Тёмный

qasqaska huurada aa sugeeseen 

Zacki & Amal
Подписаться 242 тыс.
Просмотров 114 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

29 май 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 326   
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 года назад
Qof kasto akhriya commentyga janada inoo balana 😍 like ha ila dhafin
@mumtazey2284
@mumtazey2284 3 года назад
Inshaa alllh ❤️ amiiiiiin
@cambaroxuseen6907
@cambaroxuseen6907 3 года назад
@@mumtazey2284 LOU 09
@queenxayaati9503
@queenxayaati9503 3 года назад
InshaAllah🥰❤💫
@hooyohalima1191
@hooyohalima1191 3 года назад
Aamiin
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 года назад
Soon 200k subs Congrets
@shadiaabdi4341
@shadiaabdi4341 3 года назад
MashaAllah allabtan waa isku darsana. Tack för tipset qaali.
@ashaqaar7330
@ashaqaar7330 3 года назад
Waa kuu soo sheegaa walaashiis Insha-ALAAH 👌🥰❣️❣️💕💕💕
@king...3695
@king...3695 3 года назад
Wll ku sali nabiga scw.
@king...3695
@king...3695 3 года назад
Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey.
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 года назад
SALALAAH CALAYH WASALAM
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 3 года назад
SCW SCW SCW❤️❤️❤️💯
@nashaadnuurka4857
@nashaadnuurka4857 3 года назад
Scw Scw Scw Scw
@Samiaahmed554yu
@Samiaahmed554yu 3 года назад
Mashaallah abayo illahey amarkis waiskajeclahay love you 🥰🥰🥰
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 года назад
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕
@miraneisse7801
@miraneisse7801 3 года назад
Thank you Amal qurux 💕
@hawahajji3583
@hawahajji3583 3 года назад
Waa naga walosaayee maalin hore haruuda noshegatay Mantana carena no shegosaa Carenkana nala sher gare Habibi
@raxmaxasan8198
@raxmaxasan8198 3 года назад
Thnks wllo amal allaha ku barakeeyo adi iyo family gaagaba
@buuxyare1814
@buuxyare1814 3 года назад
first one comment malinti hore ana u horeeyaya
@mariammumin5229
@mariammumin5229 3 года назад
Masha allah
@ayaangeelsugestyle4294
@ayaangeelsugestyle4294 3 года назад
Mashaa Allah horey usoco qaali gacantada illaah hakuu barakeeyo
@anabosman7722
@anabosman7722 3 года назад
Masha allaha keep going walashey mcn
@ayaannamohamed492
@ayaannamohamed492 3 года назад
Waa ikanaa amal jelle🔥🔥🔥🔥
@umofaduma7708
@umofaduma7708 3 года назад
Wabarobaynayaa mahdsanid amal qali
@aishamohamad2052
@aishamohamad2052 3 года назад
Ala qof ka ugu horeye naqday Ala😘😘😘😘 I love you
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 года назад
Maasha alaah abaayo mahadanid maalin WANAAGSAN
@asmaadem1576
@asmaadem1576 3 года назад
Simple weye Alabtan Thnk U ♥️👑
@sagaleeyamoh7198
@sagaleeyamoh7198 3 года назад
Inantaa amaal wa inan qalbi wangsan ilahayba sharaf u dhameeyey hore usoco sistareey ❤️❤️❤️❤️
@nazriindhalat8696
@nazriindhalat8696 3 года назад
Wcs amaaley shukran mcney Noloshaada ku raaxeyso
@axmednajiib2766
@axmednajiib2766 3 года назад
Abaayo hormar wcn wlh waaxiseyaa fidiyadaada
@sarahadam9574
@sarahadam9574 3 года назад
Mashaa Allah mahadsanid
@drayuush3624
@drayuush3624 3 года назад
Waw shukran xbbti ❤
@aayataxmedaii295
@aayataxmedaii295 3 года назад
