Тёмный

SOMCAST | K.Afrika Wali Mala aadi karaa ? Maxaa iska badalay . 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 84 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 370   
@ismaip1
@ismaip1 2 года назад
No twitter No Facebook No Instagram But over 2 billion followers That is our prophet MAXAMED ﷺ ❣❣
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 года назад
Scw scw scw❤❤
@mohameddeeq9352
@mohameddeeq9352 2 года назад
Inay ka badan tahay baa dhici karta 2 billion
@kaderaroppleh
@kaderaroppleh 2 года назад
Scw
@saciidliibaancismaan6148
@saciidliibaancismaan6148 2 года назад
Sallallaahu calayhi wasallam
@MohamedAli-yn5hh
@MohamedAli-yn5hh 2 года назад
اللهم صل على سيدنأ محمد وعلي اله وصحبه وسلم
@ogaansho
@ogaansho 2 года назад
Raad Media waa kanaalka Muxamed Xassan Biikole : ru-vid.com/show-UCVpGXjpQzo_xZT_-F3siNyg
@BAASHEBULZHAWI
@BAASHEBULZHAWI 2 года назад
Allahayaw qofwalba wixii mashaakiil haysata kadulqaado AAMIIN AAMIIN
@libanmohamud3495
@libanmohamud3495 2 года назад
Ogaasho waa uga mahad naqayaa xalqa kastaa waa mid qexeyso taarikhda sheekooyinka qisaska ogaashaha wixii dal kajira iyo faafaahinta wixii markaas taagan thnks nabad allaha idin yeelo
@abduladansharif9548
@abduladansharif9548 2 года назад
South Africa Waxaan galay 1994kii Waxaan kamid ahaa dhalintii ugu horreeysey ee dalkaas tagey. Waxaan ka tagey 1998. Wuxuu ahaa dal wanaagsan oo aad u nolol fiicnaa, laakiin gadaasheey ayuu dalkaas xumaaday. Johannesburg Waxaan xasuustaa in aan mar ku joognay 30 dhalinyaro ah.
@lacag-lacag
@lacag-lacag 2 года назад
Ma garanaysaa odey gacmey la oran jirey oo xiligaas an umaleynayo inuu joogey
@hoygakheyrka6120
@hoygakheyrka6120 2 года назад
Hada waxaan ku dhownahay nus malyan somaalida joogta sood Africa
@Uus998
@Uus998 2 года назад
Subxanallah Waa lisku qashaa siba somalida walagubi
@abduladansharif9548
@abduladansharif9548 2 года назад
@@lacag-lacag Mid baan garanayaa dadkii billawga 96kii yimid ahaa oo aan uga tagey isagoo joogo. Hadduu kaas yahay waan garanayaa. (Cabdul) ayaa magaciisa ku jiray.
@abduladansharif9548
@abduladansharif9548 2 года назад
@@hoygakheyrka6120 Anaggu waxaan ahayn, 60 meeyso dalkoo dhami ku filiqsan, khaasatan Cape Town iyo Johannesburg, Mandela ayaana Madaxweyne ahaa, waddankana awooddiisa weli Gacanta Caddaanka ayaay ku jirtay wuxuuna ahaa dal nolol wacan.
