Тёмный

Uur-kutaalo 😭 || Qiso aad u xanuun badan 

ILEYS
Подписаться 133 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

KANAALKEYGA 2AAD👇
/ @qisooyin-channel
CONTACT ME:
INSTAGRAM👇👇
ifiyenuur?igshi...
Facebook👇👇
/ ileyschannel
#ileys #ileyschannel #kanaalkaileys #ilays #qiso #Qisooyin #Qisooyinka_carabta #Qiso #Dembibaaris
kanaalka ileys
ileys media
ileys official
ileyska dunida
aqoon iyo ileys
Qisooyin
qisooyin dhab ah
qisooyin 2023
qiso cusub
dhacdooyinka caalamka
Ileys channel
qiso afsomali
afsomali sheeko
sheeko cusub 2023
kanaalka qisooyinka
qiso jaceyl oo dhab ah
qiso dhab ah
Qiso run ah
qiso macaan
qiso cajiib ah
qiso muruga badab
qiso layaab leh
qiso cibra qaadasho leh
qisooyin diini ah
qisooyinka quranka
qisooyinka somalida
qisooyinka caalamka
qisooyinka soomalida
Qiso xanuun badan
qiso caalamka
Qisooyinka saxaabada
Qisooyinka ragga
Qisooyinka dumarka
Qisooyinka dunida
Qisooyinka dadkii hore
Qisooyinka soomaalida
Qisooyinka taabiciinta
Qisooyinka carabta
Qisooyinka yurub {europe}
Qisooyinka mareykanka { USA}
Qisooyinka latin america
Qisooyinka africa
Qisooyinka geeska africa
Qisooyinka culumada
Qisooyinka nolosha
Qisooyin faaiido leh
Qisooyin xiiso badan
Qisooyin xiiso leh
Qisooyin waxtar leh
Qisooyin nolosha kuu ifinaya
Qisooyin noloshaada hormarinaya
Qisooyinka guusha iyo hormarka
Qisooyin dhaqaalaha
Qisooyinka fanaaniinta
Qisada fanaanka
Qisada abwaanka
Qisada soomaalia
Qiso somalia
Qiso af soomaali
Qiso dhiiri gelin ah
Qisada wiil soomaaliyed
Qisada gabar soomaaliyeed
Qiso cusub 2023
Qiso macaan 2023
Qiso cajiib ah 2023
Qiso xanuun badan 2023
Qiso jaceyl 2023
Qiso layaab leh 2023
Kanaalka qisooyinka
Channel of stories
Story channel
SOMALI STORIES
somalia's story
Qiso murugo badan 2023
Qiso jaceyl oo dhab ah 2023
Qiso cabsi badan 2023
Qiso cabsi ah
Qisooyin cabsi badan 2023
Qisooyin cabsi leh
Qiso farxad leh 2023
Qisooyinka maafiyada
qisooyinka tuugada
Qisada hogaamiyaha
qisooyinka madaxda
qisoiyinka dilaaga
qisooyinka dilalka
qisooyinka dembibaarista
qisooyinka carabta.
