Тёмный

Sababta uu Abi Axmed u Amray itoobiyaanka Barashada Luuqada Carabiga ?! 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 85 тыс.
50% 1

Waxaan rabaa in aan ku biirno jaamacada carabta: arrinkaana waxaa nagu taageeraayo dowlada aan walaalaha nahay ee imaaraatka , faaiido weyn ayaa noogu jirto ku biirja jaamacada carabta .. sababtoooo ah ....
itoobiyaanka waxaan ugu baaqayaa in ay afka carabiga bartaan maadaama aan qorshaynayno in aan jaamcada carabta ku biirno ... ujeed ayaan leehay :
hadalkaas waxaa yiri Abi Axmed isbuucaan : waliba wuxuu sii raaciyay
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

3 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 754   
@yonisapukar2308
@yonisapukar2308 6 месяцев назад
Ilaahoow quluubta umada soomaaliyeed aqoonsii cadaawada yuhuuda geeska Africa Allow mideey quluubta soomaaliyeed🤲
@abdiyare2191
@abdiyare2191 6 месяцев назад
Aamin
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 6 месяцев назад
Aamin aamin aamin
@Mulki-ek9do
@Mulki-ek9do 6 месяцев назад
Amiin yaa rabi🤲
@IDAAAANKUDAAYEE
@IDAAAANKUDAAYEE 6 месяцев назад
Aamiin
@abdirahman6263
@abdirahman6263 6 месяцев назад
Aamin yaa rabi
@wiilqaranwiilqaran8703
@wiilqaranwiilqaran8703 6 месяцев назад
Watching from Godey gacalo 🇬🇶🇸🇴
@Mudane.
@Mudane. 6 месяцев назад
WaxaaN Ka daawanayaa magaalada Dirdhabe Ee soomaligalbeed🇬🇶💚
@Carbdi-mc5gq
@Carbdi-mc5gq 6 месяцев назад
Sxbow magalada oromo maa qaadaty mise wali waa caadi😢
@abuusudeysabuusudeys-gy4lx
@abuusudeysabuusudeys-gy4lx 6 месяцев назад
Way qaadatay sxb soomaalida waalagu guumeystaa dire daba
@cabdulahiaxmed8660
@cabdulahiaxmed8660 6 месяцев назад
​@@Carbdi-mc5gq may sxp lkn inay qadato ayay ku socotaa😢
@CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
@CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip 6 месяцев назад
Waa caasimadii kowaad ee degaanka somalida madhacayso inay oromo qaadato dibna loo Socon maayo caasimad baan ku socalinaynaa insha Allah magaalada Diridhaba
@zuhuurmohamed3139
@zuhuurmohamed3139 6 месяцев назад
Soomaliyey codkarkan cumar inshar aan garsiino 1m❤
@HAMSTERCOMBAT5555
@HAMSTERCOMBAT5555 6 месяцев назад
Omar inshar wankusalaamay sxip Baryahan hadal hayntaada waa badatay lajand adiga iyo Sahanka waa indin taageeraa🎉🎉❤🎉🎉🎉
@maxamedxariir575
@maxamedxariir575 6 месяцев назад
Wllkay cumar inshar allah dartiis ayaan kuu jeclahay. From hargeisa Wll waxaad iga dhigtay qof wacyi leh Jecelna wllahay Somali oo dhan.
