Тёмный

Sababta Loo Cidleeyo Dadka Wanaagsan 

Shaahid Beesaani
Подписаться 37 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 149   
@ramlahussein8850
@ramlahussein8850 2 года назад
Alla maxaan wanajiyay dad dadkaas oo waliba naftayda dartood aan uliiday maxaan kawarwaray dad dadkaso aan agtooda qiima ka lahen lkn xiligaas waa xanunsanaa waxa igu dhacay cudur dawadiisu ay adgthy in lahelo cudurkaas oo ah wanaga faraha bdn this time alxmdulilah nafis baan daremay farxadeyda anigaa sameestay wax wLbo aan heestana alla kasokow naftayda ayaan umhdceliyaa si ay naftada uxasisho kafogow dadka aad jeceshahay wll shaahid adigana aad ayaa umahdsnthy waxaa kamid aheed dadkii igu dhiiriyay inaan noqdo qofkaan ahay marlwba aanan dad unolaan🙏🙏🙏🙏
@hamdagambool5425
@hamdagambool5425 2 года назад
Nulasha lago shegyo waa xasinooli adiga aad sameesatay
@user-ek1le3qq9b
@user-ek1le3qq9b 2 года назад
Run Run dhaaftay weyaan illhy hakaa abaal-mariyo waanada iyo wax sheeggaaga adduun iyo aakhiro.🙏. Soomaaliyey wanaagga hala taageero oo ninkani millions hala gaarsiiyo inshllh we can and he deserves 100%💪.
@heegomuuqdheer944
@heegomuuqdheer944 2 года назад
Nin araktidisa ad u wngsan caqlina leh dumarko dhan ba ku hamiya shaahid gabadha ad jeceshahay naga nasiib fcn m.a🤴❤🥰
@qalbiuroon746
@qalbiuroon746 2 года назад
Jasakallah kheyraljazaa macalin ka dhiirigayaha besani wall allaha ku xifdiyo wananada qalbi dhiban ayey dhayeysaa rutii wad idhirahalisaa ❤️❤️🥰🥰🥰🥰😊😊😊
@samiiraabdihashisamiiraabd2182
@samiiraabdihashisamiiraabd2182 2 года назад
😇😇anigaa ugu horeeyo
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 2 года назад
Mahadsnaid 🥰🥰
@craxmaanmaxamed6895
@craxmaanmaxamed6895 2 года назад
Macalin keyga nolosha respect
@faadimaaxmed4963
@faadimaaxmed4963 2 года назад
Taasoo kle horay ayey iigu dhacday waxaana igu sababay jaceyl farabadan oo aan qof uqabay xittaa qalad uu iga galo iska dhaaf inan wax kadhehee nigoon qalad kagalin ayan wax iska yar karaali galin jiray soo daahitaan keyga xiliga hadalka lkn waxba kama faa idin wuuba iga tagay inkasto markaas aan aad uyaraa balse markaas kadib wan kawantobay alx dadku "Horaa loo yiri dharigii farabataa waa fuud qaraareeyaa"
@mohedrashiidmohamed5720
@mohedrashiidmohamed5720 8 месяцев назад
M.a thnks ustd Wax bdn ayan kaa faaiday
@saabiriinsheeqnuurmaxamed1469
@saabiriinsheeqnuurmaxamed1469 2 года назад
From TikTok Msha allh Allh Haku barakeeyo mar wlba TikTok Ayaa kala socday Uma maleyneynin in aad RU-vid Ledahay run Ahaan wll waxad tahay Dadka dhanka wx shega iyo dhira galinta TikTok e Aan mar wlba dawada Shaqa Wngsn Ayaad heysa horay usoco bulshada ku bahan Adigo cml Allh Ha badiya Hana barakeeyo 🤲🤲🤲 guul Akhirah iyo guul Aduunba Allh Haku siya 🤲🤲🤲
@fartunabdulahi8052
@fartunabdulahi8052 2 года назад
Waaba wanaaji sabab uta,gaya waan la yaabay!
@abdisalanosman1746
@abdisalanosman1746 2 года назад
Guuleyso marwalbo shp xaqiiqda baa kahadashay.
