Тёмный

Tartanka Cunto Karinta ee DHADHAN 2023 Final Tartanka 30aad | Bisha Ramadaan. 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Tartanka Cunto Karinta ee DHADHAN 2023 Final Tartanka 30aad | Bisha Ramadaan.

Развлечения

Опубликовано:

 

20 апр 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 82   
@abdulahimohamed9696
@abdulahimohamed9696 Год назад
Aniga fikir ahaan labada gabdhood dib haloogu celiyo tartan ka oo wax qumana galoodiro. Canaanta iyo 15 daqiiqo ama 30 daqiiqo macquul ilama muuqato . Inta igu raacsan fikirka like saara.
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 Год назад
Masha allha tabarikllha hambalyo gebdho cid Mubarak dhaman musliminta mal walbo waxan idin leyahay ciid wanagsan ❤❤
@abdurahmanhersi9343
@abdurahmanhersi9343 Год назад
miss Dhadhan muniro😍😍
@mahadabdifataah7469
@mahadabdifataah7469 Год назад
Mamadu xariifad waaye tayar way usiidaysay waayo iyadaa hada mustaqbal bilaw uyahay wax badan ayuu kacaawin doonaa nolosheeda mss dhadhan ❤🎉🎉
@hindaabdilahi563
@hindaabdilahi563 Год назад
Nasra Abdidon ku jecalhy abyoh alle haku xidfyo
@dr.caawiye
@dr.caawiye Год назад
Hambalyo Mss Dhadhan 2023 Queen 👸 Munira, mar walba guuleyso ✊.
@xayaat027
@xayaat027 Год назад
❤❤❤❤ Thank you ❤❤❤❤
@hindaabdilahi563
@hindaabdilahi563 Год назад
​@@xayaat027 hamblyo xbbt ❤❤
@munahassanhashi5872
@munahassanhashi5872 Год назад
Munira mac macaan nabar one ayee ku tahay masha alaah
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Год назад
aaway heee
@AbdirazaqAbubakar-uv1fh
@AbdirazaqAbubakar-uv1fh Год назад
Dadkaan wax weyn ka qaldan wlhi😢
@roodomuuse782
@roodomuuse782 Год назад
muniiroy🎉
@laylaali8812
@laylaali8812 Год назад
Thank you idil🥰
@sawdahassan9570
@sawdahassan9570 Год назад
hambalyo muniira from ilaaa wareega 2aad dadaalkaga hakas ka wad abyo
@umeimaabdirahmaan7469
@umeimaabdirahmaan7469 Год назад
Gabdhahaan weey iga dulqaad bdn yihiin maashaa allaah
@munahassanhashi5872
@munahassanhashi5872 Год назад
beautiful mss dhdhn munir guueyso abayo
@xayaat027
@xayaat027 Год назад
❤شكرًا قلبي ❤
@amalkaasim8167
@amalkaasim8167 Год назад
Sanadka xiga so adkeeya gudigana rag halagu so daro tar tamayashana marka hore halaso tijabiyo hambalyo munira🎉
@Nasrashiilaofficial3146
@Nasrashiilaofficial3146 Год назад
Ar nasteho Cawo Maxaa si ka noqde iyadaaba urajeynaaye wallahi nastexo ma faraxsana caawo
@nasteexocaydid6710
@nasteexocaydid6710 Год назад
Waad mahadsantahy abyo waxbana iguma dhicin xoogaa mashquul kale ayaa ihaystay
@afnaanahmed2705
@afnaanahmed2705 Год назад
Show badana cunto 15 daqiiqo lagu karin karo intee taala 😡
@saam113
@saam113 Год назад
Way jirtaa oo wax badan la samayn karaa ee gabdho xishooda wax fican barta youtube xitaa soo dawada intan tartanka imaan 😢 inta gabar kuri fadhiyan cashar hanii noqoto❤🎉
@hamdamohamed8930
@hamdamohamed8930 Год назад
Doqonta makeupka iska dajin iyada ma Kari ladhaho calaaanta reer badiyaha ah uffffffff
@sowdocabdi8998
@sowdocabdi8998 Год назад
Miss dhadhan niteexo
@kheyrka9816
@kheyrka9816 Год назад
Labadaan naag maxaa dadka uguqeylinayaan uff caan raadis waaye kolley wallahi aniga qof ila eg iguma qeylinaayo nasra abtidoon tartiib ayey ulahadashashey mashaallaah
@riven9581
@riven9581 Год назад
كفو بلبركه 🎉🎉
@henna2022
@henna2022 Год назад
Maashalaah 🎉❤
@sumayayusuf9636
@sumayayusuf9636 Год назад
Oh jo dr idil nasra dhamaantiin waa idiin xiisi doonaa😢😊❤
@bushaarochannel6522
@bushaarochannel6522 Год назад
Khaldaadka ka dhex saara😂
@iqraabdallahusmaan4300
@iqraabdallahusmaan4300 Год назад
Makrfonka iyo 30 daqiiqo
@iqraabdallahusmaan4300
@iqraabdallahusmaan4300 Год назад
Dadka ka dhax hadloyaan
@raxmacabdirashiid5824
@raxmacabdirashiid5824 Год назад
