Тёмный

Tartanka Cunto Karinta ee DHADHAN 2021 Wareega 1aad Tartanka 1aad | Bisha Ramadaan | Astaan HD 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 79 тыс.
50% 1

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2020

Опубликовано:

 

12 апр 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 173   
@BulshoSomali
@BulshoSomali 3 года назад
Ma ihi ajaanib ee waxaan ahay dhiigiina 🇸🇴Waxaa idinkaga bahanahay Tagero walalaheyga ❤️Si aan ugaaro Hadafkeyga sare❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴one love ❣️Waa halmar oo AAd tabato lakiin Aniga wax weyn Ayee itahy ❤️🙏🙏🇸🇴🇸🇴❣️ Ramadan kariim
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah tabarakallah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah
@zeyzeyali323
@zeyzeyali323 3 года назад
Mxa waye burka bacda kujiro wa iceebeeseen astaan burka caagad iiga so shuba😅🧡🙏
@Xanfresh11
@Xanfresh11 3 года назад
😂😂😂
@nacimamohamed7120
@nacimamohamed7120 3 года назад
Aad iyo aad
@abdiazizali1522
@abdiazizali1522 3 года назад
Bur caagad ku jira ma aragty adigu 😂🤣
@zeyzeyali323
@zeyzeyali323 3 года назад
Cabdi Aziz waxa fahmi kartid ma ahan adi🤣🤣🤣🤣jaw
@nacimamohamed7120
@nacimamohamed7120 3 года назад
@@zeyzeyali323 jwb gaaban kuna filan waa siisay
@mohamednuur3373
@mohamednuur3373 3 года назад
Waxaa su'aal iiga ah mala helayaa tartan qur'aan si Astaanteena uga muuqato meel walbo sida,lawada ogyahay Dad waxaanu nahy Qur'aanka ku fiican Waxaan idinka codsanaa marka inaad noo furtaan tartan qur'aan
@siciid3576
@siciid3576 3 года назад
Tolo wanagsan o khayr badan baad ku talisay wan rajayn inay qaadan donaan insha Allah
@mohamednuur3373
@mohamednuur3373 3 года назад
Insha,allaH
@mohamednuur3373
@mohamednuur3373 3 года назад
Hadde qaatan anagee sharaf noo thy
@hamseomar6885
@hamseomar6885 3 года назад
wow Masha Allah barnaamij aad u qurux badan walahi hambalyo from Hargaisa
@khadriinacooking8223
@khadriinacooking8223 3 года назад
Hargysa muu ka jiraa wlo waan ubaahnaayee
@sahrakoow288
@sahrakoow288 3 года назад
Talo musical waxan ku talin lahay in wax kale lagu badalo dad wadaado ah ayaa ku xiran oo jecleysan music yeeraya ramadan ka astan ah usameya ama nashiido bilaa music ah inshalah kheyr dhamantiin walahayga allaha nixafido.
@prencessamlona8501
@prencessamlona8501 3 года назад
😂😂😂😂
@queenofgame1050
@queenofgame1050 3 года назад
8.8k dawatay like maxa usaari waysay somali xasid yaaal
@Majk246
@Majk246 3 года назад
Lmao qosol aa iga dhamaade waxaan ma cunto karin ah
@farhiaabdikadir4262
@farhiaabdikadir4262 3 года назад
Cabdalle ma aheynoo magaciisa aaa! See cml qof dhan oo garsoor ah TV hor fadhiya waraaqda aa buundada ugu qoreeysid magaciisa waa in ey ku qoran tahay why do you need to ask. Cabdalle ma aheynoo magaciisa kulahaa 🤭🤨😜🙄
@ilhanmohamud4967
@ilhanmohamud4967 3 года назад
Pancake saliid laguma qaso qasabna maha lkn muhimadu waa in si fcn lo gadudiyaa
@afnanilwaad3067
@afnanilwaad3067 3 года назад
Masha alaah wilshena waan bogadinyaa guul darado micneheda mahan wax mataqanid balse wa nasiib xaga alle ka socotay guuuuuuuuuuuuuul muhand ve abdalla haytiniz devam et😊 Kii kalinta tartanka marku dhamdo kuso boxo ila so xiriir 😂🤭
@amira1438
@amira1438 3 года назад
waaw 2021 wilasha somaliye oo. cunto ku tartamayan masha alh wad dadashen hore usocoda waa lobahanyahy wilal meel iska soo saran oo cuntada karsadan hadhow carurtoda iyo xasaskoda u kalmeyan waa laga baxay waqtigi la alaha wilka jikada yusan galin wilka dhaqka udhaqa cuntada siya abaah
@sahrakoow288
@sahrakoow288 3 года назад
Manshaaallaah barnajka ugu wanaagsan mugdisho waa kan cunta carinta waa horumarka wadankena iyo dadaalka good astaan tv Manshaaallaah keep going.