@aaminasalah806
@aaminasalah806 2 года назад
Gold voice ustaad Omar Inshar❣💯
@hawdreservedarea5613
@hawdreservedarea5613 2 года назад
Ramadaan kariim bahda ogaansho ku xidhan oo aan ka mid ahay, waxaa 4 jirsaday ku xidhnaanshahaaga saaxiib qof aan ku daydo ayaad ka mid tahay horay u soco 2018-2022
@inahassan1882
@inahassan1882 2 года назад
Mashallah cumar inshaar mahadsanid
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 года назад
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
@salaamsalaam5291
@salaamsalaam5291 2 года назад
Maa sha allaah barnaamijkaan waa barnaamij aad u wanaagsan ustaadka xaqiiqada ayuu ka hadlay qofkii dhageesta barnaamijkaan inow wax badan ka faaidayo ayey ila tahay nolol wanaagsan kama jirto
@sarakookie
@sarakookie 2 года назад
sida aad xogaha noolasoo socodsiinaysid waad ku mahadsantahay cumar waan ku salamay 🥰🥰👋
@alimoha931
@alimoha931 2 года назад
Walal cumar wa ku mahadsantahay madama aa so celisay SOMCAST Waxaan ka codsanaynaa ina soo celisid barmaaijkii fariin oo looga hadli jiray dadka guula dhaqaale gaaray
@abdirashedali1041
@abdirashedali1041 2 года назад
Wuu mahadsanyay Mr biikole ka c. Rashid ahaan South Africa muddo 7 Sano ah ayaan kunolahay inta an kunolana wx dhib ah sida u buuran lama kulmin hadana wxan jeclahay in an xaga wadanka usi dhamaado dhawaan I. A . Dadka rabo ineey South Africa uso hijrodaana WA sida uu wllken sheegay meel kale Oo kheir qabta Inu alle kugu hagaajiyo inta badan dadka k. Africa kunoolna e somalida ahna Somalia ayey investment ku sameysteen gar aha caasimada muqdisho halkana nolosheda WA jamacada free ah ayado aanan tagin wax jamacad ah reer ogaansho aad Baan idin salamaya ramadaaan kareem
@laylaali8812
@laylaali8812 2 года назад
Ramadan kariim Wll Omar Waan Soo dhiweyneenaa martideenna.
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔❤❣
@cabdifataxxasan4159
@cabdifataxxasan4159 2 года назад
Ramadan kariim wll cumar dar ilaahaybAn ku jecelahay wayo waxa tahay macalinkayga barnamijyadada wan jeclahy wllhi noo soo badi casharada nocan oo kale
@khalifcabdi1097
@khalifcabdi1097 2 года назад
RAMADAN MUBARAK OMAR FROM DJIBOUTI 🇩🇯
@hanad6666
@hanad6666 2 года назад
I like it SomCast🇸🇴♥️🙏
@hafsamoh7670
@hafsamoh7670 2 года назад
Next Chine iyo wax Barashadeeda ka soo Hadal wllo🥰
@zlatanmohame
@zlatanmohame 2 года назад
Thats true wlhi
@abdiabaana890
@abdiabaana890 2 года назад
Thanks ogaansho✌
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 2 года назад
South africa aniga ayaa hadda jooga Waana wadan very sh*t ah o aan mudneen in lagu noolaado dadkiisu 100% waa tuugo maalin cadey ku dhacaya si dadban iyo si toos ahba Waan sixiroolayan si indha saab ah alaabtada kaga qaadanaya Hadi aadan ducooyinki dadka dbibatadoda io sixoroolashaya loga hrtagaya aaadan aqrisan! Shalay-daan kuwa sixiroolayal ah ayaa alaan iga qaatay alaab wiliba culus o an la is dhihi karin wa la xaday lakin nala taabtay anigiyo dhalinti inala joogtay muddo ka dibna aan tabnay alaanta inay maqantahay Dhibkeeda ayaa badan qashinka ee kuwa ku nool allaha ka hayo dhibkooda inta uso socotana allaha ka badbaadio🤲
