Тёмный

Naxdin sheekooyinka ay sababtay qaad la'aantu iyo dhibka qaadku uu ku hayo muqayliinti cuni jiray 

Sakariye Jakarta
Подписаться 234 тыс.
Просмотров 100 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

5 май 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 249   
@maslahfitness7855
@maslahfitness7855 4 года назад
Zakaria you really have done challenge. Please, waxad isku dayda inad sameyso marka aad Su'aalaha aad waydineyso social distance even 1m b/c of COVID19. Thank you.
@cabdikaafi9879
@cabdikaafi9879 4 года назад
Intii jecel xabiibkeena muxamed nnkh like ii zaar
@djdakirofficial5415
@djdakirofficial5415 3 года назад
Scw
@proviserahmeddeeq3082
@proviserahmeddeeq3082 23 дня назад
Salalaahu caleyhi wasalam.❤
@sacdiyocali9733
@sacdiyocali9733 4 года назад
Ramadan kariim sakariye jakarta wllo wanku tagera hry usoco from muqdisho 😂😂😂😂😂😂😂
@hailayaabinmaeda2895
@hailayaabinmaeda2895 4 года назад
inta qaad la an la qandhaysan allow qalbigooda qabooji liketa
@hamdamohamud7018
@hamdamohamud7018 4 года назад
Ala naagaha idin sugaya muxuu ilahay idin sakhiray ilahay ban idinka magan galnay 🤲🙅‍♀️🙅‍♀️🙅‍♀️🙅‍♀️🙅‍♀️🙅‍♀️
@laylaomar5745
@laylaomar5745 4 года назад
Realy
@maxameddeeq9346
@maxameddeeq9346 4 года назад
Hhh armuu adiga muqayyil wayni kugusoo hagaagaa
@heer-sarechannel2706
@heer-sarechannel2706 4 года назад
Hhhhhh
@abdinasirjama4142
@abdinasirjama4142 4 года назад
Qaad la'aan ragbaa xàarkii Ku dhagay 😂😂😂😂.
@faygafowfaduminaqurux4411
@faygafowfaduminaqurux4411 4 года назад
Maku jirta dadkas😂😂😂
@abdinasirjama4142
@abdinasirjama4142 4 года назад
@@faygafowfaduminaqurux4411 😂😂😂 may ma qayilo, ragbaa laga sheegayaaa
@idontcare6649
@idontcare6649 4 года назад
Dee Hadu Xaaarku Ku dhagay Miyay Cabaan 8 jeeeg Oo Biyo ah caloshu way socon lahayde 🤣🤣
@Sarah-to7oj
@Sarah-to7oj 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 DHUUSADANA HA. KU DHEGTO
@cumarmahad7880
@cumarmahad7880 4 года назад
wllhi aad baan ujeclahy in aan imaado burco I.a covid 19 kadib ayaan rajayna in aan imaado
@axmeddhereye957
@axmeddhereye957 4 года назад
SAKARIYE JAKARTA KELMADII WAXA KA MIDAA (AAD IYO AAAD) likeee ♥️🙏
@abdiqanisaleban5022
@abdiqanisaleban5022 4 года назад
Malin maalinbuu dambaabe jiray lkn imika sxpkay dheehbuuu yeeshay waar nuio Reer borco naga cilmi badan😂😂😂😂
@twitterspace5290
@twitterspace5290 4 года назад
Abdiqani Saleban Wll adoo mahadsan igu caawi subscribe
@cabdlmaalik6633
@cabdlmaalik6633 4 года назад
Reeer burco wlle dad aan ka qeyliyay reer burco gacan ban idin taagay wlle ✋😁😂
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 4 года назад
Ku laha Jeexaygi labad Kabadh ban Kaga Kacay😂😂😂😂😂
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 4 года назад
Allahayow magaalada maxaa dad isku muuqmuuqda😂😂😂😂🤣
@twitterspace5290
@twitterspace5290 4 года назад
Mahamed aliyi official Wll adoo mahadsan igu caawi subscribe
@qalanjomoha1833
@qalanjomoha1833 4 года назад
Subxanlh dadkan qaad mahe waxkle majiro dhalinyaroy qaadka iskadaya folxumo iyo waqti dhumis waxan ahyn lagma qadayo
@naymahchannel2597
@naymahchannel2597 4 года назад
midaan layabey reer burco qqadka kana sheexayaan subxanka