@abdiazizali1522
@abdiazizali1522 3 года назад
Masha allh wan ka helay barnamijkan soo badiya 🙏🏻🙏🏻
@halimahussien1668
@halimahussien1668 3 года назад
Gar sorayaasha waa in ay ahaadan dad shef buxo ah walib qibrad u le h
@esyakitchen
@esyakitchen 3 года назад
Waa kugu raacsanahay
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 года назад
Wcs asta TV masha Allah tabrikllha wan ku faraxsanahay wilisheyna cunto kutartamaya masha Allah hor usocod wilisheyna Tahank You astan TV Ramadan Mubarak dhaman inta musli meel walbo joogtin waxan idin leyahay Ramadan karim ⭐🌙❤❤❤❤❤❤
@amalismail7772
@amalismail7772 3 года назад
Masha Allah waa loo baahanyahy inay wiilashu cuntada bartaan tartan galaan
@sabahmuuse1567
@sabahmuuse1567 3 года назад
Labadiinaba hanbalyo wiilal soomaliyeed😘😘😍😍❤
@asiaayman6744
@asiaayman6744 3 года назад
Astaan keep going iyo shaqaalaha barnaamijka qiimo leh
@sahraomar4517
@sahraomar4517 3 года назад
Wilasha daqiiqadaha u badiya dumarka la mid mahee shaqada wey ku yara culus tahee koley waa ra yigeyga
@madadaalotv24
@madadaalotv24 3 года назад
Waan kula qabaa fikirkaas abaayo.
@Malikahmed961
@Malikahmed961 3 года назад
Wan kula qabaa fikradaas
@mdmeelcad4526
@mdmeelcad4526 3 года назад
Maxum ra'yigaaga
@hodmanwarsame7086
@hodmanwarsame7086 3 года назад
Masha allah waa barnaamij fiican in masntay tartamsyaaan wiilal
@naagnool8113
@naagnool8113 3 года назад
Cabdalla labadiinaba qof le iska tageray qofkaa tagerayna aduu ahaa hampalyo abowe wa ku farxay guushaada🤍❤🙌🏿
@abdirisakaden9398
@abdirisakaden9398 3 года назад
M. A astaan tv hormar wangsan
@Khadija-bk2fw
@Khadija-bk2fw 3 года назад
Camarada cuntada halagu qabto plz Saxniga wax kujira ma aragno.
