Тёмный

Shurki Shire Warsame - Waa Diiday in aan ka haro Hooyadeey ilaa ay Tii Rabbi uga timaado 

HANOOLAATO
Подписаться 475 тыс.
Просмотров 137 тыс.
50% 1

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Опубликовано:

 

17 июл 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 419   
@afrahap4406
@afrahap4406 2 года назад
Waan ooy hooyaday ayaan xasuustay sidaa shugri yooyadeed ujeclayid ayaay ii jeclayid hooyady mcn ilhaay huwnxriisto dhamaantoodba ameen😭
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 Год назад
alle haw naxariisto🥺😰🤲
@somalimom1012
@somalimom1012 2 года назад
Hooyadeey soo xasuustay 2019 naga dhimatay illahow jannatul Fardowso ku cusuumo aabo sidoo kale
@anfacmoalimahmedmalin4493
@anfacmoalimahmedmalin4493 2 года назад
Runti waxan soo xasuustay markii aan shukri dawaday sidii aabe aan u jeclaa isagana ii jeclaa aabe iga dhintay 2009 ayaan wali waxan umada in aan maraka qaar hadadlkiisa aan maqlayo lkn nasiib iima galin in aan aabe waqdi aan ugu maal celi karo aan isku dayo waayo aniga carruur ayaan ahaa markas walina qalbigeyga kama bixin hadalkii aabe iyo waanadii nasii jiray waxan rabi ka baryaa in waalidkii na dhalay rabi janadii siiyo wixii dunida joogna rabi cimri dheer siiyo cibada soban mahadsanid wllky ayaanle sida aad markasta wanaga naku soo kudbiso rabi janadii haku siiyo
@abdullahiabshir2995
@abdullahiabshir2995 2 года назад
Wallahi weli ima,soo marin qiso aan la,ooyo Lkn caawa waan ooyay. Shukriyreey wallo waa aad liibaanty, Hooyo Allah swt ha u naxariisto Adna awladda alle baariyaL hakaga dhigo. Jannadana adiga iyo hooyo alle ha idinku kulmiyo.
@halifarah4569
@halifarah4569 2 года назад
Masha Allah walashey Shukri. Waxa aad u sameeysay Edo Luul iyadaa shaqaysatay oo hooyadeed bay u wanagsanayd. Adinka oo dhan ilmo shire oowlaadiina allaha idiin galyo oo ilahay ha idiinka dhigo kuwa baariyaal ah. Shukri abayo cimri qayr qabo iyo Cibado san baan kuu rajanayaa.🥰🥰🥰
@naimajama2214
@naimajama2214 2 года назад
Wlhi gabadhaan Waa baari illaahoow barakeey ilin Waa Iga dhamaaday owlaadeeda baari allaah ha uga dhigo Amiin
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 Год назад
Amiin
@TheGobfilms
@TheGobfilms 2 года назад
Mansha allah waa qof ducaysan, walalyaal waalidka ducadiisu waa janada furahadeda, Guusha aduunyada, ku dadaal walahi waad gulaysanaysa, qof aan walidkis ka ducaysan talaabo ma qaado.