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 6 месяцев назад
Masha Allah Ilaahay haku Barakeeyo
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 6 месяцев назад
Ale aya mahadle aniguba waxan kamid ahay dhalinyarada reer waqoyi e uu indhah u furay ogaansho ale janidasa fardawsa haka warabiyo
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 6 месяцев назад
@@Anwaar.aadan.maxamud aameen
@wiilsomaliyedcardboardcrea8421
@wiilsomaliyedcardboardcrea8421 6 месяцев назад
❤ manshaallah
@mohammedmuhumed4413
@mohammedmuhumed4413 6 месяцев назад
Allah ha ku dhowro il xumi kuma aragto walalo ❤❤❤
@Juujuule1
@Juujuule1 6 месяцев назад
Labadaada Waalid janaada Allah hageeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL Mcn 😢😢😢😢😢
@XaliimoCismaan-u6m
@XaliimoCismaan-u6m 6 месяцев назад
mxa yelo
@Bulsho563
@Bulsho563 6 месяцев назад
Cumar ishaar Ramadan mubarik❤
@axmedduqoow1714
@axmedduqoow1714 6 месяцев назад
Only inta somalinimo la wey thy 🇸🇴💪
@Fardowsaxaniif-zh7cg
@Fardowsaxaniif-zh7cg 6 месяцев назад
islaamka ayaa igu wayn walal
@aliabdullahi7866
@aliabdullahi7866 6 месяцев назад
Somalinimo 👍👍👍👍
@osmanbiriko4418
@osmanbiriko4418 6 месяцев назад
😢😢11​@@Fardowsaxaniif-zh7cg
@BLACKFOLKS5
@BLACKFOLKS5 6 месяцев назад
​@@Fardowsaxaniif-zh7cgislaam yaa ka hadlay wll 😂😂😂😂😂😂😂 (( Carab iyo Islam )) maad isku qaldaysaa😢
@بشاراحمد-ل5م
@بشاراحمد-ل5م 6 месяцев назад
Abby wuu saxan yhy
@MiaAbdirizakAhmed
@MiaAbdirizakAhmed 6 месяцев назад
Wlh waa ka xumahy in dumarkenii iyo rageeniina ay tiktok game qabiil dhelayan cadowgiina noo tashanayo allaha ugar gaaro😢
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk 6 месяцев назад
😢😢
@MaanStar-c9f
@MaanStar-c9f 6 месяцев назад
Waan ku salaamay wllkay cumar inshar waa nin wllkin ah oo ree Djibouti ah 🇩🇯 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯qomiyadahaas ethiopia iskudagaalaya kuligood waa codaw lakiin oromadu waxy kaga duwanyihiin qoomiyadaha kale sida tigreega iyo amxaarada inay iyaku yihiin dhul damac cududaada mahin wax kale oo kaacelinayo majiro ethiopia dhawr bilood kahor ayaan tagay waayo qoskayga qaarkood ayaa gala halkaasi run ahaantii aad ayaan ugayaabay dulmiga iya dhibaatada ay oromadu ku hayaan shacabka somaalida ee ethiopia qasabka kuhaysato iyaka oo muslimiin isku sheegaya walaahi waa wax ilaahay lagamagangalo in oromo ay kumaamulaan dhibaato tii ugu adkayd ayaay ku hayaan ciday donaan ayay dilaan ubadka ayaay afduubtaan wax naxariisa habayaraatay malay oromkaasi ku tuugsanayo marku muqdisho kula joogo ethiopia marku kusoo laabto wuxuu iskubadalaa bahal miciya leh ale hanigaqabto kuwaasi yaajuj waa maajudkaasi
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 6 месяцев назад
Waa kahelay sida aad wax noogu sharaxday
@mohamedabdullahi763
@mohamedabdullahi763 6 месяцев назад
Mahadsanid Alaha kusiyaadiyo caqligaada m.a
@oromoandriodtechnologygame3036
@oromoandriodtechnologygame3036 6 месяцев назад
Ciise waraabe sadax futtoole
@Biilla
@Biilla 6 месяцев назад
Beenale mujrim
@najibfaysal4259
@najibfaysal4259 6 месяцев назад
​@@Biilla Ma Ormada La EedeyNayo Baaad Ka Mid THyNa??