@hanaanmanaan7401
@hanaanmanaan7401 3 года назад
Mash allah keep going
@fay6834
@fay6834 3 года назад
Maasha Allaah Ramadaan Mubarak Kuligiin Insha'Allah Wiilasha somaliyeed aad baan Ugu faraxsanahay waan runtii fursad fiican wiilkii helaya somalidu ma yaqaanaan micnaha iyo arimaha uu leeyahay wiilka Wax Karin yaqaan boqolaal baa Gabdhaha ka fiican una noqon karta provisional cook, well done Aboowayaal
@tooyojr4648
@tooyojr4648 3 года назад
camerada cuntada iyo ingridianiska noogu qabta idinkoo mahadsan plzz
@abdirizaqhajiibrahim3409
@abdirizaqhajiibrahim3409 3 года назад
masha allah astaan kufraxsanhy muuqaladan okle wadanka in laga sameeyo waaba dhibsaday qarax maqalkiiseee
@najmoosman3910
@najmoosman3910 3 года назад
Abdulahi nice 👍
@tiktokcomments8339
@tiktokcomments8339 3 года назад
Idil dhaqtarad ayaan kuaqanay gormey macalimada cuntada noqoty manshaallah
@maryanyusuf6356
@maryanyusuf6356 3 года назад
Masha Allha Gula
@Qaali5
@Qaali5 3 года назад
M,a hore usocda wiilasheyna
@abdiazizali1522
@abdiazizali1522 3 года назад
Markan commentiga soo galo dadka like u sara ee aniga xa isin ladihin waa suale 😂🤣
@farduuzfarxaan3190
@farduuzfarxaan3190 3 года назад
Tartankaan sandki hore ayan ka qeyb galay anago gabdho bes ah mar kow naxdin 😂 marki danbe caadi iska noqde guul idiin rajena tartamayaasha✌
@asmadahir5177
@asmadahir5177 3 года назад
😂😂😂
@afnanilwaad3067
@afnanilwaad3067 3 года назад
Hada wa katagty cml wa festeenaa dheh😂
@mohamedabuotarik8672
@mohamedabuotarik8672 3 года назад
Masha allh
@najmamohamud3396
@najmamohamud3396 3 года назад
masha alllaha
@sabinaali2382
@sabinaali2382 3 года назад
Wow meesha cuntada lagu karinaayo waan ka helay m.a keep going
@rayyanawale4500
@rayyanawale4500 3 года назад
Wooow m.a wiilasheena
@mmadhhhsh7008
@mmadhhhsh7008 3 года назад
Intaa ugu badan waan is dhaafiyeey qab daran wuxu
@shamsomaxamed3845
@shamsomaxamed3845 3 года назад
M.a waa barnamiij xiso badanreally Dr idil Mohamed iyo nasra cadey m.a
@saaralajecley7564
@saaralajecley7564 3 года назад
Microphone ka naga hagaajiya pls 🙏
@zakiboy1991
@zakiboy1991 3 года назад
Mashiin maxaa loo siin waayay gacanta wax jiro maahan
@nuuraahmed5584
@nuuraahmed5584 3 года назад
Cuntada camerada ku qabta🥺
@abdiazizali1522
@abdiazizali1522 3 года назад
Maad ka daysid waa soone
@wadaqurux3
@wadaqurux3 3 года назад
Marka bankagr baa sanad wlba lagu tartanaa
@CoachAbdikuus
@CoachAbdikuus 3 года назад
Keep going ani aya ka maqan
@bushrahassan5438
@bushrahassan5438 3 года назад
Mash alah
@asmaciise9235
@asmaciise9235 3 года назад
Wilasha waan dhirigalinayaa masha Allah
@madadaalotv24
@madadaalotv24 3 года назад
Gabadha wariyaha ah waa in loo sheegaa kaamirada 1 2 iyo 3 mida markaas duubeeyso ama edit lagu sameeyaa
@haalmohamed8815
@haalmohamed8815 3 года назад
M.a intaa ka faaidy ama ka barty ka bdn wx kasta
@mahadmaxamed8452
@mahadmaxamed8452 3 года назад
Chef Ramsay miya furtey meshaan 🌙Ramadan KARIIM umadaa SOOMAALIYEED 🇸🇴❤
@mahamedamin8862
@mahamedamin8862 3 года назад
Ramadan Mubarak bro
@aisya6267
@aisya6267 3 года назад
Chef gordon ramsay ma shan ee waa soomali🥰🤗
@mahadmaxamed8452
@mahadmaxamed8452 3 года назад
@@aisya6267wanweydiinaya inusogarey Mogadishu chef Ramsey
@mahadmaxamed8452
@mahadmaxamed8452 3 года назад
@@mahamedamin8862 you too bro
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 года назад
mansha allh wiilashaan waan dhiiri galinaya horu socda wllhay
@ayaanjaamac1710
@ayaanjaamac1710 3 года назад
MAASHA ALLAH WLLHY WIILASHEENA SOMALIYEED HAMBALYO HAMBALYO LABADIINUBA WAA QARIIB IN LA ARKO WIILAL SAMEYNAYA CUNTO IDINKU WAAD KADUWANTIIN KUWAAS HORE USOCDA
@mariamabokor5071
@mariamabokor5071 3 года назад
qurux badana
@kadraali9180
@kadraali9180 3 года назад
garsorayaal fican keensada gabdhahaan mahan kuwa khibrad u leh cuna karinta ama shahaada ka heysta sidey ku noqon karaan garsorayaal cuno qof aan chief buuxa ahayn
@abdirahmankatar2134
@abdirahmankatar2134 3 года назад
Kkkkkkk astaan bashslkiina is kawada
@Mxriyaa
@Mxriyaa 3 года назад
Waan kula qaba🤣
@halimahussien1668
@halimahussien1668 3 года назад
Sax
@iskufilan8503
@iskufilan8503 3 года назад
Ma somalia shahado cunto laysku siiya ta kle nasra abtidod kumanan somali ah baa cunto ka barty RU-vid kasey ku jirta cidna shahado ugama baahna
@cadceed675tu9
@cadceed675tu9 3 года назад
Astaan Hormar wanagsan
@abdulkadirabdirasak3644
@abdulkadirabdirasak3644 3 года назад
Muhanad, waa nin qalbi furan.
