Тёмный

Soomaalida Maxay kubada Cagta ugu Liitaan ? Taariikh madow iyo mustaqbal aanan Cadayn ! 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 109 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1 тыс.   
@mohamedabdinasir8297
@mohamedabdinasir8297 2 года назад
1: Ma ogola Tababar joogta ah. 2: Waa Caajis . 3: Sabir la'aan . 4: Amar diido. 5: Cunto xumo iyo Jidh isku dhex dadsan. 6:Ta ugu muhiimsan oo ah sida Academy inaan la inasoo barin (Football Discipline) Sida -cayda,dagaalka,xanaaqa,ixtiraamka garsoorha iyo macalimiinta.
@super-boy7762
@super-boy7762 2 года назад
Kulli barteeda dhigtay 1ama2 problem wa la xalin kraa blse disrespect io discipline lma xalin kro wa u dhalasho
@mohamedabdinasir8297
@mohamedabdinasir8297 2 года назад
@@super-boy7762 waa run sxp
@carafaadahmed2734
@carafaadahmed2734 2 года назад
Waxaasi dhib malaha lakiin zxp dhaqan xumada iyo maxaad kubada u xumeysey talow goormee iska deyneynaa
@YasirAli-gr9ej
@YasirAli-gr9ej 2 года назад
Ani ahaan kubada wan xiiseeya oo inaan heer ila naadiyada yurub ah inaan ka gaadho ayaan u socdaa blse anigu waxan is odhan kara somalida kale waxan kaga duwanahay waxan leeyhy winning mentality iyo inaa somalida kale ka mawqif adagahay 🖐🏽🔥
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 года назад
Alaha kuu romeeyo riyadaada
@GENERALKA0
@GENERALKA0 2 года назад
Taasi waxay rabta dadal dheer oo xawli ku dhafta waxa yabah ka hooreya iyo inad ku dadasho jirkaga o ad ahto marwalba ku ku dheex jiirto mid kubadisa la jeceelyahay
@Mohajigane
@Mohajigane 2 года назад
Yurub inaa ka dheesho waxaa ka horeesa inaa yurub joogta
@MOHAMED-tt8mf
@MOHAMED-tt8mf 2 года назад
Mnsh allah
@cadnaanmarwan9763
@cadnaanmarwan9763 2 года назад
Hadii aan ka dhiibto fikirkayga arintan ku saabsan soomaalida inaysan mu fiicnayn kubada iyo sababta. Waxay Ila tahay inay jiraan arimo is biirsaday. 1. Waxaynu nahay dad laab la kac leh ama xiiseeyn badan. Taasoo keenta in ay xiiseeyaan maalmo kadibna ay dhaafaan markii uu xiisaha ka dhamaado. 2. Dulqaad la,aan 3 istixgalin la,aan. 4. Ismaqal la,aan 5. Iyo in ay iska raacaan wixii qalbigooda ku soo dhaco. Tusale. Hadii ay ka qabato in ay caayaan koojka way iska caayayaan. Waana is xakamayn la,aan
@liibaanck5008
@liibaanck5008 2 года назад
waxyaabaha sababi karo in aan kubada cagta Ku liidano waxaa ka mid ah : 1: In ciyaartooda somalia markii LA xulaayo aan loo xulin si cadaalad ah Yacnii 4.5 wax lagu xulaayo. 2 : cunnada ay dhalinyarada soomlida ay cunaan ay tahay cunnooyin fat ka Ku badan 3: ciyaartooda in ay sameynin wax LA yiraahdo Exercise body . Waan rajeynayaa in soomalia kubadda cagta meel sare ka gaarto
@ahmedhussein6958
@ahmedhussein6958 2 года назад
Sxb 4.5 iyo cunto kuma xirno anagaa wax kubad la dhaho aqoon runta dadka wey dhibta 😂😂😂😂
@bushra1672
@bushra1672 2 года назад
@@ahmedhussein6958 1963 oo 14 nalagusoo tumay 4.5 ma jirin ,cunno fat lama cuni jirin exercise body waa la smeyn jirin ee arintu meel kaleey ku jirtaa
@ahmedhussein6958
@ahmedhussein6958 2 года назад
@@bushra1672 🐐💯
@bushra1672
@bushra1672 2 года назад
@@ahmedhussein6958 mxaa ka wadaa marka
@cabdiraxmaancabdirizaaq8712
@cabdiraxmaancabdirizaaq8712 2 года назад
@@bushra1672 waxan oran karaa halkaas kulan uun baad focuska saartay aduu si guud mxaa kenay in aan ku lidano kubadda marka la isku cel.celiyo qodobada uu walaal sheegay waa ka mid wax yaalaha ka qayb.qaty liidashada kub.cagta hal kulan ama labo kulan waxba ma go'aamin karaan
@haaruunmaxamed3443
@haaruunmaxamed3443 2 года назад
Inta murugeysan murugada Allah ha kaqado aamiin isoboqo wll 😞😣
@maxamedxasan6503
@maxamedxasan6503 2 года назад
aamin yaa alah yaa rabi
@mahadmaxamed174
@mahadmaxamed174 2 года назад
Aamiin Anigaba Allah IGA qaado
@hanquehani3113
@hanquehani3113 2 года назад
@@mahadmaxamed174 aamin hno
@ApdilaahiIsmaacil01
@ApdilaahiIsmaacil01 2 года назад
KU SALIYA NABIGEENA SCW SCW SCW 🤲❤🙏
@jamaabdigeni6923
