Тёмный

Sida looga guuleysto dadka sunta ah‼️ 

Dr. Khadar Abdi
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 742
50% 1

Опубликовано:

 

23 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@shukri846
@shukri846 Месяц назад
Thanks
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 Месяц назад
Thanks wllo
@user-oo7jp6zd1s
@user-oo7jp6zd1s 19 дней назад
Walalkay mar kasta walahi waan kuu duceeyaa qof aan ku wareersanaa ayaad I bartay qofka uu yahay maanta farxad baan ku noolahay dhaqalahayga qof aan siin jiray oon islahaa maalin ayuu ku wanaajin donaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 19 дней назад
Guuleyso Thanks for watching
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho Месяц назад
Mahadsanid
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Месяц назад
Thanks for watching
@user-th6dd3uw8k
@user-th6dd3uw8k Месяц назад
Yes 👏🏻 love it
@yasirvlogs5447
@yasirvlogs5447 Месяц назад
So excited for this
@AliAwan-wy8pu
@AliAwan-wy8pu Месяц назад
WOW 🔥🙌🏼
@user-to7jp8gn1j
@user-to7jp8gn1j Месяц назад
You've earned my respect!
@user-lc6ny7xu6m
@user-lc6ny7xu6m Месяц назад
Love this one
@MaliAli-xk6cn
@MaliAli-xk6cn Месяц назад
you are my idol, thank you!!!
@malikarshad114
@malikarshad114 Месяц назад
You're a gift to those around you 💪
@shukrijama4063
@shukrijama4063 Месяц назад
Walahi waan sameeyey arinkaan iyagoo qaylinaya ayaan ka dhaqaaqay. Maalintiibaa iigu dambaysay qofkii dib agtayda may u imanin 😂 shukran Walal Dr. Khadar. Videos ka aan daawado waxaan isku dayaa inaa practical u sameeyo waanaybii shaqaysaa alxamdulillah. Waan soo fahmayaa dadkii sunta ahaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Месяц назад
Mansha Allah waxaad tahay qof aay ka go,an tahay inaad dadkaan meel saarto sida aad sameyneysana waa arin fiican taaso ah inaad waxaan aan sheegayo aad practical u sameysid hadii aan waxaan sheegayo aynan shaqeynin subscriberka aad ii saartay la noqo sababtoo ah waan hubaa inay shaqeynaysa
@shukrijama4063
@shukrijama4063 Месяц назад
@Drkhadarabdi1 walaahi way ii shaqaysay aniga alxamdulillah hada xitaa anigaa raadiya qof aan practical ku qaato. Anaaba raadsada hhhhh markaan helona ashahaadaan loox ugu dhigaa. Intay igasoo jareen maanaa ilaabayaba way i ciileen waraabayaashaasi
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Месяц назад
Hhhhh guuleyso
@fkh2013
@fkh2013 Месяц назад
you're one of my favorite content creators, never stop!
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Месяц назад
Thanks bro
@DalaweerAli
@DalaweerAli Месяц назад
Such notification, so wonderful
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Месяц назад
Hope you enjoyed it!
@RifatSarkar7660
@RifatSarkar7660 Месяц назад
nice video
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Месяц назад
Thanks
@hamdiladan
@hamdiladan Месяц назад
Wlhi beenta ma ahan wax jiro aya ka hadashe
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Месяц назад
Thanks for watching
@ilwaadsan3242
@ilwaadsan3242 Месяц назад
Meelo muhiima hadey kaaga cadheysiinayaan lagama aamusi Karo wll
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Месяц назад
Waa runtaa walaal wey ogyahiin inee meela muhiim aad joogtaan taasa keeneesa inee si ulakac ah kaaga xanaajiyaan si ay dadka kale kugu wiji gubaan oo loo maleeya inee wax si kaa yahiin
@adnamohamed6813
@adnamohamed6813 Месяц назад
Mahad sanid wllo mala daweyn karaa sidee loo dawayn karaa adoo raaliya
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Месяц назад
Video ayaan kasoo sameena mardhow
Далее
Signs You're Dating A Narcissist
21:40
Просмотров 9 млн
Stray Kids <ATE> UNVEIL : TRACK "Stray Kids"
01:28
Просмотров 856 тыс.
Is ilaali markaad ceebayso
12:45
Просмотров 1,2 тыс.
Adigay Kuu Taallaa Qof Dantiisa U Taagan
11:07
Просмотров 38 тыс.
Isku Qasab Karti is geli Qof cusub noqo
9:45
Просмотров 41 тыс.
Ula dhaqan sida ay kula dhaqman‼️
14:37
Просмотров 1,1 тыс.