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 3 года назад
Asc waxan odhan lahaa wiilasha cuntada samaynaya mic haloo xiro si'codkooda loo maqlo markay sualaha ka jawaabayan.
@user-qo9hn4ky3r
@user-qo9hn4ky3r 2 года назад
Bisha Ramadaan cibaado baa la gu tartamaa , cunto la gu ma tartamo ; waxa la rabaa meesha Ramadaan la gu gaaro in cunto la is . ka iloobo
@khadriinacooking8223
@khadriinacooking8223 3 года назад
Waxan rabaa si aan uka so qayb galo tartankan iyo inaan nasra la kulmo hargysana waan joogaaa isoo jawaaba sida uku dhakhsaha badan thank you
@user-jg9kn5mk1g
@user-jg9kn5mk1g 3 года назад
Kaamerada cunnada iyo mukawanatka cuntada kuqabtaa
@gabadhadeeqo6721
@gabadhadeeqo6721 3 года назад
🥰🥰😍😍😍
@salaadoxasan4749
@salaadoxasan4749 3 года назад
Gacmaha kow iska dhaqa kadib hosha bilaaqa
@canabetacadey702
@canabetacadey702 3 года назад
Muhanad Wuu sameye Wuu iska dhaqay wuuna dhaqay alaabta 👏🏼👏🏼
@suniitaahajji3918
@suniitaahajji3918 2 года назад
Naagta u naxariista wiilal waaye ku heyso waxaan iney xirfad yihiin ma oga miya
@wallbashka1496
@wallbashka1496 3 года назад
M.a
@faraxsaninaosman6152
@faraxsaninaosman6152 3 года назад
Meesha ciyaarta kala taga asxbey garsoorka fataalenimo ayey meesha ku hayaan
@habibamohamud8798
@habibamohamud8798 3 года назад
Pancake saliid lagu darayo? cholesterol yuusan idinku dhicin guudiga waa in ee cuntada caafimaadka laga helo ha ku da’daalan
@shukrimohamed7899
@shukrimohamed7899 3 года назад
meshe cuntada ku karinayan camera ku xira si an u aragno waxe isku darayan ama samenayan
@sagalabdinour9819
@sagalabdinour9819 3 года назад
War wilasha halay raadiyo 😂😂
@minamohamud9896
@minamohamud9896 3 года назад
Xalimooyinka hala kala sikiyo wadadka dgexda fadhiisaya astaan barakakalah
@neehageediofficial6119
@neehageediofficial6119 3 года назад
Dhanka nadaafda cabdlle m.a wye
@hamsa1018
@hamsa1018 3 года назад
Maxaa u soo bandhig weyseen cuntada si loo arko wixii la sameeyay
@shshss1192
@shshss1192 3 года назад
Yaay awalba cabdullahi ba is dhahy wu keenaa ...ani bi eheed ina la i keeno pancake saxda wa aqaana 🤣🤣😅 plus said bi u jilciyeen cajiinka wa inuu is haystaa
@bisharofreestyle
@bisharofreestyle 3 года назад
Wiligay ma maqalina Pancake 🥞 lagu qasayo salida Somali style miya caadi maha
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 Год назад
Me too🥺
@asmacumarelmi6955
@asmacumarelmi6955 3 года назад
Waxaan jecelahay inaan ka qayb galo Halke lagala xidhiidha
@madarasaddaqurankamahiriya2306
@madarasaddaqurankamahiriya2306 3 года назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته KUBARO QUR'ANKA MUDO KOOBAN KANA FAA'IDAYSO BISHA BARAK RAMADAN. Kuso biir groupkan hoose👇👇 chat.whatsapp.com/KO2FimEYgsn52SAuvIjMiN
@nourali6478
@nourali6478 3 года назад
Custard ka waalagu dara pancake khalad maaha
@Big_bro_issa
@Big_bro_issa 3 года назад
Wax walbo oo waa beelo lkn mic gaan oo FM kiisa khiikhda ku haayo xanuun eh
@esyakitchen
@esyakitchen 3 года назад
1. Astaan tv marka hore naga daaya music kaidinku raaliya 2. Pancake saliida hada ku qastid haku dubin Hadadan ku qasina waad ku duban karta bakin kana waad ka maarmi karta waana ku darsan karo . Somaliyey idinkana iso jawaaba sidee u taqanan yaab badna gabdho idinkina si fican noga saxa idin ko raliya .
