❤
@user-cs8zm2rb3v
@user-cs8zm2rb3v Месяц назад
Waa wariye qabyaalad ku jirto
@user-ju8ee5tg3d
@user-ju8ee5tg3d Месяц назад
Doqon wax magarato ah..war wariyaha qoraal ayuu aqrinooyaa…
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Месяц назад
Wariyaha Warbixin Nin Qabiir Ah Sooqoray ayuu Aqrinayaa Sidaa Ufahan Mr Awale Hassan
@drjimalehaibejama7257
@drjimalehaibejama7257 Месяц назад
Waa Xaqiiq Hawiye Hayska Dhiciyo Wakaas Darood Isasoo Qaawiyey
@jamacmire1911
@jamacmire1911 Месяц назад
Xawayaan
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Месяц назад
Walee Mj wuxuu rabay waa waayey afka ayey ugu hartay waxan hubaa inuusan Cllhi Yuusuf kadib xil somali qabaneyn
@user-wr6vy3rb7h
@user-wr6vy3rb7h Месяц назад
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i-...........
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf Месяц назад
Waa rayi xumada madaxdeena ee dhaqaale raadintaa
@farahkeinan3289
@farahkeinan3289 Месяц назад
waa runtaa maa shaa allaah runtaa sheegtay mahadsanid caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin waa beenale xasan waa tuug
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Месяц назад
Abdijaliil Show Waxaad Keentay Maqaal Cajiib Ah Oo Soo Koobaya Qofka Uu Yahay Madaxwaayne Hassan Shikh. Somalia Ilaahay baa u maqan xaalkeedu waa Bariga Dhaxe.
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 Месяц назад
Ex xaaskii abii ahmed mss farmaajo kawaran
@SuseyAli
@SuseyAli Месяц назад
Waa wariye macquul ah
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Месяц назад
Abdijaliil Show keep going Adeerow
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Месяц назад
Abdijaliil Xisbiga N&N waxba ma yeelin umadda somaliyeed xoolahooda,caawimada la siiyo iyo qabuurahooda ama dhulka danta guud, ciidanka isagaa dhisay, bada iyo hawada soo ceshay, deyn-cafint, hubka iyo kursiga golaha amaanka intaba ka shaqeeyey oo dhamaystiray.
@mohamedhassanali8919
@mohamedhassanali8919 Месяц назад
Ani shabaab mi ihi lkn sxbow abdi jaliil ereygaan argagixiso ina ka reebto aya fcn oo iska xeladesato madamada wariye tahay sidada dad badan ay sameyen Yacni wariyayaasha shaqsiyaga ah siday sameyan. Ileen meshan isku mila aya ka socdo. Saasa ila qurux badan Kolay waa talo mahadsanid
@daawadmedia8702
@daawadmedia8702 Месяц назад
Waa pagekiisa gaarka ah adiga maxaa ku dhibaa
@user-lo7mv4ki1c
@user-lo7mv4ki1c Месяц назад
Wllhi waa talo wngsan lkn mid ogow waxaa laga yaaba in uu akhrinayoh mid xun oo doqon ah oo ree galbeedku sicabsiiyeen ama brain 🧠 washed kudhacay uusooqoray uu akhrinayoh waaana caadi lkn aniga maba aaminsani shabaab in aay argagaxiso yihiin balse dawlada ayaa kaga dhow terrorist nimo😢😢
@user-ot8ts7or5o
@user-ot8ts7or5o Месяц назад
Ani waxaan aaminsnhy alshabaab iney thy dowlada somaliya matasha oo ey daacad kathy badbaada diinta dadka dalka iney ayaku daacad Kathy halka maleeshiyaaka iyo maaylkoodana ey yihiin kuwa dulooway iibiyy dalkooda dadkooda aana ixtiraameyn wax walbo oo ey dalka iyo diinta kukormari karto Allah haka qabto shayaadiimada dalka kudhagn Afghanistan oo talibaan hada lawareegty sida ey nuurka shareeecada uiftiimisay eega lkn kuwaani waa duliyiin i.a waalagu dhugtami subaxaan dheereene iftiinka shareecada waan urajeenaa inu dalka soo gaaro ilaa kuwa gumeysiga dadban iyo kuwa cad 2ba kujira marxalada cusub udiyaargaroowaa anagana waan soo socona ducada muslimiinta saxda ah baan kasugeynaa​@@user-lo7mv4ki1c
@mohamedhassanali8919
@mohamedhassanali8919 Месяц назад
​@@daawadmedia8702 Waa ogahay midas sxb lkn waa taliyey keliya
@MahamedAhmed-ih5ru
@MahamedAhmed-ih5ru Месяц назад
Thaimail isn't easy
@farahkeinan3289
@farahkeinan3289 Месяц назад