@karamali2198
@karamali2198 2 года назад
Sxb anaa islahaa halkaas imaw o u shaqo tag lkn walaac buu qoraalkaagu igaliyey awal dilkaan ogaa lkn sixirka dhib kle ah
@unolowmanta7508
@unolowmanta7508 2 года назад
@@karamali2198 wa hadad xafadaha madowga faqriga dagto ama ka ganacsato. Magaaloyinka dibata badan kama jirto. Lacrgteeda hada hoos bey udacdey Lakin
@cabdinaasir9516
@cabdinaasir9516 2 года назад
@@karamali2198 sxb haniyad jabin wlhi dhimashadaada iyo dhawacaaga wuxubAlle qorsheeyay adigoo caloosha hoyada ku jira
@cabdiqafaarmuumin1219
@cabdiqafaarmuumin1219 2 года назад
@@unolowmanta7508 0000000000000000
@cabdiqafaarmuumin1219
@cabdiqafaarmuumin1219 2 года назад
@@unolowmanta7508 00000000
@mahamudadan8161
@mahamudadan8161 2 года назад
Mansha Allah Ogansho team salan sare waxan jooga South Africa gaar ahaan Pritoria lkn wadhan dhib badhan waaye Walah. Allah hanaxifdhiyo dhamaanteen🙏🙏
@hamutgamer4826
@hamutgamer4826 2 года назад
Legend Ogaansho nin aa taagero 🥰❤️🖇️💓
@ahmedibrahim7209
@ahmedibrahim7209 2 года назад
South Africa waa meel Qamaar ah ok guulsha iyo geerida is bar bar socdaan
@amounajibril5606
@amounajibril5606 2 года назад
Ramadan Mubarak ☪️
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 2 года назад
رمضان مبارك علينا وعليكم باليمن والبركات ❤
@kaafiziyaad9050
@kaafiziyaad9050 2 года назад
Ramadanu kreem & رمضان مبارك ilahey ramadankan kheyrkisa hana waafijiyo❤ilaheyna ha ino naxaristo adinka io intii Muslim ah ☪️🕌🥰✋
@salahali1243
@salahali1243 2 года назад
Anaga maantee noo dhalatay🌙1 ee noo tahay🥰🥰
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 года назад
Mashallah peace upon you too mi brother welcome back legendary ogaansho ramadan mubarak 👏❤💞✅🙏
@husseinalihasan6025
@husseinalihasan6025 2 года назад
Ramadan Kareem ☪️ 🌙
@dawudibnucabdallah5507
@dawudibnucabdallah5507 2 года назад
Soodhawoow walaal cumar sidookle ramadan wanagsan
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 2 года назад
Waxan ku nolahay 6 sano lkn alxamdu ilaahey dhibaato naguma tuso illaahey meel xun naguma Aadiyo inta ku noolba allaha ku Amaansado
@cumarahmed3558
@cumarahmed3558 Год назад
Halkeed kaga nooshahay wllo?
@TiyeeglowTV
@TiyeeglowTV 2 года назад
Ustaad Omar usameey Podcast ga usameey Nashiido uu kuso galo iyo Playlist oo numbered ah insha Allah.
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 2 года назад
TO DAY IS MY DAY RAMADAN HAPPY ☪️🤲🕋🤲✅✅✅
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 года назад
Thanks
@somalibro3665
@somalibro3665 2 года назад
South Africa qofka xoogsade ah wa ku nolaan karaa reerkana waka biili karaa Dhaqalena waka samen karaa Lkn amin xumo baahsan ayaa kajirto
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 года назад
Koonfur Afrika ✅ Koonfur Afrika = South Africa Sameeyn Laakiin ✅ lkn
@CamanKiish2
@CamanKiish2 2 года назад
"Laakiin" waa eray qalaad, AfSoomaali wuxuu ku noqonayaa "Balse"
@cumarahmed3558
@cumarahmed3558 Год назад
Waan soosoconaaye kwrn zxb?
