Тёмный

NINKII JINIGA KU JEES JEESI JIRAY OO GABAR JINI AH JECLAATAY QISO CABSI BADAN 

QISAS CHANNEL
Подписаться 40 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

#Qisocabsibadan#AYAANGOBDOON#QISOOYINKA#CABSIDA#BAFAN#MADANAYSAA#HADIIJAWAABTAADU#HAATAHAY#QEEBTA#CKMANTIGA#IIGU#SOOSHEEG#QISO#JACAYL#QISO#ISTIQFAAR#QISOOYINKA#CAALAMAKA#KADHACA#LAYAABKA#DUNIDA#KADHACA#OGAALKA#OGAANSHO#AQOONSO#MUQDISHI#SKMAALIA#ADNACHANNEL#comedy #qisas #bayaan #

Опубликовано:

 

31 окт 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 122   
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 8 месяцев назад
Noso badi xbbti qisoyinka cabsida Wllhi waa jeclahay anigu
@sadiyasadiya5503
@sadiyasadiya5503 8 месяцев назад
Anig waan jeclhy qiisada cabsi cabsi ❤😂😂😂 mahasnid ayanayen 😂😂😂 3:24 😂
@farhiya5072
@farhiya5072 8 месяцев назад
Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮
@FathiaFathia-un5xo
@FathiaFathia-un5xo 8 месяцев назад
Ayan allha hadu allheyahyi qiso sidaucabsibadan hasogalin malicadeyi ayancabsudayi subxanllha
@user-lg4qn6dx8p
@user-lg4qn6dx8p 8 месяцев назад
Wow sobadi qurux
@ilwaadinaacaroone6755
@ilwaadinaacaroone6755 8 месяцев назад
Qurux bdn Manta Ana u horeyo cabsi cabsi banaka ku dawana wlhi waba ku sugaye boqorada reer gobdon Wan ku jclhy abaayo ilaah dartiis wlhi
@QisasChannel
@QisasChannel 8 месяцев назад
❤️❤️❤️
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 8 месяцев назад
Wcs my Queen abaayo ayaan cadeey waan kusalaamay inbadan
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 8 месяцев назад
Subxanallaah ayaaney illaah hanaga bad baadsho ma fiicno jes jeeska
@XabiiboCabdi-wy1lo
@XabiiboCabdi-wy1lo 8 месяцев назад
Alla abow cabsi badanaa😮😢😅😅
@HamDaBilaN-mn6eo
@HamDaBilaN-mn6eo 2 месяца назад
😂😂😂 ninkaasi baalayu albaabkeda garaacay 😂😂 ayaane qisooyinkan oo kale noo soo badi❤
@ikraanabdirashid5806
@ikraanabdirashid5806 8 месяцев назад
Alaa Ayaan cabsi waayo 😂😂
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 8 месяцев назад
Ayaanayyyy inte kala soo xidhiidh please abaayo 😢
@QisasChannel
@QisasChannel 8 месяцев назад
See cml hee meeqa Mar kuusoo qoray maigu ciyaaraysaa
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 8 месяцев назад
@@QisasChannel maya abaayo facebook ayaan kala soo xidhiidh lkn online ma aha😂😂sorry 😞 ayaan
@AxlaamAliyuusuf
@AxlaamAliyuusuf 8 месяцев назад
​@@QisasChannelnaa ayaaney ma.ilmihii kula jooga 😅 ani cabsi Yara dareemoya nooh 😂adi maalin duuboosaaye waku jeednaaye😊
@munaAyaan
@munaAyaan 8 месяцев назад
Ayaaneey alla maanta waa iga cabsiisey wlhi shekada jiniga waa ka baqaa xppti cabsida aduunka iqabatey ilmaha uwacay say jikada ila jogaan kkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😢