@jamaabdigeni6923 2 года назад
Swc swc swc
@xaawocali5439
@xaawocali5439 2 года назад
saliga hasoo gabin
@xaseyroble4283
@xaseyroble4283 2 года назад
Magaceygu waa xasan rooble waxaan kunoolahay magaalada muqdusho waxan dhigtaa idkuul waxana ahay fasalka 4aad ee dugsiga sare waxaana kamid ahay ciyaartooy orodka ciyaara da.deyduna waa 19 sano waxaana rajeynayaa inaan xulka matalo kuna guuleesto bilada dahabiga orodka 1500m ilaa 5000m waxan aad ujeclahay inan malin waliba aado tababarka orodka si.aan yoolkeyga uga guul gaaro insha.allah ✊✊✊🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯 somalia hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯✊✊✊
@NeymarJR-km7hw
@NeymarJR-km7hw 2 года назад
Inshallah one ☝️ day my country somalia 🇸🇴 will be top ❤️ in the world 🌍
@younglilmo8168
@younglilmo8168 2 года назад
Insha allah❤❤
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 года назад
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@owliyaali9652
@owliyaali9652 2 года назад
I .a
@zaki7135
@zaki7135 2 года назад
Good joke laughing day 😆 🤣
@ahmedabdi9980
@ahmedabdi9980 2 года назад
Insha Allah
@Mirahamaskaxda
@Mirahamaskaxda 2 года назад
Arinku shaqo kuma laha jirka&lacagta&xaalada wadanka Ee waa in aynaan dadaal galinin tartama aan ka qeyb galleeno halka wadama kale sanad kahor tartanka lasii xareeyo ciyaaro badn oo hor dhac ah na ciyaaran sxbtinimo si ciyartoydu isku fahman qaab kastana loo dhiso psychology physical iyo skill ba lkn anaga sida iney guusha waxyi cml inooguso daganeyso ayaan bil kahor tartanka isku imaana kadib 3 tababar qaadana kadibna gala garoonka taasna wax guul ah Laguma gaaro.
@craxmanmaxamed4101
@craxmanmaxamed4101 2 года назад
Ayadoo taas jirto sxb inti isla training gareysa waa lasii kala reeba qabiil ahaan waa yaabay wiilal firfircona marki laga reebay kulankii oman aan ku aadnay
@Ismailainashe
@Ismailainashe 2 года назад
@@craxmanmaxamed4101 haa zxp
@amincano9255
@amincano9255 2 года назад
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
@penramijuni0r410
@penramijuni0r410 2 года назад
Hamigayga waa kubada cagta waLiba inaan koobab badan ku guulaysTo inzhaa allah 💜💪😍
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 года назад
Asc wllka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
@mustafmohamed6982
@mustafmohamed6982 2 года назад
Waan ku salamay cumar inshaar sxb kubada waan garaneeynaa lkn sxb qabyaalad ayaa dadka lagu wadaa ee yaa wax yaqaano leeskuma wado
@abdiwahaabchanel8595
@abdiwahaabchanel8595 2 года назад
Wanku saaray wll
@sihamarap4423
@sihamarap4423 2 года назад
Wallahi sidaan iskama ahaaneno insha allah waan ka bixi doona amiin yaarabi
@mohameddahir4092
@mohameddahir4092 2 года назад
i.n maalin uun waad maqlidoontaa soomaliya ayaa ku guulaysatay koobka aduunka i.n iyadoo aan anigu matalayo i.n waa balan aan naftayda aan kaqaaday waana rajada aan dunida ka leeyahay waana rumayndoonaa i.n ilaahay idin kiis iina sooduceeya inaan rajadeyda rumeeyo adiga iyo asxaapta kuguxiran cuma ❣️❣️☪️☪️🌍⚽⚽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedmacoow8899
@mohamedmacoow8899 2 года назад
Oradka iyo feerka baraamij inooga soo diyaari wllken omar inshar insha allh 🥰🥰🥰💯
@Tshabalaala
@Tshabalaala 2 года назад
Aniga aya insha allah samayn doona noqona dona mid ka mida ciyartoyda ugu fiican heer aan Gaadho in laygu tiriyo Midka ugu fiican taariikhda Kubada cagta insha allah 🤲🏾🤲🏾
@sadambarre9666
@sadambarre9666 2 года назад
One day INSHA ALLAH i will be the first somali to play football in europe my dream will come true my somalis people pray for me i am sure i will make it .follow your dreams and 1.PUT ALLAH(SWT) FIRST 2. BELIEVE IN YOUR SELF 3.HARDWORK 4.RESPECT
@nastnasteho4698
@nastnasteho4698 2 года назад
Ma screenshot gareeya oo meel ma dhigtaa comment gan bro…… hadad adigu hard worker tahay mentality gagana guul inaad gadhayso ka dhadhiciso wlhi allah na u kugu garab sinaya inshallah
