Тёмный

Ma doonaysaa Inaad Xaas Labaad guursato Adoon Dumin Qoyskii Hore , Talooyinkaan Qaado 

Osman Sheekh Ahmed (Qoysbile)
Подписаться 15 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Casharkaan wuxuu talo wanaagsan siinayaa Ragga doonaya inay guursadaan isla markaana ka caawinayaa inay isku wataan xasaskiisa oo aysan ka masayrin.... Waxaan rajynayaa inaan guurka labaad loo fahmin in laga guuro xaaskii hore ee kula soo qaadatay noloshaada , qaybna ka noqotay horumarkaaga.
mahadsanidiin

Опубликовано:

 

28 июл 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 84   
@qumandheer2982
@qumandheer2982 5 лет назад
waan sabray waayo hadaan waasho carurtaydA ayaa iga dayacmaysa ilaahay ayaan isu dhiibay sabir ayaa agtayda ah ilaahay ayaa xisaab tiisu imaan ayaamu yoom xaqiiq
@istaahilahmed2343
@istaahilahmed2343 5 лет назад
Waad mahadsan thy. Waa fikir fiican . In uu xaaskiisa u sheego waxa ka guuxaya lkn uusan mar qura mucjiso kaga dhigin
@ProjectAnimate
@ProjectAnimate 6 лет назад
First off reason baa la rabaa afar baa Allah baa iibaneeyey war ma ahee u sheegi ama ha u sheegin waa same naag lala guursadey never happy ma noqoneyso believe me because adiga ma qaasi kartid because adiga nin baa tahey madareemi kartid emotional
@maryanmuqtar4315
@maryanmuqtar4315 5 лет назад
Masha Allah shukran
@saynababdi9923
@saynababdi9923 3 года назад
been maaha anaa kugu raacsan inlala tashado xaaskii hore 👍👍
@hodan8250
@hodan8250 5 лет назад
hore u soco in reerkii hore lalumiyo rag soomaliyeed caaday u noqotay ayadoo gabadhii hore ba diidanayn
@raxmoxubi89
@raxmoxubi89 5 лет назад
hodan n
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 4 года назад
sheekh noo sheeg wakhtiga aad guursan kartid xaas labaad waa goorba hadii kale waa marka sidee aad u dhaqaysid iska guurso maha
@hamdiiman5719
@hamdiiman5719 4 года назад
MashaAllah wlhi waruta
@fatumacaliabdulle9344
@fatumacaliabdulle9344 3 года назад
Waaba kaa cararay inna ku dhagerstova ma ahan shiikh saa hada la ila guursado anna dhagahayga kugu soo doontay markasa dhihi wadaadki gageesaneesay kuu saadinaayey wwaxan dhagesta badana wayba igu dhacaan illahow naag kale hanoo dhax galin ani xaajigayga saa wallahi zaaid u jeclhy unna maseer badanahy waaan waalan ilmahaygana iga dayacmi shiikhow adi hadaa mid kuu ogal geshay nimcadaada qarso lakin annaga ma ogalinne ragga hanagu dirin asc
@asiashire4335
@asiashire4335 3 года назад
@Magac uyaal imisa qalbi baad leedahay qalbigu Waa mid uun wllo
@umuayman6198
@umuayman6198 2 года назад
Ninkan wa khabiir
@hodanabdi1616
@hodanabdi1616 5 лет назад
Ninku haduu naag kale niyada galiyo wuu kaa dhintay ka sabir oo isaga tag.hadaad la joogto waxad ku noolan nolol aan farxad lahayn nolol aan farxad Lahayna nolol maaha
@umuzubier7599
@umuzubier7599 5 лет назад
hodon umar sax wlh anay i qabaatay
@zaymolabdullahi4775
@zaymolabdullahi4775 4 года назад
Xaqiiq wllhi ana taas igu dhacday oo u ogoladay guur gabar kle hdana bila faraxd io fakar ka bixi la
@axmedyarexabad8353
@axmedyarexabad8353 4 года назад
Maan gaabnimo le waye waxas
@Amiir2424
@Amiir2424 3 года назад
Ascww Sidaas maahan, wax Allah SWT xalaal ka dhigay, ha kaga dhigina xaaraan. Waxaa dhici karta hadaa Allah dartiis u samirtid, inuu jaceel kiinu sii weeynaado.