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 года назад
Hhhhhhhhhhh burco hoyga qoaolka iyo runta❤️from muqdisho cdey❤️
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 4 года назад
IntiikaraYsataY AlhamdulilaH Dhaha💯💯💯
@farsamoTube
@farsamoTube 4 года назад
alle dartii walal subscribe iigu saar ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-TDygrk8TUlU.html
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 4 года назад
Ok
@jimcalekaafi5616
@jimcalekaafi5616 4 года назад
Maxad samaysa 🤣🤣
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 4 года назад
@@jimcalekaafi5616 hmmmm
@omarsheikhhassan6645
@omarsheikhhassan6645 4 года назад
Masha allah joojinta khaadka waxy natusineysaa mesha nalaga haysato iyo dadki waxy ku mashquulsanaayeen
@apdikariimmohamoudapdirahm36
@apdikariimmohamoudapdirahm36 4 года назад
Liketa Intii Jimcaa Iyo Khamiista Raamsan Jirtay Hhh😅
@maryanabdi9059
@maryanabdi9059 4 года назад
Rer burco umadeena ma ahn 🤣🤣🤣🤣🤣🙋‍♂️🙋‍♂️
@khaliilgaaruf1284
@khaliilgaaruf1284 4 года назад
Inta jecel inqaadka lajoojiyo gabi ahaanba like hasaarto
@mustafeibr1040
@mustafeibr1040 4 года назад
9:12 like no sar rer comment jiwiga burco saka waa roop
@Somalishow252
@Somalishow252 4 года назад
Aar kuwi Curigu eryadaY meye Reer purCo dadkygi😆😆😆
@hooyocaisha1274
@hooyocaisha1274 4 года назад
Curiga maxa laga wada wll
@HassanMohamed-li1nt
@HassanMohamed-li1nt 4 года назад
Dalinyaro weyan waxa qayilaya subxanallah odayasha waba lagartey ragi mustaqbal iyo waxyalo badan sugayey aya qaad kashekeynaya 🙉🙉🙉
@Shamsudin01
@Shamsudin01 4 года назад
Shoodhahaygii adigu diyaanada iska daa😂
@umumasna75
@umumasna75 4 года назад
Dadka qadka cuna badanaa waa dad bilaa tacliina
@HassanMohamed-li1nt
@HassanMohamed-li1nt 4 года назад
@@umumasna75 Ad iyo Ad wa daqanki juhalada✋✋
@Zaki_somaali
@Zaki_somaali 4 года назад
Zakariye jakarta nin sojabay aya tahy zxp keep going
@hoodosaeed6064
@hoodosaeed6064 4 года назад
Mash allaah reer burco Rageedii
@asmaahmed6830
@asmaahmed6830 4 года назад
Hhhh sakariye jakarta ramadan kariim lkn wll hargaisa imadee
@twitterspace5290
@twitterspace5290 4 года назад
Asma lool Wll adoo mahadsan igu caawi subscribe
@asmaahmed6830
@asmaahmed6830 4 года назад
@@twitterspace5290 hye wll kisary
@world-cz6fk
@world-cz6fk 4 года назад
Muxuu ka zoo doonayaa purcuu ku faanuu joogaa purcaa u paahan zakariye hnoh
@maxamudcadow9448
@maxamudcadow9448 4 года назад
Ninkasta qaadka miyow cunya mesa kaftan waaye reer burco sheeko meeran waaye aniga waxaan layaabanahay qaadka waxa aw sookordhiyo ilaahow adaa mahad leh oon balwad ibarin
@mohammedhusseincade1940
@mohammedhusseincade1940 4 года назад
Reer burco hadaanahay wx dhaama lawaa
@moparek1
@moparek1 4 года назад
Waxa wax laga naxo ah dhalinyaro da'yar oo mustaqbal iyo inay dalka wax u qabtan laga sugaya oo qayilayaa wa wax laga naxo runtii Bulshadu wacyi galin baladhan bay u bahantahay jakarto xaga kaalin ka qaado
@diintakaliya
@diintakaliya 4 года назад
Inta ku faraxzan qaadka ina la Joojiyo like ta isku muujiya
@Longing127
@Longing127 3 года назад
Masha’Allah 👏🏾 Hore uu socoda reer somaliland.