@ahmedmohamedibrahim6512
@ahmedmohamedibrahim6512 2 года назад
Work hard you will reach your hope i wish you successful
@Lander6656
@Lander6656 2 года назад
I abbreviate your hard work keep going pro
@zakarieismail5648
@zakarieismail5648 2 года назад
Appreciate *
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 года назад
Keep going
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 года назад
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@suhaibismail7889
@suhaibismail7889 2 года назад
I want be first somali professional baller,Aaminta ii raciya wayo wllyaal waa its my first goal in this planet
@nurdinabdikadir7393
@nurdinabdikadir7393 2 года назад
Amiin
@micrajoon868
@micrajoon868 2 года назад
Amiin hadii qeyr kugu jiro
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 года назад
Ameen
@runtarabiigujecel6476
@runtarabiigujecel6476 2 года назад
Forget about it we not meant to play football
@jamaabdigeni6923
@jamaabdigeni6923 2 года назад
Ameen ameen wll
@abdiiboorajrofficial8331
@abdiiboorajrofficial8331 2 года назад
Aniga Ari Taas ka duwan ayaa wataa inaa aragto rajeena Comment Horyaalka Somalia maaha mid magala walba kooxaheda kasoo qeeb galaan waa mid ku kooban 1 magaalo kaliya Tusaale Mogadishu Ama Hargeysa Taas ayee keen tay isleh yahy aniga ileen Hargeysa lacib ween waalaga helaaya Sila mid ah Mogadishu Barbara meel walba lkn waa hadii lisku keeno ASC ✌♥️
@Abdikafi-Hashi
@Abdikafi-Hashi 2 года назад
Asc Omar sxb mid ayaan rabaa inaa kuu sheego markii laga soo tago qofka hadoo bixiyo 100% tababar iyo training jogta ah problem kle ayaa ilaawday oo ah Waaalidka iyo familka ciyaartoyga somaliga ah mxaa yeelay tusaale aniga banooni iyo orod number one ayaa ahy lkn Norway ayaana joogaa waa helay deal fcn oo banooni ama orod ah lkn waalidka AMA familka ayaa qaab negative ah u fekiro wxee ku leeyihiin kwrn hadii aad fishilanto ama guuldareysato aqoonti iskuulka waa ka hartay meelna ma gaarin mrka meeshaas aaba wlh niyad jab weyn ah maka fekiraayaan kwrn hadaa guuleeysto Maxaa ii diidayo inaa guuleysto mrkee kaliya ka fekeraan 100% negative wxs waa qalad wlh hada xirfadle banooni ayaa ahy waxaa helay deal ah inaa u wareego England si team ka dhisan u ciyaaro lkn reerka bal adi meel u dhaaf deal kle ayaa helay oo orod ah walaalo usoo bandhigay kulahaa wax baro nio orod maahee meesha wax maku heysidee bal adi arag niyad jabkaas saas u weyn mrka sxb waa ka quustay anoo somlia inaa professional athlete noqdo familkeyga darteed wcs 😭😭
@mahadofficial8915
@mahadofficial8915 2 года назад
Haniyad Jabin zxb walidkana U sheeG iney jiran dhlinYaro badan Gelina Wax barta galina CiYara marka walidka adiga sidaa ka dhigaTo ayee kuuLa Dhaqmaayaan, mahdsnid bro
@super-boy7762
@super-boy7762 2 года назад
Family ga career kaga shaqo kuma lha choice wa adiga hda mar aqli ledhy 15jir na garto hdey kugu respect gareyan io hdi klapa
@Abdikafi-Hashi
@Abdikafi-Hashi 2 года назад
@@mahadofficial8915 thank you sxb mcn
@Abdikafi-Hashi
@Abdikafi-Hashi 2 года назад
@@super-boy7762 thanks wllky mcn
@khadarmohamed2135
@khadarmohamed2135 2 года назад
@@Abdikafi-Hashi Asc zhb Abdikafi hadalkagas wa itabtay nin aan isku dhawnahay fikir ahan aya tahay zhb waxan raba inan waxkala faaaidno dhirigalin iyo waxkalo farabadan marka zhb lanbarkaga WhatsAppka isosheg wankula soxidhiidhi sidokle wiil dhalinyara ah kuna fikirdhawban ahay mahdsnid zhb
@cabdisalaancabdullaahi4316
@cabdisalaancabdullaahi4316 2 года назад
Sbbtu waa in Wax dhira galin dhaqale ah ay ku haysan dhalinyarada Xiriirka ilen Shaqsiga waa mid Reerkisu ay Kuxisab Tamayan mida kale waxa Jirto dhalin yaro farabadn Ku nafopay Kupada somaliya 😭😭😭😭
@Kheyrson
@Kheyrson 2 года назад
Ciyaartoyda familada ey ka dhasheen ayaanba taageersaneyn, wexeyna aaminsan yihiin in ey kubadu wax xun tahay. Si aad guul u gaarto garab aad u baahantahay haba iska yaraado garabkaas.