@MaxamedYare-tm8gj
@MaxamedYare-tm8gj 6 месяцев назад
Cumar inshaar madaxwayne u qalmaa aragti dheere guulayso macalin❤
@zaxaneofficial1775
@zaxaneofficial1775 6 месяцев назад
Ku sali Nabi Maxamed scw ❤
@edilupdy6438
@edilupdy6438 6 месяцев назад
عليه افضل الصلاة والسلام ♥️♥️♥️
@FadumoCali-r2y
@FadumoCali-r2y 6 месяцев назад
Waa ku salaamay macalinkeeyga Omar in shar❤❤
@Dalkiiuhiiliye
@Dalkiiuhiiliye 6 месяцев назад
Waa bil ramadaane ilaahay ha mideeyo quluubta soomaliyed meel walo ay joogan amiinta raaciya walaalayal,runti aad ban uga xumaada marka aan arko dalkaygii oo qayrkii ka hadhay cadaw walibana u tashanayo iyagiina qabiil qabiil isku dilayaan lkin waynu guulasan doona idam alle Walaalkiin soomaliyeed oo hargiesa jooga🇸🇴❤️
@monaturally
@monaturally 6 месяцев назад
Omer inshar mhdsanid sidad Ethiopia ufahnsinayso dadkaga halkaynu kala joogno from hargysa somalimo
@yaazindaahir
@yaazindaahir 6 месяцев назад
Lagend waan ku taageeraa zxp guulayso
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 6 месяцев назад
Baaraka Allahu Fiykum wll Cumar Ogaansho
@-Y95
@-Y95 6 месяцев назад
Ramadan Karim ☪️🇩🇯🕌🌙 sxb cumar inshar
@SHUCAYB_CLIPS
@SHUCAYB_CLIPS 6 месяцев назад
From jigjiga somaliimo
@inaahmed3734
@inaahmed3734 5 месяцев назад
Sidookle🇪🇹kan waan nacay magalada ugaragayaa😂😂
@AbdirahmanHassan-ek8bw
@AbdirahmanHassan-ek8bw 6 месяцев назад
ilaahay haku barakeeyo
@nimanali2107
@nimanali2107 6 месяцев назад
أللهم صل على نبينا محمد
@edilupdy6438
@edilupdy6438 6 месяцев назад
عليه افضل الصلاة والسلام 🤍🤍🤍
@MubaarigMustafe-eo2gp
@MubaarigMustafe-eo2gp 6 месяцев назад
Wll cumar inshaar aadbaad umahad santahay inaad ummadaada baraarujiso waxa hareereheeda kasocda from burco
@mohamudinshar3446
@mohamudinshar3446 6 месяцев назад
Somalia Allow Mar Un itusi iyadoo Nabad ah oo Dalkeena dhismay Qabyaaladuna Kabaxday Meesha Yaa Rabi waa Ramadan’e iga Aqbal🇸🇴🥲🥲🤲🤲🤲🤲
@mrpirate3020
@mrpirate3020 6 месяцев назад
Amiiin Amiin Amiin. Inshaallah waa dhawaan marka shareecada laga hirgaliyo guud ahaan Dhulka soomaalida
@ahmedmursal1516
@ahmedmursal1516 6 месяцев назад
Amen
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 6 месяцев назад
waxas oo dhaan it's matter of time
@caliibraahim-c1w
@caliibraahim-c1w 6 месяцев назад
Ogaansho waa dhiira galiyaha kelie Aan sifacan u dhageysto
@abdallexoogsade8676
@abdallexoogsade8676 6 месяцев назад
1million inshaalah 😊
@Tasniim1
@Tasniim1 6 месяцев назад
Allahuma yasir umuuranaa wa umuural muslimiin 🤲🤲. 🙏Ogaansho .🌹🌹🌹❤️❤️.