@ayaansaid3401
@ayaansaid3401 2 года назад
Ilaahay ha iga dhigo baariyada aniga iyo walaalaha kale maashaalaah tabaarakalaah shukri Abaayo
@deeqaahmed2607
@deeqaahmed2607 2 года назад
Oohin aan ku dhameestay, Abaayo hooyo Allaha u naxariisto, Aniga hooyadey Covid-19’s ugu xuma oo flight Australia iyo London kala xiran naga dhimatay, Alxamdulilaah walaal ayaa la joogay, hooyo zoom Ayaan ka fiirsanayey dhimashadeeda Allah yaa raxmo waa Qaali hooyo. 😭😭😭
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 2 года назад
Ax illah naxariisti janno ha siiyo hoyoyin ken
@guryosamonews7608
@guryosamonews7608 2 года назад
Allah yaa raxma raaxmiin filjanah Hooyo Aamiin Aamiin Aamiin
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 2 года назад
Allaah naxariisto
@mimipuloo7879
@mimipuloo7879 2 года назад
9p
@kaamiloodowa5561
@kaamiloodowa5561 2 года назад
Walaahi ilinta waa ceshan waayay ilaahoow hooyooyinkeen u naxariiso yaa rabbi
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 2 года назад
🌿🍒🪴Ayaale waa mahadsantahay sida qadarinta leh iyo dulqaadka Ee Aad u dhageeysatid
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 2 года назад
Iyadaaba nasiib leh oo hooyadeed waqti laqaadatay aniga hooyadeey anigoo afar sano jiro ayeey dhimatay Allaha u wada naxariisto waalidiinteeyna
@ibadoabdiwahid7734
@ibadoabdiwahid7734 2 года назад
Hooyo fariid ah waye shukri allah ayadana caruurteeda baari allah ha uga dhigo Waa qiso iga oohisey allow anagana naga yeel kuwa ubaari u noqdaan waalidkooda Shukriyey allah hooyo ha u naxriisto aamiin yaa allah
@cabdicumaribraahim9300
@cabdicumaribraahim9300 2 года назад
Ooyintaa igadhameysay Hoyadaa ahlu janno alle hakaaga dhigo Adigu waabatahay ahlu jannee shaki kumajiro taase😭😭😭😭😭
@taar
@taar 2 года назад
Allah ha u naxariisto Hooyinkeen oo dhan 🤲🏾
@timajilac7192
@timajilac7192 2 года назад
Masha Allah Ilaahey ha ku barakeeyo Hooyo Gacaliso. Hadaan ku garanaayo gabar baan kaa guursan lahaay 🥰
@suaadmursal6673
@suaadmursal6673 2 года назад
Alaahu akbar waa baari baarakalaahu fiiki
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 2 года назад
Allahu Akbar, waa qiso cibro qaadasho mudan. Hooyo allaha u naxariisto abayo Shukri Shire Galbeeti.
@khasimiqqqqqq2424
@khasimiqqqqqq2424 2 года назад
Alaa ku waafajiyay ducada waalidka
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 2 года назад
Shukran Ayaanle please soo badi barnaamijka ku saabsan ku waalidka dayacan qurbaha arintaas waa ku badatay qurbaha.
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 2 года назад
Wlhi wan la oyay Shukri iso Duce walad bari ayaad thy Ana huba in Qof Hooyo u ducaysy ay Raxmada Ilahay u furanthy manta 19/07/22 Alhamdullilah waxan kuso guudbay Amaar Ilahay iyo Ducada hooyaday macan Fatima gaal iyo Muslim Allah waa isikhiiray Alhamdullilah Thuma Alhamdullilah !! Abayo Shukri Hadi ad hadalkayga aragto dar Alle ayaa ku jeclahay iso Duce in Allah sidada oo kale hooyo an ugu bari falo In sha Allahu Adna Wanku so ducayna Walaad bari ayaa ahay In sha Allahu janada ino wada balan ah iyo in an waliidken u dadalno hadi ay dhintan an u ducayno! ❤️🌹😭😭 Ayaanle wad Mahadsanthy sida wanagsan ee ad Shacbiga ugu shaaynayso ee ad Emotions 😭 keda u dhagaysanyso!
