Тёмный

WA KAN SHAMUURE-GA KA QARSOON / UNDRESTANDING THE MAN SHAMUURE 

Ridhwan Issack
Подписаться 786 тыс.
Просмотров 362 тыс.
50% 1

#Subscribe #Like #Share

Развлечения

Опубликовано:

 

29 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,2 тыс.   
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 месяца назад
: : wuxuu safray asagoo 12 jir ah wuxuu guursaday asagoo 25 jir ah wuxuu dhintay asagoo 63 jir ah🥺🥺
@deqahassan9344
@deqahassan9344 2 месяца назад
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@hanankhadar3166
@hanankhadar3166 2 месяца назад
​@@deqahassan9344 ma nabiga swc wll
@user-ml5ur9ny7r
@user-ml5ur9ny7r 2 месяца назад
scw waa nani geena muxamad scw scw❤
@hashiabdulahi6666
@hashiabdulahi6666 2 месяца назад
Scw
@sucaadsalam
@sucaadsalam 2 месяца назад
Csw
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 2 месяца назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍
@user-mv8yp5il5c
@user-mv8yp5il5c 2 месяца назад
Sallaahu calayhi wasallam
@shiinemaxamed11
@shiinemaxamed11 2 месяца назад
00⁰
@ShamuureOfficially-pp3kn
@ShamuureOfficially-pp3kn 2 месяца назад
SCW pbuh
@user-is3dq9ij7g
@user-is3dq9ij7g 2 месяца назад
Scw scw scw
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 месяца назад
Sallalaahu caleyhi wasalam
@iqraawisamataliye1730
@iqraawisamataliye1730 2 месяца назад
Shamuuri caadi ma aha runtii digriga alle ayuu afka kuhayaa masha allaah
@sawsanahmed193
@sawsanahmed193 2 месяца назад
Taasi shaqadaada maaha
@mxuboaxmed5268
@mxuboaxmed5268 2 месяца назад
Maashaa allaah
@FeysalCade-po9zh
@FeysalCade-po9zh 2 месяца назад
Insha allah
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 2 месяца назад
Wallahi waa daacad Shamuuri noolow Sxb guul iyo gobonimo
@hafsaomar-5734
@hafsaomar-5734 2 месяца назад
Nin raga qiimaha xaaskiisa yaqaan masha Allah ilhy hku xafido💯🙏
@saalaxsaxnuuni1163
@saalaxsaxnuuni1163 2 месяца назад
Aas abaal gashay waaye
@ishaaqoontaonlineschool
@ishaaqoontaonlineschool 2 месяца назад
Adna sidoo kale
@DhayibAbdi
@DhayibAbdi 2 месяца назад
Kheyrukum kheyrukum liahlihiiii..❤
@Khadarmahadmaxamuud9475
@Khadarmahadmaxamuud9475 2 месяца назад
Qiimaha naaguhu muxuu yahay dee naayaa
@user-cd4kj5gc9z
@user-cd4kj5gc9z 2 месяца назад
Wll adine ahah kucawifo❤❤
@asmoabdi3349
@asmoabdi3349 2 месяца назад
M.a wlhi waa nin wngsn Alle garab siiyey😢😢😢his heart is clearing 😊
@user-rp9cb6bn2m
@user-rp9cb6bn2m 2 месяца назад
Shamuuri waa nin iimaan leh🎉 Alle ha ubarakeeyo
@yuusufsaalah836
@yuusufsaalah836 2 месяца назад
Ridwaan wareesiga si qaldan ayaad u istimaaleysaa waayo aqoon yarida ayaad uga faa ideysanesaa ninka maxkamad Kuma saarno si nadiif ah u wareeso pro dantaada oo kaliya haka dhax arkin OK good job
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 2 месяца назад
Masha Allah . Nin I’ll dheer ayaaa tahay walaahi . Private life kiiisa , wuxuu lacag haysto , inay aqoontiisu yartay ayuu Ridwaan isku dayaya inuu ina tuso . Madax wayna Somalia magacii, kii horeeyay magacii ayuu waydiinaya . Lix Jir ayaa la waydiiya waxaaa . Any way qof Ilaahay la jiro waxba lagama qaban karo . Most comments are supporting Shamuure and applauding for him . Ridwaan fear Allah , this is not interview but you were putting him down man .
