Тёмный

Maxamuud Tiita macalinkii mucjisada ahaa ee ka yaabiyay Siyaad Barre oo Xog badan soo badhigay 

Faysal Fifa
Подписаться 75 тыс.
Просмотров 36 тыс.
50% 1

Видеоклипы

Опубликовано:

 

4 окт 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@maxamedsamriye3813
@maxamedsamriye3813 9 месяцев назад
Mucalim Tita aad baan kuu salaamayaa bare saree noolow جزاك الله خيرا
@abdirizakahmed73
@abdirizakahmed73 9 месяцев назад
Alla ha barakeeyo macalin aqoon iyo aftahanimo af iyo dad aqooneedba isku darsaday
@Engjaawo
@Engjaawo 9 месяцев назад
Macallinkaygii xisaabta ee dugsiga sare nuradin waa macalinkii form1 i bilaabay xisaabtay waliba taarikh ayaa na dhex martay anigoo maxaad ka imi.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ha barakeeyo inbadan
@abdisamed1dariiqo
@abdisamed1dariiqo 9 месяцев назад
20 sanno ka hor buu xiisadii u horeysa ee physics ah ii dhigey, kadibna macalin xisaabeed buu isu badalay, weli waan xasuusta chapiter kii u horeysay ee uu i dhigo ” Measurements and Units” SI units, ex Gacan libah secondary school
@guuleedmaxamuud2278
@guuleedmaxamuud2278 9 месяцев назад
Wasiirka waxbarashada ayuu ku wacnaa odaygani walaahi
@cheyyene
@cheyyene 8 месяцев назад
Macalin Tiita alla ha u barakeeyo, xadaarada Berbera waa ka muuqataa
@SadiqIbrahim-bu2pg
@SadiqIbrahim-bu2pg 2 месяца назад
Waa macalinkaygii mahamud tita
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 4 месяца назад
Waa macalin qiimo leh waxaan u hayaa ixtirimaam waa nin ka fayow qurun iyo qabyaalad isaga haboon In shaqo fiican la siiyo oo wadanka ah inta laga shaqaysiinayo qurbo joog soo dayacay familiyagodii.
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 5 месяцев назад
Walaahi Macalinkani in badan ayuu iga Qosliyey ,Macalin go Head .
@bashirqasim7054
@bashirqasim7054 9 месяцев назад
Sawirka Siyad Bare Allaha u naxariisto, inaad meesha soo saarto maxay soo kordhin, Tiita hada shaqada uu aqoonteeda leeyahay hala siiyo, waxyaabaha kale waa meeraysi, khalad hada macalinka laga galay ayaa muuqda ee cid kale yaan loo saarin
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 9 месяцев назад
Alle cimriga ha kuu daayo macalin xisaabeed buu iiahaa gacanlibax
@JoJo-vw5gy
@JoJo-vw5gy 9 месяцев назад
Maa shaa allah guulayso macalin #Tita.
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi 9 месяцев назад
Xuseen dheere Cadaadley. ayuu qabsadey Berbera waa leysugu tegay 2 sarkaal mid ciidagale midna Arab Abaanduule Dhegaweyne iyo Carab ducaale .😮
@ApdixakiinChama
@ApdixakiinChama 9 месяцев назад
Tita mucalim 🙏🙏🙏
@adamali2729
@adamali2729 9 месяцев назад
Ustad Maxamud Tita macalinkaygii qiimaha lahaa ee aftahanka ah. Aqoonta laga faa'idaysan waayay ayuu ka mid yahay. Waa raggii siyaasadda wasaaradda dejin lahaa, yaase aqoonyahn waayo arag ah u baahan
@AbdirashidMuxumed-te6tl
@AbdirashidMuxumed-te6tl 9 месяцев назад
I remember 20 years ago my teacher maths tiita gacan libaax secondary school
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 8 месяцев назад
Waxbarashada Soomaaliya waxaa aad uhaystay Soomaaliland oo keliya mana xumayn anigu kolleey waxaan oranlahaa iyaga halloodaayo.