@WardayIsmaaciil-ib7yr
@WardayIsmaaciil-ib7yr 8 месяцев назад
Wcs walashay ayaan qaali❤❤❤
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 8 месяцев назад
Ayaane aniga haben iyo malin hada sodhigto wan firsana wayo waba jecalahaye qisada cabsida❤
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 8 месяцев назад
Walba ado qurux badan ii imoow 😂
@user-kd9ii4cm4k
@user-kd9ii4cm4k 8 месяцев назад
War kaligey ayan Gurig jogaa waan cabsi cabsi waye 😂😂😂😂
@fadumocali8883
@fadumocali8883 8 месяцев назад
ayaane wlh cabsi ii galisay anigo dhar dhaqayo dheekada dhageysanayo shimbur anan arki jirin agteyda imadeyn marka shibbir maqlay lama shibir firiye 😂😂 ayaane manta cabsi ku nolahay ogow shimbir waa arkay😂😂😂 wlhi beyn u maleysaa
@hodaniitappekibirleygirl9347
@hodaniitappekibirleygirl9347 8 месяцев назад
Kuwaan kuwo ka cabsi bdn aa rabnaa ayaneyyy❤❤
@Farhia-
@Farhia- 8 месяцев назад
Alla ayanaey hayeey markaa dhahaday adaaba ka cabsaday😂😂😂
@ShukriShukriyuusuf
@ShukriShukriyuusuf 8 месяцев назад
lugu dooro io Lugo yaanyuur 😆 🤣 😂
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk 8 месяцев назад
Asc ayaanay walhi qisoo cabsi cabsi ah ayaan soo badi qisoo cabsid ah
@Faizacabdale
@Faizacabdale 8 месяцев назад
😢aqwaan qol aan. Ku jirey aan ka soo cararey wllhi😮‍💨😢😂😂
@adnashekhmuuse9273
@adnashekhmuuse9273 8 месяцев назад
Hayeey😅😅😅
@BeysaaniBeysaani-gd4nn
@BeysaaniBeysaani-gd4nn 7 месяцев назад
Asc abaayo setahy xld kwrn qali❤❤
@Laki2017
@Laki2017 8 месяцев назад
Acuudu bilaahi minisheeydani rajiim cabsi cabsi ilaakiin noso badi
@nasteexocabsulqaadir8381
@nasteexocabsulqaadir8381 8 месяцев назад
Allh ayaaney cabsi hadaan dawanayaa
@sowdamohamed4662
@sowdamohamed4662 8 месяцев назад
Ayanay qizoyinka capsida wajeclahy lkn manta marka dhagayztay ayado malin ay itaha nalko idaran zexday wlhi😄
@Muniira4528
@Muniira4528 8 месяцев назад
Wcs habo wa jecelhy shekoyinka cabsida nosobadi lkn wan cabsadi 😂 wacadi wa malin cadey 😂
@indhouroon2812
@indhouroon2812 8 месяцев назад
Subxnallh😢dadka dhahyo waan jeclhy yaab bey qaban💔🥺Ani waanba cabsanaa😢
@iqbaalsaciid9966
@iqbaalsaciid9966 8 месяцев назад
Ayaney qiso cabsi ah waxaan ka jeclahybma jirto
@Farhia-
@Farhia- 8 месяцев назад
Ayaaney abaayo ado qalad iifahmin fanax maa leedahy horta teamkeyga maa kamidtahy😂😂
@QisasChannel
@QisasChannel 8 месяцев назад
Haa xbbt
@AxlaamAliyuusuf
@AxlaamAliyuusuf 8 месяцев назад
​@@QisasChannel kkk qol.kaligee ku daawanooya 😅 taaba kaa ilooway xaafadana waa kalige ani lawo ayeeyo bas ilmaha xanaanahda jiraan mahaan soo 💻 laptop weenahay
@sunrise4459
@sunrise4459 8 месяцев назад
Acuudu bilaahi mina sheydhaani rajiim Ayaan cabsi cabsi naga jooji haddii naga joojineynin almiino naga Yareey 😢