@baraarujiye581
@baraarujiye581 2 года назад
Hhhhhhhhhhhhh
@xaawocali5439
@xaawocali5439 2 года назад
lagend runtaa kahadashay
@hassanyare2706
@hassanyare2706 2 года назад
Inuu cimrigaaga Allah kuu barakeyo hda niyo Kugu haaye gormaa soo dhigaa muqalki cusbay ee somalida
@AjAweisOFFICIAL
@AjAweisOFFICIAL 2 года назад
1):-somalida maahin kuwa dhiiri giliya ciyaartoyda badanaana wey dhaleeceyn guul iyo guuldaraba. 2:-somalida hadee tawabar galan waxay isla markii cabayaan cold water ayakoo mooda inee haraadka iska goynayan 3):-somalida waxay badanaa ee cunan raashin qamiir leh iyo mid protain aa laheyn nafaqada jirka uu yar awgeyd ayaa sababeysa ineee cajisan marwalba 4):-ciyaaryahanka waxa u ubaahan yahay orod joogto ah iyo murqaha hoose la diyaariyo ciyaaryahanka somaliya ah badanaa maudhisna murqaha hoose. Ugu dambeyn muhiimadu waa in la dhiira giliyaa oo lagu fangareya ciyaarhanka una hela agabkasta uu ku noqon karo ciyaaryahan caalamiga uqalma🇸🇴🥰❤💪
@cabdirisaaqyare43
@cabdirisaaqyare43 2 года назад
alle hadii uu idmo insha allah somalia lacibyada ugu cansan in aykasoo baxaan baan rajenayaa
@anwar9235
@anwar9235 2 года назад
Ogaansho iga qor mus taqbalka ninka u dheeli doona xulka somaliya iyo kooxda kubada cagta ee Chelsea insha allah wait me somalia
@cayniyusuf1563
@cayniyusuf1563 2 года назад
Masha allah insha allah waad Gari donta
@anwar9235
@anwar9235 2 года назад
@@cayniyusuf1563 thanks
@xeebowcade8463
@xeebowcade8463 2 года назад
I.a mar dhoow alh kheyr ka dhigo
@anwar9235
@anwar9235 2 года назад
@@xeebowcade8463 aamin
@maxamed565
@maxamed565 2 года назад
Allah Kuu sahlo
@ismailabdi4206
@ismailabdi4206 2 года назад
Walal suashada waa simple.. Somalida taba barayashoda kama dhamadan nin jeclaysi iyo eex. Lacaabka ma helo fursad haduusan qabiil fiican ama dhaqaalo haysan. From xaafad to qaran bal dhab ufiirso adaa fahmi doona sababta aan ugu liidano aduunka.
@maanka305
@maanka305 2 года назад
Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯💔
@shiikepoy756
@shiikepoy756 2 года назад
Somalida waxay kubada cagta meel oga gaar la dahy waayo ilmaha iyago yar ayaa kubada cagta waalidki ugu diida inuu ciyaaro wadamada kalana iyaga kibada cagta imahooda wey u ogolyihin marke 2 sano cml iyo 5 kibad ayaa lagu bilaba somalidana kubad ma arkaan ilmahooda iyo qabiil ayee kubada meel lagaaro la dahy iyo dhibaato badan iyo cuniga marku wax qasaariyo niyada laga dhilo kuwa kalana ay waxaan waa kubad ay dahan oo laga socdo marka anaga waa ficanahy waxa u baahan nahy inaa intaas ka baxno wlhi meel waa garena hadi saan lagu wadana meel magareno waligeena sidaan inaa ka baxno rajenena i.a soomalia guul🇸🇴🇸🇴💪
@noordinhuncho
@noordinhuncho 2 года назад
Run wye somalidha Kuma fcno football but waxan huba Inu lacig so bixi dhono waqti anfogen ⚽💖✔️
@jibriilxusen7286
@jibriilxusen7286 2 года назад
I hope one day to play for somalia❤️ and get out of here, if allah say😇🥰
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 года назад
Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🧠👏🔑🤲💕
@abdigaiye715
@abdigaiye715 2 года назад
Soomaliya dhowr qaf ayaa casaan ka qaatay ciyaarta kuuriya oo uu kamid yahay goal hayaha, midna dhawac ayuu kubaxay marka qaf aan garaneynin goalka iyo 8 qof haday 11 profetional ah la ciyaaran maxad ka filaysaa
@hamseahmed8103
@hamseahmed8103 2 года назад
Anigu waxaan is lehay waxaaynu ugu lidano waa tabar yari lkn dhalinyarta somaliyed kubada cagta way yaqanaan 60% sida darteed waxaan dhalinyarta kula talin lahaa inta kubada cagta xisaysa inay jidhkooda dhisaan siiba lugaha oo.ay ordaan isbuci 4 ama 3 cisho hal saac Ogansho mahadsanid walal cumar inshar kun jeer🤝
@AASAASTv
@AASAASTv 2 года назад
Aniga waxey ilatahay in marka horay loo bahan yabay in lahello dad fikrad ahaanba u dhisan waayo hadeyba hadaf iyo gool ciyaartoyda laheen maxey is ku dalinayaan,sidoo kale waa in Amarada macalimiinta iyo tababarada laqaataa waana is Tababaraha sifiican ugu sheegaa hadey sifiican u cayraan in ay abaal Marid sinayaan waayo markaas waxey kasiihe layaan shidaal iyo in ey sii hormariyan qaan cayrtooda plz ustaad pin 📌igu dhaji🙏
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 года назад
Kuma liiidano walal, hadaa ubahantahy inaa ogaatid waxa tagta tusale ahan dhulal xeebedka Kismayo iyo magalada marka lknse waxwalba tayeen iyo tayo ayay ubahan yhin xirfadle waxwalba haysta inaan noqono an ubahanahy keliya ee dad way buxan isir uleh mahadsanidin 🌍 FADLAN SOO BOOQO DARUL AKHIRAH WAXAAD KA HELI DOONTA MUXADAROYIN DIINI AH MAHADSANIDIN 🌍.
