Тёмный
No video :(

Marwo Khadija iyo Aabo Dahir Oo Maxkamada La Keenay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW 

Maxkamada Dahir Calasow
Подписаться 28 тыс.
Просмотров 36 тыс.
50% 1

Marwo Khadija iyo Aabo Dahir Oo Maxkamada La Keenay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 117   
@user-ll9sq2gr8u
@user-ll9sq2gr8u Месяц назад
Guraayow wa dir waana maxamed xiniftire
@nimcocali5090
@nimcocali5090 Месяц назад
M.a wllky daahir allaha ku xafido maxkamadada waa ♥️ max kamad calami ah
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 Месяц назад
ماشاء الله الف الف مبروووك
@user-un5ee6jb9w
@user-un5ee6jb9w Месяц назад
Dir iyo gar wa walal
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 Месяц назад
😊😊😊saqajaan daahir walaahi wuu iga qosliyay aniga qaybta mj iyo hg ka qaatay😊😊😊😊
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Месяц назад
IIKE ABO DAHIR IYO KHADIJO QURUX
@farhiyaahmed5887
@farhiyaahmed5887 16 дней назад
Khadiija waa badawad draama queeen
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Месяц назад
Khadiija hade awowe dahir sida uu kuu grb istgay u qadari oo jidku kumariyey mar oo xushme ileyn dahir alasow somali dhibeysan baa sugeysa oo maskaxdisu culeys bdn baa srn oo waa ninka keliya ay somali ilashaneyso oo ciqabta heysata ugasodacwonaya aduunka ges ka ges dumar oynayo so radinayo iyo Somali baahan plz awowe maskaxdisa culeyska ka daa
@user-un5ee6jb9w
@user-un5ee6jb9w Месяц назад
❤❤❤
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
AABO DAHIR DAHAB WE LOVE YOU👑❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@umuraashidhassan6973
@umuraashidhassan6973 Месяц назад
Maxkamada waanku hestaa runtii kkkkkk sidi.... Sameysaa 😂 daahir Allaha cimriga kudhereyo 😂
@karinaali63
@karinaali63 Месяц назад
Isaaq meykiina jiita maxa ku dhacay Mohamed always he is behind her he not talk his self
@fadumohussein3035
@fadumohussein3035 Месяц назад
qurayowe maha maha diir waa diir dahir
@user-tu9uy6el1q
@user-tu9uy6el1q Месяц назад
Kkkkkkkkkkkkk Daahir is not easy
@NasromohamedOmar
@NasromohamedOmar Месяц назад
Asc
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
ISAAQOOW DHHIG AYAAN WADAAGNA MAXAMED IMTIXANKA U ALE GASHAY HAKU EEDEYNINA TALAABADU WAA WAX QIORAN LOXU MAXFUDKA UGU QORAN TAHAY WAX UQABTA O QADAR KU CELIYA ISAGIYO NAAGTAN ILAYN ALA KOLO UGA DHIGAYE ILAAHAY WUU U FARAJIYE AAMIIÌN
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Месяц назад
Kani waa cilaaj naga mid maaha 😂
@maryanjama2918
@maryanjama2918 Месяц назад
Queen sifiican Bay Carabida utaqaan
@sagalabdi3898
@sagalabdi3898 Месяц назад
I love Dahir
@AbdikhadirAbdiBarre
@AbdikhadirAbdiBarre Месяц назад
Qoftaan waa xariifad weeyn
@mohamadali-3350
@mohamadali-3350 Месяц назад
DAHIR FOR SURE THIS MAN LOVE'S THIS LADY MORE THAN ANYTHING....AND IF THIS LADY LEAVES THIS MAN I DON'T THINK IF SHE WILL GET ANOTHER ONE LIKE HER.....I ALSO BEHAVE LIKE HIM AND TILL NOW AM BACHELOR I HATE TO LOVE.
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 Месяц назад
Ilaahay na astur maxaa cuntada loogu ciyaarayaa
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 Месяц назад
Aabo Daahirow waa Mohamed aa ma Hadli karaaa😂
@saynabwarsame7618
@saynabwarsame7618 Месяц назад
Waa nag walan weeye ha Ka an nagtu way walan tahay
@karinaali63
@karinaali63 Месяц назад
This two are crazy
@umuaisha6859
@umuaisha6859 Месяц назад
Dahir madax weyne kaa dhigeynaa lakiin qabyaalada no eunti hawl fiican wadaa allaha ku hanuuniyo
@Imaan92546
@Imaan92546 Месяц назад
Naag waalan
@halimamukhtar8791
@halimamukhtar8791 Месяц назад
فضحنا مواليد الخليج
@obahibrahimmohamed5228
@obahibrahimmohamed5228 Месяц назад
War ninku nagtiisii ma uu helin .naa xishood oo ninkaga ka dabee .
