Тёмный

WAAN SOO SHAQEEYSANAY, DOCO WAALID WAA DEEQ AAN DHAMAAD LEHEEN! 

Aaramoow
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

#aaramoow

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 78   
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 26 дней назад
Maasha alaah naciimo waa runtaa duco waalid waa deeq aan dhamaado laheeyn aloow waalidkii tii NA dhashay ferdoowso firaash ugu yeel yaarabi shugran habbo asc
@aaramoow
@aaramoow 24 дня назад
Mahadsanid Maryama! Aamiin!
@duniyakordahab
@duniyakordahab 23 дня назад
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw صل الله عليه وسلم ❤ صباح النور
@Farh940
@Farh940 26 дней назад
Masha allha ❤❤❤❤
@nimconimco7203
@nimconimco7203 26 дней назад
Maxamed yare iyo naciimo yar 😂😂😂 reer aaramow waan idin imanaa ma isoo dhawynaa ilhy ha ii qadaro in aan idinla qadeeyo nicmada ilhy idina cuno mashaa allh ilhy ha diin siyaadiyo
@aaramoow
@aaramoow 24 дня назад
Nimco noosoo dhawoow waan kusoo dhaweeyneeynaa!
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 26 дней назад
Wcs masha Allah waan idin salaaney Allah ha idin xafido Aamiin, shukran nasteexa- daada jizakallaah qeer masha Allah caruurta Allah ha xafido Aamiin, macraaj habo soo bar baar masha Allah ducada waalidaka ayaa Allah idin akhabaley Alxamdulillaah,aduun fii nimaca aakhiro fii jana Aamiin!
@maryanalihussein6346
@maryanalihussein6346 25 дней назад
Heer Jowhar waxaa dhahnaa Yaxaas dool😅
@AhmedSeddiq-t4o
@AhmedSeddiq-t4o 26 дней назад
Masallah may Allah protect you❤❤❤
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 25 дней назад
Waan ogahay ducada waalidiinta waa wabi rabi ku siiyay Alhamdulillah qofkuu rabi jecelyuhuuna siiyaa haleeshiinta kheyr ka inta haysato Allah noo saaidiyo intaan kheyr kaa heysana Allah siiyo Aamiin Yaarabi
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 25 дней назад
Masha Allaah beautiful family keep going ❤❤❤❤
@faadumohussein4233
@faadumohussein4233 24 дня назад
Masha allah❤❤❤❤
@FathimaFathima-rz6yl
@FathimaFathima-rz6yl 26 дней назад
Masha Allah ❤❤❤
@Hiirpalmia
@Hiirpalmia 26 дней назад
Micraaj wax badan ayey baranaysaa. Masha Allaah.
@abdijama1984
@abdijama1984 26 дней назад
Naciimo waa runtaa labo maalin kahore ayaa arinkan kahadlaaye waa Lidka ducadeesa waa la arkaa aabahey duck uu markasto iigu duceenjirey marwalab allaah wuu ii aqbaley allaah awoodiisa ayey wax walabo awood allaah ducada waalidka allaah hanoo aqbalo aamiin aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤❤
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 26 дней назад
Asc eedo fargeeto horay usoo qaata markaa soo daadisaan kusooxaaqa halmeel ka aruuriya
@Mascuud-sm8lx
@Mascuud-sm8lx 26 дней назад
Masha allaha ilaahey ha idin barakeyo
@umuabadi
@umuabadi 26 дней назад
Aniga. Waxaan. Kaxumay. Fiidiyoowdaada. Waa fiirsadaa. Laakiin. Istiraag. Hadaan kuusaaray.
@umuabadi
@umuabadi 26 дней назад
Waxaan Kuujoogaa. Dhulka. Xarameeynka. Anagana. Soo. Booqo. RU-vid keys. Umu cabaadi. Waxaan ku aruursadaa. Wixii. Aan soo duubto. Xarameeynkana. Noogu. Imaada insha allaah
@rodahmohamed7946
@rodahmohamed7946 26 дней назад
Maa Shaa Allah, Aabo Maxamed iyo Maama Naciimo iyo ubaxa aad dhasheen ilaahay ha idin xafido, xoogiinana xirsi Allah idinka dhigo. Ameen
@ummuaxmedcuntokarinta7656
@ummuaxmedcuntokarinta7656 23 дня назад
Masha allah tabaraka allah allah ❤❤
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w 23 дня назад
MashaAllah MashaAllah ❤❤😂
@BintuMusta
@BintuMusta 26 дней назад
Maashaa allah Maashaa allah allahu mabaarik
@monafarah4324
@monafarah4324 24 дня назад
MAASHA ALAAH ILAAHAY HA IDIIN XAFIDO AAMIIN YAARABI DHAMAAN TEEN ❤❤❤❤❤❤
@saynabmohammed9499
@saynabmohammed9499 25 дней назад
Wcs maansha allaah macaanto illaahay ha idin barakeeyo
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 24 дня назад
Masha Allah ilaaheey haidin barakeyo noloshiina anagana ilaaheey hanasiyo nolol barwaqo leh aamiin
@hiboaxmed4187
@hiboaxmed4187 17 дней назад
Man sha allah❤
@farhiaabdi7510
@farhiaabdi7510 26 дней назад
Maasha Allah Tabaraka Allah. Naciima aniga waxaan qabaa su'aal subagii flaxseed caagii uu ku jiray in aad i tusto waan raadiyey waana waayey subag flaxseed ah mahadsanid😊✌️.
