Тёмный

Meeqa garoon ayaa ka weyn Mogadishu Stadium? | Garoomada Africa 

Tanaad
Подписаться 257 тыс.
Просмотров 111 тыс.
50% 1

Meeqa garoon ayaa ka weyn Mogadishu Stadium? | Garoomada Africa#Mogadishu Stadium
Waa muuqaal ka hadlaya garoomada ugu waaweyn africa iyo Mogadishu Stadium oo dib usoo laabtay kaalinta uu gali karo.
Fadlan hadii aad channel-ka ku cusub tahay Subscribe dheh si aad ula socoto muuqaalada xiga mahadsanid.
Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Опубликовано:

 

30 май 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 211   
@daauusofficial4253
@daauusofficial4253 3 года назад
Walaahi waxyar kahor ka imaadey garoonka ciyaaraha Mogadishu ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdirashiidmohamed5730
@abdirashiidmohamed5730 3 года назад
Wlhi nasiiba ledahay bro.
@daauusofficial4253
@daauusofficial4253 3 года назад
@@abdirashiidmohamed5730 I.a mar ayaad imaani adne wll
@ibraahimyuusuf9210
@ibraahimyuusuf9210 3 года назад
Shalay ciyaro kafirsaday
@somtechacademy
@somtechacademy 3 года назад
Sxb jadwalka kulamada lagu ciyaaro hlkee ka helikaraa
@bashar_10
@bashar_10 3 года назад
@@somtechacademy astaan sports
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 года назад
QOF KASTA OO HAMI LEH HAMIGA ALLE HA U RUMEEYO ❤🙏
@calibaabaa46
@calibaabaa46 3 года назад
Aamiin
@cabditaliye1460
@cabditaliye1460 3 года назад
Aamiin
@rashkaboyofficial3606
@rashkaboyofficial3606 3 года назад
Aamiin
@goobegoobe2638
@goobegoobe2638 3 года назад
Aamiin yarabi
@Ahmedabdilnasir
@Ahmedabdilnasir 3 года назад
Wow 👏 😮 waligay ma ogayn kaalin fcn inaan uga jirno aduunka ilaahow dawladnimadii noo so celi 😥🤲
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 3 года назад
Aamiin
@maxamed3013
@maxamed3013 3 года назад
Aamiin zxb
@lozaanopoi4836
@lozaanopoi4836 3 года назад
Aamiin
@abdihakimyusuf2222
@abdihakimyusuf2222 2 года назад
Aamiin wll❤️💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zubeirahmed1798
@zubeirahmed1798 3 года назад
Thank you mr tanaad insha alaah waan soo laaban doona fagaaraha caalamkana wanala ku arki doona 🇸🇴💪🏾
@farhaanfurahaqalbiga8110
@farhaanfurahaqalbiga8110 3 года назад
Walaahi waan qiirooday garoonkan markaan arkay cawa anigoo wligay arag isna lahayn garoon heer calami ah ayeey somaliya ledahay illahow hdan owlaad xalaala ahay dowlad nimo taam ah dalkeena ka dhali si.aan aduunka utusna inaan nahay dalmarti galinkara ciyaaraha aduunka ammiiin ammiin
@waxgaradmediachannel1298
@waxgaradmediachannel1298 3 года назад
Nabadda ayaa ka horeyza iyo maamul addag
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 3 года назад
roog ku xoqaayo leba yaale mxu garoon ku yhay
@haiisheegin8222
@haiisheegin8222 3 года назад
Soomaliya hanoolaato 🇸🇴 Somaliya waa mid 🇸🇴
@ahmedzawaaj4293
@ahmedzawaaj4293 3 года назад
💙💙💙💙❤💯💯 nolow wllkyow 😭
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 3 года назад
RABIYOW wadanka noo xafid Dawladi hore mid ka fcn Allow nagu deeq 😭🤲❤️🇸🇴
@kingAman851
@kingAman851 3 года назад
M.a wll mahadsanid kufaana garonka stadium muqdisho 👍💪
@muniiryusuf9994
@muniiryusuf9994 3 года назад
Masha Allah ma filayn inuu garoon saas ah yahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤
@abdiasis1999
@abdiasis1999 3 года назад
Mnshallh waa guul lagu farxo Mugadishu Stadium
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 года назад
Muqdisho studium to the world waa hormar uso hoyatay umada somaliyeed 🇸🇴💯
@worldfamostiktokers513
@worldfamostiktokers513 3 года назад
First keep going 💟💟
