Тёмный

WAA TAN CADEYNTA KUFSIGA IFRAAH IYO COD SIRA 😢😢 

Hamda Home Decor
Подписаться 108 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 216   
@raxmamaxamed956
@raxmamaxamed956 5 месяцев назад
Asc abyayal iso duceya please culees I saaran inu alle iga dulqaado salatul leyl kana ii fududeyo qof walba muslimo ah oo comment geyga arko please iso duce @Hamdi adna si gaar ah kaga codsana in dadkaga I weydiso duco
@yuuuuga1
@yuuuuga1 5 месяцев назад
Abyo ilaah haku saqiro wax kasta
@aishamaalin7762
@aishamaalin7762 5 месяцев назад
Abayo culeska allaha ka qaado iistiqfartana badi iyo saliga nabiga scw
@raxmamaxamed956
@raxmamaxamed956 5 месяцев назад
@@aishamaalin7762 insha allah aamin mcney hayeh
@user-lk6ou3vy2y
@user-lk6ou3vy2y 5 месяцев назад
​@@yuuuuga1amiin yarabi 🤲😢
@user-lk6ou3vy2y
@user-lk6ou3vy2y 5 месяцев назад
Ilahiyow cafimad tab Ah kusii 🤲 abayo 😊
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 5 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 5 месяцев назад
Waligey gabar lasoo qarxiyey inaan daawaneynin.Qalbi uma haayo wlhi! Qalbigeyga inuu nadiif ii ahaado ayaan ka doorbidayaa inaa daawado gabar masaakiin ah oo la bahdilayo😢
@nijaj9157
@nijaj9157 5 месяцев назад
Qalbi adeeg iyo danbi laga qaada waxaas xamdi Waa ee qaldantahy public in ee ka dhigato danbigeeda ah waxaas af fiirsato. Maxkamada arintan u talo iyo dadka quseeya kaliya firsan kara hdi la firsanyo ani naxdin baa ka qaaday inta qof wan firsday dhahayo
@nijaj9157
@nijaj9157 5 месяцев назад
Sidookle danbiga waxaa dheer qalbi adeeg waxaas laga qadaya normal be Ku noqon cml
@roodacawil4410
@roodacawil4410 5 месяцев назад
Dumaraw ducada subxa iyodaa galabki akhriyaa oo gurigaa ducada laga baxo kagabaxaa ayad kursigana akhriyaa gurigiina markaad kabaxaysaan waayo walaydin soo dhigtee saliganabigaa akhriyaa si aad fitankan ugaa badbaadan wlhi fitankii ayaa soo badnayaa ragiinaa waa washeene 😭😭😭😭
@Natura22314
@Natura22314 5 месяцев назад
Abyoy waa runtaa wlh aniga ku badbaadaye 2.22 subaxii ducadii subaxii galabtii la aqristo nin isku dayey inuu idhibaateeyo lkn allah iga badbaadiyey dhagaratiisa alx
@roodacawil4410
@roodacawil4410 5 месяцев назад
@@Natura22314 haa wllhi waa babdbado illahay inasiiyay lkn dadkeni katageen markastoo aad illahay kafogaato illahay waa ku imtixamayaa markastoo illahay usoo dhawata illahay waa ku ilaalinayaa
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 5 месяцев назад
Beenta mahan xppti ilahy hana ilaaliyo wlhi halis baan ku jirna hadan dumar nahay ❤😢
@roodacawil4410
@roodacawil4410 5 месяцев назад
@@ayaanhamudguleed8955 haaa walibaa intaa Somali kunool khasataan moqdiso ducadaa xoog ubadsadaa
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 5 месяцев назад
Saxiix abaayo
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 5 месяцев назад
Walaal saas ha shihin markaa xaalada noocaas gasho ma ogid sidaa u falcelin laheed. Alla in laga magan galo sharta iyo musiibada oo qofka Muslimka xijaabka iyo Qur'aanka ku dadaalo unbaa lagu badbaadi karaa.