dhacdo xanuun badan
dhacdooyinka caalamka
dhacdooyinka
dhacdooyin
dhacdooyinka dunida
dhacdo cusub 2025
INTAAS WAA QAAR KAMID AH TAGGS-KA AAN ISTICMAALO WAANA FREE OO WAAD ISTICMAALI KARTAA, QOF ADAG AYAADNA TAHAY HADAADBA MEESHAAN SOO GAARTEY😄 BY BY BY

Развлечения

Опубликовано:

 

23 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 482   
@user-fy2on4mj6e
@user-fy2on4mj6e Месяц назад
wllahi waligey qiso la iiga sheekeeyay mala ooyin lkn wllahi caawa waan ooyay🥺🥺🙏🤲🏼💔💔💔
@mssdiamond1544
@mssdiamond1544 Месяц назад
Hindigaad badsatay niyow 😂
@Munaismacilclaahi
@Munaismacilclaahi Месяц назад
@@mssdiamond1544 😂😂😂😂
@Zayba945
@Zayba945 Месяц назад
Adu ma ooyin miyaa😂😂😂😊 1:47:19 ​@@mssdiamond1544
@Munaismacilclaahi
@Munaismacilclaahi Месяц назад
Wlhi Anba wan ooyay Qisadan maskaxdayda kama baxayso subhanallah 😭😭
@user-fy2on4mj6e
@user-fy2on4mj6e Месяц назад
@@mssdiamond1544 waan ba necbahay film hind lkn wax lala ooyo way thy gabar aabaheed laga qarsaday markeey soo caqliyeysatay aan raadin iskaba dhaaf iney raadisee isagoo ay u jeedo in la dilaayo aabaheed inkirtay kadibna intuu qalpi jabay ku guurguurtay meeshey taagneyd jeceel uu uqabo (xasuuso waa iyadii inkirtay hade )
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko Месяц назад
Yaa jecel nabiga 😭🤔💎
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@user-sg8mf9uj6i
@user-sg8mf9uj6i Месяц назад
صلى الله عليه وسلم
@FatumoMohamed-vc5te
@FatumoMohamed-vc5te Месяц назад
Scw
@rahmoahmed6756
@rahmoahmed6756 Месяц назад
Scw scw scw
@DuniyaCabdi-xl7st
@DuniyaCabdi-xl7st 29 дней назад
Scw scw scw
@WalyHassan
@WalyHassan Месяц назад
Hayee carabtu xuma oo ba'ana ilahaw adaa mahad leh oo somali sharaf leh iga dhaliyay waayo somali qabiil ha isku layso ha isnacdo lakiin waxan oo kaleh ee xayawaanimada ah kama surtawdo waleh waa yaab Somalidu: 1) way isku damqatt 2) wayna is karameeyaan 3)qofkale sharaftiisa inay dhulka lagalaan way ku yartahay Marka laga yimaaddo qabiilka xatta laba qof oo laba qabiil oo isdagaalsan kasoo kala jeeda waxaan kama surtoobal inay ku dhaqaaqaan ❤❤❤❤❤ I LOVE SOMALI ❤❤❤ 🇩🇯 🇩🇯
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 23 дня назад
Waa kadhacdaa oo nin kii gaalkacyo ilmaha iyo xaaskiisa ilmaha abtiyaashood udiiden ilaa uu umada usoo bandhigey
@farhanmuhamed4189
@farhanmuhamed4189 Месяц назад
War ifiyow ani quf calol nugul ahy ee qisoyinkan carabta calol xuma kaqadha ee kuwa xarfanta igu socda ee kuwas ino sobadhi lee.... kuwan like ayey igu leyihin moye wax kale igu malahan
@NimcoCnuur
@NimcoCnuur Месяц назад