@aniwaaye484
@aniwaaye484 Месяц назад
😂😂😂❤Absolutely
@Sawsan-gb7ir
@Sawsan-gb7ir Месяц назад
War tani naag kuu noqonmaysee hawiyihii hagaagsanaa doono
@user-un5ee6jb9w
@user-un5ee6jb9w Месяц назад
😂😂😂😂😂
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Месяц назад
WAXAAN LAYABEY DADWAAWEYN OO ILMO ISKADHIGOOYO
@user-zv4kg9ze3p
@user-zv4kg9ze3p Месяц назад
الاخ اللي اسمه سلطان اغتصب اللهجه السعوديه 😂😂😂😂صارت اللهجه كتوكتل صوماليه خليجيه كسرها تكسير
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Месяц назад
Aabe daahir 😁😁😁🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
Aabo daahir ma aha waa Aabo taahir kk Maxamed iyo qadiijo riwaayad waaye maxamed weyku taajirtay kkkkkk Wuxuu unoqday cambar aanla heli karin nin 5luqadood ku hadla o imtixaan alle ku socda
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Месяц назад
@@user-sn5yz7vg8v kkkk
@xaredoabukar784
@xaredoabukar784 Месяц назад
tuugsi ma ahee waa kaalmo, dadweyne ,dad badan baa idin duceynayo, niyadaada ayaa saafi ah Daahirow.
@abdirashidboqortooyo7286
@abdirashidboqortooyo7286 Месяц назад
Ninkan hargaysa lacag badan oo dollar ah buu sidan jiray marka waxay ka dhigantahay inuu lacag madow isticmaali jiray sababto ah wuxuu sidan jiray in kabadan $20,000 oo isku xidhan misna kaash ah. Goob ganacsi oo aan kashaqayn jiru lasoo geli jiray waanan uga digi jiraynay inuu lacagta gacanta kuwato maadamo la damci karo.
@zahraahmed4461
@zahraahmed4461 Месяц назад
Ninkaan horteen sidaan loogu bahdalay taloow markay kaligooda yihii maxay ku samaysaa 🤔
@abbasxagar3033
@abbasxagar3033 Месяц назад
Wey edaab daran yihiin kuwa kucaayaya ee aabo daahir iyo ninkaa sucuudiga ah ee visaha kuu samaynaya uun la xiriir kheyr baan kui rajeynayaa maxamedow camii anagaa ah isaaq ragaas wax kutaraya uun baa kuu ah ehel jawjoojin cidkale
@alinuur7654
@alinuur7654 2 дня назад
Acs
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 Месяц назад
Kkkk daahirow maxkamadadu heer caalami weeye
@user-un5ee6jb9w
@user-un5ee6jb9w Месяц назад
😂😂😂😂😂Oky
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
QADIIJO URAYSO WAA TUNO WALHY DHAQAN REER BARAWE MALEH WHY AYEY WIILKA UGUMEYSNEYSAA
@foozia426
@foozia426 Месяц назад
Bisinka koofiyadan .weyn ban layaabay
@umuaisha6859
@umuaisha6859 Месяц назад
Kkk kkk waa aduunyo kale shaarbaha iska xiir dheh
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 Месяц назад
wuu qalay baa xigta nin waalan xareysataye khadiija af balaqeey waligaaba caruur iska dhig😂😂😂😂😂
@munomaxamedcali550
@munomaxamedcali550 Месяц назад
Gara. Waa. Digul. Iyo. Mirifle
@user-ov8cl9os3s
@user-ov8cl9os3s Месяц назад
abodaahir
@YasserAbdoulrahman
@YasserAbdoulrahman Месяц назад
WE know Arabie haboo
@Gmaaad
@Gmaaad Месяц назад
Ninkan muu shaqa tago tuugsin waa ceeb nin weyn oo nin aan dhalin manto dhan aabe dahir kuhaaya
@sharmaakeahmadfarah
@sharmaakeahmadfarah Месяц назад
War naktan wlh maskinkan xog ku hesta
@roodaindho6735
@roodaindho6735 Месяц назад
Waa doqani kani bawquli baye ku turtaye
@ashahassan3869
@ashahassan3869 Месяц назад
Hais.walin nibkan iyo.nakta ilma ka.dhaxeyo.mar kasta.qisada.wey.ku.jiirta..