@rahmoadam5978
@rahmoadam5978 2 года назад
Waxan aaminsanahay inaa isku si iney maskaxdena u shaqeyso coz dabeecada aan leyhay ayaan ka arkaa marwalba horey u soco walalkey big respect 👏
@Saabir_official1122
@Saabir_official1122 2 года назад
Mnch allh sida quruxda badan eed waxa noogu shegto noona dhiiri galiso adna raxmaanku haka raali ahaado pro 👑👑👑👑
@xabsaxasan2137
@xabsaxasan2137 2 года назад
Jazaakallaah wllo Mxd naftayda Mclin u noqotay Guulayso Labada daroodba
@jama_jey
@jama_jey 2 года назад
Waan kuu xiizbay wlhi 💯 🤝true role model🥰
@ubaxdiamond8887
@ubaxdiamond8887 2 года назад
Wlhi wx waliba xaqiiqadeeda ayaad kahadshadaa shaaahidow allha kusharfo wllkey mcn allha kuxafido thanx abowe🙏🏼🙏🏼🙏🏼✅✅❤❤❤❤
@nasroluckyofficial1929
@nasroluckyofficial1929 2 года назад
Tnx alot Allah yxfidka wll shahid wa modwuuc muhiim wll waxan ka sugna casharka carbohydrates ka
@timiromawliidyussuf2254
@timiromawliidyussuf2254 2 года назад
waa Mushkulada I Hayste
@ramlocabdiqaadir1478
@ramlocabdiqaadir1478 2 года назад
Mshlh wll hore usoco shaqo aad u wanagsan bad no heysa jasakalahu kheer
@Abdisalam_32
@Abdisalam_32 2 года назад
One of the best Somali people
@naxariisbadan8404
@naxariisbadan8404 2 года назад
Sheehid beesaani mahadsanid sxp
@iqraabdullahi2904
@iqraabdullahi2904 2 года назад
Macalin shaahid😍
@fardowsaalishakiib9289
@fardowsaalishakiib9289 2 года назад
Mahadsanid Diirigaliye
@mariasalaad4569
@mariasalaad4569 2 года назад
Mahadsanid wallky wax walbo aad ka hadlayso waa wax qalbigeyga ka buxo🥰🥰💯💯❤
@asmatahlilmohamed3826
@asmatahlilmohamed3826 2 года назад
Allah ku xafido wax badan kaa faaiiiday wllhi🥰🥰
@shadiaahedmuse2617
@shadiaahedmuse2617 2 года назад
Allah ku sharfo wallky shaahid beesani wax bdn ka faaiday🙏
@fadumaally6353
@fadumaally6353 2 года назад
Masha Allah. Caqliga Ilahay haku zaidiyo
@caashomohamudahmed5482
@caashomohamudahmed5482 2 года назад
SHAAHID BEESAANI 😍😘🦋aqliga alle haku barakeyo wllkey qaali🤴💝
@Susu1234
@Susu1234 2 года назад
Sax lkin ina allah macasabiriin
@abdishakurahmed3048
@abdishakurahmed3048 2 года назад
M.sha allah poe eebe haku barakeyo amiin🤲from acconka tiktokada👏
@hananmohamuud9575
@hananmohamuud9575 2 года назад
M.a Alle haku xifdiyo wlll dheeri galin nasiisaaa🥰
@mahamedabdirashiid2575
@mahamedabdirashiid2575 2 года назад
Jasakallah brother
@kawtheryusof7562
@kawtheryusof7562 2 года назад
Liibaan labada daarood 🥰😍
@AliBaba-qc6pm
@AliBaba-qc6pm 2 года назад
Nio shahidow mar walpa problem i heesto xalkiisa ilhy ka sokow ada ka hela thank u so much ❤️😫
@abdirashidnasir5582
@abdirashidnasir5582 2 года назад
Waan kuwataa bro 🥰
@cabdulahimaxamed2803
@cabdulahimaxamed2803 2 года назад
Xikmadu waa Waa in miisaanka nolosha uu isku dheeli tiran yahay. Mahadsanid sxp
@maydal6037
@maydal6037 2 года назад
Mahadsanid, Shaahid run badanaa.