Illahay cimrigaaga hadheereyo Illahay janada hakaaga farxiyo Illahay hakuu naxariisto adun iyo akhiro Awlad baariyala illahay hakusiiyo Illahay xaas baari ah hakusiiyo Plz and plz noosobadi qisooyinkan dheer dheer😢😮
@user-cf5wm9gk4r
@user-cf5wm9gk4r Месяц назад
Qisooyinki an jeclaa
@ffarxaanofficial
@ffarxaanofficial 13 дней назад
ilahay ha unaxariisto ilahay danbigiisa ha dhaafo dulmane ahaa wllhi wll nosoobadi qisooyinka dha dheer adna ilahay hakaa jasaa i siiye waa noo xiiqdaye 🙏
@abdinasirabdulle5491
@abdinasirabdulle5491 Месяц назад
noo so badi qisooyinkaan dhaadheer legend
@white-eyesbluedragon1767
@white-eyesbluedragon1767 19 дней назад
Codkaaga markaan maqlo waan qoslaa bravooo Ileysoow🎉🎉🎉
@AxmadCali-rw4nk
@AxmadCali-rw4nk Месяц назад
Wlhi ilinta iga dhamaaday tan qiso wey dhaftay😭😭🥹
@user-hj5iw6yb5h
@user-hj5iw6yb5h Месяц назад
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AnisoMaxamed-iw8lx
@AnisoMaxamed-iw8lx 16 дней назад
Saasaa rabaa😮😮😮❤❤❤
@istarcali7365
@istarcali7365 27 дней назад
Waa ilmeeyey
@KhaalidMohamed-po8bi
@KhaalidMohamed-po8bi Месяц назад
Wllhi wan farxaY markan zida u arkaY thank cHp ❤
@abdulrahmanmursal1615
@abdulrahmanmursal1615 Месяц назад
Waa qisadii 3xaad Aan la ilmeeyo Intan ku xirnaa ileys alla inaas iyo family keeda xumaayeena nida na haka reebin taajirkii guriga ka gatay cabdinasir iyo dhaman inti maxkada so xaadirtay la tacaadhuftay Osama noolada intay nololi jirto Osama waynaha hakuu naxriisto AAMIIN.
@ibrahimmahamed5204
@ibrahimmahamed5204 Месяц назад
Caawa oo dhan baan Sugaayey Wlhi inaan seexdo marabi anoon Qisoyinka iley ama ifiye dhageysan 😊❤
@hamdaabdirizak4732
@hamdaabdirizak4732 Месяц назад
Awal laba qiso ayan dhagysan jiray lkn manta dhawr shaqaan ku qabsaday qisadan thnks ilays😊
@amranali6867
@amranali6867 Месяц назад
Qisoyinka carabta wlhi waanba ku heystaa
@sidikhapdi
@sidikhapdi 25 дней назад
😢😢qiso way dhaftay tan quluubtayda ayee gilgishay❤❤❤ video tada sidaan udheer baan rabnaa sxb LTS GO🎉
@sunrise4459
@sunrise4459 27 дней назад
Soo daa qiso DHEEEEEER
@mona-xq4sj
@mona-xq4sj Месяц назад
Waad Kaga dhabaysay❤👌👌
@Sim4neyy
@Sim4neyy Месяц назад
Allahu akbar walee tan qiso wey dhafteyy xanuun badana oo cajibsana🥹😢💔😪
@nastehojamal9054
@nastehojamal9054 Месяц назад
Horaa looyiri nimaad dhashey kumadhlin😢😢😢
@nasrayasin1378
@nasrayasin1378 23 дня назад
Usaame ilaahay ha unaxariisto 😢
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 Месяц назад
Qisooyinka dhaadheer waa jeclahay waayo sidaan udhageysahaayaba goirtaan kadhexbahay howlmaalmeedkeyga mabagaranaayo❤️👏
@user-gz4jd6xf4q
@user-gz4jd6xf4q 25 дней назад
Warkaasaa i maraayo ❤ManshaAllah ❤ManshaAllah ❤
@barwaaqohajjiahmed2014
