Тёмный

TRUE STORY FADEEXO 2018 

SONNA PRODUCTION
Подписаться 199 тыс.
Просмотров 374 тыс.
50% 1

Sheekadan waa sheeko dhab ah oo qofwalba oo idinka mid ah uu ogyahay in ay jirto

Опубликовано:

 

26 окт 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 967   
@Bushr944
@Bushr944 5 лет назад
Hadad somali tahy please like ii saar waligey like maan heline 😭😭😭
@dalanbaabi727
@dalanbaabi727 5 лет назад
Ma liketa ayaad u ooyaysaa🤣🤣🤣
@alikhalif5073
@alikhalif5073 5 лет назад
Hafsa Ahmed90 like like like
@Bushr944
@Bushr944 5 лет назад
Abdikarim 71 haa 😂😂
@alikhalif5073
@alikhalif5073 5 лет назад
Hafsa Ahmed90 ma kugu filantahey hada
@hawaali5209
@hawaali5209 5 лет назад
Hafsa Ahmed90 lla hadan awodo toban like ban kusari laha lakin hal wankusary
@11stars26
@11stars26 5 лет назад
Igula saliyi XABIBKENA MOHAMED SCW wll 💖💖💖
@umusundus2644
@umusundus2644 5 лет назад
Scw
@ijaboabdi5404
@ijaboabdi5404 5 лет назад
Scw
@daadirmuuse4882
@daadirmuuse4882 5 лет назад
scw
@razmi4568
@razmi4568 5 лет назад
Scw
@umalkhayr7080
@umalkhayr7080 5 лет назад
اللهم صل وسلم علي محمد
@murtitv6518
@murtitv6518 5 лет назад
Inta gabdhaha somaliyeed madaxa u saranyihiin oo jecel hooyooyinka iyo gabdhaha walalahood ah like isaara
@qaalisaciid5961
@qaalisaciid5961 5 лет назад
Alhadhafo abalahasomaliyet
@saadaqwarsame6477
@saadaqwarsame6477 5 лет назад
Xaaax dumarka somaliyed inta wanagsan nin wangsan nasiib uma helin walahi inta xune nin wangsan ayee heleen. Walahi waligey gabar somaliyed inaan hadal dhibaya xitaa dhihin o iga walahi ah
@najlanajla446
@najlanajla446 5 лет назад
Saadaq Warsame thanks
@naftauroon3824
@naftauroon3824 5 лет назад
Adiga cml illah ha badiyo
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 лет назад
That is so true
@qabdulkadir8505
@qabdulkadir8505 5 лет назад
Saadaq Warsame maasha Allah. Allaha kuusiyaadiyo ajarkeedana aakhiro iyo aduunba Alle hakaasiiyo.
@faadumoahmed5267
@faadumoahmed5267 5 лет назад
wlha waa qiso ka turjumysa xaqiiqada jirta hooyda soomliyeedna hysta blse nasiiibka ah qofkasta oo fcn ma helo qof uqalma
@fadumaabdi5812
@fadumaabdi5812 5 лет назад
النساء لهن لباس وانتم لباس لهن)سورة البقر ♥️ 😭hadii ad manacaha ayada fhnty please like igu deeq Somalinimo hadii ayasan kugu jirin islmnimada xeeri please inan ragow😭
@amiishadarwiish6250
@amiishadarwiish6250 5 лет назад
Dumarku iyo ragu wxy isku yihiin dhar midba midka kle 👏
@fadumaabdi5812
@fadumaabdi5812 5 лет назад
Amiisha Darwiish Sax weeye abaayo Jazaakallh ♥️
@asaldhaladilwaad8752
@asaldhaladilwaad8752 5 лет назад
هن لباس لكم وانتم لباس لهن
@fadumaabdi5812
@fadumaabdi5812 5 лет назад
Qalbilula Ilwaad Jazaakallh wll Wxn khalday nftyda io shaydaan bay ka ahaadeen
@fadumaabdi5812
@fadumaabdi5812 5 лет назад
kor ii fiiri Xtaa ragu way fahnsyhne rag ceebays ba jira wllo
@iimaansahalking442
@iimaansahalking442 5 лет назад
Hoyo I love you inta hoyo jecel like saara
@swafiyachina5789
@swafiyachina5789 5 лет назад
daacad ka xaafada awoowe intana maiga soo horeeysay
@QueenHamdi632
@QueenHamdi632 5 лет назад
Tageero buxo ayaan u ahay safiyo tusmo iyo sxbteda
@fahmodeeq3177
@fahmodeeq3177 5 лет назад
Hamdi beauty wan ku salamy qaali dumar
@hawakhayrabdisalam2987
@hawakhayrabdisalam2987 5 лет назад
sidoo kale waaan kula taageersanahay
@QueenHamdi632
@QueenHamdi632 5 лет назад
Waanka qaday qali dumar
@QueenHamdi632
@QueenHamdi632 5 лет назад
Sxbe isoo boqda
@traphead5149
@traphead5149 5 лет назад
Doqoonkii nagtiisa duubayy ayaa logu talagaly videogan iyo wixii lamid ah ba.
