Тёмный

Saamaynta ciyaartowda kubada cagta | Joojinta dagaal sokeeye iyo arrimo kale 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 91 тыс.
50% 1

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 439   
@cwalicismaan8945
@cwalicismaan8945 3 года назад
اللهم انصر اخوانناالمسلمين في فلسطين🇸🇴🇸🇴🇦🇪🇦🇪❤❤❤
@1uqmanGG
@1uqmanGG 3 года назад
🇦🇪✖ 🇵🇸✔
@cwalicismaan8945
@cwalicismaan8945 3 года назад
@@1uqmanGG mxa cadeynaaya
@A...A09888
@A...A09888 3 года назад
@@cwalicismaan8945 kani 🇦🇪calanka palestine maaha waa emarates UAE 3:46 io 4:59 Waa kan calanka palestine🇵🇸🇵🇸
@cwalicismaan8945
@cwalicismaan8945 3 года назад
@@A...A09888 thanks bro🙏🙏
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 года назад
@@cwalicismaan8945 end cadeenkale magaca “Palestine “ oo sax hada qortid calankisa aya kusobaxayo 👉🏽🇵🇸 like calankena oo kale “ Somalia” aa qoree calanka kuso baxayo👉🏽🇸🇴 just magaca hada saxdo calanka kusobaxayo..: ) I know wey isku wada egyihiin 🇵🇸 🇦🇪🇯🇴🇰🇼 lkn “””””🇵🇸”””””✅🙂
@hayaabintusln3122
@hayaabintusln3122 3 года назад
Welcom back wll omar Ayan tan waku tabnay ina ad naga mqned Aad yad u mahadsan thy lawadaga ❤❤❤👏
@mohamoudgurreh949
@mohamoudgurreh949 3 года назад
Walhay ciyaartan goobta shaqadayda ayaan ka dawanayay waayo kooxdan manutd taageere ayaan u ahay isla markii ciyaartu dhamaatay ayaan bogba oo soo qaatay calankii falastiin farxad ayaan la ilmeeeyay mana garanayo sababta anoo ilmaynaya ayaan iska arkay.....ALLAAH ducadii waanaga aqaballay walllaheen falastiin waaa guulaysteen taassan kasii farxad badan💪💪💪✌✌✌💞💞💞 ...aynu u ducayno wadankeena in ALLAAH madaxda inoo hagaajiyo oo inoogu badallo kuwa qabyaalad inag sifeeya aaamiiin 😢😢😢😢
@somaligamer
@somaligamer 3 года назад
OGAANSHO mahadsanid wana kugu xiranhy no sobadi muqalada oo kale
@engineernasrudiinal-khalaf4610
@engineernasrudiinal-khalaf4610 3 года назад
Nin wayn Abdifitaax Somali Gamer
@ayuubali1684
@ayuubali1684 3 года назад
Masha allah allaha ku xifdiyo ustaad cumar one love♥️♥️♥️❤❤💙💙💜💜💛💛🧡🧡👏👏✌✌🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏
@yh___yinhbr1876
@yh___yinhbr1876 3 года назад
Insha allah DoorashadaaN Inoo dhalan doonta ayey wax walba Wuqooyi iyo koonfurna Way Gacmo isi saarani Insha allah 🤲🤲🤲
@khaalidgabiley9775
@khaalidgabiley9775 3 года назад
Waynu Kala Bixi Inshallah. Si Daa Ayaa Wanaagsan Ooo.Allah Ina Waa fajiyee. 👋👋👋
@abdullahimoahmedsh1772
@abdullahimoahmedsh1772 3 года назад
كره القدم هي اروع عرض وفيستيفال على وجه الارض هذه هي دنيتنا هذه هي حياتنا الالــفــاظ تغيـــب والكـــلمـات لاتـــوجد😍🇸🇴 :. عصــام الشــوالـي🔥⚽⚽🥅
@ubaxyuusuf7299
@ubaxyuusuf7299 3 года назад
0g.p
@xaqiiqochanel3706
@xaqiiqochanel3706 3 года назад
Inshaar adigoo mahadsan kubada cagta in ay tahay maalaayacni shaki yuu uga jiraa waan daawan jiray laakin runta aan arkay ayaa ah in wax dan igu jirin faaido hadey leeday waxay faaido utahay ciyaartoyda iyo shirkada maalgashto
@somaliboy3054
@somaliboy3054 3 года назад
Guul dhamaan muslimiinta dunida❤
@omartiger774
@omartiger774 3 года назад
Waxaan kaa cidsanayaa inaad noosheegtid jaamacadaha ugu fiican ee lagu barto Hacking.ka iyo meelaha ay kuyaalaan fadlan iitixgali codsigayga👏👏👏
@abdirahmanmirishaawi9437
@abdirahmanmirishaawi9437 3 года назад
Jaamacad hacking ku baraysa majirtee ee waxaa jira jira jaamacado lagu barto sida looga horyago hacking (cyber security)..
