Тёмный

WADAADADII DILKA TOOGASHADA KA BADBAADAY SANADKII 1987-DII 

idaacadda buuloxuubeey
Подписаться 531 тыс.
Просмотров 310 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 306   
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 6 лет назад
Raali Gelin: Barnaamijkaan horay ayuu ugu baxay Channelka, laakiin muuqaalka qayb kamid ah ayaa dunidda laga xanibay kadib markii muuqaalka qayb kamid ah ay shirkad soo sheegaatay, sidaasi darteed dib ayaan u saxnay muuqaalkii si loo wada daawado mahadsanadiin.
@faaraxmahamuudmahamed879
@faaraxmahamuudmahamed879 6 лет назад
Thanks r b x
@mohamedabdiissack1798
@mohamedabdiissack1798 5 лет назад
Somalia markii dad loodiraya dinta garsiya magaalo ayey aheyd wamaya ee fikirka xagjitnimada ah oo muslimka lagu qaribaya ayaa lowaday weyna kugulesteen wana aragtaan dhibka uu manta nokensaday balo oo dhan ayuu dhalay wey haboonani laheyd malinkaas hadii laga taqalusi lahaa
@cllaahicabdi7393
@cllaahicabdi7393 5 лет назад
idaacadda buuloxuubeey y
@shaahidabdalla6011
@shaahidabdalla6011 5 лет назад
Nimanyahow warbixinta qaldan aad gudbineysan mad alle uga baqdaan Halked kaso xigatay wadadada Inla fasaxay bal car waakaaye Reference soo raaci
@mustafekaafi658
@mustafekaafi658 4 года назад
idaacadda buuloxuubeey
@abdirahmanabdiazizgesey2063
@abdirahmanabdiazizgesey2063 4 года назад
Wllhi waxaa tahy qof ficn masha Allah ani waxaan jeclahay inaan wadnkyga wax utaro inaan udhinto si ay jiilka iga danbeeyo nolol ficn ugu nooladaan hadana waxaan jiraa 18 sano calosha ixanuunto markaan tarikhdi hore aqriyo indhahyga ilin macelin karaaan
@sammah8570
@sammah8570 5 лет назад
ilaahay maxamad siyaad bare ha'u naxariisto dambiyadii uu galayna allah u dhaafo. wax wanaagsan iyo wax xunba wuu sameeyay.
@khalephpadmacanshe1396
@khalephpadmacanshe1396 4 года назад
Ilahy baanu ku xawiley cay iyo hbaar midna Nagama geyo
@ummaxamedumsaraa3716
@ummaxamedumsaraa3716 3 года назад
Siyad bare hada waa laga daray dad walan aa soo bexeen Alle hana tuso xaqa somali
@farhanhdhimbil4998
@farhanhdhimbil4998 2 года назад
Alle ha u naxariisto sheekh cali warsame xalay 28/5/2022 ayuu ku geeriyoodey dalka Urdun alle ha u naxariisto oo jannada ha geeyo
@abdiadan5961
@abdiadan5961 6 лет назад
Radio buuloxuubey waa wehelkyga aadbana ugu xirnahy horay u socoda Masha allaah
@djkaraamaofficial890
@djkaraamaofficial890 6 лет назад
Wll subscribe to my channel
@arazakkahin9093
@arazakkahin9093 5 лет назад
For a long time I didn’t see a good report like this, i did enjoy it alot thank you very much.