@iknowyou1299
@iknowyou1299 2 года назад
Mugadisho ayay laacibiin buuxaan lkn nasiib daro ma laso xusho badanaa
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 года назад
@@iknowyou1299 aad iyo aad walal
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 года назад
Ilmaha xeebta kudhelayan🥺 iyo xasiloyinka, isfahanka. Wxa kalo siidheer qaabka ey udhelayan. Lama dhihi karo xirfad uma lahaan. ee wxe lá yihiin dad sii garab qabto oo kusi dhira galiyaan. Aanan loo arkin just “ ciyaar” oo lkn mustaqbal, hormar..... lo arko
@عبذالرحمنالمحمذ
@عبذالرحمنالمحمذ 2 года назад
@@darulakhirah6094 xlgii dowlda jirtey mjrto mel wx ka keen
@fahadeidvlogs6170
@fahadeidvlogs6170 2 года назад
Macalin wansoo xadiray macalinka kaliye xisadisa jeclahay
@osmaibnafan8118
@osmaibnafan8118 2 года назад
Somalidu waa dad sports ka jecel oo hormar badan ka sameen kara lkn ma heystan qalab iyo dhira galin lacag fcn oo bila ah oo la siiyo bal firi mo farah iyo somali kalo badan Abdi bile ciyartoydena wax dawada malaha koxaha europe bal firi nigeria oo kale boqolal aya ka ciyarta europe waxan aamin sanahay hadan helno dal wanagsan kubada cagta africa inan number one noqon dono
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 года назад
Mahadsanid walal. Qasatan kubada cagta aadan ugu wanagsan nahay lknse shaqsi shaqsi qaran laguma meteli karo keliya wasarada ciyaraha e qaran tayadas loga bahan yhy dad kubad top level ah waan heena wakugu racsanahy mahadsanid.
@Nolol_Toosan
@Nolol_Toosan 2 года назад
Sidoo kale macaalimiinta io control-yaasha team-ka oo very provisional and kuwo feejigan aheyn mar walba daraadeedna way sababi kartaa!! الله Ka sokow
@ayaanleahmed5384
@ayaanleahmed5384 2 года назад
Inshaa Allh Anaa Noqonaya somaliga Ugu horeya ee liiga yurb ciyaara in shaa Allh
@kederoz9312
@kederoz9312 2 года назад
Omer inshaar Dar iLaahy pan ku jecLahay pro🥰✌
@ronaldofans3725
@ronaldofans3725 2 года назад
1. Hadaf la aanta ciyaartoyda oo aan raja badan ka qabin inuu hormar kubaded sameyn karo 2.ilaalinta jirka awood ahaan iyo maskax ahaan in ciyaartoyga uu san ilaalin 3.musuq maasuqa madaxda kubada cagta & daryeel la aanta xiriirada kubada cagta iyo kooxaha ciyaartoyda
@Shaaficihassan10
@Shaaficihassan10 2 года назад
Asc wllkey hadii aan fikir kadhiibto waxaan aamin sanahay in mustaqbalka Dhow sobaxayaan kumanaan somali ah oo later la tartami doona Messi neymar Ronaldo igaqor midaas
@IbrahimMomar55
@IbrahimMomar55 2 года назад
waa idin salaamayaa walaalaha ku xiran walaalkeen Ogaansho waxaana idiin rajaynaya inaad fiicantihiin, qofkii awooda waxaan ka codsanayaa inuu soo booqdo kanaalkayga waxaan soo gudbiyaa natural&relaxing videos hadii aad ku qanacdona aad nala saaxiibto oo aad barteena soo rukumato
@Leelehey
@Leelehey 2 года назад
Somalidaa football waxaay udeelaan raaja laan, iyo waqti dumiis, ineey hormar kagaraan niyada magiliyaan, respectful maahan, booski logatalagaaley ineey kaciyaraan marabaan, kuwalibaa position logutiragaliin ukaciyara, game plan, tactics coach madaqaangalinayaan
@shijaacisharaf787
@shijaacisharaf787 2 года назад
Mowduuc aan kaa sugaayay ka hadalkiisa Mahadsanid ustad
@taleex-show6456
@taleex-show6456 2 года назад
Zxp hadan somalia waxa kubada ku keenay in ay liidato ayaa ah Wahsiga ama caajiska Isla weenida ayagoo isku maleeyo midka ugu wngsan Iyo balwadaha ama haasawaha fara badan Ayagoo iska dhaadhicinaayo somalia ayaa caqabada kajirta
@abdihassan4656
@abdihassan4656 2 года назад
Fariid ayaa tahay sxb Omar, last 4yr I am your kastamar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴👍
@aasiyaabduwali4407
@aasiyaabduwali4407 2 года назад