@amirahabdi
@amirahabdi 2 месяца назад
@@nasrayasin4472I see too he’s looking down on him
@aaishakhaliif4800
@aaishakhaliif4800 2 месяца назад
Yes bro waa runtaa xita privacy Card kisa xita itus wakan dhahayo ninkan miskinka hada risk ayu kujira card banki gisa scammers can able to see his identity card information and it’s something very sensitive
@saharaali99
@saharaali99 2 месяца назад
Shamurey is not easy
@UsameIbrahim-vx3nt
@UsameIbrahim-vx3nt 2 месяца назад
Ridhwan be a gentleman sxp you are role model of many people
@nurdadiini5992
@nurdadiini5992 2 месяца назад
Shamuure kirishboygisa entrepreneurial ability ayuu leeyahay waayo waa qof fursadaha iyo sida looga faa'iideysto yaqaano
@ayanahmed1138
@ayanahmed1138 2 месяца назад
MashaAllah walee wa qof Qalbi wanagsan MashaAllah Guuleeyso l.a shamuure ❤❤❤❤❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 месяца назад
Shamuure wa qof qiima badan oo iimaan badan waana xalaal quute ilmihiisa u shaqaysto Walal Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo
@Noone-rp8bi
@Noone-rp8bi 2 месяца назад
Ilaahy amarkii wn ku wtaa shamuurey Allah ku garab galo zhp 🙌
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 2 месяца назад
Ninkan waa nin aad u furfuran waxa cajiib ah Siduu ugu faraxsan yahey Xaaskiisa maaha raga qaar oo iimaanka laheyn.. ilahay ha barakeeyo isaga iyo Reerkiisaba.
@Msskavya9139
@Msskavya9139 2 месяца назад
Amiin
@ayeshamohamud6964
@ayeshamohamud6964 2 месяца назад
Aamiin yaa rabay
@ayeshamohamud6964
@ayeshamohamud6964 2 месяца назад
M.a Allahuma baaarik
@deeqo1223
@deeqo1223 2 месяца назад
Aamiin yaa rabi
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 2 месяца назад
Amiin yaa allah
@ahmedbariabdi4280
@ahmedbariabdi4280 2 месяца назад
Ridwaan isack. Waydiimahagu way Fadhiyaa 💯. Ninkaan daacadnimaa ka muuqata Shamure qalbi saafi weeye
@user-vt8ni6pc3e
@user-vt8ni6pc3e 2 месяца назад
Ninka iman buu layaha gabdha somalid waa gabdho karati iyo naxaris isku darasad guulyo shamuur
@user-vi6js5jb6t
@user-vi6js5jb6t 2 месяца назад
Haa wlhi gabdhaha somliya dunida hablaha ugu naxariista badan
@Caaisha..
@Caaisha.. 2 месяца назад
Waa shaqsi cajiiba Shamurey waxaa laga arki kara karti badan iyo qalbi iyo maskax cafimaad qabta Alle ha u barakeeyo❤❤
@MohamedKhalif-jh2qz
@MohamedKhalif-jh2qz 2 месяца назад
Ninkan khayr allaha siiyee siduu xaaskiisa iyo carruurtiisa ugu faanayo waa yar yihiin rag sidaan ugu faana farxaduna waa udheer tahay masha allh allaha usiyaadiyo Abdi hasan abdi nur (shamuuri)❤️
@ashheart9761
@ashheart9761 2 месяца назад
Masha Allah illaahayoow shamuurey iyo inta umada islaamka ah ee iimaankaan shamuureey oo kale leh Allow noo xafid yaa Rabi 🤲
@engineeraymankw9989
@engineeraymankw9989 2 месяца назад
Nin qalbi xaaran weeyi runtii caqli leh abaalna u hayo mujtamaca Soomaliyeed! Geesi waye waqtiguna uhiiliyey😊
@romanisti992
@romanisti992 2 месяца назад
❤❤❤ grazie mille grande giocatore ❤SHAMUURI ahlu janno Nool baa tahay sifaadkii ahlu jannaha ayaa alle ku siiyey fiicneynaa inaan one ku arko allaah yacdiikal caafiyah my big bro❤ Forza somalo
@user-kg1kh5on2m
@user-kg1kh5on2m 2 месяца назад