@ahmedhassanali7412
@ahmedhassanali7412 6 лет назад
Du bist erst walaahi somali intay siyaasad iyo qabiil kasheekeenkahaayeen may wax sax ah sidaan oo kale dadka usoo gudbiyaaan ❤❤❤👌👍💪
@claahiyuusufshikh8idiyoow160
@claahiyuusufshikh8idiyoow160 5 лет назад
😂😊😊😙😉☺☺😚😚😚
@cabdiraxmaancabdillaahi516
@cabdiraxmaancabdillaahi516 4 года назад
Mansha allh Ilahay cimriga ha kuu barkeeyo Ilahay waxaan kaga baryiyaa cimri dheer
@Yasmin-eu3pq
@Yasmin-eu3pq 5 лет назад
Allaha u naxiirso intii ku dhimatay maxamed siyaadne haduu danbigaas dhalay allah u danbi dhaafo una naxariisto
@abdirahmanbarre3905
@abdirahmanbarre3905 3 года назад
Siyaad bare alaha u naxariisto janatul fardowsa alaha ka waraabiyo
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 4 года назад
Wallahi ninkaan cusmaan in la dhaho ayaan jeclahay tabiyaha barnaamijyada ka baxa radio buuloxuubeey wariye kaliya ma ahan hadane qibrad gaar ah ayuu ilaahey kumaneestay masha allah hadane waxii usii dheer inuuu diinta yaqaano
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 5 лет назад
Sheikh cali warsame malinkasta wan arka iso dadka ka wacdiya masajida waweyn ee BURCO allah cimriga iyo cafimadkaba alah hau barakeyo
@aishahassan2327
@aishahassan2327 3 года назад
Walaahi maxamed siyaad caqli buu lahaaa ali dixaad qarax ey noo soo jiideen inkastoo ahlu suno badan uu weera ray uu ka mid ahaa shiiq cabdirashiid gii ceel huur allaha unaxariisto
@abdullahimohamedkhalif8700
@abdullahimohamedkhalif8700 6 лет назад
Xog Muhiim ah bad soo dhigtay wana wax la aamini karo Horay u soco wllkay.
@abdullahikhalif5994
@abdullahikhalif5994 4 года назад
Al i tixaad waxaa laga dheefay in dadka laqarxiyo iyo bulshada soomaaliyeed in ey is khilaafan sacuudigana danihiisa oow sameesto
@abwaancabsiiye278
@abwaancabsiiye278 5 лет назад
Hadii aad dooneyso buburkii somaliya wixii sabab u ahaa meel kale haka raadin waa culimadas ALLE dartii loolayey SUBXANALAH
@buteykobreathing1602
@buteykobreathing1602 6 лет назад
War somalia wadaado sacuudiga soo diray 1978 diin sooma gaarsiineen ee bidco ayey wadeen dheh sacuudiga ayagoo nabi muxamed csw eryanaayo ayaan anagu islaamnay marka koley wadaadada in la dilo ma habooneen lkn iska sax hadalka
@serajy1
@serajy1 6 лет назад
Masha Allah wax badan iga qarsoona ayaa ka faaiday ee Allah haku Xifdiyo walal
@maxamudaadanmuxumed2440
@maxamudaadanmuxumed2440 5 лет назад
Kolay siyaad ilaahay ayaa kala xisaabtamaya wuxuu soomaali badday Ilaa kuwa maanta somali lagu xasuuqayaa waa dunuub siyaad gaystay
@mohamettapdiasiis1952
@mohamettapdiasiis1952 Год назад
Keen cadeen dee hadal aadan ka fiirsan inaad ku danbaabtaa dhici karta
@ismailyoung1639
@ismailyoung1639 4 года назад
Wuu ku saxnaa Siyaad bare in uu toogto ragaas manta kuwa na Qarxinaayo waa haraagii shalay
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 6 лет назад
Ilahay isaga wayne somaliwayn haysu celiyo amiin yaa rabi
@zamzamyar2378
@zamzamyar2378 6 лет назад
Aduu khayriku ku jiro illahay isaga oge aamiin
@moryankek2433
@moryankek2433 5 лет назад
Ilaahay narta ha ku tooro culomadi oo dilaay aa ka waan
@HiigsiTech
@HiigsiTech 6 лет назад
Aad baan ugu mahadsan tihiin sida wacan ee aad inoogu soo gudbiseen barnaamijka quruxda badan
@somaligrouphd3117
@somaligrouphd3117 4 года назад
Tan siyaad bare kasoo gudub ee tan hada taagan uma jeedid miyaaa mise somalia oo dhan waxay taqaanaa nin tagey oo dhintey oo aan jawaabi Karin in wax laga sheego siyaad Allah ha unaxariisto ilaahayna haka cafiyo wixii denbi uu galey wanaaguu sameeyeyna Allah haku anfaco ee iska daaya aabe siyaad