@Abdullahimoh2525
@Abdullahimoh2525 27 дней назад
​@@cumarahmed3558miyaad tagtay sxp
@canabhassan2354
@canabhassan2354 2 года назад
Ramadan Mubarak walaalkey Adiga familkaga iyo muslimiinta oo dhan
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 2 года назад
Ramadan Mubarak walaashey
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 года назад
Canab Qooys = Cid = Reer ✅ ( afsoomaali) .Cidaadda ✅ .Qooyskaagga ✅ . Reerkaadda ✅ Family = qooys / cid / reer
@zakariaadam7135
@zakariaadam7135 2 года назад
Ramadan mubarak ❣️
@abdiaziizahmedshiilow4260
@abdiaziizahmedshiilow4260 2 года назад
Wcs wr wb aamiin ramadaan kariim 😍🌺🌸
@shidaadealiissaq9403
@shidaadealiissaq9403 2 года назад
Ramadan Kareem
@bilkhercadde9330
@bilkhercadde9330 2 года назад
Inshar bey ramadan karim
@ikranisaq143
@ikranisaq143 2 года назад
Ramadaan mubaarak❤🕌
@alsiisiabdi441
@alsiisiabdi441 2 года назад
Aamin yarabi
@abdallafafa1264
@abdallafafa1264 2 года назад
waxbadan ayaa ka dhiman warbixintaan ee fadlan baaris iyo diyaagarow sameeya inta aadan ka faaloon wadan dhan 🙏
@axmeddaacad6755
@axmeddaacad6755 2 года назад
Hada waxba majiraan pro mar hore ayey dhiibi jireen mar maclumaadkaan soo badi ustaad
@cabdixakiinyuusufcodka1093
@cabdixakiinyuusufcodka1093 2 года назад
masha Allah
@yusufosman2025
@yusufosman2025 2 года назад
Wadanka an Aduunka ugu necbahy wa Walalkey aya lagu dilay south afkrica 2014 allaha u naxarista 😭
@highflyer215
@highflyer215 2 года назад
Dowlada in loo shaqeyo ma dhicikarto hadii aadan wadani ahayn, waxa sharci ah in shaqooyin dowliga ah lasiiyo wadaniyiinta. Ustad Mozambique kusoo xiji insha'Allah
@ahmedabdi319
@ahmedabdi319 2 года назад
Dadkii tagay inta badan abaal iyo amaan bay u haayaan, anigoo kalay 7 sano kunoolaa, alx waan kasoo shaqeestay kana guursaday waana kasoo laabtay, abaal ayaan u haayaa, dadkaan aqoonin baa wax xun kasheego laakiin soomaalida ayadaa dhibka inta badan isku keensato, ayagaa xaraan iyo dilka inta badan isku geysto ama danbi ka galo madowga, dalinta soomaaliyeed inta xun iyo kuwa itoobiuaanka naagaha iyo gabdhaha madowga ayee xiriir layeeshaan kadib madowga aar goosi bey suubiyaan, ninkii diinta alle qabsado dadaalana wuu ku guuleysan
@updul
@updul 2 года назад
Positive side
@abdishakurhussein9598
@abdishakurhussein9598 2 года назад
Allahuma Aamiin
@SOMALIBADBOY
@SOMALIBADBOY 2 года назад
Mawduucyada noocan ahi aqoon ahaan ayay bulshada u dhisayaan Please soo badi siyaasadana inaga yaree.
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 года назад
Voice cajiiba 😍 Ramadan Mubarak brother 💗
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 года назад
Cod = voice Ramadaan Mubaarak Boowe = Aboowe = walaalkeey
@cabdiyoose9212
@cabdiyoose9212 2 года назад
Barnamijkan so badi Barnamijkan 2 qof oon kabartay runtii nolasheeda waxbadan ayeey ka badashay wan . Ustaad salmaan madow iyo ustd c.wali khaliif
@hanaburale9360
@hanaburale9360 2 года назад
Ramadan Mubarak 🥳🥳🤗🤗🇸🇴🇸🇴
@maxamedcqaadir747
@maxamedcqaadir747 2 года назад
Ramadan Mubarak 🌙
@abdallaali6104
@abdallaali6104 2 года назад
Cumaar inshaar waan kusalamayaa Zxp
@mjwsjamac8618
@mjwsjamac8618 2 года назад
aad ayan kuu salamayaa wllkay omar
@munocadeey3701
@munocadeey3701 2 года назад
Ramadaan Mubarak🕋🌙🌙🤲🕋
@faizamohamed2145
@faizamohamed2145 2 года назад
M.a macluumad fiican
@cabdidhere
@cabdidhere 2 года назад
Ramadan Mubarak Somali oo idil
@ahmedfarah4815
@ahmedfarah4815 2 года назад
RaMaDaaN KaRiiM walal 🕋🕌♥️
@xashiibrahim4543
@xashiibrahim4543 2 года назад
Ramadan kareem 🌙 Wll omar,,,,,, Golden voice
@mahamedsaladmahamed3021
@mahamedsaladmahamed3021 2 года назад
Ramadan Mubarak Omar
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 года назад
Maxamad ✅ Salaad ✅ Maxamad CUMAR ✅
@salmanjr9712
@salmanjr9712 2 года назад
Ramadan mubaarak to all ogaansho family❤💙
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 2 года назад
MashaAllah ustad,Canada qofjogo hadi aad lahelikaro nosoqabo!