Mashallah allaha ku xifdiyo wll Waxan wata codsi ah inaad kaso hadasho qabka ugu fudud ee social media lacag loga ssmen karo sida shirkada amazon iyo wixi la midah wll adoo mahadsan😊💖
@Haarun46
@Haarun46 2 года назад
In.sha allah cumar insharow mar un in laciib somalia ah in shashadaha laga dawado asigo kaxirfad bdn lio messi i.a wax walbo waa dadaaal wadna arki doontaa i.a 🤝🏼👍🏽💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AlhamdulillAh_247
@AlhamdulillAh_247 2 года назад
Mowduuc aan sugaayey rutii 💯😴👏
@omariinhomoha9410
@omariinhomoha9410 2 года назад
Marka hore waad mahadsan thy balse ciladaha somalida heysta waa 1. Dabeecad u dhalasho ah isla weyni 2. Dabeecad iska yeel yeel ah tusaale qofna ma oga halka uu ku fiican yahay 3. Mida ugu muhiimsan dal iyo dibad qofka yaraantiis inuusan banooni dheelin haduu dheelana koox aragta oo xirfadiisa kor uqaada ma jirin balse mr inshaar iga qof xaalka kubadeed ee muqdisho ka socdo 10 sano soo socda ugu yaraan afrika waan ka talaabeyna insha Allah
@guletgulet3389
@guletgulet3389 2 года назад
Somalidu Siyaasadda ayey ku fiican yihiin,kulunaa Siyaasiin,isportiaka naga daaya.
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 2 года назад
MAsha Alh
@Hasey.7
@Hasey.7 2 года назад
One day one time I.a we will be ok 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 2 года назад
Asc wll Omar inshar adiga oo raali ah waxaad dhahdaa waa inaan xaaga saarnaa Barashada Diinteena Suuban iyo barashada quranka Kariima iyo xadiista iyo Laab fayoobida uuna qof kasta oo somali ah uu iska cafiyo walaakisa kaleh Taas ayay ku jirtaat liibaanteena aduunyo iyo aakhiraba in shaa alaah
@aliabdi2436
@aliabdi2436 2 года назад
Keep going ustaad
@yusufcabdule7068
@yusufcabdule7068 2 года назад
Waad mahadsantahay balse kubada sxb somalida haku dhiirigelin wixii wax utaraaya kudhiirigeli mahadsanid
@ima.shaaciye4478
@ima.shaaciye4478 2 года назад
Somalia ciyar yahano waydhoban yihiin Lkn wax si toos ah uxulo maleh dad waji lagu wado moyaane😘
@Kiddoplaytime367
@Kiddoplaytime367 2 года назад
asc omar inshar walalkey indhaha na xanuujinoysaa maalmahan ! vedio yada sida hore ku ficned mhdsnd
@cabdiraxmaanrooble9882
@cabdiraxmaanrooble9882 2 года назад
waxaa ka mid ah soomalida dulqadka ku yar in ay udulqadankarin aalamiintada saa'idka ah somalida banoni wee yaqaniin lkn juhdi maka liyaan waxan urajeenayan dhamaan umada soomaliyed in mustaqbalka ay asagoda wax la qeybsadan i.a
@بيكولاالقحطانى-م6ض
كلامك صحيح ما عنده صبر ولا التزام شفتهم بالسعودية مايحضرو التمارين
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 2 года назад
Anigu waxaan aaminsanahay somalida inaysan jirin wax ay ku fiicanyihiinba sababtuna ay tahay Waxaynu nahay dad aan isku dayin wax xusub inay keenan oo ilaa qof waxaa inooga horeeyey uu jiro qof somaliya oo isku dayaya ma jiro
@ahmedkhadar5855
@ahmedkhadar5855 2 года назад
Inchallah marbaan hormar gaareynaaa guuuul 🇸🇴
@horusocotv6496
@horusocotv6496 2 года назад
There is always Always A path of DevolopmenT you have to work smart Hard to progress
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 года назад
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@Kingnasser7
@Kingnasser7 2 года назад
Mowduuc wanksan lo bahnay bro👍🏽💯
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 2 года назад
"I like Ogaansho more than any other RU-vid channel's!!"
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 года назад
Mashallah keep going pro thanks😊
@apdalahagio9145
@apdalahagio9145 2 года назад
Wallahy inan kubad iloopayn dadalkeeda ilaa hda waan ku guda Jira i’a Malin malmaha Ka mid Ah Hamigaygana Uu ii rumoowi dooona🥺✊🏿✅⚽️
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 2 года назад
Mahadsanid ustad.