@pdf5_
@pdf5_ 6 месяцев назад
Ilaahow luuqada carabiga ibar Adaa wax fududeeya😢❤ Hamiga aan leeyahay wakaa Dhalinyaro isoo duceeya
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 5 месяцев назад
Luqada English baro iyada fudude
@samodigiliyomirifle7037
@samodigiliyomirifle7037 6 месяцев назад
Keep sharing my brother much appreciated
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud 6 месяцев назад
Boqolkii boqol saxsantshay❤❤❤
@maryamhassan4846
@maryamhassan4846 6 месяцев назад
Khayr ilaahay haku siiyo laakiin dhagxaan baad lahadlay waan kaxumahay .😢
@maxamedaxmedaadan8489
@maxamedaxmedaadan8489 6 месяцев назад
😢
@sultankhaalis6429
@sultankhaalis6429 6 месяцев назад
Wacalaykum Salaam waraxmatullahi wabarakaatuh Ustaad Cumar Mahadsanid JazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤
@aadancawil47
@aadancawil47 6 месяцев назад
Arrin aan sugayey in aad kasoo hadashaam mahadsanid cumar
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 6 месяцев назад
You from somaliland
@aadancawil47
@aadancawil47 6 месяцев назад
@@hasandhacarbe2009 af soomaali igulahadal
@Amir-Muse
@Amir-Muse 6 месяцев назад
Somaliland so somalia kama mid ahan maxa ka qaldan ​@@hasandhacarbe2009
@tusechanell3669
@tusechanell3669 6 месяцев назад
​​@@hasandhacarbe2009may calankuunbuu sartay kaasi anagu Ethiopia io somalia waa noo Same mid an jecelnahay walahibayna jiriin dantaya meesha ka aragon uunba adna
@fadxyacaaql
@fadxyacaaql 6 месяцев назад
Somaliya markay ku laynaysay Itoobiya kuu naxday
@mohamedyarisow12345
@mohamedyarisow12345 6 месяцев назад
Asc cumar wall wan ku salamay madaxweynaha senigel CUDUB kaso HADAL mahadsanid guuleyso waliga from buulo burte Hiram Somalia
@qoslaay3official297
@qoslaay3official297 6 месяцев назад
Team ogaansho like
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 6 месяцев назад
Masha Allah Omer inshaar macalin nolosha
@Diidnay
@Diidnay 6 месяцев назад
Ustaad aadban kuu fahanay ☝🏽 oromo waa in geeska africa ka rarnaa
@salahapdiasis
@salahapdiasis 6 месяцев назад
ogaansho legend
@Bulsho563
@Bulsho563 6 месяцев назад
Cumar ishaar Ramadan mubarik
@CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
@CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip 6 месяцев назад
Ma ila aragteen abii axamed oo ku saliyaya nabigeena maxamed scw scw❤
@OmarQaloon-yr9wt
@OmarQaloon-yr9wt 6 месяцев назад
يا معلمي إنشار انا من هرجيسا نحن آسفون علي إعتقاد الشباب ارضنا علي هذا الفكر الخطير ، كم انت نصيح علي الشباب الامتنا الصومال.
@KabtangTuvhivd
@KabtangTuvhivd 6 месяцев назад
Ma carab baa meesha joogtaa 🤨🤔
@cabdixafiid3428
@cabdixafiid3428 6 месяцев назад
​@@KabtangTuvhivd anaga carabiga ku hadalno oo Quranka ku akhrino oo wax walba ku samayno. Adiga Amxaar ka noqo luuqadeena carabiga.