aamiin aamiin aamiin mahadsanid
@fartunjama2269
@fartunjama2269 Месяц назад
Thanks bro,maashaaallaah the is right
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 Месяц назад
Garguurte Asiga Shabaab Ah
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn Месяц назад
luqmaan xakiim xuseen
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs Месяц назад
Wow really that is true
@KafiYare-wd9tp
@KafiYare-wd9tp Месяц назад
Waa Ceeb kugu ah iyo Mucaarid Iyo Afgalaato Madaxwaynaha profer Xasan Sheekh Maxamuud Guul ❤❤❤
@KafiYare-wd9tp
@KafiYare-wd9tp Месяц назад
Madaxwaynaha profer Xasan Sheekh Maxamuud Guul Somalia ❤❤❤
@MakkoMaxamed
@MakkoMaxamed Месяц назад
Mar dhow nashiidooninka Alshabab ayaa lagu qaadi doonaa Km4😅
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi Месяц назад
Alxaqiqa waybo ii muuqataa wallahi 😊
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 Месяц назад
Ex xaaskii abii ahmed mss farmaajo inay vilada joogta maa umalaysa
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Месяц назад
Allhuma aaamiin
@mohameddeq6370
@mohameddeq6370 Месяц назад
Bilaa qorshe haduu qabtay xukunka xamar nabad ma hesheen ee madaxweynaha ka xishooda
@mahadosoble8768
@mahadosoble8768 Месяц назад
Loo joojinmaayo ayaa bohol kariday xasan shiikh
@KafiYare-wd9tp
@KafiYare-wd9tp Месяц назад
Miyaa
@wizhargeisa3338
@wizhargeisa3338 Месяц назад
Duli weeyi sxp Xasan gaajo ah
@shakuul
@shakuul Месяц назад
Cabdi jaliil darood ba noqotey 😂😂😂
@husseinahmedhalane2629
@husseinahmedhalane2629 Месяц назад
Waxaan kaa xumaan xadan sheekh kama cumaanayaa. Waa caqlihaabnimada dadkeenna
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Месяц назад
Xàsan garguurteh dhiqo waa fashilmay dr abiye Ahmed ayaa meelsaray Wlee
@KafiYare-wd9tp
@KafiYare-wd9tp Месяц назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️
@drjimalehaibejama7257
@drjimalehaibejama7257 Месяц назад
Daroodki Waa Kuwaas Isasoo Qaawiyey Ee Caydii Ay Caanka Ku Ahayeen Lasoo Shir Tagay
@saciidali1849
@saciidali1849 Месяц назад
Dawlada soo Adigii La xididay maad ka Qalaysi
@bilalelmi2100
@bilalelmi2100 Месяц назад
Mucaarad
@abdikadirsomane8967
@abdikadirsomane8967 Месяц назад
Xassan ayax faaida mlhn munaafuqa ween😂😂qof ismaqla ma ahan waa qof xanuunsan
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 Месяц назад
Ex xaaskii abii ahmed mss farmaajo war igasii 5 sano ayuu abii ahmed wasaayay eedada mss naasdheer
@user-oe1kd8we5y
@user-oe1kd8we5y Месяц назад
Kan yaa ydhi waa weriyi waa nin qabyalada hayso oo hawiye naceybku jiro
@AhmedHashi-ik5cc
@AhmedHashi-ik5cc Месяц назад
Si malinle ah ayan bilabay ina uso booqdo bartaan hadi gadal ka xuman shaqo fican ba haysan
@baarexashi1465
@baarexashi1465 Месяц назад
waxaa soo xasuustay vedio yadii uu diyaarin jiray abdirizaakh terra xoogaa aqoon kudar ayaan ku rir wll xogbadana raadi saad wax saxan ugud bisi
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Месяц назад
Hada wariye Abdijalil qoraal nin qabiir sooqoray ayuu aqrinayaa oo layiraahdo luqmaan xakiim xussein ee ma aha Caruuska wariye Abdijaliil inuu isaga sooqoray ❤
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 Месяц назад
Caruusow!!! Madaxwaynaha wax ula har oo ka dhig dhaliishada mid wax dhisan waxtar ee yeesan noqon mid shaqsi ah hana na jeceleysiin inaan qabiil ku difaacano hadda waa mucaaradsanhaye.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Месяц назад
Kkkk hada Caruuska Abdijalil Ma Aha ee waxaa warbixintan ka qoray nin qabiir ah oo layirahdo luqman xakiim xuseen qoraalkisa ayuu aqrinayaa
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 Месяц назад
@@abdikadirhaji6852 Haa lkn duqa malmahaan waa dabo dhigtay oo journalism iney ka gudabta mooda.