@Amiir2424
@Amiir2424 3 года назад
Btw weligaa hal meel wax ha ka fiirin. Maseerku Waa wax jira. Hadana Waa wax la daaweeyn karo.
@hanihaji3503
@hanihaji3503 5 лет назад
Horta ilahay aya u baneyey ninkaan 4 xaas lkn raga somalida ma yaqanan gurka iyo musuliyada waxoda wa hebel wu 2 ama 3 qabaye ku dayo adna o gurso markasay dayac iyo rafad baden dumarkii
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 5 лет назад
Hadlkaasi waa run. Waana waxaan doonayno inaan saxno si wadan jir ah.
@Fsaqaf
@Fsaqaf 4 года назад
Aduuba naag kale rabo , aniga ba waxaan ahay naflay ee caruurtiis inuu wato iyo asiga sida aniga u xuroobo🕊🦅🕊🦜👋👋👋
@ducaysane3872
@ducaysane3872 4 года назад
Waa arin muhiim ah... anigu toos baan u arkay nin ku dhakhmaayaa arinkaaa... Runtii waanay ugu badisay oo imika saddex reer buu leeyahay dumarkiisana waanay dagan yihiim
@user-ff6me3fq8f
@user-ff6me3fq8f 4 дня назад
Iyaaah tan talo ma ahn😅😅😊
@freeab7685
@freeab7685 3 года назад
Nin somali kalsoomalahan sheikh
@fouziajibril751
@fouziajibril751 6 лет назад
Asc walaalkey maskaxdaada fayoow ma kusiinee in aan anigu naag u raadiyo ninka iqaba naag maskaxda biniaadamku ma geli kartaa maya
@Samawade25
@Samawade25 6 лет назад
Fouzia Jibril haddii aad marwo tahay ninkeeda respect siisa marna kulama guursanayo
@osmanali3057
@osmanali3057 3 года назад
Hadey diido ma leska dhafa?
@ijoadan2061
@ijoadan2061 4 года назад
Soomaalidu waxay wax weyn u arkaan gabadh gabadh lala guursado balse wax ka daran ayaan indhaha Saaray!,
@hudaahmedcaynanshe2740
@hudaahmedcaynanshe2740 4 года назад
Haa waan arkay gabadh 2 nin guursatay
@cismanhasan1332
@cismanhasan1332 2 года назад
Shiiqow waa soo waalatay
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 2 года назад
Walal Ma Waalan Ee waxaan la hadlayaa Ragga Qaarkood U Qaatay In Guurka Labad Macnihiisu yahay in Xaaskii hore laga Guuray ... ama u U qaatay In wax la qarsado Inay xal tahay. marka haday la yaab kugu noqotay kula yaabi maayo ...
@cismanhasan1332
@cismanhasan1332 2 года назад
Xurri yada aaliskaqadaa akawadaa
@lluvleylex9358
@lluvleylex9358 3 года назад
Aniga odeygaaga wuu egu odhan jiray maalin walba wuuna illa guursaday aniga ayaa hada gabadha umusha ka biyaa tan yer.
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 3 года назад
shaqo kaabo waaye, mahadsanid.( kaaba ayaad tahay)
@maxamedam9967
@maxamedam9967 3 года назад
masha alah janada ilahay haku geyo sister
@aarabdi688
@aarabdi688 Год назад
sheikh ben ba shegtay aniga gur hadan rabo wan gursan mu him.ma.ahan horta gabadha aan.qabo.xaqeda wan dhowraya lkn hadan xas kale u bahdo wan gursan hadi ay dhaqmi weydo wey si socon wana furaa lkn farxad iyo nolol wanagsan wan Sina lkn aniga waxan khabayo ayada maka hadli karto
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 Год назад
Hhhhh nin walbo garadkisu hadla
@zainabdualeh9918
@zainabdualeh9918 5 лет назад
Alla imisa guri ayaad dumisay !!!!
