Тёмный

NOLOSHA WAA DIYAAR GAROOWGA 2DA DAAR! 

Aaramoow
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 3,9 тыс.
50% 1

#aaramoow

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 17 дней назад
Wcs masha Allah waan idin salaaney Allah ha idin xafido Aamiin, masha Allah macraaj habo Allah ha ku xafido 🤲 waalidiinteena Allah ha u naxariisto khabriga Allah ha u waasiciyo janada Allah ha ugu bishaareeyo Aamiin, masha Allah caafimaad ku cuna mahadsanid !
@aaramoow
@aaramoow 17 дней назад
Mahadsanid walaal Aamina aamiin Allaha u naxariisto waalideenteena, waan kuasalaamayaa walaal!
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 17 дней назад
​@@aaramoow Naciima waxaan ku soo weydiiye eczema maxaa u fiican
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 17 дней назад
Shukran jimco wanaagsan waan idika khaadaney waqati aad u adag ayaan ku jirnaa Allah ha na xafido Aamiin, mahadsanid !
@duniyakordahab
@duniyakordahab 16 дней назад
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw صل الله عليه وسلم
@ayanahmed-n5v
@ayanahmed-n5v 17 дней назад
❤😊❤ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظها
@Farhia_ali
@Farhia_ali 17 дней назад
Maasha. Alaah❤
@UmmuAyoush26
@UmmuAyoush26 16 дней назад
qofkii rabo intuu ka dalbana nala so wadaag abaayo
@ismahaanmaxamed8535
@ismahaanmaxamed8535 17 дней назад
Wcs niciima qalitey habo muqaladada wan ku raxastaa walhi qalbigay daejiyaan beesha quruxdada Ilahay hidin barkeeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Adllah_B1
@Adllah_B1 15 дней назад
ما شاء الله ما شاء الله بالعافيه الصحه الصحه والعافيه ان شاء الله يا رب
@talaseyabdi3503
@talaseyabdi3503 17 дней назад
Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@renaadruun940
@renaadruun940 17 дней назад
❤❤❤❤❤❤ ماشاء الله لا قوة الا بالله
@AsmaFiican
@AsmaFiican 16 дней назад
Wcs nacimo malmahan wan iska mashqulay safar igu jiray iso duceey
@maryanahmed378
@maryanahmed378 16 дней назад
wcs abaayo mcn jazakallaah kheyr allaah ha idin xifdiyo allaahuma amiiiiiin
@hibaabdullahi9547
@hibaabdullahi9547 17 дней назад
Allahuma barik ❤
@naimaahmed423
@naimaahmed423 16 дней назад
❤❤❤
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 16 дней назад
Masha allha aamiin abayo
@saliimaabdi6356
@saliimaabdi6356 16 дней назад
Asc wr wb, walaal Naciima talo waxaan kugu darsan lahaa malabka qaadada birta ka dhaaf qaado geed eh geliya birta waa ey dileysaa caafimaadkii laga heli lahaa hadii aad heleysid qaado geed eh hala geliyo waa sida biyaha roobka oo hadii weel ay ku dhacaan miniraalkiisa dilmaayo koleey adiga wax waad baartaa ee baar si aad u ogaatid macasalamo . Walaal ku jecel.
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 17 дней назад
Abayo waaku salaamay naciimooy wlashay qaaliya adiga iyo family dhamaantiin muraad baa leeyahay isoo duceeya adiga iyo asxaabtaada
@aaramoow
@aaramoow 17 дней назад
Walaal Allaha umuurahaada iyo danta aad leedahay oo danbi leheen Allaha kuu sahlo!
@khadhragabow2822
@khadhragabow2822 16 дней назад
Thanks🎉
@luulyusuf2419
@luulyusuf2419 17 дней назад
Ilaah ha kuu sahlo amuurta
@muslimohh1001
@muslimohh1001 17 дней назад
Mansha Allah ❤
@aminanasrafarah6093
@aminanasrafarah6093 17 дней назад
Maasha allaah baaraka laah fiikum
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 17 дней назад
Manshaallah nacimo waa idin sallamay rer Aaramow nimco nimca lagu daray alah idin barakeyo walaashay manshaallah😍
@aaramoow
@aaramoow 17 дней назад
Mahadsanid walaal!
@bostejoali3717
@bostejoali3717 17 дней назад
Mashallah jasaakumullah qeer sister ❤🎉🎉❤
@FatumaDj
@FatumaDj 17 дней назад
Aamiin yaa Allah
Далее
KHABOOW AYAAN KA KALA CARARNAY!
15:51
Просмотров 1,6 тыс.
MY ROUTINE JADWALKEYGA MAALMEED❤️🙋‍♀️
14:37
Офицер, я всё объясню
01:00
Просмотров 4 млн
Шоколадная девочка
00:23
Просмотров 129 тыс.
SIDAAN AYAAN U KEEDSANAA TUFAAXA!
16:01
Просмотров 4,2 тыс.
CANJEERO IYO DUQAD SIDAAN CAMAL TIJAABI MACAANKA!
13:01
DRIVING LICENSE AYAAN SOO QAATAY! WAAAAW!
16:46
Просмотров 12 тыс.
Routingka Subaxdii Iyo Quraacda Xaajiga Kabax
8:24
Просмотров 68 тыс.
AARAN ADIGOO HELI KARA ABAAR MAXAAD UDOORANEEYSAA??
10:53
Офицер, я всё объясню
01:00
Просмотров 4 млн