@barwaaqohajjiahmed2014 Месяц назад
Walhi wan ilmeeyay ax qisada dhadheer wajeclahay❤
@MK-cl3uu
@MK-cl3uu Месяц назад
Wa Qiso uur kutaalo ah 😢😢
@fadumashaadan1248
@fadumashaadan1248 21 день назад
Allah hooyoyw ohin baa idishey😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@SmilingBicycle-gu3ye
@SmilingBicycle-gu3ye Месяц назад
Wlhi qisadan markaan dhagaystay iskadaa inan ilmeeyee wxn ka qoomameeyay dhagaysigeeda waayo wxn awoodi waayay in aan jawi gayga saxo wlhi anoo caadi iska dhigle uun arkayaa in aanan awoodin usaame aduunka ciqaab waad ku matay illahay aakhirona illahay ha kuu dambi dhaafo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@saidabdi73
@saidabdi73 Месяц назад
Good libaax shaqo fican ayad qabaty
@maankadeeqa3046
@maankadeeqa3046 Месяц назад
😢😢😢😢😢😢 xanuun badanaah aalaha u naxariisto osama allha ka raali noqdo abdinasir 😢😢😢😢
@Naagnool124
@Naagnool124 Месяц назад
Qiso way dhaaftay wallaahi
@MariaKamaal
@MariaKamaal Месяц назад
Haa waa jeclhay sidan again Lee ❤ waa qiso xanuun badan 😢
@user-gy4ls7im5h
@user-gy4ls7im5h Месяц назад
Qisooyinkaygii qiso ka xiiso badan wali ma arag ka xanuun badan ka dheer ka macaan ❤❤ Dhanka kalena codkii ifiye m.a ❤
@hassanegeh7232
@hassanegeh7232 Месяц назад
Very 😢 sad story 😢 walaahi
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 24 дня назад
Subxanallah ' Dadka qaar qalbiga modobaday illahow sidas baa ka magan galay in aan dadka ku sameyo
@user-pq2hw9me6k
@user-pq2hw9me6k Месяц назад
Saaxiib hacker soogali❤❤
@zamil2024
@zamil2024 Месяц назад
Kuwii hore ku cesh cesho adu 😂😂.
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO Месяц назад
Wlahi wa qiso xanun badan mahadsanid walal ifiye
@Xalimo421
@Xalimo421 9 дней назад
Sheeko xanuun badan😭Lacagta badan wa Lagu kibra,Bal ninkaas inteey xumeeyeen.Asaga na waxan uga yaabay inu dulmi ku dilo caruur iyo dad an waxba galabsan.Waxa la rabay inu ku waano qaato dulmiga lo geystey.Gabadha uu intaas u marey iyo hadalkey ku hadashey. Iney ka aamusta fiicneyd.Nimad dgashey kuma dhalin wa run.
@Neyma884
@Neyma884 18 дней назад
Wlhi wan la ooyay qisada aabahas iyo gabadhu siday u qalbi adagthy ax😢😭💔
@najmamaxamud64
@najmamaxamud64 29 дней назад
Weyxanun badantahay wallhi waan la ilmeyay pro lkn halmid sahib Qisoyinka jinka Ayaan jeclahay zxp isoday waan kusuga ifiye 😊❤ barasho wanagsan mgc waa maxamud
@CrahmanFarah-xq9qm
@CrahmanFarah-xq9qm Месяц назад
Ala ilahayoww unaxariiso usaame😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hibaqali3456
@hibaqali3456 Месяц назад
Waan xiisay qisooyinkan
@phathiaomarmustafa1664
@phathiaomarmustafa1664 Месяц назад