@iloveallah8618
@iloveallah8618 2 года назад
Ramadan Mubarak South Africa waxan tagi 2005 ilaa 2014 ilee 2021 waxn ku nolay Germany hada na dib ayan ugu solabti wlh ani ahan South Africa wax ii dhanta ma arkin 😑
@kingiskukalson9162
@kingiskukalson9162 2 года назад
Intee uu fcn neeh South Africa
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 2 года назад
Marka wlal germany ma sharcogaad kasoo qaadatay.
@suhaybyare9611
@suhaybyare9611 2 года назад
اللهم امين يارب العالمين .🤲🤲🤲🤲🤲🤲.
@sakariyeebrahim7623
@sakariyeebrahim7623 2 года назад
Hargeysa Ha loo Duceeyo Team Ogaansho
@suhaybahmed8714
@suhaybahmed8714 2 года назад
Alle ha u gar gaaro
@sakariyeebrahim7623
@sakariyeebrahim7623 2 года назад
Aamin aamin 🙏 ♥
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 2 года назад
mahadsanidiin labadiinaba
@fahmi__official9136
@fahmi__official9136 2 года назад
Ramadaan kariim all Muslims
@abdirahmanabdulkadirmohame9318
@abdirahmanabdulkadirmohame9318 2 года назад
رمضان مبارك السلام عليكم يا اخي عمر انشار ممكن تعمل لنا فيديو تتكلم عنه عن عبد الرحمن بن عوف وكيف بدا من الصفر وكيف اصبح من الاغنياء وقوله الشهير دلني علي السوق
@abdallaali6104
@abdallaali6104 2 года назад
Aad baan ugu farax sanahay Ani ugu horeyo Ramadan Mubarak
@abdirisackaliabdi5386
@abdirisackaliabdi5386 2 года назад
RAMADANKA IYO SALAFKA MUQAL KASO SAMEEE CUMAROW ADHO RAAALI AH
@zaakeden
@zaakeden 2 года назад
Ramadan kareem❤🌙
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 года назад
Zakariyye Aadam Kariim ✅ Ramadaan kariim
@khaalidabdirahman2118
@khaalidabdirahman2118 2 года назад
Ramadan kareem 💫💞
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 года назад
Kariim ✅ Ramadaan kariim
@hawaabass9649
@hawaabass9649 2 года назад
Amin
@abdifatah9787
@abdifatah9787 2 года назад
Ramadaan mubarak al ustaad cumar
@axmeddaacad6755
@axmeddaacad6755 2 года назад
Ramadan kariim🤲
@apdiyare8241
@apdiyare8241 2 года назад
Allha ku sharfo ustaad Aad Ayaan mawducan uga helay
@abdulqadir_beerdilacshe4460
@abdulqadir_beerdilacshe4460 2 года назад
SXB SARE NOO SO BADI BAR NA JIJKAN NOO KALE ILAHAY HAKU BARA KEEYO 🥰🥰🥰🥰
@xasanaxmedcabdule5037
@xasanaxmedcabdule5037 2 года назад
Aamiin.wll.qaali
@xasanaxmedcabdule5037
@xasanaxmedcabdule5037 2 года назад
Waa.hadal.sax.ah
@qaalidqeys135
@qaalidqeys135 2 года назад
M.a waa barnaamish fcn horay u wad wll
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 2 года назад
Ramadan mubarak🥰
@Curub.s
@Curub.s 2 года назад
Wankusalamy sxp rabadaan mubaarik
@awmadowbe9382
@awmadowbe9382 2 года назад
Ramadan Kareem akhul Kareem
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 года назад
Kariim ✅ Walaalka Wanaagsan Akhkhul Kariim ✅ اخ الكريم
