Тёмный

Runta dadka ma jeclo nollasha yurub maaha sida dadka ka aaminsanyihiin by 

nasriin Official
Подписаться 36 тыс.
Просмотров 3,3 тыс.
50% 1

Subscreib Like and Share

Опубликовано:

 

2 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 48   
@Ifa-Aden34
@Ifa-Aden34 9 дней назад
Masha Allah wllo Alle haka abaaL mariyo ❤️ anigu macaLl furto donaya soo igama caawinayo yarkasi 😊 kartidada iyo qalbi xaadhnaantada Waxey ka muuqata wejigaga Alle haku sahlo Sharcigana caruurtana Haku xafido 🤲❤️
@aishaabubakar3807
@aishaabubakar3807 9 дней назад
mashaa allah ilahey haku barakeyo sharcigaa hakuu sahlo qof qiima bdn tahay sidan kuu aragno waaye
@SabaaxAbdilaahi
@SabaaxAbdilaahi 9 дней назад
Mansha allah tabarakalah hooyo karti ĺeh ilahay haku xifdiyo wllo
@user-xr2qb7jm1v
@user-xr2qb7jm1v 9 дней назад
Masha Allah abyo kibir illahey ayuu usugnaady sharciga Allah ku sahlo waan ku mahadsan tahay ❤
@MustfeFood
@MustfeFood 8 дней назад
Masha Allah Allah idan xafido aamiin yaa rabi
@abdijibarAj
@abdijibarAj 9 дней назад
Guuleyso walaal mahadsanid sida wacan aad talada inala wadaagtay
@queensoomaali1713
@queensoomaali1713 5 дней назад
M.a abayo aalle haku xifdiyo adi iyo ilmahaga abayo sher ma isamayn kartaa hadad awodo mahad sanid ❤❤😍😍
@drsaishaaliabdi8917
@drsaishaaliabdi8917 9 дней назад
Mahadsanid abaayo wlhi suma wlhi gabdhan oo kala 1M u qalanta iyo ka badan ba abaayo ilhy haku sharfo ❤❤❤❤
@umumaida6601
@umumaida6601 2 дня назад
Maasha allh
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 8 дней назад
Maasha allah xabiibti keep going horay usoco citizenship allaha kuu fududeeyo shaqana ceeb maahan waa sharaf ❤❤❤
@abdibarre7520
@abdibarre7520 8 дней назад
Masha allah❤❤❤
@AminoCrixman
@AminoCrixman 9 дней назад
Mansh allh ❤❤❤
@samiiromaxamed8856
@samiiromaxamed8856 8 дней назад
Walashey biniadanka marna ma qancin kartid dadku way dhibadan yihiin ee horay usoco marna ha dhageesan warkooda
@zamzam5255
@zamzam5255 8 дней назад
QURBAHA KU NOLAHEEY WAA SHAQEESTA HAA IIYARATO HADAANA GURIGA ADEEGA NADAFADA CUUNTO LARIIN DUGSIGA DABAASHA ILMAAHA LA GEEYOO
@Minna909
@Minna909 8 дней назад
Nasriinay qali meel aan kaala soo xiriiro isheeg abayo arrimo ku saabsan youtubka ayaan rabaa inaad iga caawiso
@Rinad..
@Rinad.. 9 дней назад
Masha Allah 💗🥳
@umuzahra3864
@umuzahra3864 9 дней назад
Masha Allah, abayo keep going horey u soco❤️❤️
@ayaanmohamud6032
@ayaanmohamud6032 7 дней назад
Masha allah nasrin waan kugu racsanahay abayo wadanka kula jogaa wana ogahay shurudahaas illahay hakula garab galo qali shuruda 3da sanaa kuwo loyaro ah baa igu dhahay waxaa laga raba 6dii bilod ee udanbaysay inadan cayr qadan marka aad xaraysanayso illahay ha inoo fududeeyo abayo wan ku haminayaa inaa qaato sharciga wayn❤❤❤❤❤
@Gabadh-soomaliyeed
@Gabadh-soomaliyeed 8 дней назад
Wll waxaan ku rajeynsyaa in aad guushada gaartid allha ku fudeyo ❤dadka badi qayaalkey iska jecelyihiin
@najahyusuf6418