@maryanahmed3645
@maryanahmed3645 2 года назад
Mshlh broh
@abuuzahuur7715
@abuuzahuur7715 Год назад
Uma maleeynaayo qof kaa xigmad iyo aqki badan inee jirto waanadaada qof kastoo caqli leh waxbee utareysaa jazaakallah wll qaali
@dayaxabdullahi5566
@dayaxabdullahi5566 2 года назад
tnks for info sxb
@kefaabdullahi2813
@kefaabdullahi2813 2 года назад
Mashaaa Allah ❤️ abowe Allah hakuhifdhiyo ameeen 🤲
@sahrujaluul5126
@sahrujaluul5126 2 года назад
Cwa igu horeyso malisodaweyna
@mameaamiinaj3792
@mameaamiinaj3792 2 года назад
Danke Bruder
@nimocadeey7157
@nimocadeey7157 2 года назад
Wan arkay dad badan oo markaa wanaajiso kuu maleeyo inaa dabaal tahay no way 1 jaanis qofki ka faaideysan waayo janiskale hasiinin wlhi kadhamow nucaaas waaa iga talo no jaxanjix
@hanaahussein3961
@hanaahussein3961 2 года назад
Aad io aad wa su,al is waydiin mudan hdana jawbteeda marwalbo adiga uun kugu so labneyso wax walbo xad iney lahdan wangsan mhdsanid pro🙏💯
@aaminabulxan5635
@aaminabulxan5635 2 года назад
Mansha allah Wll allah haku xafido
@faaymaxamed2751
@faaymaxamed2751 2 года назад
Waa sax wll alle haku naxariisto aduun iyo akhiro 🙏🥰
@mssmarlarag85
@mssmarlarag85 2 года назад
Masha allaha
@ikranxasanjamac4966
@ikranxasanjamac4966 2 года назад
m.a wll qali shukran dhiri galintada sharaf io karamo kor kada ha ahato abid wll shaahid beezaani😍🙏👋
@waahiicade355
@waahiicade355 2 года назад
Sxb walhi yutuberka kliya an wax ka faido thy mahdsanid✌
@mohapubg561
@mohapubg561 2 года назад
Thanks
@deqoadan1669
@deqoadan1669 2 года назад
Appreciate it 🙏 💯
@afnaanmohamed8784
@afnaanmohamed8784 2 года назад
Noloshu kuma xumaYso bro 🙏🙏wxapadaN ka fa'iiday 👑
@nimocadeey7157
@nimocadeey7157 2 года назад
alla wlhi aniga waxa igu dhacay kashekeyneesaa wll qofaa aad u wanaajiyay ayaa every day xuman kala kulmi jiray waliba caay aflagaado wan layabi jiray wan arkay dad abalkaa u gasho haqiro ayaa jiro taas Ben kuma shegin yacnii wanagaga u maleyo dabaalnimo iska ilaaliya qof dhaliil badan walalayaal haku halaagsaminee 1janis wngaga qofki kafaaideysan waayo hasiinin jaanis kale waa intaa un
@maryanmowlid5366
@maryanmowlid5366 2 года назад
Masha allah aad ayd umhdsnthy wallkey wlh wx bdn baan ka fa,aady 🥺🥰🥰🥰 🙏
@sacdiyoali3686
@sacdiyoali3686 Год назад
Mahadsanid after one year ba dawaday vediogan
@kaltuumocabdikariim8860
@kaltuumocabdikariim8860 2 года назад
M.a wll Allah kuxifdiyo ❤️❤️💯
@nimocadeey7157
@nimocadeey7157 2 года назад
Waa run
@hamdimukhtaar8085
@hamdimukhtaar8085 2 года назад
walalkey shaahida aniga waxan sameyay xiriir wax qalbo oo wanaag iyo jecl ah waan siyay wiilka waxan siyay qiimo badan mar walbo aan isku dhacano aniga wac oo keen heshiisaka ilaa uu markii danbe qalad u galay dartiisa i dhahay xiriirkena masii socon karo aniga bis ayu iga yahay ayu igu dhahay waxan dareemaya qalbi jaba lkn ma rabo inaan tuso daciif nimo hada waxan raba inaan nolosheyada badalo mahadsanid walalkey wax badan ayan kaafidaya mar walbo wuxu i dhihi jiraya adiga ah xalka ee xala keen
