Тёмный
No video :(

NOLASHDEYDA WAXA I QABSAMAY. 2023 IYO 2024 QORSHAHEYGA 

Hamda Home Decor
Подписаться 110 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 99   
@fardowsoabuukar5571
@fardowsoabuukar5571 7 месяцев назад
Allow qof walbo muraadkiisa u sahal aamiin yarabi🤲❤
@ayaanmohamed4606
@ayaanmohamed4606 7 месяцев назад
Alxm waxii aan soo marnaay 2023 xamdi waxaan ku soo Biiray iyaado biilow ah lkn malintaas 10k mareysaa ayaan go.aansaday hdana, waxaan kula dabaaldageynaaa 100k waa guul usoo hooyatay xamdi family iyo dhamaaan gabdhahaaa ku xiraan Hamplyo wlshey 100k🎉❤🙌🥰💕😘
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 7 месяцев назад
Xasusta Alle Waa Muhiim Mar Walba ❤
@salmajaamac9034
@salmajaamac9034 7 месяцев назад
نعم
@user-pr2xq8wq9q
@user-pr2xq8wq9q 7 месяцев назад
Xamdi quruxey adi marka ku bartay is badalay wlhi ❤❤
@Dajiyaaxmed-zd8hn
@Dajiyaaxmed-zd8hn 6 месяцев назад
Mash allh mashallh
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 7 месяцев назад
Manshaallah absolutely 💯 😊
@nimcoali7587
@nimcoali7587 7 месяцев назад
Mahadsanida apyo ❤❤
@user-yw7qf3oj8b
@user-yw7qf3oj8b 7 месяцев назад
Thank you ❤❤❤
@degmocumer1673
@degmocumer1673 7 месяцев назад
Sis thank ❤
@hamzahoyoo7702
@hamzahoyoo7702 7 месяцев назад
Mancha Allah tabarkalah hafidullaah wall bisada no casun walhi daacad ayan qoslay ❤❤❤
@marymoabdulkadir6804
@marymoabdulkadir6804 7 месяцев назад
thnks hamda❤
@umuzahra3864
@umuzahra3864 7 месяцев назад
Masha Allah Abayo ❤ ❤
@IsmahaanXasan-ke9gt
@IsmahaanXasan-ke9gt 7 месяцев назад
MERCI HAMDA
@Samiyitamouse7
@Samiyitamouse7 7 месяцев назад
Mashllah tabarakallah keep going sister thank you so mach
@Dajiyaaxmed-zd8hn
@Dajiyaaxmed-zd8hn 6 месяцев назад
10:29 10:30 10:32
@user-hb6ij7ep6t
@user-hb6ij7ep6t 7 месяцев назад
شكرا حبيبتي ❤❤❤❤❤👍👍👍👍
@khadraali8373
@khadraali8373 7 месяцев назад
Marwaxo Mahadsanid markale
@intesarhersi1801
@intesarhersi1801 7 месяцев назад
Mashallah tabark Rahman sister keep going . Well-dan 🎉❤🙏🤲😘
@user-yf6fr8uz8r
@user-yf6fr8uz8r 7 месяцев назад
guuleyso fariid xamdi ❤❤ Allaha ha ku xafiido xbbty nolow intii nolol jiirto
@hodansaalax5049
@hodansaalax5049 7 месяцев назад
Wax badan kaa faiday xppti Shukran alle haku barakeeyo caqliga iyo caafimaadkaba.❤😊
@user-rj2pu4ip2g
@user-rj2pu4ip2g 7 месяцев назад
Masha Allah allahumma barik marawaxo quuruux Ilahay haa kuu xifdiyo adigaa iyo caruutada iyo zawjaaga naag iskuu kalson allahumma barik
@nasramohamed5904
@nasramohamed5904 7 месяцев назад
Kheyr badan Allaha ku siiyo abaayo Hamdi, baraarujiso, guubaabiso, dhiiro galiso iyo wax ka badan oo fiican kula taliso umadan Soomaaliyeed oo madacmxa adag baa tahay. Abaayo JizakaAllah kheyran adiga iyo ninkaaga caruurtaada Allaha idin xifdiyo oo idin dhawro. Sanadkan iyo sanado badanba kheyr baan Rabi karajeynaynaa, in shaa Allah.
