Тёмный

Wajiga xagtimaha leh iyo sida ugu fudud ee looga baabi'yo 

Dr CK
Подписаться 73 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

Xagtimaha wajiga dawadan U adeegso. Wajiga xagtinta leh qofna majecla .
‪@drck1895‬ Waxuu kaa caawinayaa sida aad iskaga baabi in lahayd xagtinta wajiga ama xagtimaha wajiga
✉ Lasoco Fariimaha Caafimaad
🔔 Subscribe dheh.

Опубликовано:

 

27 апр 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 89   
@5-starsnews
@5-starsnews 2 года назад
"Haddii aad shalay haysatay qof kula wadaaga farxadiisa Maantana aad noqotay qof kaliya ha Murugoon khaladka aad gashay ayaa ah in aad farxadaada ku xirtay noole dhiman kara ama kaa tagi kara isbar in aadan qofna noloshaada ku xirin".
@amaalmohamed6808
@amaalmohamed6808 2 года назад
Thank u dr 🙏❤️
@mumtazesmail3208
@mumtazesmail3208 2 года назад
Thank you
@qalanjoqurux7910
@qalanjoqurux7910 2 года назад
Mansho alah
@safacadeysafacadey5076
@safacadeysafacadey5076 Год назад
MAHADSANID DR.🥰
@naimaabdirahman1374
@naimaabdirahman1374 2 года назад
Mahadsanid dr keyga ❤👨‍⚕️
@farahquulle
@farahquulle Год назад
Maad marsay wll
@haawajama2079
@haawajama2079 Год назад
Tnx wllo😍
@xamdamaxamed8574
@xamdamaxamed8574 2 года назад
Thanks wllo
@YacqubAbdala-cw6pi
@YacqubAbdala-cw6pi Год назад
Thanks
@zuhuur8331
@zuhuur8331 Год назад
Wllhi mudo dheer bn raadinayey illahow hal mar iga bii 😢
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 5 месяцев назад
Hada ma kaa baeen oo ma marisay sis
@naimamukhtar
@naimamukhtar 2 месяца назад
Immika ma kaa be'een wllo
@dazuumaofficial350
@dazuumaofficial350 Месяц назад
Makaa ba een
@dazuumaofficial350
@dazuumaofficial350 Месяц назад
@@naimamukhtaradigaa iwrn ma tijaabisy
@dazuumaofficial350
@dazuumaofficial350 Месяц назад
@@nadiiracali0123Adiga kwrn ma tijaabisy mkaa ba een
@sagalcabdisalaam3584
@sagalcabdisalaam3584 2 года назад
Mahadsanid marka hore ,marka xigta dhaga xanuunka iyo qanjir dhagta ka hooseeya oo xanuuna oo joogta ah muddo Hal sano ah , side uroon oo lagu daaween karaa ama lagu yareenkaraa xanuunkaas? Mahadsanid doctor
@abdisalanmigos1307
@abdisalanmigos1307 7 месяцев назад
Sxp thanks nabaro aya igaso garay salid an marsaday owged
@amiiroabdi1215
@amiiroabdi1215 Год назад
Dr ano oil face ah ma isticmali kara
@user-rj4qb7qm1w
@user-rj4qb7qm1w 11 месяцев назад
Thanku dr 😂 walshey ba wajiga iga so diiratey
@dazuumaofficial350
@dazuumaofficial350 Месяц назад
Kwrn ma isticmaashy mkaa baxen
@bishaaroheersare1085
@bishaaroheersare1085 2 года назад
Labadanba wajigayga nabray kazoo saaraan maxaa ku badalan karaa dr
@hindaabdi1721
@hindaabdi1721 Год назад
Wlo aniga xagtma baadan iguma yaalan midkalay igu taala waalib yartahyigu dhaacay dawo isoo sheega
@mazuulcabdi6941
@mazuulcabdi6941 Год назад
Dr Waxman doonaya inaad iiga soo hadasho wajiga ayan ka gupta ano yar mrka gubashadii ayaa waxey noqotay har CML mar maxaan ku baabi.iyaa mhasnid
@hamna5725
@hamna5725 24 дня назад
Dr miyay jiraa boomatoyin ama wax kale hadii aad taqano waxa daqarada wajiga lagu babi'iyo isoo sheeg Dr muhiim ayay iitahee insha allah
@nasriinaabdirashid9246
@nasriinaabdirashid9246 2 года назад
Xagtimo hore maka binayaa
@ArdayArday-uh8gr
@ArdayArday-uh8gr Год назад
Dr manarso karaa qod marhore soogaartey xaaladaan
@user-sc1sk2pi4b
@user-sc1sk2pi4b 4 месяца назад
Tolinka wajiga wax iga biiya igu caawa Dr please 😢
@khadraali7062
@khadraali7062 Год назад
Xaqtiin mar hore aheed ma ba aya
@halaaaabintuapdalla1440