@razmi4568
@razmi4568 5 лет назад
Sax wlhi
@faatimaabdow8329
@faatimaabdow8329 5 лет назад
U right kaasoo kale aa loola jeedaa
@farhiamohamud5811
@farhiamohamud5811 5 лет назад
Mohmed Abdulle maxaa dhacay iisheeg nin miyaa xaaskisa video kaduubay? Why?
@yasminali4602
@yasminali4602 5 лет назад
Sidi qof an ogahay
@amxaar
@amxaar 5 лет назад
Gabdhii. Saan ku dhacday iyo gabdho kale badan. Walaahi waa uhiiliseen. Ninbadan. Haduu caqli leeyahay. Haku waano qaato.
@Joya11
@Joya11 5 лет назад
Farhiya Diriye haaa wlhi xbbti
@mahmudabdulle750
@mahmudabdulle750 5 лет назад
Walahay sharaf bey leeyihin hablaha Somaliyed wax an ku door sado ma jirto adunka aloow hablaha noo dhoor
@beerlulainahassan1744
@beerlulainahassan1744 5 лет назад
Mahmud Abdulle thank you 🙏🏻 huno
@samamali4133
@samamali4133 5 лет назад
Amiin thnks
@asturan_edebsan5630
@asturan_edebsan5630 5 лет назад
Aamiin
@naftauroon3824
@naftauroon3824 5 лет назад
Aamiin yarabi
@hawaali5209
@hawaali5209 5 лет назад
Mahad sanid amanta adban u jecelnahay
@nasradahir4354
@nasradahir4354 5 лет назад
Riwaayadan qisada laga sameey hadad fahantay like isaara
@m.d-A7
@m.d-A7 5 лет назад
Nina meshan ma iga horaysaa
@reo9475
@reo9475 5 лет назад
Nasra Dahir Isfiican
@nasradahir4354
@nasradahir4354 5 лет назад
@@m.d-A7 haaaaa hhhhhhh
@m.d-A7
@m.d-A7 5 лет назад
Nasra Dahir ar walaley meshan lee ma ku mashqulsaned
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 5 лет назад
hooyo allaha unaxariisto Abalkeda lama gudi karo aduun iyi akhiro allaha kafarxiyo plz amin dheh😘
@lajecelnaftauroon2498
@lajecelnaftauroon2498 5 лет назад
Amiin
@qalbinuura626
@qalbinuura626 5 лет назад
Amiiiiiin yarabbi
@zamiasaid5803
@zamiasaid5803 5 лет назад
Aaamiin
@umuamiinumuamiin3894
@umuamiinumuamiin3894 5 лет назад
Amiin
@adoontiallah6704
@adoontiallah6704 5 лет назад
Amiiiiin
@Iqrocabdi5757
@Iqrocabdi5757 5 лет назад
Wll waligey 10 like mahelin ee xasid nimada mafiicno anigaba like waan idinku saafaa ee like iigu cimaamada
@muhjanladan1139
@muhjanladan1139 5 лет назад
Dad igu qaliya safuyo tusmo iyo parstimol💔💓💓💜💗💘💓💓
@zainabmahamed3937
@zainabmahamed3937 5 лет назад
mashallah walhi waa iga farxiseen sonna production hooyadi soomaliyed ay dhibtani ku dhacday ayad niyada udhisteen dhiirigaliseena. dumarka soomaliyedna waligood ayaga bulshada soo taabo galiyey ilaa hadana qurbaha caruurta ku dhaqa allaha noo xiftiyo maamoyinkeen.