Thanks xabbtii sida aad nootix galisay xabbtii Allah raali hakaa noqdo aqiro iyo aduunka
@maryanxussien8460
@maryanxussien8460 3 года назад
Jizakallahu kheyraa abayo
@cheeryahlaam2995
@cheeryahlaam2995 3 года назад
Masha Allah sis may Allah bless you and your family
@muna5140
@muna5140 3 года назад
Mash Allah tabaraka Allah amal cadey
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 года назад
Mashallah albtaan way shidantay I'm shur lkn grasalinka wajiga la dayso abaayo haara laga qaada ku badalo Nivea cream gerasaliinka wajiga looguma talo galin
@basroabdi511
@basroabdi511 3 года назад
Mahadsanid abayo
@aishahussein2072
@aishahussein2072 3 года назад
Glysolid wajiga uma fcnaa habibti because it has sugar haaro ayuu wajiga uyeela😍 shea butter kubadalo its very nice wajiga iyo jir kaba dheeh ayuu uyeela 💕💕💕💕
@umumanaal8557
@umumanaal8557 3 года назад
Shea butter maxa laga wadaa abayo cream miyaa subag caadi ah waaye
@aishahussein2072
@aishahussein2072 3 года назад
@@umumanaal8557 macanto subag cml waaye maqar ka loogu talagalay dheeh ayuu siiya timaha xataa wuu jilciyaa quruxna wuuka dhigaa. Dukamada organic ga oo alabaha dabiiciga lagu gado ayaa laga helaa
@quenalbrko3545
@quenalbrko3545 3 года назад
Wlhi aaad aa ugu hellay shukrn amalley mcny ❤❤❤❤
@niciimcumar2326
@niciimcumar2326 3 года назад
Walashy amaal ku jeclahy wana ku tagrreda🥰🥰❤
@feisalabdulahi2820
@feisalabdulahi2820 3 года назад
Wll ku sali nabig scw
@munaali271
@munaali271 3 года назад
Masha allaah
@saarasabriye2106
@saarasabriye2106 3 года назад
Ina Adeer Thnkz♥️🥰Frm USA Afaarahaan Waaba U Baahnaaa
@fadimomuse2959
@fadimomuse2959 3 года назад
Maasha Allaah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@fahmaabdiahmethhiilhableed8612
@fahmaabdiahmethhiilhableed8612 3 года назад
Mansha Allah xabti aadba umahdsanthy 🙏❤❤❤
@azmaarmysomalia3552
@azmaarmysomalia3552 3 года назад
M.a abyo keep going
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 3 года назад
Masha.allah
@khadraomar6366
@khadraomar6366 3 года назад
Masha Allah Amal qali alle haku xafido sis
@zouhour89fahiyehhoussein33
@zouhour89fahiyehhoussein33 3 года назад
J adore curcuma bravo amal that is very important every woman thanks walal
@hodanhappychannel9771
@hodanhappychannel9771 3 года назад
Abayo waan ku jclhy.Wxn kacod sanlaha. Wx yar oo shobin. Oon.xaga ugabahana.Abayo Adoo rali ah waa cod si ♥️♥️♥️♥️💋💋
@hodanhappychannel9771
@hodanhappychannel9771 3 года назад
Jwb
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 3 года назад
Wlhi aniga hada sas ah qoortii cadeed madow i noqoty Sagaal biloos ahy ii so duceya wllhy in uu ilhy i nbd keno aniga iyo inta is wado oo dhan ilhy hnooo fududeyo insha alllsh 💖💝💖
@hooyohalima1191
@hooyohalima1191 3 года назад
Ilaaahay hakuu fududeeyo
@umusalamasharaf6380
@umusalamasharaf6380 3 года назад
Aaamin aamin yaarabi
@queenlailalucky2239
@queenlailalucky2239 3 года назад
Ale haku fududeyo
@umusalamasharaf6380
@umusalamasharaf6380 3 года назад
@@queenlailalucky2239 aaamin qaali cabsida kula qabaa ani xitaa fuley iska ahy hhh
@shaymaamucalim2884
@shaymaamucalim2884 3 года назад
Amaal quruxay Abayo qaaliah igu sharaf Onosheeg kareemada Aad isticmaasho Abayo hanaga qarin 🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️👍👍👍👍😁