@mohahareri4508
@mohahareri4508 3 года назад
Naxariista janno Allah ka waraabiyo Aabihii umada somaliyeed
@xidigalu5087
@xidigalu5087 5 лет назад
Sheekh cali warsame reer burcanu isku nahay mashallah waa shiikh illahay cilmi siiyay asaga iyo wiilkiisaba
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 Год назад
Aun
@fahimacadey3546
@fahimacadey3546 5 лет назад
Rabi naxariistii jano haka waraabiyo dhamaan intii dhimatay. Siyaad bare ilaahay ha unaxariisto. Kolay bini aadan ayuu ahaa oo qalad wuu kadhacaye rabi haka cafiyo maanta wuxuu kusugan yahay rabi ookaliyaa og. Rabow isaga iyo dhamaantoodba iska cafi
@mrherro4521
@mrherro4521 2 года назад
Wax waliba waalacafiyaa lkn Alle wuxuu inoogu caddeeyay qur"aankiisa in lacadaabidoona Cadaab Daran kuwa" beeniyay aayaad kiisa ayagoo ugu marmar siyoonaya in ag ahaayeen aayaadkiisa kuwa duugah Oo waahore ahaa""
@nuuraloveaabemcn5668
@nuuraloveaabemcn5668 5 лет назад
Walee dadkii Somaliyeed dhibaa loo geeysty 😣😣 Inta dhimaty allaha unaxariisto😢😢
@afkahore4652
@afkahore4652 5 лет назад
Nuura love Aabe mcn ma hadal sax ahaa
@abdoulrehmanmukhtar3947
@abdoulrehmanmukhtar3947 5 лет назад
Xeerka qoyska iyo dagaalkii 77 ayaa Sabab unoqday burburkii qarankii somaaliya. Yaa Ila qaba fekerkan?
@mohamedaliqalif4024
@mohamedaliqalif4024 5 лет назад
wlhi waxa hada na dhibaya waa kuwii siyaad bare ka haray oo wadaad xumaha ahaa ilee waxuu arkay aabe siyaad
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 5 лет назад
Xeer qoyska kaliya
@enahsuleiman1494
@enahsuleiman1494 6 лет назад
Jihaad kulahaa somalia waa wada muslim yaa lagu jihadaa koley wexey ilathay shacabka masakiinta ah sida maantaba jirto
@rachidaminoz8977
@rachidaminoz8977 3 года назад
Very professional and well editing, illahay haka jazai siiiyo soo diyarinta iyo isku hawlida barnamijyadan oo kale waxay dhaxal gal u noqonaysa jiilka cusub ee anaga oo kale ah.
@abdulkadirabshir1928
@abdulkadirabshir1928 4 года назад
رحم الله شيخ ابن باز رحمة واسعه إنه عالم رباني
@Nono-fm5mj
@Nono-fm5mj 2 года назад
argagixiso ayuu ahaa
@Nono-fm5mj
@Nono-fm5mj 2 года назад
tusaale waxa ku filan inuu ogaaladay inuu maraykanku baa biyo wadanka ciraaq
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 Год назад
@@Nono-fm5mj zxp ciraq walaalahoda Kuwait ayay dileen
@قناةحريه
@قناةحريه 5 лет назад
Ibnu baaz dheh camool reer ala sacuud wlhi wa meshey fidnada naheesto naga so gashay
@sirilkacase4057
@sirilkacase4057 Год назад
Ninkan waan jecelahay wlhi hadalkiisa quruxda badan
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 года назад
Dhibta dalka taal maanta siyaad barre kaligii talisnimadiisa ayay ka dhalatay
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 5 лет назад
Sheekh cali warsame isku xaafad ayaanu nahay wlhi ale hadaayee
@abdirisaakabokor5335
@abdirisaakabokor5335 6 лет назад
*ZhP isKadaa HadaBaLiN barMaamujYaDa soMali wax HaKa barTaaNeee* 🇸🇴
@xamsecumar2335
@xamsecumar2335 6 лет назад
Zxb naziix al xadaab no so turjun plz thx
@djkaraamaofficial890
@djkaraamaofficial890 6 лет назад
Wll subscribe to my channel
@husseiosman9448
@husseiosman9448 5 лет назад
Ilahay kuwii dilka culimada xukumay/ fuliyay Uma naxariisto
@asamater3234
@asamater3234 5 лет назад
Waxba kamajirin Cilmigooda, waxeeyna ahaayeen kuwu Carab iyo maraykan u'shaqaynayay, waana kuwa kagategay Somaaliya khal-khalka Diinta, iyo kooxaha dawlad ladagaalanka iyo duminta qaranka..!! Xagee ayuu maanta kajooga Sucuudiga iyo carabaha khaliijka: taas wexey umarkhaanti furtay Siyaad Bare inuu ahaa nin og xaqiiqda iyo wax kadambeeyay!?
