Тёмный

Masar & ISRAIII oo seddex arin isku hayo | Cunista Caleenka XABXABKA & Muuqaalo xanuun badan | 

MARACADDE SHOW
Подписаться 661 тыс.
Просмотров 51 тыс.
50% 1

#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Развлечения

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 120   
@khadrocabdi2985
@khadrocabdi2985 3 месяца назад
Dagaalkii 3 😢😢😢😢😢 Muslim jihad nasri iyo gool ayan heleyna insha allah alahu akbar
@بنتخالتي-غ4ل
@بنتخالتي-غ4ل 3 месяца назад
dagaal 3aad Quwadaha ugu waaweyn waa gaalo muslin waa iska miskiun
@MustafeAbiib-w8b
@MustafeAbiib-w8b 3 месяца назад
Carabtu.waxay.soobandhigaan.bilib.iyo.baruur.ay.cunayaan.halka.falasdiin.caleenta.cunayaan.waxad.moodaa.inay.ugu.faanayaan
@khaaliddayib3354
@khaaliddayib3354 3 месяца назад
😢😢😢
@umumaxamad8725
@umumaxamad8725 3 месяца назад
Allaha Reer Qaza dhibka ka kurqaad Carabtaan Allaha hurdada kafeedo
@Abdinoor51
@Abdinoor51 3 месяца назад
Reer qasa mawaxay marayaan in ay cunaan caleenta dhirta,إنا لله وإنا إليه راجعون carabna dhinacyada ayey ka joogaan iyagoo dhergaya
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 3 месяца назад
Cadeyna logama baahno. Waxay laayaan darajada shuhadada ayaa alle siyay .waanay nool nool yihiin.
@SalebanJaamac-ci9nc
@SalebanJaamac-ci9nc 3 месяца назад
حرب ثالث اسمه زلزال الغروب ونوا ابهم
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 3 месяца назад
illaahow ugargaar falastiin aamiin illaahow burburi yahuud mareykan aamiin
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 3 месяца назад
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 3 месяца назад
Marwalba ayweraran masarida amahadhehen hubakasogudba ama darogo IWM xaqiqdu wakaduwantahay sidas wacadadis waxaykaleyihin qorshe siyasaded masaridaykuxirantahay inayudabcan iyo inayiskadidan waxas
@CabdiYare-q6e
@CabdiYare-q6e 3 месяца назад
Walaal waxaan. Waqti kasto kaagaga mahadnaqaa side,aan. U helo. Aqbaaraadka. Dunida. Oo. Baraxla. M.CIISE. RABI. HAKU. XAFIDO. aamiin
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 3 месяца назад
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana ka toosiyo hurdada ay ku jiraan umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha falastiin aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha falastiin aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda hana soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin Allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali yuhuud iyo xulufadooda aamiin
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 3 месяца назад
Cadaymaha adshegayso maxaytarayan gumaystuhu kutalogal bu,usobandhigaya iyo kalsoni maxkamadaha cadalakasugayso waregahore walagayaba inxogadholatusa sameyan balse xaqiqadu mahasidas waqtihore ayagalbedku waxwalba samigareyay osamiyin lagadhigay dagalki2aad kadib nimankan QM iyagalodhisay samayn xaddhafa ayamagdhaw logadhigay holokos xasuqedi wanasababta nadamka calamigu ucakiranyahay ilaawaxlagabedelana cadalad hasugin wamustacmxiil ufirso xogwalba adubahantahay iyagakusinaya fahamtas
@Najma-id2xt
@Najma-id2xt 3 месяца назад
Hadii cadeyn laga haayo yaa maxkamadeynaya Israel Maxkamadii Ilaahay baa sugeysa ilaahayow halaag Israel
@mahatabdiabdullahi5527
@mahatabdiabdullahi5527 3 месяца назад
Ciidamda Gumeystaha yuhuudu wax kasto oo cadeymo ah oo lugu maxakamadeyn lahaa iyaagaa soo bandhiga, sababtuna waa inaanay jirin maxakamad yuhuuda wax ka qaban karta.
