Тёмный

Ra'yigayga | Mamnuucida Magaca iyo Calanka soomaaliya | Fadlan Muuqaalka Dhamayso . 

OGAANSHO
Подписаться 1 млн
Просмотров 166 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

18 мар 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 4,6 тыс.   
@ogaansho
@ogaansho 2 года назад
Fadlan waxaan idinka codsanaayaa in aad ka fogaataan dhamaan kalmad walba oo aanan munaasab ahayn ama cadaawad abuuri karto , commentiga aad qori doonto waa masuuliyad weyn .
@king.shvinh9851
@king.shvinh9851 2 года назад
Axsan
@Qanciyenuur
@Qanciyenuur 2 года назад
Thanks
@asadomer1967
@asadomer1967 2 года назад
Dalkiina nabad ka dhigta horta daqonoow
@moktar444
@moktar444 2 года назад
Somalia iyada manta taag daran oo wadankeeda lagu iLaaliya🖕
@goatcr7fans835
@goatcr7fans835 2 года назад
Ustaad Waa sax hadalkaagu lkn dadkaasi waxba nooma ogala haddanu isku biirno mida kale yagii ayaa musuqmaasuq iyo is ahaysi ku jira ha is hagaajiyn intnay odhan aynu isku biirno
@aminahasan811
@aminahasan811 2 года назад
Aan ku sallino nabigeena muxammad salllahu calayhi wasallam🥰
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 2 года назад
SCW SCW
@MK-ph4oc
@MK-ph4oc 2 года назад
اللهم صلي وسلم علي محمد
@xirfadchannel3011
@xirfadchannel3011 2 года назад
صلي الله عليه وسلم
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 года назад
Scw
@abdalleali354
@abdalleali354 2 года назад
SCW
@hassanomar1283
@hassanomar1283 2 года назад
Cumaroo runtii xaqiiqada ayaad ka hadashay. Wallahi mowduucaan waan sugaay in qof ey ka hadasho. Rabiyoow jaahilnimada naga qaad. Ameeen
@umulkayrabdi7272
@umulkayrabdi7272 Год назад
M.a
@gutalehashi8860
@gutalehashi8860 2 года назад
Aad ayaad umahadsantahay Ustaad Cumar Iinshaar. Arin muhiima oon lataaban weli ayaad kahadashay weliba sida ugu fiicnayd ee ugu fiyoobeyd. Allaah khayr ka hana waafajiyo ummadan walaalaha ahna qalbigooda burcad Rabbi Haysku Marsho.
@barwaaqoinamuuna6539
@barwaaqoinamuuna6539 2 года назад
Fikirkii waligay aan aaminsanaa ayaad ka hadashay ustaad cumar inshaar 💯حياك الله 🤲
@wewonwm7349
@wewonwm7349 2 года назад
Ilaahow ramadanka na gaarsi anako nabad qabno❤️❤️❤️❤️🥺
@csalanaadam5611
@csalanaadam5611 2 года назад
Aamun
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 года назад
Ameen
@flamingoshowchannel.1630
@flamingoshowchannel.1630 2 года назад
Aamiin yaarabi
@raageshire289
@raageshire289 2 года назад
Aamiin aamiin
@ismacilmaxamud9722
@ismacilmaxamud9722 2 года назад
Somali guul
@user-kk8ib2kk2g
@user-kk8ib2kk2g Месяц назад
Mahadsanid wllkey
@hasankayse
@hasankayse 2 года назад
SOMALILAND illahay hanoo barakeeyo amien
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi 2 года назад
Allahayow qulubtena isku so dhaweey, bisha barakaysan ee ramaad ne Nabad iyo Caafimaad nagu garsii❤🌹
@yahyemohamed2008
@yahyemohamed2008 2 года назад
Haday ku biran
@yahyemohamed2008
@yahyemohamed2008 2 года назад
Somaliya dhimashanka xigna inan ku birno adna arimaha siyasada kabax hadi kale nacayb naga eeg
@mariamohamed2289
@mariamohamed2289 2 года назад
@@yahyemohamed2008 awalbo Somalia wax miyad kuso kordhineyseen qaad cun iyo cuqdad lee 😏😏
@aarkamaanta5169
@aarkamaanta5169 2 года назад
@@yahyemohamed2008 hhhhhh war lagaalam tashanaayo dalka midnimadisa, soomaali naceebka iyo soomaali diidka cgta ayaa lamarin doonaa insha allah, qabiil isu baheystay inee soomaali cadow kuyihiin ayaa tihiin wa in sidi yahuudda la idiin laayaa
@munaibrahim2150
@munaibrahim2150 2 года назад
@@aarkamaanta5169 walal istaaqfurula dhe dad muslina ayanu nahee illahay ka baq waanaga xitaa abaaraha idiin gurmanee teeda kale markaad leedahay somali diid maananu ahayn kuwii calanka si bilaa shruud ah idiinku keenay taariikhda maanad dhigan ?
@abdirahman9004
@abdirahman9004 2 года назад
Majirto dibu Noqosho, No go back 💚🤍❤️
@imaan1272
@imaan1272 2 года назад
ma ilooday khatumo steet awdal steet mar dhow anaguna gooni baan is ku taageena guul somalia
@marwankhan6969
@marwankhan6969 Год назад
@@imaan1272 dhuusada xejiso aan ku arko walhi baanad far dhaqaajin karin meesha mawaxd moodaysaa somaliyadaa abehed wastay ee sida doono layeelo halkan abti ragbaa ka taliya far hadaad dhaqajiso waa liinta xoorkale ama dil toogasho ah way noqon wayday idinkoo lugaynayaa dhafaysaan dhulk lakinse lago imaysaan qudhun😒😒😏😏😒😒😒😏😒😒😒
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 2 года назад
«اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
@hamze884
@hamze884 2 года назад
Markad subscribe badan naga heshy sida nora hadlysa maho 🖕
@asmaxashi9152
@asmaxashi9152 2 года назад
As wadahy ofwanag San index galka lambada dal index gal koodu wax a matarayo
@Xalimo421
@Xalimo421 2 года назад
Runtaad ka hadashey👏🏾Runta wa run.Alaah xaqa ha fahansiiyo iyo danahooda dhamaan Somali oo dhan.❤🇸🇴
@FaadumoHassan-mz2qm
@FaadumoHassan-mz2qm 9 месяцев назад
Walo dee😂
@xamsebare5333
@xamsebare5333 2 года назад
Mahadsanid ustaad omer waxan joogaa waxan ahay somalilander waxaan jecelahay dalkayga iyo dadkayga sidoo kale waxaan jeclahay Somalia iyo dhamaan umada afka soomaaliga ku hadasha. Waxaan aaminsanahay qofkasta oo soomali ahina qirayaa oo uujeclaa in Dowland soomaliyeed la dhiso oo fikirku kayimi somaliland lkn lagu guuldaraystay dhisida dowladaas. Balse walaalahayo reer xamar garan wayeen qiimaha dowlad nimada ee wakhtigaa lakiin ay fahmeen kolkii aanu isku tashanay, kadib halkii ay walaalohood wanaag iyo xaal marin siin lahaayeen cay iyo canbaarayn iyo wadan masta oo xidhiidh nalasamayta xadhiga ujarayaan. Taasina inay soo fogayso moyee waxkle male. Allah u gargaaro dhammaan soomali moxamed gacmo shisheeye ayaa kawada dhex shaqaysanayee.