@nasteexoaadankaarshe1107
@nasteexoaadankaarshe1107 7 месяцев назад
Masha alah
@user-yk7jp2qf2m
@user-yk7jp2qf2m 6 месяцев назад
Maasha alllh
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 6 месяцев назад
aleylehe runbadanaa.ilEEEnEEEy
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 7 месяцев назад
Xaqiiqo waye qofka dhibshega badan maficno Hamda mansh allah ❤❤❤❤❤❤
@FarhialuckyChannel9810
@FarhialuckyChannel9810 7 месяцев назад
Mnshallah abaayo ku taagera ❤
@user-tm4yc6ci8y
@user-tm4yc6ci8y 7 месяцев назад
Quen kunkii ugu danbeeyay shan tell ayaan ka saaray horey u soco❤❤🎉
@ramla8285
@ramla8285 7 месяцев назад
MashaAlaah noken yanyurta 100k waan buxineyna Insha Allaah❤ Oslo
@SabnaSalaad
@SabnaSalaad 7 месяцев назад
Wa sax xamid m.a alle haku dhowro❤
@user-hk7vj4qb4s
@user-hk7vj4qb4s 7 месяцев назад
Xbbti xamda kujecliyaa ❤❤❤❤❤❤
@user-zj7nj7vy4b
@user-zj7nj7vy4b 7 месяцев назад
boqorada hore u so co ❤❤❤❤❤❤
@happyali5541
@happyali5541 6 месяцев назад
Xamdiyey pls labiska nagaso dhis from uk❤
@nasteexonuur8339
@nasteexonuur8339 7 месяцев назад
Noso badi qali❤
@user-ly7tb9gs5t
@user-ly7tb9gs5t 7 месяцев назад
Yaanyuuta waa la xanaanaysankaraa Wayna naxariis badan tahay Balse nabigu scw wuu diiday inaad gado ama gadato Waa inaad heshaa qof ku siiya taas aan wada ogaano
@rahmaabdilkadirmohamed8515
@rahmaabdilkadirmohamed8515 7 месяцев назад
Hamda l❤❤❤
@nimcoomardirie4688
@nimcoomardirie4688 7 месяцев назад
Hamda dhiirigalisadeena ❤
@salmajaamac9034
@salmajaamac9034 7 месяцев назад
Mayaaaaa hano casumin anaga nacasun
@fatxiya8881
@fatxiya8881 7 месяцев назад
Xamdiyey qurux bdn wllhi abayo fargalk wadadto ayn ka hely msh allh
@yuuuuga1
@yuuuuga1 7 месяцев назад
Mahad sanid qalbi ❤
@manoqaali
@manoqaali 7 месяцев назад
Xamadey abyo sand kan inaa gursado i qorshesan hadana wis waas baas ba qalbiga iga so galayo amu qofkan ku xumeya amu qof xun noqda marka maxa talo ahan isin lahed abyo channel kada aad udawada mahdsanid❤
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 7 месяцев назад
Yaayuurta hadiyad dooli ban uhayaa
@awomohamoud
@awomohamoud 7 месяцев назад
Wlhy kula mid ayan ahey wll suuqa maxan kasoo faidaya marka hore ayan ka fikira süper marketka markan tagayo waxan soo iibsanayo wan sii qorta
@sacdiyoabdullahi7028
@sacdiyoabdullahi7028 7 месяцев назад
Asc xamda abayo khayr badan allahaku ku barakeeyo wanofaa iideysay abayo abayo waxa nabartaa hataa taqanid YouTubka seda luqada adoo guriga jooga sena jadwalka wax Barasho loo samaystaa tedakale waxaad tiri barnaamij hore markad adid sarirta nafdadu makunahdaa telefooonka firso se leska jarikaraa abayo mcn
@Susana-iw8wy
@Susana-iw8wy 7 месяцев назад
Manshalh ❤❤
@usernimco
@usernimco 7 месяцев назад
Walahi mido ila dhaaltey cunged hadu dhaco ido ooyneysa isowacee. Maalin walbo calancal lee ku jirey qof dhusey qof dhacey wey iiweererisey
@HappyJumpRope-no8bs
@HappyJumpRope-no8bs 7 месяцев назад
Yad usheege marka wax kuqabsomee interesse uhaaya war badni lee
@83587
@83587 7 месяцев назад
Marawaxadoy Ilaahey hatad taqaan yaayuur meeshaan hakeenin
@yuuuuga1
@yuuuuga1 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@user-fz6lm9yu4w