@kowtharally2911
@kowtharally2911 3 года назад
Pancake saliid in lagu qaso muhiim ma ahan dadkan ayaga cuntada si qaldan uso barteen wayabanahaybo😳
@esyakitchen
@esyakitchen 3 года назад
@@kowtharally2911 Yaabnay walaley mcney
@muunawarsme2116
@muunawarsme2116 3 года назад
inta u jeedo inay is dagalsanyihin nasro iyo idil like
@maimunmohammed1
@maimunmohammed1 3 года назад
Been badanida bisinkee
@xafsaxafsa7154
@xafsaxafsa7154 3 года назад
Kkk run waye
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 3 года назад
Wayba isla hadlooyaane secml dhagte wax iskugu shegshegoyan bee maxay issku dagalen adi ma og sister
@ridwaanibramoallim5395
@ridwaanibramoallim5395 3 года назад
Xan malaga weynaado miyaa? 🤔🤔
@umuyusraandyahye4380
@umuyusraandyahye4380 3 года назад
Plse dadka bur yar udiyariya ileen garasho malaha ee halayar kuqastaan
@rayaanabdullahi9674
@rayaanabdullahi9674 3 года назад
micrafonka iska hagajiya wah
@khasidaaabdirahman9960
@khasidaaabdirahman9960 3 года назад
kkkkkkk gudiga gooaminta ayagab bahan maaistir malxwaxi waab dhameyen lkkk
@omarofficial2284
@omarofficial2284 3 года назад
Hhhh cunta idiyaari mesha
@mss_lacag
@mss_lacag 3 года назад
Meesha haday nasro joogto wa bas inay ka maqantahay sanadkan ayan moodayay waayo waxay tagtay Turkish
@zaprina8142
@zaprina8142 3 года назад
Abdillahi hnblyo mgca ninkygu wataa inuu cookar noqdan rajeenaya😂
@qadroxaaji5671
@qadroxaaji5671 3 года назад
Hhhhhhh
@imaammaxamed7845
@imaammaxamed7845 3 года назад
😂😂😂😂😂😂
@mlover0740
@mlover0740 3 года назад
guddoga dhadhamiska cadey u qadeynayaan wah😂
@zakariyeyusufali8349
@zakariyeyusufali8349 3 года назад
jikada iftiin wax yar halagu daro jaalayaal
@ifrahjama630
@ifrahjama630 3 года назад
Magaran waxa Tartanka u qabateen wan yaabanay ee mayiila araagteen waxay Aheed in aad Natuustaan waxay karsheen wayi Cunee base mayii natuusin naatusaan
@saqiqa
@saqiqa 3 года назад
Dee cambuulo hala kariyo ma iska dhahan pancake kulaha 😂😂😂
@tiktok-ko9ow
@tiktok-ko9ow 3 года назад
Kameramanka dhagahoo naka xanujiyey 😡
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 года назад
🙉So kariya oo nokeena🙇😋😎😊😍
@libaratekaahiyo3467
@libaratekaahiyo3467 3 года назад
Asc walaal waxaad samaynaysaan waa waxa fiican lkn waxaa meesha ka maqan wax aysamaynayaan wiilasha waxay ahay in wariya wiidiyo sida ay iskugu dardarayan sida dadka kale faaiidaystan
@nasrocali1250
@nasrocali1250 3 года назад
Kkkkkkk
@mazla870
@mazla870 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mobemo7243
@mobemo7243 3 года назад
Pancakes kulahaa walaalayl naga Daaya cunta gaaled ka at least bariis iyo bastadeena inogu tuura lol
@imtheshit9388
@imtheshit9388 3 года назад
Baris iyo pasto mada leh
@xafso3612
@xafso3612 3 года назад
Cunto Kariska barta waxee idin anfacaysa markaa qurbaha imaadan
@cnasir15
@cnasir15 3 года назад
Kuwa judge-ka ah waxay yaqaanaan oo kaliya one way oo pancake-ga loo sameeyo markaasey dadka dhibcaha ugu jaranaayaan. Hada Google garee, waxaa arki doonta dhowr nooc/qaab oo loo sameeyo pancakes. Saliid in lagu daro qasab ma ahan. Mida kale, kasar maxaa laga wadaa? Mise English lagu dhahaa?