@salmamohamuud8871
@salmamohamuud8871 Год назад
Naayaa qabyaalad maad ku difaacee daalimka oo ayadii alle beeniyay oo yiri rag iyo dumar baa dhaxalka ku siman koley xaqii oo culimada ka galay waa kasoo baxay korsi jacelkiisana qarka laga duuray heer uu ka cararo lagaarsiiyay somali dulmiloow meel xun buu ku dambeeyaa
@maryanhassan3042
@maryanhassan3042 5 лет назад
ilaahey ha naxariisto waxuu ilahey naga bad baadiyey shirkigii iyo qanuura cabududii lagu socday
@bashirkhalif1544
@bashirkhalif1544 5 лет назад
Boqor Abdalla boqor ma aheen waqtigas; wa khalad maclumadasi
@quruxsan287
@quruxsan287 4 года назад
Waliyu cahdi ayaaadan aqoonin macnaheeda dhibka ayaaaa taaasa
@brotherfather7424
@brotherfather7424 4 года назад
Dhaxal suguu ahaa
@1991-y3t
@1991-y3t 5 лет назад
Waxa aad sheegaysaa inta Badan run maaha
@dahirjakarta428
@dahirjakarta428 4 года назад
Jaale maxamed siyaad allaha u naxariustee wuxuu inaga hor joogey halaagaa maanta Ina haysta ee Cali dheere iyo wadaada dhiigii umada soomaaliyeed la banaysto.kuwan uunbey ka Soo farcameen shabaabku was itixaadkii oo qolof dhacsadey
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 5 лет назад
Taariikhda been haka shegin 1987 may ahayn dib u sax 1975 ayay ahyd weriye hadalkaagana u fiirso dad aqoon leh ayaa ku dhageysanayee waad mahadsan tahay.
@ahmedmahamed5829
@ahmedmahamed5829 4 года назад
hadaad aqoonyahantahay mad dadka wax gaarsiisid aqoontaada maxaad kutrtna
@mohamedraage1511
@mohamedraage1511 3 года назад
Waax waliibo oo dhiib uu geestay aabo siyaad allah ka cafiiyo intii dhiimatay ne allah u naxariisto
@xamsecabdi3762
@xamsecabdi3762 5 лет назад
sh.cali warsame wuu dadaalay si weyn
@طوبىللغرباء-ذ8و
@طوبىللغرباء-ذ8و 5 лет назад
*Dilkaaa culimadu waa halkii somali laga Raacay cuqubadaasi illaa haday nahaysaa oo Taariikhdu thy 9/1/2019. Yaa allaaa Dalka iyo dadkaba noohagaaji aamiin*
@khaalidxaaji2965
@khaalidxaaji2965 5 лет назад
Waqtigii wadaada waraabayaashu wadanka haadaan kasii ridayeen
@aminaabdullahi8833
@aminaabdullahi8833 6 лет назад
Walee Allah waxna kamaqarsona ☝🏻 waxkasto jira ba xisaab ba taala Allow qalbigena diinta da kuhaay 🤲🏽🤲🏽😭😭😢😢😢😞😞
@princeapdinho6948
@princeapdinho6948 6 лет назад
aamin lkn sarbeebka iska DAA walaalaY
@aminaabdullahi8833
@aminaabdullahi8833 6 лет назад
Sarbeb kumahadlayo siwaadax ban uhadlay
@princeapdinho6948
@princeapdinho6948 6 лет назад
+حياتي كلها لله abaayo sorry hadaan kaa xanaajiyay ama aad xanaaqdaY
@aminaabdullahi8833
@aminaabdullahi8833 6 лет назад
Man xanajin walal jazakallah kheyr 💐
@princeapdinho6948
@princeapdinho6948 6 лет назад
+حياتي كلها لله sidoo kale walaasha
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 года назад