@user-fz6lm9yu4w 7 месяцев назад
Adkada qali niclihi igu dhex jiry ayan kaga taqalusay inad aniga iga dhex hadlaysid ayan modaya afkaga cano qabow lagu qabay❤
@hodaniishamohamed1969
@hodaniishamohamed1969 7 месяцев назад
Hamdiyey hooyadeya kusalameso gbdhan iska bara dhahy marawaxa ladhaha waa macalimadene😂❤
@Asiaherse
@Asiaherse 7 месяцев назад
Soo casuum❤😂😂😂😂😂
@fartuunabdirahman3079
@fartuunabdirahman3079 7 месяцев назад
Naa marwaxo ani sheekadada wakuheysta dhiiri galinta noso badi nagada waxyalaha kle 😂
@iqrocalicabdicalicabdi2910
@iqrocalicabdicalicabdi2910 7 месяцев назад
Barnaamijka dhaqalaha kaso hadal xamdi
@user-ud5sx8pu9r
@user-ud5sx8pu9r 7 месяцев назад
Noo cazuum yanyuurta wixii ayagana soo aruusada xa kaa galy aqligooda sidaa u shaqeyee
@user-ki8mn4xp1j
@user-ki8mn4xp1j 7 месяцев назад
mahd sanid abayo
@miss.hindiyo
@miss.hindiyo 7 месяцев назад
Soo casuum
@maryamamaryama-hp6ip
@maryamamaryama-hp6ip 7 месяцев назад
Yaanyuunta ani gurigeyga hqlugu soocasuumo dooliga adunka uhayaa😂
@aayaabdirashid3560
@aayaabdirashid3560 7 месяцев назад
Haaaaa Casum😂😂
@user-bi7yf6dy5s
@user-bi7yf6dy5s 7 месяцев назад
Hhhhhhhh noo keen
@user-vf1hg3yp9o
@user-vf1hg3yp9o 7 месяцев назад
Hhhh haaaye keeen
@AyaanAbdikadir-xg9to
@AyaanAbdikadir-xg9to 7 месяцев назад
Nookeen haaye bisada
@nawaalaxmad3252
@nawaalaxmad3252 7 месяцев назад
Mala yacniga nkala kortag dheh yaanyuur maxa ka dhageysane wa malintan chanelkada nici ladhahsy
@sahrayar6134
@sahrayar6134 7 месяцев назад
codkaaga aadbuu ugabayahay abaayo
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz 7 месяцев назад
No
@user-jd5zn8hf4e
@user-jd5zn8hf4e 6 месяцев назад
Bisadii meeday😂
@fartunabdullahi1486
@fartunabdullahi1486 7 месяцев назад
Ilaa hada nooma sheegin kamahadlin mowduuca kusoo qortay waxa ku qabsoomay iyo waxa ku qorsheysan sister 😂
@asmaaosman9810
@asmaaosman9810 7 месяцев назад
yanyur cidas ocidaas walle waqosol
@ramlaismail7516
@ramlaismail7516 7 месяцев назад
Haa soo casuum 😂😂
@lamiahassan887
@lamiahassan887 7 месяцев назад
Yaanyuurta noosoo casuun hamday 🤣
@muhiimasheikh3915
@muhiimasheikh3915 7 месяцев назад
Marwaxo channel ka noogusooqor noh 😂😅
@AsmaAbdi-np1eu
@AsmaAbdi-np1eu 7 месяцев назад
zoo casuum😂
@sahromohamed9198
@sahromohamed9198 7 месяцев назад
Hamday aniga ila soo tali buufis ihaayo hooyana waxay ileedahay iskuulka dhameyso
@yuuuuga1
@yuuuuga1 7 месяцев назад
Hooyo maqal hadalkeda qalbi wax barashada Meel kasta waa kugo anface
@ayaancagafeey
@ayaancagafeey 7 месяцев назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-E5jv0hYNuWA.htmlsi=DR6GXhs9Cpglo8Mb NAAGTAAN SAAN WAA DHANKEEDA 😳😳😳
@Navaaabdi
@Navaaabdi 7 месяцев назад
Muqalka wirig wirig mo dhahyah mise ana umaleyo indhaha igu wareray be
@ummumucaad8882
@ummumucaad8882 7 месяцев назад
Wankula arkayaa
@seynabciise2035
@seynabciise2035 7 месяцев назад
Alx xamdi malinta channel keda kuso biiray iyo manra wax bdn ayaa igu kordhay
@Upahiita
@Upahiita 7 месяцев назад
Abayo snapka maxaa kuugu qoran ❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 7 месяцев назад
Xamdi2000
@nfarah3318
@nfarah3318 7 месяцев назад
No thank you no!!!!!!!