@mohamedsalaadmohamed1355
@mohamedsalaadmohamed1355 2 года назад
Wan ku salamay horta xamse bare Sxb waxa kugu so jawabay eh waxan ahay Nin Dhalin yara Oo kaso jeda halka iyo xamar maantana jira 23 years marka caqli yeeshayna waxa kuso indha aqaday dagaal iyo in aan walalshey ga Somaliland aan Isku Dhac sanahay ma isleedahay marka dad Reer Xamar Oo dhanba kashaqeyay Misa xukun ahay 30 sano kahor baa dhibkaan sameyay Misa ma isleedahay Qof somaliyed baa rabo Qof kale dhibkiisa waa maya Lkn mid ku darso walalkey wax walbo dhexdeena kadhaca waa wax ayedoolado kale Dawada kawatan Ileen anaga ayaa nala kala jajabiyay Oo Magalka dhigay intaas Oo mamul hobal iyo intaas Oo madax weyne ❤️
@laacibsoojabay2105
@laacibsoojabay2105 2 года назад
Bro waad mahadsan tahay ee dheh umada soomaaliyeey ha dhuhun umada afka soomaaliga ku hadasha inagu dad hal ah nhay manihin qomiyado
@iguqaado4210
@iguqaado4210 2 года назад
@@mohamedsalaadmohamed1355 ma xuma wll lkn somali dawlad leh oo is racsan in la hela way adgty wayo mnta xamar dhawr iyo toban nin ayaa xilka mdxweyne isku haysta sido kle mnta golaha barlmnka wa 4.5 mana hagagyso weliged Anaga wax wlba oo dhulkyga loo geysty waxba uma argno lkn dawalad anuu la midowna ma jirto wayo hdanu dib ula heshino wabanu argna xalkoda oo yagiba iscunya mdxda hlkas ka talisa
@mohamedsalaadmohamed1355
@mohamedsalaadmohamed1355 2 года назад
@@iguqaado4210 dhulkasto adunkan AAD ujeedo dhibka heestay waxa kasaray dhalintooda Oo gancmaha is qabasaday 13 wiil Oo dhalin Yaro Ah Oo syl ladhahayo aya uso halgamay dalkaan Oo Ah dhalinyaro aan hesan maal hub galiyaj Ay gacmaha is qabsaden ma isledahay walal manta anagu Waan kufaraxsanahay dhibkaan waa u nawada heesta awoowa yasheen ayaana nadhigay alle na waxa uu dhahay qoom lama halago illa Ay gacmahooda iyaga ku keen sadan wax kastana anaga gacmaheena ku keen sanay alle Hanaga saaro muhimada Ugu Weyn oo leyahay Ah somali midowda oo hal noqota ubadkeena mustaqabalkana kunoladan nolol and anagsan ❤️🙏🏻
@mohamedsalaadmohamed1355
@mohamedsalaadmohamed1355 2 года назад
@Mohamed Abdilahi mar uun Waan kabaxena walalkey ❤️
@Solo-mh5cm
@Solo-mh5cm 2 года назад
Kanaalka ugu fiican soomalida, waa ogaansho 2017 ayaan bartay, waan xasuustaa waaygii aan ka dhageesan jiray taariikhda Toyota, iyo dhiiragakintii, Ramadan ayay aheed😞💯💯❤❤
@abdulfatahseaad4773
@abdulfatahseaad4773 2 года назад
ᴏɢᴀᴀɴsʜᴏ ᴡᴀx ʙᴀᴅᴀɴ ᴀʏᴀᴀɴ ᴋᴀ ғᴀᴀɪᴅᴇʏ
@maslaxxasancadowmaslaxxasa8593
@maslaxxasancadowmaslaxxasa8593 2 года назад
Same ayaa nhay wlhi wan kuxirnaa xilikas dhiirigalinta dhalinyarada ayaa ka xasuusta
@lilkaper6781
@lilkaper6781 2 года назад
🤩somaliland ❤♡❤
@jeylanimohaa7600
@jeylanimohaa7600 Год назад
waa sax bro
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
اللهم أرنا الحق حقا وارزقنا التباعة وأرنا الباطل باطلا وأرزقنا الإجتنابة، اللهم ألف بين قلوب المسلمين وأصلح ذات بينهم وجعل بينهم مودة ورحمة يا سميع الدعاء، لا إله إلا أنت سبحانك إنا كنا من الظالمين
@falkhal6848
@falkhal6848 2 года назад
Ducadqn afkisa waxan ka bartay Shikh abdinasir xaji ahmed Allah janadii fardowsa ha geeyee
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
@@falkhal6848 Aamiin ya Rabb
@bosman9209
@bosman9209 2 года назад
اللهم امين يا رب العالمين!
@BilanPpe-rw8yr
@BilanPpe-rw8yr 2 месяца назад
امين يا رب
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 года назад
Soomaaliland hajirto oo ha joogto Soomaaliyana hanoolaato ma necbi manna nicidoono wallaalahay koonfur soomaaliya illaahayna hasiiyo amnni iyo Amaan waara mana ogole inlafaquuqo calanka soomaaliyana waa muqadas shukran OGAANSHO Channel
@mr.guduud4954
@mr.guduud4954 2 года назад
Mahadsanid wll waxan umalaynaya ina thy qof wax bartay oo wax bara. Oo aragtidiisa xorta isticmala dadka somalida inta badan social media walay qof oo wixi laraba lo sheega somaliland wa walalehen wixi lagu sameyey wan ka xumahay hadana wixi ay raban in lo sameyo wan jeclahay. Kaliya waxan necbahay in dadka wada dhashay oo walalaha cadawad la dhexgigo siyasiiyintu waxay ka simanyihin inay dadka wax wllba cod uga radiyan. Hormar wacan idin rajayna
@sir-hillsir-hilldj4642
@sir-hillsir-hilldj4642 2 года назад
Shukran Rabi haku sharfo walal
@user-zz6jn6sx6q
@user-zz6jn6sx6q 21 день назад
Walaal mahadsanid wallaahi waan kaxumaada waxa ey kuhadlaayan soomali land
@shukri1640
@shukri1640 2 года назад
Somaliland dib u noqosho ma jirto guul ❤️
@cabdlecabdisamed7617
@cabdlecabdisamed7617 2 года назад
@Sabo Axmed Waa Mustaqbal Lagu Wada Riyoodo lkn Manta islaam oo dhan iska Daa Somali Hadii aynu Eegno Ma Midoobayso Sbbto ah Somali iyo qabiil ha is dayan
@daldeeqducaysan882
@daldeeqducaysan882 2 года назад
Ruux walba ilaahay dalkiisa iyo dhulkiisa ha u barakeeyo. In lays daba jiito dani kuma jirto.
