Тёмный

Sidee loo Kordhin karaa Waxsoosaarka Beeraha, si loo jabiyo Faqriga iyo Gaajada Bulshada Haysata? 

MM Somali TV
Подписаться 519 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 18   
@abdullahiyusuf5699
@abdullahiyusuf5699 Год назад
Masha Allah waa dood aad u wanaagsan. Hadaan fikrad ku darsado. Waxaan isleeyahay wasaarada waxbeerashada in ay bilow in ay beero ay gaar u leedahay oo ayada maamusho in ay leedahay. Oo sanad kasta miisaniyada dowlada qarashaadka ku baxo ay ka qaado dowlada. samaysana suuqyo loo iib geeyo wax soo saarka ay beeraha ka hisho. Markaas waxaa ku soo dhiiranayo ganacsatada iyo dadka daneenayo in ay maal gashtaan. Hada waxaa la dhisayaa suuqa waahayn dowlada ayaa wada qorshaha lagu dhisayo. Waxaan jeclaan lahaa in ay ku darto meelo ay dowlada gaar u leedahay oo lagu suuq geeyo wax soosarka dowlada.
@apdaleyousuf8297
@apdaleyousuf8297 Год назад
Doodaha noocana umada u bahaan wll waxad ku xigsiisaan hadad aragtan commentigaygan sidee umada loo horumariya dhaqale ahaan development economic dhinac walba waxbarsho ahana iyo dhinac walba oo bulshada ka hor mari karto mahadsanidin
@ibraahin-ed5zs
@ibraahin-ed5zs Год назад
Dhibta hay sata aqoon yahan ka doodahan oo kale ka had layaa waa aqoon yahan kii oo is modaya macalin English dhiga ya
@maxamedabdurahman9549
@maxamedabdurahman9549 Год назад
Waa runtaa wllhi 😂
@khadirjamacsaleban622
@khadirjamacsaleban622 Год назад
Doodan oo kale ee nolosha bulshada taabanaysa aadbaan ugu amanayaa MMTV oo aan u aqaan u adegaha bulshada, waxaan taageerayaa dooda ah bank’s ku ha qataan Risk management waxa ah kaaso ay focus ku saarayaan inay yagu beerta xataa qofka kala waregaan qofkana ka shaqalaysiyan hadhow markay dhaqalahodi kala soo baxana dib ugu warejiyaan qofkii. Iga dhan
@Hawd74.
@Hawd74. Год назад
Jaamacad kastaa waa inay beero waaweyn yeeshaan oo shuruud lagaga dhigo
@Abdirahemismail
@Abdirahemismail Год назад
waa dood aad muhiim u ah #MMTV Aad bad u mahadsan tihiin
@abuubakarali5480
@abuubakarali5480 Год назад
Qursugeena sida aan u hubin lahayn aan ka tashano kursi iyo is waydaarisna aan ka korno.
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 Год назад
Waayaab .ninkan wasiirka kuxigaa waanin afsoomaaligiiba katagay wuxuu kuhadlayaaba waa in giriisi dadku lahadlayaana waadad soomaliya oon aqoon ingiriisiga .si uu ufahmo hadalkiisa wuxuu ubahan yahay afsoomaali .waadhibta kudhacday dadkii lahaa waxbaanu baranay
@jamaliyusuf8389
@jamaliyusuf8389 Год назад
jamacad beeraha halafuro ,markaad aqoon heshaad ,waxkalena helaysaa
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Год назад
Jamacadaha waxbarashadi waxay ka dhigeen sidii quraan la xiftiyayo oo kale, taba barba looma diro.
@ibraahin-ed5zs
@ibraahin-ed5zs Год назад
Doodaha sidan oo kale ayaa ka wanaag san inta badan soomaali ahaan waxa yaabaha aynu ku badan nahay
@mustafa20024
@mustafa20024 6 месяцев назад
Soomaalidu way fakaraysaa
@Hawd74.
@Hawd74. Год назад
Manshala waa in doodaha noocan ookale ah aad loobadiyaa ganacsatadan baabuurta aan faaidada lahay keenayaa waa inay cagafcagafyo dalka soo dejiyaan oo uga faaiido badan dalkiina wax u qabanaya
@ismaacil-fw7vx
@ismaacil-fw7vx Год назад
Wawx mihima laakin dadkedi baa hurda
@ibraahin-ed5zs
@ibraahin-ed5zs Год назад
Hada dad ka uu wax u shegaya waa soomaalilands
@marouaneflitti4760
@marouaneflitti4760 Год назад
מטה משה?!1@
Далее
МУЖСКИЕ ДУХИ
00:33
Просмотров 108 тыс.
МУЖСКИЕ ДУХИ
00:33
Просмотров 108 тыс.