@hodanabdulaahiabdi342
@hodanabdulaahiabdi342 2 года назад
Mahadsanid
@falscdy63cadey75
@falscdy63cadey75 2 года назад
🙏mahadsanid wll wxbadn kaa,faidey
@Mataanahaubax
@Mataanahaubax 2 года назад
Shaaahid beesaani xaqiiqda ayaad ka hadleysaa
@mohapubg561
@mohapubg561 2 года назад
The best roll model
@saaracadeey8866
@saaracadeey8866 2 года назад
Masha allah walalkay qaali allaha kuxifdiyo🥰
@jogtodhayow1556
@jogtodhayow1556 2 года назад
Muhimadu wa is fahan🥰
@meeer9041
@meeer9041 2 года назад
Maxad run ka hadashay
@iqraabdirashid4597
@iqraabdirashid4597 2 года назад
Masuuliyad ama culeys weyn isma saaro, balse wuu dabeecad xunyahay oo markuu cadhoodaba wuu iga tagaa, anna danahayga ayaan ka raacdaa oo lama hadlo isna ilama soo hadlo, markuu cadho burburana wuu iisoo noqdaa isago ibaryaya, markaan maalmo isku adkeeyo oo aan ka diidana ugu dambeynta waan ka aqbalaa. Muddo sanad ah ayaanu sidaas ku wada soconaa.
@farhioibrahim666
@farhioibrahim666 2 года назад
Wll dhiirigiliye fcn falsafada kasoo hadal wll
@nastehoisse2901
@nastehoisse2901 2 года назад
Thank you sxb🥺
@sahranor8622
@sahranor8622 2 года назад
Shaahidow😘
@KAABECHANNEL
@KAABECHANNEL 2 года назад
Really wonderful my bro❤️
@raqiahussein8052
@raqiahussein8052 2 года назад
Wan ku jeclhy wll🖤🥰
@aaloowyare6970
@aaloowyare6970 2 года назад
Thanks pro
@yaasmiinmohmud4935
@yaasmiinmohmud4935 2 года назад
M.a allha ku xfdo wll in bdn waad na dhiira galizaa mahadsnid in bdn❤
@saidahmed2544
@saidahmed2544 2 года назад
Thanks 🙏👍
@sahra___2220
@sahra___2220 2 года назад
Masha Allah Wala qaliy Allah Ku xafido❤️ mahsanid 🥺
@yasminibraahin7731
@yasminibraahin7731 2 года назад
Wad ku mahadsanthay inaad nala wadaagtay xalka arinkaan , wlhi way dhacdaa lkn hada wn fahmay xagay sartu ka xuntahay
@shaftoh6192
@shaftoh6192 2 года назад
Jazakalah sxb
@amalmohamed7115
@amalmohamed7115 2 года назад
Wanaji xata ka xun waxba kaga nusqami mayan wxii aan adi dhib ku keekayn sharaftada Iyo horumarkaga
@Ry-k-d3e
@Ry-k-d3e 2 года назад
Xaqiiq walaalo
@zakariyezaxardiid
@zakariyezaxardiid 2 года назад
M.a mclnka nolosha allaha ku xafido
@nourahussein2534
@nourahussein2534 2 года назад
Hadal qiimo leh bro mahad sanid ❤️🙏
@Naamir03
@Naamir03 2 года назад
Nio wllkyow ilaahay dartii ayan kuu taageeraa, Muuqaaladaada xaqiiqada ayay Taabtaan....!!🤴🫂✋
@sumayaaadan3894
@sumayaaadan3894 2 года назад
Dhiirigaliye ayaa tahy wllkey horay usoco🥰🙏
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 2 года назад
🥰🥰🥰
@xafsoxilkas6806
@xafsoxilkas6806 2 года назад
xigmadi oo qofa M.a
@farxanciiro9644
@farxanciiro9644 2 года назад
Mahadsanid shp
@ilyaazmaow4662
@ilyaazmaow4662 2 года назад
My teacher 🌎❤️❤️❤️
@fardowsoahmed6095
@fardowsoahmed6095 2 года назад
Shukran abwe
@anshaxmedia6473
@anshaxmedia6473 2 года назад
Vidoegan waa markii 3aad ee aan dawanayo with in 2 days.