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 2 года назад
Waa iga ooyeysiisey oo hooyadey Illaahey ha naxariistee dhamaantoodba Aniga inaan u adeego at jecleed Illaahey wuu I waafajiyey samafakeeda Illaahey ducadooda hanoo aqbalo Amiin
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 2 года назад
Masha Allah maamadaan gabadheedaa rabaa because Waa family duceysan allah ha barakeeyo anagane kuwa sidaa waalidka baari ah ha u noqdo
@umimohamed2323
@umimohamed2323 Год назад
I think her daughter is married now
@XAQSOORMEDIA
@XAQSOORMEDIA 2 года назад
Gabadh fiican ayaad tahay ilaahay adiga iyo hooyadaaba ha idiin naxariisto Ubadkaagana ilaahay hakuu barakeeyo Samir iyo iimaan Ilaahay ha idinka siiyo hooyo macaan qof qaali ah ayay ahayd ilaahay ha u denbi-dhaafo
@umuamiiromuminin1288
@umuamiiromuminin1288 2 года назад
Masha Allaah Ayanle mahadsanid waa barnamij qurux badan Allaha naga dhigo kuwo duwacada waalidkod uu siiyo. Walsha qayr farabadan Allaha ku siiyo
@abdirahmaanabdimouse950
@abdirahmaanabdimouse950 2 года назад
Walaalo shukri dadaalka waalidkaaga u sameysaysay xiliga ay kuu baahneyd ALLAHA kaa abaal mariyo anigana waakaaga dayan doonaa inshaa ALLAAH
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 2 года назад
Shukri ducadii waad qaadatay ilaah ha kuu aqbalo aamiin yaa alaah
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 2 года назад
Ayaanle mahadsanid wll Shukri waan la’ilmeeyay Wallahi baarinimada waalidka iyo jacaylkiisa waa irzaaqad illahay baa bixiya shukri illahay baa siiyay illahay anagana hanagu irzaaqo hooyana illahay haw naxariisto
@NasriinHaaji07
@NasriinHaaji07 2 года назад
Ilaahay sidaaso kale awlaaadada baaari hakaga dhigo Habo mcney
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 2 года назад
AAAAMMIIIIN YAA ALLAAH DHAMMAANTEEN.
@lulalasow5550
@lulalasow5550 2 года назад
Aamiin yarabi
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 2 года назад
Aamiin
@AliIbrahim-fc4hb
@AliIbrahim-fc4hb 2 года назад
Ilaahay ha u naxariiso eedo waxaan ku arki jiray swden iyadoo lajoogta gabadheeda safiyo shire warsame marka ilaahay ha u naxariisto hooyo shukri walaal waad duceysan tihiin
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 2 года назад
Gabadhaan isku qisaa nahay Hooyo sidaa ayeey igu tahay Alxamdullilah anigana waan haystaa waana waajib nasaaaran in waalidka loo asxaaan falo
@abdirahmanibrahim6706
@abdirahmanibrahim6706 2 года назад
Masha allaah yaarabbi waalidiinteen unaxariiso waxaay nooga sheekeysay arin aad ufiican oo sida waalidiinta loogu noqdo baariyaal thanks Ayaanle adigana
@aminafarid3521
@aminafarid3521 2 года назад
I am so proud of you,, Allah waxan kaaga baryey noloshaada farxad ku dhamayso
@barlinahmedhalane2111
@barlinahmedhalane2111 2 года назад
Mashallh ducada waalidka wax la heli karo maahan Rabiyoow noo aqbal
@ahmedkafi360
@ahmedkafi360 2 года назад
Emotional hoooyo haloo baari falo walee janada labadeeeda lugood ayey ku jirtaa mamo shugri ku dayasho ayey mudan tahey
@mohamedabdirahim4794
@mohamedabdirahim4794 2 года назад
Maasha'allh mashaa'alh
@israfiiljibriil1298
@israfiiljibriil1298 2 года назад
Mansha allah Shugri iyo ubadkeda Alle habarakeyo Ayanle adna sidoo kale Cisiga waalidka alle hana Garansiyo dhamanteen
@duceysansheikh7019
@duceysansheikh7019 2 года назад
Wlhi Wan la ooyay gabadhan qiso adag ayey lasoo martay Hooyadeed Waxa hubaala ayadana iney ubadkeeda ka heleyso Hooyoyinkeenii dhintay Allaha u Naxariisto Wan jeclaan lahaa Hooyadey anigoo weyn inaan intaa iyo ka badan uqabto balse Alle iima qadarin Jannatul firdowsa Allaha ku casuumo Hooyadey iyo Hooyoyinka Muslimaadka ah oo dhan Allahuma Ameeen
@fahmoyousof1745
@fahmoyousof1745 2 года назад
Ayaanle xusen cabdi ina adeer, Aad baan ula socdaa hanoolaato than you maasha Alaah, yar Aad saaxib tihiin Ayaan walaalo nahay.