@awmadowbe9382
@awmadowbe9382 2 года назад
@@C.2022-t7y waan qalday miyaa walaalka wanagsanoow kariim ayey ahayd baan filayaa somali ahaan
@mohamedibraahim4203
@mohamedibraahim4203 2 года назад
Ramadan kareem 🖤 omar ishaar 🤝
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 года назад
Maxamad ✅ ibraahiim Kariim ✅ Cumar ✅ inshaar ✅
@walalkamilini8386
@walalkamilini8386 2 года назад
Mahadsanid Omarow wa barmamish an sugagyay waxbadan ne igabaxay Kan kuxigo wxan Bari lahaa in aad nogadhigto Angola adigo mahadsan
@faysalcilmi
@faysalcilmi 2 года назад
رمضان كريم وكل عام ونحن بخير واتمنى نفسي وانفسكم ومع جميع امة مسلمين ان تقبل الله لنا أعمال صالح واتمنى نفسي وانفسكم بخير وسعاذة وامني وامانة ورحمة ومقفرة ومعذة من نار ان شاء الله تعال رحمة وقذرة
@xamakowramram7730
@xamakowramram7730 2 года назад
Ramadaan.mubarak
@omarnorabdirahmaan6468
@omarnorabdirahmaan6468 2 года назад
Ramadaanul kariim all muslim
@haashimmohamed143
@haashimmohamed143 2 года назад
Akhii anigu waxaan kunoolaa 10years Hada wax sharci ah mabixiyaa.since 2015
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 года назад
Haashim Maxamad ✅ Walaalkeey ✅ اخى Akhii 10 Sano ✅ Laga Soo Bilaabo
@cumarqorshe1676
@cumarqorshe1676 2 года назад
Ustaadow South Sudan 🇸🇸 ka soo hadal
@sheeruu3427
@sheeruu3427 2 года назад
Omar inshar keeps going
@suleemanaxmad4159
@suleemanaxmad4159 2 года назад
وعليكم سلآم
@adanabdiadow8454
@adanabdiadow8454 2 года назад
Ramadan mubarak
@Mfadalyar27
@Mfadalyar27 2 года назад
Asc omar inshaar waxan ka codsana inaa sameyso Barnaamij kahadlayo Xaqaa iqda soonmali
@Alabhas98
@Alabhas98 2 года назад
BBC cml Ogaansho.
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 года назад
Mahadsnid ustaad hore usoco
@fartuunhassan9765
@fartuunhassan9765 2 года назад
Aamin wll omar
@umuosama2956
@umuosama2956 2 года назад
🎉Ramadaan mubaarag 🌹💫
@mohamednaasir3596
@mohamednaasir3596 2 года назад
Asc ramadaan mubarak Waxaan jooga South africa gaara ahaan Johannesburg Walaalku si fiican ayuu u sharaxay sababta dilalka somalida iyo meesha uu ka dhaco Waxa kele oon ka helay inuu taabtay ın South africa tahay Laba wadan oo isku dul-nool
@nimcanmaxamed2492
@nimcanmaxamed2492 2 года назад
الحمد لله اولا .شكرا يا اخنا ٱمر انت علي رٱوسنا ..ٱحب هدا البرنامج حقيقتا مرة التالية تكلم عن مملكة السعودية العربية ان شا الله ...تقبالله صيامنا منا و منكم 🥰
Далее
Muxuu galbeedka markaan u weeraray turkiga ?
30:47
Просмотров 90 тыс.
Wait for it 😂
00:19
Просмотров 3 млн
Исповедь / Мася
2:47:10
Просмотров 160 тыс.
xaqiiqada an lagaga sheegin lacagta | sirta guusha
14:50
Raadinta Macnaha Nolosha | Shaashad { 4 }
32:46
Просмотров 47 тыс.
Wait for it 😂
00:19
Просмотров 3 млн