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
Qadiijo sharmuuto ninka ha gumeysanin dhilooy
@RodaSaleeban-cs4zx
@RodaSaleeban-cs4zx Месяц назад
😂😂😂😂abo daahir
@xarifkaxarfanta
@xarifkaxarfanta Месяц назад
faarta halasoo saaro ninkaan wuu walan yahay eey baratay 44:38 sifican ufiriii 6kun oo qof uu ku horsartay taaabuu labo qof bas aa fahantay asagoo egayo walibo ninkan cadi mahan waxariiif sooy sooy sofiri ninkan waxba aaah afkada ha dhihin waxalooo tarxilay wax yar mahan
@xarifkaxarfanta
@xarifkaxarfanta Месяц назад
bacmadoow ey ugu jirtay hoostuu kalasoo baxay geskisuu dhigtay wa usartay 😂
@xarifkaxarfanta
@xarifkaxarfanta Месяц назад
waa cadi kulahaa anaga Maa janbalnoo turee dhashike 47:33 lagenoow aniga xariiifka xarfaanta ahay janbal read lumisa Waka hayaa wadani halka qof arkayay an ahay
@xarifkaxarfanta
@xarifkaxarfanta Месяц назад
Kaan xariif mahan aba dahir kulahaa 😂 damiir lawe alkuliistaaa waye qatar waba laga tarxilaye Suu ugu labanaaa sacudiga neh wuuu diday gabadha ku qabatay iga amus xishow kulahaa dadka an wax u shegeee tan waa dabaaal .. ninkan radii arin weyn kusoo bixi weyso dad ma aqaan
@xarifkaxarfanta
@xarifkaxarfanta Месяц назад
6kun hortooda tabuu Lugu gashtay 😂 dhashiike iyo qof kle fahmay dahir xitaa wuka dhacay
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
TARXIIL KALIGII UGUMA HIREYNIN ALE WUU IMTIXAAMA ADONKISA QALBIGA WACAN WUUNA KABAXAYAA AMA KU FARAX AMA KU NAX JAAHILOOW
@farhiagudow8932
@farhiagudow8932 Месяц назад
Wey waalankartaa 😂😂😂😂
@maryami2299
@maryami2299 Месяц назад
Walaahi Maxamadow kale in aan soomaali laga halayn dayuus ma aha naagtiisuu ilaashanaa maxaa ka fiican
@AnisoCadow
@AnisoCadow Месяц назад
Yaabay yabaay😅😅😅
@Sawsan-gb7ir
@Sawsan-gb7ir Месяц назад
Naagtani waa waalantahay hayska furo caruur kari maysee
@farhiagudow8932
@farhiagudow8932 Месяц назад
yaa gara aa.muxuu ugaracaya asgaa dhalay
@Sawsan-gb7ir
@Sawsan-gb7ir Месяц назад
Tani yaanay caruur kuu dhalin
@sharmaakeahmadfarah
@sharmaakeahmadfarah Месяц назад
Yaaq xishod Le ku jir carabti ku dhashay was
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 Месяц назад
Maskiin ma intaas baa la siiyay keliya lacagtii dhameed loo aruuriyay, intii tik tok iyaga shaqaystee intii daahir ku arursaday aaway?