@Isse-Farah
@Isse-Farah 2 года назад
Shukri waa gabar baarri ah. Ilaaheey hooyadeed iyo ayadaba jannadda hasiiyo. Waa qof qalbi wanagsan waa uga daysan doonaa baarinimadeeda wanaagsan.
@abdikadaradanabdi100
@abdikadaradanabdi100 2 года назад
Mashaaa alaah waa gawadh alaha sharfay duceysan ilahay ha barakeeyo walsheen shukri
@abdikhalif1331
@abdikhalif1331 2 года назад
Jasaakalaah jasaa cadaab tii alle hakaaxoreeyo ilmahaagana baari hakaaga dhigo aamiin
@adamosman4185
@adamosman4185 2 года назад
Walaashey abaalkaaga janno allaah ka dhigo, waa waajib diini ah oo nasaaaran waana qasab in waalidka loo naxariisto walaalkeen kuu dhintay allaah ha u naxariisto kuwa noolna allaah noo xafido
@farhiyohassan6102
@farhiyohassan6102 2 года назад
ascw walaashayda qaalliga ah Allah haunaxariisto waalidkeen iyo kuwamuslimiinta adiguse waa liibaantay Allah awlaada haku barakeeyo aamiin ❤️
@yasminmahamed198
@yasminmahamed198 2 года назад
Walaahi waa gabar fiacan oo baariyeha waxa kasheegkesey waa dhinca dadka somaali caruur waa ku casiyoben mansha shugri waa ducaysatey
@yasminmahamed198
@yasminmahamed198 2 года назад
Waxa jira hadal shugri waayo somaali ina iaahey unaxariistey moyaane waa casi inbaden
@kaahomahamuud4801
@kaahomahamuud4801 2 года назад
Masha alah alaha kuxafido shugri waa qiso xanun badan adigana owladada bari ala kaga dhigo sida aad bari uguahayd waldkaa
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 года назад
Mansha Allah hooyo illahay hawnaxariisto wallo adiga iyo caruurta illahay haydin xifdiyo wallo aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay baraarujinta iyo la qaybsiga aad nala qaybsatay waalidka ducadiisa guul aduun iyo mid aakhiro ayaa lagu gaadha illahay walidkeen hayno xifdiyo inaga kuwo baari ah haynaga dhigo
@aadamcabdullahi3563
@aadamcabdullahi3563 2 года назад
ALLAHA nagu sugo inaan waalidkeen inaan baari unoqonno. Qof walba wuxuu waalidkiis ka galo ilmihiisa ayaa ka gooya.