maalintii igu horeysay aan xabad maqlay ayey aheyd aniga o gabar yar ah o weli qabgarin masjid isbaheysiga ayaa xabado ka dhacen markaa matag ayaa ku washtay waxey nala aheyd dhibaato weyn lakiin ka dib xukumadi siyad Waxaa aragnay in aan aragno dad LA bireyey qarax madfac bamboyinka xabad iska daa caruurta ayaa Kala taqaan magacyada rasasta yaab iyo fajac sow naguma dhicin
@AhmedMohammed-dw1jz
@AhmedMohammed-dw1jz 4 года назад
Maxamed siyaad Barre Waxaan ku taageersanahay Gacansiinta ahlu sauna wal jamaaca Iya kahortaga khawaarijta wahaabiyada ah Ee wadankeena somaliya kadagila'yahay ilaa haatay Dadka Somaliya oo wiligood muslimiin ahaa sidee sucuudiga diinta hada usoogaarsiinayeen sideesa loogu jihaadaa Muslim Siyaad bare majecle lkn waxaa laga yaabaa inuu jinada kugalo ladagaalanka Khawaarijta wahaabiyada ah
@SafwaanGuuleed-c4l
@SafwaanGuuleed-c4l 9 месяцев назад
Oo adi ma walantahay yaa qawarij ah Yana wahabiya ah siyaad Barre maad janno urajena oo ilàhay qurankisa beniyay oo dhiig Muslim kumaqanyahay oo qabyaladista aha alle ku cadab dheh dowlada fcn wa noqon lehen hadu kitabka quranka raci laha sunnada rasulkana raci lha adigana jahil batahay adigo maqlesid dhibka uu Muslim ka somalayed u ugeystay Baad ledahay janno ban urajeyna aqiro intuu kagali raba culimada ulayay dhigoda
@running4329
@running4329 3 года назад
Wixii uu siyaad barre sii arkayey ayaan maanta aragnaa Allah ha u naxariisto indheer gard buu ahaaye
@dhwa3465
@dhwa3465 4 года назад
السلام عليكم buuluxuubey adigoo cadaalada kor istaagaya 3daas kooxod yaa xaqa udhowaa
@samatermahamed4080
@samatermahamed4080 Год назад
Warkaasi sheekh maa he waa shaydaane
@GaBal_DaYe
@GaBal_DaYe 3 года назад
Sheiq abubakar aljazairi waa sheiqeyga sheeqiisa.
@abdifatahahmad31
@abdifatahahmad31 5 лет назад
Sheekh may ahayn ee shawaadiin ayay ahaayeen
@عسانيوعسانيو
@عسانيوعسانيو 5 лет назад
Masiibada ilaa hada haysata Xamar wataa wadaada
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 4 года назад
Hahha somalia Oo dhan haystaa Xamarkali mahaysato Zxp SOMALIA.WAY MIDOOBIN
@xaabsade9844
@xaabsade9844 3 года назад
@@muhamuudbille9158 midoobi mayso waligeed soomali waa 5 maaha mid
@cabdifataaxmacalinx3244
@cabdifataaxmacalinx3244 6 лет назад
waa muuqaal taariikh bdan ku jirta
@djkaraamaofficial890
@djkaraamaofficial890 6 лет назад
Wll subacribe to my channel
@zakimamba2930
@zakimamba2930 5 лет назад
Siyaad Bare inuu wada toogto ayey aheyd
@abdikarinyusufosman4074
@abdikarinyusufosman4074 5 лет назад
Ilaahay baa ka badbaadiyay culumadaa.balse waa xiliggii ay wahaabiggu dalka soomalia ku soo fidayeen .lacag badanna ku bixin jiray.aniggu xiligga sacuudigga ayaan joogay waanan la socday.