@SAIDGALER
@SAIDGALER 3 года назад
Bro coding, computer programming iyo cyber security ka dibna waxad thy hacker
@omartiger774
@omartiger774 3 года назад
@@SAIDGALER sxp sidee kuma fahmin
@SAIDGALER
@SAIDGALER 3 года назад
@@omartiger774 Yacni waxa jiro wax LA barto oo LA dhoho CODING waana shaqada Ugu lacagta badan waqtiga LA joogo marka baro taas iyo cyber security, hackers iyo cyber security waa isku mid waana isku aqoon, yacni waa isla iyadii oo sitoosan loo isticmaalay iyo iyadoo si qaldan loo isticmaalay uun
@omartiger774
@omartiger774 3 года назад
@@SAIDGALER sxp Facebook.kaaga iisheeg Bro
@ibrahim_Ali131
@ibrahim_Ali131 3 года назад
Farriintan hoose ayaan sxbkey udiray haben dhowayd ano Football ka soo hadal qaadnay. 👇 "Wllhi waa runtaa oo mararka qaar waxaad is dhahaysaa maxaad ka daawan qofkaa wayn oo nigiska iyo garmada u gashatay inuu buufin laad laado , hadda waa ciyaarta dunida ugu shacbiyadda badan oo waa lama huraan oo mararka qaar waxay leedahy sharaf iyo libin marka aad dalkaaga ku metesho saaladaha laysku boqro."
@bigyoungabdi1018
@bigyoungabdi1018 3 года назад
Mahadsanid wll cumar inshar wad kumahadsantahy mawducan muhimka ah waxana alle kabaryana waladay falstin alle dhibka unu ka dulqado inshalah
@bigyoungabdi1018
@bigyoungabdi1018 3 года назад
Hadan somali nahay waxan xisaya kubada cagta siida umadaha kale inalamidkaah lakiin magarano kubadu inay thy waxa fcn dhankastaba
@fahankaaga
@fahankaaga 3 года назад
Qalbigaa iga xanuuna dhimashada hal qof oo islaam ah waxaana iigu sii daran ehelkayga colaadoodu afartan jirsanayso ALLE WAXAAN KA BARYAYAAYAA QALBI IYO IIMAAN KU MIDAYSAN TOWXIIDKA AMEN
@iqraabdinaazirabdullaahi8560
@iqraabdinaazirabdullaahi8560 3 года назад
Macalin Aan wx bdn ka faa'iiday Omar inshaar Mowduuc Aad qurux bdn Ilaaahey hku xifdiyo ustd 👏🥰
@calimohachannel5194
@calimohachannel5194 3 года назад
Waa runtaa abaayo waa macalinkeena RU-vid keep going bro
@zuperbozz2317
@zuperbozz2317 3 года назад
Ustaad wx badan laga faaiday O inzhar fanz of OGAANSHO like ta sidaaya
@ikraandilbaroffcial6051
@ikraandilbaroffcial6051 3 года назад
Drogba legend 🥰
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 3 года назад
Ikraan also legend
@daadir1502
@daadir1502 3 года назад
@@habilgaraad2441 😂😂
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 3 года назад
@@habilgaraad2441 😆😅🤣😂
@abdullahidhanaandhanaan4305
@abdullahidhanaandhanaan4305 3 года назад
Wey ku mahadsanyihiin ciyaartoyda muslinta iyo kuwa cilmaaniinyinta ee caanimadooda ku caawiyay wllhen rer palastine
@heromerk4264
@heromerk4264 3 года назад