@Yourchoicelife
@Yourchoicelife 4 года назад
Sakariye sxb sualihii jaceylka bl uleexo dhankooda.adoo mhdsan
@naciimapriya8499
@naciimapriya8499 4 года назад
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh qaadlayasha burco dad xarbaa Sakariye Jikarta Ramadan Mubarak Lkn Hargeisa kaalaY
@khadraibrahim3433
@khadraibrahim3433 4 года назад
Alle reer burco Yaab weey alloow la waaya
@nazirzalah5008
@nazirzalah5008 4 года назад
Aad iyo Aad 🤣🤣
@Adnomo1234
@Adnomo1234 4 года назад
Walle wxba heley ciyalka QAadka
@drsidilofficial8163
@drsidilofficial8163 4 года назад
Wax ilmahan wada qayilaya wa maxay dee Xamar iyo gobolada kle ee Somalia saan ma ahn walee iyo bilee😭😭 War dhalinta tacliinta bara oo hormarka dalka ka taliya qaadka naga daaya🙏💯
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 года назад
HalkaY burco inoogu jirto... Ayay carabtana masar ugu jirta... Dad qosola oo wada afmiishaR ah...🤣🤣
@tayibabdirahiim6219
@tayibabdirahiim6219 4 года назад
7:45 Xeeraan caadi ah🤣🤣🤣🤣🤣
@nabiilyare5434
@nabiilyare5434 4 года назад
Waa nasiib daro iyo wax laga xumado in somalida maanta qaad iyo qabyalad noloshoda kusoo kobmato halis mustaqbal ayaana soo food leh
@cabdirabimaansuu3168
@cabdirabimaansuu3168 4 года назад
Wow sii soco wallaal
@muscabcsalam8441
@muscabcsalam8441 4 года назад
Walaybee rer Burco yar iyo weyn maqayiilan😀😀🤟
@idontcare6649
@idontcare6649 4 года назад
AllaaH Haka Madoobiyo Qaadka Ragenii Wuu Baabiyay eeh dhalinyaradii Mustaqbalkoda dhisan lahaa Qaad Ayay dulfadhiyan Oo ka shekeynayan 😏
@b-heroofficial
@b-heroofficial 4 года назад
Hh dadaan arki jirin paan arkay qaar is dhahay way dhinteen yaan arkay kulahaa Nio myad nolayd hhh
@axmeduk7251
@axmeduk7251 4 года назад
Zakariya zxb keeeep giong reeeer burco waaaa idin slmy
@hoodiitahaniita3382
@hoodiitahaniita3382 4 года назад
Sakariye hora u soco
@salamkala14
@salamkala14 3 года назад
Kkkkkkkk Subhannallah ilahayow hana walaan walahay wu na curyaaamiyey ragiibu naga xaduuqay lacag ta wadanka so gashaba itoobiya sheeb ka ku shubata
@khadijagulied879
@khadijagulied879 4 года назад
Hore usoco zakariya Ragedi
@ismail.5g644
@ismail.5g644 4 года назад
,waan ka helay Video
@hidesidechanel
@hidesidechanel 4 года назад
Aadan cabdi cismaan waa reer qorilugud ninka curigu eryado
@apdyhaliye2839
@apdyhaliye2839 4 года назад
7:58 wlhi u iga qosliyay
@jamacmaxamad6335
@jamacmaxamad6335 4 года назад
5:55: muuse biixi ayuuuu uegyahay
@naimastar9366
@naimastar9366 4 года назад
uf san u necbahay nin qayilo kawarama somali maxamed akh
@nasriahmed6729
@nasriahmed6729 4 года назад
Wlhi so sad nolosha cadi oga dhaceen
@kaledmohamed3498
@kaledmohamed3498 4 года назад
10:49 niyow sakariye mar kasta wuu Arag xunyahay dadka qadka cuna dhama intay donan ku dhawad sandba wan arkaya sidas ayunbu u solanyahay 😂
@world-cz6fk
@world-cz6fk 4 года назад
Cawri deh yaahuuu
@kaledmohamed3498
@kaledmohamed3498 4 года назад
Safankiyo huuradiyo cadaygu wax kuma taro 😃wajigu doxyo ku yeshay really indhaha ka baqayaba kan !!!