@umaalim2589
@umaalim2589 6 лет назад
Waxii dhacay weey dheceenee had maxaa kajiro somali dil iyo dhac iyo boob iyo masakiinta in ladilo xasbunallah wanimal wakiil
@salam2900
@salam2900 6 лет назад
Mahad sanid Raadio buulo xubey wlllh waxaa tahay cahaanal aad noo kaafi barnaamij yo wanahsan oo xiiso leh vvvvv Radio buulo xubey
@mohamedawil3749
@mohamedawil3749 6 лет назад
Allah u naxriiste aabo siyada wuxu naga asturay ceebo badan oo banta aan naxjiifno cidi mucarda waa xarkii siyadbar ku dul fadhiyay micno ma lahan hadalkooda
@husseiosman9448
@husseiosman9448 5 лет назад
Hahaha Qof iyo aqoontii
@shugrixasan3244
@shugrixasan3244 5 лет назад
0
@barwaqocarab5453
@barwaqocarab5453 5 лет назад
A
@husseiosman9448
@husseiosman9448 5 лет назад
Inta an ka ogahay ilahay qof aan Muslim ahayn Naxariis looma waydiiyo !
@shantasomaaliyeedwiilkooda3500
Somali dhibta iyo dagaalka dhexddena waxa laga dhaxlay culamadii la laayey waayo Alle amrkiisi ayaa faragashanay
@ikranabdullahi234
@ikranabdullahi234 6 лет назад
hadalkagu waa qaldanyhy 1975 miya somali din lagarsinayey halkaz iska sax adeer
@mohamedcarab2703
@mohamedcarab2703 5 лет назад
Sida aad wx u fahntay ma ahn
@safioismail1406
@safioismail1406 5 лет назад
Maxamed Siyaad BARE Allah ha u naxariisto khalad way ahayd in la laayo culimada waan tan maanta masiibadeedu ina haysato laakiin Siyaadbare waa shaqsi khaldami kara aAna wadaad ahan balse culumadii waawayney ama shicibku maxay Falcelin uga samayn waayeen tan kale maxaa suadiga ka galay Arimaha soomaaliya waa yaabe suadiga iyagaaba qof nool goo-gooya qof la toogtay Naftaaba loogu raaxeeye qof Carab xarameeynka ayaa naga dhexeeya ee arxam malaha
@abumuxamedibnucumar3151
@abumuxamedibnucumar3151 6 лет назад
asc aad baan idiinku mahadnaqaynaan dhamaan bahda RAADIO BUULOXUUBAY
@djkaraamaofficial890
@djkaraamaofficial890 6 лет назад
Wll subacribe to my channel
@caynaansheofficial5534
@caynaansheofficial5534 4 года назад
Qisadan waxaan ka maqlay isagoo oo uuka sheekaynayo ibnu baas ninka mid ah arday
@abdrazakhassan8114
@abdrazakhassan8114 5 лет назад
Jaale siyaad alaha naarta hakufogeeyo
@mohamettapdiasiis1952
@mohamettapdiasiis1952 Год назад
iimaanka lagaa qaad dhimo oo dhulku kula go,😁😅🤣
@kasimahmed2835
@kasimahmed2835 4 года назад
Sheikh ali warsame waa sheekh caalima alle habarkeeyo
@abdulfatahabdurahman7000
@abdulfatahabdurahman7000 6 лет назад
Inti Somaliwayn like isaara!!
@axmed1987
@axmed1987 5 лет назад
Abduolfatah Mohamed somaliweyn waan jeclahay laakiin like kuu ma sarayo...taas ka warran😛
@abdikhalaqmacaneye3977
@abdikhalaqmacaneye3977 6 лет назад
Everytime siyad Barre sigar ayu jiidi jiray
@axmed1987
@axmed1987 5 лет назад
Ilaahow wadaadadaan naarta ka waraabi!!! AAAMIIIIN!!
