Тёмный

Maseerka iyo sida loola xaalo@S Abu Dalxa 

Sheekh Abu Dalxa
Подписаться 41 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 янв 2016

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 103   
@queencaisha9836
@queencaisha9836 3 года назад
Jazaakallaah sheekh wlhi saacadu xagayga waa 11:50 habeenimo waxaan raadiyay sheekh ka hadlaayo maseerka dumarka anoo rabo in maskaxdayda ku dajiyo wacdiga iyo waanada culimadeena diinteena macaankeedana aan niyada ku dagsado wlhi xaajigayga wan jclhy wax gaarana igama haleeyn wuu ila guursaday isku wadana ma joogno waan wal walay waana xanaaqay lkn mar walba waan aamisanahay in qadarta alle uu ku guursaday gabadhaas runta hadaan uhadlo qalbigayga kuma qanacsano in iyada la furo ama ani lay furo maseerku waa cudur illaahay waxaan ka baryaa in uu qalbiga ii dajiyo cudurkaasna iga qaado isna xaqeyga fahansiiyo. Jazaakallaah sheekh
@hooyosomaliyeed4685
@hooyosomaliyeed4685 3 года назад
Alla Abaayo isku jiro Ayaa nahay bee Aan talo isku darsane intee kala soo xariira 😭
@queencaisha9836
@queencaisha9836 3 года назад
@@hooyosomaliyeed4685 wll ana kula so xariirayee isheeg meel an kaala so xiriiro
@umucabdullahi6024
@umucabdullahi6024 2 года назад
Illh qalpiga ha kuu qaboojiyo wll wax walpo waa qadar
@queencaisha9836
@queencaisha9836 2 года назад
@@umucabdullahi6024 aamin tnx abyo
@umucabdullahi6024
@umucabdullahi6024 2 года назад
Abyo wax walpo waa samir samraa sad helo nin waaye nina guur ma daayo qoraalkaaga calooosha I huriyay wlhi aby saas darteeda waan aamusi waayay
@arwamaxamad7789
@arwamaxamad7789 5 лет назад
Masha allh ilahy haku xafido sheekh Abu dalx
@leylomaxamed7589
@leylomaxamed7589 2 года назад
Wcs Masha Allah sh abuu dalxa alle haku barakeeyo
@sahrocaliili5245
@sahrocaliili5245 4 года назад
Mshaa Allah jasakumulah qeer sheqa lambarkis noso dira qeer Allah kusiye
@filsanmohamed8866
@filsanmohamed8866 8 лет назад
Masha Allah ah abu Dalxa Allah haku xiftiyo
@kaltuuncabdi4522
@kaltuuncabdi4522 6 лет назад
Filsan Mohamed
@khadroqaraninamohamed4621
@khadroqaraninamohamed4621 3 года назад
Jisaklahu qar shiiq alle haku barakeyo mawduuc muhiim noo ah baad noshegta
@maryancali8040
@maryancali8040 3 года назад
❤❤❤❤❤❤ masha allaah shee abudalxa
@hibofaarax4221
@hibofaarax4221 3 года назад
Masha allah wll abu dalxa waanadaa wan ku qabowsanaaa illahay ajirkeeda ha ku siiyo
@suhuurbashiir6483
@suhuurbashiir6483 2 года назад
شكرا لك ي شيخ ابو طلحه
@kaltunadan9628
@kaltunadan9628 2 года назад
Masha allh aad ayd u mahdsanthy shiiq
@farhanali-bq2jy
@farhanali-bq2jy 7 лет назад
sheikha lambarkisa xakeen kahelaa Allah qeer siye
@xamdaahmed6983
@xamdaahmed6983 4 года назад
Masha allh shekh
@ramlomaxamed7373
@ramlomaxamed7373 3 года назад
m.a sh alle haku bara keyo
@caynilove796
@caynilove796 4 года назад
Asc inta muslin ah fariinteeda aragto wll iisoo duceeya zaaid ayaan umaseer badanahy mar walbo waa iska fikiraa maseer dartii waan is ka ooyaa mar walbo marka allha iga qaado maseerka iisoo duceeya plz
@bishaaromaxamedyusuf8017
@bishaaromaxamedyusuf8017 4 года назад
Allaha kucafiyo
@salmatiirshe64
@salmatiirshe64 4 года назад
Mansha.allaah
@iqraabdikadirahmed8422