@yazminahmed6933
@yazminahmed6933 2 года назад
Vido waa dhamystay waana ka fayidy ilaahy hooyo lulu ha u naxristo
@zuhurismacil4448
@zuhurismacil4448 2 года назад
Wlahi sidan uu ooynaye madaxa ii xanuney hooyo shukri warsame may Alh boretec you
@suadmire7450
@suadmire7450 2 года назад
Asc hooyo iyo hooyooyinkeenba jano allaah ha geeyo amiin amiin yaa allaah yaa rabi amiin amiin
@deegure1088
@deegure1088 2 года назад
Mashaa Allah ismahaan shire yaraantii eedo luul illaahay ha kaa aqbalo baarinimadaada hooyo luul, runtii waa arrin dhibkeeda leh, illaahay ha u wada naxariisto hooyooyinkeen aamiin
@jamalabdiolad3010
@jamalabdiolad3010 2 года назад
Mashaa allah walaashey illaah ajar iyo xasanaad hakaa siiyo baarinimada aad waalidkaa u samaysey
@duulqarneeyn1855
@duulqarneeyn1855 2 года назад
Gabadhan waa ehlu khayr daacad waalid ah waa naga oohisay wallaahi aniga imika hooyo haya shaqo waa daayey hooyo ayan u go ay duco waalid ayaan guntanaya aabahayna anigaa aasay sonaliyey waalidka uma dadaashan cidhib xumada iska ilaaliya habaar waalid 7 awoow ma hadho
@khadijamohamed1395
@khadijamohamed1395 2 года назад
Asc masha Allah brother thank you for this program i like 👍.
@um.samiir3755
@um.samiir3755 2 года назад
Masha alaah hooyo waa qaali walaah alaha unaxariisto anaigana alaha ii xafido hooyadey macaan intan haysana alaha ka samir siiyo aamiin
@saynabmahamed569
@saynabmahamed569 2 года назад
Aamiin Aamiin Aamiin Yaaaaa rabbi Wlshy qaali rabbi hakuu xifdiyo maamo mcn labada daarodba insha Allah ku dadaal baari nimadeeda
@neimamoumin1497
@neimamoumin1497 2 года назад
Hooyo wa qaali wlhi Illahow nooda intii ay ka dhimadeey Illahow uu naxariso
@fahmoyousof1745
@fahmoyousof1745 2 года назад
Shukri waxan leeyahay ILAAH baa towfiiqda kuwaafajiyey maasha Alaah.
@ifraxmaxamed5263
@ifraxmaxamed5263 2 года назад
Shugri taadu waa caano kula dage yurub iyo waalid xanuusanaya wa wax aan laga sheekan karin karooni ta iga qabsaday ilaahay ayuun baa og aniga dhakhtiirti magacyo ayay igu bixiyeen markii hadal ay igala quusteen hadii Alle aad kashato wax kasta o adag Allaah ayaa furfuraya
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 2 года назад
I am so emotional 😭 may Allah bless #Hooyo Walal
@seynabmohamed-issa2289
@seynabmohamed-issa2289 2 года назад
Me too walaaalo crying 😢
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 2 года назад
AAAAMMIIIIN YAA ALLAAH DHAMMAANTEEN.
@kawtharam0ha40
@kawtharam0ha40 2 года назад
Ilahow jandii ku gee awlada ilahy hakuu xafido
@aabexaaji6983
@aabexaaji6983 2 года назад
Ma sh Allah ilaah haku xafidi adiga iyo caruurtaadaba kheyr ayaan ilaah kaaga baryey Jano in sh Allah
@umumuscabahmed9919
@umumuscabahmed9919 Год назад
Waalidkaga hadaa baari u noqoto awlaadada baari ku noqonayo wax badan ayaa iskaga eknahay walashey janada alllah geeyo walidkena
@hiddowacan811
@hiddowacan811 2 года назад
Maansha allaah allow hanagu cadaabin waalidka xaqooda lama gudikaro
@umucabdinasir5894
@umucabdinasir5894 2 года назад
Masha alaah shukri ilaahey ha kuu barakeeyo owlaadaada
@halimahersi8454
@halimahersi8454 2 года назад
Mashaa allaah shukri yooyadaa duwcadeeda alle hakusiiyo awlaaddaada baarinimadaas
@jamilaabdulkadir9255
@jamilaabdulkadir9255 Год назад
Shukran Ayaanle,wareysigaan wuxuu u baahnaa samir,waana muhiim.Ilaahoow waalidkeen cafi.Aamiin
@abdallahbashir7309
@abdallahbashir7309 Год назад
Walahi I can't stop tears from my eyes!!! Do you now that why? Because of I Love ❤ my mother.