❤q😂❤ q😂😂q😂q. 😂😂😂😂q😢​😂😂qqwqqqqqqqqqqq 😂😂 😂. Dx. 😂😂❤😂 ❤oq 😂l😂😂a😢😢😢😢 ❤qaqQq❤❤❤❤❤❤qlll❤1./.😮q😂. 😂😂q
@deeqodahir6081
@deeqodahir6081 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw
@ismailali3501
@ismailali3501 2 месяца назад
Masha allah Ridwaan isack muuqaal faa'ido leh soo gudbisay mahadsanid shamuuri waa Legend
@ExCirollecanbxay
@ExCirollecanbxay 2 месяца назад
Waxban barty shahaadan qaatay jaamacad ban ka baxay war waa Laga tagayay Akhiro aan U shaqeeysano
@Kunolowfarxad
@Kunolowfarxad 2 месяца назад
Kusaliya xabibkena muxamad nabad galyo iyo naxaris dushisa ha ahate ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-yn1uz2ku5d
@user-yn1uz2ku5d 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️
@abdihakimsheikhyarow7264
@abdihakimsheikhyarow7264 2 месяца назад
Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam ♥️ ♥ ❤ 👌
@ilhaanmohamed-cm8lr
@ilhaanmohamed-cm8lr 2 месяца назад
scw scw scw scw scw
@LegendTLegend-fo1rb
@LegendTLegend-fo1rb 2 месяца назад
Most Talented person in Somalia No.1 is SHAMUURE Waiting to see in the first line I.a
@xarfo
@xarfo 2 месяца назад
macnaha talent ma garaneysaa damiin waaxid 😅
@LegendTLegend-fo1rb
@LegendTLegend-fo1rb 2 месяца назад
@@xarfo maya doqonow ma aqaano 🤣
@LegendTLegend-fo1rb
@LegendTLegend-fo1rb 2 месяца назад
@@xarfo waxa filaa inaad kamid tahay dadka ka cuqdadeesan Shamure, Talent kaliya ma waxa u taqaanaa Qof xoog leh ama Intaasoo sano juhdi ku jiri Diid ama doon HE HAS A TALENT.
@saidojama1170
@saidojama1170 2 месяца назад
Talent ga Shamuuri waa inuu Alle ku irzaaqay QalbiSaliim that's most talented u qof ku Faano ama lagu Sharfo🎉 hambalyo walalkeey Shamuuri iyo eheliisa❤
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 2 месяца назад
Mnshlaaah ninkan marnaba kalmada Alxamdullah afkiisa ma.gafayo waaba sababta Alle farajka.ugu furay alle waxka.badan haku arsaaqo
@DhayibAbdi
@DhayibAbdi 2 месяца назад
Amiiin yaa Rabi
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 2 месяца назад
Haa ❤
@user-ih5ec2vk2w
@user-ih5ec2vk2w 2 месяца назад
Aamiiiiin ya Rabi
@haniya_5600
@haniya_5600 2 месяца назад
Haa wlh imaan badan buu leeyahay allow anna imaanka ii siyaadi ya rab 😢😢😢
@seed3966
@seed3966 2 месяца назад
Shamuure waa nin iimaan leh waxyaalaha wanaagsan iyo wadaninimada ka sheege ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KULLOWZE
@KULLOWZE 2 месяца назад
Zhpyaal ridhwan ukaca 1M uqalma coming soon i.a ❤
@user-wd1ou8gw9c
@user-wd1ou8gw9c 2 месяца назад
Mashallah mashallah mashallah mashallah Barakallahu
@King_Ordaye
@King_Ordaye 2 месяца назад
Shamuure legend Score weyn u yala somalida 1M in 7 days 🎉🎉
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 2 месяца назад
Masha Allah ❤❤❤ Waa qof imaan badan Allah ku barakeeyo aboowe❤
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 2 месяца назад
Masha Allah ❤ he’s a good husband and father and son. I’m proud of you. In Shaa Allah ❤🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@AbdiRhmAbdow
@AbdiRhmAbdow 2 месяца назад
M,a ridwan issack sualihi an rabne Aya noweydise❤❤🎉
@f.a.909
@f.a.909 2 месяца назад
Maasha allaah tabaraka laah wa qof Ilahey Ka taxadiray❤Allahuma baarik ❤
@siman111
@siman111 2 месяца назад