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 2 года назад
Ani ahaan Somalia Waxay ku taala qarada africa oo aan laga xiiseyn kubada cagta wana waxay kawada siman yhiin qaarado badan oo aadunka ah , F.g Kubada cagta 100% Yurub un baa laga xiiseeya:) from valencia🇪🇸
@ismailibrahim98
@ismailibrahim98 2 года назад
wllkey run ahaan somalida waxaa dilay is xaqir iyo xaasidnimo aduunka kale waxaa kajira qofka ugu dhaqdhaqaaqa badan in gooni loo bixiyo tababar gooni ah la siiyo lkn somalida dhibka ugu wayn ee ka jira waxa weeye in marka uu qof activities leh soo baxo in uu qabiil ahaan uga hadhi doono oo inahebel oo difaac ahaa loo diro gooldhaliye maadama uu kasoo jeedo reer hebel
@husseindirie531
@husseindirie531 2 года назад
computer programing iyo kubacad cagtuba gacan ku heeyn ayeey u baahanyihiin
@hooyomcn458
@hooyomcn458 2 года назад
maheesto macaliim.qatar ah
@shabtaa5106
@shabtaa5106 2 года назад
Walaal Somalida hadii ay kubada xooga sarto oo aysan ciyaar yahanada ay u dheel siinin qabiil iyo weji heer sare wey ka gaari krta cup of nation wey kaso Qeyb gali krta lkn we are nothing 😩😭😶‍🌫️
@ismailsheikh693
@ismailsheikh693 2 года назад
Wll omar ugu horeyn waan ku salaamay adiga iyo asxabta ku xiran chenelka ogaansho ugu horeyn ra'yi ahaanteyda aniga waxaan aamin sanhy somalidu iney yihiin dad tokoor badan mafiiriyaan mustaqbalka iyo danta guud waxaa jiro dad badan laacibiin eh weliba cirfad kubadeed leh mida kaliya calamka kle dad yoow gooda kaga duwan nahy baa eh in dad yoowgaas fiiriyaan shqsiga xirfadiisa iyo mowhibadiisa kuna ixtiraamaan halkuu doono haka soo jeedee taas cagsigeeda soomalida shaqsiga aqoontiisa xirfadiisa ama moow hibadiisa intaba mafiiriyaan kaliya ilma edeeroow iyo isxijin baa loo soo xulaa ciyaar toowda inbadan ayaa arkay wlhi dad noocaas loo xulaayo kuwii ka xirfad bad naayne la reebaayo muhiimada ra'yigeyga waxaa weeye in eysan soomaalida caadalada fiirinin eena is midib takoorayaan
@Tango34
@Tango34 2 года назад
Somalida are the best in technicality in terms of football , even abroad the Somalis are the best in the street - I think the problems are - Somalis parents are skeptical about football. For example if you want to teach you’re son or Daugheter something it start from young , you need sport mentality upbringing and support
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 2 года назад
Ani Ahaan Waxan Dhihi Laha Anigo Ah Waliba CiyarToy Horyaalka Dalka Dhelo Ma Heesano Macalimin Quburo Ah iyo Dad Garab Wayn Nagu Siiyo Hadafkeena iyo Sidaa Hormar Ku gaari Laheen🙏
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 2 года назад
Wll wan ku agera anoo joga jigjiga, Ethiopia 🇪🇹 💘
@saeedmohammed1025
@saeedmohammed1025 Год назад
Qof walba waa sidi oo iska digo Kobada waa shay kale ah an ku ficnhy ee Soomaaliyeey niyaad haa iska dilina hadafka Lee dhihin wuu Malin malmaha kamid ah ayan xasusnan dona inshallha somali hano lato 🇸🇴😊✊️
@arman__aj3751
@arman__aj3751 2 года назад
Somalida wxee ugu liidataa kubada waa in lagu soo xulo ciyaaryhanka ina hewel wye Ama qof hewelaa wato Wxaa jirto qiso ku dhcdey wiil yar oo wlalkey sanadkii tagey 2021 in uu u tababaranaye dagmo ka mid ah gobolka banaadir Marka xiliga is xulitaanka la gaarey wxa uu arky qof waligiis uu ku arkin tababarka la xulaye halka laga tagaayo asiga io asxab kle Marka soomalida hdii ay sidee thy leesku xulo wxaa xaqiiqo ah in guulo faro badan soo inoo keenaan
@sadaqhassanawaale4259
@sadaqhassanawaale4259 2 года назад
war niyo soomalida waa wadan waxa uu ubahan yahay macalin fiicn sida macainka livarbool war somali way gulay saneesa insh allh a👋👋👋
@keydkasuugaanta
@keydkasuugaanta 2 года назад
maamul xumo dhinaca hey'adaha ciyaaraha ah ayaa na heysto. dadka ku fiican Banooniga lama xusho ee qabiil ayaa dadka lagu qaataa
@shaacachenell5161
@shaacachenell5161 2 года назад
Ogaanshi iga Qor inan noqdo lacib udhela xulka Qaranka Somali iyo kooxda Liverpool incha Allah
@cabdicasiis2932