@nawaalcabdi2798
@nawaalcabdi2798 2 года назад
Ilaahay ha u naxaristo hooyo mcn wllo Janatul firdosal Aclaai Rabi hasiiyo Aamiin yarab insha Allah .🤲🤲
@caaishacadey1487
@caaishacadey1487 2 года назад
Shukri qisadeeda way iga oohisay waxan leeyahay illaahay hooyo ha unaxariisto sababta aan u ilmeyay waxay ahayd aniga hooyaday mcn wan la noolahay Alx waxay igu soo korisay agoonimo aabahay wuxuu dhintay Allaha unaxaristo anigoo colosha hooyaday kujira Hooyaday mcn dhib aduun way isoo martay si aan noloshayda cidla u dareemin ani iyo wllky mcn oo aan heer ugaarno waligay hooyaday abaalkeda ma ilaawayo axsankedii naxaristedii qalbigayga kama tirmayso Illaahoow ii xifdi oo imanso hoyady mcn iuo wllky mcn cimriga iyo nolosha iyo cfmadka u dheeree raali ahaanshahaga sii Illaahayoow adigaa abaalka hooyaday gudi karee illaahoow magantaa kayeel ana i haleeshii baarinimadeeda
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 2 года назад
Gabadhaan Waa baari kheyr allah siiyo hooyadeedna allah u naxariisto. Aniga hooyadeey wey nooshahay alxamdulilaah isku magaalana ayaan deganahay oo walaal ayaa heyso aniga waan ka warqabaa walaalayaal noo soo duceeya in ilaah noo fududeeyo u baarinimo falideeda.waad Mahadsan tihiin.
@hassanhussein9602
@hassanhussein9602 2 года назад
Mashallah waa gabadh dhanqasho iyo kalgaceyl wacan walidked uu heeso Illahay ha dhawro carur teeda baariyal uu dhigo. Unfortunately I lost my lovely Mum, May the Almighty Allah elevate her soul in the highest rank of Jannah. Amiin thuma Amiin 🙏🙏🙏🙏
@abdirizakmohamed2584
@abdirizakmohamed2584 2 года назад
Man sha allah wan aqiin mamadas waxan kamid ahaa dadkii ay u rooneyd o gurigeeda san rabo u mamulan jirey mama waxey aheyd sharaf leh allaha u naxariisto janadii allaha geeyo hoyo qaliya shire warsame galbeyte isaguna wuxuu ahaa abee qaaliya isna allaha u naxariisto
@ayaanayma881
@ayaanayma881 2 года назад
Waalidka xaqiis lama gudi karo walhi walashen qer Allh hku siyo xasuus igelisay Walidkeyga😥 Aallow udanbi.dhaaf walidiintena🤲😭😭
@hodanmohamed1972
@hodanmohamed1972 Год назад
Sida shukri ka dhawaajisay dad badan ayaa waaridkood ku xad gudbay oon war ka hayn noloshodii ayagoo caruurtooduna qashinka ku guraan cuntada dumarkoow sodohdiin Allaah uga cabsada Wajigaada Allaha nuuriyo shukri Allaah hakuu badiyo xikmaduu ku siiyay aamiin
@SaraAli-ob9sy
@SaraAli-ob9sy Год назад
Masha alah Nasiibad ledahay walshay dhamaan walidinteen ale ha uu naxaristo 😭😭💔
@omarfarahhalane2573
@omarfarahhalane2573 Год назад
Hool fiican ayaad wadaa allaha kubarakeyo
@hayatmuze4139
@hayatmuze4139 2 года назад
Maashaa Allaah Ayaanle waadku mahad santahay sidaad noogu soo gudbisay casharadaa muhiimka ah Shukri abaayo inshaa allaah hooyo janadaad ku kulmeysaan ehlu qayr ayaad tahay Soomaaliyeey waa idiin cashar
@yusufmao475
@yusufmao475 2 года назад
Shukri waxaa tahay #Gabar baarri ah waxaan ilaahey kaaga baryaa in ducada hooyadaa ilaahey adduunka ha kuugu tuso aakhiro ka hor inshaa'allaah.