@cayuunijama8338
@cayuunijama8338 5 месяцев назад
Doqoney ogow waa gabadh Yar 15 years jirta caqli Iyo Garaad ku filan malahan imagine limo Yar oo baqaya codow gacanta u galay way hili Insha Allah way heli
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 5 месяцев назад
Run waye wa doqon ilma yar o niman cadow u gacan gashay ay ku dul fanaysa qasab wa inay faanta naagtan
@user-oh2mo9fi6f
@user-oh2mo9fi6f 5 месяцев назад
Xaram somaliya waxa ladagi ladahay wa cuqubada dumarka laga galayo subxanallah
@MaxamuudCabdi-sd3uk
@MaxamuudCabdi-sd3uk 5 месяцев назад
اللهم احفظنا واحفظ اولادنا واولاد المسلمين 😢
@maryamabdi9448
@maryamabdi9448 5 месяцев назад
Khalad o dhan iyada leh side naag an dhalin u tidhi wa hoyaday war dumarow saxib naged iska daaya o walidkin un la saxiba tan kle waa run waa lais difaaca hbryrty iyo hooyaday mid ba mar gooniya niman so weraren wlhi hbrty mid ayey koomo gelisy say hardi ugu waday ilaa u ki kle xbd gcnta uga dhufty hoyadayna sido kle mid by ku suuxdy ilhey hana xafido war aan iska difacno wax on shrftena ilaashano
@Faadna
@Faadna 5 месяцев назад
Islaantaas mommy inla dhaho uma qalanto magac kale haloo bixiyo 😒🤦🏽‍♀️
@habiboelmo7877
@habiboelmo7877 5 месяцев назад
Nimanka kufsaday ina adeerkey hadu yahay xita haladilo dhihi lahaa abyo garabkaga nahay ❤❤❤❤ifraah
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 5 месяцев назад
Abayaden ALLAH xaqeda ha siiyo qalbiga ixanuuney marka arkey 😢😢😢😭😭😭
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 5 месяцев назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@Nasriinaa_
@Nasriinaa_ 5 месяцев назад
Ilaahey gabadhaa xaqeeda ha usoo dhiciyo 😢😢waa naxdin gabar yar oo soo koreysa in mustaqbalkedi iyo maskaxdedi la baabi,iyo I'm sorry 😢😢 hooyoyinka kaalintodi meeshaas wey ka maqantahy gabdhaha alle hanoo xafido lkn hooyoyinka somalia jooga dayac baa ka muuqda oo war kama hayan gabdhahoda xalada ay ku jiraan iyo ciday u tagayaan iyo meeshey marayan hooyadu haday gabadheda saxib ka dhigato gabadhu waxay noqone mid caqli badan oo karti leh lkn hooyoyinka somalida iyagaba gabdhahoda qiimeyn gabadhaas iney habar balaayo oo xaasidada iney waalidnimo wiilkey la sheekeysaneysay u barto iyadna ay sida bahalkii u cunto meesha kaalin weyn baa ka maqan waana daryeelki iyo jaceylki hooyo ee gabadha ka dhigi lahaa mid caqli badan oo aan guri walba tagin lkn I'm sorry hoyoyinkaaba xisaabin u baahan 😢😢😢cunugta yarta alle ha caafiyo xaqeedana ha u soo dhiciyo
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 5 месяцев назад
Wixii Alla qaddaray way dhacayaan si kastoo loo dadaalo, waalidka Soomaaliya joogana culays badanaa haysto oo bariiskoodiyee ceerinaayaan intay dadaali karaan way dadaalaan ee xilligaan aan joogno ubadka iyo dhalinyarada joogo waa lagu imtixaaman yahay.