@ahmedabdi2180
@ahmedabdi2180 Месяц назад
kuwii eratariya mid kamida wuxuu ka shaqeeyaa muqaaxi 4 street ku taala dubai fry
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 Месяц назад
Madax wayne maaha xasan qarashoow weeye waa qabiili qabiilka aaminsan wax qab iyo qadiyad ah aan lahayn oo jiran waa musuq maasuqii oo qof ah
@user-cs8zm2rb3v
@user-cs8zm2rb3v Месяц назад
Maamulka xamar ilaa imika waxa ka qaldan garan maayan ? Ilaa ay gartaan meesha ay waxka qaldanyihiin wiligeed hagaagi mayso
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 Месяц назад
@@user-cs8zm2rb3v waa citiraafka isaaqland miya?
@husseinahmedhalane2629
@husseinahmedhalane2629 Месяц назад
Waan dhegeysan jiray ninkaan laakion waxaan ogaaday in colaadkabuuxdo
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn Месяц назад
colaad mahee wll xalada dalka qof siyaasad fahansanuunba waxka odhan kara suu yahay wiilkana maqaalbuu akhriye isagu wax masheegin
@Muslixtrades
@Muslixtrades Месяц назад
Xasan shekh iyada oo la mucaaradayo in cadowga loo hiiliyo maaha
@KafiYare-wd9tp
@KafiYare-wd9tp Месяц назад
Lacag ayaa Qaday
@mohamedali-rz5oi
@mohamedali-rz5oi Месяц назад
Ninkaan waxaa uu fashilmay markii uu isku dayey in uu joojiyo halgankii macawislay da Ee reer Hiiran iyo Reer wisil oo mudug ah isagoo uga cabsaday kursigiisa Sidaa darteed waxaa uu waqti galiyey deegaamada Reerkiisu dagaan ee shabeelada dhexe iyo bariga galguduud halkaas oo uu ciidankii qaranka iyo hubkii qaranka lagu qaatay Hassan sheekh ilaa iyo hada dib uguma laaban kuwii uu ku yiri xardheere hadii aad xoraysaan meel walba waa la idin dirayaa Waxaaba uu ku amray in aysan ka dhaqaaqi karin meesha ay joogan Xasan sheekh waxaa uu isku dayeyaa in kursiga uu sii joogo oo uu difaacdo muqdisho oo Qura Hassan sheekh daacad kama aha xoreeynta shabaab Only muqdisho haa. Waxaa is waydiisaan su aalahan 1 muxuu udooratay in uu maamul goboleed Yada waqti ugu daray (extension) 2- aaway cunaqabataytii nalaga qaaday ilaa iyo maantay ma ahayno TAANGI AAN CADAOWGA ETHIOPIA IYO SHABAAB kala hortagno 3- maxay tahay dasturka uu ku mashquulay iyadoo la og yahay in ETHIOPIA nagu soo duushay 4 maxay tahay in taliyaha xooga dalka uu kasoo jeedo Reerkiisa 4 maxay tahay sababta uu awoodii barlamaanka iyo tii xukumada ula wareegay. Ninkaan waa dictator wadanka halaga qabto inta ay Ethiopia iyo shabaab aysan naqabsan .waa talada aan siinayo barlamaanka
@cabdiraxmaan4877
@cabdiraxmaan4877 Месяц назад
Waxaas hadda nin weyn wax uu sheego miyaa. Ar xishoo mudane 😂
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale Месяц назад
Somali fahad iyo farmaajo somali weybaratey dumarka iyo ilmaha ayaa go,aan kagaaraaya
@abdullabdul8785
@abdullabdul8785 Месяц назад
Hhhh waaa cunug u baahaan dhaqan cilin qabyaaladana aaay dilootaaay
@caanoflims1391
@caanoflims1391 Месяц назад
Oo hda wariye Abdi_jaliilow adiguna hda ma Ra yiga bad la qabtaa oo TaaS ba warbixin Ahan uso jeedisay oo hda ma wax fcn ba so bandhigday mise wuxu sheegaya ka iska hadlaya ee waxa dalka kasocda ka indho tiranyihiin bad la Ra,yi tahay
@saidabdirahman5758
@saidabdirahman5758 Месяц назад
war kadaah jamacd simad Anigaa dhigto abdijaliili kkkk
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf Месяц назад
Runtj ma qabyaaladaa ninkii shalay kursiga ku soofuulay yaa hawiyaa iyo dhiiqo
@user-ot8ts7or5o
@user-ot8ts7or5o Месяц назад
7k kulahaa 😂😂😂 alshabaab oo 6bil walba ciidan dhisaneysay maxaa kusoo koobteen 7kun walaahi wax badan ayaa idinka qarsan
@sultantatiko2379
@sultantatiko2379 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 Месяц назад
Waa beenlow ninka qoray warkan waa dal xoreeye wax kasto oo horey u dhunay ayuu soo ceshay.