@mustijamac703
@mustijamac703 4 года назад
kkkkkkkkkkkkk
@maaidosaid7373
@maaidosaid7373 3 года назад
Hhhhhh
@AhmedMohamed-zk9ud
@AhmedMohamed-zk9ud 4 года назад
Hhhh sheekhani xaguu ku nool yey ma aduunka kale .... xaaskaagu gabar fiican kuu keeni mayso sheekhow xataa hadey keento ta danbe ayaa hinaasaa problem..hadaad u sheegto hinaase iyo problem. Labo naagood waa labo dal madaxweyne ka noqo
@zozodeep8557
@zozodeep8557 3 года назад
Ragu. Uma. Sheegaan.in. ay. Guursanayaan. Marku. Dhinto. ayaa. Reer. Kale. So. Baxaan. Markaas Baa. Dhaxalki. Laysku. Qabsada. Mararka. Qaarkoodna. Waxa. Dhacday in. Uu. Midba. Qabiil. Usheeg to. Qaxi. Dhibaato. Badan. Buu. Keenay Allaah. Xaqa. Ha. Tuso.raga
@mcalinmaxamad2014
@mcalinmaxamad2014 5 лет назад
Ma umaleeynayo nin xas wanagsan haysto inu midkale radinayo ninkasta oo nagkale radinayo ti hore aya kuxumatay
@ronnyzeder
@ronnyzeder 4 года назад
Wa been
@hananmohumed6888
@hananmohumed6888 4 года назад
Ma aadan asiibin lkn fikraddaada waan kugu ixtiramayaa
@abdulwahabharagay4082
@abdulwahabharagay4082 4 года назад
Ninyar bas tahay baan umaleenayaa. Bini aadamku wax badsi waa wax ku abuuran
@axmedciise1207
@axmedciise1207 3 года назад
Sax
@qumandheer2982
@qumandheer2982 5 лет назад
wll hadaan dhagaystay bar naamij kaaga walaahi runtaad kahadashay laakiin raga soomaalida koleey meelbuu alaah lasugaayaa anon filayn oouu holidhay uu aaday ayu hal mara iga dul keenay naag dagan soomaaliyA waan shaqeyaa ilmaan haystaa walaahi waan shoogay waayo ilmo kunool dhul gaalo shaqo anoo qof dumara ah ilaa hada wuu ag fadhiyaa wuxu maqan yahay have year
@xapupg3924
@xapupg3924 4 года назад
Waa qalad sida uu u dhaqmay
@xabsocabdiraxman9604
@xabsocabdiraxman9604 Год назад
Maserka waa la ogolyahay lkn gabdhow maserka aqli kudara nag kadambaysay ninkaga hauxumaynin hana isku walbaharinina aniga waxan aminsanahay ninkaga hadad kalsoni siiso garayo heer uu ila saxibo
@fiirsonooh8473
@fiirsonooh8473 4 года назад
ta labaad ha danbeeysa dadka ta kobaad bal sida lagu helo u sheeg marka hore.
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 4 года назад
Adkayse: casharada xulashadda lamaaha daawo , halkaas ayaad ka helaysaa jawaabta su,aashaada. mahadsanid.
@ashajimale2265
@ashajimale2265 5 лет назад
Asc walaal maxaa ku kalifaya naag labaad? Thanks
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 5 лет назад
Www
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 5 лет назад
Asha Jimale Walaal, Su'aashaadu maaha mid micne weyn sameyneysa. Waayo, islaamka iyo tolka ayuu badinayaa. Isaga ayaa jeclaaday waana wax xalaal ah Allaahna u banneeyey haddii mas'uuliyaddeeda qaadi karo. Ha u fakarin sidaa marnaba. Waxaadna ku qanacdaa laba midba. Koow; haddii Allee uu naag kale u qoray cidna kama celin karo ninkaas. Labo; haddii aan naag kale loo qorin, waligii ma helaayo haddii uu cir iyo dhul maro. Rgga gaalada ayaa been isu sheegta hadana isagoo aan naag leh kuwo kale u qarsoon yihiin.
@libinalale3254
@libinalale3254 5 лет назад
Asha Jimale +ninka haduu raadiyo naag labaad ma aha inuu ku rabin ee waxaa ka maqan kalsoonida
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 5 лет назад
Suleqa Ahmed Sidee beey naagi nin kalsoonidii I kaafineysaa?