@hodoadam7781
@hodoadam7781 5 месяцев назад
Illaahay naguma keeno walh horta lkin adoo sharaftaada u dagaalamayo dhimo todobo qori ha lugugu qabto naftu hakaa dhacdo😢 Tedakle gabdho guryihiina ku asturnaada markaa baxaysaana adkaarta ku baxa pls😢
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 5 месяцев назад
Aduunka soomaalida waa dadka ugu liita dunida wallahi. Waxay sheegtan islaanimo lkn diin maa haystan . Rag iyo dumar waa bulsho dhimatay
@hamzahoyoo7702
@hamzahoyoo7702 5 месяцев назад
Illahay inanta qalbiga hawqabojiyo 😢😢😢
@umuahlaam4170
@umuahlaam4170 5 месяцев назад
Abyo walaahi waa kanaxay maan dhageesan mana fiirsan abyo ifraax xaqeeda allah usoo dhiciyo
@AishaMohammed-og7vh
@AishaMohammed-og7vh 5 месяцев назад
walaahi ohintaa iga dhamaaty ilahay ha ugargaaro gabadhayar yaarabi 😢😢😢😢
@KeifNour
@KeifNour 5 месяцев назад
😢😢😢😢😢😢😢😢 qalbi xanun weynaa😢😢😢 ilhow dulmiilayaasha naga qabo
@maryanahmednuur499
@maryanahmednuur499 5 месяцев назад
Ax Ax Ax xanuun badanaa damiir adkaaa xasbuna laaah ilahay xaqa ha so baxsho runtii ifrah aada iyo aad ayaa looga xad gudbay ilahayow gabdhan maskiinta ah iyo family u gar gaar yarabi 😭😭😭😭😭😭😭
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 5 месяцев назад
Subxaana Allah dulmiga iyo cuqubada la galayo maalin walba goormuu soo daahiri doonaa
@najmosaid9217
@najmosaid9217 5 месяцев назад
Ax ciil badaaa plze hasoosaarin sawirkeeda meesha waayo aydii iyo qayskeedaba way dhibaataynaysaaa sidaadanoga hadal lkn sawirkeeda kaqaad qofna ma jecla qofkiisiii ooo dhibaataysan in uu arko😢
@hamdiibrahim1947
@hamdiibrahim1947 5 месяцев назад
Ilahay khayr aan dhamaan hakusiiyo abayo hakaharin arinta ifraax 😢😢😢
@bushracwali4154
@bushracwali4154 5 месяцев назад
Musiiibo nigu dhacday illahay idankiiii cid walba oo xaaran iyo laqdabo wado si walba oo qarsooman maalin un la qaban Illahay ciqaab ha idinku rido cid walba oo waxaaa gacan ka haysatay😢😢
@warsandubbed8456
@warsandubbed8456 5 месяцев назад
Yaa rabi na astur waxa kale garan maynee subxanallaah 😢
@fowziyo121maalin6
@fowziyo121maalin6 5 месяцев назад
الهم استرنا فوق الارض وتحت الارض
@munafaisal6775
@munafaisal6775 5 месяцев назад
aar xamara fisiq iyo anshax xumo lee ka so baxo meeshu waa ka dartay
@SalmaMohamed-uy3md
@SalmaMohamed-uy3md 5 месяцев назад
Waa duni macaan kii ka dhamaaday 😢
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 5 месяцев назад
Gabdhoow barta oo aqrista ducooyinka xijaabka tan subaxii tan galabkii tan guriga looga baxo tan guriga lagu galo tan musqusha lagu galo tan looga soo baxo aayatul kurdiga waa ducooyin wada fudud intaa ku mashuuleeysid miidaya iyo wax aan kuu dan eheeyn ku mashquul kalmada ALLAH asagaa kaaga filan sheeydhaanu insi iyo sheeydhaanu jin intab waxaad ka heli kartiin kitaabka xusni muslimka inshaa Allaah….. teeda kale gabdhoow waad u jeediin in lagu jiro xili aan jirin qof la aamino ha raaci hana u tagin qof aan aheen 2 daad waalid iyo walaalahaada kula dhashay ika ilaali dadka hana tagin oo ha raacin qofne waa iga talo