@iqraabdikadirahmed8422 4 года назад
Ana dhibkaas waa qabaa ee iisoo duceeyaa
@ardojamaal5366
@ardojamaal5366 4 года назад
Illah ha kaa dil qaado abyo dhmaanteen ayaa maseer ka sameysan
@sadiyodirie7324
@sadiyodirie7324 4 года назад
Allaha kaa qaado maseerka sheydaan ayaa gusii baddinaaa wax yaabo aa jiran ayaa arkesaaa allaha naka qabto maseer iyo sheydaan
@souhoursaidharoun6579
@souhoursaidharoun6579 2 года назад
وعليكم السلام ورحمة لله وبركاته جزاك لله خيرا
@jiihanalreyashe3324
@jiihanalreyashe3324 8 лет назад
ماشاءالله شيخ ابو طلحة
@shamsamaclinuo1151
@shamsamaclinuo1151 8 лет назад
su aal ayaan qawaa shekha miyaa
@shamsamaclinuo1151
@shamsamaclinuo1151 8 лет назад
asc sh eekh su aasheyda waxay tahay
@mohamedmaalim5317
@mohamedmaalim5317 7 лет назад
masha allaah waaruntiisa sheeqa ilaahay hanooxifdiyo
@leylamohamud1180
@leylamohamud1180 5 лет назад
Maashalaah sheeq ayadoo taa la ogyahay hadana sheydaan baa nagu xariiro
@safiyosiidcali1758
@safiyosiidcali1758 3 года назад
Sheeq waxaan jeclaan lahaa video gaar ah in uu nimanka u soo sameeyo waayo 2020 waxaan aragnaa niman leh ilaahey 4 buu ii baneeyey intuu labo naag guursado hadan waxba u haaynin silcinaya gabdhaha ayaanu aragnaa lagamana hadlo culimad looma wacdiyo waayo maxay ku dhacday 😭 gabdhaha si ay suuqyad u fadhiyeen waa ay noogene taa waxaa sii dheer ilmahan waa ay daycan yihiine jwb
@xakiimamahamud6350
@xakiimamahamud6350 3 года назад
Shiikh waa run ee fadlan kahadal
@abubakarrooble2408
@abubakarrooble2408 3 года назад
Qof iLaahay ka cabsanaya baa garta masuuliyada saran hadalkaas dhuux wll waa hadal wayeen
@aaminaadan
@aaminaadan Год назад
Iiii2 Iiii2 I is uii the the iiiiiiiiiiinj6Q
@ikrandagan8513
@ikrandagan8513 7 лет назад
masha allh
@RaxmoMaxamed-xk3rw
@RaxmoMaxamed-xk3rw 3 месяца назад
Sheikow ilahey maseerka ha iga qabto iso duceya
@habibasharaf7070
@habibasharaf7070 7 лет назад
Masha Allah
@fatimaabdirahman9308
@fatimaabdirahman9308 7 лет назад
masha Allah
@nasramahamud5180
@nasramahamud5180 4 года назад
Shukran sheequnaa 🙂
@safiyoahmed9455
@safiyoahmed9455 7 лет назад
masha allaah
@nasramahamud5180
@nasramahamud5180 4 года назад
M.a jaza ki llah
@naahidali5077
@naahidali5077 5 лет назад
Masha allh
@zhucaybalcantara2002
@zhucaybalcantara2002 3 года назад
Maseerka mawanagsana walalayaal imaanka alaha nagu sugo intii muslim ah
@RaxmoMaxamed-xk3rw
@RaxmoMaxamed-xk3rw 3 месяца назад
wan dadalay insha allah
@msbalmaxamad6632
@msbalmaxamad6632 2 года назад
Mash Allah
@ridwaanilkacase2249
@ridwaanilkacase2249 3 года назад
Mansha allah
@katraabass301
@katraabass301 7 лет назад
MashaAllah
@alisaladwarsame6653
@alisaladwarsame6653 6 лет назад
.
@deeqohaajiosman5182
@deeqohaajiosman5182 6 лет назад
Mansha allah kuwa ku cilmi qato alah nagu daro
@nashaadnalka1820
@nashaadnalka1820 4 года назад
Aamiiim
@ahmedwelisaid9321
@ahmedwelisaid9321 6 лет назад
Masha allh Shekh abu dalxa Jazakumullh qeir Qeir allh Kusiiyo
@xamsecabdi8900
@xamsecabdi8900 3 года назад
ManzhallahAlle manzhallah manzhallah
@6wade43
@6wade43 6 лет назад
mashallah
@qaaliyeeyqaali
@qaaliyeeyqaali 6 лет назад
Masha allha
@abuu1
@abuu1 10 месяцев назад
Nin 1 xaas leh baa kaaga sheekeynayo sida lo xaliyo maseer.