@NuuroSiyaad-qs4zv
@NuuroSiyaad-qs4zv 8 месяцев назад
Nosobadi ayaney walhi wad iga qoslisay🥰🤣❤️
@Najminaa
@Najminaa 8 месяцев назад
0:24 Ayaney wa iga qoslise😂😂😂
@saara3724
@saara3724 8 месяцев назад
Waaw mhdsanid wan jeclhy waliba hbnkii 😮❤
@naciimacqaadir918
@naciimacqaadir918 8 месяцев назад
Ayaney byo qisoyinkan o kle noso badi❤😊
@hewarable5547
@hewarable5547 8 месяцев назад
Like boQol aya kusarnay xbbti
@zeitunahmed6586
@zeitunahmed6586 7 месяцев назад
Lailaha ayaaney wll qalii wlhi wan jirirocoday
@bellaqurux-8
@bellaqurux-8 8 месяцев назад
Wll ayaney qisoyinka cabsida naga da waxn moda ino wax idaba jogo wlhi cabsi melkasta way iga sohorbaxysa bisinka
@FaaizoShire-je8ke
@FaaizoShire-je8ke 8 месяцев назад
Alla ayaney abayo malin cadey le noga dig qisoyika cabsida
@falishassan528
@falishassan528 8 месяцев назад
Ayaaney qisadaan cml horaan ola gulmay
@abdimukhtar4471
@abdimukhtar4471 8 месяцев назад
Ayaan abaayo noo soo badi qisooyinka cabsida ah ❤❤❤
@maymuunaa462-wf8el
@maymuunaa462-wf8el 8 месяцев назад
Ayaney ani wanba jeclahay qali noso badi qisoyinka cabsi cabsida
@mankanur7758
@mankanur7758 8 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wlh wa Aku heystaa no so badi ani kama cabsado lkn waan ogahay inee jiraan oo aduunkaan ee nukula noolyihiin lkn aa anaka arki karin lkn ee iyuka dadka qaar is tusaan lkn cabsi cabsi kasto iyo shekayaasha jinka waan ku heystaa no so badi quruxey
@kamalali79
@kamalali79 8 месяцев назад
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
@ayuush2214
@ayuush2214 8 месяцев назад
Wlhi qiso qurux badn oona cabsideeda wadato waaye waan kahelaa wlhi mar marka qaar sidaan jawiga nooku badal ayaan mahad sanid mcnto❤
@hamdicabdullahi5650
@hamdicabdullahi5650 8 месяцев назад
Hayuuy gabdhow
@niciimaabdalle1839
@niciimaabdalle1839 8 месяцев назад
Ala ayaaney wlhi wan cabsan hyaaaay waa ino beri 😅
@iqbaalsaciid9966
@iqbaalsaciid9966 8 месяцев назад
Jinka soo badi io cabsida plss😂😂❤❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 8 месяцев назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@user-zi2fu2kt1j
@user-zi2fu2kt1j 8 месяцев назад
Walahi habenka bagad nagadeyse
@the.AHF.family.
@the.AHF.family. 8 месяцев назад
Hayoy hooyoy😂❤❤ sidan u sugayey qiso aan dhageysto marka dhameystay 6 kadib ah kuwe hore iyo 2dee ugu dambesay aya arkay midkan 4tee habeenimo ama subaxnimo aye tahay aniyo bisad bas ba do jedno😂😂😂 wlhi like saray lkn ma dawan karo hada fulay ahay😂😂 8:30 subax marke so kacan walalhay iyo hooyo aan dawana😂❤❤❤ love you xabibti my fav tahay wlhi❤
@sabnaa144abdullahi7
@sabnaa144abdullahi7 8 месяцев назад
😂😂😂intee joogtaa
@the.AHF.family.