@cabdicasiis2932 2 года назад
INSH ALLAH captain 😇
@shalaychannel2201
@shalaychannel2201 2 года назад
Lkn 2018 kii final da yarta ayaan gaarnay Kenya iyo Ethiopia iyo Sudan ayaa kamid ahaa xulalkii Aan reebnay
@kingmudu9773
@kingmudu9773 10 месяцев назад
kGu raacsanahay Ustaad
@abdiqanimohamed3298
@abdiqanimohamed3298 2 года назад
the one and only mr inshaar🔥👏
@shiiqhuzaana4341
@shiiqhuzaana4341 2 года назад
Somaaliya wax badan aa ka qaldan oo ay ugu horeyso maamulka Waayo maamulka ayaa diyaarin karo wx wlpo muhimad ah
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 года назад
Viva somaLia🇸🇴💪💪
@iam_______maami2699
@iam_______maami2699 2 года назад
Horta cumar kheer allha kasiiyo lpx waad na soo xasusisay inaa waxtareen ani wal waa ugaa lkn waa iska dabalinaayay
@Notmeeeeeeeeeeeeeeee
@Notmeeeeeeeeeeeeeeee 2 года назад
Insha Allah First player in SomaliA Am I 😀😀
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 2 года назад
In badan ayaan kubada ciyaaray waxan ogaaday inaan naloogu talo galin kadib mudo 14 sano waxan isku dayay inaan dhalin yarada orodka ku baraa rujiyo waliba kuwo daqiiqado fiican ku orday ayaan arkay oo haday helaan garab aad u soo bixi kara laakiin dalkii ma jirto cid garab ku siinaysa mowhibadooda waaba lagula yaabi xaqiiqaduna waxay tahay sida aad u sheegtay 👍
@c.xamiidaadan9881
@c.xamiidaadan9881 2 года назад
Asc Aniga waxay ila tahay inaysan jirin wax mushaar fiican siinaayo haday jiri laheed way dadaali lahaayeen Teeda kale sabarka iyo joogteentana meesha kama marna Waa aragtidayda
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 2 года назад
QURAANKA sababta ugu tartamaan somalida wadamo badan oo dunida ah Ogaansho wll nooso diyaari
@Easy_way1
@Easy_way1 2 года назад
Somalia iyok korea waqooyi 14:0 raali bn ka hayn ayado lagu ciyaraya 😄 Pyongyang joogana kii gaabna Awoowihisi joogo hhh garoonkana Gantaal ba yiilay Toobaraha Somalia lagu jiheeyay ciyaartas Daawada yaashu ka mid aha waliba la yiri gool marku ka dhasho sacabada namaqashi ya is haligaayo Daminiiti oo dhan bu safay isana
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 2 года назад
Waxa lagu ciyarayey Indonesia
@smile-db6bv
@smile-db6bv 2 года назад
Masha Allah wilasha daawasho kificanyihiin iyo dhafar daawasho ciyaar bas 😓
@abdullahibulla
@abdullahibulla 2 года назад
Somalida kubada ku liidato wxa usabab ah wazarada sportiga oo shaqdedi gabtay madax la xisabtantana helin dhalinyaradana wx uma qabana dalkana iskaba daay Fifa sanadkasta wadamada sportiga ku kiido lacag ayee ku bixisa lkn wala musuqmasuqa 😑💔
@naftauron2400
@naftauron2400 2 года назад
Wllhi sxb runta aa sheektay 💯💯💯💯💯💯💯💯❤❤❤👍💯
@salmanjr9712
@salmanjr9712 2 года назад
Somalida badana Maaha dad boos sax ah ku dheera⚽️ =Tusaale= Nin maanta difaaca =4 ka ciyaara bari waa weerar =9 ? Hadii difaac yihiin xirfad dicaaf ma bartaan ee mid weerar bey bartaan Dhibka jira kaas baa ka mida 🇸🇴🇸🇴
@SOMALIBADBOY
@SOMALIBADBOY 2 года назад
That is really
@hamzaabdi1848
@hamzaabdi1848 2 года назад
Mahadsanid uztad omer inshaar rayigayga hadan ka dhiibto , gumeystayashi ka hor soomaalidu may aqoon wax kubad ama banooni la yidhaah 1960/70 baa ugu horeysay ban isleeyhy kubadda cagta , haaa dhaaaaaanto 😁 iyo jaandheer by yaqaanaan illaaa hadda cid dhiiri gelisa maan arag lkn way ku fican yihin ciyaaraha kle sida orodka, iyo kuwa (aduunka inbadan kasoo jirey )
@mcyofficial119
@mcyofficial119 2 года назад
We can 💯🇸🇴
@luxusofficial6868
@luxusofficial6868 2 года назад
Somali ciyarta way kufiicantahay lakin Dowlaad humi iyo tagera laan darteed waa mushaakilka heysta wahba yaan lagudihin somali dulqaad malaha been kabaair waye mahadsanid
Далее
Mawaaqif Geesi Nimo Leh , Hogaamiya yaal Afrikaan Ah .
14:01
Cheese grater HACK
00:22
Просмотров 1,4 млн
БЫСТРАЯ сборка ПК - от А до Я!
00:22
Ra'yigayga Federaalka iyo Amisom | Ra'yi shakhsi ah |
13:31
Muqdisho Mise Hargeysa ? | Maxay ku kala duwanyihiin .
11:04
Cheese grater HACK
00:22
Просмотров 1,4 млн