@rahmaomar2861
@rahmaomar2861 3 года назад
M.a
@fardowsamaxamuud
@fardowsamaxamuud Год назад
M.n maseer ihya awgis manty udawn
@maryanswety9637
@maryanswety9637 Год назад
Sheikhow maserka lama didane Waxa daran in masuliyadi iyo jecelki logu qabay mesha kaa baxo
@qureishasheikh7249
@qureishasheikh7249 8 лет назад
sheik dhalxa Cabas hadii sad tahay wanku s asc sheikh
@cabdiqanixasan7629
@cabdiqanixasan7629 7 лет назад
allaha hakuxif tiyo
@luulismaaciilsalsal5877
@luulismaaciilsalsal5877 5 лет назад
Asc sh seda ad modaysid ma aha
@amalkalif1438
@amalkalif1438 7 лет назад
😒😁
@muscabadenabdi2964
@muscabadenabdi2964 3 года назад
Wcs wcs wcs
@habiibchannel
@habiibchannel 2 года назад
Waxaan sugaay sidaas aa lola xaala Sheekh ciwwanka ka qaldamay aan u maleeya
@c.rasaaqbashiir2722
@c.rasaaqbashiir2722 4 года назад
Sheeqow lanbarkada ma igu caawinkarta xoga mushakil dhanka qoyska ah baa ihayste
@malyunmohamedmohamud144
@malyunmohamedmohamud144 3 года назад
Sheeqow lanbarka maigu cawinkara
@suhaylaibrahim334
@suhaylaibrahim334 Год назад
Asc sheekh Abu dalxo waxan talo
@suhaylaibrahim334
@suhaylaibrahim334 Год назад
Lmarkaga isoodi talo baanrab
@xamdaahmed6983
@xamdaahmed6983 4 года назад
Xagen Kala so xidhidhaa
@sacdiyataliso828
@sacdiyataliso828 3 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@zeinababdi5482
@zeinababdi5482 6 лет назад
Manshallah
@ikranali6514
@ikranali6514 5 лет назад
Ani marwalpa waa maseraa Taasna waxaa usawab eh sojkeyga oo qalpigeyga ilaalinin Marwalpa dumrka oo simcn ulla hadlaa nolashana daradiiis aa unacaa wlh waa jeclhy mana ka maaarmo asigana marwalpoo runta usheego oonku dhoho waxaan iga daa waa dhibsadeee asna waxuu ileeyhy waa kaftamayaa io qofaa adi eheen ma rapo Dhibkana iskama daayo anigana xagiisa waaku waashe wlh qofaa talo ka qaaato aa la,ahay😭😭😭😭
@Hafuz_Ahmed114
@Hafuz_Ahmed114 5 лет назад
abaayo dhibkaada waan dareemaa iska sabar
@ummutamim8278
@ummutamim8278 5 лет назад
Cadar ali isku mid banu nahay abayo nolosha o dhan ban naca wallahi
@ikranali6514
@ikranali6514 5 лет назад
Wlh aduuunka wuu iska dhib bdnyhy nin na saa rabtid maka heleesid Waxaa dhahenaaa oo kaliiiya ilaheey hanosoo hanuuniyo raga😭
@ikranali6514
@ikranali6514 5 лет назад
@@ummutamim8278 abaaaaayo ilaheey hanooo dhib dhaaamo wlh
@sahroyusuf7700
@sahroyusuf7700 5 лет назад
Wlhi aniga maseer xun baa itabtay anigo modi jiray wax jiro inusan ahaayn wlhi waan dhibsaday nolosha mar marka qaar waan aaminaa lkn beentisa markaan dhageysto ciil baa iga qabta mar marka qaar wax xun baan kufakaraa lkn caruurteyda darted iskaga dayaaa
@mamacarfon740
@mamacarfon740 8 лет назад
masha Allah
@sacdiyataliso828
@sacdiyataliso828 3 года назад
Masha Allah
@ikraanabdi7163
@ikraanabdi7163 8 лет назад
masha allah
@nihalmahmed5573
@nihalmahmed5573 7 лет назад
Ikraan Abdi
@farhanali-bq2jy
@farhanali-bq2jy 7 лет назад
masha Allah
@fatimaabdirahman9308
@fatimaabdirahman9308 7 лет назад
masha Allah
@abdallhhasn967
@abdallhhasn967 8 лет назад
masha allah
@aminaabdule6951
@aminaabdule6951 8 лет назад
masha Allah
@hafsaabdi-heef3169
@hafsaabdi-heef3169 7 лет назад
Abdullah oHasn
Далее
Masuuliyada Aabah ka Saaran Qoyska | Sheekh Abu Dalxa
1:05:23
Doodii Maseerka Qaybtii #1
13:07
Просмотров 8 тыс.
Блиц по трекам ❤️
00:50
Просмотров 63 тыс.
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
Просмотров 30 млн
100❤️
00:18
Просмотров 824 тыс.
Maxay dumarku ku diidaan minyarada ama.xaaska labaad?
1:22:21
maseerka iyo qeebtiisa 4d
10:01
Просмотров 6 тыс.
Isfahamka Lamaanaha Waa Guusha Nolashooda Sh AbuDalxa
41:17
Dahabka iyo meherka:  ABU DALXA
9:23
Просмотров 105 тыс.
Блиц по трекам ❤️
00:50
Просмотров 63 тыс.