@kalthoumabde1193
@kalthoumabde1193 4 года назад
Ma hormarkiisaad ka xuntigiin bisinkeee siduu yhyba wuuu ku qanacsan yahaye idinku mel iskasoo saara
@abdimohamed8851
@abdimohamed8851 4 года назад
Ninka. Emin amet Wata. Baa. Iga qosliyey kulahaa qaadka iyo ictiraafka qaadkay dooran lahayeen. Saqajaan koonfurtuna dee malaha khiyaanada iyo daacadnimada. Khiyaamada. Na siiya bay odhan lahaayeen
@yusufabdi3855
@yusufabdi3855 4 года назад
Wiilal yar yar waa qayila ku haaya la yaabay Allow soomalida wax qarid la wada dhik
@maxamedshaakir8498
@maxamedshaakir8498 3 года назад
Gobolka kaliya ee haduu horumar u dhaqaaqo ay soomaaliduna horumarysaa waa burco laakin dadkii qaad bay ku fooraraan
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 года назад
Somali dhan yaa qaadka karokeeyo
@maxamednuur1914
@maxamednuur1914 4 года назад
Dadkan qaad cunitaan badana bismilah😀😂😁
@b-heroofficial
@b-heroofficial 4 года назад
Hh curi paa paskolad igu hayay kulaha wan dhiman uun
@issemohamedahmed8548
@issemohamedahmed8548 4 года назад
Ramadaan kariim qof walba oo arka qoraalkan
@mustafedalmar857
@mustafedalmar857 4 года назад
Kkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkk curigi qadka wan qory sxp sakariye
@isiri.2835
@isiri.2835 4 года назад
VISHII RAMADAANKA MIYAY QAAD U QAYLIN
@akramofficial4600
@akramofficial4600 4 года назад
Masha alash z.jakaarta
@caaqil762
@caaqil762 4 года назад
CURIGII BAA I IRYADAY KKKKK
@fadumonurannimohamed625
@fadumonurannimohamed625 3 года назад
Salmam calakum qadaka dhibatoy ayuyu dadaka kuu hayaa isakaka dadaya waay dhaqaloy bururbur Salmam
@janogaleofficiall1046
@janogaleofficiall1046 4 года назад
Keep going
@mabzuudbanbaane6751
@mabzuudbanbaane6751 4 года назад
funy wlhi waalidii heer burco soo baxday wlhi
@haboonmaxamuud8413
@haboonmaxamuud8413 4 года назад
Oo rer burco wax an qayilin waba ku yarya 😭
@bakarhajimohamed4416
@bakarhajimohamed4416 4 года назад
Sxp waad naga qoslisaa waleee
@zhaaficiyousuf6491
@zhaaficiyousuf6491 4 года назад
Istanka dhagax dheer nolada
@Amn09888
@Amn09888 4 года назад
Hhh war qaadku caafimaadkiina uma fiucno maxaad u cunaysan maxadna ka faa idayzan🤔
@abdiasiissomali8339
@abdiasiissomali8339 4 года назад
Madaxweyne Muuse Biixi Abdi video ga hala tuso si loo joojiyo qaadka..
@ahmedabdiothman808
@ahmedabdiothman808 4 года назад
Burco dad walwAlan🤣🤣🤣🤣🤣
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 4 года назад
Somalida beero qaad ah maleh miyaa? Lactoodiba Ethiopia iyo Kenya ku maqan. War beerta bahalka aad daaqdaane’ lacagtiinana heysta. La idin kama xireene
@aminkeyofficial794
@aminkeyofficial794 4 года назад
Magalada Burco daman wawada qayilan yaa ila arke like isaar
@Amn09888
@Amn09888 4 года назад
Hhh waan ka yabay waxay ka faaiidayan mooji
@xusseenabdi1851
@xusseenabdi1851 4 года назад
Burco magaalo maalin uun in aan tago jeclahay
@nagmaadams4874
@nagmaadams4874 3 года назад
Soo dhawaaw
@maxamedjama316
@maxamedjama316 4 года назад
Kaw ana waxa I helay
@nachiipmohamet1919
@nachiipmohamet1919 3 года назад
1:45 padHpaa ku xamda ah kulaha😂😂😂😂
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 4 года назад
Qaadka hla joojiyoo ilahay maso cesho