@marwankhan1755
@marwankhan1755 Год назад
@Sabo Axmed ma dhacayso ilahyna ma midaynaayo oo haldal ka dhigi maayo lakiin sida kale ayay u wada soconayan 1 dal nooooo ma dhci karto waayo aduunyada majirto cid rabta in ay cid kale xukunto cidkastaa waxay rabtaa iny iyadu is xukunto
@marwankhan1755
@marwankhan1755 Год назад
@Sabo Axmed waa run lakiin qadarta ilaahy iskama timaadee sabab bay ku timaadaa ilahyna wax kasta sabab ayuu ku keenaaa sababtuna inaga ayaa samayna lasoco markaa ilaahay adoomihisa masaakiinta ah ee somaliland ee calankoda ku qortay tawxidka ee yidhi eebow adaan isku kaa dhiibnay ee tala saaraty ilaahy ugayn maayo cadaw dhiigyacabo ah oo iyagii wali iscunaya oo qarax iyo qoxoonti ku jira oo u kala baxay al shabaab . Daacish . Iyo qaar shaadhka dawlada gashan meeeshaa aabeheed wastay ilaahy maskinta yaryare isaga wakiishay kuma halaagayo ee wuu badbaadinayaa horumarkoodana wuu gacan qabanayaa alahu akbar ilaahow adan ku talo saaranee meeshaa aabehed wastay ee calanka shaydaanka wadata dib hanoogu celin yaaa alaaaaaah💚🤍❤🥰🥰
@marwankhan1755
@marwankhan1755 Год назад
@Sabo Axmed haa dee waa caadi hadii aynu urur midaysan yeelano sida jaamacada carabta oo kale lakiin dalalku waa 5toodii uun
@sirjames3210
@sirjames3210 2 года назад
From Hargeisa wll Mudane iinshaar macne ma laha rayigaaga inaan ku gu raacsanahay iyo in kale waa kaliya rayigaaga iyo sidadaad u aragto inay somalida u wanaagsantahay lkn muhiimadu waa inaan ognahay inaad leedahay caqli fayoow oo Ka fog caadifad iyo nacayb Cid gaar Ah oo Aad waxwalba Ka istaagto dhanka Wanaagsan mida kale qof kasta oo Somali ahi wuxuu xaq u leeyahay inuu Ka doodo mustaqbalka somalida sida uu U arko ee la toosan isaga ama Hargeisa ha joogo ama gaarisa ama muqdisho ama jabuuti ama jigjiga
@abdishakourmohamoudjama2326
@abdishakourmohamoudjama2326 2 года назад
Nio caqli fiyoo bidaa guul bro
@hamzaabdi1848
@hamzaabdi1848 2 года назад
Alle haku barakeyo caqliga wlllky
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 2 года назад
waa kuhu taagersnahay
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 2 года назад
Hadii laysla ogolaado in ladoodo ayadoon la abuurayn nacayb iyo caadifad waaa xalka kaliyaha oon haysano aniga aragtidayda
@abdihakim391
@abdihakim391 2 года назад
Waxba haku xoqan somaliland cidaa tahay sheego neef
@amiirmustafaamiir9920
@amiirmustafaamiir9920 2 года назад
Hargeisa Anaa jooga Ethiopia jaamacad Ka dhigta waliigay passport Qadaad wayan uma Baahan
@Moahmmed_Ali
@Moahmmed_Ali 2 года назад
Wallkey adoo wax cayin ma ra'ygaga ka hadashid
@maryanelmi3966
@maryanelmi3966 2 года назад
Ethiopia Adigo Hargeisa ka imid iskadhafo somalida lanol aya yey baa u aragta Qaxotii
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 2 года назад
waan ka xumay inad passport kaagana diiido mid cadow kugu ahna aad ku faaanto
@amiirmustafaamiir9920
@amiirmustafaamiir9920 2 года назад
@@yahyeahmed4775 passport Somaliland ayaan Ku jooga ma passport ka Somaliland ayaa noqoday kii cadawga
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 2 года назад
@@amiirmustafaamiir9920 brother cadowga ka itoobiyan ugu jeeday midna la soco Gaalada iyo carabtu Passport u ekaha uma aanay aqooonsan ilaa ku xumayn ay Dawladayada Somalia ku xumaynayso m mooye danteenu aan aqoonsano hormarkena aanu ka fikirno intaynu madaxa laysku keen galin laha 🇸🇴🫡 ASC
@user-to2nw6jk3w
@user-to2nw6jk3w 2 года назад
Soomaali waa walaalo,laakiin Diyaar uma nihin inaan mardanbe 30 sanno ka hor Ulaabano Sidayada ayaan ku Qanacsan nahay ee Nagu tixgaliya doonistayada idinkoo mahadsan❤....passport-kuna waa warqado laysu geeyay waanan gaadhi doonaa maalin aanu ku Safarno magaca wadankayaga
@ikraamcaddey9934
@ikraamcaddey9934 2 года назад
Hadaa iska daaya soomalia oo dhan Baan nacbahay iyo calankooda
@cabdiraxmanmaxamed4040
@cabdiraxmanmaxamed4040 2 года назад
Maalin baynu gaadhi beena maaha
@hanadmohamodaden9715
@hanadmohamodaden9715 2 года назад
Wanaceeb tahay waxad nah ku hadlesa somali waxana dahesa wa nec bahay waar adunyo idiil aya kugu so fakaneso adiga nah sacan rabta ina waxan lojogin kataliso
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 года назад
@@ikraamcaddey9934 adigu isa su aal maxad nogu dhegen tihiin
@maan8746
@maan8746 2 года назад
gaashaan buur aa kisku aruursanooyaa idinkane waad goeysaan, anagoo marka hore ey 3 qeeb naga maqanyihiin intaa midowi leheen maad goeysaan? goorme cadowga dibada iska shicineynaa war somali wa hal ee caqliyeeshta
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 2 года назад
Somaliland Ilahayba Ictirafay Wana Dad Muslimina Alxamdulilaah Xasidiina Uma Joojineyno
@mjama1256
@mjama1256 2 года назад
Allah yahdiika
@mjama1256
@mjama1256 2 года назад
Fahan topic ga
@wardamohamed166
@wardamohamed166 2 года назад
Waa run wll hadalkaagu cid kadta oo hornarkena ka so horjeda dhagta uma dhigyno hadana intaa n wanagena raadinyno yaaynan baadiyobin ooy nan ku dhicin danbiyo wyo dadku wa dadkeni meelna kuma kala tagyno ee yanay dawladu shaabka iyo dhalinta isu dirin anigu 203 ayan dhashy hadana nacybka an somalia u qaby waxdba moodysay inay aniga jidhkayga casdi u jarjaren alx hada s3 xaqiiqda wan ogady sidina ma ihin
@ibrahimsaciid7633
@ibrahimsaciid7633 2 года назад
Waxaan ahay muwaadin Somaliland ah 2️⃣ week kahor ayaan ka daktay muqdisho aadan cadde airport wllhi waxaan is lahaa cunsuri ayaad la kulmaysaa balse wax igu mashqulay maysan jirin wllhi.. One day ka dib waxaan raacay bajaaj oo uu ka sudhan yahay calankayga ee somaliland yaab ninkii ayaan waydiiyay waar miyaadan ka baqaynin in lagu xidho may buuyidhi kadib waxaan soo xusuustay hargaysa iyo siyaasadda xun ee lagu buufiyay waar dhalanyarow dadku waadad walaalo ah marka fikir oo dib iskugu noqo. Ha I odhan reer muqdisho way ku sixreen may wllhi. Saxaabada mathalan saxaabigii la odhan jiray qaalid binu waliid inta uusan diinta qaadan gaalbuu ahaa balse dib ayuu xaqqa ka ogaaday miyaa la sixray qaalid mise runta ayuu arkay .soobooqo muqdisho dabadeed arag waxa maskaxdaada kujira ee qaldan iyo waxa halkaa yaala wll mahad sanidiin
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw 2 года назад
Walal shacab aya nahay markaan maqlo qof reer somaliland waan farxaa waana idiin jecelnahay wlhi si qalbi ah
@mustafemk829
@mustafemk829 2 года назад
Ree somaliland ha iska dhigin
@funnytvtv9654
@funnytvtv9654 2 года назад
@@mustafemk829 cunsuri batahay adiga naceeb ba kugu dugaan
@abdihakim391
@abdihakim391 2 года назад
Wakaa dee marka aad qiiro jabaan iyo marka. Aad iska dhigeyso. Cid. Aanad aheyn Car waxaad soo sheegtaa Haadaad tahay somalilander. Meeshaan. Wadada labada boqol iyo xagey kaga tall hargeisa iyo. Degmada gacalnlibaax xagey kaga taal magalada hargeisa iyo weliba. Adigoon cidna soo weydiin
@fill-me-in
@fill-me-in 2 года назад
@@abdihakim391 hhhh de miyu garnayabaqa xoqoshada ngada dheh
@xirsicabdixirsi5209
@xirsicabdixirsi5209 2 года назад
Ilaahay caqligaaga hakuu barakeeyo walaahay waxaadtahy nin aad ucaqlibadan
@Nina_793
@Nina_793 2 года назад
Inta Ilahay Shaqsi Aburay Waxa Tahay Qof U Isugu Daray Maskax, Mamus, Ixtiram, Somalinimo, Karaamo Iyo kalsooni Ilahay Haku Xafido Walaal Cumar🇸🇴🌹
@rodaguled3975
@rodaguled3975 2 года назад
Hey crying boy We don’t care about ur fucking passport We will do what ever we want to do Don’t forget ur problems in muqdisha don’t talk about my decision we are happy our country no matter
@mahadabdi4076
@mahadabdi4076 2 года назад
Amin wll qali ilahy haka aqbalo amin 🙏 😊 ❤
@khadarcabdi2249
@khadarcabdi2249 2 года назад
Walalalayaal waxan ahay muwaadin reer somaliland horumarka dalkayga waan jecelahay ma mulka dalkayga aniga ayaadoortay cod shacabna kusaara kursiga dowlad nimadauaduna waa shacbka musharkiisana anaka oo shacaba ayaasiina mushar kama qaato wadan shisheeye waan uducaynayaa umada konfurta somaaliya anakuna waxaanu rajay naynaa guul farxadaydu waa farxadiina
@mahmoudabdullah903
@mahmoudabdullah903 2 года назад
Maxad ka leedahay arinta calanka ee uu ka hadlayo cumar?
