Тёмный

Markaad dhimato maxaa dhaxal ah ood ka tageysaa⁉️ 

Dr. Khadar Abdi
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 253
50% 1

#somalifunny #somaliofficial #somaliwedding #somaliartist

Опубликовано:

 

30 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 20   
@Nimcaanyaasiin9097
@Nimcaanyaasiin9097 3 дня назад
Absolutely 💯 Tacab adduunyo iyo tacab aakhiraba waa loo baahan yahay my brother. Salaan qaali dr. Khadar.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 дня назад
Salut
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir 3 дня назад
That's true Dr.khadar Qof kastaa waa in uu reebaa dhaxal wax ku ool ah....
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 дня назад
Aahey salut alpha
@Yusuf_Hunter1975
@Yusuf_Hunter1975 3 дня назад
Life is too short so balantii ha ka bixin 6 months ama ka yar soo af jar ok.❤️❤️😎😎
@niyaaladem
@niyaaladem 3 дня назад
Asc Dr khadaroow. Waxaan ku fekerayaa sidaan ceelal biyood (sadaqo) ah ugu dhisi lahaa shacabka Soomaaliyeed ee ku dhool dhulka biyo la'aanta ahi ka jirto. Waxaan kaloo maskaxdeeyda ka guuxaya in aan u furo caruurta agoonta ah/rajoda ah xarumo wax barasho bilaash ah, haba u badnaatee dhanka diinka islaamka.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 дня назад
Walaal fikirkaan waa fikrad uu illahey kugu dhaliyay waana masuuliyad ku saaran inaad hirgeliso qorshahaan sababtoo ah dadkoo dhan saan uma fikiri haayan oo wax dhib ah kuma hayso hadi ay ceel Dhisaan iyo hadii kale marka walaal illahey garabgaada ha galo waad guuleysan salut
@niyaaladem
@niyaaladem 3 дня назад
@@Drkhadarabdi1 . Haye walaal, wana ku howl jiraa hada.
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 3 дня назад
Dr mahadsanid waxaad noo soo gudbisaa xaqiiqada
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 дня назад
Thank you thanks for watching
@fardowsaabdullahiissack4077
@fardowsaabdullahiissack4077 2 дня назад
Telkeyga iyo labo garaam dahab ah iyo dharkeey😂😂😂😂
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 дня назад
🤣🤣 at least wax baa ka tagtay
@fardowsaabdullahiissack4077
@fardowsaabdullahiissack4077 2 дня назад
@@Drkhadarabdi1 soo ma ah🤣
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 дня назад
Aahey thanks for watching wllo
@user-qt8rj2lx2p
@user-qt8rj2lx2p 3 дня назад
Aniga xajigeyga qor shawa maleh yaab aniga lugahoow iga haayaa 😢
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 дня назад
Waxaa fiican inaad labadiina kawada hadashaan arintaan and how it’s affecting you garabkaada Allah ha galo
@user-qt8rj2lx2p
@user-qt8rj2lx2p 3 дня назад
@@Drkhadarabdi1 wada hadal waanba ka daale markaa la hadlo waxa lagu hadaa diyaarat kicinaa kuwana soo dajinaa Afmiishaarnimo lee 🤣🤣 lkn insha allaah anaa wax qabsa doono
@hindiafsomalicusub2020
@hindiafsomalicusub2020 3 дня назад
@@user-qt8rj2lx2pgarabgada Ala galo bw
@user-oo7jp6zd1s
@user-oo7jp6zd1s 3 дня назад
Mahad sanid walalo wax badan baan kaa faaiiday narcsissct waxaad iga dhigtay aadame xor ah
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 дня назад
illahey xagiisa ayee ka sugnaatay inaad si xur ah u noolato waadna u leedahay xaq inaad u noolato si xornimo ah salut
Далее
Sidee naftaada ku barankartaa ?
14:45
Просмотров 4 тыс.
How to win a argument
9:28
Просмотров 297 тыс.