@bashirqasim7054
@bashirqasim7054 9 месяцев назад
Asc walaal Ciwaanka iyo sheekadii ismalaha, waana dad Somaliyeed wax soo baray, professor maaha ee waa mcalin jamacadeed. Ta kale sheekada Eexda ee uu ka cabanayo inlagu sameeyey, waa tan Hargaysa ku qabsatay, tanina waa musuqa Somalida ama Qabyalada ee saa ula soco. Macalinkana Cimrigiisa Allah daayo waan u bahanay hadaan Somaali nahay in aa ka faaii, daysano
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq 9 месяцев назад
Warya Guedi Ali xared 🎉 nommé bleu
@abdiasuleyman5707
@abdiasuleyman5707 9 месяцев назад
Macalin tita berbera xuseen dheere ma qaban ee dhagaweyne aya qabatey intaa aankuu saxee
@sismail120
@sismail120 9 месяцев назад
Waa runtaa dhagawayne ayaa qabtay berbera ee macalimku wuu soo daalay markaa waynu u cudurdaaraynaa .....
@nimonimco3063
@nimonimco3063 9 месяцев назад
Waa rug cadaa aqoneed ee halaga fa‘iidaysto. Waa in kuliyada Tababarada macalimiinta la geeya.
@aadangaydh1954
@aadangaydh1954 9 месяцев назад
Legend wuu so halgamay
@maxamuudcabdilaahi5317
@maxamuudcabdilaahi5317 9 месяцев назад
Odaygaasi taarikh badan ayuu ka shegeeyey badan keeda waa uu wacnaa meel ayuu se taarikhda ka qalday
@bulxandahir734
@bulxandahir734 9 месяцев назад
IlahY ha kugargaaro Manta waxa fican lHYd inad dawald aad haysatiid wax ku tarta balse ma dhaciin
@alphakatun7878
@alphakatun7878 9 месяцев назад
Bare sare oo xallal ah ayuu ahaa ee dal iyo dad ayuu waayay
@ritii03770
@ritii03770 9 месяцев назад
marla island
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od 9 месяцев назад
Waxkasta ehelkood ayaan wanaagsan
@VivaWNP143
@VivaWNP143 3 месяца назад
macalin tiita dalkaagi ma joogtid lkn dadkaagibad la joogtaa aadban uga xumahay lkn ilaahayba abaalkaaga gudaya
@aadangaydh1954
@aadangaydh1954 9 месяцев назад
Macalin sare nolow
@mustafeali617
@mustafeali617 9 месяцев назад
Best Somali documentary 2023. 👏
@abdikarim8085
@abdikarim8085 9 месяцев назад
Waa nin wax ku ool ah. Waxaa mahadsan in aad akhbaartan nasoo gaadhsiiseen Weriyaha iyo baraha farqi aad u weyn baa u dhexeeya dhinac walba. Waxaa wanaagsan in waraysigan oo kale ay dad isku da' dhowi ay qaadaan. Meelaha qaarna waxay ku haboonayd in muuqaalka laga jaro.
@mhussein3136
@mhussein3136 9 месяцев назад
Kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk Karo bin ayaa berbera lagu xoreeye
@qoslayeali6930
@qoslayeali6930 9 месяцев назад
MACALINKA WAAN SALAMAYA SUASHA AAN WEEYDINAYO MACALIN BELAASH AYAAD WAX KUBARATAY SHAQONA WAAD HESHAY DADKÌI KADABEEYAY BURBURKÌI KADIB MA HELEEN FURSADA AAD HESHAY ADIGA
@Xogogaal100
@Xogogaal100 9 месяцев назад
Sheekada waxay ku dhamaatey Waxaan noqdey Jabhad(SNM) wax dila ayey ku dhamaatey. Macalinimoy xaal qaado!.
