Тёмный

Maxaa laga filan karaa wadahadalka hordhaca ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya? 

Abdullahi Osman Farah
Подписаться 127 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 42   
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 месяца назад
Adeer waxa tehin adoomo qadar iyo turkiga waxba meesha kuma hysan somaliland itopiya wuu dhacaya heshiskodo ama dida ama yeela alshbabay 😂😂😂
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 3 месяца назад
Wadankeena oo mid ah Allaha na dhaafiyo Xassan Sheikh.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 месяца назад
Midnimo dambe oo dhaceryso In Sha Allah jirin meyso. Ilaahey Somaliland Godkii madooba oo ay kudgacee haka soo saaro In Sha Allah Guul beey Somaliland ku dambeeyn doontaa. Xaq iyo baadil meel mawada maraan.
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 3 месяца назад
@@halimamumin3643 Yaa adiga yaa Ku raba raac axmaarka Badan ayaan Ka had layaa awdal iyo Khatumo waxay soo raaceen Somalia .
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 3 месяца назад
😂😂😂weriye abgaala oo adeerkii fashilkiisa isle astur xaqiiqdu waa xanuun badan tahay lkn Ethiopia warkeedu waa cadyahaye oohinta yaree
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 месяца назад
Wuu fashilmay. Xabashidii way diiday dalabkii Somalia 🇸🇴
@gorodgorod9150
@gorodgorod9150 3 месяца назад
Waxay ila tahay inuu waxku badashey siddii xilraadintii Murwo iyo Fowsiyo
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 месяца назад
Beenaale dhataqleh xitaa hal weedh (sentenceoo macno samaynaya ma odhan karo
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 месяца назад
Waxay ku shaqysnyin ilalinta madaxbananida may u socon waydy mooryanta hawiye 😂😂😂
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 3 месяца назад
Maxa lasoo fujinaynaa Miyaan Katanaasulaynaa Bada😂
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 3 месяца назад
Waayaab oo maxaa laga wadahadlaa ma wax aysoomaaliya leedahay baa mise waa wax naga wadadhexeeya? Waa ku qaldan yahay madaxweyne xasan in uu la fariisto itoobiya waayo waxeey wado itoobiya waa boob ku qabso ku qadimeyside lakiin haduu xasan wax uun u ogolaado waxuj iibiyeey wadankii taariiq madoow ayuu ku sultanat doonaa itoobiya maahan maanta itoobiyadii la yaaaney mahaheeyn in la horfariisto
@HassanAliMohamud
@HassanAliMohamud 3 месяца назад
Kuqabso qadi meysideee waxaaga ayaan gorgortan kugaleynaa miyaa hadda
@AbdilahiaAhmed
@AbdilahiaAhmed 3 месяца назад
Oo Ethiopia bad miyey lahayd ?
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 3 месяца назад
Jabuuuti Kenya ETHOPIA Dubia Turkiet Waaaa walalaha HAWIYE 😂😂😂 Turkiet baaa difacaysa Somalia Dawlad Iyo hawiye maxa kala haysta
@fooziJaamac
@fooziJaamac 3 месяца назад
Waxey ila tahay in weli somaalidu ay weakness yihiin, oo laga faa iideysanayo qilaafka somaalida gudaheeda ah, siyaasad gudaha oo fiicnata ayey ku xiran tahay siyaasada dibedu
@sirdonmedia7093
@sirdonmedia7093 3 месяца назад
😂 hasan dhiiqo ayu lugaha la gellay😊
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale 3 месяца назад
Itobiya kuqabso kuqadimeydid Ayey kudhaqmeydaa Fursada uu Odey muusi siiyay ayey kugorgortamee Siey waxsharci ah ugu goosato
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 3 месяца назад
VIVA SOMALILAND GUUL VIVA ETHIOPIA DOWN SOMALIA DHIMATEY CAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAC
@abdulhassan8563