@halaaaabintuapdalla1440 Год назад
docter halmar codsi aa wataa ila soo xiriir plz😭😳
@quenfahima4798
@quenfahima4798 2 года назад
Dr dabka maxaaa baaabita plz isoo jawaaaap
@faadumoyusuf9132
@faadumoyusuf9132 2 года назад
Wll qof gubtey isaga kawaran
@hindalayla8228
@hindalayla8228 14 дней назад
Waxaad sheegta wajiga dhan mise meelaha kuleeyahay marinayaa
@safacadeysafacadey5076
@safacadeysafacadey5076 Год назад
SHALAY ayaaba leey Xag Xagtay thankz Dr.🥰😂
@Demond903
@Demond903 Год назад
Anigaba kula mid quruxay maxaa baabiya
@safacadeysafacadey5076
@safacadeysafacadey5076 Год назад
@@Demond903 Quruxeey Anigaa Kuusheegaa Ee intee Kaaga Sharaxaa WhatsApp kaaga isoo Qor Ama Snapchat kaaga Qaali
@mabzuudnuuryusuf9819
@mabzuudnuuryusuf9819 11 месяцев назад
Ala abaayo plz ana iisheeg malin dhawayd lay xagtay wxn ikaga biiyo la aa😭😭😭😭😭😭😭
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 5 месяцев назад
Naa waxad marisay oo ka biiyeg hadu jiro ii sheeg qaar sanado igu yaalo aan bayn aan mariye😅
@safacadeysafacadey5076
@safacadeysafacadey5076 5 месяцев назад
@@nadiiracali0123 Quruxxeey Huruuda iyo Dacarta Baa iga Bi,isay Sharaxaadkalana Waan kusiin Lahaaa
@sacdiyoyuusuf9705
@sacdiyoyuusuf9705 2 года назад
Asc. Waad ku Mahadsan-tahay Dr waxaan rabaa inaad ka soo hadasho haaraha wejiga gala dadna wexey ka galaan dhabanada dad ka qaarna wuxuu ka galaa garka , nagu caawi hadii ay jirto wax dabiici ah oo kaa baa bi’inaayo haaraha . Mahadsanid.
@drck1895
@drck1895 2 года назад
wcs walaal muuqaal hore ayaan ka sameeyay haarha. waa kan muuqaalka aan ugu hadlaayo | HAARAHA WAJIGA IYO SIDA DABIICIGA EE LOO DAWEEYO.👇 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-PSiI5Xd-T4I.html
@sacdiyoyuusuf9705
@sacdiyoyuusuf9705 2 года назад
@@drck1895 Mahadsanid.
@farahquulle
@farahquulle Год назад
Ma jira qof marsaday oo faaiidadeeda arkay
@gobaadmohamed9347
@gobaadmohamed9347 Год назад
Yaa tijaabiyay oo ku faa iiday wali
@ayaanitainaqalpi995
@ayaanitainaqalpi995 2 месяца назад
Wll ani jirky aad buu ujilic san yhy. Xagtin. Wajiga. Io gacmaha. Iga yaal ano yr iso green. Wy iga baa bi'ila dahy😢
@nuuramaxamed5508
@nuuramaxamed5508 Год назад
Walale ma heli karna mel an kga so xirir noh garhan watspapka raba walal
@FarxiyoCabdi-if2iu
@FarxiyoCabdi-if2iu 6 месяцев назад
Dr ck waji toliin ka maxa baabiiya
@maryamahussein7468
@maryamahussein7468 2 года назад
Dr wadmahadsan thy marka hore plse dr qaninyada garabka maxa lagu babi in kara
@drck1895
@drck1895 2 года назад
*Waxaad tijaabisaa habka aan ku sharxaayo muuqaalkan*
@modalxiis2241
@modalxiis2241 2 года назад
Dr wxn ka sugaynayn wa inad nosodiyaariso Dhiig rorka wajiga ku dhaca loyaqan rosacea red face Plz kaso hadal Dr wna nobalan qaday inad kaso hadli donto Wxn rajaynaya video labad sogalindonto inad noga dhigto
@drck1895
@drck1895 2 года назад
Walaal jadwalka ayuu ku jiraa muuqaalada xige ayuuna noqon doona insha allah. Mahadsanid.
@user-se5zz9nd6r
@user-se5zz9nd6r 7 месяцев назад
Xagatima iguyala maxaan.iskaga biiya huno
@farduuusaomane9505
@farduuusaomane9505 2 года назад
Mayaa lasku darayaa markaa
@ShukriXasanbarre
@ShukriXasanbarre 18 дней назад
Dr haruuda nabra Ku qawa😢
@ShukriXasanbarre
@ShukriXasanbarre 18 дней назад
Aboowe mahad sanid😢
@msscadeyyyyyy
@msscadeyyyyyy 5 месяцев назад
Ani lee😅😅
@sadaqaxmed
@sadaqaxmed 5 месяцев назад
😂😂😂
@qaaliali4217
@qaaliali4217 2 года назад