Kubada cagto waa jano Aduunyo Waana sameyn weyn Dhanka islaamka madama Oosan jerin laacib Professional Soomali Ah Hadana iimanka Muslimiinta waa uu sareeya ( i hope big playr ) insha Allah ☝️😊🇸🇴 🇦🇪
@shuraxbiil7700
@shuraxbiil7700 3 года назад
Insha Allah zhp hada somalida qurbaha wey soo fahmayan kubada cagta academiyo ayey kuwada biireen
@xamsekhadar1693
@xamsekhadar1693 3 года назад
Wll ku sali nabigena ScW sCw💫❣
@meymunaali9403
@meymunaali9403 3 года назад
صلي الله عليه وسلم
@moh_dream574
@moh_dream574 3 года назад
Video gaan 30k like iyo ka badan ha la saaro muddo koban view's ka iyo like ha isla socdan ❤ insha allh MAHADSANID sxp Omar Free Palestine 🇵🇸
@WlkoMktr
@WlkoMktr 3 года назад
Waan kuwata walal omar marwalba waan jeclahay in aan dhagesto waxi cusub aad sogudbiso ❤️🥰🙏 hore usoco walal
@abdalamursal3203
@abdalamursal3203 3 года назад
Masha Allaaah Alloow kuxafid wll
@cabdaladalmar5620
@cabdaladalmar5620 3 года назад
Mowduuc aad u muhiim ah❤️🇵🇸💯
@edystudio6501
@edystudio6501 3 года назад
maheli karnaa 1o qof oo janalkeena soo booqda from Eritrea 🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴🙏
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 3 года назад
Af Soomaaliga miyaa baratay sxb mise google adeegsatay , soo dhawoow . subs waa igu leeda.
@funnytvtv9654
@funnytvtv9654 3 года назад
@@BEERYAHAN Hhhhh 😂
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 года назад
@@BEERYAHAN hduu muslim yahy wxb ma dherid
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 3 года назад
@@abdirahmanhusien6174 waxbaa dheera maba oran faduusha daa , suaal walaalnimo waydiiyay
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 года назад
@@BEERYAHAN itobia muslim kan somalia wxb isma dhera wx yalaha dastuurka lagu qorey yey idn dhumin
@cabdullahshiiqbashiir156
@cabdullahshiiqbashiir156 3 года назад
شكرا لك يا اخي العزيز
@Fxkhalifaa
@Fxkhalifaa 3 года назад
First View Waan ku faraxsanahy.♥️♥️ *Camuu* wax badan ayan kaa faaidey wlhi hal muqaal inusan iga tagin big Fan kuu ahay *Camuuuu* ♥️🙏🏽
@dr.gutalealmuqdishawi9575
@dr.gutalealmuqdishawi9575 3 года назад
Mowduuc qiimo badan oo xasaasi ah. Muuqaalkan dhan xadiiskan baa soo koobaya: قال ﷺ : من لم يهتم بامر المسلمين فليس منهم. Ragaana iimaanka quluubta ku qarsoon aawadeed (تقوى القلوب) ayay muhiimad usiiyeen arinka muslimiinta dhibanaa.
@FADSO
@FADSO 3 года назад
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN....
@aminomohamedmohamud1731
@aminomohamedmohamud1731 3 года назад
mahadsanid cumar
@xogdoonnews2557
@xogdoonnews2557 3 года назад
Walal subscribe igu caawi pls,,.,.