@khadarcabdi2249
@khadarcabdi2249 2 года назад
@@mahmoudabdullah903 markaanu noqono sadex dowladod oo walala ah sida jabuti somaliland somaaliya waan oga lahay calanka adsheegayso somaalinimana kama tagayo ogoow waalaal quluubta igalasoco maguurayo wadankaygu
@hanadmohamodaden9715
@hanadmohamodaden9715 2 года назад
Bismillah
@maxamed.khadar9439
@maxamed.khadar9439 2 года назад
Maynaga xigigaan basaboorka
@sacdiyaahmeh6231
@sacdiyaahmeh6231 Год назад
Dowlada soomaalia waxii soo galo qeybtiina la idin siiyaa anaa ka shaqeeyo dowlada iweydii riyada ka tooos Xitaa minxadq qeybtiina la idin siiyaaa
@B.11ss
@B.11ss 2 года назад
Ilhy amarkiis markan hawl qabanayo waxn jeclahy inn daarto videoyadada❤🤴
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 2 года назад
😅aniga kula mid ah wallhi
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 года назад
Ma ana mise wa adhi
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 2 года назад
Wlhy aniguba
@mohamedhersi7699
@mohamedhersi7699 2 года назад
Casha ayan ku karsanaya imika hh
@Ballo_moha39
@Ballo_moha39 2 года назад
Taasi taageerid maaha ee hawsha aad qabanaysid culayskeeda ayaad isku dhaafinaysaa 🤣🤣
@ahmedqadar6227
@ahmedqadar6227 2 года назад
Mashaa-Allaah,Fariin Xikmad Ku Fadhida Ayaad Inoo Soo Gudbisay,Aqbalida & Diidmada Shaqsiyada Qofka Ayay Ku Xiran Tahay,Waadna Ku Mahadsan-tahay,jzakalaah Qayr Brother O Inshaar.
@hassjmadrid5823
@hassjmadrid5823 2 года назад
Waar calanka somalia waanu necebnahay lkn dadka soomaaliyeed ma necbin. In yar oo caadifad ah ayaa soo jeedintaada ka muuqatee ma hargeysa iyo muqdishaa isku mid ah hhhhh ma nabbad kaliyay hargeysi gaadhay mise horumar tahriibku miyaanu afrikoo dhan dhaqan ka ahayn. Hore kuuma aqoon lkn hadaad iskaaya bartay ogaansho.
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 года назад
waa Si fiican kaliya Ra'yigaaga ayun bad ka hadashay
@zakicarlos1890
@zakicarlos1890 2 года назад
Waa runtaa mudane waaa waali cas anoo waqooyi kasoo jeeda somalia waa hal from buuhoodle
@soljaman7926
@soljaman7926 2 года назад
Cumar inshaar 💯 we're with you forever for your gentleness and loyalty towards the truth 💪👍💯❤💯
@Anfac__anna
@Anfac__anna 2 года назад
Anigoo ah ardayad SOMALIA ku nool walhi waxaan uqiraya somaliland inee dhanka waxbarashada aaad nooga dhisan yihiin ha ahaato dhanka iskuulka iyo dhanka jaamacadaba dhiiragaliyaal wanaagsan baa ku nool waxaa ka mid ah Mohamed Omar, abwaan laabsaalax oo mar uun rajeynaayo inaa lakulmo🥰love you somaliland
@exleadershihaabi2480
@exleadershihaabi2480 2 года назад
To pro
@sacdiyaahmeh6231
@sacdiyaahmeh6231 Год назад
Waaa riyoonee anaa qaahira wax isla baranaa
@Anfac__anna
@Anfac__anna Год назад
@@sacdiyaahmeh6231 yaa wayeh cida aad isla barataan🤔
@cabdisamedismail3521
@cabdisamedismail3521 2 года назад
Somaliland. Way helaysa ictirafka insha allaah. Kii ka xunow imikaba dhimo. Takale basaboorka somaliya oo qudhaati ma jiro ee kumanaan baa buuxa
@ahlamiiahmed1080
@ahlamiiahmed1080 Год назад
❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴thanks huno run aya ka hadashay
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
Waad kumahadsanthy wlle muuqalkan qiimaha badan ee baraarujinta iyo wacyigu kudheehanyhay, *Ilaahy Ummada hamideeyo, Diinta hanafahamsiiyo, Xaqqana hanawaafajiyo dhamaanteen* Aamiin
@albaaniali7387
@albaaniali7387 2 года назад
Hadaanan rabi kabaqayn Ay Ayaan dhunkanlahaa kadibna calanka somaliya iyo waxa sheeganaaya maantaba waan gubi lahaa si jiilalalka kale ay nolol uhelaan
@albaaniali7387
@albaaniali7387 2 года назад
Maxaa somali soomaali looga ilaalinaayaa haday isu mid yihiin
@albaaniali7387
@albaaniali7387 2 года назад
Hhhh
@safarmedia1768
@safarmedia1768 2 года назад
Wll cumar inshaar hal talo ayaan kuu soo jeedin lahaa 1.waxaad samaysaa caawimaad bisha soon ah oo aad bilowdid maalmaha yar ee ka haray ramadaan magacaaga ka faaidayso wll dadkaas masaakiinta ahna wax tar
@abdulrahmanothman5675
@abdulrahmanothman5675 2 года назад
Waa kugu racsanahay
@begreatfulleverythinguhave7966
@begreatfulleverythinguhave7966 2 года назад
Ra yi wanagsan waaye
@kayseabtidoon1
@kayseabtidoon1 2 года назад
waa selfish arrinkaa ma samayn karo. waad arki, imka siyaasadu ku biiray.
@saddamxusayn516
@saddamxusayn516 2 года назад
Wa sax inay Somaliland mamnuucdo , waxayna muujinaysa inay Somaliland iyo somalia wax shaqo isku lahayn , hadii aad keento calanka somalia iyadon la aqoonsanayn , waxay ka turjumaysa inaad nagu saxdo mamul goboleedka ay muqdisho nagu caydo ,aragtidayda
@samiiramuxumad4352
@samiiramuxumad4352 2 года назад
Aqoonsi hadii ladhoho calankiina wax aqoonsan baana jirin halka calankeena somalia aqoonsi buuxa uu heysto
@munamaxamed4652
@munamaxamed4652 2 года назад
@@samiiramuxumad4352 maxad ku heeshay aqoonsiga aan qarax iyo dhac iyo boob ahaayn Somaliland soctoo sonaqona maysee ninkii sugayow waad huruda
@choukriabdihachi2513
@choukriabdihachi2513 2 года назад
wa run wllh somaliyeed allaha mideyo
@jaaneadam8437
@jaaneadam8437 2 года назад
ماشاء الله عليك خويا عمر ربي يحفظك ويسترك إنشاء الله موضوع حلو الله يرضى عليك 💯✅
@giirecarab3365
@giirecarab3365 2 года назад
Ogaansho waad khaldan thy brother, somaliland wa wadan kamida wadamada calamka
@Waandhiiranahay
@Waandhiiranahay 2 года назад
Mahadsanid wll جزاك الله خيرا !