@the.AHF.family. 8 месяцев назад
@@sabnaa144abdullahi7 Seattle Washington
@CashoibrahimCabdule-cx4lb
@CashoibrahimCabdule-cx4lb 8 месяцев назад
Asc ayaaneey qisooyin kaaka dhan waadaa keeraa abaayo❤❤❤
@Amiin246
@Amiin246 8 месяцев назад
mashaallah mahadsanid
@user-ff5ux6qs7n
@user-ff5ux6qs7n 8 месяцев назад
Macaney so badi weyba igu baxda qisoyinka cabsida ah
@maidoxassan-so9dl
@maidoxassan-so9dl 8 месяцев назад
Naayaa ayanay habeen kudaawanooya saacada 9:40 waayay😮😊
@tarmohamed5811
@tarmohamed5811 8 месяцев назад
ayaan naga daya ciyarta in hooyo😂😂❤️❤️😂cabsi cabsi hayeey
@user-wz1dh2eg5b
@user-wz1dh2eg5b 8 месяцев назад
abayo hadadan rabin adi iska dhaaf dee anagaa rabnee xbbt
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 8 месяцев назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@ikranadan4259
@ikranadan4259 8 месяцев назад
Hayeey ayaaneey adiganah dhinacyada ayad eegeeysaa,cabsi
@user-xq7il8en7v
@user-xq7il8en7v 8 месяцев назад
Ayaan indho weyneey naay so dhaqso hee xppti
@maryamacumar913
@maryamacumar913 8 месяцев назад
Myyy ani kuma jiro ani io gabadheyda 6 bil jirto bes aan guriga jogna cawa marki la imado i .a😂😂
@Najminaa
@Najminaa 8 месяцев назад
😂😂😂😂
@IkramAbdirazak
@IkramAbdirazak 8 месяцев назад
Ha abayo wanka helnay noso badi ❤❤
@nimconalka4344
@nimconalka4344 8 месяцев назад
ilen qisooyinka cabsidu waba macaan 😂 noso badi xabibti malin cadeyle noogu wad carabtan ka macla qofki wax ku jeesjesa ama ku qosla waa lagu ibtaleya ama lagu itaxaama lacag maku qososha ba iqabatayba 😂
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 8 месяцев назад
Caawa meel mugdi sii Marin waana roob e so duceya inan nabad tago
@hewarable5547
@hewarable5547 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@user-te9kw7eo1m
@user-te9kw7eo1m 4 месяца назад
Khiso yinkan oo kalo noso badi❤
@aishajama5525
@aishajama5525 8 месяцев назад
Qisoyinka cabsi cabsida ah maalintii noo soo geli ayaney habeenkii ma karayne😅
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 8 месяцев назад
Subxana allah ilahow hana tusin
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 8 месяцев назад
Hada ayaan kusoo biiray chenelka wan jeclahay sheekooyinka jiniga waan IDIN salaamayaa
@falishassan528
@falishassan528 8 месяцев назад
Thank you our queen 👸
@xaawo1212
@xaawo1212 8 месяцев назад
❤❤❤
@saara3724
@saara3724 8 месяцев назад
So badi bls❤❤
@AxlaamAliyuusuf
@AxlaamAliyuusuf 8 месяцев назад
Kkkk ayaaney exam kii kaa hormarooya 3:30 diyaariskiisa 😢 iiso duceya tan kale cabsida waa jclhy lkn tii hore yaah waa daawa waaye 😂 lkn nooso badi week lawo mar yaah xppti
@MaxamuudCabdi-sd3uk
@MaxamuudCabdi-sd3uk 8 месяцев назад
qisadi 😂hada aya dhameystiranaa 😂😂
@xaawahasan-bf4br
@xaawahasan-bf4br 8 месяцев назад
Walee ayaaneey sheekadaa habeen lama daawan karee in loo waa bariisto lee waaye
@SabirinabshirMaxamed
@SabirinabshirMaxamed 7 месяцев назад
Iga so gaar cabshi😢😢
@fowzmuhumed
@fowzmuhumed 8 месяцев назад
M.a waqiso cibro kujirto lkn wan kacabsadey
@FaadumoAbdisamed-sn8vl