@bima9383
@bima9383 Месяц назад
C/jalil aroski makuso dhamaday
@abdishakuur1820
@abdishakuur1820 Месяц назад
qabil waxaba uguma qadeysid xafidullahi birimada xasan shiiq maxamud ee yey calosha kudilacin waligiis asigaa xumidoono soomaliya kanaxow nafata way
@user-py3ip6dt3w
@user-py3ip6dt3w Месяц назад
Somalia markuu wigiis kuxukumaayo ma banadir baad somalia kuqaladaay
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 Месяц назад
@@user-py3ip6dt3w mya ee waxan kuqaldaya ex xaaskii abii ahmed mss farmaajo 5 sano abii ahmed wasayy
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp Месяц назад
Xasan waa nin waashay
@mohamuudsaacid2931
@mohamuudsaacid2931 Месяц назад
Midka qoray iyo adiga akhrinaayaba nacayb ayaa idinka buuxo. Disgusting.
@user-rd4li5gr9g
@user-rd4li5gr9g Месяц назад
Nuucaaasa thy
@hanaddada74
@hanaddada74 Месяц назад
NABAD IYO NOLOL WAXGARO WAA WAYEY
@abdibotan4740
@abdibotan4740 Месяц назад
Xayawankas foshoxun xasen tukgas hawiye folxuma nacaladas dilla kujihada moryantas foshoxun
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 Месяц назад
Ex xaaskii abii ahmed mss farmaajo eedada myaa mse adeerka coz abii ahmed 5 years kubiyabaxaayay
@luqmaanxakiim452
@luqmaanxakiim452 Месяц назад
Runta markii loo sheego odayga iyo jamahiirtiisa agtooda waxa kabtahay alshabaab mise qabyaaladiiste abdow tii kuu soobaxado ku samir Anaana bilaabayo Jaliilow qabyaaladiistaa tahay😅😅
@bosszaki
@bosszaki Месяц назад
Isku dey aflagaado iyo ugafid 1 madaxweynaha qaranka somaliya Dr birmade/dal-xoreeye mudane Hassan sheikh Mohamuud. 2 ciidamada qalabka sida qeybahoda gorgor, ilaalo qaran, bolice-milatery, dhiigooda iyo sharafkooda. Nio yaaalaga dareemin cuqdada aa uqapto umada somaliyed 😂😂😂 Nio
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 Месяц назад
Xasan Garguurte waa Gaal murtad ah
@user-ot8ts7or5o
@user-ot8ts7or5o Месяц назад
Dalxaraashe waa lagu dhugtami subaxaan dheereenee
@user-ot8ts7or5o
@user-ot8ts7or5o Месяц назад
​​@@liibaansoomaali6284saxiix 2025 baa soo dhow
@Dasat-pg9xn
@Dasat-pg9xn Месяц назад
Qabyaaladiiste axmaq ah ayaa tahay ee ummadda beenta umada kadaa
@Ismailnadir1
@Ismailnadir1 Месяц назад
Alshabaab ayuu afayeen u yahay kan hala soo qabto
@yacqubaliahmed3437
@yacqubaliahmed3437 Месяц назад
madax waynaha waa geesi tolwayay kaligiis iyo somalia wuu adkaan doonaa
@sahruja5777
@sahruja5777 Месяц назад
Xariga adiga ayaa laguugu marjinaa tuugyahow shabaabkaa ee kadhamaaw madaxweynaha
Далее
OBLADAET - BARMAN
03:06
Просмотров 102 тыс.
OBLADAET - BARMAN
03:06
Просмотров 102 тыс.