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 года назад
Illahay wadada xaqa ah hawada tuso somaaliweyn meelwalba oo ay wada joogaan omar inshaar legend horey usoco 💪🥰✊
@user-fr4to3jm9u
@user-fr4to3jm9u 2 года назад
Waxan ahay Somalilander, Hargeisa ku nool Somaliland naftayda waan ka jecalahay ,sidoo kale Somalia waan jecelahay oo ma necbi ka shakhsi ahaaneed waxan aaminsanahay in Somalia ay tahay wadanka noogu dhow dhan walba , waaxaanse ka gubtaa in Somalia la caayo 24hrs oo la fogeeyo, wadan wadankale ka go'a uma horayno ugumana damabayno garanna maayo sababta waxaasoo nacayb ah loo dhax dhigayo shacabka , waxan jecelahay in Somaliland horumarto oo caalmaka wax ka qaybsato sidaa si lamida Somalia na waxan jecelahay in ay horumar gaadho. Balse waxaan awoodayda ahayn in aan ka hadli karo arinkaa. Umadi in ay midawdo wax ka wanaagsan ma jirto, balse hadii la is fahmi waayo oo isku siyaasad la noqon waayo taasi macnaheedu maahan in nacayb iyo colaad la isku adeegsado. Aniga oo Somaliland ku nool oo ah muwaadinad dalkeeda jecel horumarkiisana rabta ayaan hadana Somalia jecelahay oo aan aaminsahay in wadan kasta ay nooga dhawdahay taa macnaheeduna maahan in Qaranimada Somaliland aan ka soo hor jeedo, balse waa in aan ogahay Ictiraafku dalkayga ay ka fogtahay inta ay Somalia fogaynayaan.
@xasanmaxamuudyuusuf7834
@xasanmaxamuudyuusuf7834 2 года назад
Waxa fiicnaan lahyd in dadka hargysa iyo meelo bdn oo somaliland ah joogaa sidaa fcn u fikirayn
@betterdaysarecoming1881
@betterdaysarecoming1881 2 года назад
👏💉geesiyad
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 года назад
Aad iyo aad qof aqli leh
@alihussein1432
@alihussein1432 2 года назад
Somaaliandar baan ahy 10 marbaa ereygaas Kucel cellisay walalayaallo Maxaad ooga fanaysaan Jinsiyadiinna? In aad godo Iyo in aadan goin taasi MA ahan Wax xun Lakin waxaa leed nimo Kugu Filan in aad iska dhigto Waxaadan ehaan
@abdikariimjamac7816
@abdikariimjamac7816 2 года назад
@@alihussein1432 somalilander hadii aan ahay,maaha inaan jinsiyadkale qaatey oo aan axmaar, carab , ama wax u dhigma noqdey but I am still Somali= somalilander wax fahma dhalinyaro.
@adoshabdikader6343
@adoshabdikader6343 2 года назад
Machallah May allah make all somali people like you bro really we like you the unity is a power
@jamalnazir4719
@jamalnazir4719 2 года назад
Waa kaligaa zxp umarow fikirkaasi
@shiinemohamed7883
@shiinemohamed7883 2 года назад
Waxna waa dan waxna waa jacayl, baasaabuurkan waxa noo geysay dan, insha alaahu laakiin waanu ka bixi
@surerjamaa6569
@surerjamaa6569 Год назад
🤣
@Naamir03
@Naamir03 2 года назад
Maanta waxan Ku xadgudbi gaadhay Chanel aan 4 sano ku xidhnaa, somalilander ayan ahay waxan islahaa wax kale ayuu sheegayaa, Lkn May noqon, Thanks wll Ogaansho❤🥺
@calikaaji6265
@calikaaji6265 2 года назад
Reallyalati un buu kahadlay soomahan
@bowbowle2002
@bowbowle2002 2 года назад
La noqo liketaada awalba waxba ma tarayne kibiraani.
@Naamir03
@Naamir03 2 года назад
@@bowbowle2002 Yaa tahay adu🙄
@axmad_dahir3944
@axmad_dahir3944 2 года назад
Mashaallah unidaan ma jiraan wax mar waliba inay noqdaan Saad adiga rabto,waana lakala fikir dugnaa karaa,lkn xaqiiqadu si walbow u qaraar tahay waa inaad aad aqbashaa, 👍
@draxmedofficial3380
@draxmedofficial3380 2 года назад
Aar sheegato ayaad tahay nasabadaada wase kana anagaa hawada ka saarayna
@jaceyldhab3477
@jaceyldhab3477 2 года назад
34 minutes: 10k another level.
@apdalesanad2721
@apdalesanad2721 Год назад
Somaliland🇮🇷_Ha NoOlaato 🥰💚🤍❤️
@yahyeciise9265
@yahyeciise9265 10 месяцев назад
Calankaa aad soo dhigtay waa kii iiraan
@ayaanxaashi972
@ayaanxaashi972 Год назад
Masalh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴okay good 👍 I’m from Ethiopia 🇪🇹 jigjiga
@AxmedCabdiraxmaan-jh2ul
@AxmedCabdiraxmaan-jh2ul 2 месяца назад
Hee hadaa jugjiga ku dhalatay ethiopiaan maa thy
@hoodabdi4315
@hoodabdi4315 2 года назад
Cumaroow intayadii wanagsan wad qarisay intayadii xumaydna wad sheegtay waa astaamaha xaasidnimada lagu garto 🥰🥰somaliland 🥰🥰💚🤍❤💪
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 2 года назад
Ciyaalki caadifada ayaad tahay wlle bal indhaha caqliga saar oo miisanka saar inaga uga baahi badan iyaga
@Sara-hx8wu
@Sara-hx8wu 2 года назад
@@engapdirahman6079 Wllow Hadu wanaag u socdo intaaso Guula ayaanu gaadhney somaha hal mar kama so hadal ma markeynu yar qaloocsanu haflaya wanaageygi horaba ma arkeyne
@Sara-hx8wu
@Sara-hx8wu 2 года назад
@@engapdirahman6079 qofka Hadanad wanaagisa ku amaanayn xumaantisana haga hadlin
@Jubalandvisit
@Jubalandvisit 2 года назад
Asag mu,usofadhisan inusheego wanaga iyo xumaanta wuxuraba inuu calanka iyo qadiyada iskudhinac ahayn Somaliland dadka dagan sidan oga wa somali
@hoodabdi4315
@hoodabdi4315 2 года назад
Adigu hadaad u bahan tahy wad aadi kartaa lkn qof walaalka ah oo horumar gaadhay waa lagu farxaa lkn waa xaasidnimo iyo cadaawad inaad intiisa xun aad sheegtid
@Histry101
@Histry101 2 года назад
Kaliya Ilahay sidan nahay hanaga badalo nabad iyo wadan iyo wada fahan hanuugu dhameeyo Amen 🙏
@zamzamfarah393
@zamzamfarah393 2 года назад
Jazzakalah walal caqli ah kuu barakeeyo runta ayaa kahadashay
@libanmohamed857
@libanmohamed857 2 года назад
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك ويخليك و يكثر امثالك
@noorofficial5199
@noorofficial5199 2 года назад
اللهم ارنا الحق حقا وارزقنا اتباعه وأرنا الباطل باطلا وارزقنا اجتنابه
@honorrashka5716
@honorrashka5716 2 года назад
Masha allah cumar inshaar waad iga farxisay anigo ah reer somaliland somali oo dhan guul ayaan urajeynayaa hadalkaaga waa midsax ah walaal nagu qaali ah
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 года назад
Ilaahow qaloobtena nowada fur 🥺💙dad walaala nahnay kala jog ceeb ma ahan balse naceeb iyo.... ma fcno 🤲🏾
@zayidaliabdi5736
@zayidaliabdi5736 2 года назад
ANIGU INTAAN NOOLAHAY WLE LAYSKU BIIRAYN CARRIURTAYDA WAXAN AY QABAAN IN SOMALILAND XORTAHY XITA 4M OO KALE ILA QABA
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 года назад
@@zayidaliabdi5736 wadan kala go ày Somali uma horeso kowdheh walaaltinimada neh ma ahan isku biiritan! Aniko kala go àn ayaan xushmo madaxed iyo shacab Naga dhaxen karta balse calan inglish qadidisa waa cadi calanka bulooga waa xabsi? Qaranimo cml aya lodhaqma ee aargudusho cml loma dhaqmo.