@ridwiishibra5133
@ridwiishibra5133 5 лет назад
Tanoo kale gabar saxibadey ey heysataa mar Walba ana Ilmaha ka haayo Allow inti nolol san okale ku jirto ka saar. 🙏
@naftauroon3824
@naftauroon3824 5 лет назад
Aamiin yarabi
@almassamin3605
@almassamin3605 5 лет назад
Tusmo tageradeda farta taga
@samiiramahamed4750
@samiiramahamed4750 5 лет назад
Nimanka somaliyed marne xaar nacunsiya marne camera xaasaska kaduuba iyo waxyaalo xunxunbo siwalbo noo xumeesaan wlhy meelna nogama goayan mid hadu xunyahay midkale a wanagsan xumaan iyo wanaag ne waan idinku jecelnahay wali alle hano kiin daayo inti xune alle dumarka haka qabtoh😄
@saabirboy5519
@saabirboy5519 5 лет назад
samiira mahamed mansha allah sis hal iyo labo xun yalo qabanin😞😞😞😢🙌
@roobleyaasin1981
@roobleyaasin1981 5 лет назад
Allah ha ku Idin jeclaado wllo dhmantinba
@firdowsaelmi8247
@firdowsaelmi8247 5 лет назад
Ninkan usi kaniiniga kumagaca ah saaaslee muu riwaayada walba laba naag iskugu wadaa acuudka safiyo iyo asi wey iskuso baxan horta lkn ninkaan wuunaga maseyrsiiyaa 🙄😏😏😏😏😉
@ajjk4012
@ajjk4012 5 лет назад
Naagaha somalida ninaan kamaseeyr siin maba heynkaro laad iyo feer in la,iin kuhayo iyo in maseyr la,iin kuhayo mooyee aqli kale miyaaad leeedihiin😎🤣😂😁😁😂😁
@fatumamohamed6086
@fatumamohamed6086 5 лет назад
😁😁😁😂😂🤗🤗🤗👍👍🙌🙌
@nimoritadiamond9501
@nimoritadiamond9501 5 лет назад
Aj jk gabdhaha somaliyed waa gob iyo nasab nacas adoo kalaa qiimohooda garan shittt 😏
@user-wb9tt6ix2b
@user-wb9tt6ix2b 5 лет назад
Aj jk adoo kle weye waxa qimaha dumarka ku Dheela ncalaa nin Somalia ku y'all😈😈😈😈
@asmachanel5744
@asmachanel5744 5 лет назад
Sowmah hbbti 😂😂😂😂😂
@amlabdullahimulim9222
@amlabdullahimulim9222 5 лет назад
Qisadan waa tii Facebook ninkii naagtiisa ka soo duubay Video qofka fahmay farta taag
@amiirolovelygirl340
@amiirolovelygirl340 5 лет назад
👆
@shacninuur
@shacninuur 5 лет назад
Haa isagay ku socota hadu damir leyahay cebtisa wu is dili nacaska xunka🤬
@nimcodaahir9192
@nimcodaahir9192 5 лет назад
waa kee ninkaasi?
@qaalisaciid5961
@qaalisaciid5961 5 лет назад
ÂMÆL Abdullahi Muælim alha dhafo habalhasomaliyet nin watoqon waxa shar wato alhanadhafi yo
@niyadsancumar1691
@niyadsancumar1691 5 лет назад
Riwayadan waxey ka tarjume ninki nagtisa oo wax ushegeyso ka dubaye alla maxey raga qaar nacas yo yihiin keep going sida uwada wacyi galinta 👍👍👏👏👏👏👏👏
@hirsimoha3300
@hirsimoha3300 5 лет назад
Dumarka somaliyed ayaga isbahdilay wlhi haday naag kasta cayrin lahyd nin naag leh naag somaliyed manta isma ciisheen dumarow raga xaaska leh cayriya oo walaashaa ha bahdilin please
@halganwadani9484
@halganwadani9484 5 лет назад
anjali somali CHANNEL dumarow walalihin habahdilina oo ragina u ogolaada iney 4xaas guursadan ilen hablihi baa badan ragna wey ubahanyihin ma clubyadad rabtan iney galaan
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 5 лет назад
boqorka in afar la gursado waxa ka horaysa inaad waajibka xaaskaga iyo carurtaada kaso baxdo ilaahay masul ayu kaaga dhigay reerkaga adigo gabay ilmahaga in gabadhkale oo somaliyed aad u dhumato sharaf maaha Ragow waajibka idin saaran garta plz Alle ha idinso hadeeyo
@hirsimoha3300
@hirsimoha3300 5 лет назад
Abdullah ahmad wax garad baa thy wlhi raga somaliyed adoo kle way Ku yaryihiin mshllh garaadka allaha Ku barakeeyo
@abdirahmanyusuf3343
@abdirahmanyusuf3343 5 лет назад
Dumarki soomaliyeed waxay yidhahdeen nin ki fiicnaa naagbaa haysa.