@faisadahir4686
@faisadahir4686 3 года назад
Labniyad waaye huuno wa muhiim sald ama subag waa lagu qasaa ee kor wax loogama daro
@cnasir15
@cnasir15 3 года назад
@@faisadahir4686 Thanks, labaniyad ayaan u garanaaya. Mida kale, qasab maba ahan in saliid ama subag lagu daro marka la qasaayo. Dhowr nooc ayaa jirto oo loo sameeyo pancake-ga. Lkn asxbtaan hal qaab bes ayee yaqaanaan kaas ayeena dadka ku imtixaaneen --ula jeedkeyga intaa ayuu ahaa.
@ilhanmohamud4967
@ilhanmohamud4967 3 года назад
Wlh ana la yaabe marke dhahde maxa salid ugu qasi wese qasab maha pancake in salid lagu qaso marki la dubo a xooga butter korka laga sara meshaan garsoore majogo
@caaqilyare6416
@caaqilyare6416 3 года назад
Bankeek malaxwax lee moohoo maxaa waye saliida larabo in lagu qaso ?
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 3 года назад
School aa dhigtay qeebta cunta karinta nolama barin xitaa saliid laguma dubo subagaa lagu dubaa
@caaqilyare6416
@caaqilyare6416 3 года назад
@@naimamohamed1822 waa runtaa subag ayaa lagu dubaa lkn tan iga yaabisay ayaa ah in lagu qaso saliid😎
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 3 года назад
@@caaqilyare6416 waa qalad vanille bur sokor cusba yar iyo ukun sasa nolabaray subagna lagu dubo waligey mamaqal salida lagu qasaa 😂😂
@user-im9kn4gy1p
@user-im9kn4gy1p 3 года назад
Meshan dadka fadhiya horta mayihin kuwo soo bartay cunna karinta Mesi waa cilmi xaafadeed io youtube😑
@hamsa1018
@hamsa1018 3 года назад
What is the wrong guys
@lamayaqaan1280
@lamayaqaan1280 3 года назад
Cuntada sidey ukarinayaan iyo adeega ee isticmaalayaan natusa ama videoga Soo gaabiya astaan sidan Waa boring inaa isdhaafino baa nagu kaliftaan
@adenibrahim4717
@adenibrahim4717 3 года назад
Asc bahda Astaan tv salan kadib waxan raba inan kaqeyb galo tartanka cuta karinta number keyga 0769120515
@lamayaqaan1280
@lamayaqaan1280 3 года назад
Dadkan garsoorayaasha ah baa barnaamijkaan inacsiiya siiba tan madow hadana pancakes qof walba siduu rabuu usameyn karaaa wuxuu ku darsanayo lama judge gareeyee dhadhanka judge gareeya qibradiina cunto karinta Waa xoogsi 😂
Далее
I Missed With The Bottle😂
00:12
Просмотров 3,5 млн
Epic Reactions 😂
00:33
Просмотров 2,3 млн
Who Can Break Most Walls? Ep.2 | Brawl Stars
00:26
Просмотров 1,7 млн
Inteeh  aad ney ❤️
9:05
Просмотров 15 тыс.
I Missed With The Bottle😂
00:12
Просмотров 3,5 млн