@Somali.National.Movement
@Somali.National.Movement 6 месяцев назад
​@@cabdixafiid3428wax walibo Amxaaro haku nisbeynin ee waxa afka Soomaaliga bartay waa Oromo
@KabtangTuvhivd
@KabtangTuvhivd 6 месяцев назад
@@cabdixafiid3428 nacalaa aragaaga ku yaal adigaa amxaar iyo orom adoon ah intaba ah carab xun baad iska gad gadaysaa anaa kaa soomaalisan adoon yhy adoonku dhalay luuqadayadu waaa soomaali carabi maahan
@ansaarusunna123
@ansaarusunna123 6 месяцев назад
Ha is liidin intuu fikiro in kabadan ayaanu fikirnaa hadaanu nahay ree somaliland
@Mubaarakmuqdishaawi
@Mubaarakmuqdishaawi 6 месяцев назад
Ustaad cumar inshaar waa ninka kaliya ee cadaw iyo sokeeye ikala baray mahadsanid ustaad ❤❤❤
@Saabirmohamed-kf9pq
@Saabirmohamed-kf9pq 6 месяцев назад
Maanta waan yarahay maalinka aan waxbaeto Ee ii dhamaaystiranto waxbarashadayda way udhamaatay Ethoipia iskadaaye xitaa maraykan ayaa lagu arkaynin keeyska Africa ❤
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk 6 месяцев назад
libaax❤
@MahadAbukar2009
@MahadAbukar2009 6 месяцев назад
M.a❤
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 6 месяцев назад
i.a
@Amir-Muse
@Amir-Muse 6 месяцев назад
MashAllah lipax ba tahey guuleyso saxib inshaAllah❤
@MohamedFagadhe-z9u
@MohamedFagadhe-z9u 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂 adoo ayo ah miyad ilowday dhirbaaxadii ethopia kugu dhufatay 1977 ma baadhay dagalkaas iyo waxa keenay inad ku jabto waxkale maaha wuxuu aha dagaal siyaasaded muu ahayn dagaal ujeedo laga lahaa kursiga ayaa lagu ilaashanayey dhibkaasina wuxuu ku dhacay shacabkayga iyo dalkayga Somaliland
@ahmedyuusuf5375
@ahmedyuusuf5375 6 месяцев назад
Waan soo dhawaynaynaa, Barashada afka carabiga ee ethopianka
@LovelyMarsh-hs8ei
@LovelyMarsh-hs8ei 6 месяцев назад
أللهم سخر أمري وأمور المسلمين
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 6 месяцев назад
Masha Allah Jazakumu Allahu kheyra
@osam-1425
@osam-1425 6 месяцев назад
قد أسمعت لو ناديت حيا - ولكن لا حياة لمن تنادي😢😢😢😢😢
@nrcabdi
@nrcabdi 6 месяцев назад
🥺🥺 🥺 🥺 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir. *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@Mrdalxiis234
@Mrdalxiis234 6 месяцев назад
Amin
@Msskiya427
@Msskiya427 6 месяцев назад
Wa kusalamay اخي❤
@tahlukochannel
@tahlukochannel 6 месяцев назад
Thanks ustaad ❤
@AwbakaryaxyeAwbakaryaxye
@AwbakaryaxyeAwbakaryaxye 6 месяцев назад
Lkn nabiga s c w Mar uu so hadal qaday cumarow sidi qof muslima ayu ugu saliyay nabiga s c w
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn 6 месяцев назад
waa waxa lagu dagayo / khiyaamaynayo caamada
@cagmadhigeoffcial5749
@cagmadhigeoffcial5749 5 месяцев назад
Adis ababa Somali 🇸🇴💪
@abdikadirabdulahi3252
@abdikadirabdulahi3252 6 месяцев назад
Wll Mahadsanid
@asadyare68
@asadyare68 6 месяцев назад
Zxp gacma kamaxirnin ee waan hurudnaa
@IbrahimTripleM
@IbrahimTripleM 6 месяцев назад
Definitely ❤
@Mohamed.solo.344
@Mohamed.solo.344 6 месяцев назад
Thank you teacher ❤❤❤
@FardussYussuf
@FardussYussuf 6 месяцев назад
Gaalo iyo muafaqin ALLAH ka weyn
@avdi4605
@avdi4605 5 месяцев назад