@amiishnoor3814
@amiishnoor3814 5 месяцев назад
Abyo mcnto Funaanad gacmaha soo gasho please ❤
@nastehoaliosmaan1460
@nastehoaliosmaan1460 5 месяцев назад
Alla Ragii wey noo soo dhiGteen lkiin anu is Cawino inagu allena hana xifdiyo😢
@degmocumer1673
@degmocumer1673 5 месяцев назад
Somali wlhi waa isku cadow xasbunalaah wlhi waan morogooday 😭😭😭
@Dajiya_maxamed
@Dajiya_maxamed 5 месяцев назад
Waa ooyee ilaahay ha caawiyo hablaha dhiban Nimankii qeeb badan baa ka xumaatr ilaahay ha cirib tiro ilaahay ha qabto Subxaanallaaah 😭
@muunaqaali1085
@muunaqaali1085 5 месяцев назад
Damiir adkaaa bisinkee xasbuna allah wa nicmal wakiil xasbuna allah wanicmal wakiin
@jinaanchannel9357
@jinaanchannel9357 5 месяцев назад
Maasha Allah abaayo runtaa❤❤❤❤
@abdiali3836
@abdiali3836 5 месяцев назад
Scww walaalo kabax irimahaas waa faaxisho aan ladhegaysan Kari adiguna hagafi Allah usoo noqo kagar atintas
@dalnuurshexassan5319
@dalnuurshexassan5319 5 месяцев назад
Jzkalaah abaayo guulayso
@hamdiisman8042
@hamdiisman8042 5 месяцев назад
Subxanallah 😭😭😭horta mn arag Illah na ima tuso wyo xamdi shegista a shegta qalbiga ila xanunaya wlhi Illah ha udhib yareyi gabadha yar ayaga Illah iqab aqiro iyo adunyo an dhamn Allah galiyo 🥲
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 5 месяцев назад
Ha odhan sidaa kolay way kulatahay moyee waxad yeeli lahayd ma ogid 😢astakhfrulah dhe
@user-oh8rq2pg9e
@user-oh8rq2pg9e 5 месяцев назад
Allah u gargaaro maskiinta❤
@najuuapdi8801
@najuuapdi8801 5 месяцев назад
Insha alah shuuto asagoo xukumay baan sugeynaa I.a
@Dagan77
@Dagan77 5 месяцев назад
Subxanalllh 😭illahayow gabdhas xaqeedi udhici aduun cadaaladi ka dhamaty joognaa
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 5 месяцев назад
Abayo wa dhibato allah ha ugargaro
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 5 месяцев назад
zupxanallah wlhi bilaahi markaan arkay naxdin iyo shog baan ka qaaday ila hada saxdi ma ihi ilahy waxan ka baryaya in ilahay qalbiga u qaboojiyo miskiinta ilahay xaqeeda haso dhiciyo kuwii sidaas u galay ilahay masiibo Haku Rido ilahay sharafdeena hano ilaaliyo habartasna ilahay cuqubo Haku rido 😢😢
@AsmaAsma77-mn4tp
@AsmaAsma77-mn4tp 5 месяцев назад
Hamda quruxeey ragii somali way washeen shakadan oo kaleh ayaa ku dhacday saqiiir an dhalay afar jir ah ila so xidhidh😭😭😭
@AsmaAsma77-mn4tp
@AsmaAsma77-mn4tp 5 месяцев назад
Alxm lkn odayo baas wn diiday lkn cadalad mataal wadankii wali maxkamad ban kujira ina soo duceya saqiirka inay cadalad hesho 1albiga aad ijaban
@Barwaako
@Barwaako 5 месяцев назад
Ax wa markaan is dhaho somalinimada iskaga bax😢
@najahmohamud4702
@najahmohamud4702 5 месяцев назад
Allaaah xaqeeda ha so iftiimiyo inanta yar
@FaduumOmar-ew1ur
@FaduumOmar-ew1ur 5 месяцев назад
Kartidaada iyo dhiga kugu jiro ilhy hku barakeyo xbbti adaa no hdlysid anaga waa uso duceyneyna abyo
@igalsamiirahussain9508
@igalsamiirahussain9508 5 месяцев назад
😢😢😢maskiin allaha udhibdhamo 😢kuwas masibo allaha ku rido