@sucdimoha2157
@sucdimoha2157 25 дней назад
Maasha allah tabarakallah...allah yaziid wa yibaarik .. ila iyo waxan kuqiyasi laha 500 kg hadeyba kabadneyn tabarakallah wayo 5 xabo aya kila ah ..caafimad kucabba annaka 10kg innagasiiya un hhhh meel aan dhigna jirine hhh wan daneyneyna inad video sida aad usameyneysin nosodhigtiin ... hambalyo noloshan quruxda badan ..
@khadijahaaji6683
@khadijahaaji6683 25 дней назад
Maashaa Allah Allah ha idiin xafido dhamaantiin.
@farxiyomaxamuudkahyie7844
@farxiyomaxamuudkahyie7844 26 дней назад
Masha allah abayo nimcada allaha idin barakeyo insha allah ❤🎉
@yasminesalmo7772
@yasminesalmo7772 25 дней назад
Naciimo aniga ayaa aqaan irid aamin beled weyne kooshin ayan deganey
@AsmaFiican
@AsmaFiican 25 дней назад
Mashlaaah mashlaaah alla ya işo buubiyo meshan ikeeno hal xabo .5 kuso gadana
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 26 дней назад
Approximately 500kg
@yasminesalmo7772
@yasminesalmo7772 25 дней назад
Naciimo wabiga marki la galayo ninka baxaarka ah wuxuu yaxaas dool ayaa imaday iska jira
@hibaqhashi4649
@hibaqhashi4649 26 дней назад
Masha Allah Masha Allah Masha Allah ❤❤❤
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 26 дней назад
Masha allah tabarakallah alle ha idiin barakeeyo ❤
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 21 день назад
Masha Allaah lkn waxano tufaax xagee uwadaan iib miyaa Abaayo Haaa Gadaal ayan Ka Gartay inad ka shaqaysanaysaan wa sii fcn Shaqaa sharaf leh masha Allh
@SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py
@SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py 25 дней назад
Maansha allah maansha allah❤❤❤❤
@KhadijaabdiMohamed-s9m
@KhadijaabdiMohamed-s9m 23 дня назад
Maashaa Allah,Rabbi ha'idiin saaìdsho
@umuabadi
@umuabadi 26 дней назад
Maasha allaah. Walaasheey. Qayrkiina. Allaha. Badiyo. Zowjkaaga. Iyo. Awlaadaada. Allaha. Kuu barakeeyo. Waxaa. Xaqiiqo. Ah in lagu. Hodmo. Ducada. Waalidkeena. Allaha unaxariisto. Waalidiin terna. Mid nool iyo. Mid diinta
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 22 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤
@aarboy2305
@aarboy2305 26 дней назад
TRIPOD CAMERADA U ISTICMAALA SI AAD WAX ADAN INOOGU SOO GUDBISAAN MAHADSANID.
@aarboy2305
@aarboy2305 26 дней назад
200kg illaa 230 kg ayay u dhexeysaa kiilaatda tufaaxa ah inta aad guriga keenteen kaliya.