Waawarey 2saac iyo 20 daqiiqo🎉❤
@abdirahimahmethashi924
@abdirahimahmethashi924 Месяц назад
Iyo 10 second
@dansheeg
@dansheeg Месяц назад
War ifiyow saaxiib qisooyinka dhaadheer ee carabta noogu dedaal walaal alle haku barakayee
@qadracalixasanqadrush2795
@qadracalixasanqadrush2795 Месяц назад
Qisoyinka dhaadher noso badi ifiye ❤😢
@zamil2024
@zamil2024 Месяц назад
Hooyooy ilmada ya IGA tira Marna wan sacabaynaya kaligay axya sheko 😮walahi inta danbe ee nasir dahab ma siisten. 🎉Waxaso dhan kanalkena ifiye aya naga mudan ano kursigayga ku fadhiya ayan salaan kuu saray golden voice IFIYE 🎉🎉🎉🎉
@ILAYS11
@ILAYS11 Месяц назад
Thanks wllky qali ah
@zamil2024
@zamil2024 Месяц назад
​@@ILAYS11 mahadsnid IFIYE. 🎉❤
@MaxamedMuxumed-io5dq
@MaxamedMuxumed-io5dq Месяц назад
Aad bey isameysay zxp xitaa maqadeyn oo wan ilameyey kumanan qiso oo sadokale ah na weyjiran wana kumahadsan tahey tabintada wll ifiye 😢❤❤
@sueabdourazak7909
@sueabdourazak7909 Месяц назад
Best story Keep going brother 👌
@suhuurqurux4541
@suhuurqurux4541 Месяц назад
ilaysow hada kadib biyahaaga iyo qaxwahaaga soo dhigo qisooyinka sidan udhaadheer noo soo badi 🥰 mida kale gabadha nidaa ladhaho ayaadaa qaldan waxay ahayd inay aabeheed raadsato madama ay qisada oodhan ogayd
@mukhtaaraxmed6036
@mukhtaaraxmed6036 Месяц назад
Tan isniinta ku shaqayagayaa inshaa llaha thnks bro walahi aad baan ugu raaxaysya wakhtiga shaqada
@user-tz3ul1dg1h
@user-tz3ul1dg1h 26 дней назад
Nabiga yaa jeceleeeeeeyyyy❤❤😂😂
@Ummu_Shuhadaa
@Ummu_Shuhadaa Месяц назад
Qisa maaha qisooyin waye wllhi 😭😭😭 alle ha u naxaristee Abu nidaa alla caasisanaa gabadhiisa oo qalbi adkaa 😢
@sacdiyosuusuuchannel2457
@sacdiyosuusuuchannel2457 Месяц назад
Masha allaah aad baa ujaclahay qisooyinka dhadheer❤❤❤❤❤❤❤
@Alijilibey
@Alijilibey 7 дней назад
Caloolxumu badanaa😢😢😢😢😢😢
@FawziaHussein-jr3hm
@FawziaHussein-jr3hm 28 дней назад
Wlhi waa qiso aaad io aaad umurugo bdn😢😢😢😢😢😢aad ban oga xumahy wxa kudhacy osame😢😢
@RamlaFarhan-qp6qv
@RamlaFarhan-qp6qv Месяц назад
Qisadaan iyadoo carabi rabaa isheeg ifiyow❤
@ImranAbdiOsmaniao
@ImranAbdiOsmaniao Месяц назад
Qisada markan bilaabay ku seexo ayaan is lahaa Lkn hada hurdadi ayaaba iga haaday wlhi 😢 aadbey u xanuun badanthy qisadan Usaame allaha u naxariisto 🥲🥲
@kowtharmohamud9871
@kowtharmohamud9871 Месяц назад
Alla maxay qisa aheyd waliba mid uur ku taala leh Usaame 🥲💔 Soo badi qisooyinka nooc yadaan ah Ileysow waa qisooyin masha allah ah oo cajiib run ahaan tii 🤔
@Xalimo421
@Xalimo421 9 дней назад
Ifiyoow mid Markaad oonto biyo ku keenta So xareey,Maxa cidlo ku dhigay Wiilkaas masha allah da ahayad tahaye.