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 лет назад
@@abdirahmanyusuf3343 waaa been kaaa lasocdo Nin ka fiican inuu jiro ma aminsani waaana single . Waxaaas dumarka dhan ma aminsana Hana Wada. Jaaifeynin.
@ikramabdi3992
@ikramabdi3992 5 лет назад
Waxan layabay nagta guursanaysa nin aan nagtiisii hore xushmad uhayn bal xaguu geynaya iyaga
@halganwadani9484
@halganwadani9484 5 лет назад
Ikram Abdi musqusha
@altianoelchapo6456
@altianoelchapo6456 5 лет назад
Hablaha Somaliyeed iyagaa dhibkaa doonta oo ka ugu xun raga ka doorta markaan latalisidna waan jeclahay la'aantiina ma nolaan karo ama waa beenta oo kuma rumaysanayo ayey ku odhan bal maxaa ku kalifay iyagoo anoo kale helikara inay doontaan mid ka ugu xun 😂😅😂😅
@shukriyaha3881
@shukriyaha3881 5 лет назад
Hada dumarka jirah waaba sas sis nin xaaskiisa iyo ilmaha rafaadshey bey intey raacdo nin dhahdah haa nagtas wey ku dhibtey saa xiisaha marku dhamadoh iyada tii dheerad ku dhigin
@fadumomoalin3102
@fadumomoalin3102 5 лет назад
Layaab dumarka waa bilaa caqli
@farhiamohamud5811
@farhiamohamud5811 5 лет назад
Ikram Abdi waa naago aan isku kalsoonayn low self-steem bay qabaan
@hibaaqmaxamed9625
@hibaaqmaxamed9625 3 года назад
Ax wallaahi manta waxa ii cadaatay wixii aad saadsataa inay kuu imanayaan safiya tusmo macanto halkaasuu kaasoo daawaday cabdi cajun subxaanallaah gop bad tahay gar iyo gar darroba anigu waan ku jeclahay ilaahay haku xafido
@simancabdulaahiomar1918
@simancabdulaahiomar1918 5 лет назад
Alla Hooyo abalkeeda qof kudi karto majirto ilaahow hooyoyinka unaxariiso 😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedmahamed9676
@ahmedmahamed9676 5 лет назад
Aamiin
@amarabalilamarabalil595
@amarabalilamarabalil595 5 лет назад
Wlhi xanuun waaye lkn wiilasheyn ma wada xuma in yar mooye allah so hanuuniyo
@ismailmohamedismail4374
@ismailmohamedismail4374 5 лет назад
Ilaahoow safiyo tusmo xaaskayga waa ka dhigi kartaa yaa alh waa ijeeedaaa saaa u jclahay adga leee og 😭😭😭😭❤️❤️❤️
@nadranuura2707
@nadranuura2707 5 лет назад
Ismail Mohamed Ismail orun ahaa
@ismailmohamedismail4374
@ismailmohamedismail4374 5 лет назад
Haaa wlh
@ismailmohamedismail4374
@ismailmohamedismail4374 5 лет назад
Ilaahy waa isiin kraaaa
@mahamedhassan3293
@mahamedhassan3293 5 лет назад
hhhh ma u sheegatay hee walal
@ismailmohamedismail4374
@ismailmohamedismail4374 5 лет назад
Xgeee uga sheegtaaa Hal gaarsiiya😂
@salmacabdinaasir8517
@salmacabdinaasir8517 5 лет назад
Axxxxx. Allaw Gabdhaha Somali u Naxariiso Ceeba hooda Astur
@alohasummer3952
@alohasummer3952 5 лет назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 10000 like hadii la i ogal yahay. Waan ini sari laha sona
@quensamra7989
@quensamra7989 5 лет назад
Ninkii naagtiisa dhib kan oo kale la doonta ilahy inkaar haku rido shaydaanka alla maxaa dumar soomaaliyeed dhiban oo ilmahooda dartii wax badan ugu samra
@inaedo3217
@inaedo3217 3 года назад
Waa qiso xikmad xambarsan. Balse qoftan liidaysa qowmiyadaha kale waa laga fiican yahay arintaa. Somalida inta badan waxay ku dhaqmaan xaqiraad. Inaad isu malaysid in dadka kale ad ka fcnthy/wax dheertahay waa dhaqanka ibliis ee uu yiri Nabi Adam anaa ka sareeyo. Aan ka taxadarno arinkaa.