@user-ho3ci9kz4x
@user-ho3ci9kz4x 9 месяцев назад
Waxba balaha iga yaacay kkkk
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 9 месяцев назад
In 2023 ayuu macalinku wax kicinayaa. Rerkani dagaalba ma Snm ayaa ugu horayey
@deeqaali2739
@deeqaali2739 9 месяцев назад
Isaqistan taariikh aan Maxamed Siyaad Barre aheyn ma leh miyaa?
@abdiabdulahi9343
@abdiabdulahi9343 9 месяцев назад
Hadalkadu waa sax, bal eeg isaga taariikhdiisa iyo cinwaanka video ka.....runtime waxaan mood moodayey in isaga iyo Mohamed Siyaad inay wax dhexmareen......
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 8 месяцев назад
Soomaaliya footo koobi kamajirin lamana aqoon markii shahaadada uu qaatay.
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 9 месяцев назад
NINKANI WAA MCLINKAYGII XISAABTA M.A.ALI HAR.
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 9 месяцев назад
Warkaagu dhagaysi ma leh beenlow.
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 9 месяцев назад
Waar dhaqankii GXka soow tan Aad Galbeed la timaadeen 😂 Waxaan caafimaad ahayn oo Dhanba Waa lakala Waadaa😂
@user-th1jp6vw3h
@user-th1jp6vw3h 9 месяцев назад
WAR. HADA. QOF. WAYN. BAA. THAYE. AAKHAADAADA. IYO. ALLE. KA. CABSIGA. BADI. ADUUN. QIIMO. MA. LEH. UMADA. SOMALIYEED. ALLAHA. XAQA. TUSO. AMIIN. YRYA. AMIIN
@bashirqasim7054
@bashirqasim7054 9 месяцев назад
Waxaa ii muuqata qabyaalad darteed in ku waayey waxii uu soo bartay, uu maanta Hargaysa Busaarad ku hayso ee bal taa xaliya.
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 9 месяцев назад
Hadaadan qabiil aqoon maxaa ku ogaatay ragii ceeragaabo idinku xiran iney isku rer ahaayeen maxaadse u raacday jamhadii reerkiina snm isaaq??
@abdiabdulahi9343
@abdiabdulahi9343 9 месяцев назад
Been badanaa, "qabiil ma aqaan"
@Hawd74.
@Hawd74. 9 месяцев назад
Wariyayaasha yaa waxbaray unprofessional nin cajiiba lakiin wariyaha yaaba hadana ceebtooda iska sax cinwaanka oo iskuulka dib ugu noqo wariye. No heart feeling
@user-fy1qe2ff5e
@user-fy1qe2ff5e 9 месяцев назад
Waar ileyn been baa tiro leh. Bal kana eega ... wax isku jacburiyey. Subxaanka yaa cadiim
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 8 месяцев назад
Sida kale ninkani si caqlibadan ayuu u hadlay.
@bashman345
@bashman345 9 месяцев назад
Dadkan oo kale ayay tahay inay wax barashada dalka hogaamiyaan, waxaanay mudan yihiin abaal gud qaran Wuxuu yidhi toban shilin ayaan waayay oo aan shahaadada ku qaato! Africa aayo la’aa waa ninkeed cuna!
@kayseismail6935
@kayseismail6935 9 месяцев назад
Waar haaye mawaalanyahay kulahaa kaarabiin baa berbera lagu xoreeyey iyo xuseen dheeraa berbera qabtay
@salatabdullahi1269
@salatabdullahi1269 9 месяцев назад
Har isaq ah hadad ragto waxau kahad laya qabi yahuuuuu
@ahmedabdi33
@ahmedabdi33 9 месяцев назад
Waar caruurta beenta ka daaya cuqdadi idin dishaye
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 9 месяцев назад
Cirro badanaa oo been badanaa kani. Weligay ma arag nin weyn oo ka been badan. Fulay beenaale ah oo weliba qabyaalad hadlaya waxbana aan ogayn weeyaan. Sowdiga Xuseen Dheereba ku taaraya shaqa aanu qaban, sidaanad qabyaalad u aqoon?