@Inner_You
@Inner_You 7 месяцев назад
😂😂😂😂
@nasramohamed5904
@nasramohamed5904 7 месяцев назад
Luqada sida saxda ah hadaadan u qori karin ha soo qorin. Let me correct you how to write, it’s thank you but no thank you!!! Hamdi runta ayeey idiin sheegeysaa ee xumaanta iyo xasadka dhaafa waxaa tahayba qofyahow.
@maryamabdishakur1964
@maryamabdishakur1964 7 месяцев назад
😂😂❤
@user-zj7nj7vy4b
@user-zj7nj7vy4b 7 месяцев назад
Abyao sua'al maku weydin kara
@Warsansiman1234
@Warsansiman1234 7 месяцев назад
Habo mad iga qabatid what's app ka Dan ba ka laaha Wana kugu so dale😢
@iqrocalicabdicalicabdi2910
@iqrocalicabdicalicabdi2910 7 месяцев назад
Wa sidaas abyo mana so jwabto mana qbato ana horey ugu Daley
@yuuuuga1
@yuuuuga1 7 месяцев назад
Magacada maxaa waye kuma arag habo mcn sorry
@Warsansiman1234
@Warsansiman1234 7 месяцев назад
​​@@yuuuuga1magaceyga wa jamila number Somali wye Habo igma qabanesid wllhi muhim baana ku aha😢
@fatxifarta9964
@fatxifarta9964 7 месяцев назад
Mayooy hanaoo casumin 😂😂
@Xafso25
@Xafso25 7 месяцев назад
xamdiyay gurcel baan jooga saddex yanyurood ayaa ii joogta norwey imasa ayaay ka joogtaa😂😂😂
@FartuunIbrahim-xc7lo
@FartuunIbrahim-xc7lo 7 месяцев назад
Kkkkk Habadi waa 500 dolar
@Xafso25
@Xafso25 7 месяцев назад
@@FartuunIbrahim-xc7lo waan soo dhoofinayaa 🤣🤣🤣
@Deqoliban2023-xe1yj
@Deqoliban2023-xe1yj 7 месяцев назад
No no no
@MumtaazMumtaaz-vy6hu
@MumtaazMumtaaz-vy6hu 7 месяцев назад
Qalpi runti wn kugu dayda wxn jeclahy in aan mr wlpo kugu deydo
@kafiaahmed3724
@kafiaahmed3724 7 месяцев назад
waxaad noo sheegtay waano,laakii waxaad qabsatay iyo waxa kuu qorshaysan, soomaba aad hadalqaadi. waajibaysantahay sida lagaa dareemaayo muuqaal kuhadalkaa kugu cusub.
@yuuuuga1
@yuuuuga1 7 месяцев назад
Sas waaye xabibti waxa dhan igu cusub.
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 7 месяцев назад
​@@yuuuuga1 Waa dhaqan aad u xun ciwaanka beenta ah oo aadna ka hadlin meeshana kuu saaran
Далее
MARABTA INAAD DHAQALE SAMEYSID KUGO FILAN BARI ?
9:25
QADADA KADIB MAXA QABATY MANTA YAA ILA QABIILA
15:08
SOMALIYEY DIGNIN ISKA JIRA #my_rajo
10:32
Просмотров 32 тыс.
DHAQALAHA WAA QURUXDA QOFKA
13:59
Просмотров 24 тыс.
CODGISI DADKA . HOYADA GULEYSAN KARTA PRT 2
25:03
Просмотров 43 тыс.