@salmamohamed5189
@salmamohamed5189 5 лет назад
Hooyo walbo. Muslin ah ilahey ha xifidyo adun iyo aqiro ❤️❤️❤️😻
@gabadhfariidcaqlibadaninac1615
Ninka isagoo naag qaba oo caruurleh hadana caruurtiisu u eg yihiin agoon aan aabe lahayn oo gabadhu la silcayso kaasi nin rag ah maaha noloshana geerida u dhaanta waxase kasii xun oo kaliita naag dhahaysa orod naagtada soo fur oo kaalay aniga I guurso 😭😭
@zunduzbarre6435
@zunduzbarre6435 5 лет назад
Ninki nacaska ahaaye nagtisa so dubay hadu dawado ruwaydan ha isa so aaso😂
@hazzancaze6430
@hazzancaze6430 5 лет назад
Hooyo Waa beed Wax Dhalay Rabi Ha Karameyo HooYoyinka Somaliyed 😍😍😍😍
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 5 лет назад
Anoo isleh sheekadaani tii isbuucii dhawayd facebookga haysatay u ekaa ma ayadiiba laga matalay unbuu inuu duubo bilaabay markaas shakigu idaayay
@ahmedabdinoor5245
@ahmedabdinoor5245 5 лет назад
nin qurbaha ku bayhoofay .. Shekathasi sithey kudacay day pls isheeg
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 5 лет назад
@@ahmedabdinoor5245 muuqaalka ma dawaan miyaa sxb facebook kumaad arkin
@qamarnadafad4687
@qamarnadafad4687 5 лет назад
Waasheekadi ninka naagtisa sooduubay ookale allow gabadhadas qalbiga udaji waa ku jeclhy abyo hadad aragto qoralkeyga
@wllahmed9365
@wllahmed9365 5 лет назад
Msha allah cwo sadaxan ahay woow like ta igu cawiya
@saafi0geesey632
@saafi0geesey632 5 лет назад
Mowduuca waxey aheed in aad ka dhigtaan ceebeey baan islahaaye anigaa ceel ku dhacay waana fikirkeyga any way thanks for your feelings
@fahmoali1920
@fahmoali1920 4 года назад
May dhitaan waxa ku jira dumarka soomaaliyeed oo dhan
@laacibsoojabay2105
@laacibsoojabay2105 5 лет назад
waad ku mahadsan tihiin filimada aad nosogalisan lknse mid jahwarer nogu soodhakhsada mahadsanidiina
@fadumomaxamed3075
@fadumomaxamed3075 5 лет назад
Waa sheekadii maalinta dhawayda baa laga matalay
@Afifakahiye
@Afifakahiye 5 лет назад
Ad ayaan oga xumahay iney dhacday Qisadan dhabtah 😥
@safhs
@safhs 5 лет назад
Walahi wa naxdin ilahay ha u sahalo gabadhas wallahi ilinba iga timid naxdin waye subxanalah
@farduussoomalilander7187
@farduussoomalilander7187 5 лет назад
Rabbiyaw raxmaanaw kano kale Baan ka. Magangalay. Yaa allaaaah
@inantareerka1103
@inantareerka1103 5 лет назад
Nin walba iyo naag waloo dhaqanxumo ku kacda hadii sidaa loo takooro, edeb bay somaliyi yeelan lahayd, this is absolute lesson for all irresponsible men😡😡😡
@warsamedirie905
@warsamedirie905 5 лет назад
Xoolihi gabadhiisa duubay waad la hadasheen hadduu wax maqlayo
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 5 лет назад
Xaqiiiq wlhi shekadi ba laga sameyay qisadaan 😭😭😭thankz wlhi practimol iyo tusmo and sonna production thankz
@sucaaadmohmoud9319
@sucaaadmohmoud9319 5 лет назад
Walaahi waa qiso dhaba had iyo jeer dhacdana dumarka soomaaliyeedna waa ta boqonta qabatay alle how gargaaro dumarka meel ay joogaanba daacad nimadooda ilahay jano hawgu badalo ısha allah
@Rays70713
@Rays70713 5 лет назад
Anaa Agu horeyaaa mantaa kaale iska Araag
@warkamaanta4967
@warkamaanta4967 5 лет назад
Waaaaaw tolow kaalintee ayaan galay caawa
@mariaabdullahi50
@mariaabdullahi50 5 лет назад
Best riwaayad walahi thanks jilaayashena
@apo4417
@apo4417 3 года назад
