Тёмный

Qorshe Xasan Sheekh Iyo Geelle Ku Weerarayaan Somaliland Oo La Fashiliyey Iyo Xogta Cusub 

Arabsiyo News
Подписаться 161 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Qorshe Geelle Iyo Xasan Sheekh Ku Weerarayen Somaliland Oo La Fashiliyey Iyo Xogta Cusub
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Опубликовано:

 

27 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 23   
@Hooda36
@Hooda36 День назад
Masha'Allaah gudoomiye faysal cali waraabe Allah haku xiftiyo guul iyo goba nimo Soomaaliland❤🎉❤🎉❤
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy 2 дня назад
Maasha Allaah mujaahid Faysal caqliga Allah hakuudaayo
@AhmedIsmail-eg3ov
@AhmedIsmail-eg3ov 2 дня назад
#Excellency President Bihi waa Madaxweyne ka run sheegay difaaca Qarankan maxaa inoo diiday in aynu la walaaloowno Canfarta oo Hargaysa xafiis uga furno waa inoo muhiim in Dawlada lala shaqeeyo gaar ahaan Laamaha #Amniga #Alle ha jabiyo cid kasta oo cadaw ku ah J.S.L. 🦅🦁
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 2 дня назад
guul qaranka somaaliland
@rodag7831
@rodag7831 2 дня назад
Somaliland made it clear to international parties in 2012 that it is not part of a Federal Somalia that is clear. We will not accept our countries Independence to be compromised regardless of any threats external or otherwise. The attempted coup has been exposed by the Somalilanders.
@aminaali6892
@aminaali6892 2 дня назад
Masha allaah alla gudomiye faysaal gobsana awoowe shiikh sixaaq uu ku banaan yahay waa dhashisi aan fasaqbiin maa imaanla imanka qajaha jooga lakala teg orodse maha masha allaah golaayso gudomiye 👍👌🏆🏆🏆✅✅✅ koob sharafeed
@osmanabdulahi3474
@osmanabdulahi3474 2 дня назад
En Faysal waa siyaaga keli ee aan dhaysto
@osmanabdulahi3474
@osmanabdulahi3474 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-rt8hv6wv7e
@user-rt8hv6wv7e 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤qorsho hooda allah uma rumeynayo insh allah wayo xaq iiyo xoolo midna naguma lahan waxay nagu hastaan waa bardaro cadaan ah kuma faa iidayan insh allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@basragalinle4069
@basragalinle4069 2 дня назад
Djibouti imisa sanadood ayeyo maxabis tedi u so dhacsan kari wawey Ilahayo ka yar igahay oo ka weeyn igu soda shacabka ha galafan Somali waxan lenahay tisaba daryela tukale ku the xasan xabalo qode caqligu kuma shaqaynayo hota naso 6 bilood Mouse ayad ku daba xiqday manta wad hasten waxad tidhahden idinma bahnin masha Allah imikad wax garaten anugu 33 sano ayan idinka matahay dad jara an ahano samir iyo imaan Allah ha idinka siyo Somaliland
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 дня назад
ILLAHOW RAABOW ADIIGA QAADERA RAXMANE WAXA BAA KAA MAA SIIDNE GUURGURTO IYO GEELE MASIIBO EEYE KUU MASHQUULYAN GUURYAHODA UU DABA MAARYE
@shamisqalinle5135
@shamisqalinle5135 2 дня назад
Geela kaxun grurte waa labo eeye ❌
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 2 дня назад
Faysal cali warabe waa madaxwayenaha muustgbaalka ee dalkan somaliland guul iyo goobanimo somaliland insha allah ❤❤❤🎉🎉🎉 wadani baa ina baa biiyay oo doonaya in ay lacag dalkan iyo dadkan ku iibsadan oo ay koonfuur inagu xiidhan waa xiirse ka dalka babi iyay
@marwoali6189
@marwoali6189 2 дня назад
Afkaa dhulka loo Dari 1988 Come back miyaa?
@housseindjibril3618
@housseindjibril3618 2 дня назад
HORE AYAAN U IDHI AQOONSIGA JAMHUURIYADA WAXAA DIB U DHIGAY LABA WAJIILAYNTA KUWA SHEEGTA MADAXDA REER SOMALILAND) WAA RUN OO MADAXDAA DADKA JIHAYSA MADAXDUNA MAAHA OO KELIYA HADBA MADAXDA MADAXTOOYADA LAKIIN MADAXDA IN AY DADKA KALA FURFURTO OO KALA QAYBISAA WAA NINKII LAGA DUUBAY QORIGIINA LA SOO BAXAI!!!! QORIGIINA LA SOO BAXA !!!!) WAAR MADAXDAN WEJIYO BADANA LOOGA
@danabguuled5491
@danabguuled5491 2 дня назад
Somaliland cidina esc kama qaadi karto, ha ciyaame carigeena, Calanku ciidan buu hsystaa msrns loo baqanmaayo, waxa keliya ee loo baabayahay isku duubin, Cadowga Somaliland ILAHAY ha jebiyo
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 2 дня назад
Hada shacabka somaliland ka kaca dawladA is garaab taga dagaal uu diyaar garooba meel kasta jogtan afka iyo adiinkaba
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 2 дня назад
Faysal sidaad utoosantahay ayuubay kuulayar kacaysaa siyaasad iyo laablakac kusalaysan muuse markaa kor ubax oo kahadal nimankan baarlaman kusheega ah ee minsaaniyadii difaaca qaranka ee hortaagan soqaqabashada argigixisada dalka kusoodushay dalka iyo dadka kufadhiya ee uu inoso adegsaday cadawga duminta qaranimada jamhuriyada somali land ee somaliya iyo xisbiga wadani ee isbadaldonka midaynta somaaliya maxaad afka uga dhawrtaa had iyo jeer mahadsanid
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 2 дня назад
Cidna idin werari meysee guryahiina jooga lughaya maxaa idinka yaal siista amxaarta berbera
@makebravo7133
@makebravo7133 2 дня назад
YAA KA FUTO XUN FAYSALOW GEESI QARAN
@IB_Adam
@IB_Adam 2 дня назад
Adeer Faysal ayaa Masajid Khayr ka sheeg is yidhi,kadib wixii naxli,xiqdi iyo dambi ahaa iska butaacey! Adeer Faysalow cimri ayaad joogtaaye,Muslimiinta Somaliyed iyo qoyska ha kala fogeyn. Qofkii xumaanta iyo rixim goyska dhaqan ka dhigta sidaada oo kale,naarta salkeeda ayaa looga digayaa ee is badh qabo adeer!
@user-yi1nu9ne8t
@user-yi1nu9ne8t 2 дня назад
Idinka buburinaya wadankina.fasalawo jojoi demigaga.
Далее
Stray Kids <ATE> UNVEIL : TRACK "MOUNTAINS"
00:59
CALANKA ITOOBIYA OO SOMALILAND MAANTA YAAB
14:51
Просмотров 31 тыс.
GACANTA LAGU DHIGAY MAANTA REER MUQDISHO 💪💪💪
12:54