Wll wajiga gaduudka ah oo kululaado oo gadudka xiliyada kulelka ah imaado sida waqti ga 12:00ka bilowda gadud gudaha ka imaada mxaa lagu daweeya dr
@drck1895
@drck1895 2 года назад
Walaal muuqaalka xige ayaan ku sharxi doona dhawaan ayaana soo galin doona ee ku xidhno channelk-ka. Mahadsanid
@user-ti1xf7js7h
@user-ti1xf7js7h 7 месяцев назад
Dr inan an islaynay aya wajiga sakimad igaga jexdy ila dibnaha dushoda ilhyb kugu dharshe mxn iskaga biya Dr iso sheg pleas
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 5 месяцев назад
Sorry sis😢
@user-wu3gb5zm2o
@user-wu3gb5zm2o 8 месяцев назад
War benta dadka kada wax ee bi ineyso maleh
@umurayanshopping6198
@umurayanshopping6198 Год назад
Dr mahadsanid lkn 5 sano qaniinyo qof dumar ah daanka sogaartay maxa saraah
@zamzamahmedmahamud8545
@zamzamahmedmahamud8545 Год назад
Abyo Maxad marisey qaninyadii iso sheeg bel
@fathiyaelmi518
@fathiyaelmi518 2 года назад
aboowe waxaad iisheegtaa wajiga ayaa nabar igaga dhacay qodbihii laygu sameeyay ayaa calaamada wey igaga tagay wax walba waan ku sameeyay
@drck1895
@drck1895 2 года назад
Waxaad tijaabisaa habka aan ku sharxaayo muuqaalkan.
@zamzam1122
@zamzam1122 Год назад
Abayo ma borobesay wax maka darentay
@zamzam1122
@zamzam1122 Год назад
@@fartuunibrahim3263 abayo ana lesar aday waxna kama faidin
@kariima1106
@kariima1106 Год назад
wll madowag marku kusoohadho may pabiysana plz isoojawap😥
@mabzuudnuuryusuf9819
@mabzuudnuuryusuf9819 11 месяцев назад
Isku mid nhay abaayo ana madow igusoo hadhay pls ii sheeg waxa baa biiya
@Mariama_Dagan
@Mariama_Dagan 2 года назад
Dr muqalki blcak spotka away wallhi wan ka sugaye intan ciida la gaarin iska dawey ayan is lahaa blz iso jwb aaww
@drck1895
@drck1895 2 года назад
Walaal jadwalka ayuu ku jiraa muuqaalada xige ayuuna noqon doona insha allah. Mahadsanid.
@Seey667
@Seey667 2 года назад
Horud iyo aloe vera waa ii yalan waa mahadsan tahay waa tijabinaya
@afnaanmo8773
@afnaanmo8773 2 года назад
matijasbisay walaal
@zamzam1122
@zamzam1122 Год назад
Ma barobesay
@KhadroFaarax-ny6bo
@KhadroFaarax-ny6bo Год назад
wll xagtin marhore eh Mala Marin karaa
@InaClqaadir-gs4sv
@InaClqaadir-gs4sv Год назад
Kuwa hore ma babinaysa
@hindaabdillahi7234
@hindaabdillahi7234 2 года назад
ok wll ciyaalka maloomarin karaa
@drck1895
@drck1895 2 года назад
Haa wll
@inawgoodofficial3951
@inawgoodofficial3951 2 года назад
War wll wllhi naaga layaan ahaan jiro wajigay ima noola 😞😅
@eliza-oliva6275
@eliza-oliva6275 Год назад
😂😂😂oo mxaa kaa helay wajiga
@idmanjaamac3593
@idmanjaamac3593 Год назад
War benta joji wax naga baba ayo ma arkin
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 5 месяцев назад
Ma marisay sis
@zakariyecalisaciidzakariye8178
Subaxdi miyaan marsda mise haween dr
@ArdayArday-uh8gr
@ArdayArday-uh8gr Год назад
Mamarsatey bro
@faizaaxmed2808
@faizaaxmed2808 Год назад
Xagtimaha madowga noqden may babi ine
@abdirahmaanbillowhajimaham2994
@abdirahmaanbillowhajimaham2994 2 года назад
Asc wll WhatsApp number malihit miya
Далее
HAARAHA WAJIGA IYO SIDA DABIICIGA EE LOO DAWEEYO.
10:26
Новые iPhone 16 и 16 Pro Max
00:42
Просмотров 1,2 млн
WAJIGA QALALAN IYO SIDA LOO DARYEELO | DRY SKIN
8:07
Makeup yaro fudud kubaro afsomali
20:19
Просмотров 184 тыс.
ILKO XANUUNKA IYO SIDA LOO DAAWEEYO
8:31
Просмотров 19 тыс.
TIMO DAADASHADA IYO SIDA LOO DAAWEEYO | XALKA BIDAARTA
6:54
WAJIGA SALIIDA LEH IYO SIDA LOO DARYEELO | OILY FACE
7:10
FANAXDA ILKAHA IYO SIDA LOO BA’BIYO | DIASTEMA
4:24
Новые iPhone 16 и 16 Pro Max
00:42
Просмотров 1,2 млн