Hdad uxiizty jahawareer ani cml inan ilawan ku dhawahy jiijo jaceylka blhi wan ku xizay 💕💕💕🤚
@anababdi5651
@anababdi5651 5 лет назад
Ax walhy hadan fahmay hore usocda waa ninkii naagtisa camera da ka duubay bay ka jileen Nolada wallyaal
@monohasaan412
@monohasaan412 5 лет назад
Walahi nagah fican mahelan nin fican
@razaanruun5247
@razaanruun5247 5 лет назад
Xoolihii Ee dofaarka ahaa Ee xaaskisa telka kaduubay baaa laga hadlayaa 👊👊😧Wllhi Waan jeclaan lahaa inuu arko video gaan 🙄🙄🙄eyga ⚔️🔪🔪🔪🔪🔪🔨
@bellakiin
@bellakiin 5 лет назад
waa wareeeeeeey Reer sonna production saan ku wada sheekadii cusub ee mediaha qabsato film gaaban ka keena si dhaqan xumada dhan u joogsato good job alaha idinka dhigo kuwii sabab u noqdo joojinta dhaqan xumada bulshada somaliyed
@nuuracaynaan385
@nuuracaynaan385 5 лет назад
masha allah walaalayaal waa dhiiri galin iyo caqli u celin ku soo cota somalida ayaad ilahay ayaa ka jari maalinta quyaamaha
@fariihaawale2069
@fariihaawale2069 5 лет назад
Waan jiriricooday wllhi
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 5 лет назад
Qofkii uhoreeyay Wali xitaa ma daawan comments Ayaan usoo cararay 😀😀😀
@nasiibbadanmohamed5291
@nasiibbadanmohamed5291 5 лет назад
Wxa laga matalay Riwayadan nacaski xaskisa vedioga kadubay dabadedna fbka so dhigay iyo inta lamid ka ah inta ila fahantay like isara plz
@hawamohamed1480
@hawamohamed1480 5 лет назад
Walaalahey dhamaantiin waad mahadsan tihiin xaqiiqda saan ugu hadla ilaahey xaqa hanagu toosiyo amiiiiin yaa rabi caalamiin
@daudbulxan6148
@daudbulxan6148 5 лет назад
ilaahy raga soomaliyed intii haleysn hasoo hanunsho
@oats2330
@oats2330 5 лет назад
Aamin Walallow
@xamdimuumin5459
@xamdimuumin5459 5 лет назад
Aabayasha somaliyed ma wada xume allah halaga baqo bad dhan 1 malaay aya uriyo
@naimaahmed5385
@naimaahmed5385 5 лет назад
Hooyo allh ha unaxariisto dhibaato bdn wey la kulantay 🌹👏🏻❤️
@ruwaydabarkhad9976
@ruwaydabarkhad9976 5 лет назад
dumarka somalida iyaga qaladka leeh ninka aad ogtahay inu kula korinaynin ilmaha hadu dhalin 2 wax ka badan ama amus uu dhal oo korso kaliga
@faatimaabdow8329
@faatimaabdow8329 5 лет назад
Ceebeey baan islahaay anaa ceeb ku dhacay ku ye bismilaaahi raxmaaani raxiim allow na astur hadaan nahay dumar somaaliyeed
@Qisasudiin
@Qisasudiin 5 лет назад
Qisadaan waa tii Ku dhacday walasheen soomaaliyeed 😭😭😭
@bashiruk2123
@bashiruk2123 5 лет назад
This is real lesson to all irresponsible guys in the affaire of their families and generally to our modern society especially Somalis people.
@ibrahimosman1344
@ibrahimosman1344 5 лет назад
Safiya tusmo raaliyanimada wlhi ban ki dhaarte hablaha borama daacadnimo iyo raaliyanimo hala ogaado hablahaa ragow Hablaha borama liketa huunayaal 😙😙😚😚
@axlaammaxamed196
@axlaammaxamed196 5 лет назад
wallaahi nimanka soomaaliyeed waa sidaan iyo sikadaran waa wada noocaan subxaanallaah faaiido malahan inta lagu xiiseynaayo uunbaad macaantadiisa tahay subxaanallaah
@hamdanor9845
@hamdanor9845 5 лет назад
Ragyna qar san wye yaap😂😂😂 ilahyw nin San cml u dhaqmaa ha I kazin🙏🙌😌😌
@alimahad2193
@alimahad2193 5 лет назад
ma cidleen dono abid insha allah my Sunshine teyda allaha i daayo
@ayan8389
@ayan8389 5 лет назад
gabadhaha soomaaliyoo dhan baa kula qaba. Anigu saan aaminsanahay. Inyaroo ilaahay u nxariistay mooyaane.