@AadanCabdisalanAadan
@AadanCabdisalanAadan 3 месяца назад
Alow dhibaatada kadulqaat walaalaheyn falastiin
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 3 месяца назад
Masar waa meel yuhuudu maamulato imika.ta allena was meel
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 месяца назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@MohamedJawahiri-un2do
@MohamedJawahiri-un2do 3 месяца назад
Damiir xumaa madaxda islaamka dad ay wax uqaban karaan baa hortooda lagu ciqabaya waliba gaajaysiin lkin alle uun baa risaaqda ku shaqo leh Israel kaliya waxay shaqaysan dhibka samayn ciqaabta looga gudi doono
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 3 месяца назад
telefo nkas sheekh cabdulxayii ma isii kartaa wax in aan u diro
@Cabdicasii-v8p
@Cabdicasii-v8p 3 месяца назад
Ilaahy falastin ha ugargaro yuhudana hajabiyo
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 3 месяца назад
Xamaas allah guuleyo
@Cabdicasii-v8p
@Cabdicasii-v8p 3 месяца назад
Wan kudhawahy sxb maxamed ciise
@HodanAden-yb2rp
@HodanAden-yb2rp 3 месяца назад
alaha ugargaaro cidkata oodhibaataisan
@leylagarmela5034
@leylagarmela5034 3 месяца назад
Free Free Palestine 🇵🇸 🇵🇸🇵🇸
@CabdinuurMaxamed-bx7km
@CabdinuurMaxamed-bx7km 3 месяца назад
alaahaugargaro musliminta meylkastojogan khasatan falasdhin
@mohamednor1374
@mohamednor1374 3 месяца назад
Walaalaheena Falastiin Allow guul sii,
@Leviathan_n9
@Leviathan_n9 3 месяца назад
Masar ha aaminin waxa ay la shaqeysaa usa iyo Israël
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 месяца назад
Ya allah💔 🇵🇸
@RaaqiyaYuusuf
@RaaqiyaYuusuf 3 месяца назад
يارب ياكريم يارب العالمين يا الله يا رب السماوات والأرض يا حي يا قيوم يا رب هذا كون كله يا ذل الجلال والإكرام يا الله يا رب كل شيء كله يا قوي ياجبار يا ملكوت السماوات والأرض اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم ثبت قلوبهم وارزقهم حلال طيبا مباركا من عندك اللهم ثبت أقدامهم وأيدهم بنصرك يا أرحم الراحمين يا رب العالمين اللهم أمين اللهم امين يارب العالمين
@zamzamqurux8691
@zamzamqurux8691 3 месяца назад
Aamiin yaa rabbi
@keybaa298
@keybaa298 3 месяца назад
Salan sara
@Badri-oi8my
@Badri-oi8my 3 месяца назад
War nio hore uzoo daa barnaamijyada
@abdirizakafweyne5358
@abdirizakafweyne5358 3 месяца назад
Maracadoow nimankii awoowyaashood diljreen Nabiyadii , rusushii eebbe iyo kuwii rumeeyey oo eebbe nacaladay cidii naxariis ka sugta ayaa indhawgarad ah. Mahadsanid
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 месяца назад
Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg ❤❤❤❤
@RaaqiyaYuusuf
@RaaqiyaYuusuf 3 месяца назад
Mahadsanid maxamad ciise walaal alaha kubarakeeyo aduun iyo akhiraba alaha kusiyaadiyo cilmiga iyo caqliga ba
@LEOABDALLA-fh5bs
@LEOABDALLA-fh5bs 3 месяца назад
Guul iyo gobannimo somalia 🇸🇴✊️🎆🎉 1 luulyo [July] xorinimada koonfurta dalkeena ay ka qaateen gumaystaha Talyaaniga aha 🇮🇹 allow muslimiinta cadowga ka qabo ,Falastiin🇵🇸 xoreee ya rabbi ☝️🤲
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 3 месяца назад
Ya rabii cawii reer qaz iyo reer palestine dhibka ka kor qaada ilahayow cadawaga sihanuuniyad jabii 🤲🤲😭😭😭💔💔💔
@XassanaxmedXassanaxmed99
@XassanaxmedXassanaxmed99 3 месяца назад
Yaa allah waa aduunyee iskadaa Hadalba lagu qeexi karo يعجز اللسان عن التعبير
@xaliimo5169
@xaliimo5169 3 месяца назад
. ilaahow ugargaar walaalaheen reer falastiiniyo muslimiinta
@ibrahimhoussein6974
@ibrahimhoussein6974 3 месяца назад
Yuhuuddu dad maaha waa Dugaag.Waxay dilayaan waa maati iyo hooyo iyo ciyaal iyo haween.Ilaahow u naxariiso falastiin if iyo aakhiraba.Insha allah waad guuleysan doontaanDhulka naiga maqana waad xoraysan doontaan