@user-mp3oy4gv5u
@user-mp3oy4gv5u 23 дня назад
😭😭😭wlhi darenka waalid nimada wa mid cajiib ah waligey ma ooyin lkn manta wan la ooyey wlhi
@nastedave9842
@nastedave9842 Месяц назад
Wlh waa qiso cajiib ah. Mahadsanid ifiyow qisada dheerirkeeda xita maba la dareemayo. Ilaahey janadii ha ka waraabiyo Osama miskiinka 😢
@fatumoali1973
@fatumoali1973 Месяц назад
Ala waa xanuun❤ Alxamdulilaah every time 🌹aniga waa leega tagay Ilmaha bilcagsi😭😭
@ahmednur5857
@ahmednur5857 Месяц назад
Lacagtu waa fitna oo aabo iyo hooyo ama ehel bandana umo tidho. Allah ha laga baqo. Qiso wax ku qadasho leh👍
@user-xn8gs4fv2o
@user-xn8gs4fv2o 28 дней назад
👍
@Riyanabikar12345
@Riyanabikar12345 Месяц назад
Waligey wa dhagesan jiray le qisada commet maba ka baxin jiray manta le igu horeso ❤
@zamil2024
@zamil2024 Месяц назад
Liketa un hanala dhafin 😊
@fahmoifka5346
@fahmoifka5346 Месяц назад
Qisoyinka dhaadher ku hesta qadada ku karsada inta jikada kujiro dhagesta ee kuwa xarfanta kuwan kale noga fican 🎉🥰
@HODANABDULAHIABDI
@HODANABDULAHIABDI Месяц назад
Same shaqada ku qabsada 😊hesahi iska dhafy wlhi San ubartay hees ma dhagesan
@MumtaazAli-yg1tx
@MumtaazAli-yg1tx 27 дней назад
Qisadii iigu dheereed aan daawado
@fadumohassan6150
@fadumohassan6150 23 дня назад
Qisadan waxaan ka bartay inaan qofna axsaan u samayn doonin naftayda iyo ilmahayga mahane
@z-1il
@z-1il 28 дней назад
Subhanallah 😢😢😢
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i Месяц назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️ ❤️❤️
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 Месяц назад
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@iishaishaa9825
@iishaishaa9825 22 дня назад
Allahu akbar wllkay ilmada wan joojin kari wayey kaso kale ayaa ubad loo dhala eesh cala Aabo adiguna cod dahablow barakow wll
@user-mq7ei2hf1c
@user-mq7ei2hf1c Месяц назад
War kaasaa imaraya ani 2 hour👍
@Mohamed.Fuaad.9593
@Mohamed.Fuaad.9593 Месяц назад
Ifiyoow Ha moodin in qisadu halkaas ku dhamaatay waliba maba aysan bilaaban sinaarooyinkii iyo dhacdooyinkii layaabka lahaa ee Qisada. 10 sano 15 sano iyo intii uu Allaah ugu talagalayba haqaadatee way kasoo bixidoontaa Cuqubada ay Ninkaas ka galeen tan uu dhalay ee lo'daa iyo tan uu ka dhalay ee iyaduna Lo'da kale ah ee aan damiirka lahayn, Waxaa dhiman markii ay iyaguna arki lahaayeen Silica iyo Saxariirta.
@Footballtalkz829
@Footballtalkz829 26 дней назад
Asc qisa fican waaye wat mahadsantahay
@HanaBashir-mk4rp
@HanaBashir-mk4rp 24 дня назад
ilahiyow dulmi hana gelin yaa rab😢
@habiiboali629
@habiiboali629 27 дней назад
Ax😢insaanka xumaan badanaa
@Munaismacilclaahi
@Munaismacilclaahi Месяц назад
Kulan lamida sxpp ifiyow ✋️❤
@yusufgazz
@yusufgazz Месяц назад
Inta weekend kadib inay daawato u save garaysay farta taaga, #Teamshaqo
@IdmanAbdii
@IdmanAbdii Месяц назад
Waa.ikan 😂👋👋👋👋
@adnaaadanali5253
@adnaaadanali5253 27 дней назад
Waa ikan 30 may 2024❤🎉🎉🎉🎉
@yusufgazz
@yusufgazz 27 дней назад
@@adnaaadanali5253 👍
@sucaadibrahim8567
@sucaadibrahim8567 24 дня назад
Wanka Helay Qisada❤
@SacdiyoSaahid
@SacdiyoSaahid 7 часов назад
Waan jecelnhy
@SalmaMukhtaar-ym2qz
@SalmaMukhtaar-ym2qz Месяц назад
Anoo analog hda qoslo xitaa ilinta iga dhamaan jirty aa oohintii iga dhamaaty😭😭😭😭🥺
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 26 дней назад
Allaa rag ciil cadab ka doorway ahun marxuumka
@user-yy8qq6rf7y
@user-yy8qq6rf7y Месяц назад
Cabdinaasirow waad dadaashay, maadse qof kale la hadal dhahdid Inaas balse sikastaba qoraalka ayaa sarreeya!!!