@user-tu9uy6el1q
@user-tu9uy6el1q Месяц назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Maxay Toortay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@roodaindho6735
@roodaindho6735 Месяц назад
Hali xiidho shubada waa dhaqani xumo
@123sucad
@123sucad Месяц назад
Aabo daahir 😂😂😂😂
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Месяц назад
Kas sawirka ah ee ee dhahayo arabta ka hinaaso badan. Naago soomalibaa hinaasbadan. Somalida media qariban. Kan hadlayo Malaga hooyadiisbaa wasaq ah aabihiisboo binaa hinaaso ah. Aabayaasheen rag hinasoleh bee ahaayeen
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 Месяц назад
Maxakabadu waxay haysa shaqowan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
MASHA ALLAH AABO DAHIR❤
@user-zj8ei7ks4z
@user-zj8ei7ks4z Месяц назад
😂😂😂
@fahadhassannuur7329
@fahadhassannuur7329 Месяц назад
Aabo kulahaa balo ku dhashay😂
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Месяц назад
Ma ku buxsane gare waa DM wa
@aminaissack1275
@aminaissack1275 Месяц назад
Inanku wuu xanuunsanayaa reerkoodii maxay u kaxaysan waayeen
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 Месяц назад
Mxnuunsane wu fiyobwyhy😂😂😂
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 Месяц назад
Wyara nahaab
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 Месяц назад
Waa dibi lugta qol lugta ugu xiran
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 Месяц назад
Dadna waa gaajoonayaan iyana cuntay ku ciyaarayaan
@sahraduale2235
@sahraduale2235 Месяц назад
waa fahanay
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 Месяц назад
Haa wlhi weliba sfcn
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 Месяц назад
gare wadir
@user-lu4rw7nj9g
@user-lu4rw7nj9g Месяц назад
Shbuka kulha 😂😂😂😂
@AsmaAbdilahi-oo9yp
@AsmaAbdilahi-oo9yp Месяц назад
Hhhhh
@crahmanabukar7977
@crahmanabukar7977 Месяц назад
He looks like a background
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 Месяц назад
Hhhhhhhhh😂😂😂😂
@dahabomohamed3110
@dahabomohamed3110 Месяц назад
Ninkaan naagtu aadbey u dhibtay waayo wuu ka xishood badan yahay waayo xaga diintuu uga fiican yahay
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
Cayaar maaha maxamed ehelbu waayay 5luqo naagtaan inuu uxareys naadey rabtaa
@shukriahmed352
@shukriahmed352 Месяц назад
Sucuidi hadaa tagtaan waa leydin xiraa dhaqanxumo leydinku eedeynaa
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 Месяц назад
Mohamed needs help 😂 shaqo ah, he is stuck in a room walah so sad, dahirna garaac buu leeyahay 😂 waxaas maa soomaliya ka jira? Dumarka wa la garaaca 😢 waa dambi kale, laakiin isagana wa maskiin aad bay ugu dul socotaa 😂
@XabiibiCali-vy7xy
@XabiibiCali-vy7xy Месяц назад
Weey duubeysay intuu carabiga kuhadlaayey
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
KKKKKKKKKK NAAYAA QADIIJA RUN MA AHA
@user-cq4ek6ki5s
@user-cq4ek6ki5s Месяц назад
Gabadha maxa loo bahdilaa
@foozia426
@foozia426 Месяц назад
Been badana sucuudiga jooga markaasuu leeyahay fiise gadaran kuusoo diraya
@amalquule84
@amalquule84 Месяц назад
beela aamu kaxanaya
@Sawsan-gb7ir
@Sawsan-gb7ir Месяц назад
Ninkan gadar kuceliyoo nasgtan kala baxsada
@user-qt3rf8yb8x
@user-qt3rf8yb8x Месяц назад
Hhhhhhh
@sahroxassan6814
@sahroxassan6814 Месяц назад
Ninkan iyo nagtan waa xola doon haben kasto tugsi mey wadayan
@user-yj7pn8de1p
@user-yj7pn8de1p Месяц назад
Luuqaa fur walaal
@sahroxassan6814
@sahroxassan6814 Месяц назад
@@user-yj7pn8de1p maxan ka furaya walal
@user-sj7wc4pv5u
@user-sj7wc4pv5u Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 Месяц назад
Aduuyo aad adiga waxa xukumaayso Ma miyar qabta
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 Месяц назад
Kkkkkkkk
@XabiibiCali-vy7xy
@XabiibiCali-vy7xy Месяц назад
Ninkaan wuu caatoobay naa ninka cunto siii waa miskiine
@amalquule84
@amalquule84 Месяц назад
beenata ka daa ilaahaya ka yaaba
@theonlyman1405
@theonlyman1405 Месяц назад
Kkkkkkkkkk
@abbasxagar3033
@abbasxagar3033 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂
@dhuubo.....
@dhuubo..... Месяц назад
😂😂😂😂😂😂
@sagalabdi3898
@sagalabdi3898 Месяц назад
😂😂😂😂😂
Далее
Почему-то хочется плакать
00:17
Просмотров 499 тыс.
MAXKAMADA OO CAWA XAAJI DABCASAR ISKEENAY
21:37
Просмотров 48 тыс.
Почему-то хочется плакать
00:17
Просмотров 499 тыс.