@exleadershihaabi2480
@exleadershihaabi2480 2 года назад
@@ilhanisha2813 yaa adeer sida dhilooyinka haw hadlin inana waa tahay ee xishood
@exleadershihaabi2480
@exleadershihaabi2480 2 года назад
@@ilhanisha2813 adeer somaliland oo dhami haday tagto koonfur ka ka hadhaya ayaan ahay somalilnd dhiigaygay raacday wllhi billahi tollahi
@marida7957
@marida7957 2 года назад
Hadalkaga Ma Waxan U Qaadana Qayb Ka Mida Xaasinimada Walalahen an uga Baranay Aad adna So Bandhigatay Uun Ustaad Teeda KaLe Waad Ku mahadzan Tahy sidad Nuugu Cadaysay Caadifada Somaliland aad u qabto iyo iska Indho Tirida Xaqiiqada iyo Nacaybkaga🤗🤗
@khadarcabdi2249
@khadarcabdi2249 2 года назад
Waalal wankulaqabaa fikirka somaliland guul hadalkiisu waa dhinac xaqiiqdana u kaleexday rabi baa inalajira inshlla
@mohammethussein9313
@mohammethussein9313 Год назад
Ninkan wa marexaan waligoodna cuqdad ayey no hayeen
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 8 месяцев назад
@mohammethussein9313 marka laga hadlayo uqdad wlhi rer ka ugu uqdada badan somali waa isaaq wayo dhulbahante warsangili io samaroon intaba somalinimada amin san yihin
@falastinmahamud6749
@falastinmahamud6749 2 года назад
Mashallah quluubeena alla ha isku dhaqo dowld caadiln alla hanasiiyo dhamaan umada soomaaliyeed
@AqiLiNOmedia5250
@AqiLiNOmedia5250 2 года назад
Waxaan ahay Reer HARGAYSA Waxaanan ahay dhalinta magaalada HARGAYSA ku dhashay ku bar baaray Ku wax ku bartay walina jooga isla Somaliland ⭕🙏⭕ intaas ii ogaada Waxaan aad u jecelahay shayga midnimada la yidhaa aad baan u jecelahay umada somaliyeed meelkasta oo ay joogaan Ha joogo somalia jabouti Jig jiga iyo walalaha islii ku dhiban Mana jecli wlhi in dhalinta reer Somaliland Lagu abuuro cadaawad ah walalaha Somlia 🇸🇴 lkn waxaan jecelahay in Lagu abuuro cadaawad ah kuwa Ethiopian 🇪🇹 ka ee inaguso duulay Ilaa maantana duulaan inagu ah
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 2 года назад
Maasha Allaah runtaa kahadashey caqliga iyo damiirka illaahey kusiiyey allaha kuu siyaadsho
@mr.guduud4954
@mr.guduud4954 2 года назад
Aad iyo aad wll muhiidu wa dadka walalaha inan la isku dirin oo is dhexmaran danahoodana gutan siyaasiyinta dan noma hayan
@AqiLiNOmedia5250
@AqiLiNOmedia5250 2 года назад
@@deeqoahmed1771 Amiin wllo
@AqiLiNOmedia5250
@AqiLiNOmedia5250 2 года назад
@@mr.guduud4954 waa runtaa wllo insha alla kuwa ka samaysan cuqdada iyo muxnadu way tagayaan maalin ay tagaanba ama Ha joogo hargaysa ama muqdisho ama meel kaleba
@Moha57959
@Moha57959 2 года назад
Thanks bro 💯
@beyourself4996
@beyourself4996 2 года назад
Mahadsanid kan waa war fiican, ilahay wadankeena ha noo ilaaliyo. 💙💙🇸🇴🇸🇴✨🙏🏽🙏🏽
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 2 года назад
Waa Arin xaqiiqdii sa aad taabatay allah ku barakeeyo
@xabsagoodir9864
@xabsagoodir9864 2 года назад
Masha allah wll waxaad tahay qof caafimaad qaba alle ha ku barakeeyo
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 2 года назад
SHUKRAN Omar inshaar OGAANSHO ♥️❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏 Mowduuc muhiim ah baad inoo iftimisay
@Abdallah71639
@Abdallah71639 2 года назад
Astounding, spectacular and a true masterpiece
@AMOs-sy8vl
@AMOs-sy8vl 2 года назад
Anigu reer Somaliland ban ahay rayigaaga waan kugu raacsanay. In labada dhinacba nacaybka ay iska afjaraan ayaa fiican. Laba wadan oo jaara oo iskaashada in la noqdo ayaa wanaagsan
@ibrakadarbo5091
@ibrakadarbo5091 Год назад
Reer xmrku wax ncb u qaban majiran waqoyga somalia
@Salinakhader143
@Salinakhader143 Год назад
Wll haydeynu ogolaano calanka buluuga waxyaabo badan baan inoo suurta galey sidoo kle calanka buluuga carruurta yaryari isku mid bey u noqonayaan labada dal
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 8 месяцев назад
@@Salinakhader143 hadaba waxa ogataa inee jiran dad rer waqooyi ah o somaliland ka so hor jedo o aniga ka mid ah marka qof walibo dhulkisa ha ku e kado
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 23 дня назад
Wll waxan ahay reerhargaysa wanaan kuguxidhanaay illaahay faraj hainoofuru waxan jecelahay midnimada lkn soomaali mahaysato rag iskukeena lkn wanrajaynayaa wllo cumar shukran sharaf ayad aktayada kaleedahay
@ismailthomaz7094
@ismailthomaz7094 2 года назад
I am from puntland Somalia I love somaliland waan necbahay in la caayo wallahi
@ismailthomaz7094
@ismailthomaz7094 2 года назад
@Bintu Haji somaliland waxkastoo dhaca nici mayno🥰🥰
@hajiyare5594
@hajiyare5594 2 года назад
Forever 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🏽
@harunmacrufchannel432
@harunmacrufchannel432 2 года назад
Mashalah walalkeen wad mahadsantahy
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 2 года назад
Ogaansho chanel iyo daadihiyaha Mr cumar inshaar caqliga alaha kuu daayo xaqiiq ayaad kahadashay.