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko Месяц назад
Ala waa Qiso xanuun badan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🖤 ♥️♥️ badan 😭😭😭😭😭😭😭
@nasrinmohamed510
@nasrinmohamed510 Месяц назад
Ifoyow qisoyinka sidan udheer noso badi wllo 😢 qisadan ad ayey i tabtey aad ayey u xunthy marka walidka laga dhereyo awladod
@marizhalpi
@marizhalpi 23 дня назад
Wlhy wan jeclahay qisoyinkan oo kle 😊
@abdiazizelmi5886
@abdiazizelmi5886 24 дня назад
Wlhy safar baaan Ku maray dheeeer war caaadi ma ahayn wlhy
@user-kp2xv2ig3z
@user-kp2xv2ig3z 29 дней назад
Waaka helay qisada lkn labo bari daa wa nayey 😅😅😅
@FatmaNuuro23
@FatmaNuuro23 Месяц назад
Subxaana Allah, walhi waa qiso xanun badan, usame Alle ha u naxaristo , aduunka naxaris kumuu arag waala dulmiyey asna dad ayuu layey kolley ayagaa herkas garsiiyey, waligay ma sawiran dad sas u qalbi xun inay aduunka joogan, ilahow qof in aan dulmiyo Ayaan kaa magan galay
@abduqadirmohamed7662
@abduqadirmohamed7662 Месяц назад
Ifiiyow qisooyino kle ee 2 saac soconayo noo soo guudbi lkn adiga baalan maliihiid ifiye
@user-fs9qr2cc6z
@user-fs9qr2cc6z Месяц назад
Bahal bilaa xishood ah bay aheyd gabar waxa la arki jireyyy aabaheed ka xishoota oo qadarisa laakin gabar aabaheed leh imuu dhalin waxaas gabar may aheyn
@samsamkiish2943
@samsamkiish2943 25 дней назад
Yasalam waligey marag qisadan mid lamidah wa mid cajibah
@suadfarah5701
@suadfarah5701 Месяц назад
waddamada westrenku qokaasoo kale ma xukumaan. waxaaloodiraa meelaha lagu xannaaneeyo dadka dimirka wax ksoo gaareen. In lalaayo Inaas walaaleheedna way istaa heleen , cuqubadiibana dishey.
@queenmunera8415
@queenmunera8415 27 дней назад
Wlhi ilmadii way iga dhamaatay 😭😭😭😭😭😭😭 yaa allah maw qafkaaso kale hana istaajin 😔😔😔
@rayanyasiin9530
@rayanyasiin9530 Месяц назад
Soo badiiya qisooyiinka
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 26 дней назад
Dulmigu xumaaa allaw qof muslima dulmi ka galin😭😭 usaame illaahay hakuu naxariisto
@user-pk9ip1rv2l
@user-pk9ip1rv2l Месяц назад
No soo badi
@liinabushara1889
@liinabushara1889 29 дней назад
Inaba caadi Maaha Masha Allah soo badi Saxiixb🎉🎉🎉
@nastehoahmed2489
@nastehoahmed2489 Месяц назад
Subxanallaah ilaahayow khaqa umada iga ilaali yaarabi
Далее
Abaal gudka nolosha ! || Qiso saameyn leh
1:02:12
Просмотров 11 тыс.
LISA - ROCKSTAR (MV Teaser)
00:10
Просмотров 4,2 млн
Umu salama | Qisada  murugada badan ee umu salama
9:56
Sheydaanki oo Wiil ah ⚠️ || Qiso xanuun badan
1:40:58
тот самый ред флаг…
0:40
Просмотров 1,9 млн
Что произошло в ресторане!
0:16