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 2 года назад
@Suleqa Ahmed Suleekha walal waa adiga rayigaaga, Laakin ogow Dad badan ayaa laga yaabaa inay xal u noqotay , gaar ahaan dadka ku nool Koonfurta Soomaliya ee Guurka badan gala. hadad xog badan oo qoys hayn lahayd waan hubaa aragtidaada inay wax iska badali lahaayeen...
@fouziajibril751
@fouziajibril751 6 лет назад
Waxaa uu ka dhaxlaayaa uun in uu soo dedejiyo burbur reer iyo wax beel
@abdioubah3170
@abdioubah3170 Год назад
Haday ku didanaa ma ka qariin karta gurka danbe
@waynakaa2156
@waynakaa2156 2 года назад
"TIISABA DARYEELA TAKALE KU DARA" NIN SOOMALI 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@zamzamjeemis7761
@zamzamjeemis7761 5 лет назад
Aniga naag ma dhami miyaa markaan naag u raadinaayo see cml
@user-cz2px7pz6h
@user-cz2px7pz6h Год назад
Mawaxaa umooday naaktaada in naak kasto ey lamit tahay
@user-jr1cz4nh6l
@user-jr1cz4nh6l 4 года назад
Maxaba keenay gabadh kale adigoo gabadh haysta ??? 🙄 Tan kale halkan ma waxaad usoo fadhi xuntay inaad guryaha dadeed dumiso ???😡👎 Fariidnimo kaa dheer walee 🙁 🖕🏽
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 4 года назад
Waad ku mahadsan tahay rayigagaa, hadad ku nooshahay deegan lamaanuhu isku qanacsan yihiin idinma quseeyo, laakiin wuxuu ku socdaa Ragga koonfurta ku nool ee guurkoodu badan yahay, qoysaskii horena dumiya, dayacana caruurtii hore, si ay inan cusub u guursadan. Wayna wanaagsan tahay inaad si fiican u fahamtid dulucda casharka. Mahadsanid.
@user-jr1cz4nh6l
@user-jr1cz4nh6l 4 года назад
@@osmansheekh1972 Dadka wax anfacaya la kaley ama RU-vid iskabax waa iga talo wax faa'iida haba yaraatee meesha kuma haysid 🤦🏽‍♂️
@nuuradsulubsulub8637
@nuuradsulubsulub8637 3 года назад
osman waaruntaa walaahay
@mohamudhassan1841
@mohamudhassan1841 3 года назад
@... Naag maseer haayo uma xumid 😂😂😂😂😂.
@asiashire4335
@asiashire4335 3 года назад
@@mohamudhassan1841 waxay ficnan lahayd iyadoo dumarku 4 nin guursnayan markaasd ogaan lahaydeen hada fun bay idinla tahay Lkn idinka ilhay baydin jecel waxkastoo aad jeclaydeena idin siyey racaysta
@egalyonis6225
@egalyonis6225 5 лет назад
Waryaa hysku dirin dadka
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 5 лет назад
Waryaa kuma oranayo anigu, casharkaana waxuu khuseeyaa ragga dumarka badan guursada ee ka taga kuwii hore, marka waxaadan fahmin ayaad hor carartay.
@egalyonis6225
@egalyonis6225 5 лет назад
Osman Sheekh Ahmed Ahmed Hhhh mhe haye inuu guursado waa khalad anigu wxn an ahy gabadh kamn yeelen inuu ng kle uu gursado 😢😣
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 5 лет назад
@@egalyonis6225 Ok. Gabadh hadaad tahay waa gartaa, Hadalkuna waa xidhan yahay...
@egalyonis6225
@egalyonis6225 5 лет назад
Hhh wn KU tageera wna dawadawa😙
Далее
UNO!
00:18
Просмотров 1,6 млн
Caadooyinka Dadka Guulaystay | Mubarak Hadi
8:29
Просмотров 82 тыс.
Shuruudaha looga baahan yahay ragga xaasaska badan
13:17
Shakiga Maalka iyo Gogol dhaafka iyo sida lagu Daweeyo
15:35
MAXAA KEENA KHILAAFKA QOYSKA ? || Sh Abudalxa
11:19
Просмотров 50 тыс.
Xeeladaha bangiyada | siraha ay dadka ku dhacaan.
9:24
Maseyrka iyo  burburinta qoyska
14:57
Просмотров 36 тыс.