@Hacker-ws9pu
@Hacker-ws9pu 3 года назад
Incha allh mar un waa lagu qaban doona ciyaaraha caalamka incha allh
@shakaaldaimond1104
@shakaaldaimond1104 3 года назад
Inta ninkan zigara utagerta love dhac igu ziiYa wlhia waa Talented
@tamaamjr2585
@tamaamjr2585 3 года назад
Tanaad horay usoco wll Taageere wayn ayan ku ahee
@inamohamud3677
@inamohamud3677 3 года назад
muqaal aad uxiiso badan ayuu aha sxb wadanka aad uga hadal meelihiisa wanaagsan oon laga wada aqoon mahadsanid. 👉
@mohamedbishar3309
@mohamedbishar3309 3 года назад
Tuulada ciyaaraha ee soomaaliyeed💉💯🇸🇴 Mogadishu iyo Magool allow unaxariiso
@mustafefaarax6019
@mustafefaarax6019 3 года назад
First one views
@Acmk_
@Acmk_ 3 года назад
Waxaan kayaabaa dadka video kasta kusooqora anaa uhorreeyey Maxay macno kuusookordhinaysaa inaad uhor fiiriso*
@Just2facts2
@Just2facts2 3 года назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Год назад
Scw scw scw scw
@abdullahihassanahmed3477
@abdullahihassanahmed3477 3 года назад
Walaal aad baan channel kaaga ugu xiranahay sabatoo ah aqoon kororsi dhankastaa hadee ahaan laheed taariikh,dhaqaale iyo juquraafi iwm baan kaga bogtaa bartaada. Mahadsanid millions time.
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 года назад
Thnks Tanad 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 3 года назад
First view ahay TANAAD ❤️🙏🙏🙏
@maxamedwadanichannel4891
@maxamedwadanichannel4891 3 года назад
Garonka aan ku faano studiom muqadisho 🏟🏟🇸🇴🇸🇴
@abdallejunior3376
@abdallejunior3376 3 года назад
Tanaad keep going
@caaqilkaxaafada3162
@caaqilkaxaafada3162 3 года назад
Masha allah hanbalyo hanbalyo. Moqdisho stadium is coming back
@cismaanmohamed363
@cismaanmohamed363 3 года назад
Anigu waxaan ka qayb galey 1987dii habeenkii muqdisho iyo magool
@ibrahimnabadey1533
@ibrahimnabadey1533 3 года назад
Mashalllah
@maxedismaaciil4046
@maxedismaaciil4046 3 года назад
Aniga ugu horeeyay ya iga hor fiirsaday
@abdiabaana890
@abdiabaana890 3 года назад
Wow mogadishu
@faradarMedia
@faradarMedia 3 года назад
First view Ayeey dhihi jireene nabee Caawa anaa noqday
@mohameddhalahow6825
@mohameddhalahow6825 3 года назад
Muqdis studium galabta iigu danbeysay wa KU faraxsanahay inan kaso muqano garoomada Africa ugu wa weyn
@kinghared9960
@kinghared9960 3 года назад
Tanaad👏🙏
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 года назад
Aniga Dhisi Doona Garoon Qadi Kara 766K oo Qof Wa Markan Madaxweynaha Somalia Noqoto Insha allah Ar ii doorta Anniga Wax Idin Qabanaye
@user-qg5xk8cl6c
@user-qg5xk8cl6c 3 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamudmohamedjamaafrican532
@mohamudmohamedjamaafrican532 3 года назад
😂😂😂
@antospubg7116
@antospubg7116 3 года назад
Hku qoslina waa Masha Allah sxb ilahy haku rumeeyo sxb
@mohamedcarab6826
@mohamedcarab6826 3 года назад
Zakaria 😚😊😊 Amaa cidaada U distaa garoon markii aan ku dorano madaxweye
@unknownperson3272
@unknownperson3272 3 года назад
huu haaa
@ahmedalihassan2970
@ahmedalihassan2970 3 года назад
Thanks teacher
@baacaking4557
@baacaking4557 3 года назад
Zhp waan sugay inaad ka hadasho dalkeena hooyo boorama mugdhisho hargaysa jigjiga baydhabo burco iyo qarkale
@yussufduale3747
@yussufduale3747 3 года назад
Mashallah
@SULUBGRAPHICS1
@SULUBGRAPHICS1 3 года назад
Mahadsanid!
@iligayibraahim9138
@iligayibraahim9138 3 года назад
Waaaw mashaa alah sxb maanta waxan helay tariiq mada wadankayga
@cfataaxaxmed7905
@cfataaxaxmed7905 3 года назад
Ismalahaynba garoon kalinta 5aad Africa kagalikara ayaa dalkeena kuyaalla!!!!