@Amn09888
@Amn09888 4 года назад
Aameen ilaahy ha ka hayo umada soimaliyed jaadka Wxay ka faa iidayan moojiye
@moamenlyrics4016
@moamenlyrics4016 4 года назад
Odey burcaawi yaa ila arkay😂😂😂
@naasirmuuse1716
@naasirmuuse1716 4 года назад
jikaarta hargaysa kalay waraysi kasamee sxb
@princesshamda6076
@princesshamda6076 4 года назад
Keep going wlala 👍
@foziyacawil4774
@foziyacawil4774 4 года назад
Burco gobalkii raga aniguna aanku dhashay
@zakarieissemohamud8506
@zakarieissemohamud8506 4 года назад
Asc Bro Zakarie Jakarta adigu maad qayishaa Walaal
@iqbalibrahim1749
@iqbalibrahim1749 4 года назад
Wlhi hargeisa markii la joojiyay qaadkii ninkastoo ku mashquul sanaan jiray ayaa dadkii kusoo jeedsaday inta ay kugu soo dhawaadaan ayay kugu qufacayaan hhhhhh
@cawohaybe1813
@cawohaybe1813 4 года назад
🤣🤣🤣
@aliyaasli9165
@aliyaasli9165 4 года назад
Baga looga joojiyey ordoo shaqeysta
@lahansho2522
@lahansho2522 4 года назад
Yar iyo ween way wada qayi sanyihiin
@moali6857
@moali6857 4 года назад
Iyadoo dadka laga naxayo yaan qaad ka la soo dayn
@allahuakbar1209
@allahuakbar1209 4 года назад
Jeexaygi labaad kabadhbaan kaga kacay
@xaliimomuxumud2886
@xaliimomuxumud2886 4 года назад
Asc walala ilmaha yar yar ayaa cuney
@mucamaralqaddafi45
@mucamaralqaddafi45 4 года назад
Ganbalelku waxay
@Nora-ln9yx
@Nora-ln9yx 4 года назад
Horta curigan ay sheegayaan waxay sakariyoow😂😂😂
@khaliifaofficail5756
@khaliifaofficail5756 4 года назад
Wll dubaabka ayaa looga jeedaa
@zakiofficial8841
@zakiofficial8841 4 года назад
Waa wax dubaab la dhaho waa riyo oo kle futada ayaa jiir iyo bisad ka galaan🤣🤣 wllhi hadaad dadka qayila waydiiso qosol u dhimanayso
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 4 года назад
Waa curi dabada kaga xaroonaya hada daf buu daba ka odhanaya
@burcaawiboy2948
@burcaawiboy2948 4 года назад
Waanka reysaney oo intii ayay shahwadii noo dhawrantay iska soconaysay
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 4 года назад
taa qaadku shaqo kuma lahayne , waa cillad xaga caafimaadka oo adiga kuu gaat ah, deg deg dhakhtarka u gaadh
@badriaahmett1807
@badriaahmett1807 4 года назад
Reer burco dhib badanna🤣🤣🤣
@haniabdirahman237
@haniabdirahman237 4 года назад
Keep going brother sakariye🥀♥️♥️👑
@farsamoTube
@farsamoTube 4 года назад
alledartii hal subscribe iigu saar wlal
@twitterspace5290
@twitterspace5290 4 года назад
Hani Abdirahman Wll adoo mahadsan igu caawi subscribe
@Mohamed16830
@Mohamed16830 4 года назад
WaR jakaRToy sowdiiGa ka xarapeYaY
@naciimapriya8499
@naciimapriya8499 4 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkk dadkii ba isku muuqmuuqda reer burco dad xarabaH😅😅😅😂😂😅😅
@mohammedhusseincade1940
@mohammedhusseincade1940 4 года назад
Curi macnaheedu waa askariga ayaa i eryaday
@ritaajaxmedxasanindhauroon4862
@ritaajaxmedxasanindhauroon4862 4 года назад
I am a
@hooyom4686
@hooyom4686 4 года назад
Hhhh curi waa bisada
@monam4602
@monam4602 4 года назад
Curi waa bisada ninka ah😂
Далее
REER BURCO ANI GACANAA U TAAGAY [ REACTION ] .......
22:55
Guri Barwaaqo Sheeko Cusub Xumanta Qadka
7:56
Просмотров 87 тыс.
Попалась за конфету 🍭🙃
0:20
Просмотров 1,7 млн
БАЧОК ПОТИК
0:22
Просмотров 3,4 млн