@abdulkadirhassannuur
@abdulkadirhassannuur 2 года назад
Badanaa qizooYinka aad ka hadleYzoH waxaad modaa iney aniga igu foraraan🥺😥
@nestehamohame
@nestehamohame 2 года назад
Thank you 🙏 brother
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 2 года назад
Wlh been maha qof iso qaldan baan hadana qaladkiisa anigu qaatay taasna waa tan keentay in wanaageyga iyo xushmadan u hayay noqotay in xumaan la igu badalo iyo kala taag
@naimakhiyre8037
@naimakhiyre8037 2 года назад
Qof haduu kaa tago is xisaabi qalad ama arin uu katabanaayo eesan jirin waxba ha isku murijin kadaba har maxaa dhib keenay
@zakariyemursal4440
@zakariyemursal4440 2 года назад
ZXP ILAHAY HAKU XAFIDO WALAL QALI AYA THY WAN KUJECLHY🥰🥰🥰
@shaaficumar3742
@shaaficumar3742 2 года назад
M,a wall keep going 🥰💯❤
@marwoabdi8018
@marwoabdi8018 2 года назад
Iso ducey wll wan iska xanunsanehe🥺
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 2 года назад
Insha Allah Waad Caafimaadin walaal Allaha Danbi Dhaaf Kaga Dhigo ( Haduu Xanuun Jirka Yahay Caloosha Socodsii Hadii Xanuun Ruuuxda Tahayne Alle isku Xir qorshooyin Maalin Laaa Sameeyso Oo Aad wax Ku Qabato Si Maskaxda Oga Mashquusho Xanuunka Asc
@faaymaxamed2751
@faaymaxamed2751 2 года назад
Alle haku caafiyo wllo insha allah wad cafimadee
@marwoabdi8018
@marwoabdi8018 2 года назад
@@shaahidbeesaani amiin🤲bowe xanunada ruxiga weye Insha allah wan dadalaya shukran
@marwoabdi8018
@marwoabdi8018 2 года назад
@@faaymaxamed2751 amiin bayo mcn🤲
@najuucaraale4363
@najuucaraale4363 2 года назад
Wxbadan ka daiday wll ilhy hku jclado🥰
@toosane7784
@toosane7784 2 года назад
dhalinyaro buug Aqrinta hala badiyo
@abdalleahmet9385
@abdalleahmet9385 2 года назад
Waanu kusugannaa macallin bil waxnaadan soodhigin annaguna yuutub besbanu isticmaalnaa
@samatarfaysalapdirahman4761
@samatarfaysalapdirahman4761 2 года назад
Wlhi zhp dadka wax so qudbiya tik tok oo dhan kaliga ku falaw gayay zopoptana wa inan wax badan ka fa'idin
Далее
ПРОСТИ МЕНЯ, АСХАБ ТАМАЕВ
32:44
Просмотров 2,4 млн
Mark Rober vs Dude Perfect- Ultimate Robot Battle
19:00
Нарвался на сотрудника ФСБ⚡️
01:00
🛑 ты за кого?
00:11
Просмотров 75 тыс.
Wax ka Ogoow istreeeska (Stress) Kordhi Fahankaaga
11:36
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Просмотров 11 тыс.
Kumaa Tahay ? Is Baro Manta Qofka Aad Tahay.
7:42
Просмотров 14 тыс.
YAA NOLOSHA KUGU SAAMAYN BADAN | ADNAN & SIRKA PODCAST
34:08
Sidee loo gaadhaa horumar | Meehaal Podcast
25:07
Просмотров 64 тыс.
Xeelada Ugu wanaagsan Ee Qof Lagula Dhaqmo  2021
6:29
ПРОСТИ МЕНЯ, АСХАБ ТАМАЕВ
32:44
Просмотров 2,4 млн