@najahyusuf6418 9 дней назад
Naaag nool ❤
@hibobaarleex1644
@hibobaarleex1644 8 дней назад
Thank you❤ my sister
@safiyosuurosafiyosuuro
@safiyosuurosafiyosuuro 9 дней назад
masha alah mahadsanid Abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qisoiyowaano
@qisoiyowaano 9 дней назад
Mnsha allah gulayso
@adonti1alle
@adonti1alle 8 дней назад
Thanks
@suhurdiamond7319
@suhurdiamond7319 9 дней назад
Dadka bahdil ku sheegay shaqo maxay yihiin abaayo shaqaa sharaf leh shaxaad iyo cayr baa xun horay u soco illahy hamigaaga oo macsi lahyn hku gaarsiiyo❤
@zaynabsheekeeye4589
@zaynabsheekeeye4589 9 дней назад
Mnsh allha abaayo horay usoco
@munamohamed5569
@munamohamed5569 9 дней назад
Mansha Allah horay usoco wllo
@hanisiyad1873
@hanisiyad1873 9 дней назад
Abyo mcn kip goyin
@sabariinnuuraxmed8898
@sabariinnuuraxmed8898 9 дней назад
❤❤❤
@caaliya-su6hf
@caaliya-su6hf 8 дней назад
Abaayo noo sooradi
@AminaAdanmahamed
@AminaAdanmahamed 9 дней назад
Please help me sister
@adonti1alle
@adonti1alle 8 дней назад
Abaayo Halken kala so xidhidha please
@foosdarleeg
@foosdarleeg 4 дня назад
Wadankee joogtaa abaayo?
@Fariihachannel1
@Fariihachannel1 8 дней назад
Asxabta nasriina iso boqda please allah dartiisa ❤❤
@ayanadammohamed395
@ayanadammohamed395 8 дней назад
Nasriin baayo inaa kula xariiraa rabaa hadad farinteyda aragto fadlan wasapkaga rabaaa abaayo yutubaa xiiseenaa inaa kashaqesto marka xageyga soo eeg
@FaadumoyusufFaadumo
@FaadumoyusufFaadumo 8 дней назад
Nasro plz kasoo Hadal xirfadaha looga shaqesto yurup
@faatimadawo
@faatimadawo 9 дней назад
Nasriin abayo share out iisame
@fouzimohomed8418
@fouzimohomed8418 9 дней назад
Abayo mcn nasrina inte kala sohadla Dan yar kalahay ee
@hanisiyad1873
@hanisiyad1873 9 дней назад
Abyo luqa melan kala so xariro isheg wxban ku weydin rabaye
@UmuAhmed143
@UmuAhmed143 9 дней назад
Abaayo mcn iisoo jwb snapka iigaso jawaab wiilka lee rabaa xbbty
@UmuAhmed143
@UmuAhmed143 9 дней назад
Haye xbbty insha allah hadaan ku dhageystay
@nasriinofficial
@nasriinofficial 9 дней назад
Abaayo vidiogaan dhameeso wiilka lanbarkiisa waan ka sugaayaa in la iisoo diro waxaana idiin soo duubi doona Vidio kaligaa maaha dad badan igala soo hadleen qaar badan oo ka mid ah waan u jawaabay inshallh waan idiinsoo dhigi doona marka la ii keeno lanbarka
@UmuAhmed143
@UmuAhmed143 9 дней назад
@@nasriinofficial haye xbbty shukran waa dhageysanoyaa waan fahmay video walba aadso dhigto waan daawadaa allaha ku sharfo qaali
@rahmaabdi3840
@rahmaabdi3840 9 дней назад
Wll alle ha kula garab galo lkn xagee joogta wll
@UmuAhmed143
@UmuAhmed143 9 дней назад
@@rahmaabdi3840 kenya xbbty
@faaisayuusufhassan9741
@faaisayuusufhassan9741 9 дней назад
Wcs. Abaayo waaruntaa. Lkn. hadii. Aad. Shaqeyso. Waxaa. Ku. Kawaayo tan. ilmaha. Laguugusinayo taas ceyr maaha
Далее
❤️My First Subscriber #shorts #thankyou
00:26
Просмотров 3,9 млн
Vidéo kalakacsan
11:13
Просмотров 4,7 тыс.