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 Год назад
Walahi waan oyay Alle haw naxariisto hooyo qalbiga Alle Haku Qabojiyo😰😰😭😭😭
@jhashim739
@jhashim739 2 года назад
Masha Allah Shugri Allah kuxafido - iftiin iyo nuur isoo jiitey kaa muuqda. Allah kuxafido qof cajaa'ib igu noqoto
@cabduaxmad8466
@cabduaxmad8466 2 года назад
Sokor iyo dhiikar ayeey qabtaa ilahey ha ii cafiyo ii gu duceeyay
@hafzaahmet1879
@hafzaahmet1879 2 года назад
Ilhy cafimaad hasiyo mamamda abwe🤲
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 Год назад
Shukri waa gabar baariyad qalbi wanaagsan ah dadka qurbaha udhoofay waaridkood badan kood waada yaceen alllaha ducadii hooyo deed ureebo oo kuwa ay dhashay kasiiyo hooyo na alllaha unaxariisto janadiii alllaha geeyo naxariis waarta allaha siiyo
@anwarrooble7419
@anwarrooble7419 2 года назад
Emotional 😭 Ilaahey hooyo ha’unaxariisto
@maryamaabdirahman194
@maryamaabdirahman194 2 года назад
Barnamijkan mar igu martiqad qisooyin mahadhooyina kuu hayaa Ayaanle
@XAQSOORMEDIA
@XAQSOORMEDIA 2 года назад
Ilaahay hooyaday iyo aabahay ha u naxariisto Ilaahay ha I denbi dhaafo
@caqligaadaadeegso751
@caqligaadaadeegso751 2 года назад
Gebedhaan hadalkeedu qalbig ayow tabanayaa ubadkeeda baari alaha uga dhigo
@abdirahinabdulle9172
@abdirahinabdulle9172 2 года назад
Ilahey ha u naxariisto hooyo ooladada baari ilahey hakaga dhigo aduunyada waa wax yar safar aa lagawada yahey sduunyadaan
@mustafejalawo4990
@mustafejalawo4990 2 года назад
Inantu gabigeeduba iyada si naxariis leh u samaysan dabcan, intii aan barnaamijka dhamaysanayey oo dhan ilmada iga socotay illaa ay xaafadu tidhi maxaa kugu dhacay, runtii baariga waalidku waa wax aad u cajiib ah walaal hooyo Alle haw naxariisto dhammaan wixi muslima ah ee dhintayna Rabbi haw raxmado, waa qiso xanuunkeeda leh runtii balse Alle samir hakugu arsaaqo walaal.