@abdulhassan8563 3 месяца назад
Runti waa nasiib daro in lal fadhiisto xabashiida madaxdena waay jilaacsanyahiin dad xaqiiqda jirta wadanayiin ma iheen itis so sad today our leaders are loser
@gureymax7639
@gureymax7639 3 месяца назад
Waxaa la yiri biyo la waayey weeso ayaa lagu raadiyaa Somaliland baan aqoonsanaa iyo xoog wax Ku raadiskeedu waa armaad wax Ku heshaa (strike while iron is hot)🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 месяца назад
Badda walalaaha Ethopia laag kireynya waxu ku yaalaa Jamhuryda illahey Barkeeyey Somaliland ee illahey mooye addunka cawin Shufta Xamar Fadhida ee Hassan Xabale qota u madax yahey ma burburin karaa iskashiga Dawalda Ethopia iyo Somaliland Shufta qaadtey kursigii labadii dal somali is racey 1960 waay diideen iney Fasaxn Somaliland lakiin illahey baa Fasaxey Ethopia Noqanysaa Dawlada kowaad ee ictraafeysa ka bacdi ilaa markeyn kolkaa darbi baan dhiseynan sidii Germlka dhex ooli jirey
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 3 месяца назад
Xasan meed.qufte dalka halaga.qabto.bahahinka
@Burcolove
@Burcolove 3 месяца назад
Kuwaan been ayay ku nool yahiin maalmo ka hor waxa uu dadka u sheegayey in ethiopia ka laabatay maantana somaliland ayaa hoos uga dhacaday miyuu keenay maalmo ka dibna war kale ayanu kaa sugayna
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 3 месяца назад
Waxay anig Ila tahay waxaad tidhaahdeen hoyo iyo garad baanu u haynaa.oo waxaa itiobiya u diidaneydeen maxay aheyd marka horeba itoobiya somaliland waxayn ku tidhi somalia ayaa noo ogol bada in aanu istimaalno goobta ay itoobiya dooneysaa waa red sea haddii ay itoobiya idin tidhaa anigu ma rabo hobyo iyo meel kale toona reer aomaliland somalia wado ayaanu mariney ee waxaa naga dhamaan la qaar nacab nagu ah
@abdurahmanmohamed1293
@abdurahmanmohamed1293 3 месяца назад
maamulada daba cararaya ethiopia si loo soo afaro dowladdu heshiis sharci ah baaralmaanka la mariyey hakaga kirayso badd cidan badeed oo ay leedahayna meeaha halaga saaro oo Somaliya ha ilaaliso
@CimraanmaxamedAadan
@CimraanmaxamedAadan 3 месяца назад
War.cadaalada.halaka.shapeya.somaliyey
@cabdiqaadircusmaan6658
@cabdiqaadircusmaan6658 3 месяца назад
اللهم انصراخؤاننافي فلسطين
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 3 месяца назад
@@cabdiqaadircusmaan6658 وشو دخلنا 😂
@husseincaatoofficial4321
@husseincaatoofficial4321 3 месяца назад
Si xun wax u sheeg saaxir waa ka daran yahay Waxey illa tahay garac amxaarada daba dhilif u ah inaa tahay
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 3 месяца назад
Turkey iyo qadar waa dabadhilifyo horgal ah gaalo ayey u adeegaan
@pasharbashiir7882
@pasharbashiir7882 3 месяца назад
Hayeelin ciyaal suuqsanaa😂😂😂
@AbdihakiimCusmaan
@AbdihakiimCusmaan 3 месяца назад
Waxey ilathy aan kusasabto ookliya ayaa socoto
@zaiiDcuzmanofficial
@zaiiDcuzmanofficial 3 месяца назад
C.lahiyow manta sida quruxda badan badaned ee lo xusay malinta xoriyada kaso hadal
@SabaOmer-v9q
@SabaOmer-v9q 3 месяца назад
Hadal yuu ka tagin bay ilatahay
@SomalilandHargeisa-of5ng
@SomalilandHargeisa-of5ng 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedmadarfarah9411
@ahmedmadarfarah9411 3 месяца назад
Mxaa laga wada hadlaa
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 3 месяца назад
Waad Riyoonaysaa wariye
@husseincaatoofficial4321
@husseincaatoofficial4321 3 месяца назад
Wariye maahan ee waa calooshiis la ciyaar😂😂
Далее