Ya rabi shamuuri xoolo xalal sii aamin xamar kuwi miyuu uga so caray Inshallah Mashallah Alxamduliallah qayr aamin
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 2 месяца назад
Walal qaaliya buu dhahaa markasta waa aabe qalbi wanaagsan maa shaallah inshaallah
@shadiyaibrahim9105
@shadiyaibrahim9105 2 месяца назад
Waaaaaw amazing so emotional xalqadan qalbiga itaabatay daacad weyan shamuure wlhi wax badan ban ka faaiday shamure tnx Ridwan ❤
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 2 месяца назад
Ninkan waalid fiican ayaa sidaan u so koriye mash Allah digriga uu afka ku hayo aya saacide iyo naxariista shamuuri ♥️♥️♥️♥️bro
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 2 месяца назад
Taariikhdu Waa Maguurto Iyo Waqtiguu ugu Wacnaa Ayuu Xasuustaa Dalka Soomaaliya Hadase Wuxuu Dhaahy Waxaas dhan Shaqadeyda Maahan Legendary Shamuuri Waayo Wacan iyo Waqti Wanaagsan Ayaan Kuu Rajaynayaa Mudane
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 2 месяца назад
Waa nin caafimaad qaba waayo lamaba socdo maamul goboleed iyo madaxwaynayaashaan qashinka ag gumaysiga uu noo kala qaybiyey... Soomaaliya Soomaaliya ayay u tahay... Mansha Allaah, Alxamulillaah❤
@Abdallehmoha
@Abdallehmoha 2 месяца назад
Walal dadka uu ka dhashay oo dhan ba howlahaas an galin bal arag dadka uu ka dhashay ee beesha sharafta leh ee jareer weyne oo faan io dad caay io balayo ka waramaya
@ubaxcali4182
@ubaxcali4182 2 месяца назад
Lafta Green yaa baray??
@xawom3016
@xawom3016 2 месяца назад
Mashalh shamuuri waa nin iiman leh alaha u barakeeyo reerkiisa.
@najotheboss9631
@najotheboss9631 2 месяца назад
Ar wlhi wan Wataa Shamuuri Waa Nin Libaaxa Xaqiq diii ✅️✅️
@Haarri-Hassan6
@Haarri-Hassan6 2 месяца назад
Shamuuri Nin Noloshu ukuftay Alle waxaan ka baryayaa dhalinyarada Nolosha La dagaaalamaysa in nolosha Sidaan oo kale Noogu kufiyo ..
@Ubah14
@Ubah14 2 месяца назад
Mashallah wllken alle habarkeeyo inshallah Somaliyey ninkaas 1m kabadan waainaynu gaadhsina marlabaad inshallah
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 2 месяца назад
Shaamuure waa nin wanaagsan Waxuuna la leeyahay sir Ilaahay iyo asaga ka dhaxeeyo taas ayaa sababtey inuu Alle u gargaaro Weliba afkiisa kama baxaayo Alxamdulillaah
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 2 месяца назад
Ilhy hakuu barakeeyo reerkaaga iyo shaqadaada ❤❤😢
@mulaaxocaqli554
@mulaaxocaqli554 2 месяца назад
Laba kalamadood oo wanaagsan baa ilaahay ku wajiyay oo ha maashaa allh io in shaa allh👍
@Starcabduu96Starcabduu96
@Starcabduu96Starcabduu96 2 месяца назад
Maashaa allaah allaah haku barakeeyo sha muuri wallaah wa quf iiman leh
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 2 месяца назад
Allahu Akbar ☝🏻 Wlhi ninka shamuure waa nin iimaan leh, daacad ah Ilaahayna ku kalsoon Guuleyso sxb shamuure Ilaahay haku garab galo.
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 2 месяца назад
Team shumuri keep going brothr from kenya nairobi
@user-ms2fk4vt6g
@user-ms2fk4vt6g 2 месяца назад
Masha allh qalbi wanaag waye nibkaan ❤
@Abdifatah-Meecaad
@Abdifatah-Meecaad 2 месяца назад
Shamuure waa nin qalbi wanaagsan oo daacad ah. Barakoow ayaan leeyahay walaal qaaliya weeyaane.