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 5 месяцев назад
Saxiix abaayo gabdhaha an soomaaliyeed waxaa la ga kari la yahay barta sidii aad lugo baasto iskaga difaaci la heedeen xiniinyaha lee ha iska raariciyaan hal hadeey ku dhagto ilaa uu ka dhinto ama eey ayaad ka dhimato.. aniga habaryarteey ii sheegtay anigoo yar…. ALLAAH AAN ka magan galay ILLAAHEEY NAGUMA KEENO ALLAAHUMA AAMIIN
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 5 месяцев назад
Mnshalaah Alx ilaahey xaqeeda haso saaro islaantaas in la toogto waaye wayo 2 dhaqan bey isku darsatay iyado intaas le,eg bey fawaxish sameyneysaa hadana ciyaalka yar yar bey isu xereysay misna wax ka duubtay waa 3 danbi oo mid walba ciqaabtiisa leh 😮
@fadumoabdi5537
@fadumoabdi5537 5 месяцев назад
Wlhi waan fiirin waye naxdin madaxa ikala dhacay wlhi wana tuuray ila hadana waa qaracsanahy alla ilahow na astur dhamaanten😢
@Happy-go-l
@Happy-go-l 5 месяцев назад
Xagee ku aragteen
@ManagingAcount
@ManagingAcount 5 месяцев назад
Amiin amiin abaayo dowlada arinkaan meey soo fara galiso😢😢😢
@user-kd8ro4zj6j
@user-kd8ro4zj6j 5 месяцев назад
Subaxalaahay ku waa na magooneen 😢😢😢😢😢😢
@fatimamuuse3741
@fatimamuuse3741 5 месяцев назад
Walal somalidu dad dhintay weyi 30ka hor ,waxkasto xun lagama hadlayo cadi ayalo arkaya wlhi hdi an xaalkan iska badali weyno on dumarku isku tashan wayan WA ino dhaman, Walalki loo xiiryow adna so qoyso.
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 месяцев назад
Nimanka shareecadu waxay ka qabtaa inlatoogto ee hala toogto hadiikale dalka waa hoogay
@munamohamed1078
@munamohamed1078 5 месяцев назад
Abayo illahay haugargaaro maskiinta wlhi waan kanaxay
@XamdaXasan-fe8dl
@XamdaXasan-fe8dl 5 месяцев назад
Abayo walahi wa runta somalida dahlnio meshi udnbaysey ayay marasa
@aishacuud6488
@aishacuud6488 5 месяцев назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 I Cry wlhi yaa Rabi xaqeeda soo dilaaci arxan daraaa subxanallah miyayn gabadheeda mustqabalkeeda ka fekirin markey sidaan gabdha maskiiinta u galayso😢😢😢😢😢😢😢
@ilhanmohammed9569
@ilhanmohammed9569 5 месяцев назад
Masha Allah my beautiful sister! May Allah bless you and your family, Walaahi maanta aad ayaan uu calool xumaaday, I am not on social media except RU-vid. and this morning When I was Taken my kids to school, I open your Video and I was so sad Walaahi! Very sad I don’t know what’s going on with our Somali peoples, Some men’s are always Like this stupid and doesn’t even think that he even have a daughter or himself or sister or mother when he’s doing the other girl like this, but what surprise me the most was the woman that was recording the video that you say thank God I didn’t watch the video and I didn’t hear it before except this morning and this is the reason I hate social media really😢😢😢 May Allah Help this little girl and her family and I hope she gets justice because in our country Rape is nothing On their eyes, they just normalize, Please ladies wake up and fight for this little girl, so they can take lesson and will never gonna rabe. another little girl again like this. Please speak up and stand for her. Please 🙏