@koosibraahim7654
@koosibraahim7654 3 года назад
Masha allah abaayo
@ziagold908
@ziagold908 3 года назад
Habo macan video gan wan sugayeyba
@awoqali4151
@awoqali4151 3 года назад
Thnks sis marka laqaso waxad mooda creamki scrubka aha woow wajigeygu wlhy ila shaley wan nuuraya cajib weyn walee
@nimconashaad1225
@nimconashaad1225 3 года назад
qofta kaliya aan ku daydo wiilka habaryata u ahay ii dhungo xabiibti horey usoco
@shukriahmad5075
@shukriahmad5075 3 года назад
Masha allah waaw
@istel3283
@istel3283 3 года назад
Masha allaha 🙏❤igu halee abaayo🙏❤jazkumalah qeyr sis🙏❤I will also let you know the result or the feedback insha allaha🙏❤
@safakhaireh315
@safakhaireh315 3 года назад
Mâcha allh abaayo mcn
@leylaabdullaahi4142
@leylaabdullaahi4142 3 года назад
Creamka noo soo geli
@sabnahaji2389
@sabnahaji2389 3 года назад
Thnks xbbt 💖👑
@oldschool9316
@oldschool9316 3 года назад
Sakariye majoogee Hablòow iska daawada majaajilaystahayga zakariye dareen ba naga maqane
@hibomohamed469
@hibomohamed469 3 года назад
Hhh sas wye afaraheena wye
@oumahawa6414
@oumahawa6414 3 года назад
Thank you habibti
@queenkifax3328
@queenkifax3328 3 года назад
Mahadsanit xabibty🥰
@hibokamil6531
@hibokamil6531 3 года назад
Mahadsaniid wll
@israidil428
@israidil428 3 года назад
Caleentu Mata shaaha caadigaabaa
@muscapgold6
@muscapgold6 3 года назад
Amal&zack Miss you so much
@ariifhome
@ariifhome 3 года назад
Waakahelay
@fartunibrahim4133
@fartunibrahim4133 3 года назад
asc abaayo haye waa soo tijaabina caleen waligey ma isticmalin laakin waa qish samesan insha allah thank you mcnto
@nawalbiixi7555
@nawalbiixi7555 3 года назад
Inta igah danbeyah👍👍
@fadnanoor5121
@fadnanoor5121 3 года назад
Mashacala
@fadumomohammed5615
@fadumomohammed5615 3 года назад
Mashaalah aayo
@umu.1234
@umu.1234 3 года назад
Thanks alit
@ilhanosman9411
@ilhanosman9411 3 года назад
Shukrn abyo mcn 🥰
@fatimaismail4956
@fatimaismail4956 3 года назад
Sobadi quruxey🥰
@cumaryasmin107
@cumaryasmin107 3 года назад
🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️
@farhiyonoornageye1558
@farhiyonoornageye1558 3 года назад
Asc amaal cream soo gali huuno
@najmaabdirashid3227
@najmaabdirashid3227 3 года назад
❤️❤️❤️❤️❤️
@iidoahmed3959
@iidoahmed3959 3 года назад
Waa huruud ee huuro maaha
@simansitaaraa722
@simansitaaraa722 3 года назад
Timaha wax noo bixiyo kasoo hadal abayo❤
@aishoahmedmohed9318
@aishoahmedmohed9318 3 года назад
Abaayo calenta cadigamiyaa calentamarsate
@umumaajidmaajid6080
@umumaajidmaajid6080 3 года назад
Haa waa calenta shaaha mida lipton ah waayo
@yaxyemoha9747
@yaxyemoha9747 3 года назад
Amaley cinwaanka iga sax huurada maxa waaye im first yaa🤣🤣😂😂
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 года назад
Huruud bay kawada kkk
@halimoosman9528
@halimoosman9528 3 года назад
Thanks xbti amaley cream kana nala so wadag sida aad iskugu qas qasatay thanks 😘❤
@princeinaali7832
@princeinaali7832 3 года назад
Msha allh aniga ayaa soo qori rabay kareenka nala wadaag
@maymunabintu1389
@maymunabintu1389 3 года назад
Waaa samysta wlhi amaleey wa kaalay iska arag wliba aniga waxan jcelhy wkhtigan aan hada jono ee summer ka ma isticmalo wx chemical ah waku naasibe Hadala qbsto