@FaadumoAbdisamed-sn8vl 8 месяцев назад
Naa bal ayaaney nooso badi inkastay cabsi thy yeelkede ilhy naguma keene😅😊😂
@user-hy3je2gg2n
@user-hy3je2gg2n 8 месяцев назад
Noo soo badi abayo ayaan qurxeey wanjeclay qisooyinkaga aadaka u quruxda badan weekii halmar noo soo gali qisooyinka cabsida ah aad aan oga helanye❤❤❤
@najmaismacil2836
@najmaismacil2836 8 месяцев назад
Ayaney manta anaa uso Horeyey zxb lkn ma Dawan karo Madarasad ban ku Jiraa❤
@sahraaliali4764
@sahraaliali4764 8 месяцев назад
Ayaan waxa lugu doorada iyo lugu damerka ma fahmin ya waaye😅
@zeyurinazeyn7993
@zeyurinazeyn7993 8 месяцев назад
Noso badi ayaney
@ikranadan4259
@ikranadan4259 8 месяцев назад
Wiilka aad ayuu uqaldanaa jini waa uujiraa oo allaaah ayaaba kalaamkiisaku sheegay waa umad aduunka nagula nool oo gaal iyo muslimba leh allaaah ayaana shartooda nagahaya waa qaawm aanan arkaayn ayaguna na arka wiilka dadjiro ayuu kujees jeesay markaas ayuu allaah tusay dadki
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 8 месяцев назад
Acuudubilaha ilahay jin ha nagurin lkn wlhi dad badan wey jiraan aamisan in uusan jin waxa jira aheen waxa quraafaad ah yahay
@AsmaMustaphe-dn5vt
@AsmaMustaphe-dn5vt 8 месяцев назад
Ayaneey indhawayn xa nosodhihi waysay anagaba isxasusano Lebane Tanishay qisada siada uga cabsanayy saaka 10:24 dawanoya😂cabsile
@laylosiyaarlaylosiyaar-ck1zu
@laylosiyaarlaylosiyaar-ck1zu 8 месяцев назад
aniga wajeclahay qisada cabsida ayaney noso badi
@kamalali79
@kamalali79 8 месяцев назад
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@Hamdiya0347
@Hamdiya0347 8 месяцев назад
Hadandawado hben ayaaneey 🎉
@aaminabashiir7992
@aaminabashiir7992 8 месяцев назад
Halkeeda hayga joogto haday jiman lugaha kula jirto qisadu way iga nabad hele xaajigna waa iga maqan yahay OO qolka waan kabaqi
@MunaXusen-qd1sg
@MunaXusen-qd1sg 8 месяцев назад
Dar Alle kuu jeclahay waa kudos taageeraa abaayo còd dahabey waa kudos jeclaha abayo💗🙈
@AyanishAbdullahi-tx6fn
@AyanishAbdullahi-tx6fn 8 месяцев назад
Cabsi AAA balido subixi Allah haigarsiyo by asa haway 🛌🛌🛌🛌🛌🛌🛌 wan sahdey
@FatimaIsmael-fh7tt
@FatimaIsmael-fh7tt 8 месяцев назад
hadaa daawanya qisada waana ka hely m a
@ikranadan4259
@ikranadan4259 8 месяцев назад
Cabsi cabsi 🙄🙄🙈
@caashocayuuni
@caashocayuuni 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@halista3994
@halista3994 8 месяцев назад
Xaqiiqatan aniga ma Amin sani walahi😂😂jini Iyo wax lamid ah🥺waxana jacayl uqaba Ina waxa badan ka ogado calamkoda kawaran 😉 Ayaan gobdoon😉
@user-nh9bb1sz5e
@user-nh9bb1sz5e 8 месяцев назад
Ça fait peur 😱😧
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 8 месяцев назад
Aniga wan jeclahay qisada cabsi cabsi haday tahay siba malinka😂😂😂
@FaaizoShire-je8ke
@FaaizoShire-je8ke 8 месяцев назад
Alla ayaney qisadi cabsida ahayd 5 malin kahor ahayd gabadeyd 12 jir ah aya ad ujecel iney ila dageysato qisoyinka qisadi cabsida ahayd markay aragtay wey iga carartayhoyo iska Dami beri dageyso ani qosol
@MunoXuseen
@MunoXuseen 8 месяцев назад
Wcs ayana ❤❤❤
Далее