@shaaficitoreys2429
@shaaficitoreys2429 2 года назад
Mansha Allaah
@mohamedalpha1644
@mohamedalpha1644 3 года назад
Runtii waa wax loo bahaun yahay qadiyada muslimiinta Waa mid muqadasa mahan mid keliya Ku kooban wadamada carabta qofkastoo Muslim ah waa in uu qadiyadaha falastiin 🇵🇸 qadiyada kshmiir 🥺 qadiyada yogoorka muslimiinta shiinha 🥺 qadiyada ha dhaman umada muslimka uu u istaago Allh umada muslimka dhiba haka saaro amiin Allh 🤲
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 3 года назад
Didier Drogba legend Africa ah weye 🤩✊💪
@abdifatahali1318
@abdifatahali1318 3 года назад
Run ahantii wa mawduuc aanku raaxestay wuxuna xambaarsan yahay xaqiiqoyin cajiib ah Shukran Inshar
@apdilahialidhidal6263
@apdilahialidhidal6263 3 года назад
thank wll cumar
@najaxshariif5908
@najaxshariif5908 3 года назад
Waa Barnaamij wax badan iftiiminaya Mahadsanid walaalkay Omar inshaar
@jamaaldaus8777
@jamaaldaus8777 3 года назад
Asc cumar inshaar wallo channalkaga wax yaabo badan Ayaan ka bartay haday ahato cilmi iyo tariqba run ahanti waxad galisaa waqti aad u badan illahy hakula garab galo shaqada aad bulshada u hayso asc
@basromohamed4931
@basromohamed4931 3 года назад
Inshallah ciyare waan noqon doona sooduceeya
@maan8746
@maan8746 3 года назад
Muslim walbo waa jclhy, cayaaraha xumaantoodaa aad ugu badan wanaagooda: 1- qooxaha gaalada aad jeclaahee lafarxee lamurgee taas iimaankee aad udaciifinee, 2_ qofkiisa waqti badan kaga dhumaayo, salaada iyo cibaada waa ku cuslaahee, laga yaabaa in habeenki uu ku dhafro, 3_murugadooda aa aad ugu badan faxxadooda wayo hade 20 koox dheeleyso kooxda koobka qaado iyo taageerayaashooda aa farxaayaan intakale murugaa udanbeyso, 4_ qofkiisa kuwooda magaca leh aa qalbigiisa kuween lagayaanee inu isku ekeeysiiyo uu magacooda baxsado, iyo dhibaatooyinkale aan inta lagu soo koobi karin
@updirahmanmohamed4298
@updirahmanmohamed4298 3 года назад
Daawan ogaa dadku ma ogaanshy la joogan yaapnaye 🤣🤣🤣
@aminoali5930
@aminoali5930 3 года назад
Raboow Jana ku abaal mari 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@smile-db6bv
@smile-db6bv 3 года назад
Walalkey saas hadhihin dheh kubada dhan wanaagsan iyo dhan xumba weyleedahay waqtiga weylimisaa waa sax
@qaaliquman5898
@qaaliquman5898 3 года назад
Balwadeyda kowad waa kubbada cagta drogba legend koxda chelsea 💙 fans chelsea ayan ahay 💙
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 3 года назад
Champion league city aya idinka ka qaadeyso fans Chelsea
@mohanadjama4634
@mohanadjama4634 3 года назад
kubada cagta saameeyn weyn ayey leedagay waxaadna kadareemeysaa daawadayashada soo camiraayo garoomada waxaana kabadan kuwa daawado
@abdullahisuudi4303
@abdullahisuudi4303 3 года назад
Masha Allah powel pogba allah ha xafido iiman kiisa Allah xaqa haku sii xoojiyo 🇦🇪🇸🇴❤🇸🇴🇦🇪
@A...A09888
@A...A09888 3 года назад
Calnkan waa UAE 🇦🇪 Waakan calanka palestine🇵🇸🇵🇸
@hamdaomar3285
@hamdaomar3285 3 года назад
Wllo cumar inshaar soo dhawaaw
@mariamahdi8843
@mariamahdi8843 3 года назад
Ogaaansho 👌
@abwanqays8190
@abwanqays8190 3 года назад
mansha alah alle ajir iyo xasanad haka siiyo ciyartooyadas
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 года назад
M.A USTAAD OMAR INSHAR HOREY U SOCO.
@sadadboy2739
@sadadboy2739 3 года назад
Gabar kasta ccommentigayga aqrinaysay wlshy mcn iyo wallky isboqda haidafin 🥰🥰🙏
@fahmisaid7342
@fahmisaid7342 3 года назад
Machallah frère musulman est ichallah an voir au paradis
@haashimiproduction42
@haashimiproduction42 3 года назад
@@fahmisaid7342 War Jecli Badanaa
@Mr.MoSaeed
@Mr.MoSaeed 3 года назад
Hore usoco wll qali markasta garab kaagaanu nahay RU-vidr aanku daydo
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 3 года назад
Ilaahay ha ku xafido Habo guuul insha Allaah dhaman islamka
@yahyamessi4059
@yahyamessi4059 3 года назад
Mashaalh wll cumar inshar
@abdidima3253
@abdidima3253 3 года назад
Qadiyada ugu nabada ugu badan wa jubuti walal
@salman-ox6ft
@salman-ox6ft 3 года назад
mustaqbalkaygu waa kubada cagta wallahi ilaa barigii aan yaraa
@jaceyliyojamasho8986
@jaceyliyojamasho8986 3 года назад
Mahadsanid wlle omar
@Iftiinshe7
@Iftiinshe7 3 года назад
Wllky omar inshar dar allaan kuu jeclay macalin.