@nimcoali360
@nimcoali360 2 года назад
Abyo galsalinka wajiga mlmarinkaraa
@maymunabintu1389
@maymunabintu1389 2 года назад
@@nimcoali360 wlshy wlhi garan mayo balse wa jiran dad marsada aniga se ma isticmala isaga dhaan wacan ku darsada baby loshinka caruurta wxna uma dhimo
@saamiyasuufi5790
@saamiyasuufi5790 3 года назад
Amal xbbtii❤❤❤❤
@samsamcali3834
@samsamcali3834 3 года назад
Ameeley wlh daacad usugaaye mahad sanid
@anisomohamed7921
@anisomohamed7921 3 года назад
mahadsanid xabiibti. kareemka isku qas qastay nooso sheeg plz
@abdullahiahmedisse
@abdullahiahmedisse 3 года назад
Qas qas😂😂
@abdimohamoud-safwaan1859
@abdimohamoud-safwaan1859 3 года назад
Wlo calentu ma ta shaxa mise waa qasiilka
@fadumoali2687
@fadumoali2687 3 года назад
Xbbti amal caleenta nafaham siii adigow rali ah
@zeynabseid532
@zeynabseid532 3 года назад
Mahad sanid waan sugeenay wan sameesaneenaa
@alnadafonusimaan6532
@alnadafonusimaan6532 3 года назад
Shukran quruxey
@ayaanyusuf6792
@ayaanyusuf6792 3 года назад
Waxa aad dahabi dahabi isaga dhigtey Ma sheegin sirtu waa dhadhanka abayo
@yssirabdi6864
@yssirabdi6864 3 года назад
♥️♥️👍
@kefyuusuf463
@kefyuusuf463 3 года назад
Caleen shaah miyaa walal
@nimconashaad1225
@nimconashaad1225 3 года назад
ilma adeerayaalow amaleey 200 aan gaarsiino bilaa caleyk
@khadrasharif3633
@khadrasharif3633 3 года назад
It is green ear Or normal tea sister
@munamohamed7181
@munamohamed7181 3 года назад
Asc wllo amal seethy adi iyo qoskaga wllo suaalshaydu waxaytahay garesalin sidee wajiga loo marsankaraa
@anfachassan9462
@anfachassan9462 3 года назад
Creamka noosoo gali xppti thanks
@ashaqaar7330
@ashaqaar7330 3 года назад
Amal jabiiba yaah
@safaosman1220
@safaosman1220 3 года назад
Yoogar iso macneya plz from Djibouti ma fahmine
@queenaraweelo6322
@queenaraweelo6322 3 года назад
Amaleyy Creamka abaayo noosoo gali please 🥺
@amiishadirie1947
@amiishadirie1947 3 года назад
❤️❤️❤️❤️😘😘👭
@hibocabdi5659
@hibocabdi5659 2 года назад
Inaa reer magal iska dhigto eheed oo ad sawirka cadeenta nala wadaagto maba aragnee cadeenta
@faatimaqueenfaatimaqueen2203
@faatimaqueenfaatimaqueen2203 3 года назад
Thank you xbbty💋❤❤❤🔥👈
@eman123muhaba
@eman123muhaba 3 года назад
I don't understand can u speak English or Arabic please love ur video from Ethiopia 🇪🇹🇪🇹
@Malyuunxaashi
@Malyuunxaashi 3 года назад
Wa qoslay crèamka caadi ma ahn 😂😂
@foshassan2780
@foshassan2780 3 года назад
What kind of tea bag do you use
@meyma_beauty
@meyma_beauty 3 года назад
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.
Далее
Routine sheeko iyo qosolkisa wato
11:40
Просмотров 164 тыс.
Телеграмм-Колян Карелия
00:14
Просмотров 126 тыс.
ramadan cunto karis
10:17
Просмотров 81 тыс.
የነጭ ሽንኩርት ውህድ
12:55
Просмотров 285 тыс.
Vlogg & macmacan kale
19:53
Просмотров 223 тыс.
Routine nigit qosolkisa wato
19:59
Просмотров 137 тыс.
Alxmdulilah wuxu Allah nasiyey❤️???
18:53
Просмотров 220 тыс.
Xajigeyga iyo walashe ya si fican i yaqan challenge
11:43
Самый милый крокодил
0:17
Просмотров 3,1 млн
помолодела получается 🤣
0:12
Просмотров 1,8 млн
How is it possible? 😅 #behindthescenes? #vfx
0:19
🤣МАЛО КУПИТЬ ЛОШАДЬ
0:18
Просмотров 4,8 млн