@fadumoahmed3850
@fadumoahmed3850 5 месяцев назад
Subxanalah Subxanalah
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 5 месяцев назад
حسبي الله ونعم الوكيل Xasbi ya laah wanic mal 😭😭
@sakariyehusein3629
@sakariyehusein3629 5 месяцев назад
Wallahi waxanun hada gabadhas xld nafsiyadeda sidee tahay wa wax lagu nolagarin walaahi rag damiir leh ma ahan
@nimcoqulub4250
@nimcoqulub4250 5 месяцев назад
Ma arkin illahyna ima tuso iyaduna allah u booga dhayo
@user-rc9bo3xr4o
@user-rc9bo3xr4o 5 месяцев назад
subxanalaaah
@user-yc8cz8oh8i
@user-yc8cz8oh8i 5 месяцев назад
Dowladii aaway wll aaway gabadhii cadaaladooodiii
@alishaalexa4099
@alishaalexa4099 5 месяцев назад
Ax ma udulqaadan karo 😢😢😢 miskiin ilahey ayan ubaryayaa😢
@Hamdachanel
@Hamdachanel 5 месяцев назад
Subhanallah ma arg lkn wan maqlay intaasaba wadnha I xanune imagine ano daawan laha ya rabi allow u gargaar gabdhahena somaliyed kuwa xune xaqa fahansi ragi weyba damir dhintene an isku tashano hablo sharafta hala dhowrtto 😢
@user-rj1md7vz4e
@user-rj1md7vz4e 5 месяцев назад
Gabadha wey tar tahay iney iska celiso ma awooda qof weyn iyo cunug yar isku mid ma,ahan dadkana wey kala jilicsan yihiin ilaahey waxaan ka baryaayaa inuu kuwo ummadda dhibaatada ku haya illaahey ka qabto
@dahaboawale1009
@dahaboawale1009 5 месяцев назад
ilahay ima tuso Moqal gabar laga dubay Alxm dulilah tik tog malihi
@qamarcantoob2965
@qamarcantoob2965 5 месяцев назад
Kula midaa ahahywlhi😢😢 allow haitusin
@drbuux4429
@drbuux4429 5 месяцев назад
In lalaayo gabdhaha shirqoolay iyo nimanka kufsadayba.
@ManagingAcount
@ManagingAcount 5 месяцев назад
Inta social media ku jirto ha u hadlaan wllhi abbeheey ayaa wxs iiga digay 2022 maantana gabar walasheey ah beey ku dhacday allaha na amaansado gabdhoow gabar walba saxiib haka dhiganina aan is ilaalino balaayo ayaa socote😢😢😢
@Hooyo259
@Hooyo259 5 месяцев назад
🥲🥲🥲🥲nacalad alle haku rido
@umumaahir6553
@umumaahir6553 5 месяцев назад
😢😢😢😢 wlh Ben mahan nacalada ilhay xaqa ha so baxasho wlh dimasha danto wlh
@farduusMahmoudNour
@farduusMahmoudNour 5 месяцев назад
😢😢😢😢😢 wlhi qalbi ka oya
@user-uo6rm1ue1r
@user-uo6rm1ue1r 5 месяцев назад
😢😢😢😢
@ChalanjoChalanjo
@ChalanjoChalanjo 5 месяцев назад
Aniga kahor arkay muqalkaan waxa isdhahaayay kan waa wax hore sax dax bari sogalay
@Zurich527
@Zurich527 5 месяцев назад
Innalilaahi wa innaa ileyhi rajicun. Gabdhow is ilaaliya. Waxas maalin walbo SOO nnoqnoqonayya
@user-yc8cz8oh8i
@user-yc8cz8oh8i 5 месяцев назад
Wlhi sheekada awal waan fami la aaa hadaan sifiican ufahmay gabadha ma arag Maamadiina ma arag
@yusraabdllahi7131
@yusraabdllahi7131 5 месяцев назад