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 9 месяцев назад
DEE SXB WAY LAYAR JIIDHE WU YAR MUSE CABDALOBE❤WA MACALIN DHAB AH
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 9 месяцев назад
Hhh
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 9 месяцев назад
@@KhadarCilmi-wv9cn ok salute
@abshir2010
@abshir2010 9 месяцев назад
Hahahah Idoor iyo Somalidiidland inta ku nool waa dad waalan cawaan ah been iyo faatabaq isugu sheekeya sidii caruur ama caama juhala ah.
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 9 месяцев назад
Iidoor ilaa qiyaamaha waa lana laayay la soo taagnada oo lafo gurta waar wuxu waa inagumeedyo 8 bilood baad madaafiic nala dhacyseen hadanu nahay dhulbahante markaanu idin jabinay ee dhulkayagii idinka saarnay waar nabad baanu rabnaa baa la idinka heli waayay adeer hadaanu sidiina nahay lafo cusub baanu helaynaa ma jirto magaalo soomaaliyeed oo 8 bilood madaafiic ku socotay aan ka ahayn laascaanood ilaa mantana cuqdad ma qabno cidna uma dudayno markaa iidoorow xishooda oo isla yaaba oo cuqdadan caruurta aad ku beerteen ka saara khaatumo state baa inaga badan soo gala inta aad maamul goboleed ka samaysanaysaan viva ssc kaa
@user-zm6dj1bi5f
@user-zm6dj1bi5f 8 месяцев назад
Réer ceerigaabo waa maakhiriin wan jalaad miidhan ah 😂😂😂😂
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi 9 месяцев назад
Beribey 1965 kii ilaa 1980 Sanadadaas Maamuleyaasha iyo macalimiinta Mse cabdale iyo jibriil abokor Samaroon 3 sadexdaasa ugu Badnaa 3 walaalo ah maamuleyaal Macalimiin Waa xitaa lafoole Tariikh bey ahyd. Saraakiishii Isaaqana 1977 kii Markii ethiopia 40 mse cabdale Sarakiil 1xidigle ilaa gashaanle SnM. 20 wey dhafeen Iyagiibaa Golahiisare SNM iska horyimi iyo khilaaf. MUJ SUMUNI maxkamada sare sarakiisha + sNM. Muj.lixle xusen dheere Leydhsi xandule gacanlow dhakofinish ibrahim aden siciid una tartamey Gudomiye mar snm Ciidey kabadnayeen Muj dhancade ee Muuse biixi kadhekeeyo inuu mar jeel kasoosarey Taliyihii Beledwryne buulaberde wakhtiguu ahaa youtubkry kujirtaa isago kahdalya
@user-xf6nm5ee1c
@user-xf6nm5ee1c 9 месяцев назад
Ceebeey tacaal waar beenta miyaanu ogayn inay danbi tahay ciro baaqatay dhe kulahaa barbara xuseen dheeraa qabtay Taasina waa been
@munasagal2496
@munasagal2496 9 месяцев назад
Soo sheeg cida qabatay
@Engjaawo
@Engjaawo 9 месяцев назад
Xishood oo macalinka ka xishood walalo
@husseinhared
@husseinhared 9 месяцев назад
Damer fack damer.langab adigo idor ah mabalihid inad jamacada gasho caqidka landhere iha ado damer ah kusiyey inad waxbarato ya damer fack
@saidabdi73
@saidabdi73 6 месяцев назад
Maxad soo kordhisay imika
Далее
НАШЛА У СЕСТРЫ СЕКРЕТИК
00:36
Просмотров 266 тыс.
They got a Golden Buzzer 🤣✨
00:46
Просмотров 24 млн
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 25.07.2024
20:47
Просмотров 2,7 тыс.
MACAN, A.V.G - Привыкаю
2:55
Просмотров 276 тыс.
KIZARU - OBUZA
2:25
Просмотров 401 тыс.