@abdiali7666
@abdiali7666 5 лет назад
Siyad culimada islamka wu jecla inu laayo maanta ayu ilahay horjoga la ciqabaya
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 10 месяцев назад
Xeerkiii qoyska
@beerahajanada7378
@beerahajanada7378 4 года назад
Al itaxaad waa meesha soomaali qaraxukagayimid Markaa dhaxalkeedii hadaan daaqaynaa haloo adkaysto hadii lagakari waayay
@dirislecabdi5735
@dirislecabdi5735 4 года назад
Siyadbare logama horayn laynta wadadadiii uuuuuuu layay
@Nono-fm5mj
@Nono-fm5mj 2 года назад
maxa sucuudiga ka galay somalida mise adoomo ayeynu nahay siday sheegan
@Nono-fm5mj
@Nono-fm5mj 2 года назад
hhh argagixiso ayey ahaayeen odayga awees imika waa amiirka alshabaab
@abuhamamcabdi9301
@abuhamamcabdi9301 5 лет назад
Waa barnaamij ayka muuqato beeni itixaad al islaami majirin waagaas
@axmedshiikh2813
@axmedshiikh2813 6 лет назад
Rabi ha ka cafiyo qaladki u gala siyd brre
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 5 лет назад
ILaa hadda waxa inna haystaa waa dhiigii culimada
@naasirjaama603
@naasirjaama603 4 года назад
Wadadadi waxay ka jaren boqolaalkun oo somaluyeed oo musliina
@abdimaalikalimohamet9247
@abdimaalikalimohamet9247 6 лет назад
4:33 ila fiiriya mrkas ma bajaaj baajirtay
@deeqaadam1175
@deeqaadam1175 5 лет назад
Abdimaalik ali mohamet 1970yadii haa way jirtay bajaaj anagaaba soo gaadhnay waxa la odhan jiray “ TIG”
@abdimaalikalimohamet9247
@abdimaalikalimohamet9247 5 лет назад
@@deeqaadam1175 Ok wad mahaddanthy isma laheyn bajaaj baa jirty
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 года назад
@@abdimaalikalimohamet9247 Kkkkkk Waagaa dhalatay cunto majirtay dadku wax ma cuni jireen kkkkk
@umurufaydah7768
@umurufaydah7768 5 лет назад
Siyaaad bare ilahay baa umada ka qabtay
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 4 года назад
Siyaad bare nin dhaama Ma hesheen hee ?
@yoongi7668
@yoongi7668 5 лет назад
Aabahey c/caziiz faarax
@saxiiboproduct3429
@saxiiboproduct3429 5 лет назад
Dr wuu dhintay soo maahan Alle ha u naxariiste
@MohamedAli-ih1ul
@MohamedAli-ih1ul 5 лет назад
soomaliya ma 1980 ayaay Muslimiin, noqdeen maxay tahay diinta la gaarsiinayo, afkaaraha sucuudiga ayay ahaayeen wuxuu afweyne la diriraaye, ee somaliya hijradii 1aad ee rasulka ayay diinta soo gaartay. mahad sanidiin.
@cumaraxmed7576
@cumaraxmed7576 6 лет назад
Jaale siyaad allha kuu naxariisto
@djkaraamaofficial890
@djkaraamaofficial890 6 лет назад
Please wll subscribe to my channel
@cimraanshara6661
@cimraanshara6661 5 лет назад
Amiin
@sameratime7149
@sameratime7149 5 лет назад
Sh.ali wArsame waa qof aad u fcn runtii waayo in bdan bn jaar aheyn
@zakjameel4137
@zakjameel4137 5 лет назад
Ilaahow ka aar
@safioismail1406
@safioismail1406 5 лет назад
macluumaad khalad ah ha gudbinina oo Allah ka cabsada
@xaqsimechannel3496
@xaqsimechannel3496 5 лет назад
siyaadbare asaa dhibta noohorseeday
@mrali3601
@mrali3601 5 лет назад
Meesha shiikhyo iyo wadado ma jiran haday wax yihiin Alshabab iyo argagixiso bay wax ka qaban lahayen , wa lagu khasaray dadka uun bay lacag ka gurtan