Niyahow waa jirantahay illahay ogaansho illahay haku caafiyo markee tolkaa madax weyne yihiin siigo aad kahadasha siyaasad Kuma mashquusid balse hadane Markee kursi waayan si unbaa siyaasad qaladaadkeeda uga aragtaa
@Mohamed-ns6ko
@Mohamed-ns6ko 6 месяцев назад
Ramadan Kareem
@AmalMohamed-wp8by
@AmalMohamed-wp8by 6 месяцев назад
Jazaka Allah kheir
@mohamedabdi8852
@mohamedabdi8852 6 месяцев назад
Waa saxantahy ustad
@maxamadcujeeri
@maxamadcujeeri 6 месяцев назад
Asc magaceyga waa maxamad caawa sacaduna waa 7:24 waxaan nolosha kaleeyahy hadaf weyn 2029 waana hadafka aduunka aan kaleeyahay waxaana Alah ha iifududeeyo insha alh ❤❤❤,
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 6 месяцев назад
Ilaahay kheyr hakaaga yeelo
@iconicon3381
@iconicon3381 6 месяцев назад
Ogansho nin waxbartay
@NawaalCiise-xt8jx
@NawaalCiise-xt8jx 6 месяцев назад
صلوا على منقذ البشرية محمدا صلي الله عليه وسلم ❤
@edilupdy6438
@edilupdy6438 6 месяцев назад
عليه افضل الصلاة والسلام ♥️♥️♥️♥️
@mohailkacase1
@mohailkacase1 6 месяцев назад
Waxaan rab naa dad noo dhin to una dhinto xaqa wadan kooda iyo diin tooda hadii aan aamusno waxaa dhici doon to in aan maalin aan dhimashada katuugno cadow geena ilaahayoow usoo dir wadan keyga dad udhinta. Xaqana difaaca😢🤲🇸🇴❤️
@wiilkaoppo
@wiilkaoppo 6 месяцев назад
Inlaquu dhinto maxumo eemaxaa qawanee
@abuusudeysabuusudeys-gy4lx
@abuusudeysabuusudeys-gy4lx 6 месяцев назад
Saaxiib way joogaan rag itoobiy aanka uusta ka dilaaciyo face book ku qor dagaalkii rabdhuure waad arki doon taaye
@zamzamabdi8944
@zamzamabdi8944 6 месяцев назад
Wll cumar wlhy wax jira buu inoo sheegay Alaah soomaali maslaxada hasolonsiinaya
@SuldaanFahad-u4x
@SuldaanFahad-u4x 6 месяцев назад
Thanks
@NawaalCiise-xt8jx
@NawaalCiise-xt8jx 6 месяцев назад
سنعلمك درسا لن تنساه ءاأتنا فقط وستري. نحن جيل ترعرع بالحروب فالحرب ليست جديدة لنا
@Faris_almali
@Faris_almali 6 месяцев назад
لقد غنيتها بالفعل😂
@Abdirisak1
@Abdirisak1 6 месяцев назад
Guuleyso zxb 😊
@XasanCabdiqaadir-bb1kp
@XasanCabdiqaadir-bb1kp 6 месяцев назад
💪hadna nayaa shabaka waa Ina tashaan khasta dhalyaara somaliyed hadnya dhuulkeyna anga iskaleh💪💪oormiya babbod ban billweyan gordha
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 6 месяцев назад
Raysalwasaraha magaciisa si fiican.ugu.dhawaq🎉🎉🎉
@NaasirCade-em4lx
@NaasirCade-em4lx 6 месяцев назад
Kkkkkk somali caqligaas baakujira
@WllArjun-17
@WllArjun-17 6 месяцев назад
Our Golden Programer ❤
@maftuuxcali353
@maftuuxcali353 6 месяцев назад
Xaqiq wllo cumar wxd igu adeegtay ummada somalyed alle ajar haka siiyo Wxn rajaynaya inay innaga dhamadan jiilkan isku jeeda alle ummada somalyed ha mideeyo
@AhmedDahir-fq6xy
@AhmedDahir-fq6xy 6 месяцев назад
Macalin cumar inshar ❤
@hasanmohamed7906
@hasanmohamed7906 6 месяцев назад
Asc cumar inshar aadbaan kuu dhagaystaa balse mawduucan oo kale daraasad fiican ku samee caadifad kuguma ogi
@abdikadirabdulahi3252
@abdikadirabdulahi3252 6 месяцев назад
❤❤❤ xafiizallh walalkey
@ahmedkafiak0911
@ahmedkafiak0911 6 месяцев назад
Golden voice
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 6 месяцев назад