Wlhi wa naxaany ila had Shock in qado wax yar iga diman😢😢😢Mxa ku tusiya Is leeyahy wh wa ka xumahy Mxe daremeysa ayada ani qlbiga I Hocaaye wlhi Aminad rag wey iga dhimatay 4 ilaa 5 raga a waye wx kasto wax iga daran Gadaalka ay ga isticmaleen wa gaalo cadiya wlhi😢😢2024 wax xun bu ku biloday ilhow na bixi gabdhu raali kama aha wey oyneysaa faarx mar u dhaho Morocco adayaa io gabdha hade iga dhimatay yaa qarsha I cilinaayo Ilhow no gargar meel adno mana qaano Lkn gabdhu hade dad ledahy Ragas hala so xero maxkamadne Hala so saaro 😭😭😭😭😭😭
@justforidea1282
@justforidea1282 5 месяцев назад
😢 so sad markad dad xun la saaxiibto wa dhib
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 5 месяцев назад
Wcs walshey xamdi caday ❤❤❤❤❤❤
@user-uo6rm1ue1r
@user-uo6rm1ue1r 5 месяцев назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@fadumoahmed3850
@fadumoahmed3850 5 месяцев назад
La ilaha ilalah 😢😢😢
@nimosuleiman
@nimosuleiman 5 месяцев назад
Ax ax ax wa xanun
@abdifataax715
@abdifataax715 5 месяцев назад
Nimanku qaladba ma galikaraan hadaan naago gacan qaban Belaayo kasta naag baaka dambaysa
@user-ur9sg3oy2o
@user-ur9sg3oy2o 5 месяцев назад
😢😢
@user-re9xq4co3b
@user-re9xq4co3b 5 месяцев назад
Damiir daranaaa balaayo
@halimohusseen2587
@halimohusseen2587 5 месяцев назад
Gabadhaas halo hiiliyo
@user-fj5rt8cv8x
@user-fj5rt8cv8x 5 месяцев назад
Subxanllah ilahey ima tuso indha xumadsa😢
@ifrahali7125
@ifrahali7125 5 месяцев назад
Wlhi waayaab Somali halaawday muuqaalkaas xanuunka badan dhimashaa dhaanta intaa iska celiso ax wadnahaa ixanuunay 😭😭😭
@SundusChamac-rl7mv
@SundusChamac-rl7mv 5 месяцев назад
Alx ani nawa dawan
@ifrahali7125
@ifrahali7125 5 месяцев назад
Yaaba daawan Karo qof damiir leh maba daawan Karo waaka cararee illaahey ha u gargaro gabadhaas iyo dhamaan gabdha soomaliyed
@lielaosman8710
@lielaosman8710 5 месяцев назад
Abyo hamdi waxa waxaas ku dhaqmayo wa dad cabtoy ah o haleysan an ilahey ka baqen somali sas uma wada xumo labadow qof o xumaty wye ilahey ha hanuniyo ifrah ne hau boga dhayo xaqeda ilahey hauso dhiciyo 😢
@fartuunabdullahi4386
@fartuunabdullahi4386 5 месяцев назад
Ilaaaheey ka cabso😢
@farduusMahmoudNour
@farduusMahmoudNour 5 месяцев назад
😢😢😢😢😢😢😢😢
@naimohassen1472
@naimohassen1472 5 месяцев назад
Hamdi waxan rabna in dadkas ay sharciga hor tagan
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 5 месяцев назад
'Maamii' ha dhihina ee 'Maamuu' dhaha balaaya!
@AswaanAbdifatax
@AswaanAbdifatax 5 месяцев назад
Ilahow Somali MxA unoqday akh 😥😥😥😥
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d 5 месяцев назад
Xasbiyallah wanicmal wakiil malawadka haka soo dhaco waxaa maamiida isku sheegeyso iyo nimankaa waxuushta ah
@user-eh6fs3lq9y
@user-eh6fs3lq9y 5 месяцев назад
😢😢😢😢😢
@FARHIYAFARHIYA67
@FARHIYAFARHIYA67 5 месяцев назад
O😢😢😢 sorry wan kaxumahay
@hothansaalah-wt5yv
@hothansaalah-wt5yv 5 месяцев назад
Yaab anu dadkan wan ka yaabey meshu maney askar laheyen iyo dawlad ish
Далее
Dora’s Tyla Dance is Everywhere 😨 #shorts
00:14
Просмотров 1,9 млн
[RU] Winline EPIC Standoff 2 Major | Group Stage - Day 2
9:32:40
GABDHA QURBAHA JOGOW  KU TASHADA  jEEBKIINA
4:16
Просмотров 2,6 тыс.
Sheekadii Maana Faay Part 1
22:21
Просмотров 4,1 тыс.