@aminajafar1987
@aminajafar1987 2 года назад
Hooyooyinkeen ilaahay Janatul fardowsa howgu Bishaareeyo~Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲🥰
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 года назад
Amiin
@farxiyokhalif9424
@farxiyokhalif9424 2 года назад
Masha Allah tabarak raxmaan ilaah hanoo badiyo waalid inloo baarifalo 🤲❤️
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 2 года назад
Asc shugri shire warsame galbete waa gabar kuds yasho mudan oo duceysan hoyona alaha unaxaristo amin anagana qatumo wanagsan hanugu sugo amin walidkii dhintay ioy walaladii alow una xariso amin yaa rabi ayanle sidas nogu sobadi barnamijka walidka asc
@Safezone44
@Safezone44 2 года назад
Masha Allah baarinimadi o qof ah
@Heblaayodacar
@Heblaayodacar Год назад
Ilaahay haku barakeeyo Hooyo, tusaale ayaad u tahay gabadh walba oo la dhalay. Ilaahay ubadkaaga hakaaga dhigo baarriiin. 😭🙏
@MulkiMire
@MulkiMire 2 месяца назад
alaaha u naxriisto marti la jacelyahey alaaha ka dhiigo mama ducaad hooyo alaaha ku qabalo
@abdulgaadirahmed9219
@abdulgaadirahmed9219 2 года назад
Yaanle wuxuu bulshada u hayaa taariiqdowdi in uu u arooriyo bulshada soomaliyeed ,,, ayaanle hore u soco
@Stella33961
@Stella33961 2 года назад
Masha allah allaha u naxariisto hooyoda bayo anagana baari allaha naga dhigo dhashana bari allaha nooga dhigo
@zammyali3047
@zammyali3047 2 года назад
Mashaa allaah ilaahay janatul fardowza ha oogu bishaareeyo hooyo anagana ilaahay hanaga dhigo kuwaalidkood xafido amiin yaa rabi
@saciidoshaxmed2949
@saciidoshaxmed2949 2 года назад
Maashaa alaah shugri walaal oowlaadaada baari alaha kaaga dhigo walaal ayaanle adna waad ku mahadsantahay bar naamijyada wanaagsan ee aad noo soo gudbiso
@damalahmed7421
@damalahmed7421 Год назад
ASC WALLAHI OOYIN AYN KU DHMYSTAY ALLHA JNO HKUUGU BADALO .THNKS AYNLE
@nimcohassan9699
@nimcohassan9699 2 года назад
Maasha allaah kuxafido aamiin yaarabi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💕💕💕💕💕
@muhyadiinmaxamed432
@muhyadiinmaxamed432 2 года назад
Maashaa ALLAH Walaashey ILAAHAY baarinimadaada Janno ha kugu siiyo
@omarshamis7949
@omarshamis7949 2 года назад
Asc walalo mashallah tabarig ilahey ha unanaxariisto hooyo shukri 💓💟💞💗🕋
@AliOmar-te4wu
@AliOmar-te4wu 2 года назад
Walahi gabadha way iga ohisay ee ilahay janatul farduse haku geyo
@SG-bg1sx
@SG-bg1sx 2 года назад
Ilaahay waaridkeen oo dhan ha u naxariisto shukri samir allah hooyadaa ha kaa siiyo anagu hooyaday ma xusuusto ilma aad u yar anoo ah bay dhimatay taasna waa murug nasiib waxaa leh qofka hooyadiis korsato oo isna xanaanaysto allah ha ku barakeeyo waa cibro ha laga faa,iidaysto
@aaminoabdilahi237
@aaminoabdilahi237 Год назад
Ilahay haku barakeyo hayona how naxaristo qabrigana how qabojiyo janatul fardowsa haka warabsho
@hassankamiinmire9845
@hassankamiinmire9845 2 года назад
hooyo allah xifdiyo waa muhiim khayr badan allah siiyo shukri
@mohamedsheikhdahirabdullah6034
@mohamedsheikhdahirabdullah6034 2 года назад
Walaahi waxaan soo xasuustay Hooyadey macaan sidii ay ku dhimatay iyo daruufta na kala qabsatay xiligii coronoviruse ka . Allow u naxariiso.
@amirabukar2913
@amirabukar2913 Год назад
Ilahow kuwii waalidkoda ucamal fala naga dhig waalidka waa hadiyo qiimo badan aduunkane laga heleyn😭😭, aniga aabahey anoo caloosha kujiro ayuu dhintay hooyadey iyo awootadey hooya dhashaa isoo koriyay Ilahey ha ii dhaafo waa indhaheyga nuurkooda aduunka ugu jeclhy 😭❤️. Aayo shukri hooyo Alle ha unaxariisto Amen.
Далее
Отец Проводит Тест с Сыном 😂
00:48
MiSS 27 GABDHAHA TEAM27 MIDEE UGU QURUX BADAN
25:01
Просмотров 228 тыс.
WUXUU IGA DHACAY GURI IYO LACAG AAN KULA SHIRKOOBEY
1:13:39