tan sucaad la leeyahey meesha ka saara astaan tv Mar danbe yaan la soo celin kuwan dadka niyada ka dilaya
@amiraadem2780
@amiraadem2780 Год назад
🎉
@kheyrka9816
@kheyrka9816 Год назад
Uf wallahi aniga hadaa ahaan lahaa iga'aamus inaan dhaho hortooda kucuni lahaa waana caayi lahaa nacallada uff wassakhyaal
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 Год назад
Muniira🎉🎉
@marya7904
@marya7904 Год назад
Barnamishkaan waxbaa kaqaldan uff nyada gabdhaha habahdilina teeda kale maxaa lasameynalahaa cuntada kowad macmacaan soo maha soo joos malaha dadga dee Niman hala keeno sanadka danbe nagahaan nagawada
@siciidyusufcali67
@siciidyusufcali67 Год назад
Msss dhandhan nasteexo wlhy
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 Год назад
Allow meshan ha ikeenin somaa socdi😅
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 Год назад
Horto aniga wakhtigan wuu iga yabiyay wakhtiga ka sakowna sanadkan gabdho ebar ah ayay wada hayen marka laga rebo dhawr qof moye ta kasii daran aya waxay tahay yaa hubiyay labadan dumara mid ahaan wax sheeg bdn ayay u bahantay so klena dadkan training ayay u bahan yihin sanadka danbe san wax ka badala bisinke
@abdulkadir5061
@abdulkadir5061 Год назад
maxaa garsoorayaashu isku saxan uga cunayaan?
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 Год назад
Vediogan midka ka horeeyey aawey midaa so baxdey iga daba geya bal malmhn wan maqnaaye
@xaliimosiidow4169
@xaliimosiidow4169 Год назад
War nagahan maxaa ka qaldan mesha fadhiyo 15 daqiiqo maa cunto lagu gariyaa ayaga maxey ugu karin waayen
@Bushr944
@Bushr944 Год назад
Naagta sanka gaban waa inay hablaha xushmeysa iyo tan maska modow ueg uff
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Год назад
abuurka Alle ado wax ka sheegin abayo ayad qaladkiisa u sheegi kartaa
@AbdirazaqAbubakar-uv1fh
@AbdirazaqAbubakar-uv1fh Год назад
Abuur abuur kulaha dadka hishmad darada maxa waye gabadha kale munira wey oy sey huh😢😢😢😢😢
@farduusHamble
@farduusHamble Год назад
Sucaad iyada meesha cunto ayay ujoogtaa bes caasha hunguri + canaan naagtaas taba bar hala siiyo
@SamiyaQali-eo2hh
@SamiyaQali-eo2hh Год назад
Nasra wallaahi ilaahay dartii ayaan ujecelahay shukren wll qaali
@abdikhaliqsamatar7889
@abdikhaliqsamatar7889 Год назад
Barnaamijkan final kuma wacna ku celis weeye
@xikmadkororso3201
@xikmadkororso3201 Год назад
Gudiga iyagaa qakdan ii sii gudbiyay dad aanan u qalmin Ramla iyo ubax in la reebo ma aheen dadkaas ayaa final u qalmay
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Год назад
weelka muniira intee lo qaaday
@ayaanali6557
@ayaanali6557 Год назад
Bal 15mint maa cunto lagu sameyn karaa war kuwaan umda halaga qabto oo dad profsional ah halaa keeno bisinkeee
@fadumoabdullahi8514
@fadumoabdullahi8514 Год назад
Subhanalaah gabadhaan maxaad sidaan ugu niyad jabineeysan tan kale adiga leydiinka rabaa waxay sameeyn lahaayeen imaaday usheektan waye tan kale final inaad idiinka codée Xsan maba aheen shacab in la keenay aheed waqtigaan aad dadka siiseen aad ayuu ugu yar yahay sorry idinkaba maanta yaa idiin dito waxad sameyn laheeden ayaan isweydiinoya falatka kadaaya umada tankale danka inaad mental kahadashan maba aha
@user-ow8hx1cg3m
@user-ow8hx1cg3m Год назад
مخلينهم يصور الحلقتين بيوم واحد وضغط وإزعاج ويبغوا يسوو شي حلوو كيف والله مصخره
@msslove
@msslove Год назад
Wxaan wax jira maaha caadiya lisku bahdilaa waliba naag facaa eh 😂😂
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Год назад
waxaadan aqoon hadi lagu sheego ma bahdil baa dadka qaar si bee u fakaraan yaab
@msslove
@msslove Год назад
@@umumascuud3307 yaa wax kuweydiistay afkaada dheer meel lafariiso
@AbdirazaqAbubakar-uv1fh
@AbdirazaqAbubakar-uv1fh Год назад
​@@umumascuud3307 bahdil maahan lakin niyada aya Laga jabinaya bahdil iyo niyad jabin kee xanuun badan😢