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 года назад
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍📝📒✍️👩‍🎓👨‍🎓📏 👍 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*
@abdullweli-geesood21
@abdullweli-geesood21 3 года назад
Barnaamij Qurux badan qalbigana taabanaya♥️
@cabduqadircabdullahi2798
@cabduqadircabdullahi2798 3 года назад
Omar inshaar wllal waxa tahay qofkaliya ee aan yutubka katagero oo an kuxiranahay m.a Allah hakusharfo 🙏🙏🙏
@najaxshariif5908
@najaxshariif5908 3 года назад
Waa Barnaamij muhiim ah oo loo baahnaa . Mahadsanid Omar inshaar
@miskinah2036
@miskinah2036 3 года назад
Waa run Wallee Dad badan ayaa iska nool saas ay tahayna dadkaas iska nool ayaa Wax la Sii Moodaa.
@abdinasirguure4169
@abdinasirguure4169 3 года назад
Omar inshar waan ku salamey wll
@hassannuurabdichannel6304
@hassannuurabdichannel6304 3 года назад
Masha allah waxad kahadashey wixii ugu modnayti in laga hadlo Jazaka allah kheyra Walal cumar inshaar
@ceydiidmaxamed2432
@ceydiidmaxamed2432 3 года назад
Wll hore u soco
@mixedboy442
@mixedboy442 3 года назад
Keep going msul❤️✌️ first comment
@ruqyah4199
@ruqyah4199 3 года назад
asc walal somaliyeed subscribe igu cawi mahadsanid
@ahmed.1487
@ahmed.1487 3 года назад
Saxib ogaansho, video gaan qeybta twitter page trend aad screen ka noo saartay wuu na indha xanuujiyey..... Insha Alllah sax next time. Mahadsanid.
@sultansomalijr990
@sultansomalijr990 3 года назад
.....asc cabdi xafidow from somalia ilike gril horay usoco
@calimohachannel5194
@calimohachannel5194 3 года назад
Wll mahadsanid omarow
@alhudaproduction7015
@alhudaproduction7015 3 года назад
Ogaansho intee gashe maalmahan kuma arkine
@siraji1
@siraji1 3 года назад
M. A runti waa arrin lagu farxo taas midda kle waxa cajiib ila ah muuqaalkan micnaha ku jira io xogta ku jirta cajiib waaye runtii maclumaadkan oo kle channel diyariyay ma arkin waa dadaal io jihdi wax lagu baxshay waaye.
@ogaansho
@ogaansho 3 года назад
🌹
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 Год назад
Aragtideda wa dad Logana daydo dhaqan wanagsan iyo asluub, kitaabk quraanka oo la aqriyo iyo sido kale sajudah an adka ugu taagero M 🇪🇬SLX, Sadio 🇬🇭MN iyo qar kale oo badan.
@Abka-Media
@Abka-Media 3 года назад
Cajiib Abka Mohammed
@sharukhankashantasomali2071
@sharukhankashantasomali2071 3 года назад
Inta yahuuda neceb like saara
@ismailmohamedadengumaaddii1838
@ismailmohamedadengumaaddii1838 3 года назад
We love our people palestine
@abdulkadirabdullahi9004
@abdulkadirabdullahi9004 3 года назад
Thanks OGAANSHO
@hoygabulshada9193
@hoygabulshada9193 3 года назад
Cumar inshaar Fariin Muhim Kuu Ah Adiga Iyo Sidookle Aniga Iyo Walaalaheen Umhiim Ah Marka Hore Asc Wll Qli Wxn Si Codsi Ah Kaga Codsanya Oo Dabacsnaan Ku Dheehan In Aad Noosoo Xusho Muuqldan Okle Kliya Aad Naga Qariso Qaybaha Dumarka Aan Asturnayb Madaama Muslimiin Nahay Si Dambi Kaagaso Gaarin
@khalidrashid8148
@khalidrashid8148 3 года назад
Berigii hore ee aanu caalamku hore u marin waa la odhan karayay kubadu waa waqti lumis lkn hadda waa ay isbadashay iyadoo ay sabab u tahay siyaasadda, tiknoolojiyada, iyo danaha gaarka ah oo horumar laga gaadhay.