Somaliland waxey leedahay xuduud caalami ah oo aaney cidi ku soo dhici karin itoobiya wey ogtahay waaney sheegtey marar badan laakin somaliya malahan xuduud caalami ah dhamaanba aqoonyahanada soomalida wey sheegen caalamkuna wuu ogyahay hadana itoobiya ciidankeeda ugu badani wuxuu joogaa somaliya kolkaa itoobiya horeyna wey u sheegtey ducumentarina wuu u duuban yahay iney somaliland tahay dal xor ah xuduud leh oo xitaa aan ka mid aheyn somaliya somaliland guul forever insha allah cadowgeenii wuu jabey allaahumaa aamiin❤🎉❤🎉❤🎉
@hassannour2206
@hassannour2206 6 месяцев назад
Really
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 6 месяцев назад
😂😂😂
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 6 месяцев назад
Ethiopia xadudaada maba taqan o kaliya bad bee rabtaa waa inaa fahantaa hadalka
@faati3019
@faati3019 6 месяцев назад
​@@nasrocabdiraxmaan4960 Qadaad wayn futo wayn only dhulkaaga ayay rabtaa ee ka cesho no more soomaalinimo lagu baroorto
@najibfaysal4259
@najibfaysal4259 6 месяцев назад
Mrka Cadowgaaado WaayI??
@SharmakeMaxamed-bq2ku
@SharmakeMaxamed-bq2ku 6 месяцев назад
Ramadan Mubarak ❤
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 6 месяцев назад
Ha is wareerinin wax somalia la dhahaa ma jirto waa qabaail raba midba midka kele inuu gumaysto XlXAQIIQADA QADHAADH😢
@DeeqSuldanApshir
@DeeqSuldanApshir 6 месяцев назад
Oromo inaadtahy wakaa muuqataa hargaysa anoo jooga ayaakuleh hooyadaa siilka Kawase
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 6 месяцев назад
@@DeeqSuldanApshir runta miyaad ka ooyay 😂😂
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 6 месяцев назад
@DeeqSuldanApshir 30 sano ayay dawlad dhisan. Kari la,yihiin Markaa cay waxba tari maysee runta arag
@nasrihaji5038
@nasrihaji5038 6 месяцев назад
Waa run ardu xabash aya la isku dhihi jiry
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf 6 месяцев назад
❤❤SOMALILAND 🎉CADOWGEEDA WAA SOMALIYA 😮😅😊😮OROMADA IYO ANAGA REAR SHEEKH ISXAAQ GUUL WAA WALAALADEEN 🎉🎉🎉❤❤❤❤
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 6 месяцев назад
doqon bilaa damiira oo amxaaro iyo oromo cadowga umada somaliyeed ah wll ka dhigtay,walahi inaanaan waxba usu ahayn oromo, lkn anigoo nin HA/CM ah waxaan ahay somali sharaf iyo cisina waan leeyahay, dadka somaliyeed waa wllayaal anaga nala dhashay haday noo xunyihiin iyo haday noo fiican yihiinba,
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn 6 месяцев назад
War wuxu waa oromo maaha somali
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn 6 месяцев назад
War wuxu waa oromo maaha somali
@Lander6656
@Lander6656 6 месяцев назад
Adeer magaCa noo dhiG NeefYow. WaxN musa nGu so dhisY inaY magcYga meel walpa la maraN🤨
@NaxwoCawil-fn7ji
@NaxwoCawil-fn7ji 6 месяцев назад
Ormonimada fuul😂😂
@becolla10
@becolla10 6 месяцев назад
اي والله شفت واحد ارومو داخل اليمن يقلي الصومال اصلا كانت من ايثوبيا قهرني بصراحة
@kingxaajiaxmed4282
@kingxaajiaxmed4282 6 месяцев назад
Walee waa run sxb omar
@Biilla
@Biilla 6 месяцев назад
Alxamdulilah oromo ayaan ahy muqdisho waa caasimada oromia 🇪🇹
@saidabdulahi8243
@saidabdulahi8243 6 месяцев назад
Kkkk muqdisho inta dhex istaagtid intaan ma dhihi kartaa aad soo qortay iminka😂
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 6 месяцев назад
سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم
@Mudane.