@cuzeerabdullahiabdi5623
@cuzeerabdullahiabdi5623 3 года назад
Subax Allah Illahay ulabo culumadaaa wa dhaxlkaa nabiyada boo dhahay suubanaheena muxamad scw
@cawildaahir2236
@cawildaahir2236 2 года назад
Somaliya hada sidaas ubaahanthy oo lamarayo 2022 maxaa wadaad dad laayey alshabaab taacish
@jawahirkeinan8331
@jawahirkeinan8331 3 года назад
Wll sobadi boqortooyo buluxuubley 😇😇😇
@subaxproduction3309
@subaxproduction3309 5 лет назад
sucudi ayey jaasusus uhaaa
@maansaawiaxmedcali158
@maansaawiaxmedcali158 5 лет назад
Maxamed siyaad xaqdarro buu dadku Ku laynayey kadib wataaa inkaartu Ku dhacday baga baga
@alhajiibnuhaji6097
@alhajiibnuhaji6097 5 лет назад
Talalo ceyn wareegtay ayaa ku dhacday in Bare Al iticaad waxaabi Takfiir Salafi Muryaan islaax Daacish Kurdi Iss iyo Shabaab waa is Dhaleen
@yasminhassanmohamed5824
@yasminhassanmohamed5824 5 лет назад
Raboow sidii roon
@thiagoalcantara6139
@thiagoalcantara6139 2 года назад
Wadadkii kasoo horjeesto danta iyo dalka muxuu ka mudanyahay? Waa IGA suaal
@funnyking7707
@funnyking7707 10 месяцев назад
Hdii ay diint ka soo horjeeda waa dil wana galo lkn haday diinta lajiraan waaxaq maxa kale
@عاءشةحسين-ض7س
@عاءشةحسين-ض7س 5 лет назад
horta marka hore ree somalia ilaahay ha idiin gargaaro shabaabna alaha idinka qabto marka labaad ragani dawlad shaqo kumay lahayn ee waxa ay ka soo hor jeesteen marli u siyaad bare yidhi raga iyo dumarku waa isku mid xeerka qoyskana way wadaagaan markaas ayay sheegeen waxa ay diinta islaamku ka qabto markaas waakii siyaad bare toogasho ku xukumay culimo badan markaas waxa maanta soomaaliya ku dhacayaa waa culimo diinta ilaahay dadka usheegtay oo ka hortimid waxa kle oo la laayay oo waliba shacabku aad u daawanayeen oo heeso lagu dul furay dhimashadoodii qofkii hagaagsan waxaasi kma suuro gasho ogaadana balaayada idinku dhacaysaa waa mid aad farihiina ku doonateen waana taasi al shabaab oo fitno ah laynigu saliday markaad diideen in aad diinta nasteexo ugu dhaqantaan dad idinku qasba laydinku saliday
@Samaanqore
@Samaanqore 4 года назад
9:00 ILEEL AL IMTIXAAD UJEEDKOODA USKU QASAD CAD AYUU AHAA JIIHAAD AANBA JIRIN HADEY JIHAAD RABEEN MEY AFGAANISTAAN GEYEEN HAGAA OGA BAAHNA MAXEEY NOO QARIBEEN ILAA HADA LAGA NASAN LA,YAHAY SACUUDIGANA HADUU ! QASKA UU NUGU WADO DHULKA ALLAH LAGOOYO SOOMAALIYA HANOOLAATO 🇸🇴
@yoonisguleed8645
@yoonisguleed8645 5 лет назад
He knew wahabi is eveil..look somalia today thruth is speaks it self....my hero rest in peace
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 5 лет назад
Siyaad barre diinta ayu ku xad gudbay wana sababta u guuldaraystay
Далее
WAXAAN AHAA WADAADKI SADAXAAD EE LA XIRO 1972
40:24
Просмотров 292 тыс.
Ozoda - Lada (Official Music Video)
06:07
Просмотров 5 млн
Распаковка iPhone 16 Pro Max
01:01
Просмотров 2,6 млн
Сняли домик блин🏠
23:19
Просмотров 333 тыс.
AFGAMBIGII 21 KACAANKII 1969-KII KADIB MAXAA DHACAY ?
13:19
Ahmed Deedat |  Nin himmo sare leh | Libaaxa Doodaha |
10:33
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Ozoda - Lada (Official Music Video)
06:07
Просмотров 5 млн