@halimahussein6622
@halimahussein6622 5 лет назад
Naag walbo hade sida gabadhaan uhadli leheed nibankaan edabe yeelan lahaaayen
@queenjasmine7250
@queenjasmine7250 5 лет назад
😭😭😭 wlhy xanuun Wye raga Somali 90% xaskd markay caruur u dhalan maba u hestan inay human tahay 😭💯 Markas ay ku dhahayan y gabadha Somali ajanabi u aroosayan 😡
@rayanqurux6523
@rayanqurux6523 5 лет назад
Arr waxano calacal eh wamaxay😂😂,bal anigana liketa igusharfaa,andinac kagalee.😍😍😍
@suhaylocisman5194
@suhaylocisman5194 5 лет назад
Ax wlh nacasita ayad wax fahamsisen hore usocda
@safiyoali7071
@safiyoali7071 5 лет назад
Shekadan wan fahmay guul idinrajeynaya sonna production
@Sedof95
@Sedof95 5 лет назад
I am the Frist like I sara
@hahahahahmamama6890
@hahahahahmamama6890 5 лет назад
Aduunkii dhan buu ninka Kali kanoqday aduunka dayac udhibo dheh sonna sida qisadan dhabta ah umadasheen waku mahadsantihiin dhamantiiin
@xamdicabdiwali1472
@xamdicabdiwali1472 5 лет назад
Dabalkii naagtiisa duubay baa rubaayadaan quruxda badan laga madalay mahada sanadiin
@ayanahassan2432
@ayanahassan2432 5 лет назад
ala waaaaa qisadiii ku dhacday mamadii ninkeedu fiidiyowga ka duubay iyadoo ka dhib sheganeyso tnx sonna production👏👏
@nurfartun5492
@nurfartun5492 5 лет назад
Walhi wa dibato tan oo kale wey dhacda
@saboolkoriye6542
@saboolkoriye6542 5 лет назад
I was firs one but 2 mashaqaystayaal Ayaa iga xoogtay bal kaadi nijaasta like igu qabta
@saboolkoriye6542
@saboolkoriye6542 5 лет назад
@TheKingsChannel yap waryee kuma arka dee
@luulhajji6614
@luulhajji6614 5 лет назад
Aaaamiin
@nasrosharif751
@nasrosharif751 5 лет назад
Sabool koriye halkana ma jogta wll
@intisammohamed4816
@intisammohamed4816 5 лет назад
Hooyooyinka soomaaliyeed ilhy ha iska daaayo dhibaataday nagu koriyeeen cidna uma oga
@hawafarah3471
@hawafarah3471 5 лет назад
Waa ku sugteen .waana ku mahad santihiin runta aad u sheegteen.
@aragsanmaxamed4599
@aragsanmaxamed4599 5 лет назад
WAa qisadiii dhaba caaadi maaahan riwaayada laga jilay
@ayan8389
@ayan8389 5 лет назад
I swear to Allah all of them are the same. Adoo karaya oo xanaaqaagu cirka maraya hawl daraadeed, bay iyana biyo baraf ah ku dhexjiraan. Oo waxay lasoo taagan yihiin maxaad intaa la qaylin.