@Mudane. 6 месяцев назад
👏👏well said, aad baad ufaahfaahisay wax walba dhalinta waad u iftiimisay
@GooxMaxamed1436
@GooxMaxamed1436 6 месяцев назад
Maanshaa Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@shankaraaj
@shankaraaj 6 месяцев назад
Ustaad cumar inshaar guuleso
@ahmedsharif5838
@ahmedsharif5838 6 месяцев назад
ASC Guulayso, Sonia badi barnaamijyadan
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 6 месяцев назад
Walal somalia siyaasiyiin Hanle ma joogan xada dastuur ku muran siyihiin xalka bada somalia itoobia geed dheer u fuuleysa iyo India xirxirto kaluumeysiga somali bahdilka ka wada cml
@MohamedSheikh-ij6vk
@MohamedSheikh-ij6vk 6 месяцев назад
Waa runtaa wllo 😢
@MSR_TV1
@MSR_TV1 6 месяцев назад
xalku waa ina wadanka al shabaab la wareegto waxaa meesha kabaxaaya dhamaan fara galinta shisheeyaha waxaana la heli lahaa amni aan wali geed la arag
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 6 месяцев назад
Somalia 🇸🇴 Waxa layiri iney ka mid tahay JAMACADA CARABTA OKAY AWOD MA U LEYNAHAY IN WALALEHENA FALASTIIN GARGAR SINO MID DHAQALE IYO MID XOOGBA MISE WA ARIN AAN LA SAMEYN KARIN OO AH NINKII WALALKII KU HOR DHINTAY OON CAWIN KARI WAYEY CAJIIB MAXA YAAB ISDABA YAALA ALLOW SAHAL AMURAHA ISLAMKA ☪️ ❤
@HappyGoldenDoodle-bk2zk
@HappyGoldenDoodle-bk2zk Месяц назад
Zir omar aad iyo aad baa umahasantahay lkn programkan inaynu dulucda ka qaadano ayaan rajaynayaa from hargeisa
@masonmaxwell3773
@masonmaxwell3773 6 месяцев назад
Ethiopia waa walaasheenna aan soo dhaweyno ❤🇪🇹
@KaltunAbdirahman-f1c
@KaltunAbdirahman-f1c 6 месяцев назад
Subxana Allah
@muhamadabdimudalib
@muhamadabdimudalib 6 месяцев назад
Woow
@mohamedceero1957
@mohamedceero1957 6 месяцев назад
Legend walalkay Omar ishaar oromada itaalka yar waxba inaga qaadi mayso dhawana dhulkena wan Ka sifayan.😢
@Arlind_14
@Arlind_14 6 месяцев назад
Carabtu waxe dhahan كما تدين تدين Sida aad udhaqanto aa laguu-gula dhaqma Koley Gacmaha isi saaran meyno
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 6 месяцев назад
Yaa allah nabadbaadi
Далее
LOLLIPOP-SCHUTZ-GADGET 🍭 DAS BRAUCHST DU!
00:28
Maxaa Gobolka ka socdo | Shaashad 03 |
24:10
Просмотров 107 тыс.
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
WARKA HABEEN EE SNTV 04.10.2024
25:08
Просмотров 654