@MaxamuudCabdi-ic9eo
@MaxamuudCabdi-ic9eo 3 месяца назад
Ani faysbuga waa ka soo guray waa dhagesan jiray maracade faysbuga wararka oo idil maku soo gudbinayo waa nacya umalena
@Hormariinta
@Hormariinta 3 месяца назад
Ruun ahaanti shacabka reer Falaastiin dhibka haasto Allah umbaa og. Waxa loo dhibaateynayana. Waa Rabbigoodi iyo Rasuulkoodi ayaay Raaceeyn kuna adkeesteen. Rabbi haa ka qaado dhibaatadan isaga ayaa ka qaadi karo. Dhibka haasto umaada lama koobi karo Allah waxan ooga Baryeeyna in uu Allah ka qaado. 😢😢
@RaaqiyaYuusuf
@RaaqiyaYuusuf 3 месяца назад
Ilaahawoy dhulka kugariiri rucbiga argagaxa usiyaadi ilaahawoy qoriga ayqaadanwaayaan yaarabi junuudada kudir
@AxmedCaato
@AxmedCaato 3 месяца назад
News aad soo gudbiso waa loo baahanyahay lakiin isku day in aad lastest report soo gudbiso wararkan xalay Aya waxa qorayay dhamaan warbahinta mahadsanid maamule maracade
@IAMKCADE
@IAMKCADE 3 месяца назад
Frist Comment 😂😂❤
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 3 месяца назад
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤
@KhadarXasan-ew6wf
@KhadarXasan-ew6wf 3 месяца назад
Ilaahay haugargaro dadka masakinta e gajada lagu iqabayo ilahay wuucadabidona iyaga iyo kuwakutageraya iyo kuwa kudawanhaya e hadana muslinimada shegan haya
@RaaqiyaYuusuf
@RaaqiyaYuusuf 3 месяца назад
إنا لله وإنا إليه راجعون 😢😢😢
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 3 месяца назад
Ilaaheeyow ka dul qaad culuska haysta dadkaan waa awoodaaye aamiin
@Farxiyomahamed-v5q
@Farxiyomahamed-v5q 3 месяца назад
ilaahay ha umiciino oo ha ugargaaro reer falastiin
@shandesabdi9739
@shandesabdi9739 3 месяца назад
Allah ha u gargaaro reer qasa iyo falastiin oo dhaaan aaamiiiiiin yarabi allah cidamada israail allah ha ku riido jab iyo khasaaro iyo tafaraaroq aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi
@CashaSuleiman
@CashaSuleiman 3 месяца назад
Thank you khayr Allah ha ku siyo
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 3 месяца назад
Alahayaw ilaa goorma ayay dhibata ku si jiridonan adomahaga reer qasa faraj khayr qaba ugu badal
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 3 месяца назад
Ilaahow adaa jooga
@Cabdiqani8Maxamed
@Cabdiqani8Maxamed 3 месяца назад
Somalida qeyb ayay ka yihiin baahida ibtaas leeg allah hawsahlo inshallh😢
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 3 месяца назад
Allah swt ayey leeyihiin musliminta falastin masar,carabta iyo Yahuudu waa isku mid alle ha isku diro e
@MaxamedFaaraxKaahin
@MaxamedFaaraxKaahin 3 месяца назад
الله اكبر ماشاء الله الحمدلله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤
@khatraharunaadamu6117
@khatraharunaadamu6117 3 месяца назад
Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca Alhumaca Alhumaca Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi
@YuusufDiiriye-x8u
@YuusufDiiriye-x8u 3 месяца назад
Waxad tahey wariye qaali ah dadaal guulaheyna hakuu dadaalee
@CkhaaliqMuuse-y7m
@CkhaaliqMuuse-y7m 3 месяца назад
Thanks saxiib. soodadaji wararkA wan kula soconaye
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 3 месяца назад
Ree falastiin dhibka allaha kadulqaado
@abdisalamyoussouf4090
@abdisalamyoussouf4090 3 месяца назад
Masar iyo yahuda is hayaaa majirto fadlan nagadaa war ga masar waa shaqalaaa yahuda
@CabdaleJaamac-v1d
@CabdaleJaamac-v1d 3 месяца назад
Caalamku muxuu kaeeganayaa. israiil.
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 3 месяца назад
OGI OGI YUHUUD WAA KA XIDHAN YAHAY ALBAAB KASTA OO AY DOONAAN INAYKABAXAAN.