@official282
@official282 5 лет назад
Waad laa heesheen wallahi SaaS Ku waada 😁😁😁viva kooxda ideeqsi
@nastehashire8267
@nastehashire8267 5 лет назад
Mansh allah walha waa wax lagu farxo in eeeygaas latuso xumantisa koley qofna ma ceebene asaga is cebeyee illhay kaas cml haduu jiro adunak haku warin 😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪mansh allah dadka soray riwayadan waa dad dhiig damqada leh
@malikatulxubi8290
@malikatulxubi8290 5 лет назад
Alx lillaah ilahi nin nolol uqalma igu deqay gbr walbana taa iyo ka fcn ayaan ilaah uga barya lkn hal xasuus naada noloshina bilowgeda ka fiirsada beena haku dhisina xiriirka aad wadagaysan waxan bilowgisa allaah looga cabsan meel magaran haday ka xumato guurka ku samir inti samir uqalanta lkn naftada dambi haka galin oo waxan ku qalmeyn ha qaadan dhabanka tir tiro ki kudhiba ka tag oo ku kaloo kuu qalma radso good lucky dhamantiin insha allaah
@hanadmohamed872
@hanadmohamed872 5 лет назад
Mama is everything
@shukriyaha3881
@shukriyaha3881 5 лет назад
Nin ahow ama naag ahow walahi dhib qof ka xaqa kugu leh aad gaarsisid ama bila adan dhan in aad Aduun Iyo AAkhiro in adan liba nen
@habonwarsame3195
@habonwarsame3195 5 лет назад
Waa dhaqank nimank somaaliyeed ee qashinka ah ee toodii oo dhiban tukale raadinaayo iyo naagah waa shaya ee dhahay guru gabar kale soo dumi waa arimo jiro bey ka turjumeys iyo sid nimanku had ba mid cusub ucaashqaan
@aminayariso8524
@aminayariso8524 5 лет назад
DJ shuceyb tagero buxa huno iyo safiya paracetamol jubba kulikiin 💓💓💓
@waaiskaaduun3422
@waaiskaaduun3422 5 лет назад
Inanti madoobayd een qosolkeeda jecla caawa manay ku jirin riwayada
@amiinacasaanyo4170
@amiinacasaanyo4170 5 лет назад
tee😂😂😂
@waaiskaaduun3422
@waaiskaaduun3422 5 лет назад
@@amiinacasaanyo4170 gabadha Af Somaligu kuyara adagyahy ee dhoolacadaynta quruxda badanleh xageeda lay haya caawa waan ka dhex wayay
@bintuturaab5568
@bintuturaab5568 5 лет назад
Jwxo jabhadena jecliya ala ana magacaaga jecliyaa
@waaiskaaduun3422
@waaiskaaduun3422 5 лет назад
@@bintuturaab5568 guulayso wll
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 5 лет назад
Haa anaa kula fahmay kuma jirto wll Riwaayada Inanti qaMazaatka lahayd
@bulshobulsho4847
@bulshobulsho4847 5 лет назад
Waa jibaadkina wad gudateen waadna u heelisen gabadhi nacaskii qaladka ka galay mahdsnidiin
@suadahmed1193
@suadahmed1193 5 лет назад
PRASTAMOL IS A BEST ACTOR EVER U NOOLOW CADOWGAADA
@oomarcade2708
@oomarcade2708 5 лет назад
Lug baan faras ku daba liicayaa, leexaa i qarisee ? Ladan jaceyl leeyma siin, adna laguuma diidinee, lugtaad igu adkeeysaaye, armaad liidataayoo, anna libin haleelaa , Hal laxanleey safiyo tusmo wan kusalami hore usoco
@asmachanel5744
@asmachanel5744 5 лет назад
funny fottball mnshaa alh
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 лет назад
Viva sonna production ❤ Waa qisadii dhacday isbuucii hore 😢 Cajiib 🤔
@dahirhusseinabdirahman907
@dahirhusseinabdirahman907 5 лет назад
Team Sonna Production aad baa umahadsantihiin, sideey tahay baa uga hadashen dhibatadi kudhacday gabdha walashen aheed last week. Ragoow waa iga talee dumarka unaxa, inagama istaahilan waxyaabaha nuucas oo kale ah. Markale waan idiin mahad celinaa Parectemol iyo teamkiisa 👍👍👍
Далее
FILIM CUSUB: DAB & BAASIIN JILAAYAAL CAAN AH 2019
30:52
FILIM CUSUB : DHOOF IYO DHAAWAC 2018
21:43
Просмотров 335 тыс.
Classic Italian Pasta Dog
00:20
Просмотров 2,5 млн
JAHWAREER 15 XIISO GOONIYA AYUU LEEYAHAY
28:47
Просмотров 424 тыс.
SHORT FILIM: SOOBE SEEN KU ILOOWNAA 2018
22:11
Просмотров 159 тыс.
Somali Full Flim "Xaaska Qarsoon oo dhamaystiran' Ku celis
2:20:18
FILIMKII JAHWAREER #9 OO XISO BADAN XANBAARSAN 2018
30:52
JAHWAREER 13 OO XIISO LEH 2019
24:03
Просмотров 474 тыс.
FILIMIKII JAHWAREER 12 XIISO AYUU LEEYAHAY
24:08
Просмотров 324 тыс.