Тёмный

Toban Ganacsi oo aad ku bilaabi karto wax ka yar 500 Doolar (Macluumaad Ganacsi) 

MARACADDE SHOW
Подписаться 669 тыс.
Просмотров 82 тыс.
50% 1

For More Information Contact Falanqeyntube@gmail.com

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 72   
@yasminhassanmohamed5824
@yasminhassanmohamed5824 5 лет назад
Tankaleeto wllkey wlhi maskaxdeeda waxa project ama mashruuc ganacsi ku jira ee aan dhaqaalo uwaayey ilaah uun og tankale hadaa meelahaa hori maray joogi lahaa mashruucyadeedaa lacagaa siisan lahaa wlhi iska xaal adduun uun insha allaah kheyr uun noqon wlhi tankaleeto lataliye ganacsi xataa waa noqon karaa wlhi aad ugu dhoon daloolaa ganacsiga meela fogfogna waan ka eegaa baahi kasta oo macmiishu qabto ama xaalad kasta oo jirta xalkeedana waa keeni karaa wlhi lkn maihi ani qof bartay cilmiga BBA lkn aad Baan Hada Uxiiseeyaa Lkn Qof Bachelor Degree Ah Ahay Waxaana Bartay Cilmiga Education ama Macalinimada insha Allaah Waxaa Rajeenaa inaa noqdo qof ganacsado ween ah oo laga danbeeyo magac iyo maamusna bulshada dhexdeeda kuleh insha allh
@nooromar8982
@nooromar8982 5 лет назад
Asc walal hadaad hayso fikir ganacsi waxaad laxidhiidha qof aad kulalsoon tahay ood isleedahay wuukabixi kara hawsha, sidaana uga mid noqo shirkada
@AbdalleFuaadAbdi
@AbdalleFuaadAbdi 5 лет назад
Waxaan kugula talinyaa inaad fikiradada company usoo ban dhigto haday mashuur wyn yihiin wixii oo cilmiyeysan ood baadhay markaa dadka ula tag hadii mashruucu uu yarhay aduu hayso dabadeed markaad jaamacada fhamayso uu ilaahay wax ku siiyo aduu tijaabi ok
@Cabdirisaqabdilaahimuuse-qp9xe
@Cabdirisaqabdilaahimuuse-qp9xe 5 месяцев назад
Saaxiib guulayso I.n heerkaaga waa gaadhi mar uun❤
@yasminhassanmohamed5824
@yasminhassanmohamed5824 5 лет назад
Wllkey cashar nooga soo samee sida goaan loo qaato qorsho nololeedna loo sameesto plz insha allh😘😘😘😘😍
@sharmakeahmedibrahim194
@sharmakeahmedibrahim194 5 лет назад
Sxb dhalinyada maad usheegtid inay jiraan wadooyin kale ee technolyada sida web designer , web devloper , android devloper
@yool-kaas3598
@yool-kaas3598 5 лет назад
M.a wa fikiro fiican wllo alaha ku sharfo
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 5 лет назад
Walaal subscribe iigu caawi
@suldangroupofmedia3253
@suldangroupofmedia3253 5 лет назад
Mahadsanid bro wa fikrad Wacan
@zakiboy2792
@zakiboy2792 3 года назад
Thank you brother for sharing this message with the community❤
@altoclips1453
@altoclips1453 3 года назад
Waxana ahy nin dhalinyarra manna awoodo inta oo dhan waxana iga go,n inan ganacsi bilaabo Waxbarashanna waan dhigtaa
@aragsanhirsi3366
@aragsanhirsi3366 5 лет назад
Mashlllaah waa fikiro fcn mashlllaah wallo
@ayaanleayanleilyas8679
@ayaanleayanleilyas8679 5 лет назад
maracade hore uso bro
@aaminocadow5706
@aaminocadow5706 5 лет назад
Asc maracde show aad bad umahadsantay jzakallahu qeer wll
@faysalcadde1123
@faysalcadde1123 5 лет назад
Sxp mvn arin ayaa kaaga baahnaa
@faysalcadde1123
@faysalcadde1123 5 лет назад
Walhi waa fikrad wangsan pro
@MohamedAbdi-d6d
@MohamedAbdi-d6d Год назад
My teacher very important
@dhacdotv9426
@dhacdotv9426 4 года назад
Maracadoow sxp soo badi muuqaaladan waayadan waad ka tagtaye
@fatimasheikh7857
@fatimasheikh7857 5 лет назад
Shukran wajazaakallaahu khayrka jazaa
@xogsidechannel8548
@xogsidechannel8548 5 лет назад
Xigasho Zakariye cabdulaahi
@xaawocabdiraxmaan3043
@xaawocabdiraxmaan3043 5 лет назад
Masha allah wllkey
@somaligemes2860
@somaligemes2860 5 лет назад
Hore usoco zxb
@manuelcatlla538
@manuelcatlla538 5 лет назад
saaxiib wahad sanid waan ku dhaqaaqayaa
@khaalidbosskah3855
@khaalidbosskah3855 5 лет назад