@casrikookie1398
@casrikookie1398 2 месяца назад
Wlhi Waa Qof Qalpi Wangazan illaahay Cimri dher iyo Caafimad ha siiye Waa Nin raged Mnsha Allah ❤
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 2 месяца назад
Mashaalh inshaalh 😂😂 keep going bro 🙏🙏youtope u fura nh
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 2 месяца назад
Waa ninkii ugu horeeyey oo hadal qiimo leh ku hadlo og abaalka ey xaaskiisa u gashay iyo inuusan niyad jabin keep going isku waara farxad kuwaara
@user-hf7cc8ju2x
@user-hf7cc8ju2x 2 месяца назад
The legend 🙌 💙 shamuuri guuleyso pro ❤
@SafwanMxmed
@SafwanMxmed 2 месяца назад
Maanshaa allaaaaah maalin qaaliya shamuuri
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 2 месяца назад
Shamuuri maansha Alaah Alxamdulilaah shamuuri Alla habarakeeyo 🌺🌺🌷🌷🌷🌷🌺🌺🌺🌺🌺🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@user-tr6hw6mu2v
@user-tr6hw6mu2v 2 месяца назад
Masha Allah waa qof qalbi wanaagsan weeye
@D-izzy00
@D-izzy00 2 месяца назад
Shamuure waa Nin iimaan badan, Qalbi wanaagsan, ilaahay Dayici maayo. Fartiintaas halayga gaarsiiyo qofki ka ag dhow oo aqriyaa. InshaAllah.
@Anhaar-xw8hh
@Anhaar-xw8hh 2 месяца назад
Ridwaan runtii wariye saxa maihid runtii sireerbadiyo nimo ah baa wareysa neysaa wiilka subha alaah
@user-is3bo2zb7d
@user-is3bo2zb7d 2 месяца назад
Maschallah ❤❤❤ from Djibouti 🇩🇯❤️❤️
@AmiiraAbdiraxman
@AmiiraAbdiraxman 2 месяца назад
😂😂😂😂Masha allah legend atahay hada shamuri noso qabate taliye
@AbgalCamir
@AbgalCamir 2 месяца назад
Ilaahey adiga iyo xaaskaaga iyo ciruurtaba hakuu barakeeyo guuuleyso wll
@HodanApdi-nk7gh
@HodanApdi-nk7gh 2 месяца назад
keep gonig pro Ridhwan isaaQ🥰
@duniyakordahab
@duniyakordahab 2 месяца назад
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 2 месяца назад
Scw scwscw
@DhayibAbdi
@DhayibAbdi 2 месяца назад
Mahadsanid wlshy mcnta ,
@DhayibAbdi
@DhayibAbdi 2 месяца назад
Sallallahu caleihi wasalam.
@rodafarah9003
@rodafarah9003 2 месяца назад
Sallaahu caeehi
@user-hn1om1jl1b
@user-hn1om1jl1b 2 месяца назад
Scw❤
@user-vs3bc5ij6z
@user-vs3bc5ij6z 2 месяца назад
M.a sidaad xaskaaga qiimaheda u gartay ilahey in barkeeyo guulaeyso
@qaalishdaimond1586
@qaalishdaimond1586 2 месяца назад
Mash allha waa qof imaan leh wll horey usoco ❤
@user-oi2eh1jz3k
@user-oi2eh1jz3k 2 месяца назад
Maasha allaah shamuureey allaha kuxafido wll
@fahimacadey3546
@fahimacadey3546 2 месяца назад
Masha alaha tabaaraka raxmaan ❤
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 2 месяца назад
mashaallah tabarakallah wa nin qalbi wanagsan bal firi sidu xaskisa ugu fanayo m a nagtina wati san arkeyne uhadleyse
@nasriinakayf942
@nasriinakayf942 2 месяца назад
naguhu waxy naarta ugu badnyihin saswaye ninkeday xaqiran kow ka ah
@abdimohamedali6995
@abdimohamedali6995 2 месяца назад
Why did you ask him to show us his card? That's totally awkward, dude.😳 dadka privacy Koda u ilaali If he loses his money in the bank, adiga wax laga weydiin
@cukaashcibaar1607
@cukaashcibaar1607 2 месяца назад
Sx waye qalad weyn waye🤔
@MaidaMohame3
@MaidaMohame3 2 месяца назад
I swear it's on him!! What the hell
@Teamtherapy
@Teamtherapy 2 месяца назад
Shamure cancel that card in 24 hr
@alsacadatv7294
@alsacadatv7294 2 месяца назад
Wallahi shamuuri waa Nin Rageeed
@AdamOsman97072
@AdamOsman97072 2 месяца назад
Allah mubarak 🎉Mash allah keep going
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 2 месяца назад
Ninkani masha allah wa nin ilahay aminsan ilahay ha barakeyo wx khyr qabana ha siyo
@hassana2986
@hassana2986 2 месяца назад
Remove his private information. It's a violation of youtube policy to show credit card number. Very irresponsible of you.