@abdisalamyoussouf4090
@abdisalamyoussouf4090 3 месяца назад
War ba ka majiran masar waaa shaqala yahuda
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 3 месяца назад
Illaahow inta aan wax haysan illaahow sii anagana illaahow noo saaidi
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 3 месяца назад
Guuldaro alaha ku rido cadowga soo duulay
@umumaxamad8725
@umumaxamad8725 3 месяца назад
Allaha caadaabo ku waan hadey cadiin kensadaan yawax kaqaban kara
@MxamedMaxamed-j1q
@MxamedMaxamed-j1q 3 месяца назад
Wa luu liya
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 3 месяца назад
♥️🇵🇸🇵🇸🇹🇷🇹🇷🇾🇪🇾🇪🇵🇸🇵🇸♥️
@ahmedmohamedhusein1728
@ahmedmohamedhusein1728 3 месяца назад
Allaha iskujabiyo gàalo
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 3 месяца назад
Walee maamulka masar lama aamini karo
@fadumamaxamed2535
@fadumamaxamed2535 3 месяца назад
Subxannallaah, Allaahu Akbar
@Darwiish777
@Darwiish777 3 месяца назад
Allow Reer Qaza ugargaar😢
@sumayaayub421
@sumayaayub421 3 месяца назад
YA RABI U GARGAR MUSLIMINTA
@axmedcali9128
@axmedcali9128 3 месяца назад
Masar ka haystaa waa yuhuudi
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 3 месяца назад
Masha Allah ❤
@MiadSabire-bx8yn
@MiadSabire-bx8yn 3 месяца назад
Guul falaastin inchalla
@ElmiAwaleh-p9y
@ElmiAwaleh-p9y 3 месяца назад
islaamkii.aaway.miyay.wallaalahayn.aaway.carabtii..madaxda.carabtu.ha,iskaka.dagaan.
@XasanBashir-t1z
@XasanBashir-t1z 3 месяца назад
Ma ahan laga yaabo waa wax jira
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 3 месяца назад
Aamiin yaa rabi Aamiin
@jesshalan6325
@jesshalan6325 3 месяца назад
Mr,, calool xanuun
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 3 месяца назад
Ilaahayow ugargaar
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 3 месяца назад
Allaha u kaalmeyo
@muscabcabdulahi79126
@muscabcabdulahi79126 3 месяца назад
Rabi ha u gargaaro reer gaza
@yuniscabdirihman1211
@yuniscabdirihman1211 3 месяца назад
Yunis 59
@seynabcali4205
@seynabcali4205 3 месяца назад
Maxaad ka Sugeysey naxariis ? Bini aadminimo duurjoogta ayaa ka naxariis badan kuwaas
@dowlad123
@dowlad123 3 месяца назад
Wax aysameyn karto masar majirto sheekhoow taasi waa.aragtideyda nagadaa beenta
@ElmiAwaleh-p9y
@ElmiAwaleh-p9y 3 месяца назад
Maraykan.allah.duleeyo.xanuun.allaha.kurido.marykanka
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 3 месяца назад
Maasha allaah
@AbshraAli
@AbshraAli 3 месяца назад
Ok
@umumaxamad8725
@umumaxamad8725 3 месяца назад
Shukran saa Aqbarkaga nugo soo diyarisay
@axmedgaaciyekismaayo
@axmedgaaciyekismaayo 3 месяца назад
Yahuudu way dhagar badan tahay ee amay agaasimaha fayskisi qof kale kuso xiiren
@Zakariya0070
@Zakariya0070 3 месяца назад
Guul xoogaga mujaahidiinta ❤
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 3 месяца назад
Masar waa bohol yuhuudu ku dhuumaaleysato.kana adeegato.
@gavanamahamed4141
@gavanamahamed4141 3 месяца назад
ILLAHAYOW YAHUUDA IYO MASAR QOORTA ISUGALI FALASTIINA MASAGASII KASHA IYO MOOYAHA DHEXDODA KABAXA KADHIG SI NABADGALYA AH
@MacalinCabdinaasir
@MacalinCabdinaasir 2 месяца назад
Haday dulmigaan iyo kibirkaan yahuuda kusii joogi doonta waxay haysaa wadadi fircoon hada aawi fircoon waala halaagay yahuudna soofiiri waala halaagaa inshaaAllah
@بنتخالتي-غ4ل
@بنتخالتي-غ4ل 3 месяца назад
aniga waxaa iga yaabiyey xamaas iyo caruurta iyo dhaagaha is dhexdaadsan Mey caruurta ka dhexbaxaan xamaas nacalaa fulay nimada idinkaga yaal
@mukhtarmohamed4364
@mukhtarmohamed4364 3 месяца назад
Marwalba oo aay ficil xun kukacaan waa jabkooda iyo hoogooda Alle ayaa noo sheegay dhagar kasta waxay kulaabanaysaa o.yaga
@Bakar.dawiil
@Bakar.dawiil 3 месяца назад
Dalum waxmamule maxkamadsar Macqul miya
@fatoumadaher859
@fatoumadaher859 3 месяца назад
لا حولة ولا قوة إلا بالله العلي العظيم اللهم انصر اخواننا المجاهدين و المستضعفين المظلومين في الفلسطين وارزقهم يا حي يا قيوم أمين أمين يارب العالمين ياقوي ياعزيز
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 3 месяца назад
Walee meeshaas waxaa ka socda xikmad ilaahay og yahay
Далее
DAD REVEALS MY MAGIC TRICKS 😱🤣
0:37
Просмотров 103 млн
КОТЯТА В ОПАСНОСТИ?#cat
0:36
Просмотров 1,8 млн