Website-yadda wax laga faaidi Karro sidoo kalena buugta si free ah looga helo nala wadaag saxiib.
@MARACADDESHOW
@MARACADDESHOW 5 лет назад
@Khaalid Waan soo baarayaa waana idinla wadaagayaa Insha allah
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 5 лет назад
Walaal subscribe iigu caawi
@umulkheyrumulkheyr1222
@umulkheyrumulkheyr1222 4 года назад
Ilhaan books ayaa kamid ah
@umuamiinumuamiin3894
@umuamiinumuamiin3894 5 лет назад
Masha allaah
@allowjinadinageyaniandcade408
@allowjinadinageyaniandcade408 5 лет назад
Masha allh wlky
@abdialasow6277
@abdialasow6277 3 года назад
Masha allah Shukran sxb
@danahedkufilanedabsan4396
@danahedkufilanedabsan4396 2 года назад
Maanshllh thanks wlalky
@abdiali1977
@abdiali1977 2 года назад
Thank you my brother
@halimasheikhmohamud547
@halimasheikhmohamud547 2 года назад
Tnkz Pro I will do this
@maslahmohaali4786
@maslahmohaali4786 5 лет назад
Home teacher baa i an facaya Thanks
@wadaniyadareeryuusuf3438
@wadaniyadareeryuusuf3438 5 лет назад
First
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 5 лет назад
Walaal subscribe iigu caawi
@rashkapoyrashkapoy6519
@rashkapoyrashkapoy6519 3 года назад
M a wll alaha kusharfo indhahad ifurty
@shaaficimaxmed2519
@shaaficimaxmed2519 5 лет назад
mahadsanid
@clcasiismario73
@clcasiismario73 4 года назад
Thankz
@libanlcc1805
@libanlcc1805 4 года назад
Guul
@maahirdcumar3680
@maahirdcumar3680 3 года назад
Wll hadee macquul tahay wxn rabay arin iga caawiso sidee isku heli karnaa xage kala soo xirira
@sharmakeyuusuf9215
@sharmakeyuusuf9215 3 года назад
Sidee website loo sameyaa
@gufaacoiyoroobchannel9454
@gufaacoiyoroobchannel9454 5 лет назад
Mahansanid maracadde waxaad noo saxday yoolka waanu shaqo tagaynaa hadda
@muhsinyare648
@muhsinyare648 4 года назад
Really
@kabadagechannel9791
@kabadagechannel9791 5 лет назад
Ebaraa tahay
@mohamedabdullahi5708
@mohamedabdullahi5708 3 года назад
Soomaaliya meel carruur lagu haayo màjirtò!
@bushrodiamon122
@bushrodiamon122 5 лет назад
wllo aniga madada xisaabta wan mecbhy iyo chemistry physic l hadana science ayaan ahy oo arts marabo mxa smeya🤔🤔🤔
@muktarmohamud8094
@muktarmohamud8094 3 года назад
Aniga ayaa ah Macalin kusoo shaqeye biochemistry ee ila soo xiriir walal wan kaa caawiniye Inshaa Allah
@bushrodiamon122
@bushrodiamon122 3 года назад
@@muktarmohamud8094 xgee lagaala xidhidhayah
@muktarmohamud8094
@muktarmohamud8094 3 года назад
@@bushrodiamon122 WhatsApp no: +254724273688
@9kgamer227
@9kgamer227 3 года назад
Asc
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy 3 года назад
War yaa dadka ha wareerin
@abdulkadiromar583
@abdulkadiromar583 4 года назад
mahad sanid sxb maracade
@abdinasirahmedabdi4689
@abdinasirahmedabdi4689 5 лет назад
Masha sxb sare
@hamdihhussen8495
@hamdihhussen8495 4 года назад
mashllh wallo
@iloveyoumama8489
@iloveyoumama8489 5 лет назад
Webka buuga free noo sheeg wllo
@umulkheyrumulkheyr1222
@umulkheyrumulkheyr1222 4 года назад
Ilhaan books ayaa kamid ah abayo
@Mohamed_official_96
@Mohamed_official_96 2 года назад
Sideen ku bilaabi karaa
@ayajama84
@ayajama84 4 года назад
Kamahelin
@aaminamaxamed5160
@aaminamaxamed5160 3 года назад
Iga so qabgaliya
@nadiiramohamed494
@nadiiramohamed494 5 лет назад
Fikrad dhaxal gal ah
@bashiirsaleban1358
@bashiirsaleban1358 3 года назад
mahad sanid maracade
@MohamedAhmed-yf5gp
@MohamedAhmed-yf5gp 3 года назад
Beenta
@princesspalqisa2423
@princesspalqisa2423 3 года назад
Masha Allah
@nn-gc7hj
@nn-gc7hj 4 года назад
thank u
@nadiiramohamed494
@nadiiramohamed494 5 лет назад
Masha Allah
Далее
5 Fursadood Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.
12:48
Просмотров 92 тыс.
GANACSI LACAGO YAR KU BILOW - STREET FOOD BUSINESS
9:07