@kcjama1792
@kcjama1792 2 года назад
Thanks sxb Somaliland waan jecelhy Wana wadankayga adina mudo ka bdn 4 sano Ayn dhagaysta si joogto ah
@tasniimabdirashed3325
@tasniimabdirashed3325 2 года назад
@@wewonwm7349 xaranti ku dhashay wase hade gobol tahay maxa la cabadesin Oo calankina hosta nogu so gali nesan
@craxmanmaxamed4101
@craxmanmaxamed4101 2 года назад
@@wewonwm7349 sxb u tix gali hadalkiisa
@Comps223B
@Comps223B 2 года назад
@@wewonwm7349 hadalku yuu sida caarka kuu qaban
@xamdisiciid7619
@xamdisiciid7619 2 года назад
@@wewonwm7349 kuwaasay leeyihiin waa bilaa cuqdad u dhinta kanoo miidhan baa idinka buuxee
@cabdiqanifaarax949
@cabdiqanifaarax949 2 года назад
@@wewonwm7349 ustadku waxa uu sheegay in cadawad lagu beeray reer somaliland lkin tiina aad uqabtaan somaliland ma oga magaran sababta lkin waxa la yiri qofku ma arko xumaanta gurigiisa taale ee waxa umuuqata ta umada kale
@sompoysproduction9704
@sompoysproduction9704 2 года назад
Hadii aan arinkaas commentigayga ka dhiibto anigoo cidna dhaliilayn kuna jira dadka kasoo jeeda somaliland 💚🤍❤ berbera Arinkaas waxa lagaga hortegayaa hadii somalia calankeeda ciida jamhuuriyada la keeno waxay ka mid noqonaysa maamulada dalka somalia oo somalia ayaa ku doodaysa 💙⭐💙 mida labaad calanka somali may samayn oo florida iyo talyaaniga ayaa leh waana xaqiiqo jirta
@haras2143
@haras2143 2 года назад
Wllo CLANK DALKEEYGA SOMALIA WAXAAN KU HEESTA DALKAAN AAN JOOGO EE JARMALKA MICNAHA MA WAXA WEEYR HADA JARAMALKA WA MAAMUL SOMALIA KA TIRSAN🙄🤣🤣
@haras2143
@haras2143 2 года назад
@@sompoysproduction9704 ISRAEL YAA LA YIRAAHDA MABA AQAANE 🙄🤣 HAA IDINKAA IS TAQAANAAN MIYA ANIGA MABA AQAAN
@sompoysproduction9704
@sompoysproduction9704 2 года назад
@@haras2143 Caf iyo musaamax ilaahey somaliland 💚🤍❤ iyo somalia 💙⭐💙 Mid walba muraadkeeda midigta ha ka siiyo Somaalinimo 👊
@Jubalandvisit
@Jubalandvisit 2 года назад
Calanka waxa asasa reer waqooyi ma,ahan inag beenkasheegto calanki awoowyasheen sameyen fikirkodana aha iskukenida 5nta somali xiidiga oo utagan 5nti somali oo nabad ah buluga oo ah badaas aadka uwayn
@sompoysproduction9704
@sompoysproduction9704 2 года назад
@@Jubalandvisit wad mahadsantahay hadaad waxaaz aaminsan tahay caruur wixii adeerkii u sheegay haysta waxba ma dhaantid
@khathermohomut2905
@khathermohomut2905 2 года назад
INUUUU CUMAR CADOWGA SOMALILAND YAHAY HAL MAR MU ODHAN DADKA QALAD AYAAA LAGA GALAY WAR DGALINTA SOMALILAND AYAAN LA HADLAYA WAAD ARKAYSEEN ILHAN OMAR WAXAY SHALAY AHAYD EEE SOMALIA QOF KASTOO KASOO JEEDA WAA CADOW GEEENA DHAN AAN UGA SOO WADA JEESANO🙏
@wacanoowanaagsan6166
@wacanoowanaagsan6166 2 года назад
Anigu ku odhanmaayo waa lagu soo shidaaliyey lkn waxaan ku leeyahay xoogaa casradii ayaa kugu kacday ama wadaninimo ku sheeg ama wax kaloo lkn Somaliland will never come back qiyaamuhu xitaa haddii uu sidaa ku dhacayo. Anagu waxaanu aaminsahay in Somalia na neceb tahay dulmigii hore 30 sanno ayuu ahaa lkn hadda dulmi kale oo 31 sanno maraya oo cunaqabatayn iyo iska laalaadin ah ayay nagu haysaa, Anaguna Nabad iyo Wanaag ayaanu la jecelahay, haddii maanta Somaliland Dawlad la aqoonsan yahay noqoto sida Jabuuti ahaan mayso lkn Hargeysa iyo Burco ayay ku heshiisiin ayna kal dhex geli. Mahadsanid
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 года назад
Unsubcribe iyo dislike iskugu dara cunsuriga xune somaliland tu dhibayso rer somalilandnow hadad dhiig ledihin musqusha cuqdada ku qaybiyan uga darera
@nastexocumar6241
@nastexocumar6241 2 года назад
@@karimhasan8967 🇸🇴😂 jaahil waligiin somaliya ahaneysaan
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 года назад
@@nastexocumar6241 faqashey barorta awood an ahyn ma haysan Somaliya wxba kama tihid oo tuulad ka dagtaa wanay so dhamaty wakhtigi faqashnimadu
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 года назад
@@karimhasan8967 cuqadada iska Sara anaga hada wadan tihiin iyo hadii kleba anaga dhib uma aragno xamar calankiina wuu ka babanaaya lkn idinka hargeysa calanka somali malagu xeran karo ciyaalnimo wye
@itsmeozil16
@itsmeozil16 2 года назад
RU-vidka kliya aan 2018 ilaaa hda baan dwnyaaa 1 video wllhi inusan idhafin thnk u omar inshaar weligeyneh kuma cajisin videowgada ❤
@allahakbar2496
@allahakbar2496 2 года назад
💯💯❤️❤️
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 2 года назад
LEGEND
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 2 года назад
Wax dhabu sheega nio nacaybka iska dhaafa
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir ❤
@fatwaguud
@fatwaguud 2 года назад
Shukran Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a.Mhdsanid.
@jamalofficial2974
@jamalofficial2974 2 года назад
Waxa u dhaxeeya male xukunkii honey Ee Somalia iyo kamaanta ka arimiya villa Somalia hada majora Somaliland Somalia kala garo mundane guul iyo gobonimo Somaliland💚🤍❤️💪✌️👮🥷
@aminsalman8520
@aminsalman8520 2 года назад
Asc waan idin salaamey dhammaantin Omar waxan tagay Somalia waxan Soo joogey 6bilood subxanalah iskadaa in Somalia uu Aduunku uu Amaano waxan Soo Arkey dukaano iibinaya xashiishad khamriga iyo maandooriyuhu Somalia waa wax iska caadiya dulmiga Somalia kabsocda ayaa horseedey qalalaase ba'an waligeed Somalia inta Ay sidaa tahay uma maleynaayo in Ay nabad noqon doonto Somalia madaxdooda iyo cidkasta oo meeshas ku nool walahi waxan hubaa in Ay tuug cad yihiin lakin dadka shicibka Ah waa At is dhiiben oo qof kastaa waa aamusan yahay subxanalah mataqana waxa kabdhaca habeenkii xeebta liido waxan ku tilmaami karaa dad qoomu lood Ah waa lawada daroogeysan yahay dadka waxa Aad mooda xayawaan Sida Ay ula dhaqmaan askarta Aan wax khibrad Ah ka haysan sida xataa qoriga aakaha ah loo rido oo Ah xagii uu ujeedaba ujeedi ma daneeyan shicibka _____________somalia malaha dalxiisayaal caalami Ah Somalia waxa imi nin raashiyan Ah waan ogeyn wixii uu ka yidhi hhhhhhh wll omaraw ma tagtey Somalia horta Ax Ax Ax maanta waxan jooga hargeysa oo ah dubaida geeska Af rika zxp dalka qadar dadkooda ayaa dhistey bro markaa waxan ku leeyahay hargeysa kuma Arkeysid xataa wax yar oo xashiish Ah Somalia ma Aragtey wll hhhhhhh waan ka xumahay Adiga waxan dhageystey is barbar dhig aad ku sameysey somaliland iyo Somalia zxp dhan Ayaad u jenjeedha ma fahantey lakin maanta waxa Aad cadeysey waxa Aad tahay hhhh waxan xasuustaa maalin Aad is laheyd ka duub camera masaajidka is bahaysiga 😁 maxaa kugu dhacay 50$ Soo dhiib Ayaa lagu yidhi si Aad u duubato Somalia tuugtaas iyo mooriyaanta dadka habeenkii qoryaha ku baadha ayaa jooga maxay tahay markaa Somalia. Omar zxp anagu anaga ayaa calanka idiin keeney Anaga ayaana jecleyn Somali weyn lakin horta miyaad indho la dihiin Dee somaliland go'aan xataa hadii 20000 kun oo sano Ah Hadii Ay bilaa ictiraf yihiin Ayaa Ay qaaten yar iyo weyn pro xataa waxan ka xanuusanaya calankaa buluuga ah Ee meelkasta kaga jira liiska Argagixisada Aduunka subxanalah. Somalia waxa nooga fiican Ethopia . Adigu bal su'aashan iiga jawaab . Dadka Somalia ku nooli waa maxay sababta ay u doonayan in Ay Ethopia bur bur to hhhhhh . Somaliland iyo Ethopia waa walaalo.