@ckmustafcali5576
@ckmustafcali5576 3 года назад
Sxb waa thy nin wax badan og Sidaa u sodiyarisay barnaminkan cadi mahan tasi wax ino cadenaysaa inaa thy wadani
@puskaaliyo126
@puskaaliyo126 3 года назад
Baryahan hal cudura ayaan isku arkay gabadhi xpp i dhahda lacaga iska siina ii so duceya inu illahey iga cafiyo 😭😭
@6ix9inepizoozsomaali24
@6ix9inepizoozsomaali24 3 года назад
Ilahay hakugu wado amiin 🤲🤣🤣🤣🤣
@samiirkhan4202
@samiirkhan4202 3 года назад
Gabar wlbo. U adeegtaa. Miyaa Naxariisloow thy Sadaqada allh kaa aqblo. Plse midoo kuyaac aroos 😀👏💯
@maxamedturki2118
@maxamedturki2118 3 года назад
Keep going
@azaadkalay2425
@azaadkalay2425 3 года назад
masha ALLAH muqdisho studim
@xagaaydag
@xagaaydag 3 года назад
Always first bro muqdisho stadium home allow nabad ku so dabaal dalkena
@jeonkimminpark5248
@jeonkimminpark5248 3 года назад
I like 💗 it the music background 😘✌
@Hacker-ws9pu
@Hacker-ws9pu 3 года назад
Mncha allah
@kingyuusufgeedi1911
@kingyuusufgeedi1911 3 года назад
Waa noofarxad in aan ka goonwayn nahay kooxda Chelsea
@Hacker-ws9pu
@Hacker-ws9pu 3 года назад
Horey usoco brother ❤️
@keysedhalaweyn5379
@keysedhalaweyn5379 3 года назад
Tnks tanaad
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 3 года назад
First comment 👆
@qodeymedia347
@qodeymedia347 3 года назад
Cajiip Allah ka abalmariyo sxb wxbadan oo naga dahsoonaa noo iftimisay
@alibinali2141
@alibinali2141 3 года назад
Thanks wll
@abdirahimabdi6204
@abdirahimabdi6204 3 года назад
Muqdisho waaaye ee Ma ahaaan Mugdisho
@hayrufcdeh2845
@hayrufcdeh2845 3 года назад
M.a wlhi bro TANAAD 🥰🥰🥰🥰🔥🔥
@hanadmoha5390
@hanadmoha5390 3 года назад
Big bruh I have for you respect
@salimbotan4800
@salimbotan4800 3 года назад
Sxp hore usoco Nio waxaad xog nooga soo diyaarisaa awoodii ciidan halkee gaarsiisneed dowladii Somalia Yacni kalintee ku jirtay xiligaa
@mubaarikxabeeb1855
@mubaarikxabeeb1855 3 года назад
Maasha alaaah waan ku fanaanay
@maxamedturki2118
@maxamedturki2118 3 года назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@yuusufxaabsade3993
@yuusufxaabsade3993 3 года назад
Wxn ahy qofka ugu horeeye ee plz like ii saar
@AhmedMohaamed-mf5ln
@AhmedMohaamed-mf5ln 2 месяца назад
My brother guuleyso wallkie 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮😢😮😊😅😮😢😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@somalitech102
@somalitech102 Год назад
Sxb tifaftirkaagu waa heersare qaab aqoonaysan oo waxbadan oo faaido leh ku jiraan ayad xoga nooguso gudbisaa mahadsanid inbadan xog sidaso kale u muhim ah inad bulshadada lawadagto wxy cadaynaysa aqoontadu heerka ay gaadhsisantahay marlabad mahadsanid hore usoco sxb
@zuhuurhassan6620
@zuhuurhassan6620 3 года назад
❤️❤️❤️🙏🙏
@hamdanadam9147
@hamdanadam9147 3 года назад
Love isaara ❤️👋
@mahamedabdilaahi356
@mahamedabdilaahi356 3 года назад
Waa arin fiican ee aad inooga hubi waliba
@Axmedcaafi
@Axmedcaafi 3 года назад
Hdaa chalsea kaween nahay waa wax lagu farxo m.a Hormarka wuu iska imanaa i.a
@ayaanlesuudaan8769
@ayaanlesuudaan8769 3 года назад
Elman nin weyn alla ya raxma
@mahadmuxudin1960
@mahadmuxudin1960 3 года назад
💖💖💙
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 года назад
Muqdisho ✅ Garoon ✅ Afrika ✅
@Gulled_ahmed_Hashi
@Gulled_ahmed_Hashi 3 года назад