@sameerahmed2655
@sameerahmed2655 3 года назад
Thounk you
@mohamedmacoow8899
@mohamedmacoow8899 3 года назад
Qof qalbi fcn omar inshar🥰🥰
@ahmedsh.mohameddaahir8784
@ahmedsh.mohameddaahir8784 3 года назад
Waayo Qadiyadooda way Muujiyeen Halka Sheeikh iskysheega wasim y
@habiiboabdulle8889
@habiiboabdulle8889 3 года назад
Omar inshaar mowduc kaso samey weyso qaadka iyo arkanta salada ka sax dadka kugu xiran ajar Allah ka siyo waka sugeyna insha Allah
@abdirahmanqaazinalcaziizi1725
@abdirahmanqaazinalcaziizi1725 3 года назад
War sxbky ogaansho muddo dheer ma daawan illaa 5 muuqaal lkn caawa ayaan muraajacaynayaa ✌
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 3 года назад
Malaga yaba in uu soo boxo geesi ciyaaryahan ah uu soo boxo oo somalia mideeya Sida wiilkan oo kale…😒🥺💔
@xirsiguuleedxirsi8316
@xirsiguuleedxirsi8316 3 года назад
Way dhacaysa aniguu noqon insha alah
@abdimaalikahmed2815
@abdimaalikahmed2815 3 года назад
jimco kariim omar inshaar
@abdulfattah2090
@abdulfattah2090 3 года назад
Paul pogba🤩
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 3 года назад
Masha allh
@abdirahmaanhassan9083
@abdirahmaanhassan9083 3 года назад
Cumar ala ha ku xifdiyo wll
@nadiirgarabcolaadmaxamed4702
@nadiirgarabcolaadmaxamed4702 3 года назад
Mahadsanid wll
@najma5685
@najma5685 4 месяца назад
Mash allha
@abdicasiisfaarax470
@abdicasiisfaarax470 3 года назад
Cumar insharnin legend
@abdirahmanmahad1907
@abdirahmanmahad1907 3 года назад
Cimrigaga Allow barkee
@monicely4887
@monicely4887 3 года назад
Love you my best bro 🙏
@mariasaid1098
@mariasaid1098 3 года назад
Wall cumar waan ku dhagey sen jirey hadl kaaga lkin maanta ma waxaad naga dhaadhicin ra taa kubada in ay fiican thy 🙀🤦‍♀️ Waa wax ka mashquuliyey dhalin yarada waxarshada iyo hormar ka mid aduun iyo mid aaqaro🙉
@ilyaasabuukar3866
@ilyaasabuukar3866 3 года назад
Wow Omar inshar
@haajimouse5646
@haajimouse5646 3 года назад
RABBI HAKU XAFIDØ MACALIN . CILMIGA AAN KAA BARTAY IN BADAN AYUU I ANFACAY
@voicedialogue01
@voicedialogue01 3 года назад
Mashalllh Zxb omar
@abdinasirmohamed7087
@abdinasirmohamed7087 3 года назад
Dadka America waa dad doqomo ah😱
@mursalibraahimmaxamedmursa8355
@mursalibraahimmaxamedmursa8355 3 года назад
Allow u falastin u gargaar
@omartiger774
@omartiger774 3 года назад
Sxp Cumar
@Owsamaale
@Owsamaale 3 года назад
6 qof ee unlike saarta markasta kuma joojin karakaan omaar Qofkastoo raba horumar cadaw badan ayuu lakulmaa kuwad ilaa 0 haters in.a Cadaw haddii aadan eheen ismuuji like dhac
Далее
Language Review: Arabic
21:44
Просмотров 349 тыс.