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Год назад
@@msslove adi xitaa kuwa mesha yimid iyo kuwa jooga ba ayaga rali isaga ahee maxaa afkaaga dheer u geyay
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 Год назад
Dadjoga final lodiray Buskud hadane Kastar sowalwalaqay side lo dhihikara wey gulesten
@meymuunabdirizaq3741
@meymuunabdirizaq3741 Год назад
Ilama aha Nasteexo Mac macan ee kariso ineee weysay lkn ma aqaan wexe ka waday🤗
@fardosaali9534
@fardosaali9534 Год назад
Wax aadan diyar u ahayn markii lagu dhaho samey kaa taqano xata wad ilaawee qaladka gudiga aya leh
@nasteexocaydid6710
@nasteexocaydid6710 Год назад
Beentaa maaha
@inasheikh150
@inasheikh150 Год назад
War kuwaan yaa umadda ka qabto 😡
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Год назад
Naag waligay ugu necbahay in ee ii eegto waxba ku quudhi mayso uuuuuf
@hassanmohamudjama7621
@hassanmohamudjama7621 Год назад
Waa maxay barnaamij ka aan editing kiisa la iska hubin inta aan export lagu sameen? Deg dega dhibkaas ayuu leeyahay. Marki export lagu sameeyo kadib baa la rabay min bilaaw ilaa dhamaad in la daawado inta aan upload lagu soo sameen
@Islamic_teacher2023
@Islamic_teacher2023 Год назад
15minutes????? Really
@fardowsosalaad6254
@fardowsosalaad6254 Год назад
Sucaado aad bee u war badan tahay qofkii intee niyada ka disho bee hadana cod siinen yaab
@abdikhaliqsamatar7889
@abdikhaliqsamatar7889 Год назад
Waa khalad aad u wayn oo bilaa xirfada canaantu balse sida sharcigaa qofka in khaladkiisa loo sheego weeye. Teeda kale 15minit cunto ku kariya what that means
@abdiseed3363
@abdiseed3363 Год назад
15 minute maxe kalo lagu samen kara
@hodanfarah2178
@hodanfarah2178 Год назад
Nasteexoy maxaa ku keeyaye bahadiilkaa baann
@xaliimosiidow4169
@xaliimosiidow4169 Год назад
30 daqiiqo wax miyaa nayada war kuwanaaa
@babasheeq
@babasheeq Год назад
See camal barnamijka editor-ki ma seexday mise lacagtaa lagu yareeyay 5:48 😂. Garsoorayaasha wey ku fogaadeen canaanta Nasteexo in xoogaa wax iskuula haraan ayey eheed maxaa yeelay ilinaa indhaheeda kusoo istaagtay runti 😢. Karbaash aan loo meel dayin iga dheh.
@Malyuunxaashi
@Malyuunxaashi Год назад
No editing miyaa😂
@user-kd3cf3ix2m
@user-kd3cf3ix2m Год назад
sanadka dambo nasra mooyee labada naagkale marabno wajigooda hanaga qariyo
@cudoonmursal9993
@cudoonmursal9993 Год назад
Hampalyo
@foosiyuusuf8329
@foosiyuusuf8329 Год назад
Akhas waxan bahdil badaa😡😡😡😡🤮🤮
@asmaadam5043
@asmaadam5043 Год назад
Hoogay oo bayey ciil wayna naag faceyga intey meel fadhisato oo ay i bahdisho ayga iyo saxankan isku ekeysiin laha tan balashii shimriaha xiran tan wajiga wayne leh alxamdullilaah dhaha masakintas idinku so adaye car wakase 15 cuntada badan shegeysiin ku kariya marafitoyinka tihin wase 😡😡😡😡uuf tan barasha shimbiraha xiran sidii wax lo cuno iyo sida dadka lo bahdilo basbay taqana 😠
@fartuunmohamed2713
@fartuunmohamed2713 Год назад
Bahdil wadaa 30 daqiiqo miyaa wax lugu 15 daqiiqo miyaa wax lugu karinaa😂😂😂kuwan ayka tartar u qabto
@asmaadam5043
@asmaadam5043 Год назад
@@fartuunmohamed2713 ani iyo adiga u qsbaneyna bastaredii kaso bixi wayda waxey karisa sanka iyo afka loga shubaya 😂😂😂
@makahasssanhussein736
@makahasssanhussein736 Год назад
​@@asmaadam5043 😅😅 u qabta tartan baastariinta
@qureshhassan8357
@qureshhassan8357 Год назад
اشفيهم السخيفين ذولا قلك اي شخص يقدر يسوي الكذابين الحلا هذي
@Nasrashiilaofficial3146
@Nasrashiilaofficial3146 Год назад
Ar nasteho Cawo Maxaa si ka noqde iyadaaba urajeynaaye wallahi nastexo ma faraxsana caawo
Далее
GUULEYSTAYAASHII TARTANKII MAAHIR
14:07
Просмотров 4,9 тыс.
Barnaamijka Cunto karinta-  Samaynta Keegaga Casuumadaha
20:45
Barnaamijka Qaraaxo oo ay marti ku tahay Habboon.
26:42
Ставь ❤️ и подписывайся 🔥
0:14