Guetamela iyo panama in aad ka hada sho rajay na insha allah 🙏🙏🙏
@abdirahmanz7769
@abdirahmanz7769 3 года назад
Kusaliya nabi Mohammed scw
@anwar9235
@anwar9235 3 года назад
Sxp nosobadi video yaasha ciyaaraha mxaa yeele waa jeclahay ciyaaraha
@ahmett_nunurshe4876
@ahmett_nunurshe4876 3 года назад
😰🥺🥺😭😭😭🥺🥺🇸🇴🇸🇴allow noo haakaji waadankenah🇸🇴🥺🥺😭😭
@maxameddeeq3245
@maxameddeeq3245 3 года назад
Muqdisho stadium 65,000 taageero ah waaw intaa ayaaba guul weyn inoo ah inaan aragno garoon intaas qof qaadayo madaama rubuc qarni aan dagaalo ku jirnay
@nimcaanaslanifiyahanaftiiz7026
@nimcaanaslanifiyahanaftiiz7026 3 года назад
M.allh
@a.rizakadan5560
@a.rizakadan5560 3 года назад
❤️❤️Tanaad channel❤️❤️❤️
@akramofficia44
@akramofficia44 3 года назад
Wll Barnamij ka oo soo badi #Tanaad#
@SafiyoCabdullahi-iy2tp
@SafiyoCabdullahi-iy2tp Месяц назад
❤❤❤
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 2 года назад
Waa maqaal qurxoon oo aad u heer sarreeya. Waxaan ka mid ahaa taagereyaashii rikoorka dhigay ee daawanayey ciyaartii galabtaas dhex martay Elman FC iyo SITT Daallo. Koobkii Iftiinka nabadda 1995.
@teach_pro4999
@teach_pro4999 3 года назад
💓TANAAD💓
@ducoofficial
@ducoofficial 3 года назад
Shuruud kugu xidhimaayo sidaada isoo boqo saxib 😘
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 года назад
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍 👍 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*
@mohamoudomar7792
@mohamoudomar7792 3 года назад
🇸🇴💪🏾
@dromar1679
@dromar1679 3 года назад
Allah unaxariisto elman wuxuu ahaa geesigii horseeday in la burburiyo qadkii cagaarnaa. Allow elman janadaada ugu deeq
@user-tm5cn7ji2c
@user-tm5cn7ji2c 3 года назад
Soomalia guul iyo gobonimo
@ibraahincabdlla5321
@ibraahincabdlla5321 3 года назад
M.a
@abdullahiahmed5828
@abdullahiahmed5828 3 года назад
Oo stanvo prich moo gaweenyahay m.a😘😘😘
@magacaygamaxamuud7253
@magacaygamaxamuud7253 3 года назад
Gob liicsan " kalmad fiican maashalah bilowga vidioga in first 50 sec
@cxakiimmoha1812
@cxakiimmoha1812 3 года назад
Tanaad chanalkan aan jeclahay sxb waan ku taagera
@fox1048
@fox1048 3 года назад
Waa ku ciyaaray goraan ka muqdisho stodiom Iyo eng yariisaw labadaba
@anwar9235
@anwar9235 3 года назад
Sxp noosoobadi
@jawahirabdullahi9304
@jawahirabdullahi9304 2 года назад
Viva mogadishu
@maal5643
@maal5643 3 года назад
Maanta ayaan ciyaar kusoo daawanayay garoonka caawana waxaaan arkay barnaamijkan
@cabdirisaaqmaxamedcabdirax7418
@cabdirisaaqmaxamedcabdirax7418 3 года назад
Sxp Kasoo hadal arimaha maamul gobaleedada soomaliya
@munanuur2210
@munanuur2210 3 года назад
Tuulada ciyaaraha and juice walba ayaa kiik u aadi kitty reer towfiiq fantastic taaga
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 2 года назад
Somalia 🇸🇴😍🥰
@Amanle_21
@Amanle_21 3 года назад
MEEQO GAROON AYE KAWEYN TAHAY VIDEO KASO SAMEYN WALLAL💙🤍🇸🇴
@sakipoi5986
@sakipoi5986 3 года назад
Kan liverpool unfield
@cabdirashiid4085
@cabdirashiid4085 3 года назад
Guul somalai inshal
@dadowgedi6138
@dadowgedi6138 3 года назад
Hanolato Somalia
@cabdirashiid4085
@cabdirashiid4085 3 года назад
Stadium Muqdisho 💔🇸🇴
@zakiskyofficial7872
@zakiskyofficial7872 3 года назад
Mowduucyada inoo soo baddi ustd
Далее
Your bathroom needs this
00:58
Просмотров 13 млн