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 26 дней назад
Mashaalaah maxamed odey ma aha
@amunali1330
@amunali1330 25 дней назад
Manshalaah ❤️❤️❤️❤️
@AsmaFiican
@AsmaFiican 25 дней назад
Wcs nacimo cadey hadan so dhacay❤
@najmamahamed7585
@najmamahamed7585 26 дней назад
😂😂😂😂😂
@najmamahamed7585
@najmamahamed7585 26 дней назад
Masha Allah Alle ha idiin xifdiyo dhamaantina Reer Mohammed
@habibosharif4925
@habibosharif4925 25 дней назад
❤masha allaaa
@shukri846
@shukri846 24 дня назад
Sax😂
@abdijama1984
@abdijama1984 26 дней назад
Maashaa allaah waa runtaa waa wiilyare allaah hakuu barakeeyo aaamiin❤❤❤❤❤❤
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 26 дней назад
Masha allha allha hadiin barkeyo
@ayanahmed-n5v
@ayanahmed-n5v 26 дней назад
❤😊❤
@fooshassan1379
@fooshassan1379 26 дней назад
Masha Allah Allaha idin kaalmeeyo Aamiin
@rahmomalin1483
@rahmomalin1483 26 дней назад
Masha allah ilaahay ha idiin barakeeyo
@moalimhodan
@moalimhodan 26 дней назад
MashaAllah Allahuma barak
@XamdaXasan-fe8dl
@XamdaXasan-fe8dl 26 дней назад
Walahi wan xasuusty yarantaydi konboyinka tamandhad Ayan ksamesjiry❤❤❤❤
@ummuisra6271
@ummuisra6271 26 дней назад
Masha ALLAAH nacima iyo micraj habo qaali ALLAHA ku xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nadiaamoudi9772
@nadiaamoudi9772 26 дней назад
Asalamu aleykum, walaaley, xagee ku nooshahay,aniga Virginia USA Ayaan ku noolahay,barasho wanaagsan . Nadia Al-Amoudi
@fathiamakelifeeasier
@fathiamakelifeeasier 26 дней назад
illaah hadinbarageyo waa nimco waaye toban xabo mut kaso baxshe $8dolar organic nasiib wacan!
@umucamaa
@umucamaa 26 дней назад
Aabo shaqo+hooyo shaqo=illmo shaqo mashallh illahy ha idin barkeeyo hoogiin iyo caqligiin iyo caafimaadkiina
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 26 дней назад
Maashaa Allah Allah haidiin saaidsho hana idiin barakeeyo Aamiin Yaarabi
@XamdaXasan-fe8dl
@XamdaXasan-fe8dl 26 дней назад
Mashallha iskashato mkufto Allah hidin barkeeyo
@mulkihaji9454
@mulkihaji9454 26 дней назад
Masha Allaah tabarak abaayo cafimaad iyo cimri dheer aad ku cuntaan ilaahay ha idin siiyo in sha Allaah Allaahuma amiin ❤
@rahimohussein4414
@rahimohussein4414 26 дней назад
Asc family qurux badan alle ha idin barakeyo nolosha waa fahan
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 26 дней назад
Mashalaah tabarak beraha somaliya in lagu bero aya fican 3xabo an kugada ama2 xabo 1dr isago wali laga keno turkish
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 26 дней назад
Manshaallah tabarakallah rer Aaramow waa idin sallamay alah idin barakeyo walaashay 😊ilahay ha u naxaristo ducadoda no aqbalo amiin yaa rabi
@garqaadnew6163
@garqaadnew6163 26 дней назад
Mashallah abaayo naciimo wan idin salamaya adiga iyo carurta iyo xaajigaga waxaan idinka soo salamaya mugdisho
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 26 дней назад
Tufaaxa soo hoobi hee halahoo isii maa shaa Allaah Caafimaad ku.cuna
@umuabdirahman961
@umuabdirahman961 26 дней назад
Masha allah illah ha idin daweyo uganda aayan jogo 1 tufax ah waa kunshilin meshane nicmaa taalo illah ha idin sacido
@khadhragabow2822
@khadhragabow2822 26 дней назад
الحمدلله بنعمته تتم الصالحات
@Farhia_ali
@Farhia_ali 26 дней назад
MAASHA ALAAH. ILAAH NOOBARAKEEYO DUCDA WAALID❤
@rahmomalin1483
@rahmomalin1483 26 дней назад
Somaali idinka faa ideysta idiinma dhawa
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 26 дней назад
Manshaa allaah ilaahay ha,idiin calfo nimcadaas
@ayaancismacil3754
@ayaancismacil3754 26 дней назад
Masha allah allaha idin barakeeyo
@saadiaali2726
@saadiaali2726 26 дней назад
Masha allaah tabaaraka allaah ❤❤
@ifrahismaciil158
@ifrahismaciil158 26 дней назад
Maansha Allah
Далее
KHABOOW AYAAN KA KALA CARARNAY!
15:51
Просмотров 1,6 тыс.
I Took An iPhone 16 From A POSTER! 😱📱 #shorts
00:18
КВН 2024 Встреча выпускников
2:00:41
SIDAAN AYAAN U KEEDSANAA TUFAAXA!
16:01
Просмотров 4,2 тыс.