@no1knows598
@no1knows598 2 года назад
Suaal daciif ah bu iswaydiyey kabana ninkad ka tolanysaa la eega bale ictiraafka hdy inasiiyaan way ogyihin million talaabo inan ka horaynayno
@salahhassen3694
@salahhassen3694 2 года назад
Caqli xumadii io jahligii been ayad kudarsatay😅😅😅smland xashish laguma iibiyo kuyeh ina lilaahi wa inaa..... Wax walpa oo wasqeysan ayad niyadaada kusawiratay meel ad tagtay majirtee keep goin hhhh
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 2 года назад
CALANKA SHAYDAANIGA AH EE SOMALIA .....WALIGII KA XAARAAN AYUU NOQON DOONAA CIIDA SOMALILAND ......GUUL SOMALILAND .....CUQDADII QADAADWAYNTA HANOOLA IMAN CUMAR INSHAAROW
@cafimadchennalweigloss3384
@cafimadchennalweigloss3384 2 года назад
Somaliya ahay lkn somaliland kaliya waxa ku jeclahay nabada ilah somali dhan nabad la dhigo🤲
@umalkhycali6732
@umalkhycali6732 2 года назад
Sarkaal mu ka ahayn ee SNM ayuu ka ahaa teda kle anagu ma necbanin maga somali because dhiigaygu waa somali ! Lkn ta mesha tala waxay rahay hadii aanu doonyno ictiraf waa in calankaygu ka shaqeeya hadii anu wadwadano calanka somali dunidu waxay noo arkaysaa in aananu rabin inaanu go’no 💚☁️❤️
@Englishfudud777
@Englishfudud777 2 года назад
Qaadashada Baasaboorka Soomaaliya waan ku danaysanaa, ceebna ma aha ee waa siyaasad, waayo Nebiguba asaxaabta qaar ayuu dhihi jiray baxa oo soo barta afka Yuhuuda, taasina kamay dhigi jirin ragaas yuhuud. Waana laga gudbi doonaa dabcan oo waxaa looga gudbi doonaa si lamid ah sidii looga soo gudbay xukin kii ninkii Daarood ee loo sujuudi jiray.
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 2 года назад
Idoor addun cuqdad ku joog inta Darood dhan walba ka xiggo kkkkkkkkkkk
@hazankaafi4473
@hazankaafi4473 2 года назад
Hhhhhh damn!😂😂😂 siyaasad kulahaq
@kingundefeated6550
@kingundefeated6550 2 года назад
Adeer sidu ninka dhahay dufarka diid xeertisana isticmaal😂😂😂
@iguqaado4210
@iguqaado4210 2 года назад
@@habanewaikaa2448 adunyo aan cuqdad ku joogo xagay jirta darood wan diiday inay iitaliyan dhulkygana ka taliyen miya cuqdada adeerow nin isaaQa ma baqo mana cabsado wlhi lkn uurku dadku buko wa idinka aniga waxba ma qarsado hdan ku diday wnku diday hdan ku oglyhna wanku ogahy lkn idinka munfiqin ayaad tihin oo beenawsina wayo Somali ayaad ku dhumtan caloshuna way idin bukata
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 2 года назад
@@habanewaikaa2448 darood wakan oromada ka necebneyba
@ahmedwll6198
@ahmedwll6198 2 года назад
Mashallah, Alle qofkii uu doono ayuu wax fahanka siiya, Allaha ku barakeyso sxp muhiimadda waa fahanka , dhibaatada ku dhacday shacabka soomiland waxa u geeystay waa xukun markaas talinaye ee ma ahan shacab, wlhi waa sax, waxaad garatay soomali oo dhan wax ay garan waayeen
@iguqaado4210
@iguqaado4210 2 года назад
Wayayhy waba Sax ma diidani waban qadnay lkn caqliga salimka isticmaal dawlda somalia mnta xlkedu wa sidee 4.5 ayay kursiga layskugu hysta wll alle ka baqa oo lugoyadan naga daya somalia waxy ka dhisimi ladhy wa madxda reer konfurka oo dhan wayo sagshnkba kurisbay isku erynyan mana tanasulan
@ckare9173
@ckare9173 2 года назад
M.allah Wll Omar inshar waxaan kugu dhiiri galinayaa inaad sii wado wax walba oo aad isleedahay Bal Hal Eray na ha ahaatee wax umbuu kabadali Isu soo dhawaanshaha Ummada soomaaliyeed, Khayr baan kuu rajaynayaa wll.
@maxamedcaliyuusuf6152
@maxamedcaliyuusuf6152 2 года назад
mashallah wariye aan aad ujeclahay hab tabiintiisa.
@amincano9255
@amincano9255 2 года назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
@jiijas3974
@jiijas3974 2 года назад
Jazakallah khayran Mr Omar, waxad ku dhiiratay ama garatay ra’i dad badan garan waaayeen ama fagmiwaayeen waa xaqiiq warkaas, waxaan anigu naftayda waxbadan iswediiyaa meesha nacaybka fara badan oo walalah Somaliland ka yimid. Lkn marna jawaab ma helo.
@guredheere5777
@guredheere5777 2 года назад
Wow wow 👏👏it,s correct bro
@caynashe.8886
@caynashe.8886 2 года назад
Alla haku barakaeeyee waxbadan ayaan kaafaaiday ilaahay danbigaaga hadhaafo
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p 2 года назад
Wcs wr wbr 👏👏👏👏well done Xaqaaiqda ayaad ka hadashay ra'yigaaga waan taageersanhy 👏👏👏
@zakariahussein962
@zakariahussein962 2 года назад
Qadaadweyn hadaan nahay marka hore aannu dhankeenna soo xallinno dhibka nahaysta kadib aannu walaalaheen lahadalno. Love you Hargeysa, from Bosaso.
@ngubalwann7946
@ngubalwann7946 2 года назад
Lol
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 года назад
Masha Allah sxp Allah haku xafido asc
@shamsomaxamed5349
@shamsomaxamed5349 Год назад
MashaALLAAH garaadka alaah hakuu xafido
@laylajamac8945
@laylajamac8945 2 года назад
Masha Allah abwe cumar illahy adigoo kale Somalia ha Ku badiyo wayo runta bad Ka hadashaa marnamishkada wan dawadaa runtii gulayso Insha Allah.
@craxiindaud4163
@craxiindaud4163 2 года назад
waa mowduuc aad u muhiimsan thnks omar inshar
@mohamedquruc7663
@mohamedquruc7663 2 года назад
Waa xaqiiq runtii alle qalbiyadeena burcad ha isku kaya mariyo
@abdulkadiryuusufabdi7581
@abdulkadiryuusufabdi7581 2 года назад
Salaan Gobeed, dhammaantiin.. Wxaan ku noolahay dalka Norway wxaanan kasoo jeedaa beesha HABAR AWAL, SACAD MUUSE, xaaskeyga wxay U dhalatay Habar Gidir, Saleebaan, Alxamdu LILLAAH ayaan leennahay : Ummaddii Nabiga csw, iyo SOOMAALINNIMO BAAN KU FAANAYNAA, INAY KALA GO'DANA HAKA YAABINA.... Muuse Biixi ayaa howshan wata, iyo laba MASIIXIYIIN AH, oo doonaya inay diinta innaga beddelaan.... REER S/LAND WXAY AAMINSAN YIHIIN WADA JIR IYO SOOMAALINNIMO, WXAY ARKAAN DIINTII OO SII SOCOTA... 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Далее
Ra'yigayga Federaalka iyo Amisom | Ra'yi shakhsi ah |
13:31
Stray Kids <ATE> Mashup Video
02:17
Просмотров 1,7 млн
Muqdisho Mise Hargeysa ? | Maxay ku kala duwanyihiin .
11:04
Khuraafaat iyo Been | Mowduuc Xasaasi ah | Sii faafi |
18:43