@kiat987
@kiat987 2 месяца назад
❤🎉🎉🎉🎉 you very good guy Masha Allah Allah Kubarakeyo
@user-fl1ol8qs6i
@user-fl1ol8qs6i 2 месяца назад
Shamuuri waa nin alle ku xidhan allah haku dhowro😊
@user-ry8fp4ze2z
@user-ry8fp4ze2z 2 месяца назад
800k coming soon l.a ❤❤
@BlueSky-ki6kt
@BlueSky-ki6kt 2 месяца назад
Mansha Allah shamuuri ridwaan isaaq u yimid . Insha Allah mar labaad wuu soo noqon
@amuunsaleban922
@amuunsaleban922 2 месяца назад
Mashalah wa qof qadrka aminsan 7xabadode kudhacay wa dantiyaqan alle haku xafido shamuri legend hore usoco
@hodanyusuf5342
@hodanyusuf5342 2 месяца назад
Shamuurey wa nin imaan badan oo wanaagsan oo og asxaanki xaaskisa
@deeqo1223
@deeqo1223 2 месяца назад
Waa nin ilahey ku xiran sida hadalkisa ka muuqato allaha barakeeye
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q Месяц назад
Masha allaah gabadhaa xoman waa nin wanaagasn illaahay ha ku dhowero
@calimaxamudmaxamed9346
@calimaxamudmaxamed9346 2 месяца назад
Shamuuri Aad ayan ula dhacay Xaqdhowrka u haayo Xaaskiisa Mansha Allah Insh Allah❤❤❤
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 2 месяца назад
Masha Allaha he is good man ❤❤❤ keep going up brother ❤❤
@user-yo3sp2se7q
@user-yo3sp2se7q 2 месяца назад
True store shamuure is not easy❤
@sahroali1967
@sahroali1967 2 месяца назад
Masha alla shamuuri alla haku xafido qof iimaan leh baatahay wll qaali
@nacimagulled
@nacimagulled 2 месяца назад
Masha Allah shamuri waa qof daacad ah hormar wacan ayaa urajaynayaa
@Sundus724
@Sundus724 2 месяца назад
Ma sha allah nin raged weeyan shamuuri hore uu soco
@sadikimakutimakuti9478
@sadikimakutimakuti9478 2 месяца назад
Rasululah said spread for me even if is one ayah
@Fodcade-Forever
@Fodcade-Forever 2 месяца назад
Masha Allah Shamuure Waa nin Iimaan leh
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 2 месяца назад
Shamuuri waxa laga baranayaa Akhlaaqda wanaagsan, Iimaanka iyo Samirka❤❤m.a
@SurprisedCoastalBeach-yp8fn
@SurprisedCoastalBeach-yp8fn 2 месяца назад
BIG legend Ridhwan Issac
@daauudcabdi6768
@daauudcabdi6768 2 месяца назад
Walaahi qof qalbi wngsn waaye shamuuri💯👍
@fadumahusein8448
@fadumahusein8448 2 месяца назад
Shamuuri waa legend we are still ready to support you
@maryanali4555
@maryanali4555 2 месяца назад
Mansha allah this old man is a wise one.
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 2 месяца назад
Shamuure u are true hero keep going brother 🙏
@mowlidisefarah3612
@mowlidisefarah3612 2 месяца назад
Stop 🛑 Keep your bank card secure. Don't show both sides to anyone to prevent fraud.
@marwogeele1254
@marwogeele1254 2 месяца назад
Masha Allah ilaah ha barakeeyo waa nin wannaagsan
@najmagelle5202
@najmagelle5202 2 месяца назад
Shamuuri ilaahey haku ziyaadsho imaanka, xalaal quudashada, miciinka masaakiinta iyo qanaacada Waligaa ha joojin kheyrka insha’Allah
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 2 месяца назад
Mashallah shamuuri waa nin daacada ah
Далее
Tom🍓Jerry 😂 #shorts #achayanarmyfamily
00:14
Просмотров 14 млн